Barnaamijka Qaraaxo waxa marti ku ah Fannaanadda Xamda Qaal.

  Рет қаралды 86,633

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Пікірлер: 169
@bidhaanproduction
@bidhaanproduction Жыл бұрын
Reer hargeysa wxn ku jc lahay kalmadda walaaalo ixtiraam walaal dadey ku weyn thy waye ❤
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Жыл бұрын
Inta qaybta hore oo dhan jiida barnaamij kan Ee qaybta xanaaqa uun daawata like 👍 😂
@GaNeY.
@GaNeY. Жыл бұрын
Dadka aan aqoon ba jiida 😅😅😅
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Жыл бұрын
Wakhti ma u helaysa saliga Nebiga (scw).😍😍
@deeqaaliibrahim702
@deeqaaliibrahim702 Жыл бұрын
Scw scw ♥️🕋
@gudoon9y9hhussien94
@gudoon9y9hhussien94 Жыл бұрын
Scw scw Scw scw ❤
@Amko-ul9xb
@Amko-ul9xb Жыл бұрын
❤SCW❤
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 Жыл бұрын
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 Жыл бұрын
ALLAHU AKBAR
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 Жыл бұрын
Xalqadii ugu fiicneyd dhankaa reer waqooyi waa tan xamda iyo c/risaaq siciid ileen abtiyaaloow reer waqooyi lacag waad ka xanaaqdaan shillin la idinkuma boocboocsan karo nacalaa sheydaan ku yaal😂❤❤❤❤❤❤teeda kale fanaanad waligey ma arag waaba gob gobi dhashay mashallah kuma cowryin wllo aadbaad udulqaad iyo sharaf badantahay heedhe❤dulqaadkii oo aadmiya waa adi wlhi❤
@sumadqaran
@sumadqaran Жыл бұрын
Run ahaantiii waa Gabadh dulqaad badan Masha allah ❤❤❤❤
@sacdushinacumar3356
@sacdushinacumar3356 Жыл бұрын
Wa qof dulqaad miiran ah masha allah Maba xanaaqo anigu miyey tidhi wa warun
@Amoula143
@Amoula143 Жыл бұрын
Xamda dhiigii reeer sheikh isaxaaq baa kujira walee waa naag fariida😂❤❤😊
@Shacni.
@Shacni. Жыл бұрын
MashaAllah ❤❤❤😢😢😢 Xamda qaali wlhi waa dulqaadkii oo qof MashaAllah Tabaarakallah ❤❤❤❤
@shakta869
@shakta869 Жыл бұрын
Mxaa ka dhaariYey tan iYo dulQaad kala dheere😂
@sumadqaran
@sumadqaran Жыл бұрын
Waxaan moodi jiray reer waqooyiga ineey gacantu kasoo horeeyso lkn hada waxaan ogaaday ineey dad dulqaad badan yihiin ilaa inta meesha oogu dambeeyso laga gaadhayo ❤
@ahmethkaderofficial1639
@ahmethkaderofficial1639 Жыл бұрын
Dadka Caanka Ah Weeye Way is ilaaliyaan Waxay Diidayaan Waad kibraysaa in La idhaa
@_indhooo.__6361
@_indhooo.__6361 Жыл бұрын
Sababtoo ah waa dad lagu idhi shaqo ayd noo qabanysan sida ayay ugu dulqaadanyan moye lkn hdii caadi ay thy markiba inay gacan iskula tagaan ba dhici laheyd😂
@Mo-fd9ri
@Mo-fd9ri Жыл бұрын
Nacasnimada ma noqano, indhahaas ayaa lagagu dhufanaya hadad waxan qofka kaa qaban aad ula timaado.
@boqoradasomaliland5695
@boqoradasomaliland5695 Жыл бұрын
Wa inanta kaliye barnaamijka ugu dulqadka badneyd❤
@Axyaadunya
@Axyaadunya Жыл бұрын
ManshAlllah waa gabar dulqaaad badan wlhi🥺😻❤️
@shamsadii
@shamsadii Жыл бұрын
Waa gabadh reer magaal ah oo dulqaad badan
@husseinahmed8108
@husseinahmed8108 Жыл бұрын
24:01 😂😂😂😂wlahi waa runted somali go goday benu nahay xamda keep’going😂
@Humblegirll
@Humblegirll Жыл бұрын
Reer waqooyi iyo kulayl isku daa dad ka dhiig kulul ma jiran dadkayga 😢
@huda7675
@huda7675 Жыл бұрын
Kulaylku xagay jirtaa wixii doonaa la yidhi oo ay iska wada huluushunayaane akhas
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Жыл бұрын
Niyow dadkan siday kulaylka uyaqaanaan? Cabdirisaaq Siciid, guri barwaaqo, gabadhan, Inta qof Ee ree somaliland aan ka daawaday ba Waa la bahdilay dulqaad intay dhaaftay ayay wiilashii Dadka ka xanaajinayay wax ay sameeyaan garan waayeen wax walba oo qof ka xanaaqo inuu ka dhamaadaye Malaha dee kulayl kaynaan isku si u aqoon 😂 Anuu mar hore hore ayaan iyaga Iyo camera daha ay wataan ba isla jiidhi lahaa meeshana uga bixi lahaaye
@ayankaiton6344
@ayankaiton6344 Жыл бұрын
Niyada isku dhisoyan ayago dhan kista yarta mesha ka qadanayan ee raban
@ayankaiton6344
@ayankaiton6344 Жыл бұрын
😂😂
@adensomali7438
@adensomali7438 Жыл бұрын
Alla dulqaad badanaa gabadha mashallh war niyow haplaha sidhaas lamayeelo
@sharmakexudaydi2314
@sharmakexudaydi2314 Жыл бұрын
Xamdi waa qof aad u qiimo badan, alle iyada iyo inanteedaba haysu daayo.
@sacdiaahmed8985
@sacdiaahmed8985 Жыл бұрын
Waa naag garxajis ah dhiiga waa lagu ogaa wow🎉❤
@world-cz6fk
@world-cz6fk Жыл бұрын
Yaa ku ᴡᴇᴇᴅɪʏᴇʏ ᴀʙᴀʏᴏ ɪɴɪᴋᴀ ǫᴀʙɪɪʟᴋɪɪɴɪɪ ᴡᴀᴀ ɪsᴋᴀ ᴅʜᴇx sᴀᴀʀᴛᴇɴ ʙᴜʀᴜsʜ xᴀᴀʀ ʟᴀᴀ 2023 ɪsᴍᴀʀɪʏᴇ ǫᴀʙɪɪʟᴋᴀ ɪɴᴛᴀ ᴋᴀʟᴇ ɪsᴀᴀǫ ᴡᴀᴀ ɴᴀᴅɪɪғ ᴋᴀɴ ᴀᴀᴅ sʜᴇᴇɢᴀsᴏ ᴍᴏᴏʏᴇ ɢᴜᴜʟ ɪɴᴛᴀ ɪsᴀᴀǫ ᴄᴀᴀᴅᴏ ǫᴀᴀᴛᴏ ᴀʜᴇᴇɴ ғʀᴏᴍ sᴏᴍᴀʟɪᴀ😂😂😂😂😂😊😊
@sacdiaahmed8985
@sacdiaahmed8985 Жыл бұрын
@@world-cz6fk hhhh is cadeee naayaa kalsooni daraa ku haysaa ee qof aan dhalad ahayn isqariyee waad yasantay garxajis guul hayb eebe ku siiyay habeen layskamaqaado badwayn habaryoonis io cududa ciidagale kanaxoo nafta waa dad talin jiray cidaad sheeganaysa waa dad somaaliyeed hadaan nahay garxajis soomali oo dhan sharaf io karaamay naga mudan yiiin darood io hawiye dhmn magaca soomali anuguna wax khaldan maan odhan lkn nin shir kakacay siigayaraa dukhsi baa yidhi wn dudaya ducaan kuugu daraynaa baa layidhi cill qabto garxajis waa dad sumcad ku dhex leh soomaali oo geesiyaal talin jiray Somaliland tasulkooday ku dhisnayd garxajis baad dulqaadkiisii ku lug godeenoo sax waxay idin yidhaahdeen hoo baruuda
@sacdiaahmed8985
@sacdiaahmed8985 Жыл бұрын
@@world-cz6fk cida burushka xaarka leh sidata oo ismarisay waa idkee iscadee bilaa kalsooni kharaabadyay ee wadanka rogtay ee ceebawday ee guuldaraysatay hhhhhhh anagu hadaan dagaal qaadnan geesiyaal bn nahay rag io rabi ba dad yaqaan baan nay wan dila wxna doqoneey tariikhda garxajis dib u raac oo dadka waydii bahalyay dharamaadka liqday hhhh
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 Жыл бұрын
Abaayo waa dulqaada tay % 95❤❤❤
@hamzikofficial3096
@hamzikofficial3096 Жыл бұрын
DuLqaadkii 00 qof ah runtiii ❤😂
@amishaabdalle9267
@amishaabdalle9267 Жыл бұрын
M.a waa gabadh qalbi fcn xamda qaali o dulqadki o qof ah 💚💚💚💯👍👍
@najmacumar5327
@najmacumar5327 Жыл бұрын
Dulqadkiyo qofa 🥰🥰
@cazkaosmaroble7397
@cazkaosmaroble7397 Жыл бұрын
Qoftan oo kale lagu madheelo waa gabar funny ah ee cayaarta ka daaya gabadha
@dekalovemoha9544
@dekalovemoha9544 Жыл бұрын
Qeeybta Hargeyso Gabdhii U Shidneed👏🏽👏🏽🤣🤣🤣
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 Жыл бұрын
Maashaa allaah imisa jeer bey cel celiyeen way dul qaadatay run
@Mariamm34
@Mariamm34 Жыл бұрын
Wlhi waxan islaha hamda meesha dhan bey jajabin lkn waaba inan dagan msha alh❤
@assadmohamettyousuf
@assadmohamettyousuf Жыл бұрын
Wlhi waa qof goba xita lacag kuma soo weydin bee tiri waji bey kuso raacday😢😂😂
@idilahmed4270
@idilahmed4270 Жыл бұрын
Ala hoyoy wlhi waba wada dulqaad 😢😢😢
@asmaahmed5744
@asmaahmed5744 Жыл бұрын
gabadhan dulqad badana m.a ❤😂
@raxmacabdi9557
@raxmacabdi9557 Жыл бұрын
Waa Dulqaadkii o Qofa
@amiraqurux2872
@amiraqurux2872 Жыл бұрын
Masha allah wada dulqaad xamda qaali
@dalqabad6832
@dalqabad6832 Жыл бұрын
Dulqaadkii oo qofa Xamda qaali
@XasanAbdi-w3b
@XasanAbdi-w3b Жыл бұрын
29:47 emotional damage 😂😂
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 Жыл бұрын
Dulqaadki o qof ah weye manshallah 😍👑👍
@mubaarik767
@mubaarik767 Жыл бұрын
Reer waqooyigu lacagta way ka dhintaan marka lagu soo qaado inta kle way dulqaataan lkn lacagtu dhiigayku kicisaa
@AFRICANITV24
@AFRICANITV24 Жыл бұрын
Xamda qaali waa dadka qofka bakhylka neceb qofku haduu lacag ba ka hadlo la ima tuso 😂😂😂
@yaasir5920
@yaasir5920 Жыл бұрын
Xamda qaali waa qofkii uguu dulqaad badana intaan qof qaraxo ku duwanayay ee xaaga gabdhaha marka runtaa la sheegayoo waa qofkii uguu dulqaad badana waxa ka mid ah erayadii aan ka xasuusto kuwii ay laadahay " waar walal bil idaajiyaa aaynu shaqada aynu dhamaysanoo ee wlala'' hadad badhoo waa gabdhii uguu dulqaadka badanayd intaan qof arkayay wllhi mnshllha............ Ramaadan hagagsan dhamaan umaada soomaliyeed dhamaantood intaa dhibaataysan Alle haka dulqaado dhibaatada Aamiin Aamiin...................
@boqolgeelechannel2961
@boqolgeelechannel2961 Жыл бұрын
Qoftan farxaani waaye qosol lee ku jirtaa 😂
@aizahamza3433
@aizahamza3433 Жыл бұрын
This was the best one from the HARGEISA side😂😂😂 so far Other were just boring compared to Mogadishu parts.
@mohamedbarre4072
@mohamedbarre4072 Жыл бұрын
Intaa ka arkaye reer hargysa wa dad ixtriam badan qaasatan gabadhan aad be isu dajisay
@omarshiine9007
@omarshiine9007 Жыл бұрын
m.a wxan la dhacay dulqaadka wlzhy xamda wax ku dhiba illht kuma tuso
@xamdakayse9696
@xamdakayse9696 Жыл бұрын
Ayado la aflagadaynayy ixtiram mujinaysaH😊❤
@Hibaky
@Hibaky Жыл бұрын
Dadka sidayda aan dulqaad lahayn 30:min kabilowda xanaaqa 😂😂😂
@sundusahmed6268
@sundusahmed6268 Жыл бұрын
0:47yaa ila sugaya qoftaaz 😂😂😂
@fadumoxidig3021
@fadumoxidig3021 Жыл бұрын
XAMDA WAA NASAB KI OO QOFA WEEY IGA ILMEEYSIISAY😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😂😂😂😂
@farduusnasir
@farduusnasir Жыл бұрын
Inta qaybta hore isdhafisa like🤣🤣
@hodanarhmn2390
@hodanarhmn2390 Жыл бұрын
Pls inaanta iidiin jiilaysaa iska badalaa muuna ayaa ka matalaad fiicaaan iyo inaanka warqada hayaa
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 Жыл бұрын
Qofka dulqaadka badan leh mar uunbu qarxa walahi fariid marki danbe furkay tuurtay😅😅😅
@siamabdiris99
@siamabdiris99 Жыл бұрын
Cil badana way oyday wlhy 😢
@maryanrun9555
@maryanrun9555 Жыл бұрын
Gabadhaan waa daacad walaahi
@hothanelmi9805
@hothanelmi9805 Жыл бұрын
Msha allah dulqadkiyo qofa wlhy👸♥️
@Issa0Issa
@Issa0Issa Жыл бұрын
Reer waqooyi dhiig malaha. kuwa leh waa dad samir, waa somalida kale..😂😂😂😂😂😂😂
@axlaamhoyadeed1080
@axlaamhoyadeed1080 Жыл бұрын
Masha.allh Masha.allh qurux io dulqaad isku darsatay
@hamdixsan
@hamdixsan Жыл бұрын
Waa gabar dulqaad badan ❤
@cabdinimco7782
@cabdinimco7782 Жыл бұрын
Wllhi waa dulqaadki oo qof ah
@hilwamedia9636
@hilwamedia9636 Жыл бұрын
Muqdisho noogu soo gaba gabeeya astan ok
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 Жыл бұрын
Kkakakakakakakakakakka walhi wan la ooyay inantaaaw xamada Waa gob naag samir badan Waxay tidhi maba xanaaqo xatiii walhi 🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 Жыл бұрын
Xamadi waa dulqaad badan tahy lakiin markii dabe way xanaqday
@hipomohamed71
@hipomohamed71 Жыл бұрын
War wlhi waa dulqaadkii oo qov haMdi
@abdullaahiyamani9565
@abdullaahiyamani9565 Жыл бұрын
Qaybta hargysa xamaasad maleh Muqdishaa kashidan
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 Жыл бұрын
Aniguna kuwa muqdisho ma dawdo
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 Жыл бұрын
Damiir Aanu HablaHayaga Hdal Xun Ugu Nidhahno Naguma Jiraba Halka Ka Xamar Uu HablaHa Sharaftoda Hoos U dHigayo
@khadijohaji6118
@khadijohaji6118 Жыл бұрын
😂 ma mel ad xamar ka gashad weyde raga xamar wanagoda io qimaha dumarkoda u hayan waxa caden kugu filan wilasha prank lagu sameynaya inanka ad ka hadlesana waa mid wax lajilaya wlshi m.a ino dheh wilashayada bisinba
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 Жыл бұрын
@@khadijohaji6118 Jiliin Iyo Jiliin La'aantiiba BAHDIL Waa BAHDIL Hdal Aad Si Fudud Ku TidHahdo Ayana Qof Murugadiisa Saamayn Kara Wxana La Idhahda Kaftanku Waa Run Nasakhan Sasoy THay Jiliin Iyo Wxas Ka Bax Bal Soo Hel Rer Somaliland Oo BahdiLkas Kulamida SamYnaya Ma Dhici Karto
@nazmidagan3968
@nazmidagan3968 Жыл бұрын
Naag isaaqa unba san samyn karta
@niciimaismail2771
@niciimaismail2771 Жыл бұрын
Alla xamdaa dulqaad badanaa
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 Жыл бұрын
Mnshalaah aad ayeey udulqaad badantahay inantan waa inan wngsan
@yaasir5920
@yaasir5920 Жыл бұрын
hhhhhhhhhh xamda waxay ku leedahay " kulaha waay fahamo aadaga tahay gabdhuu" wllhi xamdii waa qof aad uu dulqaad badan runtii waana gabdha badana jawii iska sameysanysa oo qoslaysan uun.................
@salmalove8326
@salmalove8326 Жыл бұрын
Gabdha gobsana dulqadkii oo qof ah
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 Жыл бұрын
Xamda Yuusuf waa nasab Aad bay u dulqaad badan tahay
@nadiraabdihakim4976
@nadiraabdihakim4976 Жыл бұрын
Allah dulqaad badanaa m.a
@deeqaabduulah80
@deeqaabduulah80 Жыл бұрын
Naag cidagaleh ah oo qaboob lama arag😂
@deeqoalishire7744
@deeqoalishire7744 Жыл бұрын
Walhi wa qof dhiiglel ❤❤❤❤
@yaasir5920
@yaasir5920 Жыл бұрын
hhhhhhhhhh kulah waligayba waan sameny jiray xayeysiin maca waaxan uuso sameyaay haydad iyo dhinaac walaba ee horta ma dhameeyaa intaas.................
@nawaalsuldano8512
@nawaalsuldano8512 Жыл бұрын
Hamda yusuf wa nag dhig leh wale ina agteda lagugu dilen👋👸
@nimcomohamuud496
@nimcomohamuud496 Жыл бұрын
Xamda wlhi way Samir badantay
@naimaabukar3170
@naimaabukar3170 Жыл бұрын
wlhi ani sasa aha wa is celina wa is celina kadib sida gabadhan cmla u xanaqa
@yaxyewiilqaran6100
@yaxyewiilqaran6100 Жыл бұрын
War rer xmr noso deeya
@yaasiinkhadra1522
@yaasiinkhadra1522 Жыл бұрын
Tan la leyahy shahrasad aya waxa madhax ka dhigty dadka yadn Dhiiga ku kicinen
@garxajisgirl7787
@garxajisgirl7787 Жыл бұрын
Haa wlhi iyada inaga madhxisay mesha 😭😭😭😂😂😂
@axlaamhoyadeed1080
@axlaamhoyadeed1080 Жыл бұрын
Wla ooyay wlhi maskiin
@adnahussen-mt7mu
@adnahussen-mt7mu Жыл бұрын
Wow❤
@mrfodade9766
@mrfodade9766 Жыл бұрын
Fanaanada markey lacagta ka hadleysay in laga jaro ayaa sax saneed.
@maryanrun9555
@maryanrun9555 Жыл бұрын
Shaati cadihii aaway wiilashan xitaa waa maskiin
@nimcomustafe-rl1ji
@nimcomustafe-rl1ji Жыл бұрын
Waih saamie baad laadayy wll
@elmiismo201
@elmiismo201 Жыл бұрын
23:00 maxa xayaysiisaa wxy tidhi meesha dhar kumahayaan😅
@Abshaw6
@Abshaw6 Жыл бұрын
Rer xamarka ka dhiig badan rer waqoyihga
@mohamuudsubeer5876
@mohamuudsubeer5876 Жыл бұрын
wlhi si daacada ayey u hadlaysa Xamda hadaydaan 300$ sinin isheeda ayey astaan ku guban Qaraaxo ayaa yaaptee inantu lacag bey u bahan tahay walahi
@AhmednaajiD5
@AhmednaajiD5 Жыл бұрын
Nio HABLAHA HALAGA XISHOODO RAGA HALAGU SAMEEYO LKN HABLAHA IYO HOOYOOYINKA KADAAYA ILLAAHEY KA CABSADO WAN ILMEYN GAADHEY MRKY TIRI WATAN INANTEYDA WAAYA😢 ASTAAN PLEASE DUMARKA KADAAYA PRANKIYDA IYO RAGA WAAWEYN BA DHALINYARADA INAMADA UUN KU SAMEYA
@Mo-fd9ri
@Mo-fd9ri Жыл бұрын
Barnaamijkani wuxu cadeeyay in reer somaliland lacag darteed lagu bahdili karin. Wale gob ayaanu nahay.
@learnhenna1987
@learnhenna1987 Жыл бұрын
Way daliyen walhi😊
@hafzayusuf5168
@hafzayusuf5168 Жыл бұрын
Gabdha shahruzaad hala badalo dadka dhiiga kuma karinyso si miskiinimo ah ayay u matalysa
@abdishakurhussein6564
@abdishakurhussein6564 Жыл бұрын
Kan burani fara dhera bal faraha dib u dhig nio inanta hatatabane
@ismahanabdi71
@ismahanabdi71 Жыл бұрын
Xamda qaali wa gob iyo nasab wallahi sorry xabibti wan kula oye astaney dhibka daya
@AlladiPodcast
@AlladiPodcast Жыл бұрын
Saxibaday yaa ka cadhaysiiyay
@yusufabdirahman5509
@yusufabdirahman5509 Жыл бұрын
Kkkk hamda aaaa kkk funny
@munaabdi2983
@munaabdi2983 Жыл бұрын
Muqdisho kuwa jooga ee lagu sameeyo prankgiyada goorme hadyad la siiya😅 carwooyinka Muqdisho baqiiliin astaane lacag jaceyl xarfaan maahan xataa qof ka hadyad aya la siiya
@farxiyoawukar8572
@farxiyoawukar8572 Жыл бұрын
Wllh bentada mahaa baqil wedhafen
@qaalixasan9919
@qaalixasan9919 Жыл бұрын
Hadiyadu kula qiimo bdna wall
@princexilkas1826
@princexilkas1826 Жыл бұрын
Qaraaxo qeybahedi hore dib ubaar hadiyadaha hora lodhibe mcnto
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
​@@qaalixasan9919siday qiimo ulahayn qofka isagoo misharkiisa lasiinayo waa in lagu dajiya hadiyad oo carwadu bixiso hadiyad ilayn iyadaa uyeedhatee sidas ayaa quruxbadan marka la eego qofka sida looga xanajiyey
@qaaliyuusuf8234
@qaaliyuusuf8234 Жыл бұрын
Mlaa adu hada qaraaxo kgu horeysa reer hargeisa hada ugu horeysa saasa hadyada loo siinya qaraaxoyinki hore so daawo waala siin jiry reer xamar
@canabolat746
@canabolat746 Жыл бұрын
Darka la xayaysinayo hal xabo ima cajabin doqeeyga maba laso saarin umaleyaa waxa jeclado maba arko darka wan iska gataa😂
@josh4424
@josh4424 Жыл бұрын
Barnaamijka hargeisa waa zero walahi teedakale qof la aqoon 90ka nagu soo dhisayaan
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 Жыл бұрын
Hargeisa Yaka Dad Caana Badan Wax Xayaysiinta Ayanu Ka Xaragoona, Fanaanta Hargeisa Oo Kaliya Hday Ogoladan Rmdanto Dhanba Hargeisa Ayah Haysan Lahayd Astan
@gulledmahdi9117
@gulledmahdi9117 Жыл бұрын
Xamda , soory 😂😊
@hadiyaismail7749
@hadiyaismail7749 Жыл бұрын
Next hibaaq gobaad
@Ahmed.Ruush6
@Ahmed.Ruush6 Жыл бұрын
awal sow haber jeclo ma ahayn?
@faraxahmed7774
@faraxahmed7774 Жыл бұрын
G36
@bushaaromaxamed2611
@bushaaromaxamed2611 Жыл бұрын
Tani waa tusaale qofka soo jeeda beesha g36 way dul qaad badan yihiin lkn markay kacaan lama afkarto reerkaasi😢
@hoodomohamed2925
@hoodomohamed2925 Жыл бұрын
Hhhhhhhhh hada miyaa iska kiin ilaaliyaa inaadeer
@yusra11_
@yusra11_ Жыл бұрын
0:06😂😂 i can’t wait wlhida yaa ila sugi la.a😂😂
@Suhaybkaofficial
@Suhaybkaofficial Жыл бұрын
waala soo dhaafay waxaas 😂😂
@fariidofikar1467
@fariidofikar1467 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
DEG DEG TAKSIILE HASHIM QABIILKISA & QAABKU U DILAY HOOYO WARIS & CARUURTEDA
42:31
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 51 М.
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 269 #shorts
00:26
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 79 МЛН
兔子姐姐最终逃走了吗?#小丑#兔子警官#家庭
00:58
小蚂蚁和小宇宙
Рет қаралды 12 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 353 М.
Barnaamijka Qaraaxo oo ay marti ku tahay Habboon.
26:42
Astaan
Рет қаралды 282 М.
Xamda Queen: Fanka waan ka Fadhiistay
9:18
VOA Somali
Рет қаралды 612 М.
DAAWO: DHAMAAN CIYAARTA FANAANIINTA CAANKA AH EE SOOMAALIDA WIIL DHIGEY HALKOODA
41:17
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 269 #shorts
00:26