Maxamed Salabeen Tubeec aun | Caloolyow | Cidna Eersan Maayo

  Рет қаралды 102,501

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

Пікірлер: 51
@salaxxabiib2266
@salaxxabiib2266 2 жыл бұрын
Allaah yaraxmu raaximiin m.suleeymaan tubeec axsan fanaan axsan sood eesh calaa hees full respect 🙏 ♥🤲🤲😭
@alisacuudi983
@alisacuudi983 Жыл бұрын
Amazing song 3/3/2023 Berber Xasuusa hees aad umacaan Cabashiyo caloolyow
@Khaliil123
@Khaliil123 2 жыл бұрын
Waxa la yaabka leh waxa sida laxanka, codka, jiibta fannaanka iyo erayadu isu leeyihiin. Ilamaha in fannaan isku sheegyada maanta ay sameyn cod iyo laxan sidaas isula jaanqaadi karaya. Aan u duceyno fannaankeena in Allah u naxaristo qabrigana u waasiciyo
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 8 ай бұрын
😞 Cirku nimuu kusoo dumaY 😞 Cidi kama dul qaadee 😞 Dhulkuu miduu la ciirana 😞 Laga caawin Mayee Calaashan AdigiYo ilaahaY uun🙋
@cabdiqaadir5279
@cabdiqaadir5279 2 жыл бұрын
cabasho iyo calool yoow ciil kama bi,iyaan aad iyo aad waa xaqiiq Alla yaa raxma boqorki somaliya 🎵💯
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 6 ай бұрын
Talo cayn wareegtana la iskuma canaantee yaa daawanaya 2024💔😢🙏allha unaxristo intii dhimatay bahdii fanka soomaaliyeed
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 ай бұрын
Aamin
@sahalsiciid3488
@sahalsiciid3488 8 ай бұрын
2024
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 Ай бұрын
Sanadku waa 1999 kii waxan ahay 10 jir, walaalkay oo iga wayn ayay gaadhigiisan oo ahaa Granda Toyota xiligaana aad u shidnaa ayay ka baxaysaa heestani, waxan ka soo safaray magaalada berbera waxan u soconaa hargeisa waa xili galab ah maalintaa ayaa heeskan iigu horeeyay asxaabeey waa 25 sano ka hor, iminka aabe sadex caruur ah leh baan ahay welise waan xasuustaa maalintaas
@abdifatahhashi4942
@abdifatahhashi4942 Жыл бұрын
Boqoka codka ilaahay nsxariiso kaga rajeynaya
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@abdirihmanhayir2
@abdirihmanhayir2 Жыл бұрын
still im listening june18.2023
@yahyathabit4896
@yahyathabit4896 Жыл бұрын
I loved this song
@cumaraxmed2679
@cumaraxmed2679 4 жыл бұрын
Axsan song👌
@halimaosman961
@halimaosman961 2 жыл бұрын
Allow u naxariiso fanaan qaran AAD U JECLAHAY HEESTAAN
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@mustafedurun2576
@mustafedurun2576 2 жыл бұрын
Heestan catow weeye jacylku sidiisaba waa shayga kaliya ninka raga ka adkaada.
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 3 ай бұрын
Ma la hubaa uma maleeyo ragga soomaaliyeed ineey taa ka mid yihiin
@mustafedurun2576
@mustafedurun2576 3 ай бұрын
@@Asmaaahmed-jc9eg wax kale nin raga lama calaa calalo. Xitaa abwaanku marka uu been sheego waa marka uu jacyl ka hadlaayo.
@Khaliil123
@Khaliil123 Жыл бұрын
Cwa waa saq dhexe 12:51 sabti so galayso 11/02/23 waxa la ledi la’ay ciil iyo caloolyow. 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Nabsiyow adeego mooyee wx kle ilama gudboona!!!
@dawanmedia1889
@dawanmedia1889 Жыл бұрын
Khaliil sxb wa ka xumahay xaalada kugu adkatay, u samir. Amba heestan malinti igu horasay o arimuhu iga qasnayeen ayaan ku samray erayga,talo ceyn wareegtana la isma canaanto. Anda manta naftada cananta ka da
@Khaliil123
@Khaliil123 Жыл бұрын
@@dawanmedia1889 sxb 😢😢😢 hda 25/03/2023 welina waan ilaawi la’ahay niyad jabki iso gaadhay! Nabsi hdi uu jiro waan sugayaa sxb 😢😢😢😮😢
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
@@Khaliil123 sxb qisadaada wax ma igala wadaagi kartaa adoo mahadsan kolley wuxuunbaan ka odhan lahaaye
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
محمد سليمان له الرحمه والمغفره بقدر ماقدم للوطن والشعب الصومالي
@farhiyakhadar5227
@farhiyakhadar5227 2 жыл бұрын
Heestan anigay itaabanaysaa wakhti xaadirkan taariikhdu waa 11/6/2022 malin adag iyo malin farxadeedba waykusoo marayaan aduun hawli kama dhamaato hadana qisoba qisayka darantahay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Ilaahay ha ku gargaaro Aamin
@fartunfartun8152
@fartunfartun8152 Жыл бұрын
Ciligaan makabax dhibtii sanoyin badan kadib
@MustafeMuhumet
@MustafeMuhumet 4 ай бұрын
13July 2024 Saturday❤❤
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 2 жыл бұрын
Sida ciyowga aydaan casarkii dhawaqa ama Cawsha Duurkaan Cidlada wareegaa Eeesha hees Maxed saleeban tubec
@mohamutmohamet4249
@mohamutmohamet4249 9 ай бұрын
Alle ha unaxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Aamin
@mohadeeqmohadeeq3452
@mohadeeqmohadeeq3452 2 жыл бұрын
Ax hestan maxay qiso xabarsan tahay waxa moda in aniga lay sameyay
@Haaaajiracabdle0249
@Haaaajiracabdle0249 3 ай бұрын
21/7/2024😢
@QueennafisoCismaan
@QueennafisoCismaan 5 ай бұрын
19/6/2024😢❤
@AbdirahmanAhmed-kx4zt
@AbdirahmanAhmed-kx4zt 25 күн бұрын
Cawa oo ay tariqda tahay nov 06 2024 10:28 pm ayan dhagaysanaya hestan trump io sharci la an io xassan sheeq. Allow sahal umurah a
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 25 күн бұрын
Aamin
@axmedmaxamed5798
@axmedmaxamed5798 Жыл бұрын
Ilaahay haunaxariisto 😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@MowlidHambeli
@MowlidHambeli 9 ай бұрын
2024😢
@RadioAayoAayo
@RadioAayoAayo 2 жыл бұрын
Alloow kuu raxmo 🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@Mahadcali-j5d
@Mahadcali-j5d 4 ай бұрын
16/7/2024
@farsamdagacant123
@farsamdagacant123 10 ай бұрын
Alow sidii roon
@farsamdagacant123
@farsamdagacant123 5 ай бұрын
Xasuus 2020 iyo weli xaaladihii aan u dhagaysanayey aan is badelin 18 june 2024
@safomohamed3031
@safomohamed3031 8 ай бұрын
2024 /3 /16😥🤕
@bashiirmaxamedxayle3784
@bashiirmaxamedxayle3784 Жыл бұрын
@JeyteCumar
@JeyteCumar Жыл бұрын
25/8/2023/waxaal la gami lahay Talo cayn kale iga wareegta oolaygu canaantay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@DiiJee-j3r
@DiiJee-j3r 11 ай бұрын
Calm dolown
@QueennafisoCismaan
@QueennafisoCismaan 5 ай бұрын
😂
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi
8:38
iraad2011
Рет қаралды 634 М.
Кто круче, как думаешь?
00:44
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 6 МЛН
Thank you Santa
00:13
Nadir Show
Рет қаралды 51 МЛН
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 2,3 МЛН
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 249 М.
Cabdiqani kaarshe l Cidna Eersan Maayo l Xasuusti Tubeec 2021 Music Official
3:52
Maxamed Salabeen Tubeec Ahun | Heestii Riyadii Xalaybaan Rumeystoo
5:38
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 376 М.
Barnaamijka heello | Heesta caloolyow | Jamaal Onkod
5:19
Astaan
Рет қаралды 627 М.
WARAYSI GAAR AH MARXUUM TUBEEC
48:53
Burhan A. Elmi
Рет қаралды 119 М.
Maxamed Saleeban Tubeec BBC 1983
20:02
BulhanGroup
Рет қаралды 39 М.
Cali Odun iyo heesta cidna eersan maaye🔥
4:56
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 30 М.
Кто круче, как думаешь?
00:44
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 6 МЛН