Waa Maxay Forex Trading? Dr Maxamuud Horri

  Рет қаралды 24,507

Dr. M. A. Mohamoud

Dr. M. A. Mohamoud

Күн бұрын

Lecture-kan wuxuu si dhammaystiran u sharxayaa Forex Trading, sida uu u shaqeeyo iyo Sharcigu wuxuu ka qabo.
Mohamoud A. Mohamoud, PhD, MBA, CMngr, FHEA, ACMI

Пікірлер: 81
@mohanabdi1655
@mohanabdi1655 29 күн бұрын
Sheikh way ficned ina mar hore ku daawado🙏 mar dambe uma socdo i.a Meesha farta ku gudab thy wa speclution there is no buying and selling.
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 4 жыл бұрын
Ilaahay aqoontu hakuu barakeeyo walaale
@mmm0091
@mmm0091 4 жыл бұрын
Aamiin. Jzk Allaah khayran.
@لمحبينالطبخ
@لمحبينالطبخ 4 жыл бұрын
Jazakallah si wanagsan ayad nogu faahfahisay.
@mmm0091
@mmm0091 4 жыл бұрын
Shukran wll.
@shaficimuse10
@shaficimuse10 4 жыл бұрын
Jazakallah Dr. Alle haku barakeeyo
@mmm0091
@mmm0091 4 жыл бұрын
Shukran walaal. Adigana Rabbi ha ku barakeeyo.
@abdirashidahmed2853
@abdirashidahmed2853 2 жыл бұрын
sheekh Hoorri waa mowsuuco. Maasha Allah
@fj_official4785
@fj_official4785 Жыл бұрын
Su'aasha is weydiinta mudan ayaa ah ganacsi kasta oo la gelayo qofku marka uu lacag maalgashanayo 100% ma jiro qof huba sababtoo ah wuxuu qaadanayaa risk aanu ogayn sida uu noqon doono guul iyo guuldaroba wuu sugayaa
@mmm0091
@mmm0091 Жыл бұрын
Islamic Finance wuxuu ku salaysan yahay qofku in uu "Risk" qaadan karo, lkn waa in uu yahay "Calculated Risk" ee uusan ahayn "Betting or Gambling".
@fj_official4785
@fj_official4785 Жыл бұрын
Dee forex laftarkiisa calculate risk kama maqna waxaanad isticmaalaysaa risk management Sidoo kale iiga jawaab sababta forex ay u tahay labadan erey looguna bixiyey forien exchange ee loogu bixin waayey forex bet sida 1xbet iyo line bet oo kale haddii ay betting tahay?
@mmm0091
@mmm0091 Жыл бұрын
@@fj_official4785 In aad lecture-ka si fiican u dhegaysatid baa fiican. All CFD's and derivative-based transactions waa "betting" ..
@fj_official4785
@fj_official4785 Жыл бұрын
@@mmm0091 forex 7 years ku dhex jiraa mazul islaamkuna wuu ogol yahay baad i leedahay risk calculator dee hadaba forex maaha xaaraan waad iska cayaaraysaa nio
@fj_official4785
@fj_official4785 Жыл бұрын
@@mmm0091 sidoo kale suuqan dhaqaale ka badan 450k oo doller ayaan ka sameeyey guryaan ka dhistay sidee si fudud u odhan kartaa waa xaaraan adigoo experience badan haysan oo ku saabsan fundamental iyo technical oo ah labada qaab ee suuqu u shaqeeyo
@ابطالالحرية-خ7ث
@ابطالالحرية-خ7ث 4 жыл бұрын
Asc sheekh Aniga waxaa isku kay qaban la wuxu waa khamaar iyo waxaan ogahay dad aan aqaan oo shaqadooda joogtada ah ee tahay forex oo aqoontiinn bartay si joogtana ooga faaiida .....khamaarkana waxaan ku ogaa wax aan laysku hallayn karin oo nasiib ah kan lakin waa xirfad haddii aad barato khasarabaagu aad u yaranayo.
@sharmakeabshir9192
@sharmakeabshir9192 10 ай бұрын
Adeer shukran forex waa adurisid anigaa markaa trade qaato waan garan waxn khasarayo iyo ku guulaysan donayo xata waxad awood u leedahay inaa trade xirto isaga socda òoo adan khasaro galin mana jirto wax layska galo cilmi aqoon baa lagu galaa weak dhanbaa suuqa galeen oo waxa raad sanaysaa mesha saxda wana manegment gareen dib u baar insha allah mrkale xalqadan kuma qancin ee markale dib u baar
@mohanabdi1655
@mohanabdi1655 29 күн бұрын
Week dheh ugu horeen. Ka dib aqoonta ka hadal.
@sahalyassin322
@sahalyassin322 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad maxamuud
@mmm0091
@mmm0091 4 жыл бұрын
Adigaa mudan walaal.
@abdukadirabubakarahmed1602
@abdukadirabubakarahmed1602 4 жыл бұрын
Jazakallahu kheyran
@lukmanabdirashidsaid5747
@lukmanabdirashidsaid5747 4 жыл бұрын
Shiikhow ma xaaran baa misa xalal Khayr Allah ku siiiye kashaqaysta ama joojiya na dheh
@mmm0091
@mmm0091 4 жыл бұрын
Akhii Sh Maxamuud X Yuusuf oo kelmadda dambe leh baa soo raray in Culimada Caalamka Islaamka isutagyadooda oo dhan ay xarimeen. Risqiga Rabbi waa waasac.
@cadaaniabdillahi2240
@cadaaniabdillahi2240 4 жыл бұрын
@@mmm0091 Culimo is hor fadhiisteenba maba jiro wll, nalawadaag hadey jirto. #Mahadznid
@ducaysane1133
@ducaysane1133 10 ай бұрын
Hadee walaale mahadsanid
@jamacsabriye4903
@jamacsabriye4903 2 жыл бұрын
Forex is traded in contracts, you are trading the exchange rate and pocketing/losing the difference from entry to exit. The leverage part of the lecture is completely wrong. you are required to maintain 50% of your account only. The sheikh has said Somalis do not know how to trade but they manage accounts. This was true for the Somalis who stole money, there are Somalis who make who a lot of money of every month as they have learnt to manage risk because they are trading with banks and private funds. no one owns the exchange rate, it is the OTC market where people sell and buy. with regards the sheikh saying it is gambling, we need to agree on what gambling means. the example of betting against which direction the bird will fly is not a good analogy and it is irrelevant to trading. The sheikh means well but he should study the subject a little more or perhaps open the trading terminal and show exactly what he described. a lot of Somalis expect to receive USD in cash or EUR in cash. this is not forex. there is no physical delivery of EUR/USD or GOLD (this is stored in London). the banks do not have it either, they print money according to the exchange rate. Allah knows best. May Allah reward the sheikh for his effort as he means well and wants the youth to have halaal income rather than gamble away their money. Amen
@adilsalman4749
@adilsalman4749 2 ай бұрын
Very good reply brother Jamac. May Allah guide us all to that which is good.
@mohanabdi1655
@mohanabdi1655 29 күн бұрын
🙏🙏 fadlan please and please walal halke kaala soo xariiri kara? Su'aalo ka weydina CFD.
@roobleahmed2609
@roobleahmed2609 Жыл бұрын
Levrage ku waa option.qofku waa iska dayn karaa .isagoo isticmalya lacgtisa.1:1
@mmm0091
@mmm0091 Жыл бұрын
Akhii 1. Problem-ku "Leverage" keliya ma agan oo Forex wuxuu ku dhisan yahay "Betting" iyo "CFD". 2. Haddii qofku uusan "Leverage" isticmaalin qofku lacag kama samayn karo maxaa yeelay waxa lagu xisaabtamayo waa "pips".
@moussaabdourazak1957
@moussaabdourazak1957 Ай бұрын
Waxaas nagala taga waxaan rabno inaan ka shaqeysano oo nafteena ku hormarino maad dhaheysiinb waa xaaram war nagala taga waxaas
@gardawefxjbtrader3623
@gardawefxjbtrader3623 4 жыл бұрын
Lkn Shiikh adaa khasaarahaaga maamuli kara maadaama aad adigu accounkaaga ku shaqaysanaysid oo aad tahay qof isagu bartay..midaas ka warn ado raaaliya👍
@mmm0091
@mmm0091 4 жыл бұрын
Sucdi, Mahadsanid. Muhimaddu in la khasaaro iyo in la faa'iido keliya ma ahan ee waa sida Trading-ku u shaqeeyo iyo xalaalnimadiisa. Khamaarka caadiga ahba ee Las Vegus iyo meelaha la midka ah dad baa millions saacado ku hela.
@gardawefxjbtrader3623
@gardawefxjbtrader3623 4 жыл бұрын
@@mmm0091 difference laga faaiidayo sidee xaaraan ku yahay sarifka caadiga ahba difference un baa laga faaiidaaye shiikh xalkasna maxa ka leedahay👍
@mmm0091
@mmm0091 4 жыл бұрын
@@gardawefxjbtrader3623 Waa mowduuc dheer oo Lecture ka xoogiisa iyo Comment yo kale aan kaga hadlay. Email iisoo dir. Email: m.a.mohamoud@gmail.com
@gardawefxjbtrader3623
@gardawefxjbtrader3623 4 жыл бұрын
@@mmm0091 SucdiMohamutt144@gmail.com waaye Macalin thanks
@barrehussein2488
@barrehussein2488 4 жыл бұрын
@@mmm0091 errab095@gmail.com
@baradhosheekh4536
@baradhosheekh4536 3 жыл бұрын
sheikh jazakalah waxaad si fiican noogu faahfaahisey sida uu shaqeeyo suuqan iyo brokerka, lakiin hal arin oo muhiim ah ayaadan ka hadlin taas oo ah mida kaliya ee ay culumada kale ku xaaraantinmeeyeen forex waana inuu riboyahay , su aasheydu waa ribo ma ku jirtaa mise kuma jirto
@Showkaanifx
@Showkaanifx Жыл бұрын
Sxb accountyo islami ah wd dalbn kartaa badana dalaalada suuqa way bixiyan mrka account ka furanesid wd dalbanesaa account islami ah
@aasiyaqurux5733
@aasiyaqurux5733 Жыл бұрын
​@@Showkaanifx sidaas darteed ma xalaalba wll
@jamacsabriye4903
@jamacsabriye4903 2 жыл бұрын
The sheikh also said he did not get euros, when he sold his money for euros, where is the euros he bought? good question but a confusing one. let's say he bought euros and sold USD, he wants his euros in his account. when he wants to withdraw the euros and he goes to the cash machine, what money does the sheikh expect? I think the correct answer is, it depends on where he is.
@muhammadabdinasirhassan8222
@muhammadabdinasirhassan8222 5 ай бұрын
Depends on the currency in which you register the account
@mohamedMadaale-xg5or
@mohamedMadaale-xg5or 8 ай бұрын
Sheekhow Forex Qofkii Guryo ka dhistay ee Lacag badan ka sameeyay Xukunkiisu muxuu noqonayaa
@somalimarine5189
@somalimarine5189 4 жыл бұрын
Dr stock market kasoo hadal fadlan. Waan fahmay forex borkers inay dadka uun inay lacag ka cunaan bay doonayaan
@cabdifataxyusuf8367
@cabdifataxyusuf8367 4 жыл бұрын
Sheikh binary option ka waran xukunkiisa sheikh ma lamidbaa oo xaraan jazakallah
@mmm0091
@mmm0091 4 жыл бұрын
Akhii binary option waa kasii xun yahay. Waa khamaar toos ah. Binary ( = 2) - labo option mid kood keliya baad haysataa kamana bixi kartid ilaa time ku expire garoobo. Haddii aad heshid waxaad helaysaa return go'an sida 70% haddii kale waxkasta waad khasaaraysaa. USA waa ka mamnuuc in la sugo inta uu ka expire garoobayo - partially regulated. Wixii ka baxsan USA qofku kama bixi karo ilaa expire garoobo option kiisa.
@cabdifataxyusuf8367
@cabdifataxyusuf8367 4 жыл бұрын
Dr. M. A. Mohamoud Sheekh xirfad ayaan ku faaidaa sidii ku noqonayaa khamaar ileen xirfad baaba jirta meeshee
@mmm0091
@mmm0091 4 жыл бұрын
@@cabdifataxyusuf8367 Dadka khamaara oo dhan xirfad bay wax ku helaan. Binary Option waa falaar cirka loo tuuray. Waad faa'iidaysa ama xoolahaagi oo dhan baad luminaysaa! No third option. Weli ma joojin kartid ilaa time ka expire garoobay. Waxaa dheer, dee ganacsiba ma ahan ee orodos (speculation). Vid-ka ayaan ku sharaxay Derivative ka.
@domore8702
@domore8702 3 жыл бұрын
Asc sheikh waxaan ku waydiiyey hadii aan meharad furto oo aan ku iibiyo alaabta warshadaha miyaan khamaarayaa mise waa ganacsi, hadii ay ganacsi tahay oo aan risk-gaa qaato oo aan tukaan furto kadibna alaabtii aan iibinaayay wax ka mid aha iga expire garowdo wax dambi ah maku leeyahay khamaarna ma noqon kartaa? Jawaabta su'aashan maku dabaqi karaa forex ka.
@baysanigaming4538
@baysanigaming4538 4 жыл бұрын
In kastoo aana hubin in channelkan uu shiikhu leeyahy Balse Waxaan aragtiday ka dhiibanaya Qodobkaan waxaana waydinayaa shiikha ha su'aal. Waxaan ahay forex trader horta marka koowad forex waa xirfad la barto oo aad option kaaga ku salaynaso wadiiqooyin ama tusaale yaal muuqda oo lacagtaasi ay ku aadi karto Meesha aad u qorshaysay hadi aadan khaldanayn adigu.. Su'aashayda markaan usoo laabto. waxaan shiikha waynayaa Ma u malaynasaa In 5.3 Trillion lagu kala qaato mala-awaal ama meel cidlaa ayadoo aysan jirin wax u jeedo ah oo ka danbeeya (maala-yacni)....
@mmm0091
@mmm0091 4 жыл бұрын
Walaal marka hore waad ku mahadsan tahay Comment-gaaga. Aan kula kaftamo marka hore: ha noqon 20 jir hashiisa u legdamaya lama legdo. Midda labaad, su'aashaadu -adiga oo raalli ah - ma ahan mid cimli ah amaba Objective ah. Muhimaddu ma ahan xajmiga lacagta suuqa ee waa ma yahay Business Activities mid sharci ah. Las Vegas waxay caan ku tahay suuq khamaar waxaana lagu tacaamulaa malaayiin lacag ah. Haddii wax ka duwan sida aan ugu sharxay Video-ga adiga oo mahadsan ila wadaag. Sidoo kale haddii ay jirto su'aal cilmi ah oo xadidan (specific and objective question) waa kuu furan tahay. Haddii xog siyaado ah aad haysidna sidoo kale nala wadaag. Aniga Cilmiga Sharciga ah waa ii wehilya tashasusaaskayga kale PhD iyo MBA iyo kuwo kaleba ah. Ma ihi qof malo hadlaya. Sida aad aragtid dhallinta ku shaqeysta waxaan siiyey Chance ay ku doodaan si Live ah.
@aaminakilwe539
@aaminakilwe539 4 жыл бұрын
Sheikhow ma xalal ba mise waa xaraam aniga waakashaqeysta majojiya ama waa ok
@mmm0091
@mmm0091 4 жыл бұрын
Walaashay waad mahadsan tahay. Wixii Fatwo waxaa caddeeyey Sh. Maxamuud oo soo raray Fatwooyinka Culimada Caalamka oo dhan. Culimaddu way xaaraantinimeeyeen. Sida aan u sharxayna waa ka muuqataa. Marka walaal Rabbi wax ka khayr badan ha kuugu bedelo ee Risqi kale oo xalaal ah raadso.
@aaminakilwe539
@aaminakilwe539 4 жыл бұрын
@@mmm0091 jazaka Allah sheikhow waad mahadsantahay insha allah am gonna stop
@worldnaturalscenery192
@worldnaturalscenery192 Жыл бұрын
@@mmm0091 yaa Sheekh stocks ama indices kwrn
@carafaatcali
@carafaatcali Жыл бұрын
Majoojisey
@rakbah.c
@rakbah.c Жыл бұрын
​@@mmm0091dadka waxa moodaa in lagu yidhi sida kaliya ee risiq lagu helayaa waa forex iyo fadarre-Trading Taasna waxn ka odhanlaa, Fadhi iyo fuud yicibeed laysu waa.
@mmm0091
@mmm0091 4 жыл бұрын
Dhammaan walaalaha Comment-gareeyey waa mahadsan yihiin. Ujeedka Lecture-ka ma ahan in aan uga jawaabo dhammaan mucaamalooyinka kala duwan ee Business-ka. Fadlan Comment-gaagu ha ku ekaado Forex Trading keliya.
@hassanmah8126
@hassanmah8126 4 жыл бұрын
Dr. M.A. Mohamoud shirkad kamida kuwa soomaaliya kashaqeeya ee xawaaladaha ayaa waxaa qof kagatay share qiimuhiisu ahaa 20 sano kahor 100 dolar hada waxa uu iga gadayaa 4500 dolar hadaba share ku markiisa hore maxalaalbaa marka xigtana qiimaha intaa le eg oo farqiga udhaxeeya maxalaalbaa tan ugu danbeeysa anigu pound baan baxsaday doolar baase faaidada laygu qiimeeyaa marka laysoo dirayo taasi miyeeysan aheeyn laba lacagoods oo kala duwan.
@mmm0091
@mmm0091 4 жыл бұрын
Akhii marka hore 2 su'aaloodba mowduuca waa ka baxsan yihiin. Tan labaad labada arimood oo aad sheegtay iigama muuqdaan wax xaaraantinimaynaya. Mahadsanid.
@lafaHore
@lafaHore Жыл бұрын
1:19:48 sheikha var-kaan ayaan ku helay maantay oo dhan wuu idawaqiyay oo suuqaan ayuuba shaki iga galiyay Horta sheikhow waxaad ogaataa broker markaad furaneyso Option lacagaha aad kula baxeysid ayuu leeyhy Tusaale Doorato Euro hadhow markaa deposit ssameyneysid EURO ayaad dhiganeysaa markaa kala baxeysid-na Isla EURO ayaad kula baxeysaa oo taas broker ayeyba shaqadiisa tahay oo waaba waxa uu commision-ka kaaga qaadaayo Markaa lacag walbo aad Sarifato faaidada waxaad ku heleysaa Option-kii aad soo dooratay markaad brokerka sameysaneysay Sheikha midaas ayaa ka hoos baxday Mida 2aadna aad leedahay 20% ayaad qasaartay bil dhan Waxaad ogaataa qasaaraha waa qofwalba iyo damaciisa hadaa damacaagu bato qasaarahaaga ayaa badanaya haduusa yaraadana qasaarahaaga ayaa yaraanaya Oo waxaaba kusoo koobi kartaa bil dhan inaad qasaariso 1% haduu damacaagu yaryahy
@mmm0091
@mmm0091 Жыл бұрын
VAR in la isku qabto ma xumee .. markale dhegayso .. weli faham baa kuugu laaban.
@AxmedYuusuf-dj9kj
@AxmedYuusuf-dj9kj 5 ай бұрын
Horta shey markaad sheegyso waa in aad fikir fiican kahsyati tusaaale khamaaarka lacagta aaad ku qasaarsyo ma go aamin kartid adi lknse tan adi waaad goaamin karta uu tusaale 0.5 baan lagaly oo kdb waxaan ku dhufty khasaaraha igu imaan karaa 20pips So 20×0.5=5$ so waanba igay lacgta aam qasaarayo hadaan ogaaadi Tan kle oo ah aduunka ganavsi hadii aad bilaabyso majirto gamacsi aaan lahyn kasaaro iyo faaido tusaale Maanta waxan soo iiibsady 15 jwaan oo bariis ah oo aan kusoo iibiyey 20$ iyadoi suuqa ay 10k oo jawaan taalo Tusaale 20×15=300$ Maalintii xigty baa waxaa imaady raashi bdn oo 50k o jwn markaas khasab rashinkii 20$ ahaa waxaa imaanee 15$ markaas khasaare waa kugu imanaa saas oo kle waaye ganacigii o dhan baa khasaare leh ama faaido leh
@Daaris7
@Daaris7 4 жыл бұрын
Kkkk
@mmm0091
@mmm0091 4 жыл бұрын
Wll qosolkaaga xitaa waad ku mahadsan tahay. Waxaan u qaadanayaa in Vid-ku ku faraxgeliyay!!
@tiktokblusters8713
@tiktokblusters8713 2 жыл бұрын
WIILKA SUAAASHA DANBE WEEYDIIYAY AYAA WAX WALBO BANAANKA SOO DHIGAY RUNTII ,,,,,WADAADKA WUXUU LEEYAHAY ANIGU CID MA WEERARYO BALSE INUU WEERAR CAD KUJIRO AYAA MUUQATA ,,,,,
@rakbah.c
@rakbah.c Жыл бұрын
​sheekh dadka waxa moodaa in lagu yidhi sida kaliya ee risiq lagu helayaa waa forex iyo fadarre-Trading Taasna waxn ka odhanlaa, Fadhi iyo fuud yicibeed laysu waa
@ahmedmohmoudomar3556
@ahmedmohmoudomar3556 4 жыл бұрын
Mahadsanid shiikh maxamud
@mmm0091
@mmm0091 4 жыл бұрын
Adigaa Mudan. Shukran
Waa Maxay Trading Psychology? Goorma ayaadse U baahanyahay?
20:06
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 8 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 101 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 20 МЛН
Waa Maxay Forex? (Af-soomaali)
11:42
Moalimuu fx
Рет қаралды 302 М.
Xalaalnimada Forex
1:23:08
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 50 М.
Waa maxay Bitcoins
1:14:01
Dr. M. A. Mohamoud
Рет қаралды 5 М.
Sh Maxamed Umal || forex exchange Mabanaana
4:34
Salafmedia
Рет қаралды 40 М.
Suuqa Forex Maahan sidaad mooday!
10:02
Waaberi Media
Рет қаралды 108 М.
Xukunka Lacagaha Sarifka Online ka || Sh. Xassaan
6:44
Daarul Xadiith
Рет қаралды 42 М.
Waraysi Dhammaystiran || Moalimuu ||
21:13
Moalimuu fx
Рет қаралды 135 М.
Critical Thinking (Fikirka Toolmoon) - Dr Maxamuud C/Raxmaan
1:00:49
Dr. M. A. Mohamoud
Рет қаралды 37 М.
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47