Barnaamij gaar ah Xuseen Siyaad (Xuseen Xareed) taariikh Nololeedkiisa, Shqadiisa & Heeso Cusub

  Рет қаралды 23,324

SMS Somali TV

SMS Somali TV

Күн бұрын

Barnaamij gaar ah Xuseen Siyaad Cali Xareed oo ku guleystay kaalinta kowaad tartankii Hibadda Qofa ee SMS tv ayaa ka waramay taariikh Nololeedkiisa iyo shaqada uu qabto.

Пікірлер: 70
@sofiaosman6730
@sofiaosman6730 2 жыл бұрын
Waaw waaw Beerahii Afgooye,,, 🥭🍉🍌🍇🍓 masha Allah Xuseen Siyaad Ali waa wiil aan aad iyo aad u taageero waxn ku leeyahay Hambalyo
@cabdiqanicarfaaye7796
@cabdiqanicarfaaye7796 2 жыл бұрын
Fanankaan waan u bahna hadad qoralkeyga aragtay wll been ha modin waan u bahanahay igu cawiya halkaan kala xiriiri lahaa🙏🙏🙏🙏
@farduusali2951
@farduusali2951 2 жыл бұрын
Waa Fanaan Buuxa Waa Top 100%100
@canabbintuibra6606
@canabbintuibra6606 2 жыл бұрын
Www afgooye cadey degmadeyda aan ku nolahay kuna dhashay🥰👏
@naimabarre7088
@naimabarre7088 2 жыл бұрын
Maasha Allah my Handsome habo alahaku xafido CODKAAGA WAA FANANBUUXA NO 1 🥰🥰
@ubaxosman8593
@ubaxosman8593 2 жыл бұрын
Madhicikartee alah sidaan ugu farxay waa wiilka kaliya aan jeclaa inuu soo baxo Hambalyo xuseen siyaad 💯💯💯👌👍
@naimahuseinmohamed7465
@naimahuseinmohamed7465 2 жыл бұрын
ani mise adi heesaha uuqaday kuli wajecla
@amranabdullahi8643
@amranabdullahi8643 2 жыл бұрын
Kula midaa ahay haduu hari lahaa xitaa wlhi anigaa rabay inaan soo saaro bacdamaa aan aqaano dad fanka laga ixtiraamo
@hassanjama412
@hassanjama412 2 жыл бұрын
Magaca sax xuseen xareed maaha ee waa Xuseen siyaad waayi markaa magac sax wllky Wawo warbaahun wryn ba tihiiin ee iska hubiya sax ahaandhaha maraca waad mahadsantihin
@wlldeeq5599
@wlldeeq5599 2 жыл бұрын
Naanaystiisa xareed ah ee magacu waa sax adigaa si kale wax u fahmay
@lakiomar4246
@lakiomar4246 2 жыл бұрын
Maasha ala wl anu waxaan kukula talin lahaa heeskii Baastoow oon la dhacay iyadoo music casriya leh soo qaad mustaqbal faneed OO quruxbadan baad leedahay aragtideyda
@Aweysmohamed2121
@Aweysmohamed2121 2 жыл бұрын
Fanka sidaan quruxda badan loo so galaa mahee dig leskama so dhaho huseen siyaad guul ku sii rajeyhaa ebow cade
@khadraciise2044
@khadraciise2044 Жыл бұрын
Aad iyo aad
@abdulkadirmohamoud4281
@abdulkadirmohamoud4281 2 жыл бұрын
Axsan alfanaan Waa utaakanahay
@mahdimo6276
@mahdimo6276 2 жыл бұрын
Wiilkaan talent oo leeyahay fanaaniin badan oo ka cod fcnyahay
@hodhare961
@hodhare961 2 жыл бұрын
Hambalyo tvgeena SMS. Ninkan codkiisu waa halaasi waa boworka codka dalkeena! Raggii kalena noosoo casuuma. Wax badan baanu kuu dagaalanay ninyow horuu mar wacan. From Hargaysa waad iman hoyga fanka halkaasaanu kaasoo caleema saaray 🥰🥰
@LiilovePro
@LiilovePro 2 жыл бұрын
Nin kan waa legend heerkan iyo mid ka sii sareyo inu fanka ka garo ban u rajeynaya
@nuuraali9788
@nuuraali9788 2 жыл бұрын
hambalyo hambalyo xuseen waan yaaba markan guruubkadi ka wayeye hambalyo ku leyahy mar labaad
@libanahmed2269
@libanahmed2269 Жыл бұрын
Wa hibo alla u bixito iska hees maha Waw sii soco bro is ku day heeso adiga aad ledahay inad xooga sarto Mararka qaar qaaciga wa is ka ok Wa lawada Lee yahay. Guul bro
@maxamedcabdinuurcawil539
@maxamedcabdinuurcawil539 2 жыл бұрын
Omong💖💖💘💘keep going zxp hibo faneed lee dahey ha ka daalin dalaakaga 🙏🙏🙏
@atamayste4593
@atamayste4593 2 жыл бұрын
Top weeye alle codka haw barakeeyo mnsha alah
@intisaamcabdi4345
@intisaamcabdi4345 2 жыл бұрын
Wwww masha allah xuseen xareed runtii fanka ku bahan
@sacdiaqurux4078
@sacdiaqurux4078 2 жыл бұрын
www msha allh alfanaan xusen yare
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 жыл бұрын
Mashaa allaah willkaan waa faan aan Ina caadi ahayn
@khadraaelmi921
@khadraaelmi921 2 жыл бұрын
OMG HEESTAYDI WEY SOO BAXDAY
@sahratakow4482
@sahratakow4482 2 жыл бұрын
Masha Allah al fanaan xuseen xareed
@cabdiqanicarfaaye7796
@cabdiqanicarfaaye7796 2 жыл бұрын
Wll aqoon miyaa u ledahay
@AliAli-cm4nh
@AliAli-cm4nh 2 жыл бұрын
Congratulations brother
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 2 жыл бұрын
Wiilkan oo kaliyaa wax fanaan ah ku jiray tartamayaasha inta kale waa lagu qurxinayay uun. Mida kale waa wiilka kaliya een taageeri jiray walaahi xataa mar u sanadkii hore tartan ka qaybgalay oo u hadhay cadaalad daray u reebeen berigaa. Tan kale waa wiil aad u degan oo akhaaq badan
@rahoabdulle2457
@rahoabdulle2457 2 жыл бұрын
Waa wiikii barnaa mishka dartiis aan ufirsa jiray 👍
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 2 жыл бұрын
Woow husain siyad wiilka Kaliya aan jeclaa inuu soo baxo hambalyo mashllh❤🥰💥💖👋
@geeljireofficial9173
@geeljireofficial9173 2 жыл бұрын
Heestii baastoow soo qaad sxb
@oraahsamelyrics9357
@oraahsamelyrics9357 2 жыл бұрын
Hussein Qofkii Number Ka haayo Asame Acount Aan kala xidhiidho Ha igu Caawiyo
@zamzamabdullahi4504
@zamzamabdullahi4504 2 жыл бұрын
Wiilkan mumbarkisa rabaye inte ka helaa
@ahmedmuhumedabdilhi9817
@ahmedmuhumedabdilhi9817 Жыл бұрын
Hi wll
@khaalidy
@khaalidy 2 жыл бұрын
Woow❤️🔥
@sahratakow4482
@sahratakow4482 2 жыл бұрын
Cajiib al fandango xareed heestii sonoqo
@nasrobashiir2665
@nasrobashiir2665 2 жыл бұрын
Wow masha allah codka hibo
@haashimmohamed66
@haashimmohamed66 2 жыл бұрын
Sln sare ayan halkaan umarinayaa sxbkey xuseen xareed hore usoco masuul
@maxamudhassan436
@maxamudhassan436 2 жыл бұрын
Waaaw maasha alha
@ahmedmuhumedabdilhi9817
@ahmedmuhumedabdilhi9817 Жыл бұрын
guul
@wll__________qeys463
@wll__________qeys463 2 жыл бұрын
Wow nin meel hiigsanayaad tahay keep going taliye 🙋‍♂️
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰💯🥰
@ibrahiimcabdi9407
@ibrahiimcabdi9407 2 жыл бұрын
Nin kan wuxu istaahilaa is garabtaag si ciyaalkan ku ciyaara fanka looga dhex saaro.
@asalqurux499
@asalqurux499 2 жыл бұрын
Fann kan hees u dhibana plz Wixi yaqano Ha ila so hdlan 😢
@ahmedcaashaq
@ahmedcaashaq 2 жыл бұрын
Ha bro aniga aqano
@hodhare961
@hodhare961 2 жыл бұрын
Ninkanu waxa uu leenahay cod cajiba oo baysa. Cabdiraxmaan, Cabdisamad, Bakaari, Xuseen Mukhtar iyo nafiisana noosoo casuuma! Cali Mahdi kama tegin kk
@maxamudhassan436
@maxamudhassan436 2 жыл бұрын
Waaw
@sadaqcabdiaxmed5713
@sadaqcabdiaxmed5713 2 жыл бұрын
Waaw fanan
@xabubmalap5175
@xabubmalap5175 Жыл бұрын
ninkaaan caadi ma ahan
@ishabube1960
@ishabube1960 2 жыл бұрын
🎉🎉🎉🙏🙏♥️
@salaxmoussa7669
@salaxmoussa7669 2 жыл бұрын
Fanaan buuxa ayu yahayba hadan lajoogoba
@BELLA-HAGGI-5050
@BELLA-HAGGI-5050 2 жыл бұрын
kaamirada maxaa maantoo dhan ka soo fiirinee wareysi baa heysaa . qofka la wareysanayo baa wejigiisa la eegaa
@naimahuseinmohamed7465
@naimahuseinmohamed7465 2 жыл бұрын
wllhi anigoo 8 jir heesi jiray waliba si cajiib ah ila hadane fanka wajeclahay lkn hada waxaas hooyo ka noqday fanka walo dhashaa
@amranabdullahi8643
@amranabdullahi8643 2 жыл бұрын
Aniga inaanba ku dhiiraday baa codka leyga qabtay bashiir hanuuniya baa iga duubaaya markaan is dhageystay baa ku dhahay delete garey anigaaba isla yaabay ka waran kkkkkk
@idiristempo6561
@idiristempo6561 2 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏🥰🌷🙏🏼💯👍🇸🇴🙏axsan ereyo 'axsan cod axsan music axsan laxan abwaan talyani abwaan colaad ab ab waan cumar Baarqab iyo ustaad subxaaanyo waan idin salamey horey u soco al fanaan xuseen Ibrahim siyaad you are amazing
@maxamedabdi8789
@maxamedabdi8789 2 жыл бұрын
Nafaso no keen
@GenyoXarago
@GenyoXarago Жыл бұрын
Magool yar noo soo qabta nafisa
@TheFuaad12
@TheFuaad12 2 жыл бұрын
Szb awaab cusub oo ku nool london baan ahey heesaan u dhibaa isku kaaya xidha
@fuaadcilmi1417
@fuaadcilmi1417 2 жыл бұрын
Halkaan bakiiri ha la keeno see loo waresto
@sofiaosman6730
@sofiaosman6730 2 жыл бұрын
Haa waa kugu raacsanahay Muxyadiin Sharif Bakaari waa codsi hala soo casumo,,
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
Xuseen Xareed Hormar Wacan ugaas - Waxaan kugula talin lahaa inaad Hargeisa tagto si aad fankaaga ugu hormariso Ismaaciil Aarka isagoo Ahlu Sunna ah ayuu tagay 🤣
@khadraciise2044
@khadraciise2044 Жыл бұрын
Aad iyo aad hoyga fanka
@mr.aosman3054
@mr.aosman3054 2 жыл бұрын
Cod dabiici ah ayaad leedahay, heesihii Tubeec boorka kasoo jaf Kaptan
@khadraaelmi921
@khadraaelmi921 2 жыл бұрын
Lahjada dariiqa buu ku hadlayaa
@khadraciise2044
@khadraciise2044 Жыл бұрын
Dariiq maxa la dhaha
@cabdiqanicarfaaye7796
@cabdiqanicarfaaye7796 2 жыл бұрын
Fanankaan waan u bahna hadad qoralkeyga aragtay wll been ha modin waan u bahanahay igu cawiya halkaan kala xiriiri lahaa🙏🙏🙏🙏
@cabdiqanicarfaaye7796
@cabdiqanicarfaaye7796 2 жыл бұрын
Fanankaan waan u bahna hadad qoralkeyga aragtay wll been ha modin waan u bahanahay igu cawiya halkaan kala xiriiri lahaa🙏🙏🙏🙏
@cabdiqanicarfaaye7796
@cabdiqanicarfaaye7796 2 жыл бұрын
Fanankaan waan u bahna hadad qoralkeyga aragtay wll been ha modin waan u bahanahay igu cawiya halkaan kala xiriiri lahaa🙏🙏🙏🙏
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 103 МЛН
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 43 МЛН
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 30 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
TARTANKA HIBADA QOFKA WAREEGA 1AAD QAYBTIISA 7AAD
19:36
YUSUF XAYBARO
Рет қаралды 45 М.
Heesta Dhudi iyo Xuseen Xareed
7:40
Astaan
Рет қаралды 195 М.
Barnaamijka Hibada Qofka wareega 1-aad  part 2
28:28
SMS Somali TV
Рет қаралды 16 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 103 МЛН