#Ciyaar_bile waa salamayaa iyo waliba Baliil iyo nimco maganba Aadna waa u daawadaa falaqayntiina iyo barnaamijyadiinaba Hal wax aan islahaa la wadaag ayaa jira waana in aad inoo keentaan hal wariyo oo aan aad u taageero inkastoo uu Idaacad wayn ka shaqeeyo oo BBC ah WARIYE #CIISE_TALYAANI