"22 sanno ayaan ka shaqaynayay Maktabadaha Maraykanka." Sacad Ismaciil Samater

  Рет қаралды 23,599

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 58
@mukhtaarducaale3988
@mukhtaarducaale3988 3 ай бұрын
Maxamed Cabdi Sheekh sxb mahadsanid. Fadlan noo soo badi waraysiyada aqoonyahanada si aanu uga nasano buuqa siyaasadda iyo googaalaysiga siyaasiyiinta xun.
@IbraahinNuur-sv6sf
@IbraahinNuur-sv6sf 3 ай бұрын
Maanta ka hor ma maqlin Sacadkaas ee Barasho wacan ragu waa aqoon uun shaqadod Good
@Elmimoh
@Elmimoh 3 ай бұрын
Waa barnaamij qiimo badan, mahadsanidin.
@mustafasaalax1290
@mustafasaalax1290 3 ай бұрын
Mahadsanid sacad iyo maxamed
@Tamsim3358
@Tamsim3358 3 ай бұрын
Gabilay produces alot of leaned people. MASHALLAH
@Sir_mokhtar
@Sir_mokhtar 3 ай бұрын
Ninkan maqalkiisa maanta ayaa iigu horraysa barasho wanaagsan. Mohamed iLigow waraysiyadan no soo badih saaxib.
@alinuromer5876
@alinuromer5876 3 ай бұрын
❤ Mansha Allah Hambalyo ❤Aqoonyahan sare ❤Abtiyo ❤
@sayidmoha4923
@sayidmoha4923 3 ай бұрын
Waa waraysi wax noo taraya shaqo wacan
@kaýsesuĺayman
@kaýsesuĺayman 3 ай бұрын
waaaaw waaaaw alle ha ku dhawro abtiyo
@Mohamedciise-bv4iu
@Mohamedciise-bv4iu 3 ай бұрын
Maashaa allaah wakaa aqoonyahanku
@seidabdi751
@seidabdi751 2 ай бұрын
Sidee U Dhaqan Tahay = How Are You Living ? [ dhaqan = life ]
@abdiduale9161
@abdiduale9161 3 ай бұрын
Allah haku xifdiyo
@rashidnoor3970
@rashidnoor3970 3 ай бұрын
Mashaa alah
@AbdirahmanYusuf-p9y
@AbdirahmanYusuf-p9y 3 ай бұрын
The original Somali flag that was hoisted at the Freedom garden in Hargeysa on 26 June, 1960 has a huge 5-edged white star, which represents the original 5-Somali territories. Somaliland is one of them. Therefore, it is important to remember that the STAR is more significant than the blue & white colors.
@Qadaro223
@Qadaro223 3 ай бұрын
Maxamadow raganoo kale soo badi
@Eljenyo_junior
@Eljenyo_junior 3 ай бұрын
Ad bad umhd sntin#MM_TV
@khalidoday8943
@khalidoday8943 3 ай бұрын
buugta intaan akhrisanayo waanku raaxaystaaa oo xita markaan ka kaco raaxo ayaan dareemaa lkn de buugi dib ugu noqodkiisiibu habaar igaga dhacay
@Amranabdi25
@Amranabdi25 3 ай бұрын
Shp anaa kuuhuba buug hdad akhrido wn dhameyey ha is odhan ee kuceli wax aand hore ugfahmsanyn ayd kafhmsaaa ilaa uu kugudago akhri halmar waxba maaha Murtidii ahayd halbuugoo wanaagsan ood 3jeer akhridaa kawanaagsan 3 buug oowanaagsan ood akhrido
@musaali-dk8cq
@musaali-dk8cq 3 ай бұрын
maktabadda gabiley waxa loo bixiyey gabiley national library, mana aha national level ee waa local, oo magaalaa iska leh. maktabaduhuna waa wax magaalo leedahay oo city-gu maamulo. khabiirka waxan weyddiin lahaa arrintaas.
@momedhussein7737
@momedhussein7737 3 ай бұрын
Gibilay macneheedu maaha magac ee waa magaalo fahan horta product ka yaal baaa international ah
@musaali-dk8cq
@musaali-dk8cq 3 ай бұрын
@@momedhussein7737 Egal international airport macnaheedu maaha egal ayaa iska leh ee waxa weeye waxa isticmaali kara diyaaradaha caalamka u kala goosheya, laakin gabiley airport haddii laga dhiso airport aan debedda looga ga dhoofin waxa loo adegsan karaa local flights dalka gudihiisa ah, ha u qaadan inaan gabiley ka soo horjeedu ee erayga international macnhiisa ayaan qeexayaa , difaac ha gelin ee gar qaado.
@m.x970
@m.x970 3 ай бұрын
Dadka Ninkaan odeyga ah oo kale waa dadka loo baahan yahay, waayo Qurankii ilahay ba ayada oogu horeysay waa Aqri.
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn 2 ай бұрын
Wa in la magacaba waxda maktabadaha qaranka national libraries la maal galiya la dhisa maktabada magalo walba dhowr xarun online libraries la sameya yaa I dhagaysanaya de
@seidabdi751
@seidabdi751 2 ай бұрын
JAMHUURIYADDA SOOMAALIYALAAND = REPUBLIC OF SOMALIALAND
@seidabdi751
@seidabdi751 2 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/jnuxo3uVYthqgJo
@FreemanV99
@FreemanV99 3 ай бұрын
People grapple with their livelihood, let alone going to libraries. Infrastructure is needed for people to see a change in their socio-economic conditions.
@Tamsim3358
@Tamsim3358 3 ай бұрын
Libraries are the one equaliser no matter if you are rich or poor. Lending free books is a blessing, people have changed their lives with the access to a good library.
@FreemanV99
@FreemanV99 3 ай бұрын
@Tamsim3358 where does a library fall on a human development priorities scale?
@Tamsim3358
@Tamsim3358 3 ай бұрын
@@FreemanV99 are you serious 😳
@foadismail8079
@foadismail8079 3 ай бұрын
🙌🏽
@horijoogmedia
@horijoogmedia 3 ай бұрын
Dadka aqoonta leh in somaliland ka faidaysato waya oo dadka aqoonta leh waa in dalka loo dhiba xilal wanaagsan madaxwayne muuse naga dadka aan experience lahayn ee aad ka dhigtay wasiir iyo agaasimayaal dadka dalka difaaci kara aqoon aahaan dadka wax ku soo calin kara
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 3 ай бұрын
Xataa Muuse Biixi waa kacaankii.
@Hargeisalyrics00
@Hargeisalyrics00 3 ай бұрын
“Bless you” 😂
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 3 ай бұрын
Maxay dad qiima badan Gabiley Soo saartay
@faizam523
@faizam523 3 ай бұрын
Gabiley mey doo saarine dadkii dhaley baa soo saarey aabihii iyo hootadii iskuulkii ugu hireeyey ee gabiley laga dhiso aabihii Ismaciil samatwr baa ku dagaalamey oo ingiriiskii ku khasbey iney iskuul u dhisaan ganiley.
@koblkatikmo
@koblkatikmo 3 ай бұрын
Huh ha
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 ай бұрын
Timirtii horaba dab loowaaa😢
@NaleyShire
@NaleyShire 3 ай бұрын
War gudibirsow dhulkini iyo badini baa iifoor iibsanaya welina waa daba socotan waxan wax la badane ma cabsibaa sodii 1992 iidoor idin xasuqsy
@_faatax
@_faatax 3 ай бұрын
Acuudu bilaah halkan mabaad dhagaysan siyaasad lagama sheekayn ee wax baro fadlan
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 3 ай бұрын
Hala yaabin wuu nasiib daran yahay fursad uu wax ku barto Ma helin qori uun baa loo dhiibay
@ismailjama178
@ismailjama178 3 ай бұрын
Miyaad aragtay Gadabguursi doonyo kaluumeysi leh oo malay dabato ah.? Adeer inta xoolo joogaan bad iyo wax ku jira dooni maynee na daa.😊
@abdinasirdaud3798
@abdinasirdaud3798 3 ай бұрын
Maya…..kkkkkkkkkkkkkk
@hanaali1380
@hanaali1380 3 ай бұрын
“Dawladihii somaliyed” wax dawlado simaliyeed oo Shan ahi ma jiraan ee waa been faaftey oo talyaanigu sameyey.
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 3 ай бұрын
Wax yar oo doqon baa tahay😅😂
@ahmedabdi5805
@ahmedabdi5805 3 ай бұрын
Kacaanku masiibo soomali loo soo diray ayuu ahaa
@ahmedshirwac6474
@ahmedshirwac6474 3 ай бұрын
💯💯
@faizam523
@faizam523 3 ай бұрын
I tuu wax qabtey wali dabadii kacaankii cid wax qabatey lama hayo wax la dumiyo iyo sumacadii dadka oo hoos u dhacdey mooyee.
@abdialpha
@abdialpha 3 ай бұрын
Kacaanku waa kan sameyey aqoonta tayada leh aabahay ayaa ka mid ahaa dadkii kacaanka wax ku bartay,
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 3 ай бұрын
Kacaanka aad sheegaysa somali isaga burburka u hor seegay
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 3 ай бұрын
War zxp macaqliyaysatid miyaa
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 3 ай бұрын
Kacaan waaka somali oo isjecel is nacsiiyey ee kala geeyey waxba qabyaalad haku difaacin
@abdialpha
@abdialpha 3 ай бұрын
@@abuhanaan9009 wixii gurigiina laguugu sheegay ayaad magalada la timid awoowe, 1969 ka hor Somalia wadan noocee ah ayey ahayd?
@Abdulkadir-ml3kt
@Abdulkadir-ml3kt 3 ай бұрын
Ilma samatar ma wada proff uunba muuna mid dibjira oo jabhad ino hogamiyi kujirin
@roodacawil4410
@roodacawil4410 3 ай бұрын
Hhhhhhhh
@faizam523
@faizam523 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂 Good question😂😂😂 iney ka ilbaxeen jabhadeyn baan u maleyn ragaasi
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 3 ай бұрын
Dhamaaan Ragiii La odhan jirey Waaa Bahda AQoonyahanka Somaalida way soo Gaabatey. Isku soo wadda duub oo Niman Kani waa la Bartey. Eee Laakiin Ha iska Noolaadaan Dhanka diinta ka shaqeeya ayaan Idinku idhi walalayaalow.
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 5 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Mujaahid Doolal Oo Ka Waramay Hawlgaladiisii Ugu Adkaa
29:58
SAAB TV
Рет қаралды 109 М.
መፈንቅለ መንግስት እንዳደርግ ተጠይቄ ነበር
18:25
Awlo Media - አውሎ ሚዲያ
Рет қаралды 227 М.
FULL INTERVIEW -  WARIYE NADAARA IYO MACALIN AADAN CEYROOW
1:01:27
HANOOLAATO
Рет қаралды 566 М.
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 5 МЛН