Barnaamijka Qaraaxo oo caawa xiiso gooni ah leh waxaa gaariga saaran Fannaanka Khadar Keeyow

  Рет қаралды 526,062

Astaan

Astaan

3 жыл бұрын

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2021

Пікірлер: 2 000
@khadraqueenofficial
@khadraqueenofficial 3 жыл бұрын
Inta khadar keeyow ila sugaysay like ii saara ilmo adeerayalow 😂
@xirsiguuleedxirsi8316
@xirsiguuleedxirsi8316 3 жыл бұрын
Najmooy adaan kusugayaa in lagu soo qabto
@maxamuudcabdirashiid5681
@maxamuudcabdirashiid5681 3 жыл бұрын
Hhhhhh waan kula sugayey najmoooy
@cabdiraxmaansuldaan4647
@cabdiraxmaansuldaan4647 3 жыл бұрын
Sharubkhan
@maryanmohyidin6127
@maryanmohyidin6127 3 жыл бұрын
😂😂😂
@cabdiraxmaansuldaan4647
@cabdiraxmaansuldaan4647 3 жыл бұрын
@@maryanmohyidin6127 heesihiisba ma aqaano walhi
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 жыл бұрын
Riyo kasto aad leedahay rabbi hakuu rumeeyo hadaad like isaarto 🙏👍🏿 From Spain 🇪🇸
@SamiitaSamiita
@SamiitaSamiita 3 жыл бұрын
Wa ku sary wlkie s.dkle guulayso!!
@haawasharaf4822
@haawasharaf4822 3 жыл бұрын
Aaamin aaamin yaarabi dhamanten
@caashocuud9105
@caashocuud9105 3 жыл бұрын
Amiin amiin 🤲🤲
@queentv656
@queentv656 3 жыл бұрын
Aamiin wllo iso duceya bil qeyrsan ayaa lagu jiraa in ilahey awlad baari ah i siiyo ani iyo inta heysaan plze iso duceya walashiin ayn ahye
@ilwaadqurux1282
@ilwaadqurux1282 3 жыл бұрын
Aamiin wallo
@abdifatahodey6794
@abdifatahodey6794 3 жыл бұрын
Dumarka jikada inoogu jira iyagoo sooman muraadkooda allah usahlo ❤
@lonizzaasadasadubax5844
@lonizzaasadasadubax5844 3 жыл бұрын
Aamin
@mushtaaqqurux5311
@mushtaaqqurux5311 3 жыл бұрын
aaamiin yaa rabbi🤲🏻
@fowsiyaosman630
@fowsiyaosman630 3 жыл бұрын
Aamiin ya rapi wll thanks
@bahjoabdulahi6090
@bahjoabdulahi6090 3 жыл бұрын
Aaaaamiin
@sulekhodahir4413
@sulekhodahir4413 3 жыл бұрын
Amiin Amiin Amiin yaarabi
@axlaamofficiall7116
@axlaamofficiall7116 3 жыл бұрын
Allow amuuraha kuu sahalo haddii aad like ii saarto hooyadaaada janada alle ha geeyo
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Mnsha Allah isoboqda wlalaha qalbiga oo ramadankan igarsiiya meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
@maryansalaad3191
@maryansalaad3191 3 жыл бұрын
@@zuzuqalbisafiyafamily3831 ok
@ahmedxasan6050
@ahmedxasan6050 3 жыл бұрын
Amiin
@mrlamajojiyeofficail5156
@mrlamajojiyeofficail5156 3 жыл бұрын
Amiin yaarabi
@saciimo155
@saciimo155 3 жыл бұрын
astaan vm
@qadardaahircashuur9237
@qadardaahircashuur9237 3 жыл бұрын
Dadkow allah aburay waxa ugu sharafbadan nabi maxamed scw scw
@Mawo107
@Mawo107 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@simanahmed732
@simanahmed732 3 жыл бұрын
Scw❤️
@bakiinabayle6137
@bakiinabayle6137 3 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@sumayaahmed3638
@sumayaahmed3638 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@badri2242
@badri2242 3 жыл бұрын
Scw scw
@zidalisharif201
@zidalisharif201 3 жыл бұрын
Muqdisho ilahiyow nabad nogu dhig inte nabada jacel like dhac kusiya👏👏💓
@faravsharif4988
@faravsharif4988 3 жыл бұрын
AAMIIN
@mohamedabdicate4943
@mohamedabdicate4943 3 жыл бұрын
Aamiin
@leylomaxamad1357
@leylomaxamad1357 3 жыл бұрын
Aamiin
@maryanruun1388
@maryanruun1388 3 жыл бұрын
Amin
@zuubanabdirizak1018
@zuubanabdirizak1018 3 жыл бұрын
Ninka nam nam badanaaaa hhhhhh
@mohayo1729
@mohayo1729 3 жыл бұрын
Darawalka inuu Nimanka ka cabsanayo uusan wax dhaheynin Gabdhahana indhaha uu u shidanayo inta ila aragtay😂😂
@daadayare8779
@daadayare8779 3 жыл бұрын
Haah😂😂
@alfaboi751
@alfaboi751 3 жыл бұрын
Dumarka wey ka xishonayaaan lkn Raga Asaga Xishonaayo 😀😁
@luckyaxmed467
@luckyaxmed467 3 жыл бұрын
Kowsaha in lis dhaafiyow ka baqaa darawalka
@sacdiyoali2128
@sacdiyoali2128 3 жыл бұрын
Kama cabsanaye Nidamka sida eh
@sakicadde4696
@sakicadde4696 3 жыл бұрын
@@sacdiyoali2128 m.a wax garad tahy
@yusufmohd192
@yusufmohd192 3 жыл бұрын
Kalsooni nafeed sidaa ayaa loo yaqaanaa wlhi ❤👌qadar keyow
@duulmedia3736
@duulmedia3736 3 жыл бұрын
Waan kuu jedaa inad faraxsantahay ee liketa ha ila dhaafin
@deeqoabshir203
@deeqoabshir203 3 жыл бұрын
🥺🥺Like waan ku saraa lkn ma faraxsani
@siciidoclle5424
@siciidoclle5424 3 жыл бұрын
@@deeqoabshir203 alle aa kuu weediiyay inaa faraxdi
@naciimauk6153
@naciimauk6153 3 жыл бұрын
@@deeqoabshir203 hhhh what
@bukhaarimahamed8499
@bukhaarimahamed8499 3 жыл бұрын
Like waku sarey lkn waa wel wel sanahy😂😂😂
@deeqcade6936
@deeqcade6936 2 жыл бұрын
@@bukhaarimahamed8499 😂😂😂😂😂😂😂
@farhaanyare2922
@farhaanyare2922 3 жыл бұрын
Inta qdar keyo markey maqashay ababa dalaq soo tiri like isaara😍
@Abdebrahimn
@Abdebrahimn 3 жыл бұрын
Waxaan caqliga galayn prank iskuwada mida dadka kusamee xage Laga dheela
@bintufatima2802
@bintufatima2802 3 жыл бұрын
wllhi wa wax lagu qoslo
@imyussufcamash8974
@imyussufcamash8974 3 жыл бұрын
Keyyow The one And Only Somali Singer Wan Aminsanahy Ani 🙏
@xariirbwoy281
@xariirbwoy281 3 жыл бұрын
Jawaab waxaa mudan qofka Keensado intas iga gadan khadar keyow legend 🙏
@fadumiinafadumiina4591
@fadumiinafadumiina4591 3 жыл бұрын
Muraad Ayaan Leeyahay Ee Isoo duceeya Wllhey 😭😭😭😭😭
@nasronalka5025
@nasronalka5025 3 жыл бұрын
Allh hakuu fududeeya wllshy mcn
@abdirahmaansuufi1138
@abdirahmaansuufi1138 3 жыл бұрын
Illahey hakusahlo
@zaharaali6713
@zaharaali6713 3 жыл бұрын
Ilaahey ha kuu sahlo
@suubanqalif5516
@suubanqalif5516 3 жыл бұрын
Illahey muradkada haku sahlo wll
@shariifmaxamed4587
@shariifmaxamed4587 3 жыл бұрын
Allah haku sahlo wll
@adhicadeeyechanel7815
@adhicadeeyechanel7815 3 жыл бұрын
Walal ilahay habenka laytul qadarka haku waa fajiyo like iyo sukareeb iisara 😍😍😍😍😍😍😍😍 We love samalia
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah oo ramadankan igarsiiya meel fiican insha Allah Ramadan
@abdiazizali3306
@abdiazizali3306 3 жыл бұрын
Wlhi bilaahi like baan sarayaa cometigan Wad dhaarate saar 😂😂😂
@faysaahmed5628
@faysaahmed5628 2 жыл бұрын
Waad iga waashay
@canabcali3879
@canabcali3879 2 жыл бұрын
Wad iga hoosbixisay lajan😂😂😂
@kimjongun8146
@kimjongun8146 Жыл бұрын
Hadaan saaro o kala laabto ka wrn so caqli ma ahan🤣
@abdiaden4112
@abdiaden4112 3 жыл бұрын
Fanaanka kali aan ka taagero xamar wa dulqaad badanyahay wlh waan sugi la.a taagera no 1 like ha ila dhaafina heee ❤️🙏
@mohanchanal5610
@mohanchanal5610 3 жыл бұрын
Wlhi habeen walpo khadar keeyoow Sugaye inta ila midka ah Like Haisarto👍
@calafkagacune5217
@calafkagacune5217 3 жыл бұрын
Haa saxib wakula sugaaye
@ikraambashiir5105
@ikraambashiir5105 3 жыл бұрын
Qadar keeyow fanankena qaliga ah cwa dhiiga lagu kiciyay wallee fanaan dagan oo dabeecad wanagsan taageerayaashiisana iskala wayneen 🙏❤❤
@khairecadde6262
@khairecadde6262 3 жыл бұрын
Inta Ila Aaminsan inuu khadar keeyow Muqaalkiisu Yahay midka ugu xiisa badan baraamijka Qaraaxo is muujiya 👇🇸🇴❤️
@adnoaadan60
@adnoaadan60 3 жыл бұрын
Jacylkayga khadar keeyow in laga xanaajiyo maba loo baahneyn💞 Vive team keyow❤
@mustaphelegendary548
@mustaphelegendary548 3 жыл бұрын
Khadar keeyow waxa uu noqon doona ka ugu views badan qaraaxo taa iga qora reer astaan hadaad uu maleyneyso like iisaar
@Verreti
@Verreti 3 жыл бұрын
ahmed tahliil ma adan dawan miya 🤔
@-__dhafar-__ziinsin7338
@-__dhafar-__ziinsin7338 3 жыл бұрын
Qamar sugani ma dawan mia
@thestarboy264
@thestarboy264 3 жыл бұрын
Wuxuu Yiri noqon doona afsomali miyaa idinku adag 🤔
@MADARA111
@MADARA111 3 жыл бұрын
Kkkk 325k o veiws ah asaga ayaa ugu badan
@abdalamoha3552
@abdalamoha3552 3 жыл бұрын
Xaqiiq waa kan rikoorka shadiyo ee 1M kii jibin lahaay keeyow prank inuu gaaraayo 2M inta raacsan Like😅😅😅😂
@usaamasharif8094
@usaamasharif8094 3 жыл бұрын
Itaabo wakas🤣🤣
@ayuub_hassan
@ayuub_hassan 3 жыл бұрын
Inta ka maqraati inuu yarkaan run sheegay like ii saara
@ikranabdille7203
@ikranabdille7203 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂👍👍👍👍
@iamcrazy8520
@iamcrazy8520 3 жыл бұрын
Shadiyo rikorkeda qof jabin karo majiro
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Mnsha Allah isoboqda wlalaha qalbiga
@ajakisadde8651
@ajakisadde8651 3 жыл бұрын
Markey 100k gaarto liketa haila dhaafin pal 🙄✌
@lakiqurx6145
@lakiqurx6145 3 жыл бұрын
Kibirka ilaahay baa iskaleh wllhi kalmadaas dad badn ma gartaan wad kibirsantahay layidhahdaba kibir ban cirka la maraya bay oranayaan 🥺
@mustafkhaan4751
@mustafkhaan4751 3 жыл бұрын
inta ila aragta inuu Khadar kenyow uu barnamijkaan fahansan yahay like dhac kusii
@alitoshiba4599
@alitoshiba4599 3 жыл бұрын
Saw ma aragtid zxb inuu fahansanyahay
@abdishakurmohamed9361
@abdishakurmohamed9361 3 жыл бұрын
War waxani prank maHe waa BarnaJim CadiYa ileyn waa wax leysla og Yahay 🤣
@nastexomaxamedhasan8174
@nastexomaxamedhasan8174 3 жыл бұрын
Wuuba ujeedaye camerada
@drgarad
@drgarad 3 жыл бұрын
@@abdishakurmohamed9361 Ramadan-ki hore shaadiya sharaf uu arkey malaha, shaki meel fog aaku jira, lkn markii la taabte sxbkiina ka aamusey, wuu is iloowe, waa is celin waaye.
@hafsinaofficial2071
@hafsinaofficial2071 2 жыл бұрын
@@drgarad 🤣🤣
@azwaan_abdirahman3799
@azwaan_abdirahman3799 3 жыл бұрын
Inta iga dhex aragtay 453 comments like bac reer waqooyi aan rabnaa barnaamijka qarraaxo ku soo casuuma
@somaliboy153
@somaliboy153 3 жыл бұрын
Madama San ga dhex argay 1k dislike ayaan gu sare bro😈
@khadraayaanmaxamed4968
@khadraayaanmaxamed4968 3 жыл бұрын
@@somaliboy153 an waan u raaciye
@somaliboy153
@somaliboy153 3 жыл бұрын
@@khadraayaanmaxamed4968 legend 👑
@Saddamo47
@Saddamo47 3 жыл бұрын
Asc brother and sister don’t miss laylatul qadr in’s Allah 🙏🏾
@zamalmehrain6278
@zamalmehrain6278 3 жыл бұрын
In Sha Allah
@najma8198
@najma8198 3 жыл бұрын
Khadar Keeyow waa nin dulqada badan ❤❤🌹🌹👑👑
@aishaibrahimmuuse8284
@aishaibrahimmuuse8284 3 жыл бұрын
Omg legend ayaa miska saran inta jecel khadar keeyow like dhac kusii
@xusnicabdi1308
@xusnicabdi1308 3 жыл бұрын
Video ga ugu view ka bdn inuu noqonayo inta fahan san like isaara
@zuhuurmohamett5350
@zuhuurmohamett5350 2 жыл бұрын
Khadar keeyow hore u soco hno qli legend
@hafsamuhammed2572
@hafsamuhammed2572 3 жыл бұрын
Can someone appreciate the sunlight nd the beautiful young man nd also keeyow's skin ♥️♥️♥️😢
@shuaibboy549
@shuaibboy549 3 жыл бұрын
Not only him also me😂💪
@hafsamuhammed2572
@hafsamuhammed2572 3 жыл бұрын
@@shuaibboy549 🤣🤣🤣
@susugur5202
@susugur5202 3 жыл бұрын
Don’t be thirsty sister
@cmkstudio1161
@cmkstudio1161 2 жыл бұрын
Tf 😂
@zakariebaxuur
@zakariebaxuur 2 жыл бұрын
Reply isogal hada wali joogto😂
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 3 жыл бұрын
Khadar keeyow hadaa ila sugaysay like Ababababa Shab dhe😂😂 👇
@hassanmataan7629
@hassanmataan7629 3 жыл бұрын
Intaas Oo Qof Hadaad Comentgeyga Ka dhex aragto Fadlan Like 👍👍👍
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Mnsha Allah isoboqda wlalaha qalbiga
@edelabdillahimohamed3787
@edelabdillahimohamed3787 3 жыл бұрын
Reer xamar waa dad dulqad badan mashaa allah
@dr-ilhaanthahir9768
@dr-ilhaanthahir9768 3 жыл бұрын
1.3k comment hadaad igaH argto like sar😻
@nurinhojr7244
@nurinhojr7244 3 жыл бұрын
Inta khadar keyow markey maqashay soo carartay like ha ila dhaafin🙏
@Izzemaha
@Izzemaha 3 жыл бұрын
Dayax dalnuurshe hadaa sugyso dhac ku siih😂
@amiirahajji2614
@amiirahajji2614 3 жыл бұрын
Miyuu ku jiraa isna
@sihaammire5104
@sihaammire5104 3 жыл бұрын
Maba ku jiro barnamijkan eepow
@user-io9il5eb4x
@user-io9il5eb4x 3 жыл бұрын
Haidhine mxay ugusodariwaayeen dulqadkiisa arkilaheene
@cabdiqanixusein2485
@cabdiqanixusein2485 3 жыл бұрын
Gabadhisa ayaa udiideysa
@sakicadde4696
@sakicadde4696 3 жыл бұрын
@@cabdiqanixusein2485 qalad kashay ee bil ramadan wye ee allh ka baq qof aadan aqoon ulaheyn ha af lagaaden
@heersareofficial8272
@heersareofficial8272 3 жыл бұрын
Khadar Yare inuu yahay nabad doon,akhyar laakiin aan qoslin inta ila aragtay liketa waa dhankiina. Wabaaaaaaaaa
@samatarmohamed9296
@samatarmohamed9296 3 жыл бұрын
Reer xamar dad aad u qabaw love from hargeisa ❤
@dryahyeeiman4132
@dryahyeeiman4132 3 жыл бұрын
khadar keeyow wlhi waa nin weyn waa waddadiisa yaqaanna like iisaara bal hadad ila aragtey
@hajara289
@hajara289 3 жыл бұрын
Inta markey xanaqdo aamusto oo gaardiso ani cml😆😅😅🤣🤣🤣
@abshirugaarsade1121
@abshirugaarsade1121 3 жыл бұрын
Aniga cml
@umuraage2984
@umuraage2984 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@ahmettapdy7115
@ahmettapdy7115 3 жыл бұрын
FaraZ mia ahay😁😂😂mxa la gardinaaa
@faadumohussein1344
@faadumohussein1344 3 жыл бұрын
Ani hdlka igu dhgo😂
@hajara289
@hajara289 3 жыл бұрын
@@ahmettapdy7115 weeba ika qabanee
@fathimohamud3262
@fathimohamud3262 3 жыл бұрын
Intaa iga danbeysa muradban leyahay wana tobanki danbe please iso duceya like isara wan idin jeclahay ilahay somaliya nabad haka dhigo
@suweysqurux470
@suweysqurux470 3 жыл бұрын
Allaah haku sahlo miraadkaaga Abaayo🤲🥰
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah oo ramadankan igarsiiya meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
@oomaar
@oomaar 3 жыл бұрын
Wiilkaan awoowaha u ahay khadar keeyoow waxbadan baan sugaynay
@garsiiyeofficialchannel1938
@garsiiyeofficialchannel1938 3 жыл бұрын
Mr murqaani wan sugaaye wlhi inta ila midka ah liketa dac 👍
@mohamedhaji2157
@mohamedhaji2157 3 жыл бұрын
Asc wall yaal iisoo duceeya in uu ilaahay iifududeeyo amuuro aan leeyahay waa 10ka danbee ramadane, aduun iyo aakhiraba allah hana dhowro aamin.
@zakiaabdinor4094
@zakiaabdinor4094 3 жыл бұрын
He's so cute😍smiles 😻khadar keyow❤❤
@rashiidhaapiil3573
@rashiidhaapiil3573 3 жыл бұрын
Odayga cejadiisa bananka waye cawa intii aan kaso horeye like dhac 😂😂
@anuzhupdy730
@anuzhupdy730 3 жыл бұрын
😂😂😂 zHuuupo meelaHaaanama WareeGtaa xooLow
@farhiakaftan7689
@farhiakaftan7689 3 жыл бұрын
@@anuzhupdy730 waa raftii
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 3 жыл бұрын
Allah muradkina hadin iyo muradkeyga hano wada Sahlo Ameen waa bil qhair qabta Ameen🤲🤲🤲❤❤❤❤Wlyaal iso boqda qhair Allah idin siyey ameen🤲🤲❤❤ Wadankeynana Nabad iyo caano bash bash iyo Barwaqo Allah niga dhigo Ameen Ameen🤲🤲🤲🤲one❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏
@zaharafaarax2209
@zaharafaarax2209 3 жыл бұрын
Khadar is so calm😘
@deqaosman5525
@deqaosman5525 3 жыл бұрын
Khadar fariid ba tahay ina adeer🥰
@ibrahimderowsheikh2213
@ibrahimderowsheikh2213 3 жыл бұрын
Keyow Inu xaanaqay inta ilaa aaragto👆👆👆
@liibanboojo1673
@liibanboojo1673 3 жыл бұрын
Wax lo jeedo mxa dadka uweydiyeen xoolo ba tahy
@Peaceloverschannel3716
@Peaceloverschannel3716 3 жыл бұрын
@@liibanboojo1673 like raadis u kujiraa kaqaley baba 😂😂
@puresomalilander3248
@puresomalilander3248 3 жыл бұрын
Vedioga 1day inu 100k dhaafayo inta og ismujiya👇✌
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Mnsha Allah isoboqda wlalaha qalbiga
@abdirahmanmohamed4210
@abdirahmanmohamed4210 3 жыл бұрын
cawa xiiso ayuu leeyahy barnamijka wow 🤩
@queenabdullahi5504
@queenabdullahi5504 3 жыл бұрын
😂😂Qadar keeyow waa nin dulqaad badan wlhi✅🥰
@ribax314
@ribax314 3 жыл бұрын
Wall iso duce murad Ayan leyahay Adigo rali Ah waa bil ramadan
@zuhuurabdirashid5376
@zuhuurabdirashid5376 3 жыл бұрын
Allaha ku siiyo muradkaga oo aan macsiyo lahayn wll
@ribax314
@ribax314 3 жыл бұрын
@@zuhuurabdirashid5376 Amiin Amiin shukran wall
@pretyysmile9923
@pretyysmile9923 3 жыл бұрын
Intaa khadar keyow ilaa sugaYsa 🖐 Like zar🤣🤙
@cilmiboodhari272
@cilmiboodhari272 3 жыл бұрын
Hadii aad iga dambeyso oo aad comentigayga aqrinaysid like maxaa kuu diiday. Keeyow is going 1M Views inshallah👏😘😂🇸🇴
@najmadiamond9666
@najmadiamond9666 3 жыл бұрын
ImtixaN ka form four ka inu ilahay ii fududeyo iiso duceeya walalahey😥
@sacdiyoali2128
@sacdiyoali2128 3 жыл бұрын
Maka galaya sanadkan wuu fududyhy ilaahey haku fududeyo
@nasriinahmed5273
@nasriinahmed5273 3 жыл бұрын
Ilhy haku fudeediyo
@hazazaposs366
@hazazaposs366 3 жыл бұрын
Sababta dhalisay in qaraaxo ladaawado keeyow effect🔥🔥
@holac7
@holac7 3 жыл бұрын
Dadka aan kasoo horeyay waxa dhacay hadaa arki laheeden waa waabi laheden bal like iisara😂✌
@flockerkingshit1680
@flockerkingshit1680 3 жыл бұрын
inta bootada khadarkeyow dulqad uleh sida ani cml liketa dac kusi 😁😁😁🙏lgnd keyow
@abdallaabdirahmaan9091
@abdallaabdirahmaan9091 Жыл бұрын
Aan ku sallino nabiga scw
@laampepoy2361
@laampepoy2361 3 жыл бұрын
Khadar model caawa waa noogu jiraa ninkaan gmer ka ah armuu Idin laayaa😃😃👍
@yameniboy9606
@yameniboy9606 3 жыл бұрын
INTA ILA SUGEEYSA QADAR KEYOW LIKE HA ILA AGMARIN ❣
@kingrizakuchannel2716
@kingrizakuchannel2716 3 жыл бұрын
Khadar keyow respect man wayi intaa ila argtay like saar
@xaalaysmedia
@xaalaysmedia 5 ай бұрын
Xalqadan kama daalo aan arko inta iladawandonta 2024 👇
@murshidraage2088
@murshidraage2088 3 жыл бұрын
Khadar keenyow inta ila sugaysay like isaara ilma adeerayalow👍😂🖐
@aishaali1338
@aishaali1338 3 жыл бұрын
Qadar keyoow wa nin abgaaal ah abgaaalna dulmi ma qaaaato dadkana ma dulmiyo nin rageed keyoow 💕😍👌
@barwaaqocabdulaahi5193
@barwaaqocabdulaahi5193 3 жыл бұрын
Abgal mahe wa habargidir
@sucdiabdi6347
@sucdiabdi6347 3 жыл бұрын
@@barwaaqocabdulaahi5193 adi maa habargidir ka dhigy
@mssbushramohamuud3236
@mssbushramohamuud3236 Жыл бұрын
Still watching after 1year khader keyow the legend
@Mohamuth_khalif
@Mohamuth_khalif 3 жыл бұрын
Keeyow wajigiisa wan aragnay ha idaarin maku daaraayo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣mnzhalah bro
@amiirahajji2614
@amiirahajji2614 3 жыл бұрын
Hadaad iga danbayso aadna u xiizaynaysay in khadar in laso qabto ismuJi☺🤚
@taifaderow2643
@taifaderow2643 3 жыл бұрын
Astan keep going ❣💕
@ayushaqurux630
@ayushaqurux630 3 жыл бұрын
Dabeecada khadar waka hellay waaa geesi geesiguna iskama had hadalo 👍👍👍👍👍👍
@Abdulswamad
@Abdulswamad 3 жыл бұрын
Khadar keyow wa maska ciyaal ileen barasho ala barashoi wacanaaa
@sagaldhayman8048
@sagaldhayman8048 3 жыл бұрын
Wu ogaa pranki astaaan fashil Caadi u shegay prankiga wa oghy ku laha 😂😂😂😂
@umucaamir678
@umucaamir678 3 жыл бұрын
Wax ila fahmayba adiga ka jira nin su jilaaya marax ah waayo waba daandaansi caadi ah qofka.shaki ayuu gelinaya
@Abdebrahimn
@Abdebrahimn 3 жыл бұрын
Waxaan caqliga galayn prank iskuwada mida dadka kusamee xage Laga dheela
@caaishaabdulqadir538
@caaishaabdulqadir538 3 жыл бұрын
@@Abdebrahimn wax fahan prankiga mar horaa lasameyay hadaa part part loo so deynoyaa
@farhiaali8967
@farhiaali8967 3 жыл бұрын
@@Abdebrahimn 🤣🤣 Maya Ina laduubay aa mid mid loso deynoyaa
@seynabsaadaq5114
@seynabsaadaq5114 3 жыл бұрын
hy khdar ciil dartiiiis buu bishimaha qaniinya kbtn baara iyo soonkiii hore baa ka xaraabo badnaa
@prembosska2519
@prembosska2519 3 жыл бұрын
sidii la is laha wuuba noqon waayay 😅odayga cashara loo dhigaa aan islaha lkn waan la gafnay ani iyo intii sugaysay
@cristiano4mview527
@cristiano4mview527 3 жыл бұрын
Haa Legend
@muwahibahmed9029
@muwahibahmed9029 3 жыл бұрын
Mansha allah reer muqdisho way naga samir badan yihiin alle ha u siyaadshee.
@mohammedhussiehassan4689
@mohammedhussiehassan4689 3 жыл бұрын
Hadii 1k commentigeyga aad ka dhex aragtay bal like ii saar waa markii igu horeysay aan saas dhaho dadbadan oo dhahayo aan arkayay waxa laga dhefo ayaan arki,
@farhaanqurbo7869
@farhaanqurbo7869 3 жыл бұрын
Asc walalahayga somaliyed ramadan kariim horta hora loo yidhi lipaax laba mah viva somali weyn ba iga badan mahahdna waxa leh illihi somali iga dhigay plz like hayla dhafina
@najmanuura9354
@najmanuura9354 3 жыл бұрын
Prank ku dhimi rabay duqa caawa 😂🤣😂😂
@nimconamiish5978
@nimconamiish5978 3 жыл бұрын
inta OG in uu noqonYo videoga ugu viewska badan in uu noqonYo like dhaC igu sii umadi dhn like hayane😂🥰
@armaanlucky7815
@armaanlucky7815 3 жыл бұрын
Khadar Keyow waa legend✌😍
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
Omg waan sugayy wlhi I can't wait 😂
@kiincadeey5667
@kiincadeey5667 3 жыл бұрын
882 commnte ma iska oyaa nh like sara intaa igaa danbeeyso
@farhiyaabdull3984
@farhiyaabdull3984 3 жыл бұрын
I like his smile khadar
@samadoonmedia2725
@samadoonmedia2725 3 жыл бұрын
Khadar keyow inuu qosol isku celinayo inta aragtay like 👍 saara🤣🤣🤣
@akrammaanaf185
@akrammaanaf185 3 жыл бұрын
I am from Algeria and I love the people of Somalia very much waraa fiiriya Somalia ahee like iisaar 👊😂😂😂😂
@idmanabdiaziz4335
@idmanabdiaziz4335 3 жыл бұрын
Daacd uqosly😂😂😂
@akrammaanaf185
@akrammaanaf185 3 жыл бұрын
@@idmanabdiaziz4335 Caafimaad iigu qosol apayadis🙏❣️🇸🇴
@arsenalshorts5713
@arsenalshorts5713 3 жыл бұрын
Hhhhh
@fanaxyare8537
@fanaxyare8537 3 жыл бұрын
Qosol baad iga keentay wlhi
@akrammaanaf185
@akrammaanaf185 3 жыл бұрын
@@fanaxyare8537 Ii qosol bro
@hanadheykal8245
@hanadheykal8245 3 жыл бұрын
Ado sariirtada jiiftid hda dawaneysid like sar 👍
@wllkatuuza5940
@wllkatuuza5940 3 жыл бұрын
H.waze maalin walbo erygan maxa uku soo celisa
@hanadheykal8245
@hanadheykal8245 3 жыл бұрын
@@wllkatuuza5940 ma igu dhibsaty😂😂✍✍✍
@sihaamiftiinmuxamed5676
@sihaamiftiinmuxamed5676 3 жыл бұрын
Qadar ibrahim wlhi wuxuu noqon dona shaqaiga uku view badan inta dad lasoo qabty 😱🤴🥰🥰🇸🇴
@abdilahicabi
@abdilahicabi 3 жыл бұрын
ODAYGA wuu cabsaday wlhi prank kaga dhabena aya la dhahay😂
@zahrahappy945
@zahrahappy945 3 жыл бұрын
😅😅 prank wa lagu fahmay odayga 😅 viva wll kenyow ♥️🙏
@ikransaid5049
@ikransaid5049 3 жыл бұрын
The one and only fanaan fast one asc selayahay masha allah keyow
@samiyamahamet5630
@samiyamahamet5630 3 жыл бұрын
Wcz Wala vcnhy
@mahirproduction3170
@mahirproduction3170 3 жыл бұрын
Khader keyaw waa nin ka kliyeen somalia ama muqdisho kataageero waana nin rageed lkiin yaan la dulmin 👆 like ii saara hadaad tihiin taageeraha khader keway 👌
@yahyedahir2507
@yahyedahir2507 3 жыл бұрын
Yaa ila arky inuu hoos u qoslaayo khadar keenyow like
@nasraabdalla7770
@nasraabdalla7770 3 жыл бұрын
Keyow sida shaadiya cml ayuu ugu views badnaa donaaa😂😂😂😂😂😂 inta igu raacsan like 🥰🥰
@abdirahmanabdi6660
@abdirahmanabdi6660 3 жыл бұрын
Kaxaa naga galay kolay ba lacagta waxba nagma siinayane
@itsayaan-5
@itsayaan-5 3 жыл бұрын
Waxana prank aad ka dhiganeysa kaaga dhameenaya 😂😂😂✊🏽
@raxmaruuxi2166
@raxmaruuxi2166 3 жыл бұрын
Ramadan Mubarak
@Juu_123
@Juu_123 3 жыл бұрын
Qof hdaa rabtid in aad yastin ti ugu dambysy ka rabtid shib le ka dheh😂😂👏 good keeyow
15 SU’AALO - KHADAR KEEYOW  IYO YAHYE HUNTER.
15:35
Yahye Hunter
Рет қаралды 68 М.
Khóa ly biệt
01:00
Đào Nguyễn Ánh - Hữu Hưng
Рет қаралды 22 МЛН
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 43 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 40 МЛН
ISMAACIIL AARKA WARAYSI XIISO BADAN EGLAN SHOW
42:41
Hawraar Music Production
Рет қаралды 388 М.
ABDIKARIIN ALI SHAAH MUXUU KALA KULMAY UK
13:43
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 216 М.
ISMAACIIL AARKA  WAREYSI XIISO LEH
21:37
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 231 М.
DAYAX DALNUURSHE OO HEES UGU JAWAABAY HEESTII AMXAARADA FANAANIINTA SOMALILAND
26:40
Khóa ly biệt
01:00
Đào Nguyễn Ánh - Hữu Hưng
Рет қаралды 22 МЛН