Barnaamijka Baro Diintada iyo Wacdarihii Hablaha reer Burco

  Рет қаралды 174,625

Abdulaziz Oogle

Abdulaziz Oogle

Күн бұрын

💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Download our Playstore app
play.google.co....
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 Follow us on Instgram
/ abdulaziz_mohamed_oogle
💥 Visiit our Website
gaaldiid.com/
💥 Follow us on Twitter
/ abdulazi_oogle
💥 Subscribe our KZbin
/ @abdulazizoogle
💥 Subscribe our Tafsiirka Quraanka Channel
/ @tafsiirkaquraanka1838
-------- Thanks for watching--------------

Пікірлер: 322
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
shekh cabdi aziiz oogle ilhy abalkaga haka dhigo janada waxan ka helay sidad udhiira galiso dadka aad waydinyso su aasha iyo waji furnantada hadlka wangzani waa sadqo iyo waji furnantuba shukran macalinkyga yutubka
@fahmoxasan7066
@fahmoxasan7066 Жыл бұрын
Aad ayan ugu faraxsanahay barnamijkan diniga alaha barakeyo inti dadalka iyo judiga gelisay
@suruurhaaji...4490
@suruurhaaji...4490 3 жыл бұрын
Adeer muqdisho ma noogu qabatid 🥰جزاك في الدارين الدنيا والآخرة 🤲💖🌹
@mukhtarjibril4473
@mukhtarjibril4473 3 жыл бұрын
Muqdisho haduu aado markuu kasoo noqdo bilee laxidhaa Sheekha abtow 😂😂😂
@quruxduwagudahadee3645
@quruxduwagudahadee3645 3 жыл бұрын
Sheekhu liin makaree kadaa
@suruurhaaji...4490
@suruurhaaji...4490 3 жыл бұрын
dee illaa hada waxaa ka hadleyso ma fahmin ii cadey wll waa mahadsan tahay
@niyaaladem
@niyaaladem 3 жыл бұрын
@@mukhtarjibril4473. Ar xadhig waa caadiye armeey qadhxiyaan sheekha, Muqdisha intii Somali u xumeed baa iskugu hadhay🙃.
@cfataxmaxamed9994
@cfataxmaxamed9994 3 жыл бұрын
Masha allah waa barnamij wanagsan oo faaido leh shukran sheekh cabdicasis 🥰 Dumarkana xijabka iska adkeya jirkina muuqde
@shaficicabdiguuleed
@shaficicabdiguuleed Жыл бұрын
إن الله لا يستحيي من الحق وليست عن الحق بارك الله في أخوة الذين كلفوا هذا البرنامج جزاكم الله خيرا الجزاء
@bushroomar5487
@bushroomar5487 3 жыл бұрын
Dumarka waad unaxariistay sheikh suaalaha waad u dhawaysay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirahimahmethashi924
@abdirahimahmethashi924 3 жыл бұрын
Somahn
@sadiomane3986
@sadiomane3986 3 жыл бұрын
Sh wuu shegay inay imtixaan ahayn ee ay aqoon kororsi tahay
@AdamAdam-dy7ld
@AdamAdam-dy7ld 3 жыл бұрын
@@sadiomane3986 hh saax somalia maajooogtaan iniku
@dauudcabdulle4953
@dauudcabdulle4953 Жыл бұрын
Maashaa allah shiikh allaha kubarakeeyo
@Bishaaro-de2xb
@Bishaaro-de2xb 5 ай бұрын
صل الله عليه وسلم😢😢😢😢😢
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Жыл бұрын
Mashalah tabaarakalah allha kuxafido aduun iyo aaqiro miisaanka aaqiro allha kusaaro
@ahmedmuhamed8871
@ahmedmuhamed8871 Жыл бұрын
Mansha Allah illaahay haweenka muslimiinta haynoo wada xafido insha Allah aamiin
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 3 жыл бұрын
Mashallah Ilaahay ha ku barakeeyo Sheekh Ilaahay diintiisa kuwii barto oo dadkana bara Allaha naga dhigo waxaan kaa codsan lahaa Su,aalo Quraanka in aad noo soo diyaariso sida Sabab Nasuulka , gaaladii dhibi jirtay RasuulkaSCW iyo Saxaabada magacyadooda oo qaarkood Quraanka lagu xusay Juz Juz please noo soo diyaari hadaad awoodo Jzakallahu Janah.
@lieutenant101
@lieutenant101 3 жыл бұрын
Masha allah waa barnaamij wanaagsan, sidoo kalena hablaha quruxda badan ee reer burco si weyn baan usalaamay anigoo jooga banaadir.
@fowsiyaomer3825
@fowsiyaomer3825 3 жыл бұрын
Asc shiiq Masha.allah tabaarak Isku day inaad muqdisho garsiisid barnaamija
@maryamaosman2699
@maryamaosman2699 3 жыл бұрын
Asc sheekh maash allah tabaarakal insh allah waxaan jecelanay ina jigjiga tagti
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
Fawsoya sheekah farmajo iyo Fahad ba ainaga qarxinyaa dadaka dadka qashaa
@hafzaahmet1879
@hafzaahmet1879 3 жыл бұрын
@@abdullahiomarali5241 hdl wangsn kuhdl ama iska amus
@niyaaladem
@niyaaladem 3 жыл бұрын
@@hafzaahmet1879. Waa runtii walalo, sheekha waad qalanrysaan ee dooni meyno in aanu weyno.
@fatumadiriye4346
@fatumadiriye4346 Жыл бұрын
Masham allah❤❤❤ malin ayaa and rajinaya in and hargeisa tiimadi
@mustafNune
@mustafNune Жыл бұрын
Wxayabaha dinta iga dhimnay ada ifa ideyay hda macalim tosa ayan ahay
@nacimayarow205
@nacimayarow205 3 жыл бұрын
Gabdhaha waxaan ku dhiiri galinaya inay xijaabka iska soo adkeeyaan waayo rag baa idin daawanaya marka dhar jirka aan qabanayn yacni aan ku dhaganayn isku ilaaliya m.a Gabdhaha badankood si fiican ayay usoo xijaabteen
@ISMAHAN-7
@ISMAHAN-7 3 жыл бұрын
Mnsha allah walashey hadalkii ugu mudnaa baad katidhi Allah kukrameeyo aduun iyo aaqiro
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 3 жыл бұрын
Maxa dhib ah hadii ee rag dawadaan. Miya la cunaya misey wa la kufsanaya? Diinta qalad aya kafahntey. Kaley adiga ma waxa umaleyse diinta wax kadhigeyso nolosha wax aad u adag.
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 3 жыл бұрын
👎
@ISMAHAN-7
@ISMAHAN-7 3 жыл бұрын
@@gabrielabdul8372 Assalamu calaikum walalo mey lama odhan diinta culus lakin gabadhu waxey kahadashay waa unoo ayad illaahay يدنين عليهنّ من جلا بيبهنّ Ayada unbey gabadhu aflagadada iskada hadalka melkadhaca ahna mwngsan ee muhiimadu wexey aheyd dhar jirkiina mujinaya haqaadadinana midkle hadii aad qof ku argto qalad hadalo kulul haku odhan adiinu nasiixa dintu wa nastexo hadal dabacsan kulahadal
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 3 жыл бұрын
@@ISMAHAN-7 Dhibatada hada ogu weyn ee na haysato aya ah fikradaha xagjirinimada ee diinta. Wax walba ee diintena suuban waxa lo fasiranaya qabka ogu xagjirsan ee ogu adag. Walalo diintena waa diin sahal ah oo macan. Waan neceebahay fikradaha xagjirinimada.
@hakemaali5055
@hakemaali5055 3 жыл бұрын
Sheekh Abdiasis ogle. ilahay Ha ku xafido adiga iyo walidkaaba . diinta sidii logu Talagalay oo naxariis iyo ixtiran iyo farxad ay ku dhehantahay ayad dadka ugu fidinaysa ama u baraysaa Masha alah hablaha burco
@kafiyonoor3002
@kafiyonoor3002 3 жыл бұрын
Sheikh barnaamij qurux badan wye masha Allah Lkn sheikh ku adkee Su,alaha hawgaga naxariisan nairobi na no imo 🥰😍🥰🥰🥰🥰
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 3 жыл бұрын
Ma sha Allaah 🥰 Mar walba dhiira galinta waa loo baahan yahy waana wax naga maqan aad iyo aad aayn ugu farxay wllh
@anfaalhappy522
@anfaalhappy522 3 жыл бұрын
Mansha allaah jisakaalhu khayr wlll
@rahmohassan2258
@rahmohassan2258 Жыл бұрын
Mohamed ❤❤❤
@fadumohusein6155
@fadumohusein6155 3 жыл бұрын
Adeer goormaa Bosaso Mashallaah alla haku sharfo 😍😍❤
@daadirelmi1408
@daadirelmi1408 3 жыл бұрын
M.a jazaakal llaahu kheyr shiiikha🇸🇴🙋‍♂️
@abdiy.mohamed7489
@abdiy.mohamed7489 3 жыл бұрын
Ma sha Allah hablaheena aad ayay diinta ubarteen,, ilaahayow noo xafid gabdhaheena,, wiilasha ayagaa kahoreeya runtii
@ayaancali1068
@ayaancali1068 3 жыл бұрын
Masha allah seedigayii
@ayaancali1068
@ayaancali1068 3 жыл бұрын
Masha allah seedigayii
@nimcojamal6023
@nimcojamal6023 2 жыл бұрын
Mnsh alah sheekh
@fahadsaleeban5077
@fahadsaleeban5077 Жыл бұрын
ala habluhu xishood badna sida ragga maaha❤️❤️❤️❤️
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله فيك واحسن الله إليك وغفر الله دنبك يا اخي. Illaahey haku sharfo saad dumarka ugu casuntay meel asturan.
@qabdulkadir8505
@qabdulkadir8505 3 жыл бұрын
Maasha Allah sheekha wuu u sheeg sheegaa gabdhaha niyadoo usii dhisaaa
@diamondhaji1835
@diamondhaji1835 3 жыл бұрын
Masha Allah xaqiiqatan barnaamijkan waxbadan ayaan ka faaiiday
@abdurahmanahmed9816
@abdurahmanahmed9816 3 жыл бұрын
Sualo aad u fudud weeye waxan orankarna sheikhu wxu ugu tala galay gift inuu siiyo habalaha sidii uu diinta ugu dhiirigalin laha,jazakallahu khayr.
@jijomohamed9815
@jijomohamed9815 3 жыл бұрын
Masha allah shikh allah ku sharfo
@lol-fq4xf
@lol-fq4xf 3 жыл бұрын
Masha allah shiiq allaha ku xafido wa wax loo bahnay dumarkana inad uqabato barnamijka diintada baro jazakumalah kheyr allaha ku xafido
@AhmedAli-bf7bi
@AhmedAli-bf7bi 3 жыл бұрын
Maashaa allaah shiekh abdul aziiz sullaaha dhan waan ka jawaabi lahaay hadaan fadhin lahaaay sababta ma taqaan waxeey ku baxeyn barnamijyadaada hore jazaakallaah qeer
@muscabahmed8776
@muscabahmed8776 3 жыл бұрын
C/casiis oogle walale ilahay khayr hakusiiyo
@laylaaxmed4844
@laylaaxmed4844 3 жыл бұрын
Mashallah sheekhu hablaha wuu usheeh sheegayaa
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 3 жыл бұрын
Mnsha alaah hablaheenu quruxbadanaa markay jilbaabka ku lebisanyihiin
@barwaaqonazir1257
@barwaaqonazir1257 Жыл бұрын
Maanshalllaa
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 3 жыл бұрын
الله يحفظكم ياأخوتي في الله ويهديكم ربي الهادي إلا صراطه المستقيم 💚❤💖
@Maxamedshiine7
@Maxamedshiine7 3 жыл бұрын
Masha Allah waa barnaamish aad u wanaagsan jazaaka Allah
@ahmedmo5495
@ahmedmo5495 2 жыл бұрын
Hablaha waa la dhiirigaliyaa waa Naxariis 😘😘😘 girls maansha allah.
@adarfarah9859
@adarfarah9859 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا جزاء شيخ واخوتي في الله
@abdirahmanosman2635
@abdirahmanosman2635 3 жыл бұрын
Shikh umal
@nuraahmed5955
@nuraahmed5955 3 жыл бұрын
Maansha alaah hablaha reer burco magaaladayda ilaahay khayr hasiiyo sifiican ayey diinta u barteen
@sulekhamaxamad7855
@sulekhamaxamad7855 3 жыл бұрын
Masha Allah sheekh booramana soo gaadh insha Allah
@ayaanmaxamuud7784
@ayaanmaxamuud7784 3 жыл бұрын
Mansha allaha alle maxaad iidhafiseen barnamijka
@mubarakabdikaremeisse2014
@mubarakabdikaremeisse2014 3 жыл бұрын
Masha Allah walala Abdul Aziz OOgle
@feisalabdi2287
@feisalabdi2287 3 жыл бұрын
M.a Alaha haka abaal mariyo
@abdurahmanahmed9816
@abdurahmanahmed9816 3 жыл бұрын
Abdicasiis oogle guulayso aduun iyo akhiroba nin diinta wax badan u taraya bad tahay.
@fadumokayton
@fadumokayton 3 жыл бұрын
masha allah wan kufaraxsanahay gabdha somaliyeed ee sualihii ugubadnaa waysaxeen alle ha barakeyo
@markisshamsudiin9127
@markisshamsudiin9127 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله ياشيخناالفاضل إفادتنا ورعاك الله عمرك ونفعك.الله المسلمين نفعا كثيرا ❤❤❤
@fadumonuunow8050
@fadumonuunow8050 3 жыл бұрын
ماشاء لله تبارك الله
@niciimadiriye719
@niciimadiriye719 3 жыл бұрын
Mashalaha
@habibayusuf8585
@habibayusuf8585 Жыл бұрын
جزاك،لاهخيرن
@habibayusuf8585
@habibayusuf8585 Жыл бұрын
ماشاألاهow8050
@fartunnur2656
@fartunnur2656 3 жыл бұрын
Masha Allah illahey ha barakeeyo hablaheena somaliyeed
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 3 жыл бұрын
ManshaAllaah Tabaarakallaah runtii waa cilmi kororsi aad u wanaagsan Jazaakallaah kheyran
@abdiy.mohamed7489
@abdiy.mohamed7489 3 жыл бұрын
Ma sha Allah sheekhan aad ayaan ugu bogaadinayaa,, barnaamijkan baro diintaada ❤️❤️❤️❤️
@rahmohassan2258
@rahmohassan2258 Жыл бұрын
Mohamed ❤❤❤❤
@deeqoibrahim3495
@deeqoibrahim3495 3 жыл бұрын
Masha Allah sheikh Abdiaziz alaha ku barakeeyo barnaamij yadaada waa barnaamijyo wngsn waana jeclahay alaha ku xafido
@abdiaibrahim4871
@abdiaibrahim4871 3 жыл бұрын
⁰0
@ashamoalim8764
@ashamoalim8764 3 жыл бұрын
Jazaakallaahu kheyran sh abdulaziz
@hamsexasanhzn9376
@hamsexasanhzn9376 3 жыл бұрын
Say maasha allaah
@fadumonuunow8050
@fadumonuunow8050 3 жыл бұрын
ماشاء لله تبارك الله شيخ عبد العزيز
@ibnumaxfuud
@ibnumaxfuud 3 жыл бұрын
masha Allah jazaakal llaahu khayr 😊
@ayanhussein3721
@ayanhussein3721 3 жыл бұрын
Mashallah Illahay habarakeeyo sheikha iyo dhaman walalaha
@rodajama1138
@rodajama1138 3 жыл бұрын
Asc wllo sheekhan halkaan kala xidhiidhaa waxan joogaaa London garland numbarkiisa ii so sheeg a jzakallah khayr
@mali9027
@mali9027 3 жыл бұрын
Mansh Allah, Tabarka Allah, wax aad u wanaagsan ayuu walaalkeen samaynaya, Diinta aaynu Kawa shaqaayno taasuunbaa xaasilah
@xamsexadaari677
@xamsexadaari677 3 жыл бұрын
masha allah allaha ku barakeyo
@Eye.252
@Eye.252 3 жыл бұрын
Illaahoow, hablaha noo barake, مَا شَاءَ ٱللّٰهْ dumarow mustaqbalka umada idinkaa haya…. Hooyooyinkay
@حواهحواه-ض6ه
@حواهحواه-ض6ه 3 жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤
@aadangaydh1954
@aadangaydh1954 3 жыл бұрын
Mash alaah sh cabdicasis nolow
@bintumohamed8886
@bintumohamed8886 3 жыл бұрын
Masha Allah ilahey haku barakeyo waa dhiro galiye buuxa 🥰
@ramlomaxamed2156
@ramlomaxamed2156 3 жыл бұрын
Masha allah shiq jazakalah qeyr
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 3 жыл бұрын
ربي يحفظك ياشيخ جزاك الله خيرا جزا
@maryansabriye7121
@maryansabriye7121 3 жыл бұрын
Masha alaha alaya xafidak shiiq
@youngash6411
@youngash6411 3 жыл бұрын
MAASHALLAH WALAALA BARACK ALLAH FEEK
@amincade480
@amincade480 3 жыл бұрын
Asc mashalaa ale haku danbi dhafo wa siminar ficin
@xaragosiciid6416
@xaragosiciid6416 3 жыл бұрын
Masha alah tabarakalah hambalyo may contory
@nuraahmed5955
@nuraahmed5955 3 жыл бұрын
Sheekh abdi Aziiz ilaahay hakaa abaal mariyo khayrkaa aad wado
@historynerd7549
@historynerd7549 3 жыл бұрын
Mansha allah tabaraka Allah sheikh A/Aziz
@qayaadiina2394
@qayaadiina2394 3 жыл бұрын
Masha allh tabarallh jasakallh sheekh marwalaba nosoo badi 💯💯
@abdimuse7911
@abdimuse7911 3 жыл бұрын
Maashaa allaah aad anoo ufaraxsan ayaan dhameystay Barnaamijka
@nacimayarow205
@nacimayarow205 3 жыл бұрын
M.a waa ku faraxsanahay in ay gabadhuhu ka qayb galaan baraamijka baro diintaada
@cadaryusuf2687
@cadaryusuf2687 3 жыл бұрын
Mashaallah hambalyo ❤️💙💜💚💛❤️💙💜💚💛
@rahmohassan2258
@rahmohassan2258 Жыл бұрын
محمد Mohamed ❤❤❤
@kamaalmohamed8579
@kamaalmohamed8579 3 жыл бұрын
Mnzha allh allow diinta no barake
@NasraMaxamed-cm7lc
@NasraMaxamed-cm7lc Жыл бұрын
Asc sheekh lkn dumarka xijaabka uma adka shurudihisa uma dhamaystirna muxadaro ugu samey xijaabka sharciga ka hadlaya
@hoodoxuseen2637
@hoodoxuseen2637 3 жыл бұрын
Masha Allah Wll waxad noo haysa kaalin muhiima fadlan hargeysa noogu imo
@rahmohassan2258
@rahmohassan2258 Жыл бұрын
محمد❤❤❤
@sureyaabdi5968
@sureyaabdi5968 3 жыл бұрын
Sheikh Nairobi nogu imow kheer Allah haku siiye
@AdamAdam-dy7ld
@AdamAdam-dy7ld 3 жыл бұрын
Thank you so much like if you have stayed in Kenya inshallah gool
@maxamedyusuuf6384
@maxamedyusuuf6384 3 жыл бұрын
Mashallah ilahey haku hafido
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 3 жыл бұрын
Maashaallh sheekh
@ubaxqaali749
@ubaxqaali749 3 жыл бұрын
Wankufaraxay mar hadad dumarkiina kaso dubten dumarow culimada kaxishoda ooxijabka iska gijiya
@NasraMaxamed-cm7lc
@NasraMaxamed-cm7lc Жыл бұрын
Abayo m.a lkn allah swt aya mudan in mar walba iyo meel kasto laga xishoodo
@Asmaamaxamad
@Asmaamaxamad 3 жыл бұрын
Sacabka kadaa dhaha Allahu Akbar Allahu Akbar
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 3 жыл бұрын
Dhib malaha sacabka.
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 3 жыл бұрын
Ragaa yidhaa allaahu akbar
@ayaanawil2956
@ayaanawil2956 3 жыл бұрын
Mansha allaah
@ifraaxbocood9507
@ifraaxbocood9507 3 жыл бұрын
Mnsh allah sheekh alle haku barkeeyo❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@rahmohassan2258
@rahmohassan2258 Жыл бұрын
Mohamed ❤❤❤
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarikalha
@mohamadmowlid621
@mohamadmowlid621 3 жыл бұрын
ماشاءاللہ
@fartuunmaxamuud1594
@fartuunmaxamuud1594 3 жыл бұрын
Asc shiiq gabdhaha xijaabka isku dyskaa maad oga maxaadarysid anaga rer publan xijaab umanaqaan xijaabkA ISKUDYSKAA
@ahmedadan2745
@ahmedadan2745 3 жыл бұрын
mashallah sheekh oogle
@hodhanabdirahman446
@hodhanabdirahman446 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله الله
@أملقمانالسلفية-غ6م
@أملقمانالسلفية-غ6م 3 жыл бұрын
machallah Alleh haku barakeeyo mclin magaladayadana wan rajeynya ina noo imaado iinshallah
@xafsaxilkas649
@xafsaxilkas649 3 жыл бұрын
Masha Allaha
@sagalduniyo3547
@sagalduniyo3547 3 жыл бұрын
Mansh Allah tabaarka Allah sheekh raabi haku barakooyo
@basramaxamadnuur8251
@basramaxamadnuur8251 3 жыл бұрын
masha allah hablihi reer burco
@munaaskar9001
@munaaskar9001 3 жыл бұрын
Mashaallah tabaralkalah let's take a moment to appreciate how modesty those beautiful women dress..❣️❣️❣️❣️
@annaismail8132
@annaismail8132 3 жыл бұрын
Asc Su'aalaha qaar badan ayaan sax ahayn. Sida nebi ciise iyo nebi Ya ye hooyooyinkood maaha walaalo. Yaxye hooyafii waxay ahayd Maryam binti Cimran habaryarteed, sidaas darteed Isse wuxuu u ahaa Yaxye adeer habarwadaageed. Qiblada si doo kale, marka gaadiid la fuushan yahay ayaa ka mid ah in aanay waajib ahayn. Iyo su'aalo kale oo badan. Kuwo badanina waa sax. Gabdhaha mashallah.
@ilays2472
@ilays2472 3 жыл бұрын
@Roble Ali qq
@MunaAbdi-oi7je
@MunaAbdi-oi7je Жыл бұрын
Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@nasroabdicasis7537
@nasroabdicasis7537 3 жыл бұрын
Masha allah marakalahu fikum sheekh
@suadbashir2509
@suadbashir2509 3 жыл бұрын
Masha Allah 💕
@munacawad7134
@munacawad7134 3 жыл бұрын
Maansha allh sheekh anagana nookeen wlhi waan ubogay 🥰🥰
Barnaamijka Baro Diintada Qayb Cusub + Qosolkii Aduunka
25:39
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 48 М.
DEG DEG Wasiir Fartaag Oo Maanta Ceeb Iyo Fadeexad Dhax Fariistay
27:10
Kaaraamardha Tv
Рет қаралды 1,4 М.
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
Reer Burco iyo Barnaamijkii Xiisaha Badnaa ee Baro Diintaada|| Q10aad
42:14
WEYDIIMAHA WEYRAX:  CALAFKA MAXAAD KA AAMINSAN TAHAY
13:31
KhaaLid Weyrax
Рет қаралды 2,9 М.
SUUQA BAKAARAHA AMAR ALLE LAAKIIN!! 8 February 2025
18:19
Oday Cabdulle iyo Maalinta Haweenka Maxaa kala Qabsaday
13:17
dhuuxa Tv
Рет қаралды 434 М.
Baro DIintaada iyo qosolkii aduunka
27:51
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 246 М.
Barnaamijka Baro Diintaada iyo reer Hargeysa
22:29
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 66 М.
9 JIR WIIL AH OO LIBAAX U BAREERAY EEDO  XUMINA HESHAY
27:00
baarliin official
Рет қаралды 98 М.
Barnaamijkii Baro Diintaada (Gabilay)
47:33
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 579 М.