BARNAAMIJKA MAHIIGAAN IYO HABEENKA MARTIDA

  Рет қаралды 122,357

GOLAHA MAHIIGAAN

GOLAHA MAHIIGAAN

Күн бұрын

Пікірлер: 81
@rumaanmaxamuud5258
@rumaanmaxamuud5258 3 жыл бұрын
maxamed aadan jaamac ( Maaweel ) dhashay 1942 dhintay 2004 Alle ha u naxariisto. murtimee mahadsanid. abwaanku waa reer ceerigaabo/ dhulbahante
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 6 ай бұрын
Naalaye axmed
@AbdirshidMahamedhagi
@AbdirshidMahamedhagi Жыл бұрын
Abdi Xamiid gmadiid. Hargeisa uga Yeedha nextime Ninka dhalinyaradaa ee Abwaan idaajaa yidhi Halkii gaariye ayuu idionkujiraa Rer hrgeisa. Bosaaso lagu xirey ee Markii lasso Daayey gabey Amaaan ah Qiimeleh Majeerteen u tiriyey .Laguna xirey argagixiso baad tahy.Putland soodeysay Jecelna Reer bariga
@halimali8389
@halimali8389 11 ай бұрын
Ninkaa sheekadiisa maqaal uun bey igu ahayd balse wan soo baadhi xagu ku danbeeyey. Colaaduhu markay inaga baxaan ayaan rajaynayaa inaan team dhalinyaro abwaaniin ah barri ku nimaadno in sha Allah
@apdikarimqasim621
@apdikarimqasim621 Жыл бұрын
masha allh abwaan yusuf shaacir wax badan oo taarikh iyo gabayaba leh ayuu ururiyey oo weleyey kuwao hals ugu jiay iny lumaan
@MAHIIGAANCALI
@MAHIIGAANCALI 5 жыл бұрын
barakooba mudanayaal from burco
@ladiyehbilehahmed4588
@ladiyehbilehahmed4588 5 жыл бұрын
Hambalyo walaal, wa idinku taageeraya ururinta, diwaangalinta iyo sii kobcinta dhaqanka iyo suugaanta soomaaliyeed. waxxan kalo jeclaa inaan helo ciwaannada golaha iyo gudoomiyayaasha, mahadsanid.
@aminacoljoog2241
@aminacoljoog2241 4 жыл бұрын
Kasmaal
@aminacoljoog2241
@aminacoljoog2241 4 жыл бұрын
Kasmaal
@farahninwayn7734
@farahninwayn7734 3 жыл бұрын
2/1/2021 allow cimriga noo barakee dhamaanteen insha Allah
@mahadwaliabdi680
@mahadwaliabdi680 Жыл бұрын
Amiin
@cabdilahiyuusuf3261
@cabdilahiyuusuf3261 6 ай бұрын
Reer puntland waxaynu odhan karnaa waa hoygii suugaanta
@farhangacmadhere4982
@farhangacmadhere4982 4 жыл бұрын
1/1/2020 waa sanad cusub
@mustaafinadiif4518
@mustaafinadiif4518 6 жыл бұрын
barnaamid cajiiba weeeye wllhi wax badan aaan ka faaiiday
@saidojama1170
@saidojama1170 5 жыл бұрын
Walee somaliland la'aanteed waa abaar haddana dhalin baa Alle Nooga Soo Iftiimshay ilahow dadkeeya mideey maalin eey wali nafta igu jirto Insha'allaah
@ckariinmaxamuud9165
@ckariinmaxamuud9165 4 жыл бұрын
Ceeb ceeb adeer
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 6 ай бұрын
Isku xishood
@markazalmustafaa8407
@markazalmustafaa8407 6 жыл бұрын
Runtii waa barnaamij cajiib ah aadbaan utagerayaah siiwadida barnaamijkaan
@dainiel.joshua3277
@dainiel.joshua3277 6 жыл бұрын
markaz Al mustafaa wan jehay
@alisaidmohamed6413
@alisaidmohamed6413 4 жыл бұрын
Arrintaa anigaa sameeyey oo udiray anihoo 25 jir ahsidaas ayay wali iihaysataa waxaase war jiraa kolkaan is aragno inay iga baxsato iyo inay ila horhortanto
@mohamedhanuuniye8859
@mohamedhanuuniye8859 2 жыл бұрын
31 March 2022 Allahaa cimriga noo barakeeyo
@mryaqbadhulbadhaanilbadha2669
@mryaqbadhulbadhaanilbadha2669 2 жыл бұрын
8/4/2022 waliba bil ramadan 7 tahay
@aliismail8799
@aliismail8799 4 жыл бұрын
Wuxuu ahaa abwaan yuusuf xaaji aadam cilmi qabille. Yusuf herer Hadaan gabayga uurkoo bukka iyo arami kaa keenin afkuun baad ka leeday ee tixuhu arar ma yeeshaan
@cismaandhagayare776
@cismaandhagayare776 4 жыл бұрын
haa yuusuf xaaji aadan qabille ayaa lahaa
@ABDIRAHIMO2
@ABDIRAHIMO2 5 жыл бұрын
Reer mahiigaan guulysta jaalayaaal
@goldenboy774
@goldenboy774 5 жыл бұрын
Van in look ion
@goldenboy774
@goldenboy774 5 жыл бұрын
Much civic
@jamaciise9199
@jamaciise9199 5 жыл бұрын
Majeerteen murti kharrib.
@cabdifatahharago5278
@cabdifatahharago5278 3 жыл бұрын
Yuusuf shaacir waa Dhaqan ruug kutalax talax tagy seebaha sooyalka ahaa ee kusalaysan dhaqankeeni wacnaa ee hidaha aan ulahaayn May/28/21
@ckariinmaxamuud9165
@ckariinmaxamuud9165 4 жыл бұрын
Maansha allaah
@ckariinmaxamuud9165
@ckariinmaxamuud9165 4 жыл бұрын
Murti meer guulayso adiga iyo raga kalaba
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Mash alaalah
@ckariinmaxamuud9165
@ckariinmaxamuud9165 4 жыл бұрын
# Golaha mahiigaan # barakooba jaallayaal
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 7 жыл бұрын
Yaa salaam
@apdiaziizhajji3499
@apdiaziizhajji3499 5 жыл бұрын
Golaha ma higaan wn ka codsanaya barnaamijkan inay Qof qof nooga dhigaan si aan marba mid ula dagno
@siciidbusho7190
@siciidbusho7190 4 жыл бұрын
Masha allaaah yuusuf shaacir
@aweysabdallaabuuilhaan1141
@aweysabdallaabuuilhaan1141 4 жыл бұрын
Maashaa ALLAAH
@AbdaalGood-ey1mr
@AbdaalGood-ey1mr Жыл бұрын
Marka hore maxa inoo diiday ina aynu fahano waxa udhaxeeya miuo magaalo
@ayaanguribila1836
@ayaanguribila1836 4 жыл бұрын
Barnaamij xiiso leh
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Jabuti iskuday ee kukentay elatare cidanki eey tababar ugeyeen qadar elatare firdhisamay xududa katilabay iyo kuwii eey hori uqortay kurad tireysa hadaba yeey hori uqadatay qadar hadana yeey ugeysay elatare halfamiil kuwa xudud kabax kuwana fasax qadasho tikid dalkaga qarash ubahan keyga waa kuqasaro faqri shilin reer abti mase reer ader carurtada ilen dalka majogtide saldhigagana keen aderkaga uuyirahdo qofki uyimado abo nol ader sedee logu badalaa isgarsin maya haa micno masameyneyso wadan dhan walbo badiyo wakil loyahay mayimid falus qeru sharci waa mabnuuc lacata mobelka ee dolar wax lagukala ibsado iyado xansho lahen bila nabar tiro bila xudud xaramiga uguweyn ee bila bangiga ah kan lodonanayo lacagta sidanbi badan
@cabdirashiidsaleebaancabdi8892
@cabdirashiidsaleebaancabdi8892 5 жыл бұрын
Whats appkii bariga hore waxa uu ahaa marka adhiga laraaco ayaa internatka qofwaliba soglayaa kkkkkk sidaas ayaa laysku helijiray kkkkk
@hamsehussein1885
@hamsehussein1885 4 жыл бұрын
War gabaygaa saahid qamaan ma lahayne waxa lahaa qawdhan ducaale
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 6 жыл бұрын
Asal dhaqan somali waa dahab
@abdimagan3482
@abdimagan3482 5 жыл бұрын
yarka blue xiran waa raggeedi .
@ckariinmaxamuud9165
@ckariinmaxamuud9165 4 жыл бұрын
(Khaliif xasan walah ) Cumar binu khadaab iyo sidii cali ibnuu daalib Casaamadaha wayn iyo shirkaan caanbax ka ahaaye Ninkastoo culuum lihi anuu iga cabaadaaye Jawaabaha calculus buu khalqigu igu ciseeyaaye
@CagtaXaaji99
@CagtaXaaji99 6 жыл бұрын
Golaha Mahiigaan
@shucaybxaraf7167
@shucaybxaraf7167 4 жыл бұрын
Mahiigaab barakadii korkiina ha ahaato
@cdalemaxamed6230
@cdalemaxamed6230 4 жыл бұрын
Abwaan murtimeere wan ku qosolya guulso
@ckariinmaxamuud9165
@ckariinmaxamuud9165 4 жыл бұрын
Maxamed aadan jaamac maaweel Ahun
@wiilwanaaagsan6794
@wiilwanaaagsan6794 5 жыл бұрын
29:47
@barbaarintaruuxda2716
@barbaarintaruuxda2716 4 жыл бұрын
Manshaaalh golaha ma higaaan ilaah habarakeeeyo
@abdikarimdirir9229
@abdikarimdirir9229 4 жыл бұрын
Daawadayaasha aad baan u salaamayaa. Ninkan odayga ah ee layidhi waa abwaan waana daaci kutakhasusay siirada maxaa daba dhigay gabayada qabyaaladda salka ku haya?
@abdikarimdirir9229
@abdikarimdirir9229 4 жыл бұрын
Waxaa kaloo layaab leh markuu yidhi "Calidhuux baa Haryoonis kuqaadi jiray duulaammo, una daliishadey gabaygii Ismaciil Cigaal Bulaale kaga cabanayey in Cali dhuux colaad iyaga kuliddi ah hurinayo meeshii ay uga fadhiyeen abaalgud. Waxay u egtahay in Walaalkani Khalad u fahmey marka Ismaciil leeyahay " Haddaad guuto noo soo duntay oo daabcadde u dhiibtey". Taasina matusayso duulaan Cali qaaday iyo ciidan uu watey ee waa inuu guubaabinayo Ugeedeen, taasina keeni doonto colaad dhexmarta labada reer, Habaryoonis iyo Ugaadeen, waana sidii ugu dambayn dhacday.
@ckariinmaxamuud9165
@ckariinmaxamuud9165 4 жыл бұрын
** murti meer ***
@abwaangodaalo1488
@abwaangodaalo1488 3 жыл бұрын
hhahah
@Mahad2014
@Mahad2014 4 жыл бұрын
Soo gudbihu wuxuu u baahan yahay in uu qaato tababar dhanka codka ah
@sulaymanfarah2023
@sulaymanfarah2023 4 жыл бұрын
Isaaqu waa murti miiran alla maxay dhulbahate cadaabeen
@ckariinmaxamuud9165
@ckariinmaxamuud9165 4 жыл бұрын
Istaaqfuranlaah dheh
@sulaymanfarah2023
@sulaymanfarah2023 4 жыл бұрын
@@ckariinmaxamuud9165 somali runtu waaku ceeen
@ckariinmaxamuud9165
@ckariinmaxamuud9165 4 жыл бұрын
Ma isaaq baa dhulbahante hawaysan karo
@iibgeeyeonlinemarket1210
@iibgeeyeonlinemarket1210 4 жыл бұрын
Dadka ha isku dirin shaydaan
@xamzeomarofficial9778
@xamzeomarofficial9778 3 жыл бұрын
Wll dhawaan dhalad baatahy miyaa isaaq iyo dhulbahante miyay murti isku gaadhaan cawaanow cali dhuux kaliya b🤣
@abwaangacanmarshe7724
@abwaangacanmarshe7724 4 жыл бұрын
Cibraanka wxa ka dhsha rag dhaqan yaqaan ah
@abdimagan3482
@abdimagan3482 5 жыл бұрын
?Dawladdii Indhaha la'ayd ee Siyaad Barre ayey weli u calaacalyaan .
@nimcaanabdi3349
@nimcaanabdi3349 5 жыл бұрын
Dad caadifadaysan oo qabyaaladi lafa gurtay oo ninba intiisuun yaqaan yuusuf shaacir wuu ku qaldamay ka qabgalka xafladaaa
@ckariinmaxamuud9165
@ckariinmaxamuud9165 4 жыл бұрын
Qabyaali. Alle ha ku soo hadeeyo
@ckariinmaxamuud9165
@ckariinmaxamuud9165 4 жыл бұрын
Qabyaali alle ha ku soo hadeeyo
@ckariinmaxamuud9165
@ckariinmaxamuud9165 4 жыл бұрын
Adigaaba iminka cadifaysane
@ckariinmaxamuud9165
@ckariinmaxamuud9165 4 жыл бұрын
** murti meer ***
@mahuraanmurugo8906
@mahuraanmurugo8906 5 жыл бұрын
maasha Allah
FALANQAYNTA  BUUGA SIINLEY Q2-AAD.
53:42
Horn Cable Tv
Рет қаралды 352 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 23 МЛН
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 11 МЛН
SILSILADDII BAD IYO BIRRI
1:37:00
GOLAHA MAHIIGAAN
Рет қаралды 66 М.
BANDHIG SUUGAANEEDKA ABWAAN SUUFI AW CALI QAYBTII  7AAD DOODII KORNEYLADA
34:54
Qaar ka mid ah Qisooyinka Fanka #Astaan Tv
32:02
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 73 М.
Abwaan Yuusuf Shaacir - Maansadii Ilxaad .
28:45
Horn Cable Tv
Рет қаралды 9 М.
Meertadii Bad iyo Berri   Golaha Mahiigaan
28:39
GOLAHA MAHIIGAAN
Рет қаралды 10 М.
Salaan carabeey iyo gabaygii abaal laawe #abwaan #yusuf #shaacir
23:09
Codka Mataanaha
Рет қаралды 21 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36