Bariska hadi aad sidan u kariso wa kahelesa KA FAIDESO

  Рет қаралды 1,719,932

shukri masala

shukri masala

Күн бұрын

Пікірлер: 1 400
@binumohamed4236
@binumohamed4236 5 жыл бұрын
shukran walaal dhabtii 7 sano ayaa qurbo joogaaa bariiska aad maanta karisey shaley ayaa karsadey inbadan karinta cuntooyinka waa bartey waalidkeega iyo xaaskeega caawinaad badan waa siin doonaa insha allaah...
@abdikadirmoalin6265
@abdikadirmoalin6265 6 жыл бұрын
Cuntada aad karisay anigoon dhandhamin ayaan macaankeeda Dareemayaa misana isoo carfaysaa Wll Allah haku xiftiyo Ee horey u soco
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 жыл бұрын
Reer iskaabulo waaa dhiban yahiin 🤣🤣
@sethilowahmed5242
@sethilowahmed5242 4 жыл бұрын
Asc to be the same time as a whole new meaning
@bahintaqayiirka9299
@bahintaqayiirka9299 4 жыл бұрын
Hhhhhh
@caliyusuf1713
@caliyusuf1713 6 жыл бұрын
waxan ahy ardy kaligis nool oo wixisa karsada wlh mrka wadanka kaso tagayay hal xabo ma aqoon balse kadib mrkn chanelkan barty wlh wx wlba aniga ayaa karsada heer wxn garay dhalinyarada magalada jogta aay iso rashin dontan mahadas alle kasoke wxn uga mhd celinaa wlshyda qaaliga ah shugri masala Allaha ku barakeyo wlshy
@sacdiyamaxamed849
@sacdiyamaxamed849 3 жыл бұрын
M.a wllo ane iikari😂🙏
@iammohadeeq
@iammohadeeq 6 жыл бұрын
Waligey anigoon wax karin ayaan iskudayay inaan karsado bariis sidatan camal ah waana ku guuleystay. Mahadsanid Shukri.
@hudahodan226
@hudahodan226 6 жыл бұрын
Masha Allah niin fican 👍👌😂😂
@abdirahmanjamaa2962
@abdirahmanjamaa2962 6 жыл бұрын
Waa la isku arkay mahaaan
@xyxy9339
@xyxy9339 6 жыл бұрын
Huno wxaas akhtarka ahi waa mxay
@frhhas5810
@frhhas5810 6 жыл бұрын
@@xyxy9339 wa digirta cagarka ah
@farhiyamohamad1533
@farhiyamohamad1533 6 жыл бұрын
Maryan ron
@xurmochannel9243
@xurmochannel9243 6 жыл бұрын
Masha allaah abyo cfmad ku cun ina manta comment so qoro waxa igu qasbay waa wiilkeyga hadusan ku dawan cunto ma cunayo ilaah ha ku xafido adi iyo awladaada
@xaliimacabdi2779
@xaliimacabdi2779 4 жыл бұрын
🤑💏💐
@xaliimacabdi2779
@xaliimacabdi2779 4 жыл бұрын
🍇🍈🍉🍐🍒🍓🥕🌽🌰🥒🥒🌶🥒🥜🌰🍞🍱🥫🍱🍿🌯🌯🍔🍟🍕🌭🥪🥪🍲🍙🍲🍲🍲🍲🍙🍲
@xaliimacabdi2779
@xaliimacabdi2779 4 жыл бұрын
🥚🍟🥨🍗🥣🌮🥣🥗🥗🥗🌯🌯🥚
@annaahmed2564
@annaahmed2564 3 жыл бұрын
Cuntadaada Inaba cadi ma aha aad baa aga hela xabiibtii masha Allah xabiibtii. Thanks for sharing qaaliyeey.
@hanimohamed2198
@hanimohamed2198 5 жыл бұрын
Kkk abyo walc ahay waa ka helay wa garsan lahay lkn nasiib xumo waa nacay bariskii dhan wu I so uraa wa garsan donaa insh allh🤰🤱🥰🥰
@AhmadAhmad-tf4gq
@AhmadAhmad-tf4gq 4 жыл бұрын
💕💕💕🥰🥰😍😍
@abdihonest2931
@abdihonest2931 3 жыл бұрын
Abayo ma dhashay 🥺❤
@Munaaaaaa12
@Munaaaaaa12 3 жыл бұрын
@@abdihonest2931 waan u malen
@hanimohamed2198
@hanimohamed2198 Жыл бұрын
@@abdihonest2931 Haa abay 3 jir waye
@annaahmed2564
@annaahmed2564 3 жыл бұрын
Masha Allah xabiibtii jzklq Inaba cadi ma aha alaabtan thanks for sharing qaaliyeey.
@abdallaabdinour935
@abdallaabdinour935 4 жыл бұрын
Waxan bariis lama dhihi kare magac kale halo bixiyo😂another level waye way nagu dul karisay wayna nagu dul qadaysay kkkk
@zakiali9305
@zakiali9305 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk somaha
@maxamud469
@maxamud469 5 жыл бұрын
Mashalah doob baan ahay oo arday ah waxaan jooga maleysiya kaligeyga ba qol dagan waan karsadaa cuntada hadaan binaanka aadl waa qaali cuntada karisteeda waqti bey igu qaadan jirtay lkn alaabtaan isku karis ah oo markaqn daawaday wey iqancisay waana bilaabay anigoo waqti iga qaadanin mhdsnd shukri🤚
@fatimaalikhayre1571
@fatimaalikhayre1571 6 жыл бұрын
Shukriyey abayo goorme so galine nafaqdi bataati macan laga samenaye
@mushtaqchannel7646
@mushtaqchannel7646 4 жыл бұрын
Abaayo sheygaa so galisid Isla malintaa Kariyaa wana ku guleystaa m.a thanks xbbti
@amirascuisine
@amirascuisine 6 жыл бұрын
thanks alot abyo shukri👌👌
@somfitt4890
@somfitt4890 6 жыл бұрын
abayayalow inta dhashay masha allah inta hada sidana allah u fududeeyo walaca waa xanuun wlh intan xasuusto cudur ka daran maleh lkn wa nimco alle aniga hal isbuuc ba idhiman iso duceya insha allah si nabad ah inan u dhalo 39 isbuc ban ahay 😐😐 cabsina wa iheysaa awlaad baari eh insha allah😚
@amirascuisine
@amirascuisine 6 жыл бұрын
Ina Osman ilahey hakuu fududeeyo abyo.
@fadumo2199
@fadumo2199 6 жыл бұрын
aamira's cooking ggggggg I aya beterigii dabka
@yussufmusa9777
@yussufmusa9777 6 жыл бұрын
aamira's cooking x
@suhuurmuuse6693
@suhuurmuuse6693 6 жыл бұрын
@@somfitt4890 abyaa allaha kuu fududeyo duceyso saladaha badso allaha bari salatu leylka ukac sadaqada kudadal insha alaaah
@nimcomoha1233
@nimcomoha1233 4 жыл бұрын
m.allh abaya qali walhi kal iyo lab ayaa u jclhy waxaa so dhigto alle haku barakeyo insha allh 💯💯💯💯✅👌
@ZahraAli-zt3nj
@ZahraAli-zt3nj 6 жыл бұрын
Abayo shukri masha allah aad iyo aad ayat u mahadsantahay untadada quruhdise iyo maan kise ayan kahelay waadmahadsantahay
@YoMleek
@YoMleek 6 жыл бұрын
Shukriyey hal maliin lee maiwacdid cuntada wlhi inaba cadi ma ahan hugurii juq juq aya igu ride walahi 😘😍😍😄ano cuntada cunin maba ii ahan
@ENGYONISHUSSAIN
@ENGYONISHUSSAIN 4 жыл бұрын
Macha'allah outstanding really, amazing, ax ax ax what a tasteful food hmmm
@ibrahimkeydsane
@ibrahimkeydsane 6 жыл бұрын
Masha Allah shukri Ilaah haku barakeyo dad badan an Aniga kamid ahay ayad u faa’ideysay.
@khadijaosman6001
@khadijaosman6001 6 жыл бұрын
ماشاءالله يسلمو ايديك صحتين ع قلبك حبيبتي
@ismahanhaji7700
@ismahanhaji7700 6 жыл бұрын
Dhareerka iga dhamaadey. Saqdhex waaye wax ma kakarinkari. Masha Allah Jazakallaahu kheyr
@ssh1898
@ssh1898 6 жыл бұрын
Abayo Shugri sharafey tnx but ani wa mogo wahsato ahay illahey amarkis dorada iyo kalunkana waba iiuura from garisa cadey
@fathigadlehfg4055
@fathigadlehfg4055 4 жыл бұрын
Manshallah waa cunto dhadhan iyo protein leh, dumarow ka faaidaysta o noo sameeya cuntoyinka noocas o kle ah. Kheyr Alle ha idinsiyee. Shukri masalo wd mahadsanthy wllo.
@badraxirsi2345
@badraxirsi2345 4 жыл бұрын
Hhh no sameeya kulahaa dee barta idinkuba
@hoodoalialiadam9535
@hoodoalialiadam9535 5 жыл бұрын
Manshallah manshallah wllo I like you 🥰😍🥰🥰🥰😂😂😂😂 keep going wllo manshallah
@ajomar5049
@ajomar5049 4 жыл бұрын
Walashe shukri wa ku salame bariiskan Caraftiisa nama so gaarin isku day ina caraf tiisa na so gaar siisid inbaay gacalo From Germany
@caamirxasan8303
@caamirxasan8303 5 жыл бұрын
Gacantaada ilaahy hkuu barakeeyo maamo shukri❤
@simanincabdisimaanincabdi8000
@simanincabdisimaanincabdi8000 5 жыл бұрын
wwwww gabdha cuntada karineso adban ugu helay talow saan caml gormen barta mashaalh wlhi waka helay ukhti qali waxan ba kabarty mash mash sames Thanks my sister
@hibohappy8320
@hibohappy8320 6 жыл бұрын
Masha allah shugri alaha ku barakeeyo
@bushrakhankhan9796
@bushrakhankhan9796 3 жыл бұрын
Mcntoo shukriyey qofkiii ugu horeyay oo cunto karis kabartay tahay abalkada Allah ayaa gudi karo
@Hijabilover102
@Hijabilover102 6 жыл бұрын
Masha Allah jazakallahu kheyr abayo mahadsanid
@ayanabuukar857
@ayanabuukar857 5 жыл бұрын
Masha Alalh abyo waxbadan ayaa kaafa iday whli👍👍👍👍👍👍
@abdisamadofficial3663
@abdisamadofficial3663 5 жыл бұрын
Markii 3 ayaan kuguuleestay wlh 7 hwrs kadib Insha Allah Hadaa naag guursado way nasan doontaa wlh thanks walaal jasakalah lakin waa iloobaa dhibkajiro marwalba kkkkk
@rahimaadwe1681
@rahimaadwe1681 3 жыл бұрын
Hhhhhhh waa iloobaa kulahaa ha iloobine ku celceli ileen gabadh baa kugu tashaneyseee
@abdisamadofficial3663
@abdisamadofficial3663 3 жыл бұрын
@@rahimaadwe1681 hada ok ahay i am qataroos
@maymuun7956
@maymuun7956 8 ай бұрын
​@@abdisamadofficial3663 ma guursatay marka 😂😂
@zakariyeabdikarin7008
@zakariyeabdikarin7008 4 жыл бұрын
Shukri hore u soco wll waan isku dayey waanan ku guulaysatay...
@xurriyo16
@xurriyo16 6 жыл бұрын
Odaygeygan u karsanaa mashallah weeye thnx quruxeey🤩🤩
@ismailibrahim9676
@ismailibrahim9676 6 жыл бұрын
Thank yiu shukri wan kahelay wlhi hooyadeyda markaa u kariye wee ka heshay adaana mahadaas leh
@nuuraabdi1696
@nuuraabdi1696 6 жыл бұрын
Mansha allah ilahay ha noo kaa dayo abayo macanto ❤❤❤❤❤❤
@فطومصادق-د8س
@فطومصادق-د8س 4 жыл бұрын
Baahiyabo iqabatay abaayo ilaahay hakudaaweeyo wad nagaso dhistaye
@abdihassan3335
@abdihassan3335 4 жыл бұрын
Naag waxkaris taqaano Alle ha igu soo aadiyo.
@cjsadam9705
@cjsadam9705 5 жыл бұрын
Hhhh Ana isku xaaji eh kulaha walashey nafta been ha u shegin cunadadana waa ka helay masha Allah
@faaisoabdi1666
@faaisoabdi1666 6 жыл бұрын
Masha Allah waa doqeyga qadada manta
@maryanmuqtaar582
@maryanmuqtaar582 2 жыл бұрын
Masha Allah shukran abaayo ♥️♥️🥀🥀👌🏽👌🏽
@143ladan
@143ladan 6 жыл бұрын
🤣🤣 anaaisku xaaji eh shukri caddey noolow xayi wax nool aakunooleyo 👌👏👏👍
@abdurahmanbacalul814
@abdurahmanbacalul814 4 жыл бұрын
Man sha Allah wll mcn illahay gacannta haku barakeyo
@farhiaaddedadeed1836
@farhiaaddedadeed1836 4 жыл бұрын
Yum delicious this food looks good why one thousand two hundred of dislikes subhanallah ya Allah cadow naga qabo
@maxammudjuqle4477
@maxammudjuqle4477 4 жыл бұрын
Shukri abaayo aad ayaad u mahadsantahay macageyga waa xuseen sheekh rufaaci, maanta waxaad u karisay batiska sida aan aniga u karsado. Mashaa Allah. Allaha ku xafido.
@nourajama686
@nourajama686 5 жыл бұрын
Maaaaansha Allah maaaaaaaaansha Allah gacantu kuma godo wllo shukri møhamed
@abdulmajidhussein8869
@abdulmajidhussein8869 4 жыл бұрын
Farsama igadeh walal qali aah wa inan isku daya gacantedha shukri mahsanid
@xluulacabdulaahi158
@xluulacabdulaahi158 6 жыл бұрын
Mashallah abayo shukrn
@mohamedabdulkadirhassan2275
@mohamedabdulkadirhassan2275 4 жыл бұрын
Casharka an ka bartay marki ogu horesay oo an isku dayey wan ku gulestay cida zaid ayey i amanen mar labaad aya lega codsaday inan u kariyo wana adga dartada mahadsanid macalindena halkaga kasi wac dadaalkaga in wax labarto ceeb ma ahan lkn wxa ceb ah inadan waxba aqoonin
@walaxwalaxbeauty7533
@walaxwalaxbeauty7533 5 жыл бұрын
aniga hadaa lay guursaday shukri masala cunto markaa karinaayo telkaa is ag dhigaa ninkeyga igu qabtay malin dhaweed ceeebtii aduunka😂😂😂
@saabriinfaarax3309
@saabriinfaarax3309 3 жыл бұрын
Hhhhhh
@laylocaliqueen4421
@laylocaliqueen4421 3 жыл бұрын
😅😅😅😅😅😅
@zafiahusseinbrre4347
@zafiahusseinbrre4347 3 жыл бұрын
😂😂 sorry
@sucaadmaxamed2465
@sucaadmaxamed2465 2 жыл бұрын
Hhhhh waigaqoslise byo
@sacdiyocolow3007
@sacdiyocolow3007 Ай бұрын
Shykri cynto macaan masgaalaah❤❤❤❤❤❤
@منالمقديشواللهمصلىوسلمعلىنبينا
@منالمقديشواللهمصلىوسلمعلىنبينا 6 жыл бұрын
جزاك الله خيرا 😍😍👍❤❤
@kadraali9180
@kadraali9180 4 жыл бұрын
shukru masala tageera buuxda ku ahay qof cuna karinta khibrad u leh ayaa tahay . number 1 somali chief lady ❣❣❣😘😘😘😍😍😍😍
@aniilahassa2538
@aniilahassa2538 6 жыл бұрын
Masha allah xabibati so qurux cfmd kucuna 😘😘😘
@JuniorKnowledge
@JuniorKnowledge 5 жыл бұрын
Walaashey waad ku mahadsan tahay chanelkaaga, waa iskaabulo si toos ah ugala socoda magaalada Baydhabo.waxaan kaa codsanaa inaad noo sheegta garaamka aad isticmaasho si aan u ogaano.waadna ku mahad san tahay in Badan
@edrissgouled7693
@edrissgouled7693 6 жыл бұрын
Well done mashallah Tks for the cooking lesson Walalo. Really like it Very interressting. Congrats
@fatimayasiin3298
@fatimayasiin3298 4 жыл бұрын
Wll wlhy markan karsaday aad aya ubartay mcnto jir oojoog shugri
@kawsarlady4747
@kawsarlady4747 4 жыл бұрын
Mashlh wlshy allah hku xfido waaan kaaa faaiday
@fatimamumin5473
@fatimamumin5473 6 жыл бұрын
Wooow caadi ma'aha maasha allaah
@Fitaaxyare1Fitaaxyar
@Fitaaxyare1Fitaaxyar 4 жыл бұрын
shukri, wlhi iskaabulo Ilahey kasokoow adaa noo hiiliyey, wax karis dhanba adaan kaa bartey, thanks walashey qaali
@filsanmohamed2257
@filsanmohamed2257 6 жыл бұрын
وااوتسلم ايدك يا قمر 😍😍
@ZahraAli-zt3nj
@ZahraAli-zt3nj 6 жыл бұрын
Do you know somali language yos or now?
@ugaasqarniquuqle6772
@ugaasqarniquuqle6772 6 жыл бұрын
filsan mohamed 6
@Happy-go-l
@Happy-go-l 6 жыл бұрын
filsan mohamed walaasheey waa ku salaamaay
@Ahlam-rw4hh
@Ahlam-rw4hh 4 жыл бұрын
@@ZahraAli-zt3nj yos or now aaaaa .🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@eeshcalaaeeshcalaa7409
@eeshcalaaeeshcalaa7409 4 жыл бұрын
Mansh allah wlshey gacntada allaha ku barkeyo
@munalizamunaliza1735
@munalizamunaliza1735 6 жыл бұрын
Masha Allah aadbu u macn badan yahay Shugri yar abaayo baasto iyo bariis calool ayay leyihiin afarahaas saliida wax lagu karinayo cuntiyinka la isku caaten karo oona cafimad leh noo so gali abaayo aniga diet ku jiraa iyo inta ila midka
@jabirabdirahman5556
@jabirabdirahman5556 6 жыл бұрын
Munaliza munaliza
@mariamarts9897
@mariamarts9897 6 жыл бұрын
Jabir Abdirahman sax cuntoyinkas ayan rabna
@faraxkosar6717
@faraxkosar6717 6 жыл бұрын
Asc wll shukran Lkn xaga iscaataynta naga soo dhis hee
@samawadehaldoor3557
@samawadehaldoor3557 6 жыл бұрын
Hhhh shumee dha dhamisay
@mahamedmahamudiidow4282
@mahamedmahamudiidow4282 6 жыл бұрын
Munaliza munaliza hada cato rabto ila soxariir plz
@omarvlogsuk7496
@omarvlogsuk7496 4 жыл бұрын
Iskaabulo waaka duceesati Shukri 😋😋😋
@drsaragsan253
@drsaragsan253 5 жыл бұрын
Anaa isku xaaji eh ku teh masalaa edo mcn ku jclhy
@xamdidaud8793
@xamdidaud8793 4 жыл бұрын
Masha allah habo alle gacan taada haku barakeeyo
@kuncilalinur7026
@kuncilalinur7026 5 жыл бұрын
you are my kind of woman but I'm not that lucky I always daily for a woman's
@maahi_bajamaal6577
@maahi_bajamaal6577 4 жыл бұрын
Masha allaah abaayo mcn Iskabulo Yaa ka dhisaayo
@hodanmohamed4901
@hodanmohamed4901 6 жыл бұрын
Mashallah mashallah yummy
@bashirabdihassan1975
@bashirabdihassan1975 6 жыл бұрын
Masha Allah wanaka helaa cunto karinta iiisooo badi all cumtado dhan qab cusub marka laga reebo soorta wayo macuno mana jecli
@bashirabdihassan1975
@bashirabdihassan1975 6 жыл бұрын
Digirta waa digirte heee
@princesscadey4240
@princesscadey4240 6 жыл бұрын
Masha Allah
@abdirisaqdahir6221
@abdirisaqdahir6221 4 жыл бұрын
Maa dhahday dhamaadka viedowga annaa isku xaaji ah nafteydana annaa u xaaji ah hhhhhhhhh Kash iyo laab anni waan ka fa ideeystay abayo thanks
@abdisalamyusuf7389
@abdisalamyusuf7389 6 жыл бұрын
Wad mahadsantahay lkn ma is weydiisay daddka in eey wada heestan noloshan oo kale plz umada wax u sheeg lkn sidan wax ka badal plz
@عبودعبود-ط8ق5خ
@عبودعبود-ط8ق5خ 6 жыл бұрын
Intaan heysan alle hasiiyo inti heysatana alle ha u siyaadiyo
@maryansharif7675
@maryansharif7675 6 жыл бұрын
Asc
@maryansharif7675
@maryansharif7675 6 жыл бұрын
Masha alah I lahey hakuxafido
@hudahodan226
@hudahodan226 6 жыл бұрын
Wll intan haysan ani iyo adii aya kamida malaha lkn dee gabadha saso dhaan hawguu qayniil bisinkaa ishaa kadawo masha Allah nee dheeh .intiii haysato ilahay aya siiyay ee ilaahoow usiyadii kuwaa an haysana ilahay aya uhaye ilahow siiii . Hadalkaa kisa wanagsan qado kiisa xuna wanag ubadalo adigu ✌😊
@aimaraagane9135
@aimaraagane9135 4 жыл бұрын
Msha allah mahadsanid cashar ban ka bartay
@Qorshelyrics
@Qorshelyrics 6 жыл бұрын
Haddii xaaskaygu I aragto anigoo muu qaalkan daawanaya way igu hinaasaysaa😀😀😀
@ensafadam8871
@ensafadam8871 6 жыл бұрын
Sabab?
@Qorshelyrics
@Qorshelyrics 6 жыл бұрын
@@ensafadam8871 emailkan igusoo weydii: zaki13430@gmail.com
@fowziyaisman8693
@fowziyaisman8693 6 жыл бұрын
Hadaawan hadee
@Qorshelyrics
@Qorshelyrics 6 жыл бұрын
hhhhhh haye huno
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 6 жыл бұрын
Abdi Mohamed kkkkk cadi waye xuman maka ahan ogaw walashaa waye wakujeceshahay bislee
@nafisaosman4214
@nafisaosman4214 4 жыл бұрын
Mashaa all aah shuri waan kusalaamay wanna ku waayay
@abdulahihamuume1513
@abdulahihamuume1513 6 жыл бұрын
Aniga bariskaan baan karsadey wax walbo waan kensadey ilahay mahadi waan ku gulestay inaan kariyo bariskan oo kale waana mcn miran xoog iyo awood baan ka qadey
@Yasirali-kp9ql
@Yasirali-kp9ql 6 жыл бұрын
Yaasir
@nasraabdisamed3018
@nasraabdisamed3018 6 жыл бұрын
Shugran
@nasraabdisamed3018
@nasraabdisamed3018 6 жыл бұрын
Ishalla
@abdulahihamuume1513
@abdulahihamuume1513 5 жыл бұрын
1 year ago Shugri Masala waan uso xisay
@cgnmcnmmgasjkzzmnk1165
@cgnmcnmmgasjkzzmnk1165 4 жыл бұрын
Shukriye kalamudo naga dhis ok
@amalabdirahman6478
@amalabdirahman6478 6 жыл бұрын
Manshallh amazing non stop
@faadumoisaaqahmed9906
@faadumoisaaqahmed9906 5 жыл бұрын
Manshall abaayo maxad said
@wiilmaafiyodjwiilmaafiyodj5194
@wiilmaafiyodjwiilmaafiyodj5194 4 жыл бұрын
@@faadumoisaaqahmed9906 maashalH Abyo
@raqad4642
@raqad4642 6 жыл бұрын
Shukri cadeey caadi ma tihid Masha allah Ana isku xaaji eh dheh kkkkkkkkkkkkk t run xaajiga gabar qurux badan bu raba hadadan is dhisin wax ku eegaya maleh malaayga wadankeena wu bur buraya hadii taawaha lasaaro abaayo
@aminafarah8457
@aminafarah8457 6 жыл бұрын
Masha Allah sis yummy 👍🏼👍🏼👍🏼
@halamoha1894
@halamoha1894 4 жыл бұрын
Hapo mcn wan ka helay Shukran
@soomaalimaxamed7524
@soomaalimaxamed7524 6 жыл бұрын
Bariiskaas yaa kuu cunaayo oo ka buuxisay qadaarta wll dad badan ma cunaan qadaarta
@aishaabdishushu7914
@aishaabdishushu7914 6 жыл бұрын
fariixa Maxamed maserka daa walacunaye Masha Allah dheh gawada oo kabaro
@soomaalimaxamed7524
@soomaalimaxamed7524 6 жыл бұрын
Hodan Abdiraxman Shinle maxaa maseer ah waxaas waligeey ma cunini inaa ka ficanahay baa aamin sanahay waxaan aqaan lee sheegtaa lkn ihtimaam ma siiyo cunto karin
@soomaalimaxamed7524
@soomaalimaxamed7524 6 жыл бұрын
Caafimaadka umu fiicana waxaan lagu dardaraayo iyo saliida wax lagu shiilaayo
@umhanaan6374
@umhanaan6374 6 жыл бұрын
fariixa Maxamed walaalay adiga hadaad xanun santahay alle haku caafiyo waxwalba ayaan cunaa wax caafimad daro ahna ma qabno alx qudaar haday cudur tahay maxaa caafimad ah noo sheegba Adiga hadaadan maseer saneyn maxaa u dhaliileysaa oo hadalka xun udhahaysaa gabadha
@soomaalimaxamed7524
@soomaalimaxamed7524 6 жыл бұрын
um hanaan alxa caafimaad taam ah alaha isiiyey qashna ma cuno gas ma qabo naag waligeey kama maseerin anaa laiga maseeraa saaxiib quran iyo qashin wax lagu daro ma cuno ee is daji
@Saynababoqran
@Saynababoqran 2 жыл бұрын
Jazaakallahu khayr walshay waxaan kaa bartay sida cuno fiican loo kariyo❤👍
@safiyamahamud9893
@safiyamahamud9893 6 жыл бұрын
Shukran abyo mcn allha Ku xafido
@annmariebrown3871
@annmariebrown3871 6 жыл бұрын
Hrjqvdlabq r g& 3yzl
@ubaxyusuf738
@ubaxyusuf738 6 жыл бұрын
Www alh hakubarakeeyo
@raarreeea9991
@raarreeea9991 5 жыл бұрын
Wwwwwww masha allh
@amunaxasan521
@amunaxasan521 5 жыл бұрын
Wll cafimad ku cuna inti cuneso masha allha
@akramawche205
@akramawche205 3 жыл бұрын
Yaa 2021 ila daawanaya plz like❤🙏
@solyanm5457
@solyanm5457 3 жыл бұрын
Shut up
@SuperExcuse
@SuperExcuse 3 жыл бұрын
Mashallah Ayeeyo shukri
@143-k1d
@143-k1d 6 жыл бұрын
Bariis Kaan Kii Single Ka Ma'aha Qofkii Cuno Naag Oo U Baahan Yahay , Iskaabulo Intaa Wax Ka Heley Siin Bariis Kaan Ha Cunina Tuunta Waa Viagro lol Inta Igu Raacsn Like Ku Qabta
@buulounitedbossxh3252
@buulounitedbossxh3252 6 жыл бұрын
Haji Haji kkkkkkk
@salahwadani6707
@salahwadani6707 6 жыл бұрын
Haji Haji 😂😂😂
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 6 жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀😅😅😅😅😅😅😅
@ikrammohamoud3049
@ikrammohamoud3049 6 жыл бұрын
@@salahwadani6707 `äamä Dqq bj&ö]000
@abduillahiabdiaziz5767
@abduillahiabdiaziz5767 6 жыл бұрын
Mala hubaa garlic/tuunta inay tahay Viagra hhh
@maryanali8409
@maryanali8409 5 жыл бұрын
Shukran jazakalah qyr
@Malikahmed961
@Malikahmed961 4 жыл бұрын
1.1m viewers omG😱
@abdirizakumar9920
@abdirizakumar9920 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😏😏😏
@umsead8250
@umsead8250 4 жыл бұрын
Masha Allah kadharag ilahy hakudaweyokkkkkkkk
@ikramabdirizak6773
@ikramabdirizak6773 5 жыл бұрын
Halhan dhn dhadhamis le mii😓😓😓😭
@fahmagees5317
@fahmagees5317 4 жыл бұрын
Masha allah cafimad kucun mama shukri
@hareiandaud546
@hareiandaud546 3 жыл бұрын
Master Chef top 👌🙌👏😎
@abdiqanicaligalol6192
@abdiqanicaligalol6192 5 жыл бұрын
Shukriyeey aad baan ku duiceeenay hadii an nahay ardayda qurbo joogta ah thanks Byo
@ahmeddheere8850
@ahmeddheere8850 6 жыл бұрын
masha allah lkn xaajiyada halaga dhiso waad ka iloowday
@samiaibra7968
@samiaibra7968 6 жыл бұрын
Mashallah allow kudaa shukriyey,,,,,nag iyo nus...gacantadi allaha barakeyo shukri cadey
@kiinjamac6441
@kiinjamac6441 6 жыл бұрын
Maasha Allah
@ahmednuur7222
@ahmednuur7222 5 жыл бұрын
Mahadsanid macalimadayda ayadthy wxbadan ayan ka faaiiday runti
@liona5902
@liona5902 6 жыл бұрын
Masha Allah abayo lkn hanaga dhameynin hee😂😂😂😂😂😂😂
@farhiyomohamed6791
@farhiyomohamed6791 5 жыл бұрын
Smart Santa
@farhiyomohamed6791
@farhiyomohamed6791 5 жыл бұрын
😂🤩
@zaimaabdullahi6050
@zaimaabdullahi6050 5 жыл бұрын
Habo dhigsiga iyo cuntada shiilitaankeda naga jar codka lee dulsaar codkaada waa dhageesan leheen dhawaaqa oo cuntada iyo saliida neh weena dhibe plz adoo mahadsan nagar jar codkaas hooyo shukriyee🙏
Qadadi manta Daawo waa  ka helesa kafaideso
16:36
shukri masala
Рет қаралды 215 М.
KIIS LALA OOYAY WUU I KUFSADAY AYEE DHAHADAY WEY XIRTAY NINKEEDA WUNA WAASHAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
30:13
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 2,7 М.
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
SABAAYAD SOMALI MACAAN BADAN OO FUDUD     HADA QAS HADA DUB 👌👌
6:32
Luul Cooking channel
Рет қаралды 94 М.
canjero iyo suqaar🌙 iyo kosto malinti🥬 shanaad ka faideso 🌙
20:34
Hilib forno la aan la dubay wa hilibki xajiga halaga so turo
18:38
shukri masala
Рет қаралды 312 М.
haidhibin pizza 🍕 kusameso si dhib yar thanks 🌹
15:52
shukri masala
Рет қаралды 80 М.
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН