Afka soomaaliga iyo carabiga | luuqadii uu ku hadli jiray nabi aadam | xiriirka luuqadaha

  Рет қаралды 147,847

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер
@greatsomalia8138
@greatsomalia8138 5 жыл бұрын
Waxaan ahay somali waanan ahaan doona, waxaan u imid soomaaliya,🇸🇴 soomaaliya ayaan ulaaban doona. Marwalbo waxaa ileh soomaaliya. Waan ku jeclahay dalkeygiyoow waliba jeceyl sixir ah oo aan marnaba dhamaan. Allaha najeeyo jamhuuriyada somaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️
@HARGEISAAWI1122
@HARGEISAAWI1122 Жыл бұрын
Anaguna somaliland banu nahay somali waa laba ee dhulka somaliyeed iyo dadka afsomaliga ku hadla dheh
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
@@HARGEISAAWI1122 yaab waa xayaysiis caadi ah somalia laba maaha waa hal taa ogow waqooyi iyo koonfur repuplic af somalia
@HARGEISAAWI1122
@HARGEISAAWI1122 Жыл бұрын
@@CarabShiikh adi fikirkaga ayad hadashay kalay somaliland oo waxas ka dheh oo calan kan ad cisayso keen bal wlhi in bahal ahaan lagu dili waxas khura la idhaa ee somali 60kii ka dib somali lama idhaah ee Somaliland iyo Somalia ayaa jirta ee is yeel yeelka iska daa oo cunfiga iyo xasidnimada intad iska dayso somaliland waa dal iyo dad ka goay wllhood Somalia ee wax u ogolow hdii kle afka ka nolow hadlkaguna ha kugu jiro !!!
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
@@HARGEISAAWI1122 sxb calalo lataagaa iyo calan bilaash ahi wax mataro ee waqoyi galbeed alaa somaliya kadhigaye kama dhigin anigu somaliland magacii gumaystuhu ubixiyay unbuu ahaaye hada caalamku wuxuu u yaqaanaa maamul somaliyed ee hoostaga dalka somalia hadii kun sanoo dambe lajoogana aan ka go i karin waxaad doontid se aaminsanoow xor baa tahay adigu salaama wll
@AishaHassan-ck7dv
@AishaHassan-ck7dv 2 ай бұрын
Dadka jaahilinta uun baa waxdila adikana waxaa tahy jaahil
@LiibaanPro
@LiibaanPro 5 жыл бұрын
M.a jazaakal laahu qayran Omar inshar.
@elyazelyaz1347
@elyazelyaz1347 5 жыл бұрын
Masha allah Omar inashar KZbinr wax laga faido 🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴
@mohazat5009
@mohazat5009 5 жыл бұрын
Viva jabuti
@elyazelyaz1347
@elyazelyaz1347 5 жыл бұрын
@@mohazat5009 ✌
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 жыл бұрын
Djibouti❤👍👍😍😍😍😍 💯💯💯💯
@moheztenchannel4149
@moheztenchannel4149 5 жыл бұрын
@@mohazat5009 zhp Mcn caawa waxn kaa codsanyaa inaa subscribe igu caawiso.please😭
@moheztenchannel4149
@moheztenchannel4149 5 жыл бұрын
@@elyazelyaz1347 zhp Mcn caawa waxn kaa codsanyaa inaa subscribe igu caawiso.please😭
@_mustph3_
@_mustph3_ 5 жыл бұрын
Magacyadii Maalmaha Soomaalida: 1.Sooroga(Sabti) 2. Koobin(Axad) 3. Lamin(isniin) 4. Lamtuke(Salaasa) 5. Koodaar(Arbaca) 6. Hakis bilaw(Khamiis) 7. Hakis(Jimce)
@queen_s5197
@queen_s5197 4 жыл бұрын
@Mohamed K-D 😂mxa ma yabty
@queen_s5197
@queen_s5197 4 жыл бұрын
@Mohamed K-D 😂ani xita wc sas cml wn maqlay malmaha asbuuca
@CAofficialVlogs
@CAofficialVlogs 4 жыл бұрын
Waaa af xanfar waxas
@yacquubmaxamedwadani6951
@yacquubmaxamedwadani6951 4 жыл бұрын
saaxiib mahadsanid
@princessamal5959
@princessamal5959 4 жыл бұрын
maxa waaye waxan
@abdallaahmed6025
@abdallaahmed6025 5 жыл бұрын
First person MashallaH ❤❤❤🙏🏽
@abdallahzuhaib3567
@abdallahzuhaib3567 5 жыл бұрын
Waxaa jira erayo carabi ah oo aan adeegsano balse soomaaligooda uu jiro sida: Isticmaal: adeegsi Laakiin: balse Fiican: wanaagsan Jamac: wadar Abriiq: jalmad Malqacad: qaado Xanaaq: Caro, Eg: carooday Qaadi: garsoore Qareen: abuukaate iyo erayo badan Afka soomaaliga waa af soo jireen ah marka waxaa laga yaabaa in waqtiyadan dambe ay dadka la qabsadeen ereyada carbiga ah sidaana ay keentay in ereyada carbiga aan adeegsano
@moemuuse513
@moemuuse513 5 жыл бұрын
Abdalla Zuhaib waa runtaa wll wxn aad uga xanaaqaa dadka carabiga nagu xidhiidhiya afsomaligu waa af ka qadiimsan af carabiga erayo fara badan oo carabiya oo aan istamaalno waxa jira erayo u dhigma oo soomalo ah lkn dadku istamaal koodu ku badnayn waxana u sabab ah TV yadan Schooladan manhajka carabiga lagu dhigo afkeenu waa hodan èe aan ka saarno kalmadahan carabiga ah an isticmalno erayadeenii soo jireenka ahaa
@sakisinpa9238
@sakisinpa9238 4 жыл бұрын
kaso qaad Jabuuti lahjad kle ree waqooyi a lahjad laga yaaba reer waqooyi inaaneY kalmadaha qaar isticmaalin......marka laga yaaba iney wax qaldan yihiin imika. Duul...laba wax u naqaan tii labiibayay iyo tii ciidan ciidam kle ku duulayay ama weerarayay 🤦‍♂️... IlahY ha sahlo faqri nqday af somaligii
@abdihakimamare186
@abdihakimamare186 4 жыл бұрын
Isticmal asalkisu wa Somali balse wa kalmadaha carabtu naga qaten istacmala
@israafiilsahal8708
@israafiilsahal8708 4 жыл бұрын
Ma xuma lkn waxa si sax ah loo gareneen Luqada somaliga sidey inagu soo gashy ba taas waxaa sababtey in Aaney jirin history inooga tageen awooow ka awooow tusaale ahaan ..... Manta aabaha jooga Wuxuu ku baraaya Awoowihii ilaa ka awooow .... Lkn taas may dhiciin waqtigii horeh ..... Wa sababta soomalida loo garen wayey Halaky asal ahaaan kasoo farcameeen
@mohamedabdisalamibrahim8420
@mohamedabdisalamibrahim8420 4 жыл бұрын
Inta kale waan kaa aqbalnay lkn ABUUKAATE waa talyaani AVVOCATO.
@SaidGoodeey
@SaidGoodeey 5 жыл бұрын
Masha allah Ustaadi Waany Kaafaaidnay Mahadsanid in Badan
@FactsForYou2025
@FactsForYou2025 5 жыл бұрын
Aad bd umhdsnthy mclin OMAR Ilahy haka abalmariyo wx bdn bad no faidysy 200k hambalyo sxb
@elsadam143
@elsadam143 5 жыл бұрын
Omar inshar codkaagan jeclahy wllahi 😍😍😍 200K SUB Congratulations 👑👑👑✨✨💫
@مباركبنعبدالرشيد
@مباركبنعبدالرشيد 5 жыл бұрын
Wall anigu codsi ayaan wataa hadaad iga aqbalayso wall anigu aad iyo aad wallahi lamasookoobikro waxaan kaafaaiday wll waxaan rabaa inaad video kale noogusooduubtid adigoo aanukuarkano macnaha duubista codkaliya iskadhaaf markaliya. 😘😘😘😗😗😍😍😍😍😍
@Kororsoofficial
@Kororsoofficial 5 жыл бұрын
Ustd mowduuca inuu dheeryhy adileeba iisheegay maba dareemin allah yahdiik ustd
@abdirahmanmohamed1994
@abdirahmanmohamed1994 5 жыл бұрын
Wllhi anigaba maanan dareemin Inuu dhamaaday lee arkay
@faadumobashiir9303
@faadumobashiir9303 5 жыл бұрын
Masha allah ustaad Omar Inshar mahadsanid wan arkay waxbadana wadagna luqadan carabiga o ah luqada kaliya an bartay afkeyga kasokow 10sana waxku baranayaa carabi qofki culumta sharciga sifiican ubarta arkayo sida luqadan ey qani utahay masha allah Allah nodoray musliminimo alxmd lilah
@othmanhady9141
@othmanhady9141 5 жыл бұрын
Ogaansho conguralation 200k alla haku fududeyo halka ad hiigsanayso
@engsharma617
@engsharma617 5 жыл бұрын
OGAANSHO Masha allah wllhi Mowduucaan aad iyo aad bn uga hely Marwalbana waan kaaga mahdcelinayaa sida qiimaha leh ee aad wxa fiicn Nooguso diyaariso Runtii aad bn uxiiseya Mowduucyadaada Kelmadahaaga Aadka loo fahmaayo Codkaaga fasiixa ah Alx waan ku bogaadinayaa Ilaa Xad Wxana kaa rajynynaa inaad mowducyada faaidada leh sida kuwaan ookale nooso badiso 👍👍👍🙌🙌Alfa maraat *Congratulations*
@abdow4104
@abdow4104 5 жыл бұрын
ماشاء الله انت رائع احييك Mahadsanid wlkey 👍😁☝️
@shuayb8pack
@shuayb8pack 5 жыл бұрын
Norsk sokrorta sukker waaye cajiib mowduuc muhiim waaye thanks omar
@ururkahan-maal5341
@ururkahan-maal5341 5 жыл бұрын
Omer Inshaar Si aad wax badan uga Ogaatid Luqadena somaliga Aad na U ogaatid Hodan Tinimadiisa wxan kugu Boorin Laha inad akhrisid buugga la dhaho "Afdhaab" ee uu qorey Qora cismaan abdinuur xaashi mahadsanid
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 жыл бұрын
Buugaas walaL xagee ka helaya canada ayaan jooga .... Cismaan abdi nuur xaashi ayaan Aqaana inuu yahay aqoon yahan....
@ururkahan-maal5341
@ururkahan-maal5341 5 жыл бұрын
Wlal Imika Garan Mayo meel aad Ugu Hagaagi kareysid Dhiganahan Afdhaab waa Cilmibaadhis iyo Xog aruurin soconeysay mudo 23 sano Ah Waxan Rajayn Hadad Heshid inad Waxbadan Ka Ogaandontid Luuqadeena
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 жыл бұрын
@@ururkahan-maal5341 cajiib walaL walhi ninka buuga qoray ayaa waxa uu yahay ruug cadaa afsomaliga ilahay waxbdan ka baray inaha AlaH waana ku rajo waynahay inuu dhawaan isoo gaaro.....
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 5 жыл бұрын
Wlahay, waa runtaa.. Anba sidaasan kula talin lahaa .
@pharthuzdiamond8870
@pharthuzdiamond8870 5 жыл бұрын
Waa run wlhi buugas wxbadn baa ku duugan alx aniga nasiib waxaan uyeshy in cismaan cabdinuur xaashi"Khaliifka" uu macallin iinoqdo oo iidhigo luuqadayda hooyo wxyaalo layaablehna uu iifaa'iideeyy ilhy if iyo aakhiribo ha amaansadeee🤲🤲
@yacquubmaxamedwadani6951
@yacquubmaxamedwadani6951 4 жыл бұрын
soomaaligu waa luuqad aad uhodona anga ayaan baran dadku soomaaliga waa isaga hadlaan oo soomaali waan iska nahay soomaaligu lahjad na maaha waa luuqad madax banaan oo ilaahay nagu abuuray
@kaderapdih8486
@kaderapdih8486 5 жыл бұрын
First mnta haduu dhiig somali kugu jiro like ila dhaafi maysid
@adanmaxamud548
@adanmaxamud548 5 жыл бұрын
Curmar inshar luqaduhu I isku mid maha waxa ugu fadli badan carabiga luuqada quraanka
@maxameddeeqalibucshir8722
@maxameddeeqalibucshir8722 5 жыл бұрын
ما شا الله يا بطل استمر وارجو انتصل الى مليون مشترك او اكثر من ذالك
@zubeirmoustapha9531
@zubeirmoustapha9531 5 жыл бұрын
War afsoomali ku Qor adoonyuhu ee bila maskaxda iyo bila daamirka. Carabigu afsoomaaligu kaso faracmay, geeska africa, waa meel tariikh weyn. Aqli ku soco.
@maxameddeeqalibucshir8722
@maxameddeeqalibucshir8722 5 жыл бұрын
Ok sxb waa mahsantahy
@svgcrtns444
@svgcrtns444 2 жыл бұрын
Maya wallal, waan kaa diiday, anaga waxa aan leenahay, maalmo tirsi inoo gaar ah oo soomaali ah, luqadeena waa af soomaali, waana luqad lagu hadli jiray ka hor dhalashadii nabi ciise iyada oo si kale aheed , dadkii ku hadli jiray, taarilhyahankii gariiga ah ee herodotocs, waxa uu u bixiyay, "MACROBIAN" waxa eena daganaayeen isla soomaali weynta dhulkeeda oo idil Fadlan walllal Cumar, kasoo hadal Macrobians ka oo ah soomaalidii hore, ee ka faracmeen, faraaciinta Yacni anagaa ah asalka
@medhabib3410
@medhabib3410 5 жыл бұрын
200K MASHA-ALLAH bro Horey u soco. Congratulations Omar Inshar and thank you Teacher 😘😙😊
@baariyoow
@baariyoow 2 жыл бұрын
745k
@امرأةالقوية
@امرأةالقوية 2 жыл бұрын
@@baariyoow 749k m.allah
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. Жыл бұрын
​@@امرأةالقوية 765k 😂
@Hufane10
@Hufane10 Жыл бұрын
​@@Hussein_Mohmd..788k😅
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu Жыл бұрын
882k wewe
@Kadarba_poi_official
@Kadarba_poi_official 5 жыл бұрын
Hore Usocda Ogaansho😍😍
@najmaali8565
@najmaali8565 5 жыл бұрын
Hambalyo ogaansho 200k👏
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 5 жыл бұрын
Maalmaha sitimaanka ama isbuuca soomaliga. ⬇️ 1- koobin 2- laabin 3- labtako 4- koodaar 5- hakis 6- hakis bila 7- sooroga Kuwo kale oo la sheegaana way jiraan sida:- 1- Sade ( sabti ) 2- carte ( axad ) 3- uguus ( isniin ) 4- agaax ( salaasa ) 5- agaal ( arbaca ) 6- case ( khamiis ) 7- lamme ( jumce )
@shabankeyse6631
@shabankeyse6631 5 жыл бұрын
Kuwani waani lahjad sida mayga oo kale
@ahmeddubad3461
@ahmeddubad3461 5 жыл бұрын
Mnzha allah shukran wll omer inshar❤
@ismacilmohamed9699
@ismacilmohamed9699 5 жыл бұрын
Masha allah walaal waad dedaashay , waxaan kaa codsanayaa markaad mawduucan oo kale qabsatid inaad baadhis badan samayso fadlan aragtidaada uun haku salayn ee tixraac samee. Waayo Waxa kugu xidhan kumaanaan qof oo aan fahamkoodu isku mid ahayn waad mahadsantahay wabilaahi tawfiiq
@levinhopubgmobile3815
@levinhopubgmobile3815 5 жыл бұрын
omar inshar wll tariikhda aya ku xuseeso insha allah💙💙💙
@nuurteacher3058
@nuurteacher3058 5 жыл бұрын
M.A ustaad oinshar jazaka laahu qayr
@happens1
@happens1 5 жыл бұрын
Yaa lahaa anaa lahaaa يا لها انا لها
@somonlineinvest2386
@somonlineinvest2386 5 жыл бұрын
Kheyr ka alle ha idin waafajiyo ee nagu soo biira walalyaal
@samatarcabdijamac3094
@samatarcabdijamac3094 5 жыл бұрын
Mahadsanid macalin🙏🏽❤️
@thehappyone358
@thehappyone358 5 жыл бұрын
Inkastoo inta inta kalmad ama shey aa sheegtay ay leeyihiin af somaali baraxan mala dhihi kara carabaigaba inuu ka faracmay afka somaliga ileen tariikhyahanada qaar ayaba leh dadka aduunkaba inee kasoo faracmeen geeska africa
@safachannel555
@safachannel555 5 жыл бұрын
Nabiyadeenii hore wax af soomali kuhadli jiray malaha sidas darteed carabiga ah asalka afafka
@thehappyone358
@thehappyone358 5 жыл бұрын
Anbiyadi oo dhan carab mawada eheen taasna ogow oo xisabta ku darso diin iyo af wax iska galay malaha
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 5 жыл бұрын
Way dhici karta lkn bro ma ogthy in af carabiga an luqaad ka Horayn anay jirin luqaado badan oo ay ka faracameen
@adamkeenadiid8484
@adamkeenadiid8484 5 жыл бұрын
anbiyadu carabi kuwada hadli jirin.nabiga scw waxaa kasugnaatay 4 nabi oo kaliya inay carab ahaayeen inta kale cajam.umad aan nabi loo dirina malahan oo afwalboo jira waxaa suuragala nabi kuhadli jirey inuu jiro.xataa waa suuragal nabi afsomali ku hadlijirey inuu jirikaro xaqiiqdase alaa og.shaki kuma jiro in luuqada carabiga ay tahay luuqad facweyn lkn somaliga inta fac uu tirsado alloo kaliyaa og waana ka facweynaan karnaa kana yaraan karnaa.muhiimaduse waa in xikmadu tahay luuqaduhu waa astaamo rabaaniya in lagu cibro qaatana mudan, nin walboow afkuu alle kuu dooray kufaan oo kudhaganoow,waayo waa hadiyad aan lagula wadaagin.
@safachannel555
@safachannel555 5 жыл бұрын
@@adamkeenadiid8484 sax wll m.a allha nagaran siiyo inan afkeena baraxa aan ladaba socono kadhaafnoo aynu hormarino goob walibana kuqorono
@mohamudmohamed5828
@mohamudmohamed5828 5 жыл бұрын
masha Allah ogaansho lahjadaha afka soomaliga mowduuc ku saabsan sida mxaa tiriga iyo maayga
@LaakoTv
@LaakoTv 5 жыл бұрын
kanaalkaan wn xiiseeya wlhi wa kanaal cajiiba hdn awoodo 9mollion bn garsiin lhaa
@moemuuse513
@moemuuse513 5 жыл бұрын
Illahay afkeena hana garansiiyo waxan af carabi kaga roori bn jirinee Af soomali waa af soo jireen inta eray ee aad sheegtayna ereyo u dhigma oo afsomali ah waa la helayaa
@abrahamarts1331
@abrahamarts1331 5 жыл бұрын
Yaa alh xafid macalin 💕❤️keey
@nasamaale6176
@nasamaale6176 5 жыл бұрын
(QARAN) Eraysaleed ahaan waxay Soomaalidu u yaqaannaan dhuuxa Usha ama balka geedka Masaggada/Haruurka & Galleyda. ✌🏾 .
@Muxammed22
@Muxammed22 5 жыл бұрын
Cajiib!! Mahadsanid omar inshaar ustaad keena
@haashimabdi4836
@haashimabdi4836 5 жыл бұрын
masha allah 200k hambalyo hambalyo horey usoco walaal omar inshaar:
@ruweydaabuukarmustafaxalii2219
@ruweydaabuukarmustafaxalii2219 5 жыл бұрын
mash Allah caleyki ilaahay haku xifdiyo yaa Akhi qali waad mahsanthy 👏👍👌😃🤗
@ismaaciilcabdulaahimaxamed7762
@ismaaciilcabdulaahimaxamed7762 5 жыл бұрын
Mashallah akhi omar inshar
@dromarhabeb
@dromarhabeb 5 жыл бұрын
Maalmahan Isbuuc Soomaalida qalad ku tahay in adeegsadan Sabti ilaa Jimco sababto ah waa luuqada carabic ka mid yahay balse luuqada waa iska amaanahan karaan wax laga fursan waayo balse magacyada Maalmaha soomaalida waa ledahay iyada Afsomali ah. Masha Allah Guuleys sxb.
@koodbuurchannel5111
@koodbuurchannel5111 5 жыл бұрын
Masha Allah hambalyo ustaadi 200k👏👏👏
@abdulfatah4359
@abdulfatah4359 5 жыл бұрын
Walahi will mansha Allah ah ayaa tahay waadna mahadsan tahay
@zeyn.l2735
@zeyn.l2735 5 жыл бұрын
masha allah waan dhamaystay fiidiyowga 😍😍😍❤❤❤
@abdullahmateio5856
@abdullahmateio5856 5 жыл бұрын
Omar inshar afsomaliga hada lagu hadlo carbi aa ku jiro lkn hdad miyiga somalida aadid wxad arki lahyd afsomaliga orginally dadka ku hdlaya wxa laga yaba inadan ereyo qaar Aad fahmeynin marka intan luqada kala ku mashqulin ereyadod ee maraadin karta ama masameyn kartaa ereyda afsomaliga saxda ah oo badalmay oo aan u istcmalno afafka kala sida carabiga SAACAD AF CARABI SOMALI GOORSHEEG marka we proud our moeder taal🙏🏾🥰
@zakisuldaan9975
@zakisuldaan9975 5 жыл бұрын
Mansha allah Mahadsanid omer 👍
@siciidmubarik3857
@siciidmubarik3857 Жыл бұрын
Ustaad Cumarow Mawduucan kuma aadan samayn Cilmi baadhis xeel dheer, ee waxa aad nala wadaagtay aragti ahaan halka aad ka taagantahay uun iyo inta aan ka fahamsantahay.
@engkhadaryusuph3537
@engkhadaryusuph3537 5 жыл бұрын
Congratulations omer inshar u reached 200k congrats bro
@mohamedibrahimmohamed80
@mohamedibrahimmohamed80 5 жыл бұрын
Masha allah teacher wxd tahy muraayd ifaysa difiicn ayd usoo gorofeysay wan kulasocdaa guul
@isaaqmxamed8866
@isaaqmxamed8866 5 жыл бұрын
First👐👐👐👐
@nasrinasri-zg2tf
@nasrinasri-zg2tf Жыл бұрын
congratulations of 900k🎉
@alimaaxpubg
@alimaaxpubg 5 жыл бұрын
200k subscribe 🥰🥰 masha allah horay usoco
@ibnuali6416
@ibnuali6416 5 жыл бұрын
Chanelka kaliya aan ugu horeyn soo booqdo markaan KZbin soo galo.. allah ku xifdiyo wllkey waan ku taageeraa runtii... horey u soco
@suhaibfantasticboy9786
@suhaibfantasticboy9786 5 жыл бұрын
Mashallah 200k Alle cimriga Haku dheereyo wllo
@zaciimkaofficial2203
@zaciimkaofficial2203 5 жыл бұрын
M.a ogaansho waad mahadsanthy
@abdiwali2721
@abdiwali2721 5 жыл бұрын
Asc walalkay waad mahadsantay sida qiimaha badan ee aad markasta noogu soo gubiso marmaamujyada aad wakhtiga badan galisay walalkay🙏🙏✍✍✍✍ Alle dartii baan ku jecelaahay noloshayda saamayn badan baad ku leedahay ee guuulayso markasta iyo meelkastaba Walalkay codsi sidee kula soo xidhidhi karaa may soo qori kartaa wasappkaaaga adigoo raali ah. Hadii aad awgoodo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏✍✍✍✍✍✍✍✍
@hoodoaadan4806
@hoodoaadan4806 4 жыл бұрын
Mnsha allah illhy sowtaka wngsan haku daayoh wll
@hassanbwarsame6909
@hassanbwarsame6909 5 жыл бұрын
Qofkii 171aad baan ahay.... ileen runtaa fiicane😅
@loomaaniyare2372
@loomaaniyare2372 5 жыл бұрын
Wll walahi dhul wayn naga maqan laakin waxan raba inan noogu soo celiyo adi sii dhiri dadka kale..jazakallahu qayran
@jamaal_vlogs2526
@jamaal_vlogs2526 5 жыл бұрын
Masha allah ogaansho keep going bro
@hibaaqmohamed7299
@hibaaqmohamed7299 5 жыл бұрын
Congratulation my brother 200k 💝💝💥🎄🎊🎈✨🎄🎉🎉🎉🎉
@KingGaming-gr5qo
@KingGaming-gr5qo 5 жыл бұрын
Wlhi sxb wana kutageera like iisar
@abdallahussein9174
@abdallahussein9174 5 жыл бұрын
Wxn ahay qofka ugu horeeya ee daawanoyo vidogan, mhdsnd wll Omar. Wxn jcla laha inad lana wadaagto taariikhda wadama hormary iyo waxyabha sababy horumarkooda. Mhdsnd wll sre Omar. Hamblayo for 200k
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 5 жыл бұрын
جزاك الله غالي
@maxameddeeqxassan4510
@maxameddeeqxassan4510 5 жыл бұрын
Maasha alh runtii waad heysaa wall mcn guuleyso weligaa alah ku fududeyo
@laandheerecadeninweyn7152
@laandheerecadeninweyn7152 5 жыл бұрын
Omar inshaar zxp waxaan kuurajeenaayaa 500K subscribe insha allah
@mustafbullo1095
@mustafbullo1095 5 жыл бұрын
Maalmaha somaligu waa Sooroga.sabti Koobin .axad Laabin.isniin Laantako.salaasa Koodaar.arbaca Hakis.khamiis Hakisbila.jimce Shukran omar inshar hambalyo 200k subscribers
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 5 жыл бұрын
200k congratulation bro🙏
@adoonalleadoonalle4573
@adoonalleadoonalle4573 5 жыл бұрын
Maasha Allah
@ahmedhassanali7412
@ahmedhassanali7412 4 жыл бұрын
Masha allah walaalka ilaaahee hakaa jaaizeeyo faaiidada aad noo faaiideesay Danke dir bruder
@ogow1877
@ogow1877 5 жыл бұрын
حياك الله وبياك
@taariikh958
@taariikh958 3 жыл бұрын
Sxb Af Carabi Maa Na Bartid Wixii Allah Ku baray Oo Carabi ah Na Bar افصك الله لسانك
@maryancali1028
@maryancali1028 5 жыл бұрын
Masha allah cumar alle haku xafido alle dartis banku jeclahay alle haku jeclaado cilmigada alle haku barakeyo
@thabitabdallaali7917
@thabitabdallaali7917 5 жыл бұрын
SXBayal ILLAAHEY AYAALUUQAHAN ABUURTAY DHAMANTOOD XAGA ILLAHEY AYAY KAYIMAADEEN NABI AADAM DHAMAN LUUQADAHA ADUUNKA WUU YAQAANAY NABI AADAM NA ILLAAHEY AYAABARAY DHAMAN LUUQADAHAA SIDAA DARTEED HADAAA LUUQAD CAYNO AMA AAN YASNO ILLAHEY AYAAN UGAFEYNAA ILLAHEY HOR AHAAYE DHAMAB LUUQADAHAA UU ABUUTAY WAXA UU KADOORATAY LUUQADAA CARABIGAA ILLAHEY AYAA OG SABABTA UU KUDOORATAY HADII AAN NIRAAHNO WAQTIGAA KU AADIYAY CARABTA IN UU NABI KASOO BAXO WAXAD OGAATA IN ILLAHEY SUBXANAHUU TACAALA UU SAN WAQTIGU CELIN EE QADARKIISA YAY KU DHACDAY IN UU NABI KASOO BAXO CARABTA KADIBNA QUR ,AAKU UU KUSO DAGO CARABI ILLAAHEY AHAA XUMAATO OO DHAN KANASAHAN
@abdirahmanAhmedarone
@abdirahmanAhmedarone 5 жыл бұрын
Marka hore mahadsanid ustaad tankale bal isku day inaa soo gudbiso macluumaad ku saabsan dagaalka sucuudi iyo xuutiyiinta
@maazinibraahim5714
@maazinibraahim5714 5 жыл бұрын
جزاك اللة خير يا أخي
@dalxiisdamaashaad8005
@dalxiisdamaashaad8005 5 жыл бұрын
Ma lahan ciyaal "waa af carabi lajabjabshay waxana laga wadaa maa lahaa ciyaal. Ma lahan=مالها
@cabdullahish.maxamed5335
@cabdullahish.maxamed5335 5 жыл бұрын
Marsha Allah cumar in shaar inoo sounding cashirada
@sacdiyaidiris7935
@sacdiyaidiris7935 5 жыл бұрын
Maasha Allah waxad maraysaa 200k subscribers. Waxaan kuu rajaynayaa 2M ... Waxan ku faraxsanay inaan ka mid ahaa first 50k. Omar inshar. Hore u soco walaal. Waad ku mahadsantahay mawduucyada waxtarka leh ee aad noo soo gudbiso.....
@Warsame95
@Warsame95 5 жыл бұрын
Niin iilahey Xigmaad siyeey Masha Allah walalky Cumar Inshar
@liibaanomar3142
@liibaanomar3142 5 жыл бұрын
Mashallah saaxib hore usoco usoco
@kanadidhassan280
@kanadidhassan280 5 жыл бұрын
Cumar waad ku mahadsantahay dadaalkaaga lkin inta keliyee aan ka falceliniyaa waa uun hadii aad Buug Garmala akhriyi lahayd aad qoraagaa jarmalka ah siduu luqadiisa u amaany nala wadaagi lahayd!!!
@armaan4183
@armaan4183 5 жыл бұрын
Alx wan Ku Farax sanhy Kanaaalkan Asoo 50k Subescribe marayaa kusoo Biray maantana 200k Alx Waligey Wax aan ka Faaidin kuma Arkin Inta ila Qabto Farta Taag Cumar inshaaar Keep Going
@tijaabochannel4968
@tijaabochannel4968 5 жыл бұрын
anigu wax waan ka faaiiday qayr ilaahey ha siiyo
@abdiraufarabgorad5880
@abdiraufarabgorad5880 5 жыл бұрын
Manshallah bro! inbdn waka faidesanay!
@muxamadiyuun892
@muxamadiyuun892 5 жыл бұрын
Wlhi wa igu yaraaday vediogan ma bdna mawduuc muhiim ah bu ahaa. Carabiga Morocco iyo Algeria iyo Tunis wa hal lahjad, 2 sano bn ku bartay wlhi wayna ila yaaban oo xata ma aaminan inan somali ahay ila ay arkan anigo Somali ku hdlaya.... FG: (dad xun mhn iyagu aad bay uga fiicanyihin carabta kale oo wxay isu arkan dad inaga oo kle ah oo African ah walipa intas wxa dheer Algerianka iyo Moroccanka carabnimada iyo Africanimada %100 wxa ku wayn Africanimada).... Mhdsanid maclin Cumar Ishaar KZbinr bila xuduud ah ina tahay waku qiray oo caqliyad tuulanimo ka xoroobay.
@princessamal5959
@princessamal5959 4 жыл бұрын
meqa sana ku nooleyd mash allah dad baa iku yiri wey necebyhn mdowga
@muxamadiyuun892
@muxamadiyuun892 4 жыл бұрын
Bayo been weeye igu aamin fadliga ramadanka aniga wlalo cmal bn u arka iyagana walalo bay ino arkan marka laga reebo qof iyo labo wx ma garata
@princessamal5959
@princessamal5959 4 жыл бұрын
@@muxamadiyuun892 waa ku aamine poowe mash allah waa dad ka.fcn carabta kale markaas
@abdinuuruwaay7954
@abdinuuruwaay7954 5 жыл бұрын
Inta Barnamij An Daabto Qaasatan janalkaan Waa midkii ugu liita An Arko Aniga Ahaan Waaba dhameysan Waayey sxp hore u soco
@cabdikariin3902
@cabdikariin3902 5 жыл бұрын
Maa aha allah 200k waxaan sugunaa 1m
@nastehoahmed5295
@nastehoahmed5295 5 жыл бұрын
Waxaanahay dad ilaahay abuuray. Wadan gooni ah leh luuqad gooni ah leh alhamdulillah allow adaa soomali nagadhigay 😘😘💖❤❤💖❤❤
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 5 жыл бұрын
Ameen❤😍😍😍somaali waa xoor mahna caraabi
@akram_bwana8372
@akram_bwana8372 5 жыл бұрын
Hambalyo 200.k ❤❤❤❤❤
@khaalidhaldoor6464
@khaalidhaldoor6464 5 жыл бұрын
cumar inshaar waa ku salaamay waa xog muhiim hore usoco in badan............
@najiibalamalam7216
@najiibalamalam7216 5 жыл бұрын
War waligay noloshay mahelin intaan noolaa 1 like anoo ah 70 jir ilaahbaan idinku dhaarshe hayla dhaafina awoowyaal
@nimofarah8193
@nimofarah8193 5 жыл бұрын
Manshaa allaah wllky cumar inshaar 200k hambalyo hambalyo hambalyo 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼🌷🌷🌷🌷
@cabdikariincabdilaahi1158
@cabdikariincabdilaahi1158 5 жыл бұрын
maashaaa alaaah cumar horumar wacan alaha ku xifdiyo
@xoogzade8069
@xoogzade8069 5 жыл бұрын
Allahu aclam
@farxaanomar6103
@farxaanomar6103 5 жыл бұрын
Asc wllo omer rashd alle ka kuu baraykayo codka iyo cilmiga mcn sxb mahadsanid (GUUL IYO GOBINIMO)
@daahiryare2650
@daahiryare2650 5 жыл бұрын
J.Ogaansho Waxaa rabaa in aan kaa saxo sxb Maalmaha Isbuuxa Luqada Soomaaliga waxaa lagu dhahaa sidan 1. Sade(sabti) 2. Carte(Axad) 3. Uguus(Isniin) 4. Agaax(Talaado) 5. Agaal( Arbaco) 6. Case( Khamiis) 7. Lamme(Jimce
@mahdiahmedsh.mohamud190
@mahdiahmedsh.mohamud190 5 жыл бұрын
efter 200k subscribe farst vidoe keep going bro omer inshar wee love you omar inshar ❤❤❤❤
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
01; Haraagii Diimihii Hore ee Soomaalida: Baresare Cabdalla C. Mansuur
1:24:21
Waa maxay xiriirka ka dhaxeeyey Soomaalidii, Carabtii, iyo Masaaridii hore?
44:15
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН