Barnaamijka Hibada Qofka Wareega 2-aad part 6

  Рет қаралды 9,156

SMS Somali TV

SMS Somali TV

Күн бұрын

Barnaamijka Hibada Qofka Wareega 2-aad part 6

Пікірлер: 14
@adrisshagi1255
@adrisshagi1255 2 жыл бұрын
Shimbiro aad baad utahay wax garad alle haku dhowro I like how you respect.
@siraajimohamed9848
@siraajimohamed9848 2 жыл бұрын
Abwaanka nasiib badana cajiib wlhi😀
@wiilkarunta
@wiilkarunta 2 жыл бұрын
Abwaanku asoon hees ku soo tala galin buu cod mcnaa dhamaan waxa la tartamaayo bal kwrn haduu ku soo talagalo good voice
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 2 жыл бұрын
SMS TV 📺 Guull iyo Badhaadhe Ayaan idin Rajeynayaa
@nuxurshow4748
@nuxurshow4748 2 жыл бұрын
Abwaanka gabaygiisu qafiyad ahaan wuu wacnaa balse godka iyo xariga umba qaloocnaa Haduu fahmo alanada wey fiicnaan laheed . mahdsanidiin sms tv
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 2 жыл бұрын
Qeybtaaan wax nool kama hayo
@mahadmahamed4059
@mahadmahamed4059 2 жыл бұрын
Wuxuu tirinaayo waa geeraar ee maahan gabay
@naftanolasha5709
@naftanolasha5709 2 жыл бұрын
War qeybtaan qofaa qatay mawa arko kuwee horaa wax kaso dhaw xitaa ma arko
@cabdikaficisman8382
@cabdikaficisman8382 2 жыл бұрын
M.a sms
@mahadmahamed4059
@mahadmahamed4059 2 жыл бұрын
Abwaanka wax yar hala hagaajiyo ka daaya heeska
@adrisshagi1255
@adrisshagi1255 2 жыл бұрын
KAdayaa. Hesta Ee udaya Tisa please
@adrisshagi1255
@adrisshagi1255 2 жыл бұрын
Abwan shimbiro ninka wad ka hor timaden hamigisi. Mana ila qumana rayiga
@farahhidigow3837
@farahhidigow3837 2 жыл бұрын
Abwaan shimbiralees waxa aad wato sax ma ahan maxaa yeelay Abwaankii cusbaay waxaa u badashay fanaan heesaay ah marka waxa aad dooneysaa in xilka Abwaannimo in lagugu qabsado war abwaan qofwaliba waxa uu la yimaado u daay
@adrisshagi1255
@adrisshagi1255 2 жыл бұрын
Midkan dalab mesha halaga qabto
Barnaamijka Hibada Qofka Wareega 2-aad part 7
27:01
SMS Somali TV
Рет қаралды 9 М.
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 86 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 51 МЛН
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
MrBeast
Рет қаралды 98 МЛН
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,6 МЛН
KALAMAAN 19 SEPTEMBER 2024
12:15
KALAMAAN
Рет қаралды 1,6 М.
Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Final Wareegii Ugu Dambeeyey Live Music
1:22:52
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 14 AAD
20:29
Xogmaal Media
Рет қаралды 4 М.
SIDEE U NOQON KARTAA QOF AAN LAGA MAARMIN | DR ADNAN ABDALLAH
21:04
Dr Adnan Abdallah
Рет қаралды 9 М.
Apartments Iib ah | Mogadishu
18:08
Jimcaale Deals
Рет қаралды 14 М.
Barnaamijka Hibada Qofka wareega 1-aad Part 1
25:00
SMS Somali TV
Рет қаралды 24 М.
Barnaamijka Hibada Qofka wareega 3-aad part 2 Kaban iyo Boongo
49:54
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 86 МЛН