Xidhiidhkii dhexmaray Saraakiisha Ciidankii Soomaaliya & jabhaddii SNM ee Kacaanku Ogaaday Xogtooda

  Рет қаралды 36,469

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер
@xadariaxmed2598
@xadariaxmed2598 8 ай бұрын
dhashii snm ismuujiya liketa
@najibyare6841
@najibyare6841 8 ай бұрын
❤❤❤ n Masha Allah
@Cidhibmarako
@Cidhibmarako 8 ай бұрын
Subhanallah, waan xasuustaa diyaaradaa lagu soo riday Toon iyo Dhimriyaale dhexdooda.
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 8 ай бұрын
Xasuus badanaa ninkan caafimaad kiisa Maasha Allah
@abdiali8810
@abdiali8810 8 ай бұрын
Salaam MMtvSomaliland Maxaae ku dhacay qaybtii labaad ee waraysigii Maxamad Ilig ka qaaday odaye 15 sano ku xidhnaa markab Maraykan leeyahay
@mohamedalit168
@mohamedalit168 8 ай бұрын
Waa benale
@omerrashidabdi5563
@omerrashidabdi5563 8 ай бұрын
Waxan oo xayaysiis ah naga daaya, miyaydaan xishoonayn?
@Abdalla-1122
@Abdalla-1122 8 ай бұрын
iidoor waa wada mujaahid
@King_Budnacab
@King_Budnacab 7 ай бұрын
saw daarood, raxanweyn, jareer, hawiye iyo Dirr iyo weliba iidoor sawaaban lamaanu dagaalamin. Ha noo diidin oo anagaba waxaa nala socday Saraakiil mareexaan ah oo reer diini ah iyo kuwo harti ah.
@AbdiMuse-kb6fz
@AbdiMuse-kb6fz 8 ай бұрын
Barnamijyadan wll khaanad gooni ah u samee
@togdheerburco1032
@togdheerburco1032 8 ай бұрын
Shaqadiisu muxuu ka shaqayn jirey qofkani maan fahmin
@naza3086
@naza3086 8 ай бұрын
Hhhhhhhhhh waa mujaahid isxilqaamey.
@RoobleAbsiiye-fv6wq
@RoobleAbsiiye-fv6wq 8 ай бұрын
Faan waynaa reer barigu
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 8 ай бұрын
Ma ahayn sida caadiga ah ee waa lakala shakisnaa oo inqilaabka wuu fashilmay oo Adam Gabiyo staff gooni ah wuu ku khasbanaa
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 8 ай бұрын
Ahmed cumar jeees yuu ahaa horta
@abdimuxumed954
@abdimuxumed954 8 ай бұрын
Wa nin Ogaadeen ah gaar ahaan reeisaaq,
@sgalbeed2334
@sgalbeed2334 8 ай бұрын
Iidoor ka taarikh aan SNM aheeyn malahan
@shiinehawsimohamed7712
@shiinehawsimohamed7712 8 ай бұрын
adigu sheeg taariikhada aad Lee dahay iyo cidaa tahay
@YuusufCabdi-fg1jn
@YuusufCabdi-fg1jn 8 ай бұрын
Ninkan waa waaya arag dhaba
@KhadarCabdi-q9o
@KhadarCabdi-q9o 8 ай бұрын
Dhagawayne waraysta
@munasagal2496
@munasagal2496 8 ай бұрын
Ina cumar jees ma ugaadeen ba horta??? Yaa igu dhaama
@KamaalaxmedCali
@KamaalaxmedCali 8 ай бұрын
Ogadeen ayuu ahaa Isaaq ayaa dhalay ciidagale Hablaha uu dhalashayna sacad muuse ayaa qabay
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 8 ай бұрын
Sifiican ayat u taqaana
@WarsameAbdi-ii8gr
@WarsameAbdi-ii8gr 8 ай бұрын
Mm tv guul lkn codsi inder Ibrahim dhagawayne ku casuuma barnamijka
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 8 ай бұрын
Ibraahim Dhegaweyne waa sargaal weyn lkn waa afgarooc hadalka iskuma fiicna sida Ina Kaahin labo eray iskuma aaddin karo. Jaamac Doolal, Maxamed Kaahin, Maxamed Cilmi Galaan, Ifiso, Abdisalan Turki, Prof, Abdisalan Yasin, Xasan Guure iyo boqolaal kale oo SNM ah xataa askar iska caadi ah Faysal Dheere, Maxamuud Wadaad, Faysal Xabaalmari waa waa la wareystay lkn arki meysid Ibraahim oo wareysi taarikhi ah bixinaya. Odaygu xataa xagga hoggaaminta malaha kuma fiicna weli ma arkin Dhegaweyne oo Wasiir ah ama hay'ad kaleeto Guddoomiyaheeda ah. Haddaba waaba da' may be inuu xanuunsan yahay, waayo bandhig buug sannadkan 2024 waa la garab galayey markuu xafladda soo galay halka weli Ina kaahin iyo Muuse dhallinyaro yihiin. Mahadsanid Warsame.
@LaxRite
@LaxRite 5 ай бұрын
​Sxb wuxu ahaa ninkan ugu geesisan snm dhagaweyne lixle ayuu ninkaasi ku xigay dagaalada uu galana wuu guulaysan jiray wuxuu ahaa dagaal yahan weyn lkn afsomaliga ayuu habaar kaga dhacay malaha ninkaas​@@AbdiazizSaidAhmed
@gouledxidig32
@gouledxidig32 8 ай бұрын
Meel macaan eyey ku go dey
@MuuseDaror
@MuuseDaror 8 ай бұрын
inqilaabow xaal. XAAL QAADO ADHILE AYAA SIYAD BARE INQILABAYEY WAXAAN DIRAY INA WEERE GANACSI BAAN HARGEYSA KU HAYSTEY NINKAN YAA FAHMEY WEJIGA IN AY NAGU QALDAN MOYE MICNO KALE OO KU JIRA MAAN FAHMIN
@MohamudYusuf-p4i
@MohamudYusuf-p4i 7 ай бұрын
Waar faqash buu ahaa
@MohamedGuled-e7d
@MohamedGuled-e7d 8 ай бұрын
Dalkii dumisee maxaa ka danbeeyey?
@abdirashidismail1334
@abdirashidismail1334 8 ай бұрын
Waa beenaale . Basaas buu u ahaa Qof kle lamuu jooji kari jirin faqashka
@mustafesulyman
@mustafesulyman 8 ай бұрын
qaarbadan.oo.isaaqa.ayaa.lajoogay.waa.qo.iyo.fahankii..laakiin.wariyuhu.ninkanbuu.faqash.uhaystaa
@abdullahimohamed3066
@abdullahimohamed3066 8 ай бұрын
Shekada waxba qaldan gebiyow taliye qaybayd iyo taliye gaas mabedelin karayn Shabeley gawariqadana majirine mise waxay noqotay nin walbaw iska hadal diyaradana focar somali arlayn ayey ahayd
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 8 ай бұрын
Dadka labadaya mahyn taliye qab ee waa saraakishi kale ee joogatay qabta 26 naad sidas ula soco ama ufahan Takle wasiirka gaashaanigo waxu awooda taliyah qeybta in uu soo jeediyo in.labadalo una gudbiyo m.weynaha kama diidikaro waayo wasirku ciidamada isga xogtooda og ok marka lago jiro dagalaka wasirka gaashaandhigo wuu shaqada wuu ka fadhiidankara Taliyahay qeybta ilaa xad
@mustafesulyman
@mustafesulyman 8 ай бұрын
kanwarie.umaqalmo.uu.iskudhexdaadanayaa.ninkani.si faafaahsan.buu.uguwaramayaa.isna.mafahansanaba.miyuu.kabaqaya.
@mustafesulyman
@mustafesulyman 8 ай бұрын
wariyahan.maaxaakasiya.nikan.oo.sifaahfaahsan.uwaramaya.ayssnu.fahmayn
@ahmedabdirahman3042
@ahmedabdirahman3042 8 ай бұрын
Ninkanu faqash buu ahaa wuxu ka shekeynayo waxba kama jiraan beenale
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 8 ай бұрын
Waar ninku beenbadanaa 4 afar Jannalaalka oo waqooyi joogtay waligeed madhicin,Siyaad Daa,uud waligiis ciidan cirka maxukumin.ninkaan warkiisu waa sheeko baraleey iyo buhuu bahaa.
@ahmedosman7185
@ahmedosman7185 8 ай бұрын
Siyaad Daauud ee Ogaaden ja
@AhmedAli-qs2go
@AhmedAli-qs2go Ай бұрын
War waad ka dhacsantahaye. Siyaad daa'uud wuu xukumay cidanka dalka. Ninkan waxa uu sheegayo wakhtiga iyada ah intaba wa runtii.
@ahmedabdirahman3042
@ahmedabdirahman3042 5 ай бұрын
Beenale
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
Kaftanka Siyaasada 573 oo aad u xiisa badan
41:39
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 31 М.