No video

Barnaamijka Qaraaxo Caawa Waxaa Gaariga Saaran Fananka Qamar Suugaani | Astaan HD

  Рет қаралды 312,270

Astaan

Astaan

3 жыл бұрын

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2021

Пікірлер: 1 800
@yahyeabdirisakmohamed6500
@yahyeabdirisakmohamed6500 3 жыл бұрын
Inta markey qamar maqleen so cararary like ha iladhaafin✌️✌️
@fadumomaxamed548
@fadumomaxamed548 3 жыл бұрын
Cawa barnaamijka qosol malaha 👊🏻👊🏻 dagal le 😂😂😂
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid
@yahyeabdirisakmohamed6500
@yahyeabdirisakmohamed6500 3 жыл бұрын
@@socdaalfilmsvlogs ok zxp saaray✌️✌️
@ahmedabdi4207
@ahmedabdi4207 3 жыл бұрын
☝️😆😆
@waaweeynka8550
@waaweeynka8550 3 жыл бұрын
CUMAR COWDHIYE
@mucajab1644
@mucajab1644 3 жыл бұрын
Intii hoyadood jacel like ha ila dhaafin 🙏❤️
@abdishakurmohamed6438
@abdishakurmohamed6438 3 жыл бұрын
q
@abdishakurmohamed6438
@abdishakurmohamed6438 3 жыл бұрын
.
@nimcaandaahir5377
@nimcaandaahir5377 3 жыл бұрын
Alle ha inoo cimri dheereeyo
@ridwaannuur8665
@ridwaannuur8665 3 жыл бұрын
Al fanaan qamar suugaani wuu xanaaqaye nin karti leh wlhi xidiga hargeysa keep going pro Astaan cable tv ga umada 👏👏👏💯💯💯💯🔥🔥👏👏👏👏💥💥💥🔥🔥🔥
@user-qs5rw8zu8x
@user-qs5rw8zu8x 3 жыл бұрын
Ku salli rasuulka hadii aad meeshan soo marto صلى الله عليه وسلم
@wacdisideofficiall8626
@wacdisideofficiall8626 3 жыл бұрын
Scw
@hodomahdi2744
@hodomahdi2744 3 жыл бұрын
Scw
@user-hf2ir4do5j
@user-hf2ir4do5j Жыл бұрын
scw
@mohacade8289
@mohacade8289 3 жыл бұрын
Wlyaalo xili la qaraaxeysto lama taagno plz ducada badiya inuu ilahey na badbaadsho😭😭😢
@idmanxuseen84
@idmanxuseen84 3 жыл бұрын
Alle dhibka ha ka qado dadkeyga rer muqdisho 🤲
@huyaampoi7941
@huyaampoi7941 3 жыл бұрын
Aamin ilhy dalkina dhipka haka qaado
@aatifastory4341
@aatifastory4341 3 жыл бұрын
Allow na Amaanso😭😭
@Maahir--moha11
@Maahir--moha11 3 жыл бұрын
Ilahow dhibka ka qaad
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid
@nuuranuurcali458
@nuuranuurcali458 3 жыл бұрын
Anon weli dawan ayaan so qoryaa comnte ilaahyow muradban leyehee muradkayga oo bila macsiyaa isi yarabi waa bil ramdaane
@ayaanmustafe5783
@ayaanmustafe5783 3 жыл бұрын
Aaaaamin wll
@iltirehchannel6002
@iltirehchannel6002 3 жыл бұрын
Wll waxan Garan wayay inad dadka wax waaydisanaYso iYo inad ilahaY baryayso hadad ilahaY baryayso Dee dadka maxa uGu cadaYn
@abdifatahyare3534
@abdifatahyare3534 3 жыл бұрын
Amiin
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid
@maimunanor4067
@maimunanor4067 3 жыл бұрын
Ameen
@aboubakarali2044
@aboubakarali2044 3 жыл бұрын
Qamar sugaani cadhada legendkaa waka xumahaay brother wa fanaanka kaliya aan tagero from Djibouti bro maxamad
@amiinlii
@amiinlii 3 жыл бұрын
Hhh inta maqlaysay ee qamar marku leyahay qamar ma Barasho ubahanyahy farta Taaga like dhac igu sii 😅✌😂
@FarhanAbdilahi1
@FarhanAbdilahi1 3 жыл бұрын
Qamar kulahaa;- anigu fanaan ma ihiye qaatul baan ahay😂😂 the only one legend
@beerlula1047
@beerlula1047 3 жыл бұрын
😂😂🤣 sowmaada arag waa midaa ka yaabay.
@safakayse6774
@safakayse6774 3 жыл бұрын
Hargaysa dadbay haysaa😂 walee😀 dad xanaaq badan joogaa somaliland isaq dad kulul oo dhiig leh 😂
@ayaanahmedofficial1456
@ayaanahmedofficial1456 3 жыл бұрын
Somaliland hadan nahy dulqaad ma lihine😅
@mohamedadan5120
@mohamedadan5120 3 жыл бұрын
@@ayaanahmedofficial1456 waad naga darawalnimo fiicantihiin.
@artann7833
@artann7833 3 жыл бұрын
😂😂😂
@ayaanahmedofficial1456
@ayaanahmedofficial1456 3 жыл бұрын
@@mohamedadan5120 aad iyo aad
@thesomalipirate4870
@thesomalipirate4870 3 жыл бұрын
Adeer liibaane barnaamijka aayar daawo cidaan dhiig lahayni majirtee
@Footballarea17
@Footballarea17 3 жыл бұрын
War wllhi rer waqooyi wxkle waye codkoodaba iskajeclahy waar waani salaamey dee😂
@hodomahamed3320
@hodomahamed3320 3 жыл бұрын
Wn ka qadnay indr
@najaxclaahi1097
@najaxclaahi1097 3 жыл бұрын
Wanu kaa qaday 😂😂🤣
@abdilahiyouseph2642
@abdilahiyouseph2642 3 жыл бұрын
Waan kaa qaadnaydee
@ayanlekhadar8278
@ayanlekhadar8278 3 жыл бұрын
Inader wan ka qadnayde
@albertoyahya
@albertoyahya 3 жыл бұрын
Wanu ka qaadnay
@xamdiboss3071
@xamdiboss3071 3 жыл бұрын
Dadkani barnamujka miyey inomatalan ilayn waxqarson maahe miyeysan daawan inta sidayda yaban like🤣
@sakiguray3248
@sakiguray3248 3 жыл бұрын
Waxani wa wax mar Hore la dubay
@siradm
@siradm 3 жыл бұрын
Maxamed waa nin daggan oo akhlaaq wanaagsan maasha Allah waxan rajaynayaa inuu noqdo qofka barnaamijkan ugu akhlaaqda wanaagsan
@sumqueen1446
@sumqueen1446 3 жыл бұрын
hadaan reer waqooyi nahay dulqaad ma lihin walhi gacantu way naga soo horaysaa😂😂😂😂😂😂🤣🤣
@artann7833
@artann7833 3 жыл бұрын
😂😂😂 waa sida la rabee ku wada gacan ka hadalka
@muhanadahmed3749
@muhanadahmed3749 3 жыл бұрын
beenta maha wllo hdalkinaba waa dagaal wllhy wanba ku hysta qaraaxada
@suufishirwac1789
@suufishirwac1789 3 жыл бұрын
Kkkk
@ebrahimmohamed7305
@ebrahimmohamed7305 3 жыл бұрын
Hhh adigiiba isu qiray
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid
@idildayniileofficial130
@idildayniileofficial130 3 жыл бұрын
Anigu fananba maahi qaatil ban ahy kuyeh😀😀😀 qamar waa iga qoslisay wlhi
@amalismail7772
@amalismail7772 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@adenarab618
@adenarab618 3 жыл бұрын
Isaaq hadalkooda iyo Faro taag taagu wuu wada socdaa 😅😅 big respect somaliland
@abdilahiyouseph2642
@abdilahiyouseph2642 3 жыл бұрын
Idinku markad hadlaysan ma hoos baad eegtaan sidii aad tuugsanaysan daaroodow miskiinimada waa laga hanweynada
@Khaatumo411
@Khaatumo411 3 жыл бұрын
@@abdilahiyouseph2642 ninka qorolka qoray waa hawiye ee bal meesha maxaa Darood keney iidoorow ?
@abdilahiyouseph2642
@abdilahiyouseph2642 3 жыл бұрын
@@Khaatumo411 mxd ku cadaynaysaa inuu yahay? Ma mar badan replay isugu timaadeen
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 жыл бұрын
@@abdilahiyouseph2642 daarood maanu ahayn kii nasabiyada kaa saaray ee waliba cuqdada kugu riday ilaa ood imikadaa wax soo xariiqayso ina koofilow ma af baad ku ciil bixi nadal baa tahee laangaab yahow ciilani😏 from 🐎🐎
@abdilahiyouseph2642
@abdilahiyouseph2642 2 жыл бұрын
@@fardushurre1668 abaayo mcn Goormaa nasabiyad layga saarey oo laangaab noqdey cududa iyo caqliga somali saw anaga nagama go'do kula doodi kari maayo hablaha daarood waa geyaankey calafkegay noqonkartaa adna caruurtaada nin unbey ku abtirsan siyaasad moyee somalinimadu hanagu weynaato
@AMEN-ALI
@AMEN-ALI 3 жыл бұрын
Jiliinka darawalku wuu yara khaldan yhy ka muqdisho ka asalsan ya igu raacsan 😺❤️
@hamseabdifataah5617
@hamseabdifataah5617 3 жыл бұрын
ANIGA SXP
@Mohaabdi1122
@Mohaabdi1122 3 жыл бұрын
Wxa La Donaya Inu Fananka Lgu Dhago Lkn Labadoda Unba Isku Dhagane😂😂
@hakiimomaxamed1688
@hakiimomaxamed1688 3 жыл бұрын
Anigaba la yabn ninka darawlka wuu iska walya sheekda mba macaninyo
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid
@ahmedkaarshe6584
@ahmedkaarshe6584 3 жыл бұрын
Sax weeye
@HamseSADRI
@HamseSADRI 3 жыл бұрын
Inta ILa Aragta Inuu Qamar Maaskaradii ASAD HAGIO xidhanyey Aragta -LIKE 👍
@madarvan_dich780
@madarvan_dich780 3 жыл бұрын
Qamar suugani Inta Aragta mask Asad Hagio inu xidhan yahay Like dhac kusii
@abdirashiidmaxamed4253
@abdirashiidmaxamed4253 3 жыл бұрын
Wll qamar sugani inta taageerta ismuujiya
@josephjmc9640
@josephjmc9640 3 жыл бұрын
Qamar sugani prank ma lagu smeyey hada misa anaga prank ngula sameyey😂 inti shekadan fahmi weysay farta taga😂😂😂
@Masdille
@Masdille 3 жыл бұрын
10:53 Intaa Daawo waxaad ka fahanto igu soo war celi qof caqli leh ayaad tahe😂
@yasminali9579
@yasminali9579 3 жыл бұрын
@@Masdille hhhh wlh wa wax lesla ogyahay waxaba ka fahmesay sidu gaariga uso korayba🤭😂😂
@Masdille
@Masdille 3 жыл бұрын
@@yasminali9579 Haaa Camerada Ayuu toosinayaa😂 Anaga nama siro karo Qamar Suugaani Filmkaa Reer Muqdisho haka Gado.
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid
@apdiaziizjama2601
@apdiaziizjama2601 3 жыл бұрын
@@Masdille marada gaadhiga weeyi zxp
@mahbuubaj9046
@mahbuubaj9046 3 жыл бұрын
Cawada warbaa heysTa Musjisadii Fanka Qamar sugani i can’t wait wllHi 🤗
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid
@yaasiinabdirahmaan764
@yaasiinabdirahmaan764 2 жыл бұрын
Mahbuub 😂😂😂
@abdisamadmaaro7675
@abdisamadmaaro7675 3 жыл бұрын
Inta tiktok kasoo aragty ee soo cararty madaxa ku saar 😅
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid ..
@ahmedabdi4207
@ahmedabdi4207 3 жыл бұрын
anigah☝️😃
@cabdaledeqsi5065
@cabdaledeqsi5065 3 жыл бұрын
Ramadan Mubarak kusoli nebigeena muxamad scw hana ilawin malinta qiyamaha fadlan ana SUBSCRIBERS ii SAR KZbin kena cabdale deqsi mahad sanid wall mcn
@abdiqabojiye1927
@abdiqabojiye1927 3 жыл бұрын
Aaan ku salino subanaheena muxamed SCW SCW SCW
@gureyfanax5005
@gureyfanax5005 3 жыл бұрын
Ilaahow dadka magacaga ama magaca rasuulka scw like iyo subscribe kuraadsado hadey iska deyn waayaan calaaamad degdeg ah tusi,hadey la towbad keenaan waxay kufarxaan sii,aamiin
@anikijeeleofficial4688
@anikijeeleofficial4688 3 жыл бұрын
Scw
@axmedxaajiyusuf3987
@axmedxaajiyusuf3987 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@queenayaanita9775
@queenayaanita9775 3 жыл бұрын
Qamar inta arkte so carare like isaraa🤣
@nasrosulaiman897
@nasrosulaiman897 3 жыл бұрын
Addapudlicreply
@Malapo22__
@Malapo22__ 3 жыл бұрын
12:57 dhegah wlhi waa ciidagalahii asalka ahaa😂😂
@mohzenn77
@mohzenn77 3 жыл бұрын
Comments akhris hadaad usoo gashay like saar
@mohamedismail9806
@mohamedismail9806 3 жыл бұрын
Darawalka gaariga yaa la wada wlh professional 😂😂😂 asagoo sii jeeduu kaxeenayaa
@qaalidcabdulahi4035
@qaalidcabdulahi4035 3 жыл бұрын
Farmino gadiidika miyaa
@imranhassan7148
@imranhassan7148 3 жыл бұрын
Odayga Baabuurka wada Dadka indhaha iyo Gacmaha ka hadlo waaye Asagoo gaariga wada oo hortiisa fiirinaayo ma hadli karo warka waa usoo jeesaa😁 Ninkii xasan Top u ekaa iyo Darawalkiisa aaka jiliin fiican kuwaan, inteey ninka ka xanaaji lahaayeen iyagaa isku jeestay
@hamsefilmsvlogs4125
@hamsefilmsvlogs4125 3 жыл бұрын
Inta reer hargaysa liketa iisaara
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
Qamar. Nin adag naac naacda ma naqaan😂😍🤴🏽
@shidanemedia2745
@shidanemedia2745 3 жыл бұрын
Astaan cawa waad nagu dheesheen Barnaamijka Waxaa kufiican Cazaam iyo oday qasaaye 😂😂😂😂
@mahbuubaj9046
@mahbuubaj9046 3 жыл бұрын
Dadkaas wxay joogan Xamar dadkaana Hargesa ayee jooogan fHantu
@nimcoqadar636
@nimcoqadar636 3 жыл бұрын
Hargeysa waye duqa qeebta lake ee astan
@ilyasali9304
@ilyasali9304 3 жыл бұрын
kuwa wax jira ma ahn
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid
@Baashaaal
@Baashaaal 3 жыл бұрын
Rer waqoogigu waa dad xanaaqaye soo badiya😂👏
@soso_____queen1108
@soso_____queen1108 3 жыл бұрын
Intaan daawanaye barnaamijkaan waa qeybtii iigu qaraaxada badneyd wllhi 😂😂😂 reer waqooyi barnaamijkaba iyagaa loogu talagale wn idin salaamayaa ❤
@mohammetnaasir8661
@mohammetnaasir8661 3 жыл бұрын
Lagaa qaaday sis✋
@soso_____queen1108
@soso_____queen1108 3 жыл бұрын
@@mohammetnaasir8661 🥰
@ibrahimchilal4293
@ibrahimchilal4293 3 жыл бұрын
12:57 Dhega (Ciidagale Pure)🤣🤣
@nimco2891
@nimco2891 3 жыл бұрын
Ma cidagale
@bbenacnac
@bbenacnac 3 жыл бұрын
I can’t wait cabdikariim cali shaah 😂❤️
@abdirahmanfilmsvlogs9979
@abdirahmanfilmsvlogs9979 3 жыл бұрын
I can’t wait Bbe NAC NAC ❤️
@queenedebzan7825
@queenedebzan7825 3 жыл бұрын
ABDIKARIN CALI SHAAH WAA REER BURCO KAN WUU KASII DARAN YAHAY😂😂😂😂😂
@nysarooble6354
@nysarooble6354 3 жыл бұрын
Asc dhamaaan umada islaaamka waxaa ka codsana Amuuur ayaan leeyahay isoo duceeya😢🤲
@dagmo6166
@dagmo6166 3 жыл бұрын
Alle haku siiyo insha allah
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid
@hamseizhqi6997
@hamseizhqi6997 3 жыл бұрын
Allaha sahlo walshy🤲😢💞
@dailycontent3955
@dailycontent3955 3 жыл бұрын
Alaha kuu fududeeyo wlshay
@ninwaxbadanog3176
@ninwaxbadanog3176 3 жыл бұрын
Alle hakuu sahlo amuurahaga waa bisha barakeesan awgeed bi idni laah 🙏😢
@jecelowofficial754
@jecelowofficial754 3 жыл бұрын
😂😂😂qaraaxo reer Somaliland lee halaga dhigo 😂walhi wey iga qosliyeen
@sapnuushpbe8840
@sapnuushpbe8840 3 жыл бұрын
Ree mogadishu lee ku fiican
@qanciyasheikh4440
@qanciyasheikh4440 3 жыл бұрын
@@sapnuushpbe8840 hadal jileeeca ya idiiN fahmayaa inad ooyaysaan ba lamoodayaaaye 😏
@farhanthiago2397
@farhanthiago2397 3 жыл бұрын
N!cƏ✨🤩💋♥️🥰😊
@ahmedjr3788
@ahmedjr3788 3 жыл бұрын
@@qanciyasheikh4440 🤣🤣🤣
@sacdiohaajiahmed9993
@sacdiohaajiahmed9993 3 жыл бұрын
Inoo darawalka reer muqdisho kawanag sana yahay inta illa aragtay like ta ha iladhafin
@daauusofficial4253
@daauusofficial4253 3 жыл бұрын
Darawalka ayaaba la moodaa qof inuu xanaaqo la rabo 🤦‍♂️
@zaedzahid8217
@zaedzahid8217 3 жыл бұрын
Qamar sugani wuu iga qosliya ku laha darewalka xaladan ba luga hayaa malin kasta🤣🤣🚘
@officialabdikariimalishaah2625
@officialabdikariimalishaah2625 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk Qamarow waa lagu helee anaa kaa daran 😂😂😂
@cabdiqanimusic
@cabdiqanimusic 3 жыл бұрын
Armay ku helen
@mowledgaydhaingal5256
@mowledgaydhaingal5256 3 жыл бұрын
Abdikariin cali Shah sxb waan ku salaamay
@taslimsead3844
@taslimsead3844 3 жыл бұрын
Adigu ma daglmi lahayd ina shahow😂marka lagu dhaho ma shahad iibin jirty
@khalish649
@khalish649 3 жыл бұрын
Alla Abdikariimoow adigu waad dagaalami gaadhay 😂😂😂
@hoodoaxmed2817
@hoodoaxmed2817 3 жыл бұрын
😂
@rnproduction4503
@rnproduction4503 3 жыл бұрын
barnaamijkaan qaraaxo qeybaha soomaalinad noo soo badiya iyagaa qosol miirane Fadlan
@abdalaalikaar9376
@abdalaalikaar9376 3 жыл бұрын
Isoo duceeya hawl ba jidhee
@ilyasupdy6373
@ilyasupdy6373 3 жыл бұрын
Qamar Ma Barashuu U Baahan Yahay 🙏💯
@duulmedia3736
@duulmedia3736 3 жыл бұрын
Waan kuu jeeda adoo qoslaya inaad idawanaysid ee liketa ha ila dhaafin
@abdifatahhaamud4731
@abdifatahhaamud4731 3 жыл бұрын
Nacas naga tag shuba ku dhashe waxna qoslimayne wan oyayna 😏
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid
@abdifatahhaamud4731
@abdifatahhaamud4731 3 жыл бұрын
@@socdaalfilmsvlogs naga tag waxba kuu saari mayne
@africanqueen2394
@africanqueen2394 3 жыл бұрын
Wlh qosal baan ku dhamestay 😂😂😂
@YazzerVlogs
@YazzerVlogs 3 жыл бұрын
#TeamQamarSugani ayaanu wadanaa hands up ✌️
@trk2463
@trk2463 3 жыл бұрын
Xaqiqdii #Astan_Muqdisho wxaa Ka qosol badan #Astan_Hargeisa Amazing
@puresomalilander3248
@puresomalilander3248 3 жыл бұрын
MaanTuu iGu socdaa barnamijku✌😁 Ayami hore wan iska dhex dabaaLanayuun
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid
@assadabdi7737
@assadabdi7737 3 жыл бұрын
Daroowalkan gaari wadid woo dhameyay wlhi masha allah
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid
@sacdiyoali2128
@sacdiyoali2128 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@farhaandaacadofficial2228
@farhaandaacadofficial2228 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ekranmohamud6683
@ekranmohamud6683 3 жыл бұрын
Ala manooooli reeera aqooyida xaraabada ku jeclahay wlhi funny indhaha layska galinaaa gacanta 🤣🤣🤣🤣🤣
@iraaqyare7823
@iraaqyare7823 3 жыл бұрын
Reer waqooyi iyo PRANK Kala dheer because waa wada dhiigyar😅Kan run hadu ahan laha qamar iyo Kan kale lama Kala celiyen
@cadekacadeofficial2546
@cadekacadeofficial2546 3 жыл бұрын
Ani darawalka iga qosliyey wllhi gaarigana wala wadaa gadaalna wala fiirinaya alla qosol badanaa😂😂😂😂😂
@munoshaafici8419
@munoshaafici8419 3 жыл бұрын
Hadu shil galo kwrn bal wan ku wareray wlhi
@farahahmed6556
@farahahmed6556 3 жыл бұрын
Xamar iyo hargaysa keed qaraxo wacan me xamar Qamar xamar buu ku macana wlhi yaa ila arkay😂😂😂😂😂
@khadarwadani6289
@khadarwadani6289 3 жыл бұрын
Kuwan ayaga isku jestay qamar aya la rabey iney bahasha ka bilawan😅
@sacdiyoali2128
@sacdiyoali2128 3 жыл бұрын
Xa.ar
@sacdiyoali2128
@sacdiyoali2128 3 жыл бұрын
Xamar
@mokhtarmohamed304
@mokhtarmohamed304 3 жыл бұрын
Reer waqoyiga ayaa kaga haboon Iska cadhaysiinta iyo hadal kulaylka 😂😂 Marka loo eego reer konfurka
@mpmohammedabdy2867
@mpmohammedabdy2867 3 жыл бұрын
Mazha alh fananada hargeisa views bdn ayy helaan😅📈👍
@hunter-of-football1220
@hunter-of-football1220 3 жыл бұрын
Cawa muqdisho xaaladeeda ma fiicna Noo soo duceeya😥😥😥
@cabdiwaasacaxmed1805
@cabdiwaasacaxmed1805 3 жыл бұрын
Mxa dhacay wllo
@istaahilhassan3542
@istaahilhassan3542 3 жыл бұрын
Illahy ha idin micimo hno from jbouti
@faliscadeey4228
@faliscadeey4228 3 жыл бұрын
Ad iyo ad allow nagar gar yarabi allow 😪🤲🤲🤲
@64yearsago59
@64yearsago59 3 жыл бұрын
ilaahay xaalada ha idiin dajiyo walaalo oo magaalada nabad ha idiinka dhigo insha allah .aad baan uga xunahay runtii in dhibkaas idin haysto khayr baa se ka danbayn❤❤❤❤❤
@mustafeahmed4274
@mustafeahmed4274 3 жыл бұрын
Alle ha qaboojiyo insha allah waxba dhicimayan allow nabad waarta sii umada islamko dhan 🤲
@qalanjoqalanjo7705
@qalanjoqalanjo7705 3 жыл бұрын
Qosol badanaa maanta reer waqooyi aa ishelay 😂😁
@hodomahdi2744
@hodomahdi2744 3 жыл бұрын
Qamar wlh wa dulkhad badayahay machaallah
@hassandelfanahofficial
@hassandelfanahofficial 3 жыл бұрын
Asxabta ila maqashay ariga uu dhahay fananka qamar sugani asad hagio like 👍 sara
@kooscabdi126
@kooscabdi126 3 жыл бұрын
Inta ila aragtay barnaamijka inuusan nuureen farta taag 👆
@cabdiwaasacaxmed1805
@cabdiwaasacaxmed1805 3 жыл бұрын
Hhh marka uu hargaysa tagay miyaa anaa kuleh haduuba nuurayaa calooshaad timo kuleedahee
@sumayainasalad4980
@sumayainasalad4980 3 жыл бұрын
Ninkii a ku fiicana
@anfacitoibrahimm7137
@anfacitoibrahimm7137 3 жыл бұрын
@@cabdiwaasacaxmed1805 niicdi iyo mala yacnigibay donayan😂
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid
@nadranadem1100
@nadranadem1100 3 жыл бұрын
Wllhi nah io qaab ba ma lahan dadkan dhuunta kawada guuxaya😅😅😅
@firdousadam9475
@firdousadam9475 3 жыл бұрын
😂😂😂😂Qamar isagaa dadka kala qabanaya astaqfurallah
@alcadalabardherafilimoffic3329
@alcadalabardherafilimoffic3329 3 жыл бұрын
Dagalka inti ila aragtey Qamar suuqane in u maslaxad kataliyo lilke dhac kusi👍
@daruurahamediapro6300
@daruurahamediapro6300 3 жыл бұрын
10:47 wa fahin in laysla og yhy ninka gadal fadhiya qamar buu leyhy camrada ka leexo😀
@mgame7671
@mgame7671 3 жыл бұрын
Inta Markey maqleen qamar suugaani soo carareen like dhac igu zii
@halimaaadan1204
@halimaaadan1204 3 жыл бұрын
Marabno hargayso marbno
@muqtaarmacalin5204
@muqtaarmacalin5204 3 жыл бұрын
@@halimaaadan1204 huno xadhcay
@c.raxmaanmaxamed4280
@c.raxmaanmaxamed4280 3 жыл бұрын
@@halimaaadan1204 hadaa hargeysi mayada ku rabta kumaba naqaanee dhiladii ku dhashay waze
@mgame7671
@mgame7671 3 жыл бұрын
@@c.raxmaanmaxamed4280 zxpky qaali meesha cay Loma imaanin😊😊
@theosantana7750
@theosantana7750 3 жыл бұрын
Fake Prank
@64yearsago59
@64yearsago59 3 жыл бұрын
qamar waa nin rageed walaahi dulqaad badan .dhagah bay kaga yeedhsiiyeen😄😄😄.noo soo badiya anagu reer hargaysaan fahmaynaaye
@mohamedmaarey9638
@mohamedmaarey9638 3 жыл бұрын
Luuqadii cidagala ahaa
@zumixasan922
@zumixasan922 3 жыл бұрын
Qamar waa miskiin data 😻☻♥🌺
@faysalyarecade8108
@faysalyarecade8108 3 жыл бұрын
Wlhi marnaamijkaan qaybta hargaysaa ku fiican wlhi🤣😂😅😂😂😂🙏
@hodomahamed3320
@hodomahamed3320 3 жыл бұрын
Rer xamarku way isbaryan hahha
@yhy8726
@yhy8726 3 жыл бұрын
PRANK qof Reer Waqooyi Halagu Sameyo Darawalka iyo Ninka klena Rer Xamar ❤👋🏼
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid
@hamdanoura7048
@hamdanoura7048 3 жыл бұрын
Ma in darawalka la kla goostad rabta
@cabdimalekhassen4507
@cabdimalekhassen4507 3 жыл бұрын
Ha sax
@yhy8726
@yhy8726 3 жыл бұрын
@@hamdanoura7048 😂Rer Waqoyigu 1min Bay Ku Xanaqayan Lkin Rer Xamarku Si Fican Bay U Daadihinayan Barnamijka ❤
@ibrahiimrayale1318
@ibrahiimrayale1318 3 жыл бұрын
Inta sidayda ila mida ee markay qamar arken soo cararay sidayda isara niyow basha
@cabdixasan632
@cabdixasan632 3 жыл бұрын
Runbaa fcn anagu hadaanu nhy reer hargeisa waqooyi prank waxa nagaga fcn reer xamar
@cabdiqaadirmaxamed3893
@cabdiqaadirmaxamed3893 3 жыл бұрын
Kan ugu fanisay barnaamijka qaraaxo
@yameniboy9606
@yameniboy9606 3 жыл бұрын
MA AHI SIXIROOLE LKN WAXAAN OGAHAY INAA KABA LA AAN TAHAY QAD ISTICMAALEYSID MOBILE KA CANTA KU HEYSID COMMENT GEYGA AQRINOSID HADII AAN KAA FAALOODE LIKE IGU SHARAF 😂😂😂😂😂
@abm.tiktoktiktok3734
@abm.tiktoktiktok3734 3 жыл бұрын
Hahaay aniba waxaan ogahay in aad bani aadam tahay
@abdifatahgurei672
@abdifatahgurei672 3 жыл бұрын
kkkkkkkk waa waalantahay
@runkasheeg9317
@runkasheeg9317 3 жыл бұрын
Been baad sheegtay anigu kabo waa xidhanahay
@somalifunnytiktok2075
@somalifunnytiktok2075 3 жыл бұрын
😂🤙
@Mohaabdi1122
@Mohaabdi1122 3 жыл бұрын
Weliba Telka Charger Igu Jira😂🥰🥰
@Khadarnero
@Khadarnero 3 жыл бұрын
Rer waqooyigu Waa Wada Qosol Mashallh Aan Waqtigena Xaga Ilahay u Hibayno
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Fadlan KZbin keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid .
@sacdiyawaberi3327
@sacdiyawaberi3327 3 жыл бұрын
Kkkj Wallahi Reer Waqooyashan dhib badana waba dad funny ah 🤣✌️😂
@abdikhaliqsaleh3784
@abdikhaliqsaleh3784 3 жыл бұрын
Abdi Karim Ali shaaah waan su gaynaaa✌
@muna3081
@muna3081 3 жыл бұрын
Jilida reer muqdisha uga yara wacan
@hamzaabdillah8570
@hamzaabdillah8570 3 жыл бұрын
Nio hargaysa inoo so badiya wlhi cadi Bay dadka uga xanajinayaan
@abdulqadirabuukar1186
@abdulqadirabuukar1186 3 жыл бұрын
Waaa qeyra masuul qof gaari wado oo gadaaal fiirinaayo sheeko iska wata war ha is haligina
@faadumoahmed2764
@faadumoahmed2764 3 жыл бұрын
Ilaahow reer xamrka bad baadi wlhi blhi wan taageera illhy dhibka ha idinka bad baadiyo plz ducysta wll
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 3 жыл бұрын
ma sugi karo cabdikariin cali shaah😍
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 3 жыл бұрын
Inta ila arkatay in barnamijka qaraaxo uu ku xamasad iyo So jiidasho badan yahay Koonfurta Gaar ahaan Muqdishu ismuujiya 😂🙏 reer waqooy xanaq iyo Bilaa Qosol
@queenarawelo2538
@queenarawelo2538 3 жыл бұрын
Qamar sugaani waa funny wlhi luuqadaan un qosol leh 😆
@bartanabada2906
@bartanabada2906 3 жыл бұрын
cumar cawdhiye cidii reer burco ah baa garanaya😂😂
@mohamedkiiko3836
@mohamedkiiko3836 3 жыл бұрын
12:57Dhegah sheeko ciidagale😂😂😂😂
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
😂😂😂😂🤘🤘
@taslimsead3844
@taslimsead3844 3 жыл бұрын
😂😂😂😂Dhagah
@apdirahman3809
@apdirahman3809 3 жыл бұрын
💪💪💪💪❤😂
@amalibro7469
@amalibro7469 3 жыл бұрын
Hhhh wa astantii gobta😚
@mubaarakchannel5582
@mubaarakchannel5582 3 жыл бұрын
Nabigeena Muxammad NNKH wuxuu ku dhashay magaalada Maka Al-mukarama, sanad lagu magacaabo Caamul-fiil, Bisha Rabiicul-awal, ama loo yaqaano (mowliid) 12-keeda, Habeen Isniin ah oo ay taariikhdu ahayd 571 miilaadi , Intii uu yaraa waxaa nuujiyay Hooyooyin badan waxaana kamid ahaa Xaliimatu Sacdiya, Oo iyada heysay Nebiga SCW ilaa uu ka gaaray 4 sano , ka dib waxay ugaysay Hooyadiisa Aamina , Hooyana waxay Heysay ilaa uu ka gaaro 6 sano, Dabadeed Hooyana wey dhimatay , kadibna waxaa kafaalo qaaday Awoowgiis C/mudalib , Awoowna Wuu dhintay isagoo Nebigu SCW jiro 8 sano , hadana waxaa ka faalo qaaday Adeerkiisa Abuu Daalib , Abuu Daalib wuu jeclaa Nebiga si fiican ayuuna u soo koriyay , Abuu Daalib ma uusan seexan jirin in dhinaciisa uu jiifo Nebiga SCW maahee, hadii uu meel aadayana wuu wadan jiray Nebiga SCW, Nebiga Adeerkiisa Abuu-Daalib Wuxuu la joogay ilaa uu nin wayn ka noqdo , balse nasiib daro wuxuu ku dhintay Gaalnimo waana diiday inuu islaamo, Nabiga SCW markii uu gaaray 25-sano ayuu guursaday Haweeney la yiraahdo Khadiija-Bintu-Khuweylid, oo aheyd Haweeney aad u sharaf badan , garoob ah , maal badanna laheyd, jirtayna 40 sano , waxayna u dhashay 6 caruur ah. Nebigu markii uu gaaray 40 sano ayaa la diray oo laga dhigay Rasuul , Waxaana la amray inuu dadka ugu yeero towxiidka oo ah ilaahey inay caabudaan keligiis, markii 12 sano uu u yeeray dadkii deggenaa Maka iyo nawaaxigeeda aysanna rumayn dad badan ayaa la amray Rasuulka inuu u haajiro Madiina, isaga iyo asxaabtii rumaysaba. Waxayna tageen Madiinatul-Munawara, si fiican ayaana loogu soo dhaweeyay , Nebiga markii uu soo galay Madiina dadku waxay usafteen jidka dhinacyadiisa, iyagoo soo dhaweeynaya qaadayana Heeso , Sacab iyo Durbaan , jacayl ay uqabaan awgiisa , Heesaha waxaa ka mid ahaa :- *طلع البدر علينا * من ثنييات الوداع* *وجب الشكر علينا * ما دعى لله داعي* Nabiga markii uu soo galayey Madiina wuxuu saarnaa Hal Rukuub ah, wuxuuna kudagay Guriga AbuuAyuubul-Ansaari, Nabigu wuxuu walaalo kadhigtay Asxaabtii la soo hijrootay iyo asxaabtii Madiina degnayd, oo la kala oran jiray Muhaajiriin Iyo Ansaar, halkaas ayuuna kadhisay Dowladii Islaamka, Nabiga Wuxuu kudhintay Madiina laguna Duugay isagoo jira 63 sano , wuxuuna nooga tagay Qur’aan weyn, oo uusan imaaneyn Baadil hortiisa , iyo gadaashiisa, waxaana soodejiyay Allaha xikmadda badan ee lamahadiyo.
@hamse33muhumed79
@hamse33muhumed79 3 жыл бұрын
Anu faan ma ihiyee khaatil baan ahay Hhhhh qamar barasho uma baahna Like 🙏
@najaadhazzan5193
@najaadhazzan5193 3 жыл бұрын
tiktok Ka So Arkay So Orday Wlhi Wan Qoslay Qamar Kuye Bisinka iO Alifka Way Kayapsaden😂😂
@fatimakhalifzakria3631
@fatimakhalifzakria3631 3 жыл бұрын
labadena isku mid ah waaba so ordey
@ladanmaxamed2359
@ladanmaxamed2359 3 жыл бұрын
Comerada wa Ku warere ninka darawalka sida gan inuu u wado aheed gariga🥺🥺👍
@yessboss9640
@yessboss9640 3 жыл бұрын
12:55-57 Dhegah 😂 Ciidan-gale✌Qamar Suugaani waa laga yaabiyey
@mohamedkiiko3836
@mohamedkiiko3836 3 жыл бұрын
Dhega markuu yidhi waan qoslaywsadex jeerban ku ceshaday 😂😂😂😂
@ubaidebrahem857
@ubaidebrahem857 3 жыл бұрын
Dhegah mxa lagawada zxpdey da reer hargiesa markay wax la yabn ayey dhahan dhegah
@yessboss9640
@yessboss9640 3 жыл бұрын
@@ubaidebrahem857 kkk haa waa made in Eidagale 😂 waxaa laga wadaa dhegaheygii baa yaabey oon xitaa udul qaadan karin iney waxaa maqleen camal kkkk deeto as a abbreviation ahaan micnaha soo gaabin ahaan baa dhegaaaaa loo yidhaa 😂 hada kadib waad la heysataa baan filayaa zxp 😂
@yessboss9640
@yessboss9640 3 жыл бұрын
@@mohamedkiiko3836 😂😂😂
@ubaidebrahem857
@ubaidebrahem857 3 жыл бұрын
@@yessboss9640 tnxs bro
@rayaankhader1697
@rayaankhader1697 3 жыл бұрын
Masha allaha qamar waa qof dagan dulqaad leeh oo ixtiraam leeh Masha allaha 😀
@manmaxamed8593
@manmaxamed8593 3 жыл бұрын
Guwaan qosol ma leh badala
@abdikarinhersiwarsame9180
@abdikarinhersiwarsame9180 3 жыл бұрын
intii aaminsan in hargeissa la xiiso bdan thy like saar
@nadranadem1100
@nadranadem1100 3 жыл бұрын
Wllhi qeybta xamar idinka xiiso badan
@sabrinmoha1196
@sabrinmoha1196 3 жыл бұрын
Reer xamar wax dhaamo la’waa wlhi👉🏻❤️👈🏻
@abdikadirabdillahi7758
@abdikadirabdillahi7758 3 жыл бұрын
War hargeesa jidad fiican malaha camerada waxa kayeeraayo qab qab iyo nuuxnuusi marka mugdisho ayaa kanidaamsan ee naga daaya indha xanuunka plz midakale hadalkooda waxba kamafahmo
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 3 жыл бұрын
War gaadhigan Yar Maba daawan Jirinee Qamar Dartii Baan usoo Galay
@edebsanomar3036
@edebsanomar3036 3 жыл бұрын
Qamar suugani great 👍 songs 🎵 👌 🎶 🙌 ❤
@Qalbixabxab12
@Qalbixabxab12 3 жыл бұрын
Reer waqooyi dulqaad yaraa😂😂😂😂😂
@sdinim8695
@sdinim8695 3 жыл бұрын
Walaahi qosolka ayaa iga dhamaaday kuwa xamar kan ayaa ka qosol badan.
@munasarofficailchannel9503
@munasarofficailchannel9503 3 жыл бұрын
Prnkigan Ramadan ka hor in lasameyay intii il argtay love saara
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 7 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 14 МЛН
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 30 МЛН
Guri barwaaqo Abdikarin Ali  Ali Zaki iyo gacalye Pat 2
14:13
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 250 М.
CASUUMADA WARABAHA JIGJIGA TO HARAR ( FACE TO FACE WITH A HYENA )
15:01
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 473 М.
Dhacdooyin iyo Qisooyin | Mowduuc kala Duwan
10:57
OGAANSHO
Рет қаралды 72 М.
MUNA FAYSAL IYO CAMERA DA QARSOON
12:09
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 382 М.