Bare Sare Saacadaale: Cabsida ugu weyn ee Jabbuuti qabto iyo qaladka ayna weli shacabkeedu.........

  Рет қаралды 5,061

CBA TV

CBA TV

15 күн бұрын

Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 16
@user-mp3ui8ov3d
@user-mp3ui8ov3d 13 күн бұрын
Waa wariye khabiira xamse xirsi xayd oo akhlaaq badan wuu dhagaysanayaa suaalo maskaxda ka yimi ayuu waydiinayaa
@mohamedmoham7197
@mohamedmoham7197 13 күн бұрын
Hadey Djibouti wadadan kusii socoto laba dagaal ayaa ku baxaya oo laba dhinaca waana Somaliland i0 Anfarta😂😂😂😂😂😂
@mohamedawale1642
@mohamedawale1642 13 күн бұрын
Great analysis to be more understanding about the situation
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 13 күн бұрын
Anna waxaan ubaaqaya dhammaan mucaaradka jabuuti
@muhamedguleid4708
@muhamedguleid4708 13 күн бұрын
Djibouti waxay kaloo qaadaysaa another risk-road.
@user-ye5vy1ug6x
@user-ye5vy1ug6x 13 күн бұрын
Naasir .ib.saa suldan waan ku salaamayaa.
@hamoudjibril294
@hamoudjibril294 13 күн бұрын
Xeebta soomaaliya iib ma aha. Waxaad doonto ku sheekee
@user-vg8pj1hw8r
@user-vg8pj1hw8r 13 күн бұрын
He scope exact picture..That brain of mine is something more than merely mortal, as time will show.
@user-vg8pj1hw8r
@user-vg8pj1hw8r 13 күн бұрын
Even the most analytical thinkers are predictably irrational; the really smart ones acknowledge and address their irrationalities.
@Sumadeena
@Sumadeena 13 күн бұрын
Doqonkan he is missing a very important point which is why would Ethiopia need a port when they get their own access to sea and naval base. Somaliland itself lacks strategic thinking by giving away ports for free. Lets also remember somaliland have no developed economy, what are they going to survive on?
@HarrisM-mz1vq
@HarrisM-mz1vq 13 күн бұрын
Way cadahay inaadan ahayn dadka uu la hadlayo. Ama fahankaaga ayaa hooseya oo maad fahmi kartid. Ama fikirkii soomaalida ee nacaybka ku salaysnaa ayaad raacday. Jibouti waxa la bixiyey kamay nixin ee sida ninku sheegay shaqadeeda ayay u naxday. Taasina waa caadi. Dadkuba way wada sameeyaan. Waxaa maanta Jibout ka nolol fiican Garoowe ama Xamar oo intaa dagaal ku jirtay.
@Sumadeena
@Sumadeena 13 күн бұрын
@@HarrisM-mz1vq Ninka laanta uu ku fadhiya gudinta ku jaraya miyaa maangaab ah mise ani🤣🤣 Waryaada ictriraafka aad ku waalateen waxa ka danbeeya kamaydan fikirin, Adiga maxaa soo saartaa? Ma beero ayaad leedahay? Ma Kaluun baad dhoofisaa? Ma shidaal baa dhoofisaa? Itoobiya waa dawlad guun ah kaana dad iyo awood badan. Wallahi iyada isbaaro bada cas inta kuu dhigato soomaali oo dhan cunaqabatayn doonta. Ushaada nin aad ka qaadin karto ayaa loo dhiibtaa. Muuse waa nin fashilmay dad iyo duunyo midna ka naxayn.
@Sumadeena
@Sumadeena 13 күн бұрын
Maroodiga takarta saaran ma arko ee ta kale ayaa u muuqda. Adiga qorshe ma leedahay aan ka ahayn inaa khayraadkaaga beec gayso. You are consumers not producing entity. You don't export anything to world other than migrants
SAFARKII UGU NAXDINTA BADNAA EE AANU GALNAY
13:45
Qays Qeyser
Рет қаралды 651 М.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 31 МЛН
WAREYSI GAAR AH ISMAIL OMAR GUELLEH
29:29
Universal Somali TV
Рет қаралды 111 М.