Masha allah hooyo ku jecel ayaa heysataa allah kuu deesto cimri dheer cadaabo suuban iyo caafimaad taam ah allah idin siiyo walashay mcn hooyo salaan iga gaarsi 🙏🙏
Mash Allah tabaraka,Allah abayo qali hormar wacan aamiin Allah ha caafiyo adiga iyo hooyo iyo dhamaan inta muslim ah
@barisresmii10212 жыл бұрын
Aamiin
@oummeryemdjiboutien90862 жыл бұрын
Salam alaykum nasrah qurux ma nabad timid huno malin dhaw bn raba inan imado mogadishu inshallah wan kula so xidhadha from djibouti 🇩🇯
@abdulkadirbaari83312 жыл бұрын
Allah Caafimad Taam Ah Haku siiyo walaashee Nasra Adiga iyo inta muslim ah Hooyadaa Macaana Alle haku xafido 🤲♥️💯
@umumarwa57142 жыл бұрын
Masha allah abayoy quranka dawo allaha kugu daro🤲hal midna aanku xasuusiyo xanunka kagama horeen marka xihaabka dhigtay oo tarxad xijaab ka dhigatay abayoy xijaab weyn xiro aduunkan fitnadii wabadaty jidka toosan allaha nagu wada hanuuniyo
@fatmaxuseenmohamed44162 жыл бұрын
Astaqfurulah xijaabka wen xijaab ma ahan wena xirata 2 xijab Wen taraxad wax weliba jirkaga dabola wa xijaab si kale wax usheg mid kale ma adiga og in xijaab dhigtey xanun Ka yimid qiyaali gabadha ha wareerin
@naxwamohamed39282 жыл бұрын
@@fatmaxuseenmohamed4416 abayo taraaxad astur ma ahan mana ahan xijaabki kitabka alle sheegay ee haiska hadlin waxadan cilmi ulahayn lama sheego wll kuwa kaga cilmo badan baa loo daaya wll ee wax qaldan dadka hau sheegin
@umumarwa57142 жыл бұрын
@@fatmaxuseenmohamed4416 sister diintena suuban maro madaxa kaliya lasaaro xijaab kuma sheegin mida kale qofka hadusan jirkiisa quruxda badan asturan wax walba wu unugulyhy
@fatmaxuseenmohamed44162 жыл бұрын
@@naxwamohamed3928 cilmi ulahayn kulaha yaab badana in live aqoon fiicanan lahed labadena Nala tartansinyo alhamdulilah cilmi mesha usareesey wan bartey Wana kudhaqma adiga leh cilmi lahen kudhaqan qof aqonin xukminesa wax weliba WA qalbiga imisa maryo WA Wen qalbiga Ka xanunsan sida kale iska hadal wadaa adiga xijabo kas masul Ka tahay
Masha allah abayo hoyo allah ku dhaf anigan allah unaxariisto hoyadey mcn janatul fardowso Allah ka warabiyo mamo mcn iyo dhamaan hoyoyinka islaamka aamiin
@farxiyoliibaanfiska22372 жыл бұрын
Aamiin abayo
@maryanhaji62522 жыл бұрын
Aamiin abayo Allaha u naxariisto hooyo adna ❤️
@maanka3052 жыл бұрын
Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqda 💯
@liyaomars2 жыл бұрын
Kkk nasriina curudka waa lugu shaqeestaa yaraanka la suureeya adi weeyba kuu dhacatay camal 😜Hooyooyinkeena dhammaan allaah ha noo xafido cimri iyo caafimaad allaah hanoo siiyo inta ay ka dhimatayna janatul firdowsa al aclaa allaah haka waraabiyo aamiin
@cheeryahlaam29952 жыл бұрын
Masha Allah sis may Allah (s.w.t) heal you insha'Allah
@salmacdy18732 жыл бұрын
Ileen somli mxey Lanuure is lahaa boqordena imaatay www nasra lov ❤ yo u wlhu 🥰🥰😪
@liyaomars2 жыл бұрын
Turkiya khaboowgeed ka naso iyo kor khaleel caajiskiisa wadankeena meel ka fiican maleh anaga khaboow zaaid iyo xooga Baraf baraf aabo la filooyaa alloow naga yasir aamiin
@jannahourdream38612 жыл бұрын
Mashaallah tabarakallah janagasho ducaqabto iso boqda somaliyie fadlan powerfull channel
@fadumocawad84872 жыл бұрын
Abyo mcn ilaahey haku caafiyo adi iyo inta xanunsan muslim dadka wax iskuma quuran wee kugu hadley ayaga ku qumayeyste inta yar oo ad heysato iyo aqlaqda dhaqankaga arki waaye ilaahey ishooda haka qabto bil kasto quraan is sar suratul baqro akhri
@hersare11472 жыл бұрын
Cafimad wara ayan idin rajeynaa adiga iyo hooyo iyo inta xanuusaneyso i.a 🤲🤲🤲
@leylamohamed5332 жыл бұрын
masha allah sabtaan wau xiise turkey aba ncy aroos marki kaga wacdo rashin turke lee cunee😭😭🥺
@dekayousuf32942 жыл бұрын
Mansha Alla rer xamarka way nagaga fiicanyihin quraan isa saarka reer waqooyi hanu nahay
@umumanaal85572 жыл бұрын
M.a abayo alle haku aqbalo quraanka dawana hakugu daro degamada kaxda maskax dagsi aan u tagaa wllh aabahey ayaa degan m.a waa xafd jawi degan
@najlaomar35872 жыл бұрын
Masha allaah abaayo caafimaad dag dag eh allaha ku siiyo
@zunduzciise46542 жыл бұрын
Masha Allaah abyo Alle haaku aqbalo cafimad qeer qaba Alle haaku siiyo🥰
@dheemanhusssein95782 жыл бұрын
Allaha ku caafiyo nasro cadeey dhardhaarta caadi ma ahan dhagaxan lee aqoo jirnee 🥰🥰
@asadnuur69862 жыл бұрын
guuleeso mar walba qalbigaa kaaga soo duceeya abyo qaali❤️🙏❤️
@meymunaali78502 жыл бұрын
Ma sha Allah. Nasro may Allah bless you. If I may ask,you didn't wash the rice I think so.is it good?
@fowziahassan51702 жыл бұрын
I wonder
@daganqurux48622 жыл бұрын
Allaha ku cfyo qaali hooyo mcn allaha ku desto igusalan abayo hooyo faduma 🥰
@sahramohammed58922 жыл бұрын
Masha allah alaha hakugu cafiyo quranka abayo
@ayanali79112 жыл бұрын
Mansha Allah quruxay allaha ku daayo hooyo mcn cafimadna haku daro Quran ka inshaa Allah.
@barisresmii10212 жыл бұрын
M.a abayo nasra Thanks we love you ❤❤❤
@ayaanismacil81822 жыл бұрын
Caafimad taam ah alle haku siiyo isha ibni adamka iyo ta xaasidka ta shaydankaba alle haka qabto wl amin🤲
@fatumamohamed70302 жыл бұрын
Masha Allah hooyaday macaan oo nabad qabto Allah ha ii lakulansiiyo waxan so xasuutay markaan Africa joogay Allah ha no daayo hooyoyinkeena intii dhimatay Allah ha uu naxariisto l love you hooyo macaan ❤️❤️❤️❤️💖💖💖💖💖💖
Masha Allah alle haku aqbalo quranka xbbtii alle haku cafiyo mcnto keep going
@farhiyoomar79702 жыл бұрын
Quraanka alah hakuu aqbalo aamin yaa rabi
@samuunamohamed52042 жыл бұрын
Masha Allah Caafimad Allah Kugu Daro Nasra Qalbi Dahab😘❤
@shamsoluul-umumuna2 жыл бұрын
Maasha allah nii xafido adiga hooyo allaha ku caafiyo abayo
@aazadamshiek2 жыл бұрын
Faaduma yareey waan salamay maashalah waa hore ayaa iigu danbeesay iyo haber yarteey Ruqiyo yaasiin
@ladaneeyfarah43172 жыл бұрын
Allah idin xifdiyo adi iyo mommy❤
@axmedxuseen91072 жыл бұрын
Allaha ku caafiyo wll insha allah Aaamiin 😍
@hassansaacid84122 жыл бұрын
Alaa 🖤😍🥺walashey nasro cidadha jogi lahaa🤍cunto macan kalay iskaarag mashaalah
@fatimaabdi27022 жыл бұрын
Nasra abyo Allha ku shaafio Qur'aanka waa dawada ugu fiicane leysku dabiibo Caafimad allha kuugu daro mcney
@ruweydaismail81302 жыл бұрын
Waagii horo waxaay Sabta ku raadin jiraan wariiriyaa la soo qabanaya dhulkaa la dhigaa dhinaca uu aadow sabta jirtaa 👍🇸🇴♥️🌹
@omarnasser57302 жыл бұрын
Walaashay qaali wa iga talo, xijaabka ha iloobin Waliga waayo isha insaanku waa khatar, cafimaad ayaan ku rejeynaya walaal
@Handsomely-b2i2 жыл бұрын
٠٠ بسم الله يبريك، من كل داءٍ يشفيك، من شرّ حاسد إذا حسد ، ومن شرٍّ كلّ ذي عين . ٠٠ بسم الله أرقيك والله يشفيك من كلّ داءٍ يؤذيك ، ومن كل نفس أو عين حاسد الله بسم الله أرقيك. .. اللهم رب الناس اذهب البأس واشف انت الشافي، لا شفاء الا شفائك شفاء لا يغادر سقما. Intaad madax isqabato ducooyinkaa isku akhri wllo iyo saddex qulacuudu . İnshallah wd caafimaadi.
@davidsoninteresting62412 жыл бұрын
ilaahay caafimaad taama ha ku siiyo nasra qali xbbti
@Anisaahmed8442 жыл бұрын
Msha alh mcnto alaha kugu caafiyo quranka❤
@miskiahmed35442 жыл бұрын
Abaayo allaha Ku cfyo cfmd dhuuxa & Maskaxda gala allaha kaaga dhigo Qur'an ka allahumma aamin
Fanki o qof ah bariskena dhiqo ma ah. Sidaa guryaha somalida waxa laka kariyo kulah wale ina fanki sacad wadadidi dumashi horay u soco wan kuwata var ka soqabtane iskurali ahow kkkk