Walee sheikh mohamed daud waa sheikh isku kalsoon, inaan la sheekaysto insha allah waan jeclahay
@AhmedAhmed-lv3xc3 жыл бұрын
fikirka goitaanka somaliland aad ban uga soo horjeeda, lkn shiikhu run bu kahadlya, waayo arag, kudarsady cilmi diinya iyo mid maadiya, Masha Allah. Soomaali ba ubahn sh. maxamed daauud
@axmedsahal72683 жыл бұрын
Aad baan uga helay shiikha xogaha ka burqanaaya. Lkn arigtada gooni isutaaga kama soo horjeedo oo walaeheen meel ay kusoo noqdan mbaan jirin. Ma baydhabo iyo xamar dadka ku nool baa lala jaanqadi karaa. Anigu waxaan qabaa inta la isasoo gaarayo hala kala joogo. From bosaso.puntland.