Xog Cir Bixiyeen Sheekh Muslim ah u Xaqiijiyey Cod Samada Sare Laga | Sh Cabdiraxmaan Bashiir

  Рет қаралды 63,856

Suldaan Media

Suldaan Media

Күн бұрын

Xog Cir Bixiyeen Sheekh Muslim ah u Xaqiijiyey Cod Samada Sare Laga | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Waa Muxaadiro aad u qiimo badan Iyo Xog Cajiiba oo Sh Cabdiraxmaan Bashiir inoo Sharaxayaa Aynu Ka Wada Faa`idaysano
✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔ شكرا
----------------------
Speaker: Sh Cabdiraxmaan Bashiir
----------------------------
Fair Use Disclaimer
Copyright disclaimer under section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, commenting, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational, or personal use tips the balance in favor of fair use.
1. This video has no negative impact on the original works.
2. The video is intended for educational and awareness purposes
3. The video is transformative.
4. Video content is always in demand from our community
All Images and footage used in our videos are royalty free and licensed to the channel.
-----------------------------------------
Tools I use to edit my channel:
Video Editing: Premiere Pro and After Effects-
Graphic Design: PhotoShop and Illustrator
Footage & Images Sources: Dreamstime/Envato Elments/Pexels.com/Pixabay.com/Unsplash.com

Пікірлер: 65
@barekorio4785
@barekorio4785 17 күн бұрын
Sh craxman cimri iyo caafimad ilaahay haku siiyo
@SomalimediaNews-g1w
@SomalimediaNews-g1w Ай бұрын
Allaahuma sali wasallam wabaarik caleyhi ♥️ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️
@FuzzaBaby
@FuzzaBaby 26 күн бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 Ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله شيخ عبدالرحمن بشير
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 Ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@fataha1
@fataha1 Ай бұрын
Sheekh Cbdirahmaan jzka Allaha kheyr❤❤❤
@abdisamadfaarax3373
@abdisamadfaarax3373 Ай бұрын
جزاك الله خيرا ماشاء الله تبارك الله الله يعزك ويدخلك جنة الفردوس الأعلى
@baaricade3354
@baaricade3354 16 күн бұрын
Masha Allah alahu akbar مشاءالله تبارك الرحمن الله أكبر شكرا شيخ عبدالرحمن الله يحفظكم 😢
@HASSANSUHUFI
@HASSANSUHUFI Ай бұрын
اللهم أجرنا من النا
@SomalimediaNews-g1w
@SomalimediaNews-g1w Ай бұрын
Allaahu akbar ❤
@abdikafitalasame260
@abdikafitalasame260 28 күн бұрын
Salallahu Calleyhi Wasallam ❤
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 Ай бұрын
لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير
@hiboidriss
@hiboidriss 20 күн бұрын
Jaza kallahu khayr
@Diinteenasuuban
@Diinteenasuuban Ай бұрын
Allahu akbar
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 Ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow 25 күн бұрын
Asc dhamaan iisooduceeya in allaah I caafiyo
@helborone5756
@helborone5756 21 күн бұрын
mashallah cheick abdirahman
@maryammohamed7003
@maryammohamed7003 Ай бұрын
الله اكبر الله اكبر
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 Ай бұрын
Allaahu akbar ☝ illahayoow janadaada wanaagsan ayaan kuweydiisanay 🤲🤲🤲🤲
@hassanomer5300
@hassanomer5300 27 күн бұрын
قوله تعالى : ويخلق ما لا تعلمون قال الجمهور : من الخلق . وقيل : من أنواع الحشرات والهوام في أسافل الأرض والبر والبحر مما لم يره البشر ولم يسمعوا به . وقيل : ويخلق ما لا تعلمون " فإنه سبحانه وتعالى لما ذكر الخيل والبغال والحمير التي خلقها لأجل الركوب وللزينة عقبـها بقـوله ( وَيَخْلُقُ مَا لَا تَعْلَمُونَ ) أي لا تعلمون مما علم الله أنه سيحدثه ويوجده بعد هذا الزمان الذي أنزلت فيه هذه الآية، وهو عصر النبوة من الأشياء التي يركبها الخلق في برهم وبحرهم وفي الجو ، ويستعملونها في الركوب والحمل والزينة
@othmanhaji1043
@othmanhaji1043 Ай бұрын
Scw
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 Ай бұрын
الله اكبر
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 Ай бұрын
Calyhi salaam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@P.Y.L1998
@P.Y.L1998 Ай бұрын
Mashallah
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 Ай бұрын
ALAAHU AKBAR ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@YurubAli-nr1dl
@YurubAli-nr1dl 11 күн бұрын
Ahmed walaalo Ilahay ha ku cafiyo 🥰🥰🥰🥰🥰
@zeinabhajiyassin9293
@zeinabhajiyassin9293 4 күн бұрын
Sallalahu caleyhi wasalim
@abdisalamismael9541
@abdisalamismael9541 21 күн бұрын
Allow danbigayga dhaaf adiga awood leh Allow naxaristada Yaa rab iyo inti muslin ah 😭🥺
@abdurahmanabdullahi9619
@abdurahmanabdullahi9619 Ай бұрын
Alhamdulilah calaa nicmatul Islam❤
@mohamedcabdi5085
@mohamedcabdi5085 Ай бұрын
Sheekh salaamu caleeykum waraxmatu laahi wabarakaatuh. Sheekow suuratul fusilat fiiri sida ay u abuuran tahay dhulka samada, sabca samaawaat, iyo samaau dunyaa. Quraanka waxaa kala duwan Alsaamaa quraanku ilaah wuxuu kaga hadlayaa atmosphere dhulka, oo ku wareegsan wuxuuna dhulka kasareeyaa 70 km oo keliya. Sabca samaawaatna waa planets 7 planet iyo dhulka waa sideed, waxaana layiraahdaa solar system, qoraxdeena ayaa ifisa , suuratul nuur ilaah wuxuu ku yiri " allaahu nuuru samaawaati wal ardi ....akhiri ayah" ama suuratul dalaaaq " allahu ladii khalaqa sabca samaawaati aminal ardi mithla Huna......" illaahayna wuxuu inoo sheegay in dhulka iyo todobada sama lakal fujiyey. Marka sidaas darteed todobada samo waa 7 planet solar system , waxaa ku wareegsan samaau dunyaa oo ka saraysa oo ku wareegsan qoraxda iyo todobada planet ee solar system. . Intaas ayaa la isku yiraahdaa adunyaa. Wixii ka sareeya waa kursiga iyo carshiga rabi. Marka haddii aad aragto quraanka asamaa waa atmosphere dhulka waana tii alle inaku yiri suuratul dukaan ii imaada isinkoo is adeecsan ama idinkoo idiidan. Waxayna u yimaadeen iyagoo is ogol, markaas ayaa la abuuray 7 samaawaat 2 maalomood oo kale, markaas kadibna waxaa la buuray samaau dunyaa oo kawada saraysa.
@mohamedcabdi5085
@mohamedcabdi5085 Ай бұрын
Marka waxaa jira Asamaa, Samaau dunyaaa, 7 samawaat. Waa sadex kala duwan. Asamaa marka ilaahay kitaabkiisa uu nooga waramoyo Waxaa laisoo sheegaa roobka iyo riqiga ayaa inooga yimaada, iftiinka qoraxda ayaa inooga yimaada, xooga dhulka graphite ayey misaanka ayey samaysaa inagu haya dhulka, iwl. 7 samawat ama sabca daraaiq sida illaah inoogu sheegay waa planets 7 ah ee solar systemka ku wareega ama qoraxda ku wareega. Suuratul muminuun " walaqad khalaqnaa fowqakum 7 daraaiqa wamaa kunaa canil khalqin qaafiliin" sadaqalaahu cadiim. Suuratul daariq " wasamaa I wadaariq, wamaa adraaka madaariq anajmuthaaqib" suratul jini " wakunaa diraaiqi qidadq" marka jinku waxay tegi jireen 7 planet ee solar systemka ee qoraxda kuwareega waxaana kasareeya samaaau dunyaa oo kuwareegsan. Masaabiix waaweeyn ayaa halkaas yaal oo cilmiga science u yaqaan asteroid iyo camet wax ka gudbi karana maleh. Anigu waxaan ahay Engineer Geology intaasu waa sidaan u fahmay wixii aan qaldayna shaydaan baa ka ahaatay wixii aan saxayna ajar iyo xasanaad allaha naga siiyo.
@Fatima-bt5pt
@Fatima-bt5pt Ай бұрын
@@mohamedcabdi5085ma sha Allah walaal!
@nimcoyussuf2948
@nimcoyussuf2948 Ай бұрын
@@mohamedcabdi5085mashalah tabarakalah Allah haa kuu daysto caqliga iyo maskaxda 🤲🤲🤲 Jazakalahu kheir intad naga jahil-bixisay
@MustafeYuusuf-n6y
@MustafeYuusuf-n6y Ай бұрын
Sidan aad u sheegaty quranku uma shegayo wllo ee quranka akhri todobada samo ee illhay quranka kaga hadlaya ma plants solar system waa darasad dad bila adan ah sameyen darsad mahaa wax fadhiya way isbadsha marba casriga iyo technology la gadhyo lakin quranka sida uga waramyo 7 Samawat masafooyin an bila adanku shegi Karin bay isku jiran billons mls bay isu jiran manaha atomasfer
@gorodaxmed7762
@gorodaxmed7762 Ай бұрын
Csw csw csw❤❤❤
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 17 күн бұрын
Swt ❤
@maxamedsheikhcabdullaahi9588
@maxamedsheikhcabdullaahi9588 8 күн бұрын
ilaahaw cilmiga no siyaaadi
@barekorio4785
@barekorio4785 17 күн бұрын
Qisa ayan haya sheikh another yar arkay
@barekorio4785
@barekorio4785 17 күн бұрын
Ano yar ayan arkay
@barasho3sa
@barasho3sa Ай бұрын
Asoo dhamaystiran xagee ka helaaa
@CabdulqaadirXuseen-co4vz
@CabdulqaadirXuseen-co4vz 18 күн бұрын
❤❤❤
@GostavoEmaeli
@GostavoEmaeli 21 күн бұрын
Ya Allah mon grand dieu 😭😭😭😭
@abdulrazakahmed9203
@abdulrazakahmed9203 16 күн бұрын
Kan shiiq maaha Waa sheekaale Ee yaa lagu sirmin
@siciidcaydaruusmaygaag5521
@siciidcaydaruusmaygaag5521 13 күн бұрын
dhulka kolka kor looga safto ee cirka loo baxo waxa jira in dhulka ay ku xeyndaban yihiin boyo oo aan meel looga bixi karaa jirn dhamaan dhulka waxa ku gadaaman oo ka sareeya biyo
@cabdishakurowfarax7687
@cabdishakurowfarax7687 Ай бұрын
Makhluuqyadaas planeetka kale ku nool ma bani aadam beey noqon doonaan mise wax kale ustaad
@akahaji
@akahaji Ай бұрын
Binu wax kale ayay noqonayaan
@user-rt1qb9ob9d
@user-rt1qb9ob9d 29 күн бұрын
Sax
@MustafeYuusuf-n6y
@MustafeYuusuf-n6y Ай бұрын
Way jiran nolayal aynan garanyn ilahay ogyahay ba ku aburan samoyinka dhulak dhexdooda
@AliHaybe-w1y
@AliHaybe-w1y Ай бұрын
Ciyaar and Dance maxay ku kala duwan yihiin, WAA ISKU MACNEE LKN WAA KALA LUQAD.
@mohammedogleh5195
@mohammedogleh5195 Ай бұрын
Jaas afsomaali ahaan waa is jejebin ciyaartuse waa mcno bdnty tusaale ku badu waa cayaar shaxda waa ciyaar iyo wxybo kloo bdn
@iftiinqali5378
@iftiinqali5378 Ай бұрын
Dance afsomali wa qobkaciyar ama jaas ciyaar wa wy badan tahy tusale farta fuul lagu tartamo waciyar tartanka oradka waciyar aad uu badan thy ciyaraha
@abdullahisheikdon7861
@abdullahisheikdon7861 Ай бұрын
Sh Aliens ayaa ilaahey uumay,oo ku nool meerayaal kale, khalaa, iqda alle uumayna inta aan naqaan waa yartahay. Maraykankana waxay ku lee yihiin saldhig
@MssMugdi
@MssMugdi Ай бұрын
😂 ilhy been haka sheegin waraya waxan maraykan kaa wata
@user-rt1qb9ob9d
@user-rt1qb9ob9d 29 күн бұрын
Sheqoo.wax.ayaa.ilahadla.maxaa.waaye
@SaidIsmailAbdourahman
@SaidIsmailAbdourahman 11 күн бұрын
Asw aryahe War dadka kaamus iblise ayad noqote Ma Adun jacel iyad aakhiro Ku badilte
@welimooto
@welimooto Ай бұрын
somaliland guul leso
@ugaasali8554
@ugaasali8554 23 күн бұрын
Isha alh❤
@SakariyaDeeq
@SakariyaDeeq 19 күн бұрын
Lnd tan haku qarwinina crikey idin jirta
@kildhikildhi2949
@kildhikildhi2949 19 күн бұрын
You baster beenaale ah
@AishaAbdullahiHilowle
@AishaAbdullahiHilowle 21 күн бұрын
Allahu akbar
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 20 МЛН
Apple peeling hack
00:37
_vector_
Рет қаралды 37 МЛН
Sheikh Abdourahman Bashir - Jacaylku manaqonaya xal ?
32:16
Islam Djibouti
Рет қаралды 485 М.
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 20 МЛН