Barnaamijka Falanqaynta Todobaadka Maxaa sababa Haasaawaha Dhalinyaradu inuu Dheeraado? 24 3 2021

  Рет қаралды 643,271

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 1 400
@dahabi8507
@dahabi8507 3 жыл бұрын
Falanqayn kasta cidda sheekada waalaysaa waa labada weriye💔, hadalkii oo aanu qofku dhamaysan ayay soo dhex galayaan, xikmado iyo hadallo badan oo laga faa'idi lahaa falanqayntana wax badan ku dari lahaa ayay badhtanka kaga dhex dhacayaan oo ay ka jiidhayaan. 🙆‍♂️
@Ahmed-nw1sq
@Ahmed-nw1sq 3 жыл бұрын
Saxiib wa inaad fahanta sidha xafada ay ushaqeysa. Meshu waqti aya lagu socda. Waqtigu aya muhiim uu ah sa xafadhu.
@cbasidismail715
@cbasidismail715 3 жыл бұрын
Halkan dhaliin looma joogee arintu waa falaqyn iyo xog isdhaafsi Gaadhi so qabso Sxb😂😂😂😂
@SatooGames
@SatooGames 3 жыл бұрын
Warunta
@xamdisiciid7619
@xamdisiciid7619 3 жыл бұрын
War barnaamijku xaga wariyayaashuu ka jiifaa
@cbasidismail715
@cbasidismail715 3 жыл бұрын
@@xamdisiciid7619 maya sxb aday sidaa kuula muuqataa lkn waxa walba xage wanaga ayaan ka raacaynaa
@Hamda-w5z
@Hamda-w5z 3 жыл бұрын
Anigu reer malihi waligeyna masheekaysan wxn aaminsanahey qofku ilaahey ii qorey inaanu i dhaafryn
@siraliyoonsiraliyoon6611
@siraliyoonsiraliyoon6611 3 жыл бұрын
koly Hadi ad nin Tahay shaqayso ama Dumar Tahay shaqayso lkn war Gurso ad qan Gar Tahay anigu 16 Bn ku Gursaday
@yaasir5920
@yaasir5920 3 жыл бұрын
Naa waa anige xagan ka hela
@qalbiuroonsidahooyadeed2113
@qalbiuroonsidahooyadeed2113 3 жыл бұрын
Danahaaga kale Ku da,daal kii kuu qoran Kuma seekayee.🥰
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Aduunkad la danbaysa kkk ilaahay ha ku sakiro
@halalpolice23
@halalpolice23 3 жыл бұрын
Raadso macanto waxii anfac leh fadhiga kuguma imaanayo e udiyaar garow inaad raadiso waxkasta sababay ku yimadaan mahan in aan lamiga dhax seexano dhahno Gaadhigu isaga iga leexanyo
@shukrisharaf5775
@shukrisharaf5775 3 жыл бұрын
i hope like this type of programs to increase to help youth increase their awareness & responsibilities... Well done.
@abdullahinoor1724
@abdullahinoor1724 3 жыл бұрын
Shukri sharaf Good idea,Iam with you for ever, good idea with a good girl,Keep going .
@akramabdi8380
@akramabdi8380 2 жыл бұрын
Masha Allah Gabdhaa Hani Masha Allah Waa gabdha Kaliya Ee Sida Dhabta Ah Wax U sheegtay Waxaan Ku Leeyahay Allaha Caqliga Kuu Daayo
@AbdishakourAdam
@AbdishakourAdam 3 жыл бұрын
Dooda maanta 1.inanta hani layidhaahdo waa inan caqli ku dhan yahay weliba si caqliyeysan ayay uhadlaysaa oo positive ah 2.inanta layidhaahdo nimco waxey ueegtahay qof qalbigu ka jabanyahay oo qof hore uga baxey dooda oo dhan way caytamaysaa ✌
@mehmetyusuf3957
@mehmetyusuf3957 3 жыл бұрын
Aad Baad u dhuuxday.
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 3 жыл бұрын
Waa runtaa mid baa xumeeyay baa laga yaabaa.
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 3 жыл бұрын
Cilmi nafsigaad wax ka taqaanaa sxb inantaa maryaha cad cad xidhan inan baa xumeeyay ee hala soo ogaado.
@maxamedabdi3533
@maxamedabdi3533 3 жыл бұрын
Dcgbhbhcfbjm
@mahadomuhubo7617
@mahadomuhubo7617 3 жыл бұрын
Masha Allah wll caqligaagu waa taam allaha ku siyaadio
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 3 жыл бұрын
🔘 Universal TV, best Somali talk show. 👍
@abhayb7723
@abhayb7723 3 жыл бұрын
Wakhtiga dheeraada waxa u sabab ah ragga because aniga oo nin ah waxaan qiraya in habluhu ay daacad yihiin intooda badan.
@hodancabdiraxman2143
@hodancabdiraxman2143 3 жыл бұрын
Haddii habluhu dacad idiin noqdeen aawey idnka tiinii se mxad qalbiga ugajabin kol haddaadan diyaar ahyn maad fasaxdid waqtigana mxad ugaluminysaan🤔
@xiirmuse1401
@xiirmuse1401 3 жыл бұрын
@@hodancabdiraxman2143 wll mcn kumanan ba jir igu aan guurk rabin tusaale wxn arky ila 3 jeer nin diyaar ah oo gabdhii uu rabey tiri may weliba bilaa sabab
@hodancabdiraxman2143
@hodancabdiraxman2143 3 жыл бұрын
@@xiirmuse1401 markasi warcadbaa lgusiyey eelydinma khiyaamin waaba qofku haddanu diyaar ahyn uukuu sheegba wxuu kusiiyey fursad lgna yaabaa inad tukafiicn heshidba lkn wxan quruxbdneyn in qalbiga lyska jabiyo sidaa sameysaan🙏🙏
@mustafeasad9377
@mustafeasad9377 3 жыл бұрын
@@hodancabdiraxman2143oo ninka wakhti kuma socdo miyaa? yaa yidhi raguun baa qalbiga jabiya ? Ragga lagu ciyaarey ee laga danaystey maxaa loga hadli waayey ? Maxa loo arki waayey 10ka qodob ee ay inantu hor dhigayso wiilka marku guur ka dalbado ? 25kun oo dollar , hotel maansoor, qamar suugani , 40 gaadhi oo land cruise ah Hablow hadaydaan damacaa waalan ragga hor dhigteen 4 sano sheegaysaaye 2 bilood laysama gaadheen Ragii waa laba daran mid dooro Inuu inantaa lacagtaa ka bixiyo ama inuu intay wax is badalayaan la sheekaysto
@maxamed7258
@maxamed7258 3 жыл бұрын
Very important debate!! We’re tired of politics!! Yet 70% of our families are divorced!! 20% are single the other 10% are unhappy 😞? We have to talk about this WE NEED SOLUTIONS!
@hydoffdhagaweyne1037
@hydoffdhagaweyne1037 3 жыл бұрын
70% divorce rate!!! Where did you get this statistics?
@maxamed7258
@maxamed7258 3 жыл бұрын
@@hydoffdhagaweyne1037 no data involved but when you look around especially qurbaha 3 of 5 people you meet is either single mother or single father.
@sammo7904
@sammo7904 3 жыл бұрын
Wa runta wll , its really big issue
@hydoffdhagaweyne1037
@hydoffdhagaweyne1037 3 жыл бұрын
@@maxamed7258 maybe in Qurbaha, but here in Somaliland divorce aren't that high. It's high among our brother's in the south.
@Abdi-libaax
@Abdi-libaax 3 жыл бұрын
@@hydoffdhagaweyne1037 are you in somaliland?
@halalpolice23
@halalpolice23 3 жыл бұрын
30:38 Gabdhaas waa gabdh wax baratay oo dhisan inkastoo aynan kala liidan Allah Ha xafido dhamantood M.A❤️
@maxamedxaji2995
@maxamedxaji2995 3 жыл бұрын
wlhi beenta maha gabadh dhelitiran weyan maskixiyan point gedana dhumucdisa sifcn ushegtay oo naso garsisay
@garaadkaabtechnology3625
@garaadkaabtechnology3625 3 жыл бұрын
Sxb waa runtaa gabadhan waankahelay say u hadlayso waa qof maskaxbadan.
@wiilbari6124
@wiilbari6124 3 жыл бұрын
Waa runtaa
@mariamruun4274
@mariamruun4274 3 жыл бұрын
Haaa good girl weyan🌼✔
@nawaalcllahi7200
@nawaalcllahi7200 3 жыл бұрын
59:48
@abdifatahahmed4862
@abdifatahahmed4862 3 жыл бұрын
HOYO MCN WSHLY MCN Hablaheenu waa Sharafteena waana Kuwa aynu ku faano Hablaheenu ha nooladan, Way mudan yohiin wax walba❤❤❤❤❤❤❤❤
@faadumomohamud4695
@faadumomohamud4695 3 жыл бұрын
wll qali waa mahadsan tahy lkn cidi kula garan mayso wanaga haweenka
@simancadeeyhussein3476
@simancadeeyhussein3476 3 жыл бұрын
Axl aniga mahasawin 16 markan jiray ayaan inin aad moday inuu alaha isodiray ayaa walidkee isodontay hadan waxan islajonaa 5sano alx nolasha waa isfahan iyo jacel 🥰🥰🥰🥰
@Bahantah
@Bahantah 3 жыл бұрын
Masha Allah Aad baan ugu riyaaqay hadalka Nimco. Waa runteed Raga ayaa kaalintoodii gabay oo raganimadii iyo gobanimadii dhaqanka Soomaaliyeed. Raga qaad baa dilay dhaqankii iyo sharaftii bay ka dhaceen. Waxan leeyahay GABDHAHA SHARAFTOODA HALA ILAALIYO. WAA AMAANO.
@ismailhawd1544
@ismailhawd1544 3 жыл бұрын
Hablow busaaradaa isu keen diraysee Alle irsiq khayrqaba ha ina siiyo
@najiaabdulhi255
@najiaabdulhi255 3 жыл бұрын
😂🤣🤣😂😂😂 Ameen ameen
@khadrosaid6418
@khadrosaid6418 3 жыл бұрын
Aamiin been ma aadan sheegin wll
@arwaali1570
@arwaali1570 3 жыл бұрын
Hhhhh aaameen
@hodanhassan1883
@hodanhassan1883 3 жыл бұрын
😁😁😁😁😁
@hodomohamed3648
@hodomohamed3648 3 жыл бұрын
Wllhi beenta maaha anaa 100 garanaya oo dhaqaaluhu uun xidhayo ay diyaar uyihiin inay guursadaan inantaa Haasaawahana waxa dheereeya waa dhaqaalaha
@ugbaadqurux42
@ugbaadqurux42 3 жыл бұрын
Anigu wax shukaansi iyo jacaylba waan iska joojiyey Waayo inta jeer ee uu qalbigeyga jabey Ilaahey unbaa OG Marka calafka ilaahey ba haye maxan qalbigeyga u siin qof u qalmin Waqti lumis iyo niyad jab diyaar uma ihi
@mohamedbashe3980
@mohamedbashe3980 3 жыл бұрын
Halkaa kaga hay calafku isagoo socda ayuu kuu imane
@lunibark9978
@lunibark9978 3 жыл бұрын
ha wlhi aniga cidna qalbi igama jabin ee 2qof is baranay intan jiray lkn markan dhaqankooda arkay inay itaabtaan raban waanba joojiya sheeko wlhi xata 1bilo ama bil wax kabadan lama socon faceboga ka bartay waana gabagabeeya rag hadalkii
@ugbaadqurux42
@ugbaadqurux42 3 жыл бұрын
@@lunibark9978 ka dheeroo wax sidaasa mustaq ma rabaan ba waa duli Ku sharaf leh ayad heleysa
@lunibark9978
@lunibark9978 3 жыл бұрын
@@ugbaadqurux42 xbbti raga qaarkood bahalo hoostaada kaliya doonaya weeye wlhi oon aduunyo iyo akkhiro wax ka aqoon oo nolosha ka dhacay
@ugbaadqurux42
@ugbaadqurux42 3 жыл бұрын
@@lunibark9978 haa wlhi huno qli ilaahey kuwa sharaf leh ha inugu arsaaqo guurku waa arsaqade
@yusufgarad3379
@yusufgarad3379 3 жыл бұрын
Wan salamaya dhaman shaqaalaha Universaltv barnaamijka dambe inzha allh Aadan khadar sahanka xogaha halagu so cazuumo
@somalilander_girl_christian
@somalilander_girl_christian 3 жыл бұрын
waa wahaabi kaas yari wll dhaqan carbeed wata
@rashiidisack2844
@rashiidisack2844 3 жыл бұрын
Wlhi wa nin yer o aqooni kabuuxdo adan sahan
@mustafinhofd3802
@mustafinhofd3802 3 жыл бұрын
Aadan waa reer burco yaguna waa hargaysa
@hassanrashid611
@hassanrashid611 3 жыл бұрын
Universal TV ha tago muqdisho maaha inuu somaliland basaasnimo kaga dhexshaqaysto waayo somaliland ma aaminsana iyo jiritaanka markaa hadii afsomaliga ka baranaysaan hargeysa orod oo faqash baad tahiin ito washaysi iyo qadaad weyn markaa saaxiib nooga baxa dalka orodoo muqdisha tag
@wlldeeq5599
@wlldeeq5599 3 жыл бұрын
Doodu waxay ahayd maxaa sababa haasawaha dheerada Sidaa oo ay Tahy waxay ahayd inaa rag iyo dumar loo kala qaadin hader qolo kasti way is difaacay mawduciina waalaga baxay
@mericanbadass5299
@mericanbadass5299 3 жыл бұрын
Dumarka weerarka bilaabay, maxaad Ragga ka filaysay?
@mohametQurbo
@mohametQurbo 3 жыл бұрын
Inanta sheelada orange ama liinta wa active cidna may edeyn sida runtana base ka aya inaga khaldan✌💡
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Dumarku caqli badanaa.. Mashaa allah.i like it Sidey dooda waxyaalo badan utaabteen👏👏 "Been maaha base ka wax ka khaldan yihiin".!!!!!!!
@geedi7037
@geedi7037 3 жыл бұрын
You guys need to give the speakers enough time ⏰ stop cutting them off
@teammotivation1952
@teammotivation1952 3 жыл бұрын
Exactly
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 3 жыл бұрын
Anigu mana haasawiyo mana shukaansado ragg because ilaahy wuxuu iiqoray imaseegayan ilaahy uun baan talo udhiiban oo iisoo xulaya inaan waxbarto oo tabcado ayuun baa ii muhiima Nina nabsi kagali maayo
@maxamedcabdi4884
@maxamedcabdi4884 3 жыл бұрын
Jazaakillaahu khayraa. Ok
@cabdiaxmed5844
@cabdiaxmed5844 3 жыл бұрын
Makusoo doontaa baby
@lacag-lacag
@lacag-lacag 3 жыл бұрын
i aamin wadada saxda ah baa haysaaaye kusoco aniguba anoo nina baan wadaa hayaaa
@farxaanabdixakin9416
@farxaanabdixakin9416 3 жыл бұрын
Wll lkn waxaa ficn inaad qofka nolasha lawadagayso aad fahanto dabercadihiisa si aadan hadhow u shalayn Waana runtaa in illhy wuxu ku qorey inaan ku dhaafayn
@raadeeykapuur2941
@raadeeykapuur2941 3 жыл бұрын
Wllee Waaa duqoobi adoo single ah😃😃😃 Wx aan la Raadin lama Helo Huno
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah. Very important topic.
@halalpolice23
@halalpolice23 3 жыл бұрын
34:11 Maasha Allah waa runteed Khayaali iyo aduunyo raac hadad raadsato dee Isku shinbir batihiin calacalka jooji yaaqay
@mankayare3148
@mankayare3148 3 жыл бұрын
Waa sidaa Wllo
@sareedomohamed9965
@sareedomohamed9965 3 жыл бұрын
Mashaaalh tabrakalh Inanta hony Cali si fiicanbay u hadashay mid kalo khayr qaba alle hakugu arsaaqo
@lady_ruun6741
@lady_ruun6741 3 жыл бұрын
Sheekada bilaw iyo dhamaad anigu gabadhaa dharka jalaha ayan wataa hadalkeeda kula raacsanahay dhankasto point aye tabatay ❤️❤️
@eng.abdirahimhassanmacho6089
@eng.abdirahimhassanmacho6089 3 жыл бұрын
daqiiqada 54:50 yar sxbkeyga ah bay ku dhacday inan buu ka bixin jiray waxbarashada jaceyl uu u qabo iyadana waxay u malayn jirty doqon aan xisaabtameyn iyadoo reerkeeda joogaan waxaa sii dheer waxwalba oo aay u baahato inuu siin jiray waliba inanku ma aheyn mid xafiis ama shaqo weyn ka shaqeysta waa muruq maal oo gaari taxi ayuu ka shaqeyn jiray marka arinkasta wuu dhacayee yaanan ragga eeda dusaha laga saarin dumarkana waala mid iyagana waa fakirkeyga....
@مصعبمحمد-ت1ع
@مصعبمحمد-ت1ع 3 жыл бұрын
Xaqiiq wlhi sxp 🔥✅
@haniabdirahman6552
@haniabdirahman6552 3 жыл бұрын
universalow wllaalyal inantaaa HANI doodaha kle ku soo dara oo haka reebina BILLACALAYK ❤🙏
@samihasaid4271
@samihasaid4271 10 ай бұрын
Great job team 👏
@MohamedMohamed-eb6nt
@MohamedMohamed-eb6nt 3 жыл бұрын
Masha Allah allow gabdhaha Somaliyeed gabdhahan camal ka dhig wlhi waa gabdho aqli badan
@jablibaax
@jablibaax 3 жыл бұрын
Haasaawaha hada danaysigaa ku badan oo daacad layskuma aha , ujeedadiisuna waa zino.
@mahadomuhubo7617
@mahadomuhubo7617 3 жыл бұрын
Inanta hani doodaha kuso dara plz waayo waa inan caqli badan masha allah
@dawladmusic
@dawladmusic 3 жыл бұрын
Inanta maryaha huruuda ah leh ee hani waa inanta ugu runta badan oo xaqiiqda ka hadlaysa wlhi waan ku taageersanahay
@mohammedabdirashed2718
@mohammedabdirashed2718 3 жыл бұрын
No social distance
@madaromar9660
@madaromar9660 3 жыл бұрын
🙋‍♂️Universal Tv waxan usoo jedin laha labada Qof Ee barnamihka Dadihinaya Ee sacada ila sacada iyo badhka tagan Qofku waa bila adane Ha Loo naxariisto oo qaabka tagniada Halaga Badalo
@MohamedAhmed-or1ow
@MohamedAhmed-or1ow 3 жыл бұрын
Waan kuguracsanahay waa T.V wayin lkn wax ba ka khaladan
@gulledyare9619
@gulledyare9619 3 жыл бұрын
takeeye barnaamijka halagu soocasumo 😂😂😂
@mustafeahmed2547
@mustafeahmed2547 3 жыл бұрын
Maxaa ku tiri kkkkkkkkkkkkkkkkkk
@hodanhodanhasan5504
@hodanhodanhasan5504 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@mahadomuhubo7617
@mahadomuhubo7617 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@zoyakhan7816
@zoyakhan7816 3 жыл бұрын
😂😂😂
@mariamruun4274
@mariamruun4274 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣 Kadaa sa ha orane🤣
@cmkhaliifa2345
@cmkhaliifa2345 3 жыл бұрын
Xalka koowad anu waxan u arka in intan meesha isugu timid macalaa 2da wariye horta iyagu isaga bilaaban oo mid mid isu guursadan , markaasay dadka dawanayaana ku dayanayan
@ميمومو-م8غ
@ميمومو-م8غ 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@abdikadiralli
@abdikadiralli 3 жыл бұрын
Madka waalasa umada markaa😂😂
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 3 жыл бұрын
31:55 gabadha hadlaysa walahi waa waayo arag xaqiiqada qofka kaliyee sheegay weeyi ragg iyo dumar la isma dhaafo beerta lagu wada jiraa 😂😂
@Jasmine18815
@Jasmine18815 3 жыл бұрын
Ma kula haasawaa adi kkkkk
@Jasmine18815
@Jasmine18815 3 жыл бұрын
Guurso waa la furee wlhi waa reer hargeisa way shaqaysataa
@mahadomuhubo7617
@mahadomuhubo7617 3 жыл бұрын
@@Jasmine18815 wala qaba hani sowmaha
@somaaliabsolutely3464
@somaaliabsolutely3464 3 жыл бұрын
beertee lagu wadan jiraa🤣🤣🤣
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 3 жыл бұрын
Yasmin Cabdillahi 3 sano inaan Kula Haasaawo hadaa diyaar u tahay soo dhowow😂😂😂
@mohamedhashi5492
@mohamedhashi5492 3 жыл бұрын
Guur wa guur SHEKADA SHEKADA dheer mafiina Waayo diinta guur xalaala baa muhiima Gabdhaha iyo wilasha laakiin dad wawayn oo balan dheer kujira. Waa dhaqanka AJINABIGA. Iyo heesaha Oo la aado. Laakiin GUURKA xalasha allaah waa dhibyareeryay. Dhaqalaha badan lagu xidho GUURKA waa fasahaad. Subxaanalaah.
@abdillahiabdihassan8085
@abdillahiabdihassan8085 3 жыл бұрын
Qolada tv ga leh waxaan usoo jeedin lahaa inanta 1:32:01 taagan adeer yaan naxariista laga tegin ileen waa dumare gabdhaha ha ha loo naxariisto
@AmineAmine-nv4jb
@AmineAmine-nv4jb 3 жыл бұрын
Wll doodaa xamaasad lehoo la dareemi maayo taagni
@nonamenoface2957
@nonamenoface2957 3 жыл бұрын
@@AmineAmine-nv4jb benta maaha waxa aad qabanaysid hda ku qanacsanthy wax dhib majira Mararka qaar hday xamasada ku qaado wx dhib ah ma dreymaysid
@basracabdi9745
@basracabdi9745 3 жыл бұрын
Anagu manihin lax la soo iib sanayo 🤣🤣🤣🤣🤣ragoow Allah ka cabsada
@AYUBUBA
@AYUBUBA 3 жыл бұрын
I hate u
@cmbaazkalover6137
@cmbaazkalover6137 3 жыл бұрын
Haaye haaye
@basracabdi9745
@basracabdi9745 3 жыл бұрын
@@cmbaazkalover6137 😍 شكرا
@cmbaazkalover6137
@cmbaazkalover6137 3 жыл бұрын
@@basracabdi9745 arinkaa ka sheekee
@cmbaazkalover6137
@cmbaazkalover6137 3 жыл бұрын
@@basracabdi9745 ma idinkaa nagu adkeeya
@Wardi_Abdirasheid
@Wardi_Abdirasheid 3 жыл бұрын
Barnamij xiisihisa iyo xamasadiisapa wata fadlan wxn codsanaya Dadka Aqoonta Saa idka leh Sida Aadan sahan Iyo xasan DhuXuL Lguso Casumo Weeka Danpe💗
@ismailawil5557
@ismailawil5557 3 жыл бұрын
Wad so dhigtee.😂
@mahadomigane2854
@mahadomigane2854 3 жыл бұрын
Nimca abdulwahab wlhida wa gabar gesiyad oo hikmadeysan alalha ku barakeyo wll
@abdifatahyusuf6241
@abdifatahyusuf6241 2 жыл бұрын
Walidkeyga gabdha ay ii doran aya ku qanacsanahay ❤
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira Жыл бұрын
waxaad tidhy "gabdha"! 4 gabdho baa kuu diyaara!waa bilaash,guryaha agoomaha ayaad kasoo gurateen.
@abdullahimohamed8012
@abdullahimohamed8012 2 жыл бұрын
Barnaamijkan Oo kale waxa loogu tala galay inu hal qof Oo wariye ah daadihiyo si ay u yaraato is horboodka. Teeda kale qofka wariyaha ah wa Inay yarata hadalkiisa ama commentihiisa Lakin ay badata sualo uu waydiinayo dadka hadlaya. Mahadsanidiin Universal TV.
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira Жыл бұрын
you are right 100%. laakiin dumarka hadaan meelwalba lagalin oon qoondadooda lasiin,Somaliland ictiraaf UN kama helayso!
@NuuraSiciid-y6g
@NuuraSiciid-y6g 2 ай бұрын
Waar akhlaaqyeelo😡
@zhiineozofficial8638
@zhiineozofficial8638 3 жыл бұрын
𝙱𝚊𝚛𝚗𝚊𝚊𝚖𝚒𝚓𝚢𝚊𝚍𝚊 𝙳𝚊𝚗𝚋𝚎 𝚆𝚊𝚡𝚊𝚊𝚗 𝙸𝚍𝚒𝚒𝚗 𝚔𝚞𝚕𝚊 𝚝𝚊𝚕𝚒𝚗 𝚕𝚊𝚑𝚊𝚊 𝚒𝚗𝚊𝚊𝚍 𝚊𝚊𝚍𝚊𝚗 𝚜𝚊𝚑𝚊𝚗 𝚔𝚞 𝚜𝚘𝚘 𝚍𝚊𝚛𝚝𝚊𝚊𝚗 𝙰𝚚𝚘𝚘𝚗𝚢𝚊𝚑𝚗𝚔𝚊 𝚠𝚎𝚢𝚗💗
@omarabdinasir3509
@omarabdinasir3509 3 жыл бұрын
Walhi waa runtaa wll Inshallah wan sugaynaa in mar un lagu soo casuumo
@zhiineozofficial8638
@zhiineozofficial8638 3 жыл бұрын
@@omarabdinasir3509 𝐡𝐚 𝐰𝐥𝐥 𝐖𝐥𝐥𝐡𝐞𝐢 𝐖𝐚 𝐧𝐢𝐧 𝐌𝐚𝐬𝐤𝐚𝐱 𝐮 𝐬𝐚𝐚𝐱𝐢𝐢𝐛𝐚
@hodanhassan8361
@hodanhassan8361 3 жыл бұрын
Nimco viva fariid waan kuwadana afku xooglayasha rif
@mumtazmustapheabdi4664
@mumtazmustapheabdi4664 3 жыл бұрын
1:04:30 Horta anigu kuma ayaan ahay? Qof nooceya ayaan ubaahanay? Muddo intee leeg ba igu filan Inaan ku barto? Anigu waxaan qaba ka shakhsi ahaan qofku markuu suaalaha ka jawaabo ayuu xal u helaya haasawaha raagaya ee waqtigan aynu joogno.
@halalpolice23
@halalpolice23 3 жыл бұрын
Xaqiiq weeye Allah hanoo badiyo Aqooon yahano isaga okale ah
@rahmakahie5176
@rahmakahie5176 3 жыл бұрын
I am in LDR axmdlhi wan ku faraxsahy 3 year wan wada socnaa insha allh next year iyo guurkeena
@ladnaawil1705
@ladnaawil1705 3 жыл бұрын
Ilaahay nabad haydinku gaadhsiiyo
@ahmedmohamedaliabdile1903
@ahmedmohamedaliabdile1903 3 жыл бұрын
Alle ha idin ku guuliyo wll
@halalpolice23
@halalpolice23 3 жыл бұрын
Allah haydin so hanuunsho Xabiibti 3 sano nin aan ku qabin inaad sheekaysato Diintu ma ogolo
@halalpolice23
@halalpolice23 3 жыл бұрын
@@rikardostalin5708 maxaan cadayn u hayaa ?
@halalpolice23
@halalpolice23 3 жыл бұрын
@@rikardostalin5708 Somaliga iska sax marka hore wllo Diintana baro. Waayo waa inkaar adigoo islamnimo lagugu dhalay inaadan hadana garanayn waxa ugu horeeya Diinta Islam ka ee Caruurta yaryar looga bilabo e. Diintu way cadaysay in aynan bananayn inaad nin muxram ku ahayn aad iskala hadasho adigoonan ka lahayn wax Dan ah, wiilkana sidokale.
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 3 жыл бұрын
Qarni tobon sano maaha waa boqol sano qarnigu abti
@theprouddad
@theprouddad 3 жыл бұрын
Decade Ayeey Ka Wadaa Bro
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 3 жыл бұрын
@@theprouddad bilawga eeg wxay tidhi qarnigu waa 10 sano
@theprouddad
@theprouddad 3 жыл бұрын
@@abdulrahmanyare2402 Aafka Ayaa Oga Dhacay
@zainabmohamed2226
@zainabmohamed2226 3 жыл бұрын
waa intaan islahaa qor. waa sidaa wall. qarnigu waa boqol sano. tobanka sano. ciqdi.ayaa la yidhaa. carabiga.
@lucubmedia1387
@lucubmedia1387 3 жыл бұрын
@@abdulrahmanyare2402 7
@galoolgeesood7428
@galoolgeesood7428 3 жыл бұрын
Kamal is a genius
@amaalk
@amaalk 3 жыл бұрын
your history was painful and heartbreaking wlhi May Allah swc help you Safiyo tusmo be strong ❤️❤️❤️ heartbreaking interview 💔😭
@abdinasirosman9456
@abdinasirosman9456 2 жыл бұрын
U
@abdinasirosman9456
@abdinasirosman9456 2 жыл бұрын
00
@abdinasirosman9456
@abdinasirosman9456 2 жыл бұрын
9
@somflim
@somflim 3 жыл бұрын
Run Ahaanti Aadbaan Ugu Riyaaqsanhy Abwaan.Dhuux iyo Gabdhi ugu horeysay Waxjira Oo Xaqiiq Ah
@apdirashiidgenny2809
@apdirashiidgenny2809 3 жыл бұрын
Anigu macaal qarni ka hor ayaan ka sheekayn karaa waayo qarnigu waa 10 sano inta VARTA ila aragtay like saar
@nasrinabeby6067
@nasrinabeby6067 3 жыл бұрын
QArni wa 100 sano
@bilanadan4276
@bilanadan4276 3 жыл бұрын
Walee gabdha noso baxay naga celiya nimanka abaayooyin good job 👍👍💞💞💞💞
@mohamedosman3368
@mohamedosman3368 3 жыл бұрын
Waar nio barnaamijkan aniga laftigayguu iga hadlayaa gabadhbaan aad isku jecelnahay mudo 5sano kabadan sababtuna waa inaan kala fognahay walina aanu kulmin jacayl kii dhabtii baan u jeclahay iyaduna iga daran. Sikasta inta isjecel ee aan xiiso kadhaxaynee ee waliba kala fog Allah isku soodhaweeyo amiin. Kalafogaanshaha sabab u ah inuu haasahuwa dheeraado iyo waxba la aanta mararka qaarkk.
@hoodoomer1984
@hoodoomer1984 3 жыл бұрын
Muhiiimada ugu wayn ooo ah dhalinyaradiii ooon hayn shaqo kafayn karta baahida qoyska🥺
@halalpolice23
@halalpolice23 3 жыл бұрын
Adeer waxaas jacayl mahane ninbuu ilahay ka dhigay e Guurso gabdha oo Rabigaa ka baq xaram weeye waxaasiye
@ugbaadqurux42
@ugbaadqurux42 3 жыл бұрын
Gabadha waqtiga haka qaadin wllo goaan gaadh oo ilaahey tallo saaro Salaad istikhfaaro tuko
@twnm636
@twnm636 3 жыл бұрын
Halkeed kala joogtaan????
@xamsecabdi8719
@xamsecabdi8719 3 жыл бұрын
@@hoodoomer1984 bhv
@edebsanomar3036
@edebsanomar3036 3 жыл бұрын
Asbuuca dambe halagu casuumo hbo hoodo garay inta igu raacsan gabdhaha likes 👍 my lovely 😍 sister
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 3 жыл бұрын
HARD TALK WAXAA KA DAWANAYAA MAGALADA NORWAY UGU SHISHEEYSA WAQOOYI NÖRVIK AAD BAAD U MAHAD SAN TAHIN UNIVERSAL TV
@mohamedhadi6291
@mohamedhadi6291 2 жыл бұрын
I agree that lady. Taking and understanding is first
@mahirelmi569
@mahirelmi569 3 жыл бұрын
Labadan wariye koraas ha loo dhigo tan iyo xilima uun bay tagan yihiin🤣🤣🤣
@New-generation4
@New-generation4 3 жыл бұрын
Xamaasada markay kugu socoto Maysan dareeeminba😃
@A-shaka
@A-shaka 3 жыл бұрын
Waa qodob fiican oo ah in doodaa dooda xigta lagu daro 👏🏽👏🏽👏🏽
@aaminasiciid6689
@aaminasiciid6689 2 жыл бұрын
Macalikaygiih axmed maax keep going wlahai may teacher
@dalmaryu9521
@dalmaryu9521 3 жыл бұрын
Just a suggestion:( USA) To increase the productivity and GDP of Somaliland, both mate can work bottoms up to make money for their marriage. Men and Women are faults of the marriage by not compromising materials that can finish anytime soon. Marriage principals and values should be upheld, and money comes later!
@bachirhassan2532
@bachirhassan2532 2 жыл бұрын
Mashallah WapRanki Aabeha Davey?
@ahmedarshe4334
@ahmedarshe4334 3 жыл бұрын
Inanta hani mashallah, say u hadashay baa sax ahay.
@yousufhassan1206
@yousufhassan1206 3 жыл бұрын
Labaatan nin iyo waxkabadan intay habluhu lisaan oo ay lacagta ka wakhtigaba ka lumiyaan ayay hadhowna odhanayaan ragu waa waraabe ,😻 nagadaa ciyaarta abtiyo
@omarjuninho9618
@omarjuninho9618 3 жыл бұрын
absolutely incredible waaye i loved every part of it
@asmamohamoud2399
@asmamohamoud2399 3 жыл бұрын
24:00 inantaas u sheega in aysan ayeeydeed iscadayn jirin😂😂😂😂
@sofaomer4873
@sofaomer4873 3 жыл бұрын
Adoo gabar ah gabar hdaba galin ceeb adaa ku ceeboobayo
@abthirizakyoowjii8041
@abthirizakyoowjii8041 3 жыл бұрын
😅😅😅😂😂😂
@araksannuur5269
@araksannuur5269 3 жыл бұрын
in ay is cadyso sow nin kum kalifin
@araksannuur5269
@araksannuur5269 3 жыл бұрын
ragow dinku wng la yimaada habuluh waa dahb
@dheeman9103
@dheeman9103 3 жыл бұрын
Naag nag cayeysa ceeb adiguba digsi gubtad tahay wax ku ibiyad ladey enta iyo zeeda😂😂😂
@hamdiabdishire8784
@hamdiabdishire8784 3 жыл бұрын
Dagaalka inta la iska daayo diinta ha lagu dhaqmo. Oo wxy guurka ka tiri hala raaco dooda ana idiin soo xiraye
@nerminbabygirl1505
@nerminbabygirl1505 3 жыл бұрын
waa sax sxb wlhi
@cabdicasiissayidcali9200
@cabdicasiissayidcali9200 3 жыл бұрын
Waa caynkaa walaahi ❤
@ismailhji
@ismailhji 3 жыл бұрын
Hani ayaa dhamman taabaneysa xaqiiqada jirta allah ku sharfo walashey
@hassandj133
@hassandj133 3 жыл бұрын
Hani waa top 🙏🏿
@cabdicasiiscalioodweyne9761
@cabdicasiiscalioodweyne9761 3 жыл бұрын
Run ahaantii hablihii hore xitaa waa lala tagijirye
@abdinasserj2022
@abdinasserj2022 3 жыл бұрын
MashaAllah waa dood wanagsanSi Bulsho wanagsan u abuuranto,waa in uu qoysku caafimad qabo, qoyskuna wuxu ku hagagi iyadoo marka horaba ad dooratay lamane aad ku xulatay " Diin iyo Akhaaq" sida Nabigu tilmamay S.C.W. Rag hadaynu nahay, waa in aan innagu isa saxno, waxan hubaa Gabdhuhu in la saxo way sahlan tahay intooda badan.
@axlaamali7560
@axlaamali7560 3 жыл бұрын
Myfvrt barnaamij thnxx universal
@kulmiyemotivations9791
@kulmiyemotivations9791 3 жыл бұрын
Anigaan diyaar u ahayn in aan gursdo anigooon kafalo qadi karin nolasha gabadha aan gursanayo, Hadii si kasta gabdha diyaar utahay ani baan aqbalayn 🙏🙏
@nadifonafiso310
@nadifonafiso310 3 жыл бұрын
Nin rageed
@iidyuusuf3120
@iidyuusuf3120 Жыл бұрын
Labadeena isku mida
@deeqamohamud3927
@deeqamohamud3927 3 жыл бұрын
Wax si saxa u hadlaya oo doododu cilmiyaysantahay waxaa ka jira gabadhaa hani ah iyo wiilka kale ee lahaa aabe ayaan ahay. Laba caqli saliima leh 👍 inta kale waxooda waa dad iska dhicib
@bigbangvip747
@bigbangvip747 3 жыл бұрын
wariyahani wxba ka qaldan dadkiba yagon hadal dhamysanbu ka jidhyah
@barwaaqoqadaan4760
@barwaaqoqadaan4760 3 жыл бұрын
Waqtii ban jiriin wll
@mohamedfaisal7587
@mohamedfaisal7587 3 жыл бұрын
lacag iyo imaan laan bay ku jiraan walaahi run
@samiagarazho6333
@samiagarazho6333 3 жыл бұрын
Inanta hana hadalkeeda I deeqay alle ha barakeeye Inta kle difaac bay ku jiraan
@infinitywar2205
@infinitywar2205 3 жыл бұрын
Hani waa tee waan ku dawakhee wan rabaa inantaa hahahahha
@ayanabdilahi5645
@ayanabdilahi5645 3 жыл бұрын
@@infinitywar2205 inant 30 minutes markuu socdo hadlysa weye dharka liimiga ah gashan
@infinitywar2205
@infinitywar2205 3 жыл бұрын
@@ayanabdilahi5645 wan arkay walalo waa inan wax badan og wana qofka ugu aqoonta badan. Aad baan ula dhacay doodeeda. Mahadsanid walal.
@mahadomuhubo7617
@mahadomuhubo7617 3 жыл бұрын
@@infinitywar2205 dharka jaalaha inanta xiran ma yellowga
@infinitywar2205
@infinitywar2205 3 жыл бұрын
@@mahadomuhubo7617 war arkaa ee ma adigaa walal🤣🤣
@nuuryareqallafe4247
@nuuryareqallafe4247 3 жыл бұрын
Waa caag meesha lacag ku qaato wlhi abwaanka daacad uhadlay Xaqiiqdi
@zhiineozofficial8638
@zhiineozofficial8638 3 жыл бұрын
𝚃𝚊𝚊 𝚕𝚎𝚑 𝚁𝚊𝚐𝚐𝚊𝚊 𝚝𝚞𝚞𝚐𝚊 𝚊𝚊𝚋𝚊𝚑𝚎𝚎𝚍 𝚋𝚊𝚊 𝚝𝚞𝚞𝚐𝚊 𝚋𝚊𝚗 𝚞𝚖𝚊𝚕𝚊𝚢𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊 𝚠𝚕𝚕𝚑𝚎𝚒
@DhamayZ-p3l
@DhamayZ-p3l 3 жыл бұрын
War xizhooo maynan gbdh kula dhaLn🤔🤫
@zhiineozofficial8638
@zhiineozofficial8638 3 жыл бұрын
@@DhamayZ-p3l 𝙶𝚊𝚋𝚊𝚍𝚑 𝚆𝚊𝚢 𝚒𝚕𝚊 𝚍𝚑𝚕𝚊𝚝𝚢 𝙻𝚔𝚗 𝚃𝚊𝚊𝚜 𝙾𝚘 𝚔𝚕𝚎 𝙾𝚘 𝚜𝚒𝚍𝚊𝚊 𝚞 𝚊𝚏𝚡𝚞𝚗 𝚒𝚕𝚊𝚖𝚊 𝚍𝚑𝚊𝚕𝚗
@DhamayZ-p3l
@DhamayZ-p3l 3 жыл бұрын
@@zhiineozofficial8638 sidad urabin inuu walazha nin caayo un iydna ragba ladhazhe ha caayin .....
@DhamayZ-p3l
@DhamayZ-p3l 3 жыл бұрын
@@zhiineozofficial8638 ixtiram ayy ka midanthy
@zhiineozofficial8638
@zhiineozofficial8638 3 жыл бұрын
@@DhamayZ-p3l 𝚀𝚘𝚏 𝚊𝚊𝚋𝚒𝚑𝚒𝚒 𝚒𝚢𝚘 𝚠𝚊𝚕𝚊𝚊𝚕𝚊𝚍𝚒𝚒 𝚌𝚊𝚊𝚢𝚊𝚢𝚊 𝚒𝚡𝚝𝚒𝚛𝚊𝚊𝚖𝚔𝚊 𝚕𝚊 𝚜𝚒𝚒𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊 𝚖𝚞𝚡𝚞𝚞 𝚗𝚘𝚚𝚘𝚗𝚢𝚊𝚊
@shaimaahmed2919
@shaimaahmed2919 3 жыл бұрын
Masha allah
@jamaadmahmed3212
@jamaadmahmed3212 3 жыл бұрын
Barnamijkan aad ban uga helay ❤
@hamdiabdishire8784
@hamdiabdishire8784 3 жыл бұрын
Barnaamijyadaan oo kle soo badiya UNiVERSAL TV aad buu bulshada u anfacayaye
@khadarahmed5941
@khadarahmed5941 3 жыл бұрын
Labadan wariye waxay u bahan yhiin more training, dadkay hadalka ku jarayaan. Let them finish their speech. overall, I like this program 💯💯
@Maaida9
@Maaida9 3 жыл бұрын
Waaba mida alayabay Nuxurka hadalka la isku jarayaa kadaaya wariyaal sidaaz
@tahraanabdiqeystahraan5334
@tahraanabdiqeystahraan5334 3 жыл бұрын
@@Maaida9 sida moden ma aha e somalida wa dad hadalka ku dherada mrka sasa kentay in lagu jaro
@mohamedfadxi7438
@mohamedfadxi7438 2 жыл бұрын
Hani waxa meesha jooga iyadaa caqli dhaanta height intelligent and very educated
@cabdiqanicaska5128
@cabdiqanicaska5128 3 жыл бұрын
Dadka 5 sano hasaaway waa halkii maxamed.qadar ee shaqo marabtiin😂😂😂😂😂😂
@abdulkadirabdullahi9004
@abdulkadirabdullahi9004 3 жыл бұрын
KKK aad iyo aad
@Mohameth-updi
@Mohameth-updi 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂🙄
@nimcosalah562
@nimcosalah562 3 жыл бұрын
Aniga ka mide shaqo ma i haysa 😁
@xamdiaxmed4221
@xamdiaxmed4221 3 жыл бұрын
Horraanta mahadsanidin doodo macquulaad soo bandhigtaan se halmid inaga saxa qaabka aad udaadihinaysaan barnaamijka wax kabadala oo doodaha caalamiga ah sida loo daadihiyo wuxuun kasoo dheegta qaab ka qurxoon hadaad keenaysaanna kaba sii fiican . Mahadsanidin inbadan halkaas kasii wada hawshaad bulshada uhaysaan .
@rr-es2mg
@rr-es2mg 3 жыл бұрын
Doodda gabadha yar ee farax kudara
@bachirhassan2532
@bachirhassan2532 2 жыл бұрын
Walalo Qarani 100 10 Ee?
@ugubchanel6246
@ugubchanel6246 3 жыл бұрын
Mansha allh Wax kasta waxa dhamaysay inanta hore usoo guursaty ma garanayo magaceda yellow cloths thanks
@mahadomuhubo7617
@mahadomuhubo7617 3 жыл бұрын
Iyada meesha logu qaatay
@halalpolice23
@halalpolice23 3 жыл бұрын
Hana la dhahaa waa gabdha meesha igu aqoon ta badan Allah Ha xafido e
@fadumoladan
@fadumoladan 3 жыл бұрын
Mnsha Allah runtii barnaamijyada noocaan ahi bogaadin by mudan yhiin
@siciidcaare8701
@siciidcaare8701 3 жыл бұрын
Taashka aroos kuun Bal Habalah Haloo iibiyo oo Kirada Halaga daayo wll
@nasir1595
@nasir1595 3 жыл бұрын
😅
@hodomohamed3648
@hodomohamed3648 3 жыл бұрын
Wllo aniga maad ii iibin🤣🤣kirada campaar ayaapan kaga cabanayaaye cidkasta way xidhanaysaa mid xanuun qaba iyo mid caafimaad qababa🤣
@saed7971
@saed7971 3 жыл бұрын
Okay haloo ibiyo meel mku qabanysa maku labisanysa ba ka horysa nin ka suudhkiisu labis wuu u noqon kara hadad leeedahy xasuuus ban u haysanya iyo waxaas ma hubtaaa inad ninka nolosha si wada jogysan coz adu qadarka mahyside
@hodomohamed3648
@hodomohamed3648 3 жыл бұрын
@@saed7971 🤣🤣waar wllo marka hore xaguu joogaa ninka somali ee gabadh taash u iibinayaa Kliya waxa lagu eegayaa inay wax bixiyaan iyo in kle🤣🤣rajo lagama qabo
@saed7971
@saed7971 3 жыл бұрын
@@hodomohamed3648 nope wa qiiil bila base ah walh 😂
@mohammednur6169
@mohammednur6169 2 жыл бұрын
300 oo halaad kulahaa .. Araweelo meesha ha ku gabooobin ... Nin waliba wuxuu heli karaa mid ku ogol intuu hayo
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira Жыл бұрын
arraweelo eiilashay dhufaanichirtay! ee meher badan ma dumarka uma chaan goynchirin. tollaay,Madaam Arraweelo dhawr sanao hadday sii noolaanlahayd nin maqaar madow bariga Afrika laguma arkeen maanta! carab cadcad oo caruur dhalikara baan guurguursanlahayn. murankaa maanta aad maqlaysana ma dhicilahayn.
@abdillahiabdihassan8085
@abdillahiabdihassan8085 3 жыл бұрын
war maxaa la isku ilko Beelay ? kkkkkk Adeer ragow inan haday xumaato Rag baa xumeeyay haday wanaagsantay ragbaa wanaajiyay Ee halagasoo hagaago hablaha #hablaheena_noolaada_intay_nolol_jirtay_madaxaad_noosaaran_tihiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zoyakhan7816
@zoyakhan7816 3 жыл бұрын
😍😍😍
@MBOsman
@MBOsman 3 жыл бұрын
Aniguna waxaan qabaa haddii nin xumaado gabadhiisaa xumaysay haddii uu wanaagsanaadana gabadhiisaa wanaajisay
@bachirhassan2532
@bachirhassan2532 2 жыл бұрын
Walala Raguu Masiine? Y
@mohamudabdi9867
@mohamudabdi9867 3 жыл бұрын
xaqiiqdii Aniga wan gursan lahaa lkn jeebka ayaa maran🤣🤣gabar lcg igu xirtay ama aan xiriir la leeyahay oo i xujeysay ma jirto balse aniga ayaa jecel markan dhaqaale igu filan helo in aan xiriir sameysto oo aan gursado lkn ma rabi gabar dhaqalahyga dartiisa igu raaceyso🙄
@lunibark9978
@lunibark9978 3 жыл бұрын
ada wax ku la naag kasta waxay rabto wablayaqaana 😂😂 many aya shaqaysa
@rahmohuseinahmed2877
@rahmohuseinahmed2877 3 жыл бұрын
Diintuna ma banen in nin gabdh uusan masuuliyadeda uusan qaadi kari inuu guur usoo bandhigto oo uu guursado marka iska shaqayso boowe kkkk👍💯
@mohamudabdi9867
@mohamudabdi9867 3 жыл бұрын
@@rahmohuseinahmed2877 igu ogtahay bayo🤣🤣lkn lacag darteed ma rabi in ay gabadh igu raacdo
@ayaanyusuf1921
@ayaanyusuf1921 3 жыл бұрын
Masha alh wlo l agree malinta waxa jeceshahy hesho guurso
@kulmiyemotivations9791
@kulmiyemotivations9791 3 жыл бұрын
Ader midaaas katasho waayo qorshaheeda lacag waaye
@aadanmaxamuud7667
@aadanmaxamuud7667 3 жыл бұрын
Nice discussion about the carti ship Continuous us plz
@deeqadeganchannel6334
@deeqadeganchannel6334 3 жыл бұрын
Inanta xijaabka xidhan ayan leyahay masha allah kudeyda gabdhaha kalooòw
@awadology
@awadology 3 жыл бұрын
Malaha meel kale ayaad daawanaysaa! Gabdhaha qaawan ee kuu muuqda ood ledahay xijaab xidha waa kuwee?.
@deeqadeganchannel6334
@deeqadeganchannel6334 3 жыл бұрын
Meelkale madaawanayee gabdhahan sheeladaha xidhan maxijaab bey xidhan yihiin
@deeqadeganchannel6334
@deeqadeganchannel6334 3 жыл бұрын
Gabadh xijaab xidhan dahab iyo dhayman weykaqaalisanrahay
@caddeeye
@caddeeye 3 жыл бұрын
Shalmado fiican oo qurux badan jidhkoodana asturaya ayay wataan ,waa maxay xijaabka ka dhimani????
@hoodoabdi3770
@hoodoabdi3770 3 жыл бұрын
Si walboo laysku asturi karaa diinta weyka banaantay
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah
@maryammohamed9048
@maryammohamed9048 3 жыл бұрын
Hasawaha waxa dereya western culture an kudayaneyo like boyfriend and girlfriend baa so badatey daqanka somali waa katagey
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 2 жыл бұрын
Super starts of this debate: Gabadha marada jalaha ah wadata(orange colour) Abwan Dhuux Note:Nimco shirdoon lost the main point
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira Жыл бұрын
midabkaas waxaa looyaqaan midabka dhimashada iyo xanuunka ! cilmiga tafsiirka riyooyinka.
@ahmetabdikarim
@ahmetabdikarim 3 жыл бұрын
32:49 wxe ka hadashay point fican "calaf dhamaday qona malaha qaladkisa"
@abdinurali5671
@abdinurali5671 3 жыл бұрын
6:29 to correct and to expand it: Decade: Ten (10) years. Century: One hundred (100) years. Millennium: One thousand (1,000) years.
СОБАКА И  ТРИ ТАБАЛАПКИ Ч.2 #shorts
00:33
INNA SERG
Рет қаралды 1,8 МЛН
Random Emoji Beatbox Challenge #beatbox #tiktok
00:47
BeatboxJCOP
Рет қаралды 50 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 37 МЛН
DOOD WADAAG MAXAA GUURKI QAALIYEEYE
26:19
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 154 М.
Barnamijka Falanqaynta Todobaadka Maxaay Dumarka Qaar isku cadeeyaan?
1:23:42
Falanqaynta Todobaadka-Sodohdaada guriga mala dagi laheed? 12 7 2021
1:11:39
"Maalin Danbe Cabasho Idinla Hor Uman Maayo " Maxamed Cali Waji
5:37
Reer Xamar vs Reer Waqooyi Qeybta 2aad Qiimeynta.
22:34
Xogmaal Media
Рет қаралды 151 М.
СОБАКА И  ТРИ ТАБАЛАПКИ Ч.2 #shorts
00:33
INNA SERG
Рет қаралды 1,8 МЛН