Astaan tv waxan ka cod sanaya nimcaan hilac iyo jamal onkod inay isku meel ku casuumay wliba hal hees uu midba bayj noo qaado si aa ugu raxaysano codkoodq
@deeqsivlogs71784 жыл бұрын
Daruuraha Media Pro Diyaar waaye
@libinxassan97364 жыл бұрын
aad iyo aad
@nasriinanalka73893 жыл бұрын
Codisaaga hal sano ayu yala😅😅😅😅
@inajamaame86234 жыл бұрын
Darwiish Dhalada✔️💯💯💯
@khalidkharaama41154 жыл бұрын
talo ceen wareegtana leskuma canaante tubeec allah ya raxma boqorkii codka iso xasusiye somalinimo like weligey 10 ma garin
@cawocabdi1150 Жыл бұрын
Caadi maha qofki talada ka xumata le daremi karaa 💔 cod kisa masha alah
@maskaxbuqletv4 жыл бұрын
👍Lyrics Gaagaale 👍 Cabashiyo caloolyow ciil kaama biiyaan Talo cayn wareegtana la iskuma canaantee caqligiyo hubsiinaa cidhib looga aayaa cidna eersan maaye Jacayl waa cadaawoo cidi kaama qaadee dawo lay cabsiiyiyo cashar waan ka quustee waxa cunaha dhaafiyo cunto waan ilaawoo cidna eersan maayee Sida ciyowga Aydaan casarkii dhawaaqaa ama cawsha duurkaan cidlada u wareegaa ciirsi la’aan is dhigay iyo culuuf aan geystoo cidna eersan maayee Cawo iyo ayaankuba calaf eebe weeye cisigiyo wanaagana lama celin karaayee ciirsi la’aan is dhigay iyo culuuf aan geystoo cidna eersan maayee ✌️Lyrics by Gaagaale ✌️ 👁️ 👁️
@maxamudabdulqadir11744 жыл бұрын
Lipx
@archialleli65162 жыл бұрын
Iyo curuq aan geyste
@hamdihanaan69464 жыл бұрын
😳😍 hees aan jeclahay oo cod ku haboon lagu qaaday. fanaankan halkee laga helaa aan aadee 😍😍
@husseinabdirahman1974 жыл бұрын
BuuhoodLe
@abdirahmanborai25394 жыл бұрын
Ajaab 😅😍😍😍😍👍👍👍
@wehelashaq33684 жыл бұрын
Orginal keedii hadad dhagaysan lahayd maadan cdkuhaboon tidhaahdeen markaan saas leeyahay jamaal onkod ma dhaliilayo halkeeduu dhigay lkn orginalkeedaa kasii wacan hees na sideeda looma qaado horaa looyidhi
Nin aragti dheeer codkiiisa nimcaan lamooda weliba wuuka cod nasiifsanyahay
@xamdabintumuxammad30674 жыл бұрын
Nimcaan wuu ka cod wayn yahay balse way is shabahaaan
@roblemaer48344 жыл бұрын
Xusuustii marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec.
@mustafhaji71404 жыл бұрын
Omg talo ceyn waregtana la iskuma canaante👏👏👏👏
@hersare4 жыл бұрын
Alfanan: Jamaal Onkod Codkaga Fanka ku joogta ee horay u soco 👉🕺🥰
@queenkeyf58474 жыл бұрын
Cabaashiyo caloolyow ciil kaama bi,iyaan tala cayn wareegtana leyskuma canaantee ax ya cod iyo dagagnaan walal keepging
@SalahAliAbdi4 жыл бұрын
Wow waa Tubeec aan biya ismarin 🕪
@fadumoladan59524 жыл бұрын
14/5/2020 Kenya 🇰🇪 daawanayaa
@NourAhmed-ku7wo4 жыл бұрын
Waxan huba cida ugu badan ee heeestan dhagaysty in aay dumaryihiin adna aaad amusantahy like iska somaali caajislaw ha nqoqne
@faarahbayle96774 жыл бұрын
heesta maxee ku saabsan tahay sxb i fahansii
@siyaamsiman92914 жыл бұрын
My brother horay usoco fanan kayga Jamal onkod❤❤❤❤❤❤❤
@NourAhmed-ku7wo4 жыл бұрын
Seham ninkan ilmader baanu nhy adna naag drwished
@xamdahikmo10694 жыл бұрын
Cidna eersan mayo wlhi dharkayaga ilinka aya qoysay eraykazta anu iga hadlayaa wxn ahy gabadh somaliyeed plz ilahy dartii igu so duceeya inu qalpigayag iga baxo ruuxan dhibka ibaday
2/5/2022 habeen ciid so galayso waqtiga 4:29 habenimo waqtiga east africa 🥺💙
@faysalyuusuf91644 жыл бұрын
Waaaw eesh calaa fanan jamal onkod
@burhanmohamud3224 жыл бұрын
Wooow mansha allah afka fanaan laga wada yahay
@ayanmohamed43374 жыл бұрын
Nice song I like it 😍🥰❤️❤️👍🏽
@Daemigrant2 жыл бұрын
Ya salaam wa qaraami heestani waxan filayaa wa 70 nadii
@saluugla-darwiish81164 жыл бұрын
Jamaal jaamac cali Onkod❤
@mohameddeek28574 жыл бұрын
From Nairobi at eastleigh time 8:52pm
@ExtraTime4484 жыл бұрын
Another nimcan hilaac has just arrived Ur boy from Kampla (uganda) Fridey 2jul 2020
@hamdijama59453 жыл бұрын
After one year iyo isla heesti Adis Ababa Ethiopia 🇪🇹 November 19 habeen jimce ah 1:53 انا تائهة في الحياة😭 تائهة ولا اعرف كيف أجد ذاتي😪
@abdikafiahmed69004 жыл бұрын
Alfanan qaaliya Jamaal onkod
@abdirahmanabshir17484 жыл бұрын
Ax rabow kuu naxariisto Mohamed saleeeban tubeec
@Somaltv-b8m4 жыл бұрын
Jamaal onkod caadi mahaa
@drkhaire17874 жыл бұрын
Cunugan hesta sidedi u kenay ano hees mar hore iska dhafy ayaba dhageysty
@Maazim124 жыл бұрын
👍
@mowliidabdullahi8594 жыл бұрын
Cafaa caleyk walaal jamaal onkod thanx astaan tv
@kalthomamahdi48604 жыл бұрын
Fri 17.7.2020 Ayaan dhagaysanayaa AniGo ku Sugan xalad Jacayl mudo 4Sano allaw aan nolol LA wadaaga Wiilkan jeclahay Faaruuq Siciid I love you ifka hibo igu nolow aakhirana Janatu fardawsa
@libaanhaji.25543 жыл бұрын
Ilahay haysu kiin sakhiro guul incha Allah farxad wada qataa
@karti-soor3 жыл бұрын
Heestu jaceyl uun kuma koobnaa.. Xalaad muruugo,, shaqo jamaacad aad itixaan adag u gaashay Doonaysay qof kale Nasiib u yeeshay... ama dhoof ka Xumaaday. Burbur qoys geli karta.....
@uztaadnajah38664 жыл бұрын
The beste heestan dareen garay leedahay
@dulmidiidxilkas7334 жыл бұрын
11/2/2020 from Bangaldesh heestan qiimaha leh waxan u dhaafay jiiilka naga dambeeyo 2030 ila socdaa
@selfieboychannel83384 жыл бұрын
Bro it's possible to communicate with you,if you don't mind plz leave me your digit here??
@cosoblecade76684 жыл бұрын
isku duba ridaha qeybta heesihi hore in dib loo soo cusbo neysiiyo waxaa qaban qaabadeeda gacata kuhaayo CUMAR SERBIA oo ah nin fankii hore taariiq ahaan waxbadan kala socdo dhaba galna kusameeyay waxa uu soo xulaa fanaaniin xul ah kuwaas oo qaado heeso top astaan ninkaa waa ey heshay
@mohamedabdirahmanogle74844 жыл бұрын
Axsan cod. 🙏🙏🙏
@konjoabba78304 жыл бұрын
Wowow cadi mahan👏🏽👏🏽
@MustafeYM4 жыл бұрын
MY Fav song😞
@mahadmahamedibrahim52333 жыл бұрын
Axsan qaraami
@umukhaliil36294 жыл бұрын
Masha Allah kanyari waa Tob hore usoco quruxlaw
@saedibrahim34854 жыл бұрын
Alfanaan jamaal onkod codkaagaad fanka ku joogtaa
@baarigaming1438 Жыл бұрын
TUBEEEEC❤❤❤❤❤XASUUUUUS
@safiyamohamedali47484 жыл бұрын
Wiilkan manta ka hor ma arag lkn wlhi wuu cod mcn yhy❤
@falkhal68484 жыл бұрын
Jamaal onkod Hesso kale ayuu qaaday oo aad u macan Wad ka hele youtube ka