No video

Barashadaha luuqado kala duwan | Dadka waa weyn mabarankaraan af cusub ?

  Рет қаралды 100,294

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

waqtiga ugu haboon ee qof ku baran karo luuq cusub , luuqad aanan ahayn afkiisa hooyo , waaxaa jiro baritaano leh da’da ugu fiican ee qof ku baran karo luuqad kale waa wixii kasoo bilowdo 1 ilaa 18 sano , waxaa jiro baaritaan lagu sameeyay dad gaaraayo 600k oo qof si loo ogaado daa’da ugu haboon ee luuqad cusub lagu baran karo , maanta waxaan kala fur furaynaa arinkas afafka la xiriiro , kusoo dhawaada mowduuceena maanta
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
• Barashadaha luuqado ka...
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#Saaxiibada_Ogaansho

Пікірлер: 773
@abdikayse4847
@abdikayse4847 6 жыл бұрын
Manta waa malin ii garka waxan ka qalan jabiyay Heerka waxbarshada Koowad ee dugsiga sare fadlan labo eray oo dhiri galin ah isoo qor 💯💯💯
@iamabdorahman5910
@iamabdorahman5910 6 жыл бұрын
Somali Offline sxb kula mid ayaan ahy Hore u soco ayan ku odhan lahaa waxbarashada ha joojin si kasta oo ay duruuf kasta kuso wajahdo
@wacdarogroups
@wacdarogroups 6 жыл бұрын
Somali Offline Hambalyo bro waxan kudhahayaa Hore ugu soco Waxbarashadada kana Gaar her Caalami ah Allah with You insha Allah
@arafatmohomed3901
@arafatmohomed3901 6 жыл бұрын
Keep going pro
@khadijoquruf
@khadijoquruf 6 жыл бұрын
Somali Offline waxan kuleeyahay marka kowad hanbalyo marka labadna waxan kuleeyahay2 eray 1 horay usoco mustqabalku Waka horeya 2 hami iyo hiigsiba lahaw
@korneylmohamed2579
@korneylmohamed2579 6 жыл бұрын
Somali Offline hore usoco
@qabaryoole9694
@qabaryoole9694 6 жыл бұрын
Masha Allh Chenalka mar dhaw baan kuso xirmay maanta waxaan noqday dadka daqiiqadaha oogu horeeyay fiirsado Barakoow walaal
@zakibaare3417
@zakibaare3417 6 жыл бұрын
Waxaan ahay 17 jir waxaan dhamaeeyay dugsi sare waxaan aqaanaa 2 luuqadood oo kala ah english iyo arabic Mahadsanid macalin cumar inshar maskax quudiye
@ayyushh3874
@ayyushh3874 6 жыл бұрын
zakaria shidane sadex luuqad baa taqana markaas af somaliga ku darso
@liishtech5050
@liishtech5050 6 жыл бұрын
zakaria shidane hhh, somaliga hawada miyaad kasaari rabtaa
@mahadbashiir9780
@mahadbashiir9780 6 жыл бұрын
zakaria shidane masha allah sxb horeey usoco waad dadaashee
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Жыл бұрын
17 laguma dhameeyo dugsi sare 6 hadii aad kubilaawday xataa 18 illaa 19 sano aalagu dhameeyaa
@feysadegan2030
@feysadegan2030 6 жыл бұрын
SHEIKH CUMAR WAD NA DHIRI GELISA ALLAH HAGUGU GARAB GALO🙏
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 6 жыл бұрын
Ogaansho channel aan wax badan ka faaiido
@ubaxcookingbeauty7406
@ubaxcookingbeauty7406 6 жыл бұрын
Apdullahi Carab subscribe isaaar
@hamzeobsiiye9421
@hamzeobsiiye9421 6 жыл бұрын
Baarakallahu fiik akhii cumar
@wiilsomaliyeed9716
@wiilsomaliyeed9716 6 жыл бұрын
waxaan illaahay ka rajaynayaa inuu ku abaal mariyo waxay aduun iyo aakhiraba ku liibaanaan dadka sidaan noogu tabcay si ay noo horu mariyaan
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 6 жыл бұрын
maansha allah maanta cidi igama horayso ayaan u malaynayaa 😀
@MACLUUMAADCHANNEL
@MACLUUMAADCHANNEL 6 жыл бұрын
Ogaansho Wll Hore usoco
@abdiqafaralimohamed8605
@abdiqafaralimohamed8605 6 жыл бұрын
Ilaah codkaaga kuu barakee allahana ku dhowro wll
@abdiqafaralimohamed8605
@abdiqafaralimohamed8605 6 жыл бұрын
khaled mohamoud maxaan kafaa idi wll chanelkaaga
@ikrabudul1060
@ikrabudul1060 6 жыл бұрын
I like your voice masha allah ilahay haku barakeyo channel xili kasto wan jcelahay inan dhageysto wax badan ayan ka faa iiday mashaa allah
@welovesomaliawanjeclahaywa7883
@welovesomaliawanjeclahaywa7883 6 жыл бұрын
Masha allah aad iyo aad ayad u mahad san tahay wll macan cumar inshar alle hakaa aqal mariyo barnaamijyada wanagsan ee aad umada soomaaliyeed u heysaan adiga iyo dhaman dhalinyarada kale ee soomaaliyeed kuud ahanba allaha indin xafido ❤🇸🇴😍👈
@AidarosHassan
@AidarosHassan 5 жыл бұрын
Mahdand zxp
@abshirfarhancb.oommooooooo2172
@abshirfarhancb.oommooooooo2172 4 жыл бұрын
Hadalkaaga waa raja xumo waxaad ledahay dadka waaawayni waxba mabartaan 100000 yaal dad ah oowaa wayn ayaa yaqaan luuqada bartana
@qweenimhera470
@qweenimhera470 6 жыл бұрын
Haa waruun aniga waxan ahay gbr somali waxan jira 17 waxan bartay 6 luqadod 😘waan kufaraxsana 😄luqadan baranayo hda wa jarmal saiid ayay igufududahay 😍Alx
@hamzechanario2025
@hamzechanario2025 6 жыл бұрын
qwêëni mæhêřa mnsha. Alla my sis
@ismailalimohamed4317
@ismailalimohamed4317 6 жыл бұрын
Mash allh
@poojaandnaren6779
@poojaandnaren6779 6 жыл бұрын
qwêëni mæhêřa awsome abyo👏👏
@qweenimhera470
@qweenimhera470 6 жыл бұрын
Tnx everyone 😉
@lordabualdo7779
@lordabualdo7779 6 жыл бұрын
qwêëni mæhêřa lol good for you 😘
@AyanZuzana
@AyanZuzana 6 жыл бұрын
Ogaansho runti shaqada aad bulshada u heysaa ilaahey hakula garab galo thanks walalo Mida kale youtuberada somalida waxaan oran lahaa dadkiina waxey u baahan yihiin iney aqliga ka koraan. Waxaan u baahanahay bulsho meel walba ka tayeysan insha Allah aduunka waxaa la isu dhaafana waa cilmiga Ilaahey waxaan ka baryeena mustaqbalka dhaw bulsho meel walba ka tayeeysan insha Allah.!!!!
@Macalimow48
@Macalimow48 6 жыл бұрын
Masha Allah Omar in shaar aad ayaad u mahadsantahy alkhii
@khmarjiboy9477
@khmarjiboy9477 6 жыл бұрын
Wallalkay cumar waxan kusiiyo Garan Maayo walhi 💔💘💝
@dhamecumar3816
@dhamecumar3816 6 жыл бұрын
Mansha aĺh wlle cumr iinshar wad noofaa iidaysay runtii magaranayo waxàan kugu tilmaamo halyey soomaaliyeed runtii waxaan umalaynayaa inad wax badan noofaa iidaysay wlle lkin anan kafa iidaysan ilahay haku asturo aaduun iyo aakhiroba
@ogaanshahadunida
@ogaanshahadunida 6 жыл бұрын
😍😍 wlhi waa cajiib Waxaad noo furtay maskaxda Allah kaa abaal mariyo wll
@iamabdorahman5910
@iamabdorahman5910 6 жыл бұрын
waan soo daahay maanta masha Allah barnamij fiican Omer inshar tnx wllky 🔥
@samirkaymm633
@samirkaymm633 6 жыл бұрын
Waxaan kunoolagay garmalka 4 sono luqada waan bartay mid ayaana xaqiiqo ag luqada wax waqti ah masiin inaan ubarto asxb schoolka lee iska racaa markaa schoolka galayay halwax kama aqoon 4 sano kadib imtaxankii laqady qofka 3 daax o usaraya baan ahaaa loqoda waxaan kuhadlaaa in kasta aan waxana layaa bijiray markan arko qof iga soo horayay oo an garanen loqada lkn hada waa fahmay
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 6 жыл бұрын
Samir hassan Ja, aber manchmal man kann nicht antworten kann versteht was sprecht es die Antworti ist nicht einfach 😅😅✌️
@samirkaymm633
@samirkaymm633 6 жыл бұрын
Ja hast du richtig , aber auch das liegt welche fraunde man hat und welche Sprache man spricht am tag ((( du lernst wenn du viele deutsche freunde hast einfach))
@zakiabdilahi7010
@zakiabdilahi7010 6 жыл бұрын
Maryan Mayow Maryan mayow Sag bitte, was spricht es
@zakiabdilahi7010
@zakiabdilahi7010 6 жыл бұрын
Samir hassan Sag bitte, wenn du einfach viele deutsche Freunden hast
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 6 жыл бұрын
Samir hassan Ja, du hast recht, wenn man viele deutsche Menschen hat oder ein /eine Freude /din. Oder auch zum Beispiel eine guter Deutschen Nachbarin hat. Ich habe keine Deutsche Freundin, aber ich habe eine gute schön Nachbarin Sie ist muslin Frau 😊😊😊 und ich liebe sie 😍😍
@zabnaayuusuf4155
@zabnaayuusuf4155 6 жыл бұрын
15:11 END
@Wacyi-Side
@Wacyi-Side 6 жыл бұрын
Zabnaa Yuusuf please Walaal subscribe dheh channel keyga xaqsoor dhiirigelin bey ii noqonaysaaye
@somalitvfilms3193
@somalitvfilms3193 6 жыл бұрын
Xaq soor subscribe isaar
@warsaniyoweedhsan9417
@warsaniyoweedhsan9417 6 жыл бұрын
OMAR SWEDISH Films 😂 ana isar sxb
@africanbeauty5466
@africanbeauty5466 6 жыл бұрын
Masha allah walal cumar inshar
@guliedhuman3212
@guliedhuman3212 5 жыл бұрын
Marka hore Mhdsanid. Wll fadlan manosheegi karta inta luuqadood ee adigu aad ku hadasho hadaadan dhib u arkayn..☺
@duranabdo90
@duranabdo90 6 жыл бұрын
Wax walba oo aad baranayso da'daadu saamayn bay ku leedahay lkn da' walba oo aad jirto wax walba waad baran kartaa. Mahadsanid cumar.
@sahalciltireh1498
@sahalciltireh1498 5 жыл бұрын
bitte schön für Ihre helfen ich freu mich Ich heiße sahal ich wohne in Deutschland 🇩🇪 Und ich sprache somalische deutsche und arabische weil das ist wichtig für mich❤😍
@bare4282
@bare4282 6 жыл бұрын
Luuqada Hal qaab oo ugu fudud oo lagu barto Mari Walaalayaal.Aqriska waa muhiim,Qoristu waa muhiim, Dhagaysigu waa muhiin, Hadalka waa muhiim. Ma Hadli Kartid hadii aadan baran Erayo adiga oo ku baranaya jumlado.Hadalka oo kaliya muhiim maahan Lkn hadalku waa Hadafka. Hadafku Shaqo ayuu u baahanyahay.ASC
@saxiixmedia8956
@saxiixmedia8956 6 жыл бұрын
Wllhi dalka faransiska ayan kunolahay waxana kunolahay mudo 3sano melahas dadka somaliyed badankoda waxay aminsanyihin luqada faransiska mida dunida ugu adag palse aniga iskuul intan bilabin ayan guriga kabilabay luqada faransiska marwalpo wxn dhageysan jiray video vlog gayasha ah iyo aflanta musalsalka markan iskulka bilabay dad waxa leyla fadhisiyay oo hada ABCD kabilabayo palse aniga wxnba ahaa qof luqada wax kajajabsanayo ooo macaliminta aad ii faliyen mudo sanad kadip waleyga sosaray oo waxa leygeyay dhinaca wax barashada ee ay dadka faransiska madoyinka kale kuqatan Alx mantane somalida faransiska kunol aya kunool walidinta ayan u racaa meel walpa oo wax looga turjumayo
@hafsaatfarah5813
@hafsaatfarah5813 4 жыл бұрын
Sxb e-mail kaaga isoo dir
@keenanxaaji8248
@keenanxaaji8248 3 жыл бұрын
Wallall hore usoco kasiibadi dadalkaga
@invertedrole
@invertedrole 6 жыл бұрын
Dhamaantiin Ku saliya Nabiga Scw
@caaqilkaabdiraxiim8944
@caaqilkaabdiraxiim8944 6 жыл бұрын
scw
@mahadomar3089
@mahadomar3089 6 жыл бұрын
Mansha allah walhy ilaa form4 kaygi icraab waala ii dhigayey mana Fahan sanayn lkn manta tusaalaha yar ban ku fahmey alx thnx wll omer
@kingdulli_diid5500
@kingdulli_diid5500 6 жыл бұрын
masha alh omar ilahy haku siyaadsho fekerkaga saliimka ah .waana xiisayeya mawduucaga Mahadsanid👍
@abdirizakbarreabdi1071
@abdirizakbarreabdi1071 6 жыл бұрын
Msha Allaha OMAR WAAD mahadsnthy wll WAan ku salaam ✋✋😘
@iloveallah8618
@iloveallah8618 6 жыл бұрын
Asc waxaan bartay 4 luuqadoot oo kala ah 1English 2 Germany 3 Arabia 4 India runtii waa igu atkeet lkn mar waliba waxaan mas kaxdeeda gilinaayi don’t give up ilaa aat gaarto go aankaagi alxam dulilah 🤲🏻🤲🏻 waa na ku guu leysti
@yacqupyuusuf6972
@yacqupyuusuf6972 9 ай бұрын
Af english maxa iga cawinkara
@maafaraxnaa5665
@maafaraxnaa5665 6 жыл бұрын
Masha Allah Kheyr badan allaha kuu Hibeeyo omaar.
@abdulahihamuume1513
@abdulahihamuume1513 6 жыл бұрын
#omar #inshar boowe nairobi baan ka baxay 2016ki waxaan tagay wadanka Belgium gaar ahaan casimada BRUSSELS waxa igu adkatay inaan barto se tahay wa meqa alabta aad u bahan tahay very difficult for me wax la baran karo English ba ugu dhow waxaan tagay sweden sido kale adeg hada waxaan kuso labtay somalia mogadishu oo waxbarshadeyda heerka kowaad ka wata ma ficna luqad adan u dhalan inaad isku dhibto muhiim ma aha wa sidaan qabo wabilahi towfiiiq
@abdishakurabdishakur4625
@abdishakurabdishakur4625 4 жыл бұрын
Beentaa maaha walaahay si qalafsan ayay nuugu dhigaan waliba englishka macalinku siduu uu nuugu dhigaayo waxaaa weeye waan aqaanaaa english dadba nooma haystaan😭😌
@Shankarkuukaay
@Shankarkuukaay 6 жыл бұрын
qofki 48 ay ahay like e sara kkk
@mohamudjimale7848
@mohamudjimale7848 6 жыл бұрын
تحيا الصومالي 221 galay
@smoothrelaxing5860
@smoothrelaxing5860 6 жыл бұрын
Me first wlh
@samii_kkie
@samii_kkie Жыл бұрын
Y guy
@zackianyazin9360
@zackianyazin9360 6 жыл бұрын
OmaR inshar. Legend keep going. 😎😎
@ammiinmohamed9965
@ammiinmohamed9965 6 жыл бұрын
Mahadsanid ogaansho waxan kugu xidhanahhy 1 sano iyo badh😘
@Hadyad1
@Hadyad1 6 жыл бұрын
Waxaan bartay kuna hadlaa luqada jarmalka ee Deutchka lkn waxaa xaqiiqa inaanan wax waqtiya siin; markii aan baranayayse 14jir ayaan ahaa thanks sxb Omar inshar
@arafatshire5992
@arafatshire5992 6 жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar jasakallah khayr Run ahantii abaalkaga magudikarno ilahay haku kaalmeeyo janadiisana hakugu arsaaqo
@user-mt4vp1fd6w
@user-mt4vp1fd6w 8 ай бұрын
Anigu waax iminka wadaa luqada franch Allh ha ifududeeye 🤲
@xassanaadansheikh1942
@xassanaadansheikh1942 6 жыл бұрын
ogaansho wa chanalka an ugu jclahy wllhi marka arko barnamish cusub wllhi wan farxa sida ano lii awal mari cml wllhi been ma iga ahan wad ku mhdsantihn wllhi ogansho nolosha ayey waxbadan iga bartay ruunti allaha janatul firdowda nagu kulmiya dhamanteen
@saalimrachid9492
@saalimrachid9492 6 жыл бұрын
Manshallah wll fado cusub wlhay wan sugay mantaba wlkeen omer channelkan han ugu jecelahay wle waa true hore usoco
@ahmedyaasir9131
@ahmedyaasir9131 4 жыл бұрын
Waad mahadsan thy wll Omar inshaar wax badan ayaan kafaa iday video
@maxamedyaska1505
@maxamedyaska1505 6 жыл бұрын
Macalin wlhi waa figrad fiican masha allh wlhi aqli badan ayaad igu soo siyadisay allaha inoo kadaayo
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 6 жыл бұрын
Caruuta markasto waa taf 👩‍🏫👩‍🏫👩‍🏫 Aniga lee kaasoo qaat waxan imaaday Jarmalka 2010 anigo 7 bilood uur leh lawa bil kadib waan dhalay alxamdulilah wiilkeyga hada waa 7 jir mashalah luqada sido ugu hadlayo mashalah marar qaar waxan dhahaa odaygeyga muxuu yiri ino turjum 😅😅 ilen odeygega asigo yar 8 jir ah ayuu wadanka soo galay wuu ku koray anigane ilaa hada sifiican ma ugu hadli kari 3 koorso ayaan dhameyay wiilkeyga na sanad ayuu galaska lawad galaa inshalah Marka waxan kawada curuurta iyo qofka weyn isku hal ma noqdan barashada luuqadaha Caruuta waa taf mashalah ilahay hadeysto aamiin
@abdallashow
@abdallashow 6 жыл бұрын
Mashaa Allaah Omar inshar
@e_07ma66
@e_07ma66 6 жыл бұрын
جزاك الله يا أخي Ani ahaan aan ka hadlo barshada luqadaha waxan jeclahay inan daawado dhageystana aflaamta iyo musalslaadka ku baxa luqadaas si ay iigu sahlanaato barashadeeda,waxa kalo ku bartaa game la yiraahdo “Duolingo” oo luqad kasto aad rabto ka baran karto game ahaan.Hadda waxan waxan bartaa luqada turkiga maxa yeelay waxan daawadaa musalsalaadkooda waxana ku barta gamekaas anigo meel kale,mararka qaar waxan is arkaa anigo kalmada qaar adeegsanayo dadkuna way ila yaabaan balse wan ku faraxsanahay barashada luqadaha kale
@munnahmunnah7443
@munnahmunnah7443 6 жыл бұрын
Masha Allah Walalkaygii Dhiira Galiyaha Quluubta Quusatay Allah ku Nabad Yeelo If Iyo Aaqiro Mahadsanid ❤
@najaxinajiinow5390
@najaxinajiinow5390 6 жыл бұрын
Ma sha allah ruuti ani waxan necbaaa luqada Englishka hadan arko macalinka lkin waxan jeclaa in aan xooga saro in badan luqal 🇸🇦carabiya 🇵🇸
@onafrica3817
@onafrica3817 3 жыл бұрын
Waan nii salaamay dadeedu waa 19 waxaan ku nolahay Mozambique waxaan barashada cilmiga computer programming. luqadahay waxaan hada barashadeyda wadaa luqada kowaad ee wadankaan is caalami eh iyo English sido kle Arabic waan jeclhay taas Walal waxaan inaan ku beeeniyo oo aan si wanaaksan ugu hadlo
@abdulahiabdikaafi1758
@abdulahiabdikaafi1758 6 жыл бұрын
Runtaada waaye. Yurup waxaan imad waqti xogaaa. Lkn luuqada waxaa kubaran kartaa . Inaa ad keesi la hato
@nuraniyare9501
@nuraniyare9501 6 жыл бұрын
mansha allh wllkeen cumar alle hakuu siyaadiyo caqligaag saliimka ah waxbadn ban kaa fa idnaa alle ha nookaadaayo
@drzamrani1577
@drzamrani1577 6 жыл бұрын
Mahadsanid Thanks Grazie Shugran
@MustafeMaxamed-eu9cy
@MustafeMaxamed-eu9cy 5 ай бұрын
Mansha Allah ninkaa fahamiii bulshada aad ayuu u yaqaan
@user-pr1le8gn2g
@user-pr1le8gn2g 6 жыл бұрын
Guul wacan ustaad insha allaah
@ayoubsaed5595
@ayoubsaed5595 6 жыл бұрын
Waa run taas. Waxaan arkay hablo aan xafada degenahay degan oo af carabiga kuwada hadla markasta sida inay udhasheen waligoodna may tagin dhul carbeed, meesha kaliya ay kabarteen waa tvga oo ay aad udaawadan musalsalada carabiga
@FAHADJIKOTA751
@FAHADJIKOTA751 4 жыл бұрын
Allah Ku barakeyo cumar amen
@abdirizakdahir739
@abdirizakdahir739 6 жыл бұрын
Shukran Aqii Omar
@adhelaash7250
@adhelaash7250 6 жыл бұрын
Wad mahadsan tahy Pruh Horay Usoco
@nuurcabdiraxmansayid7185
@nuurcabdiraxmansayid7185 5 жыл бұрын
Lakin somalida waxay tirahda waxbarashada weynan iyo yaran ma galo like I saara asxabta
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 6 жыл бұрын
Somali Carabi English Swedish Amharai Iyo inuar oo faransiis ah waa luuqadaha aan ku hadlo
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 6 жыл бұрын
Moh Bulshaawi Maasha Allah
@maalintaada7731
@maalintaada7731 6 жыл бұрын
Moh Bulshaawi ww waa sheeko dheer😂
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 6 жыл бұрын
Ali Moha hhhhh waayo sxb qali
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 6 жыл бұрын
Masha allah fariid
@abdikarimadde5047
@abdikarimadde5047 6 жыл бұрын
Waxaa jiraa 14 sano waxaa ku hadli karaa somali English iyo swedish waxey igu qaadatay ina barto swedishka hal sano kaliya alhamdulilah 🤲🤲🤲
@hashimadan5603
@hashimadan5603 5 жыл бұрын
Benta iska dhaaf sxb
@a-b9206
@a-b9206 4 жыл бұрын
trovärdighet saknas
@caawiyeciiltirecali603
@caawiyeciiltirecali603 6 жыл бұрын
Waxaan ahay qofk 48 aad Wllkeey ogaansho Ifka raaxo ku noolaaw Aakhirana jano😍😍
@muntascrisaaqchannal6348
@muntascrisaaqchannal6348 6 жыл бұрын
caawiye ciiltire cali bismilaa war waa duqowday 84 miyaa jirtaa tusbax qado luqud ma baran kartide
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 6 жыл бұрын
Miski c/risaaq Lakiin qoralka sifiican u aqri 84 ma dhihin 48 😅😅😅✌️
@caawiyeciiltirecali603
@caawiyeciiltirecali603 6 жыл бұрын
Miski c/risaaq Hhh habaar badnidaa😂😂 Oo xaasid sanidaa Qofki 48aad ahay dhahy
@caawiyeciiltirecali603
@caawiyeciiltirecali603 6 жыл бұрын
Maryan Mayow 😂😂 Somalida luqad kle ineey Bartaan ayeey rabaan Af somligana waa yasayaan😂😂😂
@muntascrisaaqchannal6348
@muntascrisaaqchannal6348 6 жыл бұрын
caawiye ciiltire cali kkkkkkkkk wan fahan sanahay shekada 2019 waye
@xamseaxmed9019
@xamseaxmed9019 6 жыл бұрын
Commant Hadad usoo Gashah inad akhrisato Chanalkan UMaHaD Celi MaHaDSiNF
@JubbaMediaHD
@JubbaMediaHD 6 жыл бұрын
Xamse Axmed kkkkkkkkk
@luckymohamed7942
@luckymohamed7942 6 жыл бұрын
Jazakalah cumar hawl wanaagsan bad haysaa hore u soco ☺
@hassanalhariri380
@hassanalhariri380 6 жыл бұрын
Shukran cumar inshaar macluumaad badan kaa faa iidnay
@srk6186
@srk6186 6 жыл бұрын
Shukran wll #omar ishaar
@Abdifatah.vlogs7
@Abdifatah.vlogs7 6 жыл бұрын
Waa sax saaxiib. Qofka yar ama ilmaha way u fududahay sababtoo ah waxay la ciyaarayan ciyeelka udhashay wadankaas school ama xanaano. Qofka wayn asuu caruur cadaana ma raacayo maahoo mana la soconaayo kaliya wuxuu la socon somali iyo dad waawayn so marka halkuu kubaran luuqad kale.
@thebigmbk8229
@thebigmbk8229 6 жыл бұрын
Ustaad Omar Waxan Ka Codsan Lahaa Inaad Mawduuc Sidaano Kale Ufaahfasan Kaso Duyaariso Xifdinta 👏🏽
@amingele6703
@amingele6703 4 жыл бұрын
Mashalah wllkey kanalka mardow Ayan kusobiirey wanan kaheley xafidakaalllah waracaak Ya Akhii
@ahmedsheikhmohamed8949
@ahmedsheikhmohamed8949 5 жыл бұрын
Maasha"allah anigu waxaan ahay wiil soomali ah waxaan aqaana 3 luuqadadood Englishka carabiga iyo axmariga
@mohamedabdirahman6939
@mohamedabdirahman6939 6 жыл бұрын
Luuqadii 4aad baan barashadeeda wadaa allaha ii fududayyo.
@ahmedrazhiit7582
@ahmedrazhiit7582 6 жыл бұрын
Mahadsanit Cumar ilaahay haku daayo
@yasinwadanichannel5473
@yasinwadanichannel5473 6 жыл бұрын
Magaceyga waa yasin markii aan america aan imaanaayay waxaan aqaali af somali Si aan ubarto luuqad cusub waxaan lasaaxiibi dadka ku hadlo hadana waxaan bartqy 3 English Spanish and Japan, iyo luuqada afsomali and I live in University three years Spanish Japan I don’t know how to write but I know how to read and speak
@cabdisamedcabdilaahi7716
@cabdisamedcabdilaahi7716 6 жыл бұрын
omar inshar guulayso wll
@inacabdullahimaxamud5554
@inacabdullahimaxamud5554 6 жыл бұрын
Waa mowduuc aad aan kugu raacsannhy
@abrahamarts1331
@abrahamarts1331 6 жыл бұрын
ani ninkaan waxa ku jeclaaday ma aqaani cod mcnaa :)
@ashoaliabdullahi1797
@ashoaliabdullahi1797 6 жыл бұрын
u&s vlogs masha allh u dheh jhh
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 6 жыл бұрын
u&s vlogs hadii aad nin tahay ha dhihin nin codkiis ayaan jeclahay kkk waa iga kaftan gabdhuhu waa ok
@abrahamarts1331
@abrahamarts1331 6 жыл бұрын
masha alh wllkey
@drsrk447
@drsrk447 5 жыл бұрын
Kkkkk kan ani miii
@Fagaase2017
@Fagaase2017 4 жыл бұрын
makugu darna
@abashaji1388
@abashaji1388 6 жыл бұрын
Masha alla walal wa sax qofka weyn wey ku adagtahay barashada luqad cusub lakin ogow qofkaas wuxuu xanbaarsanyahay waxyaabo badan oo ku saabsan afkiisa hooyo oo aysan aqoonon kuwa yaryar
@girlofdream668
@girlofdream668 6 жыл бұрын
Jazaaka laah khayr wllkeen ...mnsha Allh waad noo faidaysay
@maameyarereader8040
@maameyarereader8040 6 жыл бұрын
Ogansho wll aad ayaan ugu raxaystaa vidoyadaada mar walbana waan kula socdaa insha videoga xigga
@mohamedadam2763
@mohamedadam2763 6 жыл бұрын
Tnx wll cumar inshaar
@xasancabdilahi6523
@xasancabdilahi6523 6 жыл бұрын
Illah haku xifdiyo bro run ahaantui Aadban uxiseyaa barnajimyadada Mahadsanid sxb
@inaaxmad3369
@inaaxmad3369 6 жыл бұрын
Mahdsanid walal . Waa la baran karaa hadii lagu dhiirado loona dhabar adaygo. Dadaal la'aan meelna lama gaari karo
@mohammedburhaan1906
@mohammedburhaan1906 6 жыл бұрын
masha allah waa dheeriggallin wanagsan thanks omar walaaal
@xassanaadansheikh1942
@xassanaadansheikh1942 6 жыл бұрын
guul ogansho cadawgena allaha jabsho
@odayguure1381
@odayguure1381 6 жыл бұрын
Masha allah OGAANSHO Waxaa tahay iftiinka nolosheyda&Boqorka kanaalada somaliyeed
@haajuure103
@haajuure103 6 жыл бұрын
Cumar sxb ogow luqad inaad barato waxeey ku xirantahay hadba barashada luqadaas waqtiga aad geliso waayo aniga ahaan waxaan joga Germany dad iga soo horeeyay oo waxaan arkay manta aan luqada ugu ficanahay ma anan sameyn dadka u dhashay luqadan isdhaxgal lkn waqti badan ayaan geliya waayo waa furaha wadankaan aan jogo ha iloobin midaas sida aad shegtay waa sax balse DADAALA WUU GAARA Mahadsanid
@idilsalaad3489
@idilsalaad3489 6 жыл бұрын
Wll Omar jasakallah kheeyr waxa inoo so gudbisaa barnamijyo aad iyo aad u muhiim ah
@Ahmvdov
@Ahmvdov 6 жыл бұрын
Aad ayaad u Mahadsantahay Macalin Omer Inshar
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 6 жыл бұрын
mahadsanid inbadan maanta waad soo dadajisay
@libaaxsomaliyeed8862
@libaaxsomaliyeed8862 6 жыл бұрын
Masha Allah walal Cumar mahsanid Waa mawduuc muhiim
@mustafemaxamed6522
@mustafemaxamed6522 6 жыл бұрын
Mahdsanid ustaad cumar
@abdiqadiraliyusuf2242
@abdiqadiraliyusuf2242 6 жыл бұрын
Mahadsanid Walaal Cumar
@abdiqafaralimohamed8605
@abdiqafaralimohamed8605 6 жыл бұрын
Walaal aad iyo,aad aa uku mahdsan thy waxa aad noo soo gudbisay
@somislam7913
@somislam7913 6 жыл бұрын
Macallinka magaalada KZbin ka, masha allah mar walba
@saalaxofficial3919
@saalaxofficial3919 6 жыл бұрын
jazakalahu qeer cumar waxan ahay tagerahaga inaba cadi matihid nin culus
@khadijoquruf
@khadijoquruf 6 жыл бұрын
Anigu waxan jeclahay luuqada turkiga iyo hindiga labadas waiska jecalahay lkn ma bilabin inshallah inta yarahay waa inan ka faiidysta inkastoo 18 dhaafay😟😟😟😟😟😟 wamhdsantahy ogaansho waloo
@abdalleabdirazak1158
@abdalleabdirazak1158 6 жыл бұрын
Khadijo Quruf lapada wadan wllhi luqadoodo wad izka baran kartaa ee musasalada indaika iyo turkiga daawo😂😂
@DKMHero
@DKMHero 6 жыл бұрын
Khadijo Quruf Wow Isku Hami ayaa Nahey Lkn Ani China lee iigu Dar Bas Waan ku Rajaweynahey Inaan Barto Waliba Hada Ayan Bilaabi Rabaa Luuqada Turkiga Insha Allah Isoo Ducee wllo
@khadijoquruf
@khadijoquruf 6 жыл бұрын
abdalle abdirazak wll musalsalada wan isku dayay lkn wakhtigay iga dhumiyeen madama aan ardayad ahay marka waxan ka door biday inaa iskadayo oo kubarto internet ka cashr ahaan😤😤shukran fikirkaga
@khadijoquruf
@khadijoquruf 6 жыл бұрын
New The Rock inshallah ilhy hku fududeyo wall anigana waxaa iso raaca labadas hada Barto inaan carbiga lahjadihisa Barto alle hano wada fududeyo janyniiska fartisanba ka yabay😬😬😬
@yartalasiiyayawoodiidumark6217
@yartalasiiyayawoodiidumark6217 6 жыл бұрын
Khadijo Quruf masha allah xbbt luuqada turkiga wad baran kartaa aniga turkiga ku nol o barty waxa kaliya o ad u baahanthy waa inaad dhagaysi badan samaysaaa iyo ku hadal lkn grammar ahan u baro hdd is dhahdo wad ku wareeraysa wlhi musalsaladuna way ku caawin karaan Aniga hda 18 sno jiraa 4 luqad ban 95% aqaana waxa kaliya o an hda ku fakarayo waa barashada spanish ka iyo fransiska
@dayibofficial1609
@dayibofficial1609 6 жыл бұрын
Ogansho chenel an wx badan ka ifaiday
@cabdikariinhonest9534
@cabdikariinhonest9534 6 жыл бұрын
Mahadsanid walal omar inshar
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,8 МЛН
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3,5 МЛН
Sidee 6 Bilood luuqad walba loogu bartaa | TEDx Talks
23:49
Jawaahiri
Рет қаралды 155 М.
Qawaaniinta Karaamada | Fandhaal Podcast 54 |
25:36
Omar Inshar
Рет қаралды 74 М.
SIDA AAN KU BARTAY LUQADDA INGIRIISKA | YasminAfrah
13:12
Yasmin Afrah
Рет қаралды 50 М.
Socodka | Kobcinta maskaxda iyo Fikirka | Socodka iyo Fikirka |
11:12
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
Sida madaxda iyo maal qabeenada | talaabooyinkaan raac |
10:56
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,8 МЛН