FALANQAYNTA BUUGA SIINLEY Q2-AAD.

  Рет қаралды 351,774

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 149
@maxamedyuusuf3155
@maxamedyuusuf3155 6 жыл бұрын
Maansha allh aabahy yuusuf cismaan aaboh ilaahay haku siyaadiyoh maskaxdah Somalida history ga ama taarikhda aad uma baadhan lkn adiyo hadraawiba iyo qays .gaariyeh iyo intaan rag waa wayn ilaawayba taariikhda idin qoraysa
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 жыл бұрын
Maxamed Yuusuf McHa aLLaaH ALle HaKuu DaaYoH aaPoH QliH____________ALzo dHmaaNteeN ALle InaGaMa QaaDoH ALlaaH KeeP U__________💚💛💟💖💜❤💙💕__________
@yacquubarts6347
@yacquubarts6347 6 жыл бұрын
Maxamed Yuusuf nio yuusuf maa aabahaaba
@abdirizakifiso5135
@abdirizakifiso5135 6 жыл бұрын
Yacquub Arts nio mayee waa wllkiH hhh
@drdalxiizmaxamed693
@drdalxiizmaxamed693 6 жыл бұрын
InaH yuusuf shaacir aboh rapi hakuu dhawro
@abdirihimdiyaa7794
@abdirihimdiyaa7794 6 жыл бұрын
Amen wllo
@FOOTY277
@FOOTY277 6 жыл бұрын
Waar ninkan abwaan shaacir ayaa iga yaabiyaye maskaxduu Alle siiyay xifdigeedu caadi maaha ninkan taariikhda halaga duubo Allah yaxfidukum intii dhimatayna Allah yarxamahum
@ابومحمد-ن7خ9ن
@ابومحمد-ن7خ9ن 5 жыл бұрын
masha allaah dheh wll
@muunacabdiraxmaan787
@muunacabdiraxmaan787 3 жыл бұрын
Manzha Allh
@asmaahmed6830
@asmaahmed6830 4 жыл бұрын
Yuusuf shaacir iyo dhamaan abwaanada xigmada leh waa reer woqooyi masha allh
@abdirashidkhalid5540
@abdirashidkhalid5540 3 жыл бұрын
Maxay macna ah oo samaynaysaa oo aan faan ahayn
@Armani_yossef
@Armani_yossef Жыл бұрын
Kuwa ugu wacnaa reer sool bay ahaayeen. Reer boorama ahaan Baan kaaga jawaabay.
@daauudsiccid1187
@daauudsiccid1187 6 жыл бұрын
Isaaqu waa falaasifada soomaalida kala badh Abwaanada qarnigaasi waa isku hayb like Hadraaawi gaariye siciid Saalix cabdiqays cali saleebaan Waa maqaawiir xaga suugaanta 💙💙👍👍
@xuskaxaaji249
@xuskaxaaji249 6 жыл бұрын
daauud siccid siciid saalax waa nin wansagali ah harti daarood anku saxee sxb
@HusseinAli-rd7ki
@HusseinAli-rd7ki 6 жыл бұрын
daauud siccid waliba waxaad ilawday Ibraahin gadhle, Abwaan dheeg, iyo qaar kaloo badan oo siinlayda ku jira. Waa isku wada hayb
@amalnor
@amalnor 6 жыл бұрын
Xuska Xaaji hhhh maaha warsangali xitaa daarood maaha siciid saalax waa Ugaas-labbe afiga lafdaada lagu saxayaa
@rashidliganlaaska6737
@rashidliganlaaska6737 6 жыл бұрын
daauud siccid adeer sicid saylac ma aha isaaq ee waa warsangeli
@amaljacayl4556
@amaljacayl4556 6 жыл бұрын
Xasan ganey iyo xaaji afqalooc abwaan huryo iyo qaarkale oaanan garanyenn wa gobti afsomaliga alle iti dhimtay ha unaxaristo
@MohamedHassan-zq8rr
@MohamedHassan-zq8rr 4 жыл бұрын
Bishiyo sadax ah ayaa sodon kula noqotaye Surwaalku laha gabay Ada toos oga saaraye 😂😂😂👖👖👖 Xaaji aadan af qallooc aloo kuu naxariiso
@Waxkasta
@Waxkasta 6 ай бұрын
Waa foolaad ka raga
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 3 жыл бұрын
Fartuun balbalarka hadey jogi lahayd siinley wey kaqeyb gali lahayd abwanadu😁😁😁
@DARMAAN1
@DARMAAN1 3 жыл бұрын
Kkk
@muntazissa6837
@muntazissa6837 7 жыл бұрын
masha allaha yusuf shacir ilahay caqliga ha ku daayo mana jeceli inad joojiso qoritanka dadka kucaya waxkama qadanha joojin hadii jjahiilinta loodayo wax walaba waa khalad please hajoojin taadi tariikhda aduun iyo aakhirinaguulayso quranka sidas u qayb
@nimcocumar5158
@nimcocumar5158 7 жыл бұрын
kkkkkkkk, kaafeya Cali, xafadiina amison goormay niiiikada caalamkii Islaamku ka qayliyay eed ilaa bari samaadki dadka indhaha kaga ridayseen aad joojinaysan. waxa laga hadlayaba ma fahmi kartid yaa kuukuuyo waxad, nooga bax qolka.
@optionyare1900
@optionyare1900 7 жыл бұрын
hhh Dee Firzt baN izku maleynayeH Inta iga dnbeyza Like-ta Ha ila dhaafiNa
@Brightone1
@Brightone1 7 жыл бұрын
OptioN Yare Like ta maxaad ka faaiidi sxb
@optionyare1900
@optionyare1900 7 жыл бұрын
saed ismael La izku dhaafey Nyw
@jawahiraweys4615
@jawahiraweys4615 6 жыл бұрын
OptioN Yare h
@nabaddegaan6901
@nabaddegaan6901 6 жыл бұрын
ABWAAN CABDI QAYS. ILAAHAY HA XAFIDEE,. WELLIGII WAAGAA HAL ABUUR , ANIGU WAXAN AHAA DAD WAX QORA..CABDI WAAGGA ,, waxa la odhan jirey, WAAGII QALOOCA,, HEES BA XASAV GANEY WAAYHA QALOOCA WA HALKA..WAXA LAHAA OOKELIYA ,, HADRAAWI ISAGA WETEY. KAN O KALE MARKAY HADLAAN.. HADRAAWI KA DHIGA GUDOOMIHI , TIRSIGAN AF-MAAL.
@jimalemohamed68
@jimalemohamed68 7 жыл бұрын
Alle maskaxda hakuu daayo Yuusuf shaacir
@khadardeef
@khadardeef 7 жыл бұрын
Maasha allah yuusuf shaacir Abwaan jira siinley waa manso Aan jecelahay Sxb hadrawow waa eray su aale Candho saabma darara jinaw geel ma sixinba sakarad ma geera Alla bari ma soorya nin la sigay ma nabad galay adoo dayr cad sonsho sako lagugu leyahay suradaha ka badho maqar sar ma bixin lahayd sagal adhiya ruxi le iyo ano subaga dadsha ma sinan karayna 🤨
@Waxkasta
@Waxkasta 6 ай бұрын
Waa beydad si qurux badan loo dhisay oo farxashannimo ka muuqato
@zackmismail6333
@zackmismail6333 6 жыл бұрын
*Barnaamij Qiimo Badan Yaa ila Daawanaya 2017*
@yousufhamad1796
@yousufhamad1796 6 жыл бұрын
Walle yousuf shacir waa ragga dhaxlaya suugaantii ragii hore waa RiKoodh
@adnanmuuse6896
@adnanmuuse6896 7 жыл бұрын
waa barnaamij xiiso leh
@hassandaada4868
@hassandaada4868 6 жыл бұрын
walee Rag waa Ragii horre hadalna waa intuu yiri
@am-yt7ks
@am-yt7ks 6 жыл бұрын
Waa barnaamij xiiso leh .......lkn adeeradeey maxakamad ayaan soo saari lahaa .... Sanado badan baadhitaankeen kacdoonkii iyo meeluhuu Ku sal lahaa by researcher detective investigator preacher plus methodology in Islamic method by bataan
@Waxkasta
@Waxkasta 6 ай бұрын
Yaaaa
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 жыл бұрын
APwaaN YUuZuF ZHaaCir Oo aH MaZkaXdaH iYoH MiZhIinKaH KeLiYaH Ee QaPtaY MaaNzooYin aaD u FaraPaDaN YouZuF ZHciR WaLaaHi InuuNu DiP ZooMaaLiH U Zoo MaraYn ILaaHaY Ha iLaaLiYiH aPwaaNkaH YouzuF We LoVe U aDeeroH QLiH_________💖💜❤💙💕💚💛💟________
@guuleedahmed3514
@guuleedahmed3514 6 жыл бұрын
alle hakudaayo abwaan
@abdisalam3418
@abdisalam3418 7 жыл бұрын
Caqliga iyo kartida ragaas lahayeen waa midaaan hada ku faano... garanaaya garanaya nacasna loo sheegi maayo
@abdirashidkhalid5540
@abdirashidkhalid5540 3 жыл бұрын
Maxaad ku faanaysaa sakhramin miidhan bay ahaayene ma culimaa caqliga ay illahay ku garan waayen ma amaan buu leeyahay
@abdiazizabdillahi2409
@abdiazizabdillahi2409 7 жыл бұрын
mansha allah maansooyinka wax ku qaado goood
@cabdimajiidmuxumed274
@cabdimajiidmuxumed274 6 жыл бұрын
Mazha allaH waar yuusuf shaacir taariikhda halaga qoro
@nabaddegaan6901
@nabaddegaan6901 6 жыл бұрын
CABDI SHAKUROW!! KANI SIILLEYDA MA FAHMIN..UU U HAYSTO REER IYO NIN JACAYL.
@abdisalaanahmed3309
@abdisalaanahmed3309 4 жыл бұрын
Djabuuti nin xogweyn baa qaba oo France
@cashawarsame6213
@cashawarsame6213 4 жыл бұрын
France waa gumeyste xun run ahaantii
@AxmedmahdiSahal
@AxmedmahdiSahal Жыл бұрын
❤❤❤
@abwaangacanmarshe7724
@abwaangacanmarshe7724 4 жыл бұрын
Abwaan yuusuf shaacir waa nin cibraan ah ilaahay ha ku shrfo abidkaa
@abdisalaanahmed3309
@abdisalaanahmed3309 4 жыл бұрын
Waa nin reer burco maad iska tidhahdid
@JamaalFaysal-uo7of
@JamaalFaysal-uo7of 3 ай бұрын
😢
@somtik-tok4731
@somtik-tok4731 3 жыл бұрын
U reebo xusuus jiilka imandoona iyo bugaag
@axmedcismaan6497
@axmedcismaan6497 5 жыл бұрын
Eesh calaa hees saxar markay musick wadato maxed mooge ku luiqaynayo dhiigaa ku istaagaya hadraawi waleee waa abwaan
@AsmiIbrahin
@AsmiIbrahin 4 ай бұрын
Sinley.ohesah.isiya
@abukarosmanwehelie7450
@abukarosmanwehelie7450 6 жыл бұрын
Arin wanaagsan
@boqoradasomaliland5920
@boqoradasomaliland5920 3 жыл бұрын
Masha Allah Abwaninteyda Reer somalilnad wa murtiyahanin inti dhimatey ale ha u naxariisto inta nolada Ale camriga ale ha ubarakeyo 💚⚪❤️.💚⚪❤️🇭🇺 💚⚪❤️.💚⚪❤️🇭🇺 💚⚪❤️.💚⚪❤️🇭🇺 💚⚪❤️.💚⚪❤️🇭🇺 💚⚪❤️.💚⚪❤️🇭🇺
@awilahmed644
@awilahmed644 3 жыл бұрын
Abwaan matihid.salan caraby sheekDisa iyo siinly kaa dhigmsyso.
@marwonur5325
@marwonur5325 4 жыл бұрын
Wariyahani waa nin aqoonyahan ah...ilahay haku barakeey khabiir
@besmartkhayr5613
@besmartkhayr5613 7 жыл бұрын
Great man ....Shaacir
@deeqaali7083
@deeqaali7083 3 жыл бұрын
V
@XuseenMukhtaar-n8o
@XuseenMukhtaar-n8o 9 күн бұрын
M.a
@libanabukar7864
@libanabukar7864 6 жыл бұрын
Xageen Ka Helayaa Buugaan ?
@guuleedahmed3514
@guuleedahmed3514 6 жыл бұрын
shaaciri
@abdimalikaxmedmooge7436
@abdimalikaxmedmooge7436 3 жыл бұрын
🇧🇫🇧🇫🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴📢📢📢📢📢
@youngash6411
@youngash6411 5 жыл бұрын
ok maash Allah walaala
@ilyaasgeelle8693
@ilyaasgeelle8693 6 жыл бұрын
war nio abdishakuur dayibow halkeen ka helaa Abwaan Yousuf Shaacir
@claahicumar4304
@claahicumar4304 5 жыл бұрын
Hargaysa meherasa safiya ee diyaarada udhaw ayuu casarkii kashaahaaa
@boramarealestate
@boramarealestate 6 жыл бұрын
Somali philosophy
@abdiali3111
@abdiali3111 5 жыл бұрын
Somaliyeey dhamaan tiin si kastaba ahaado horta waba siman tihin siinleyda gabaygii sii yar lugu halela kala saydhay umadii iyo samaantii bari samaan kii horta somaalay ma nabad baa lol 😂 intaas baa Iga soo go’day aniga kkkkk
@DARMAAN1
@DARMAAN1 3 жыл бұрын
Waa aad fican tahay si wad
@mohamedabdi3096
@mohamedabdi3096 5 жыл бұрын
Horn Cable Tv wll buugaan siinley side kuhelaa idinko mahadsan
@yuu_ze
@yuu_ze 2 жыл бұрын
Maheshay?
@caaliyaali5328
@caaliyaali5328 6 жыл бұрын
dhaqankey dhabta ino dhowr allaha yow
@mohamedhussein6320
@mohamedhussein6320 4 жыл бұрын
Shaarirow maad shakiidii silay taadii hore maxaad qabiil u gashay abwaan.ayaad ahayd hadda waad leexatay ????
@khaalidabdiraxmaan8660
@khaalidabdiraxmaan8660 6 жыл бұрын
Yuusuf shaacir adeer raga yasitaanka ka daa kulaha Nin la yidhaahdo Cali saleebaan, nin la yidhaahdo ibraahim gadhle. Ma nin aan garanayn ayaa jira abwaanadaas. Halkaas waxba ku jira.
@boqorkatogdheer5051
@boqorkatogdheer5051 5 жыл бұрын
Hhh ader yaa garanaya
@safiyalucky7893
@safiyalucky7893 5 жыл бұрын
Hhhh yaaa garanaya
@zamzammuuze7616
@zamzammuuze7616 4 жыл бұрын
garasho kagama bahnaba
@FatimaAli-zz5fo
@FatimaAli-zz5fo 3 жыл бұрын
ManSh aallah
@عاشقةالقران-ر5ت
@عاشقةالقران-ر5ت 3 жыл бұрын
maa shaa allaah aad ban u muusooda siinley markan arko marwalbana sidi aanan maqalbay ila tahay
@gywigehei1576
@gywigehei1576 5 жыл бұрын
masha allh
@ibraahimdaahir8829
@ibraahimdaahir8829 4 жыл бұрын
mashaa allaah
@ahmedachara2732
@ahmedachara2732 2 жыл бұрын
Masha Allah
@fuaadmuxumed5769
@fuaadmuxumed5769 2 жыл бұрын
Eesh calaaErayo
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 6 жыл бұрын
Abwaan shaacir waa maanso dhaadhi gaasabaxay oo gayiga ka muuqday . Wuxuu galiyay waqti iyo hawl sida ka muuqata. Waxaan ubaahanay inuuu noo duubo maansooyin badan. Waad mahadsantihiin.
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 4 жыл бұрын
Ilahay haku siyadiyo xikmadada abwan yusuf
@cabdulaahimaxamad6368
@cabdulaahimaxamad6368 6 жыл бұрын
Ok
@najmaxiis5517
@najmaxiis5517 3 жыл бұрын
Owruruowtwtt
@shekhyasiinshekhmuhumed2934
@shekhyasiinshekhmuhumed2934 3 жыл бұрын
Shekh Sh t4
@sumayamaxmuud3802
@sumayamaxmuud3802 3 жыл бұрын
Cabdirispashax
@sumayamaxmuud3802
@sumayamaxmuud3802 3 жыл бұрын
Wwwxxx
@fahmoelmihirey8609
@fahmoelmihirey8609 3 жыл бұрын
♥️❤️🇸🇴🥰
@mahadabdi8981
@mahadabdi8981 5 жыл бұрын
Abwaan sugaanta u yaqaan beena aqoon siday thyna wax usheega
@ahmedkhadarhaileshaqaf7164
@ahmedkhadarhaileshaqaf7164 6 жыл бұрын
waa maahadsantay abwaan yuusuf shaacir silsilada sinlay waa silsilaad qiimo wayye ku fa dhiso
@cabdicawad9280
@cabdicawad9280 3 жыл бұрын
Cabdi cawad
@CabdiBoodo
@CabdiBoodo Жыл бұрын
ma cawad nicida ayan diid
@lulhabib5824
@lulhabib5824 4 жыл бұрын
M
@hal-tusmedia8030
@hal-tusmedia8030 3 жыл бұрын
Habeenkaa waan fadhiyay madasha runtii habeen aanu xog badan faaidnay bay hayd
@CabdiBoodo
@CabdiBoodo Жыл бұрын
beele
@guuleedahmed3514
@guuleedahmed3514 6 жыл бұрын
masha Allah Yusuf shaacir
@muusehamare8746
@muusehamare8746 6 жыл бұрын
Mnsha Allah yuusuf shaacir
@yousufhamad1796
@yousufhamad1796 6 жыл бұрын
walee ragaadi soomali siinlay way toosisay
@axmedmaxamuudxasan9706
@axmedmaxamuudxasan9706 5 жыл бұрын
Masha allah
@calicabdale3015
@calicabdale3015 7 жыл бұрын
cAwo
@hakeemmusse5561
@hakeemmusse5561 7 жыл бұрын
Cali Cabdale .No macnee xaafada gooni goostada?bro suugaan iyo arits ex Somaliya anugu ilahi dadkan abuurey oo moo siiyey gift. Mr Cali is cadee xageed ka soo Jeeda ama Somaliya ad ka soo jeeda so aynu u kaftano.af Somaligan hadad fahmeyn waan ku sharxi doona ee haygu noqon mooryaan
@siciidmuuse2986
@siciidmuuse2986 7 жыл бұрын
faarax sicii
@ibnubare5317
@ibnubare5317 7 жыл бұрын
waa barnaamij xiiso badan halkaa kawada
@yousufhamad1796
@yousufhamad1796 6 жыл бұрын
was rag caqli badan
@abdiqanicaano7517
@abdiqanicaano7517 6 жыл бұрын
Masha Allah
@OsmanGayeh
@OsmanGayeh 4 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤
@yassindualeh8791
@yassindualeh8791 6 жыл бұрын
Abwaankani waa qabtaleyste tuug tuug dhalay been ayuu wax u fasilaa wlhy
@abdiali3111
@abdiali3111 5 жыл бұрын
Yassin Dualeh abwaanku waa kee sxb
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
Sheekadii Hure Walaanwal iyo Cambaro oo dhameystiran
1:36:56
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1 МЛН
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,7 МЛН
Barnaamijka [Hal-Adayg] Abwaan Yuusuf Shaacir
53:46
Horn Cable Tv
Рет қаралды 17 М.
EBYA JUNIOR OKUGOBWA MU KIKA KU VAR BIKAAYE . KENZO NE REMA KIKI ? IPHONE NE KATOOKI - FRANK NTAMBI
1:52:19
SILSALADII SIINLAY OO DHAMAYSTIRAN | HD
49:09
Tuse Technology
Рет қаралды 97 М.
Barnaamijka Sawrac | Yuusuf Shaacir | Astaan | 2021
48:34
Astaan
Рет қаралды 21 М.
Barnaamijkii Qiimaynta, 10ka qof ee ugu wanaagsan Somaliland
47:16
Al jaziiramerica 24
Рет қаралды 32 М.
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12