Barnaamijka Baro Diintada SO2EP12 Faaido iyo Qosol 😁

  Рет қаралды 153,117

Abdulaziz Oogle

Abdulaziz Oogle

Күн бұрын

💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Download our Playstore app
play.google.co....
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 Follow us on Instgram
/ abdulaziz_mohamed_oogle
💥 Visiit our Website
gaaldiid.com/
💥 Follow us on Twitter
/ abdulazi_oogle
💥 Subscribe our KZbin
/ @abdulazizoogle
💥 Subscribe our Tafsiirka Quraanka Channel
/ @tafsiirkaquraanka1838
#Baro_Diintaada
-------- Thanks for watching--------------

Пікірлер: 216
@ismahanmohmoud89
@ismahanmohmoud89 3 жыл бұрын
Masha Allah waan jeclahay barmamiujkan baro diintada hore u socda Alleh ha idin barakeeye
@fatxiyaaleel6703
@fatxiyaaleel6703 3 жыл бұрын
1 mikaaiil roobka 2 israafiil suurta afuufaya 3 naarta haya maalik 4 labada malag garabha saran raqiib iyo catiid 5 maligta dadka toobadkenta uduceeya xamalata carshi 6 Malaga keena wXyiga malkul jibrir ama ruuxul qudus 7 maligta qabriga mun kar iyo nakiir 8 malaiga alaabka jannoda haya ridwaan 9 maligta sixirka baraysay haaruut iyo maaruut 10 maliga jibrir balashiisa
@dubaddubad4184
@dubaddubad4184 3 жыл бұрын
Shugran wl
@umuyusuf2293
@umuyusuf2293 3 жыл бұрын
mnsha allh jasakallaahu khyr ukhti
@umuasiya3332
@umuasiya3332 3 жыл бұрын
Allaa wuu naga daahay sheekh Jazakallahu khayr waan u xiisay barnaamijka
@Hooyomacaan_A
@Hooyomacaan_A 3 жыл бұрын
Masha Allaah Sheikh AbdiAaziz Oogle Gaaldid Allaha Ku Barakeeyo Cimrigaada Aqoontada Allaha Ku Barakeeyo Ilahay Aya Nagu Anfacay Anagana Alxamdulillaah❤
@fosiyasicid208
@fosiyasicid208 3 жыл бұрын
masha Allah sahra iyadana illahay wxy jeceshahay oo janna uweyntahay ha siiyo amiin ya Allah
@abdiwahabm.raabbi4445
@abdiwahabm.raabbi4445 3 жыл бұрын
Xaggeen kaala soo xidhiidhnaa, Sheekh Cabdirisaaqoow.
@FADSO
@FADSO 3 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
@maymunhassan9727
@maymunhassan9727 2 жыл бұрын
Mashaa Allah 👍 waa barnaamish fiican,lakiin gebdhaha waa in la siiyo marmarka qaarkood
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 3 жыл бұрын
Asc shekh Dinta Ciyarta kadaa😂😂😂😂Sh,Cabdicasiis Ogle Kaftan brother
@ruwaidaruun6200
@ruwaidaruun6200 3 жыл бұрын
Jazakallah Sheikh Abdi Aziz
@saxarlahassan4259
@saxarlahassan4259 3 жыл бұрын
Masha Allah I like this program wlh waana ka faa’iidnaa waana naga qoslisiiyaan 😂Jazakallaha kheyran Sheikh Abdulaziz ❤️❤️❤️💯💯💯👏🏽👏🏽👏🏽
@halumoafrah9761
@halumoafrah9761 3 жыл бұрын
6
@ashamoalim8764
@ashamoalim8764 3 жыл бұрын
Jazaakallaahu kheyran sh abdulaziz
@omarhaashi9990
@omarhaashi9990 2 жыл бұрын
Jazaakallah akhii baarakallah akhii qeyrkaa aad nala wadaagtey markasta shukran dhamaan
@sophiaahmed9991
@sophiaahmed9991 3 жыл бұрын
MashAllah MashAllah MashAllah
@aishaabow1810
@aishaabow1810 3 жыл бұрын
ustaaad we love you 👍👍👍
@zulfaxareed2542
@zulfaxareed2542 2 жыл бұрын
MASHALLAH i like this channel.
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 3 жыл бұрын
Waa suaalo iska wada fudud saasoy tahay adigaabo u wada sheegtay sheekh.
@muniikamaanka
@muniikamaanka 3 жыл бұрын
Dadka qaar wxy ku mashquulsn yihiin iney waqtigooda kaga faaidysn camal xun dadka qaaarna iney diintoda mcn ku fidiyaan😥🤲
@maxamadbaarisalaad743
@maxamadbaarisalaad743 3 жыл бұрын
Wll dar alle ku jclhy
@seaditeyib9070
@seaditeyib9070 3 жыл бұрын
17:45 kolba dhinac ayaa loo salaama naqsanayaan kulahaa🤣😂🤣🤣
@123mohamedh
@123mohamedh 3 жыл бұрын
Masha Allah SH .Abdulaziz Oogle Ilaahay ha ku barakeey
@FrdusMaxamud-kl8hb
@FrdusMaxamud-kl8hb 6 ай бұрын
Mash allaah alle haku xifdiyo sh cabdicasis maxamed
@osmanismail21
@osmanismail21 3 жыл бұрын
Mashalah shiikh abdi aazisoogle ilahay ha ku barakeeyo run ahantii wax aad u muhii ah ayaa dhalinyarada iyo dadkoo dhan ba aad u samaynaysaa walahay barnaamijkan markii kasta KZbin ayaan ka eega ina lasooo galiyay inshalah qaar badan soo dayaa oo wachtigu uu dheer yahay video saacad ama in ka badan socdo soo daya inshalah na dumarkana suuqa ku waydiiya saas ayaan idun ku tali lahaa wllo walahay wuu igiga farxiya barnaamijka diinta abdulaziz jalakal khayr
@safamarwa3597
@safamarwa3597 3 жыл бұрын
Wuu asturayaa sheekhu
@aishaabow1810
@aishaabow1810 3 жыл бұрын
shukran Akhi 👍👍👍
@mubaarakali4024
@mubaarakali4024 3 жыл бұрын
Masha Alh Qurujka Ayu ka bartay wilka malaigta Qeyrka melaha lagu Cayo Imado
@muniikamaanka
@muniikamaanka 3 жыл бұрын
Msha allh barnaamijkn wn jeclaa ina kaso dhex muuqdo blse ima surtobn😥🤲😭
@abdisamadmohamad8863
@abdisamadmohamad8863 3 жыл бұрын
Sheikh abdulasis jasaka allh keiran jassa wllo wa barnamis faido badan bulshaduna ay ku badhadhay Xayaka allh😍
@ZamzamIsse
@ZamzamIsse 3 жыл бұрын
Masha Allah sheikh Abdulaziz ilahey hku barakeyo barnamijkan aad bu muhiim u yahy diinta wax badan banu ka baranay xalka kasii wad in sha Allah
@karkaarbarenuur2314
@karkaarbarenuur2314 3 жыл бұрын
Masha allah
@nimcoxasan8640
@nimcoxasan8640 3 жыл бұрын
Cabdi casiis oogle allexasanaad hakaasiiyo brnaamijka diinta allehkuxfido wlo adiga Iyo ehelkaagaba
@ubaxqaali749
@ubaxqaali749 3 жыл бұрын
Mansha allah barnamijkan jeclaa balasooceliyay guulayso cabdi casiis oogle walalkay nosoqor marba meshadka duubayso si an u ogaano
@umabdulahi95
@umabdulahi95 3 жыл бұрын
Wallahi barnaamij cajiib ah
@عبدالرزاق-ذ1ز9ق
@عبدالرزاق-ذ1ز9ق 2 жыл бұрын
جزا الله خيرالجزاء الأخت الكريمة زهراء التي سهّلتْ هذا البرنامج الرائع جدا جدا جدا ما شاء الله تبارك الرحمن جعل الله كل هذافي ميزان حسناتها ...
@naciimohusein130
@naciimohusein130 2 жыл бұрын
Hu9⁸6⁷
@samiirayuusuf1000
@samiirayuusuf1000 3 жыл бұрын
Mashaallh mashaallh jasaa kalaahu khyrn ale haku garb galo janadana ale hakugu casuumo ifkana murug ale kuma tuso aaamiin
@abdaleali6328
@abdaleali6328 3 жыл бұрын
Masha allah illahay hakuxifdiyo aamin nin qacan furan waxan ku leeyay illahay albaabada jana fardawsa haku furo aamiin Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@adeymahaad8364
@adeymahaad8364 3 жыл бұрын
Masha'Allah tabaarakallaah waa kala faa'ideysi qof walba u wanaagsan Jazaakallaah kheyran.
@usaame6421
@usaame6421 3 жыл бұрын
Wll abdulaziiz qeybti 2aad ee dawladii umawiyiinta maad noso deysid ado rali ah🙏
@alasowking6874
@alasowking6874 3 жыл бұрын
manshaa alaah ilaah haku xafido su aalaha diiniga ah noo badi wll ilaah qeer badan hakaasiiyo
@ummuayan8227
@ummuayan8227 3 жыл бұрын
Mashaallh sheq jzk qayer ilahaay hakudaayo
@suaddahir4473
@suaddahir4473 3 жыл бұрын
Ala masha allah bagga uga farxisay odaygaa Wayn 🙏
@halimohussein7292
@halimohussein7292 3 жыл бұрын
Masha Allah faa'iido badan ayuu xambarsan yahay programku hore usoco sheekhow
@ayaancusman2020
@ayaancusman2020 3 жыл бұрын
Masha allah allah ku xafido sh abdi aziz oogle anigu sidani ilama fiicno wllo inaad u sheekto maila wanagsano wadba u sheek sheegoysa wll ama sheyq waxaa wanagsan in aad u sheegin runtii waadna mahadsan tahay wana kaa faaiiday qayr allah ku siiyo aamiinaamiinaamiin aamiin aamiin yaa allaah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@qayaadiina2394
@qayaadiina2394 3 жыл бұрын
Masha allh tabarakallh sheikh apdiaziz Google nosoo badi plzzzz💯💯
@nuurtomohamed4056
@nuurtomohamed4056 3 жыл бұрын
M.a mcnln waan ka heley barnamijkan alx cala nicmatul islam
@zahraali9811
@zahraali9811 3 жыл бұрын
Asc wr wb C/C Ooge jizakallah Khayr Ilahayna ha nagu anfaco khayrka aad noo faaiidaynayso Allahu Akbar
@hoosweeneshow286
@hoosweeneshow286 3 жыл бұрын
ASC shekh Abdul Caziiz kher Allah kusiiyo ee barnaamijka gobolada kasoo tebi
@shamiscismaan6890
@shamiscismaan6890 3 жыл бұрын
Mnsha allaah allow indhihiisa allow usooceli
@ibkamofa4084
@ibkamofa4084 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا ALLAH akuxifdhyo
@salaadmahamud4918
@salaadmahamud4918 3 жыл бұрын
Mashallah alle haku barakeeyo wll
@naimakhalif3956
@naimakhalif3956 3 жыл бұрын
Yaa sheikh dadka ka jawaabayo suasha line kalaha deh jazakallahu kheyr
@abdulahiguran4622
@abdulahiguran4622 2 жыл бұрын
Sheekh dumarka miyaanad wax weydiinen
@Abuamiira
@Abuamiira 3 жыл бұрын
MashaAllah Allaha kuxifdiyo sheikh Abdulaziiz
@rodaabdirahman7939
@rodaabdirahman7939 3 жыл бұрын
Masha allh Masha allh masha allh masha allh masha allh masha allh masha allh masha allh masha allh masha allh masha allh masha allh masha allh masha allh masha allh masha allh masha allh masha allh masha allh masha allh masha allh
@marianosman2515
@marianosman2515 3 жыл бұрын
Sheekow Alaha ku barakeeyo wax badan baan ka barta
@bintumohamed2168
@bintumohamed2168 3 жыл бұрын
Manshalah surada qafir dhagaysanayay ayadasi ay Ku jiraan malaigta dadka toobad keenay allah dambi u waydiinayay Xamalatul carshi
@hothanali6340
@hothanali6340 2 жыл бұрын
Asc cbdicasisow waliba sii baladhi inshallaah waa faido midhan
@sidcaliabukar7339
@sidcaliabukar7339 3 жыл бұрын
Shiiqa kiisheega iyo Kan aansheegin waxbuu siinayaa m.a
@rahmaaalisalad594
@rahmaaalisalad594 3 жыл бұрын
Masha Allah dadku aad bay diintooda u jecelyihii run ahaantii anaguna hadaanu daawadayaasha nahay waanu ka. faa’iidnay jazakallah sheekh🕋🕋💯💯❤️❤️
@faynuustamudug3245
@faynuustamudug3245 2 жыл бұрын
ما شا الله تبارك الله cilmi badan baan ka faaiiday💯
@maandeeqcabdulaahi1760
@maandeeqcabdulaahi1760 3 жыл бұрын
Mashaa allah wlh wax badan kafaaidne allaha kuxafido shiq
@MahdiHagi
@MahdiHagi 3 жыл бұрын
Asa sheik..Maanta waa xagee?
@bashirmohamed9809
@bashirmohamed9809 3 жыл бұрын
M.a sheekh keep going
@hamdiali7190
@hamdiali7190 3 жыл бұрын
Maansha Allaah
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 3 жыл бұрын
Maansha allaah tabaarakallaah weeye waxa la fududeeyey eey sahro Fududeeysey . ifahansiiya Anna aan fududeeyee jkz
@abdourahman8231
@abdourahman8231 3 жыл бұрын
Wllo dad muxsiniina aya ka qayb qaata siday awoodan ama lacta habixiyan ama buuga ducooyinka ha gadaan
@aishasheikh9785
@aishasheikh9785 3 жыл бұрын
Shekh ilaahay haku xafido
@fatimacooking2493
@fatimacooking2493 2 жыл бұрын
Masha allah tabarkallah
@qalanjadaqaranka6171
@qalanjadaqaranka6171 3 жыл бұрын
Masha Allah Allah bless you sheikh
@majdmoha395
@majdmoha395 3 жыл бұрын
ماشاء الله بارك الله فيكم وجزاكم الله خيرا
@aishaabow1810
@aishaabow1810 3 жыл бұрын
keep going brother insha allah 👍👍
@nasteexman3353
@nasteexman3353 3 жыл бұрын
Mansha allah tabakallaah alle haidin ka abaal mariyo kheyrka aad dadka ladhex maray saan ee leyska illaawey ❤❤❤❤
@aishaabow1810
@aishaabow1810 3 жыл бұрын
wcs wlc
@ifrahhassan9628
@ifrahhassan9628 3 жыл бұрын
Mashaa Allah tabrakalah I rally like 👍 barnamikan waan sugaa mar walba noo soo badi waxayaabo badan ayaan ka faaiidanay jasakalahumulah khayr 👍👍👍
@kaafiyacabdi9833
@kaafiyacabdi9833 2 жыл бұрын
Masha Allah hore usoco
@rufeydasheikhabdirzaaq6947
@rufeydasheikhabdirzaaq6947 3 жыл бұрын
Sheikhoow wallahi kheer ayaad wadaa Allah kuxifdiyo
@fadxagohe896
@fadxagohe896 3 жыл бұрын
Msh Allh oogle Allh Ha ku barakeeyo
@Ahmed-xb3wl
@Ahmed-xb3wl 3 жыл бұрын
Mashallah good man abdul aziiz
@اهلالقران-ر1ي
@اهلالقران-ر1ي 3 жыл бұрын
وَنَادَوْا يَا مَالِكُ لِيَقْضِ عَلَيْنَا رَبُّكَ ۖ قَالَ إِنَّكُم ماكثون. Ayada waa saas wll wey kaa qaldan tahy
@sacdaismanjamac5246
@sacdaismanjamac5246 3 жыл бұрын
Mansh allh maansh allh weeye
@husseinalio2437
@husseinalio2437 3 жыл бұрын
MashaAllah zahra
@maxamadbaarisalaad743
@maxamadbaarisalaad743 3 жыл бұрын
Msha allah😍
@Sowdafilims
@Sowdafilims 3 жыл бұрын
مشا الله
@saynababdi8187
@saynababdi8187 3 жыл бұрын
Mazhaallh
@bakarxanjo4455
@bakarxanjo4455 2 жыл бұрын
Wll qof ado kale ita u somali dhaxjogo jali marnaba magalayso aad an Ujeclan laha inad kismayo imatid 🥰😍🤩🤗
@liyaomars
@liyaomars 3 жыл бұрын
Abdulaziiz kheer faafiye jazaakallaah kheer
@maxamadbaarisalaad743
@maxamadbaarisalaad743 3 жыл бұрын
Allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar😍
@ZafaNaasir
@ZafaNaasir 8 ай бұрын
Mash allah ❤❤❤
@arawelo9504
@arawelo9504 3 жыл бұрын
Manshala allaha manta waa lofududeyay dadka 🥰
@fafigohar5153
@fafigohar5153 Жыл бұрын
Machallah Jazakallah khaire wll
@anfacahmed3254
@anfacahmed3254 Жыл бұрын
😅❤❤
@adaani7429
@adaani7429 3 жыл бұрын
Malaga furaga janada haya waa malaku Ridwaan
@fadumaomar9092
@fadumaomar9092 2 жыл бұрын
ما شاء الله.جزا الله خير الجزاء
@ilyaasofficial10
@ilyaasofficial10 3 жыл бұрын
Hadan isku deyo 8:56 waa ridwaan
@munaderie697
@munaderie697 3 жыл бұрын
Masha Allah Habo
@sureyaabdi5968
@sureyaabdi5968 3 жыл бұрын
MashaAllah MashaAllah
@aishaabow1810
@aishaabow1810 3 жыл бұрын
Amiiiiin
@abdihakiinibraahimdayax1775
@abdihakiinibraahimdayax1775 3 жыл бұрын
Sheekh gacan qaadka salanta ka taxadar
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 3 жыл бұрын
Corovirus kataxadar miyaad kawada
@faadumoshire2354
@faadumoshire2354 3 жыл бұрын
Masha allah wll alle hakubarakeeyo
@adeyabdi2101
@adeyabdi2101 3 жыл бұрын
Jazakallah sheikh keep going
@fowziyaisse2869
@fowziyaisse2869 3 жыл бұрын
Masha allaah
@historynerd7549
@historynerd7549 3 жыл бұрын
Xaga nadaamka ilaaliya si dadka daawanaya uga faa,iideystaan insha allah
Barnaamijka Baro Diintada SO2EP13 Markasu Shamsu DIIN
44:36
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 92 М.
Baro DIintaada iyo qosolkii aduunka
27:51
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 242 М.
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 115 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,3 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 625 М.
Barnaamijka Baro Diintaada oo xiiso badan leh
34:22
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 233 М.
barmaamijka baro diintaada
48:07
3M MEDIA PRODUCTIONS
Рет қаралды 31 М.
Baro Diintaada iyo Suaalihii ugu Fududaa!
38:44
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 328 М.
SHIRKII DIR DAAROOD IYO HAWIYE AMAR ALLE LAAKIIN!!
20:07
Hilaac tv
Рет қаралды 177
Dalkeena ma rabno inaan ku hoggaamino siyaasad Kala qeybineysa,
7:56
Somali National Television
Рет қаралды 1,6 М.
Barnaamijkii Baro Diintaada iyo Faaidooyin Badan
26:29
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 211 М.