No video

BARNAAMIJKA FANKA IYO SUUGAANTA SALAAD DARBI 30 11 2018

  Рет қаралды 14,458

Hamdi Jirow

Hamdi Jirow

Күн бұрын

DHAMAAN ASXAABTADA SOO BOOQATO BARTA AAN KU LEEYAHAY KZbin WAXAAN SI XUSHMAD LEH UGA CODSANAA IN AY SUBSCRIBE DHAHAAN SI AY ULA SOCDAAN BARNAAMIJ-YADA AAN SOO GALIYO BARTAAN.
WAXAA SI FUDUD KU HELI KARTAA FAANKA KU MARTI AH BARNAAMIJKA FANKA IYO SUUGANTA SNTV OO AAN AHAY SOO SAARAHA IYO TABIYAHA BARNAAMIJKA
KU SOO DHAWOOW GACMO FURAN

Пікірлер: 23
@jabrilaweys9973
@jabrilaweys9973 5 жыл бұрын
Hamdi dad in ay wax dhaliilaan un iska jecel ayaa aad u badan wax xun ama qaldan uma jeedo hore u soco
@hanad440
@hanad440 5 жыл бұрын
Maansha Aallaha 🇸🇴🇸🇴Allé Cafiimadda haakuu siiyaaddayo Aameen💎👈👈
@buraalemaxamudAraarso
@buraalemaxamudAraarso 5 жыл бұрын
Waaaaaaaw salaad Darbi Mansha Allah Noolow Adeer qaali
@bulashawi8926
@bulashawi8926 5 жыл бұрын
Horay u soco wlshey somaliyed guul ayaan ku rajenaya
@HamdiJirow
@HamdiJirow 5 жыл бұрын
🙏🙏🙏❣❣
@Wonderer224
@Wonderer224 Ай бұрын
Salaad waa anigoo kale, heesihii hore keliyaan dhegeystaa😁
@xidigahaofficial8281
@xidigahaofficial8281 5 жыл бұрын
Meeqaa fanka kga horeysay meeqaa kga danbeysay kulahaa kkkk Tv kaan tifeftire mlhm miyaa
@HamdiJirow
@HamdiJirow 5 жыл бұрын
Markaa Fanka Soo Galeeysay Meeqa Kaga Horeeysay Meeqa Ayaasa Kaa Danbeeysay Markaa Ku Soo Biirtay. Su'aasha Waa Sidaa Walaal Tankale Aan Dib Kuu Xasuusiyo Xilliyadii Dowladdii Gacaanka Waxaa Xadidnaa Fanaaniinta Fanka Ku Soo Biirayey Cid Walboo Waqtigaa Soo Gashay Imtixaan Ku Timid Marka Soo Dhawoow Wixii Mugdi kugu Jiro Waa Kaa Jahil Bixinayaa
@moogemooge3836
@moogemooge3836 3 жыл бұрын
Fanaan qaaliya waaw
@abdikarimosmaan9201
@abdikarimosmaan9201 3 жыл бұрын
Fanaan qali, ah, allha ku dambi dhaafo, qof qaali
@u.j7332
@u.j7332 3 жыл бұрын
Fanaaniinta waawayn marka la waraysanayo waxaa ku haboon in uu waraysto wariye wayn oo waaya arag ah, oo wax badan kala socda waayihii hore
@abdikarimosmaan9201
@abdikarimosmaan9201 3 жыл бұрын
Qoftan wariye uma qalanto, mana habonen, in fanankn wyn wareso , la dhaho
@libaxatogdher996
@libaxatogdher996 3 жыл бұрын
TVGA MAMULKIISA WAA AY KU KHALDAMEN WAREYSIGAN SABABTO QOFKA WARIYAHA AH QOFKA UU WAREYSANAYO WAA INUU NOQDA MID U DHIGMA CIIL BADANA HADII UUSAN MANTA COWKE NOLEYN ILAHAY HA U NAXARISTO
@waayojoog204
@waayojoog204 5 жыл бұрын
kan wareysi kaama raacine waqtiga ayuunbaa kaa lumay . marka aad cid wareysaneeydo so ma haboona inaad aqoon u leedahay waxaad aad kawareysaneyso ooo ruwaayadaha iyo heesaha hal hal u dul istaagi karto maadama sida aad sheegtay barnamijku yahay fanka iyo suugaanta
@HamdiJirow
@HamdiJirow 5 жыл бұрын
Dunida Waxaa Ka Jirto Record La Sameyo Alxm Recordkaas Aniga Waxaan U Heley Fursad Balse Markaan Si Gaar U Sheegeysane Wax Yaabaha Qaar Muusan Xasuusan Karin Qaladaad Haduu Kuu Muuqdo Waa Ila Wadaagi Kartaa
@legendruuzi
@legendruuzi 5 жыл бұрын
@@HamdiJirow waa dad xanuusan dadka dhexjiifto youtubka Hore u soco abaayo
@mohammedadem7879
@mohammedadem7879 4 жыл бұрын
Gabadha heesta furitaanka qaadeeysa waa hibo maxamed hibo nuura ilaahoow ciriga kuudheere saalaada kugu risaaq
@tusmosamochannel5294
@tusmosamochannel5294 5 жыл бұрын
Fanaan saan u muhiim ah iyo wareysigu isguma dhigmaan
@xidigahaofficial8281
@xidigahaofficial8281 5 жыл бұрын
Dadka wareysiga qaadaayo waa in la hubiyaa qftn wdey ku imaty garab
@naimamohamedhassan764
@naimamohamedhassan764 5 жыл бұрын
Qftaan cml baa lagu leeyahy Wariye waaa
@HamdiJirow
@HamdiJirow 5 жыл бұрын
Maxaa Kaa Qeylisiinaayo Sharafeey
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 жыл бұрын
Wariyoow Xaaal Qaaado .
@mohamedabdilahi5933
@mohamedabdilahi5933 4 жыл бұрын
kkkkkkkkkk
Naf adaa ududayee afku sawma hadal dayn | 6 September 2024
12:38
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 46 МЛН
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 7 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 24 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 98 МЛН
DHUL BALADHSIGA HAWIYE IYO DIFACA MAYLAN 5 September 2024
18:23
SHANTA TV
Рет қаралды 1,5 М.
HEESTII BARTAABO AL FANAAN ABDIRAHMAAN FANKA 2024
6:30
Hamdi Jirow
Рет қаралды 30
WAY KARKARAYSAA AMAR ALLE LAAKIN 6      September 2024
25:45
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 890
WAR DEG DEG AH GARXAJIS OO AWODODA TUSAY MUUSE BIIXI
15:59
Wararka TV
Рет қаралды 517
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 46 МЛН