Plz iisheega caleenta bariiska lagu dalacayo maxay tahay
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Sabtu ama Allah barigi/ducadu/casumadu bariis huurisba xagaa koonfurta lagama aqoona maxaa cuntadii xagaa laga cuni jirtay looga faanaa tolow xamar hotelada reer waqooyiguun baa bariis noocyadiisa kala duwan lagu samayn jiray, sidoo kale sabaayada lagama aqoon muufo ayaa laga yaqaanay koonfurta reer waqooyiguna muufada may aqoon ilaa hadana ma yaqaanaan waana wax aad u macaan oo inay bartaan fiicnayd