Barnaamijka Qaraaxo waxaa marti ku tahay fannaanadda Nadiira Nayruus.

  Рет қаралды 222,734

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Пікірлер: 504
@maxamedtahliil9104
@maxamedtahliil9104 Жыл бұрын
gabadha xijaaban in xijaabka lagu cambaareeyo taas qaarxo ma ahan adinkoo xijaabka wax ka sheegin ayaa waxkale uga xanaajinkartaan fadlan xijaabka xushmeeya idinkoo mahadsan 🙏
@cabdirizakyuusufcali9946
@cabdirizakyuusufcali9946 Жыл бұрын
Caawa waa 20 ramadaan ee ku sali nabigen muxamed scw
@Makay683
@Makay683 Жыл бұрын
@nastexa xasan scw
@dekamuhuyadiin
@dekamuhuyadiin Жыл бұрын
Scw
@fathimoalimfathi-xu1yf
@fathimoalimfathi-xu1yf Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@caaishoabdinasir1846
@caaishoabdinasir1846 Жыл бұрын
Scw
@hamdiabdullahi3694
@hamdiabdullahi3694 Жыл бұрын
salalaahu caleyhi wasalim
@cabdicasiisindhacase895
@cabdicasiisindhacase895 Жыл бұрын
Nadiira Qalbi xabxab hada ila tageerto ❤😢
@faadumo2224
@faadumo2224 Жыл бұрын
Nadiira fanaan nimada allaha ka madoobeyo wllhi waa gabar gob ah oonan ag teda lagu qadeenin😥💖 aroos kii happy ayan ogeen dhexda ayey u xiratay dhiig iyo dadnimo alle iskugu daray m.allah😥❤💋 rabi hakaa raali ahaado abayo🌺
@NadiifoCadeey-bg7cg
@NadiifoCadeey-bg7cg Жыл бұрын
Dagal megashy aroska happy
@xamdimaxamed3507
@xamdimaxamed3507 Жыл бұрын
​@@NadiifoCadeey-bg7cg macnaha way u hagar baxdayy ka wadaa
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn Жыл бұрын
Somalida inta dhiiga ku jiro ayaa badan viva somali maxamed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
@Koomaaldhegweyn
@Koomaaldhegweyn Жыл бұрын
Astaan wiilkaas wuu qaldan yahay Geber xijaaban oo asturan in xijaabkeeda lagu caayo waa qalad aad u weyn aad gasheen ee raali gelin ka bixiya diinta iyo dhaqanka kaftan ma galaan please ninkaas waxa uu sameeyay ma fiicna
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Жыл бұрын
muxu dhahy ma mqlin
@drsayana9611
@drsayana9611 Жыл бұрын
Haaa wuu ku qaldanyhy
@SumayoSimran-sw4tr
@SumayoSimran-sw4tr Жыл бұрын
Xitaa aayad dhan oo Quran ayuu ugafay 😢
@nature7843
@nature7843 Жыл бұрын
Nadiira nayruus waa gobtii iyo poqortooyadi CIIDANGALE ❤❤❤❤
@xamdacali4644
@xamdacali4644 Жыл бұрын
Hablh cidgale waa faarido raga uu dhigama waliba waa yooniso wa reer ugu dhiga kulal masha Allh inder ilaahy baan kugu dhaarshe hada argato qorlka ilaaa soo xiidhi wllo nadira.
@munaesa5959
@munaesa5959 Жыл бұрын
Indrtay yooniska waa lagu tashtaaba😂
@hoodojaamac3541
@hoodojaamac3541 Жыл бұрын
Omg yoonis hadaanu jirin see loo noolaan lahaa❤😊
@aynurlaki5518
@aynurlaki5518 Жыл бұрын
Beenta maaha yoonis reer aptiyashay dhiiga iyo kulaylka ayagaa ka raacey ilaahay ha daayee🤲❤️
@bushaaromaxamed2611
@bushaaromaxamed2611 Жыл бұрын
Nadiira nayruus waa poqorad reer somalilaand❤
@miskisuldaanabuntucali
@miskisuldaanabuntucali Жыл бұрын
Somaliland xagee la dhahaa naga aamus caadi iska dhig adi
@maxamedsiciidcismaan
@maxamedsiciidcismaan Жыл бұрын
​@@miskisuldaanabuntucali gabadhu waa reer somaliland waliba isaaq
@miskisuldaanabuntucali
@miskisuldaanabuntucali Жыл бұрын
@@maxamedsiciidcismaan Pro naagtan somaliland iyo waxaa mataqan fananad qaran weeye qabiilkrduna waa gabooye jaw
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Жыл бұрын
@@maxamedsiciidcismaan subscribe Isaar
@hamdaahmed2021
@hamdaahmed2021 Жыл бұрын
@@miskisuldaanabuntucali siilki hooyada ba Somaliland la yidhaa
@caishachanell7102
@caishachanell7102 Жыл бұрын
Hooyo aan ilmaheeda jecleeyn majirtee meesha ugu quruxda badan uguna qaalisan inaan uga adeego waan jeclahay lkn waqtiga aan kujiro aanan iisaamaxeeyn alxamdulilah calaa kulixaal😪😪
@shubeksimuze6744
@shubeksimuze6744 Жыл бұрын
Sorry hooyo wa hooyo wxpa qalpiga iney kajabi 😢
@caishachanell7102
@caishachanell7102 Жыл бұрын
@@shubeksimuze6744 mhdsanid
@nuurafarax8558
@nuurafarax8558 Жыл бұрын
Wan KU dreemyaa abyoo waqtiga druufta dlkeena ka jirta wa runtaa
@caishachanell7102
@caishachanell7102 Жыл бұрын
@@nuurafarax8558 🥰
@nuurafarax8558
@nuurafarax8558 Жыл бұрын
@@caishachanell7102 abyoo
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said Жыл бұрын
Hadaa jiif ku Daawaneyso Like ta ha iLa Dhaafin 👍👈
@haniahmed5490
@haniahmed5490 Жыл бұрын
Nayruus caadibay luuqadi u gashaty 😂❤dhiigu biyo maaha noolow indr karti badan ❤
@rahmohasan
@rahmohasan Жыл бұрын
Qaraaxo caawa le ugushidna😂 nadiiro naag nol 😂 Maskiin eh hadane😢😂
@yelioxzeolite6678
@yelioxzeolite6678 Жыл бұрын
Jah naag dhiig leh wxaso dhan garaxjis bay u tahy libaaxnimada😍❤️
@Cawo2523
@Cawo2523 Жыл бұрын
Wa arab
@qalidmohamed317
@qalidmohamed317 Жыл бұрын
​@@Cawo2523 Adi Maa Arab Ka dhigey Waa Naag Ciidagale Ahee 😂😂
@yelioxzeolite6678
@yelioxzeolite6678 Жыл бұрын
@@Cawo2523 Ayo de😂
@adenhajji7623
@adenhajji7623 Жыл бұрын
Abdifatah also known as Mr Cut knows how to act proffesionaly. He is should be awarded big prize 🏆 by Astaan TV
@hassanjelani3646
@hassanjelani3646 Жыл бұрын
Yes of course ❤😊
@nimcomohamed530
@nimcomohamed530 Жыл бұрын
Nadira waxayba ila cod ekayd xildhibanadii maalmanba social media haystay waaban sugayay ❤
@Zusan1380
@Zusan1380 Жыл бұрын
Qaraaxo cawa lee shidan tahy nadiira qalbi saafi ❤
@baxsansaney0473
@baxsansaney0473 Жыл бұрын
Nadiira waan iska jeclahy wllhi 😢❤
@mssqosol
@mssqosol Жыл бұрын
Ilaa iyo hada waxaan is weediinayaa idriska ii taabo qaabka looga xanaajin doono cunuga wuu ku farisanaa wuu ku daynaa kulahaa🤣
@jafarmaalim9606
@jafarmaalim9606 Жыл бұрын
😂😂😂😂 iga qosol siisey wlh , idirka ayaga lee dala ma xanaaqayo
@qadanabdillahi6744
@qadanabdillahi6744 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Wixiiba wuu dhameeyay malaa dharka caruurta xidho ayaa la oranayaa 😅😅😅😂😂😂😂
@Abdimalow433
@Abdimalow433 Жыл бұрын
Qosol haddii la saari karo waan kudhoobi lahaa😂😂😂😂😂😂
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 Жыл бұрын
Kkkkkkk
@sacdiaabdullahi7439
@sacdiaabdullahi7439 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@Abdirahman_Hassen
@Abdirahman_Hassen Жыл бұрын
Aboowe faceka muhiima dharka muhiim maaha Good speech
@shagtaofficial-66
@shagtaofficial-66 Жыл бұрын
Nadiira nayruus hiilkiyo qofa❤
@fatimacabdi5627
@fatimacabdi5627 Жыл бұрын
Dhiiga nag cidagale utahay🧕❤️
@raxmaruuxiofficial5488
@raxmaruuxiofficial5488 Жыл бұрын
Nadiira wlhi waa qof qalbi wngsn ❤❤
@filmschannel9530
@filmschannel9530 Жыл бұрын
Wlhi qofka ugu qtarsana ugu dhiga bdna 😂😂😂😂 it's good 👍
@manaldaud9735
@manaldaud9735 Жыл бұрын
Cawa intan dawanay barnamujaka Cawa isdii adunka uqoslay Nadira dhigii reer Hrgyz wlhi uu ku jira😅😅
@CR71987
@CR71987 Жыл бұрын
Nadiira gabar wanagsan waaye masha allah
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Alah hoyoy gala godka igu jire garunka halikeno 😂😂nadiro mey ahed mafilen walahi❤❤❤
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
amba iyada ma umalaynayn hadan arkay 😅😅
@hassankafi2252
@hassankafi2252 Жыл бұрын
Ad adeeyga wn u dhashtay Reer Xamar ma ihi kulahaa nadiira 😀😁
@hodancali8029
@hodancali8029 Жыл бұрын
Masha alh nadiira wn tagera hadi qof dadnimo leyahy ayada leh we love you nadiira
@najumwadani7784
@najumwadani7784 Жыл бұрын
Nadiiro gob gob dhashay 😢❤❤
@maymaahmed1164
@maymaahmed1164 Жыл бұрын
Nadiira waa funny wlh cut haday maqasho wayba iska qoslee 😆
@amalnuura4789
@amalnuura4789 Жыл бұрын
Nag nool weeye wlhi inadeer tey Nadiira qrx😂❤
@Aliyaa698
@Aliyaa698 Жыл бұрын
Naag ciidegale ah sas dhig u leh😂
@ayandegen9665
@ayandegen9665 Жыл бұрын
NADIIRO Nayruus Wallhi Gabdhaaas Wan iska Jclahy 🥰🥰
@abdulfarah4030
@abdulfarah4030 Жыл бұрын
Dadkan qorayo nadiira gabadhey u hilisay sheeko sow tii iyadoo oyneyso eey tiri xaga iga fadhiiso😂😂😂
@hibawehliye4889
@hibawehliye4889 Жыл бұрын
Nadiira iyo warda happ gabarti oo oyeyso hawshooda iska wateen
@Amoula143
@Amoula143 Жыл бұрын
Duriyada jil jilaac haka filan😅😅😅 nadiira waa naag isaaq ah😅
@caishacabdi2381
@caishacabdi2381 Жыл бұрын
Reer astaan nadiiro le ka reysay caawe😂
@hamdaosman4700
@hamdaosman4700 Жыл бұрын
Nadiiri naagahey wax dheerty hoooy❤
@princesseszalma4549
@princesseszalma4549 Жыл бұрын
M.a gbdha aan hbar yrta u ahy jir oo joog dhiig waa reer abtigaa wdata jah ❤❤❤
@theangelasma8634
@theangelasma8634 Жыл бұрын
Ma qosli karo😂😂
@nafisaabdullahi8462
@nafisaabdullahi8462 Жыл бұрын
Dumashidey waa Funy 😂😂
@Sahra881
@Sahra881 Жыл бұрын
Saan waa qalad diinta Islaamka iyo dhaqanka suuban ee Somalida lagaga soo horjooga. Haween dharkooda wax laga sheego.
@saabiriinali2698
@saabiriinali2698 Жыл бұрын
Dee waa prank run ha u malayn 😮
@binuabdi9720
@binuabdi9720 Жыл бұрын
Wax aan dhii lahaaa
@binuabdi9720
@binuabdi9720 Жыл бұрын
Wax dhan waa qalaad sidaan
@aamoxoosh9478
@aamoxoosh9478 Жыл бұрын
Waxa wax looga sheegaa waaba inay ka xanaaqdo difaacna gasho ee caadi iska dhiga
@Caliya7
@Caliya7 Жыл бұрын
​@@saabiriinali2698 prank macnihiisu waa been, beenta iyo qiyaanadu waa xaaraanta ugu xun.
@faadumoyuusuf4981
@faadumoyuusuf4981 Жыл бұрын
Naag g36 ha ayeey rabaan in ay shahaan waan ku bah dilaynaa nadiira🦁🩸🩸
@maxamedcumar3739
@maxamedcumar3739 Жыл бұрын
Agah agah wiilkaa doqonka ah xijaabka wax kasheegaya first alle ha utowbad keeno raali galina ha bixiyo lagama kaftamo sharci alle dajiyay in wax laga sheego
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 Жыл бұрын
Nadiira waa qof qalbi wanaagsan waxay ku dadaashay intii karaankeeda ah inay dajiso xanaaqeeda
@munasagal2496
@munasagal2496 Жыл бұрын
Waa gabdh isaaq oo weliba G36 ah maaha qof easy ah
@axmedyare8913
@axmedyare8913 Жыл бұрын
Anaa kuu qiray wllhi waad dulqad badan tahay Marqaati ayaan ka ahay
@basbas6004
@basbas6004 Жыл бұрын
Waxaan ka baqayaa qof la abuse yo in cid kasta prank u qaadato 😢
@omaarimacow4457
@omaarimacow4457 Жыл бұрын
عن زيد بن خالد الجهني رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: «من فطَّر صائمًا كان له مثلُ أجرِه غيرَ أنه لا ينقص من أجر الصائم شيئًا» (رواه أحمد وأصحاب السنن وصححه الألباني Nuxurka xadiiska waa Rasuulkeena NNKH waxa uu yiri,"Qofkii af-furiyo qof Sooman waxa uu Helayaa abaal marintiisa oo kale ayada oo aan laga Nusqaamineynin qofkii Soomnaa waxbo." Bidhaamin: Bisha barakeesan Ee Ramadaan waxaa lagu dadaalaa Bixinta sadaqada, inaa Qof soomnaa aad Af-furisid waa adigow wax la baxay oo kale. Qof sooman af-furintiisa waxaa ku xusan abaal marinta uu ka helaayo soomka qofkii soomnaa oo kale. Soomka Alle SWT baa leh ajirkiisa Alle SWT uun baa og... Hadii Alle SWT ku gaarsiiyo Bisha Ramadan bal ku dadaal Arrinkaan... Insha allah.
@zahraqueen1760
@zahraqueen1760 Жыл бұрын
Boqoradeena nadiira nayruus naag nool thy whi keep going sister fast tagero ku ahy
@nimcokyf
@nimcokyf Жыл бұрын
wlahi nadiiro cadi mahan macbuudkoow 😊😅😅
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed Жыл бұрын
Masha allah fanaanad qaran Nadira neyrus ❤❤❤
@muno-gu4ir
@muno-gu4ir Жыл бұрын
Soo badiya barnaamijka waa ka helay 😊😊😊😊😊
@nasteexomaxamed8667
@nasteexomaxamed8667 Жыл бұрын
Dharkaa xayaat saaas ayuuba ku xaayeysiisteen😂😂😂
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c Жыл бұрын
Haa walahi 😂
@aragsanosman23
@aragsanosman23 Жыл бұрын
Lacagta xayaysinta way qadanayan dadku
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c Жыл бұрын
@@aragsanosman23 haa wee qaada naayan
@nasteexomaxamed8667
@nasteexomaxamed8667 Жыл бұрын
@@aragsanosman23 Haa beelo waye markaas
@niciimaxaaji2343
@niciimaxaaji2343 Жыл бұрын
ha walahi😂
@abderahmanqaalib1056
@abderahmanqaalib1056 Жыл бұрын
Mcha allah gabadho xijaabka ku qurxoona ♥️
@afnanomer7727
@afnanomer7727 Жыл бұрын
So gabadh Isaaq maha❤❤❤
@NadaAxmed-cp6no
@NadaAxmed-cp6no Жыл бұрын
Waaa waxaad fanaanad utahayyy wlll🎉
@Janno66
@Janno66 Жыл бұрын
😂😂nadiira funny wyeh 🤣🙈
@iqlaassaciid8345
@iqlaassaciid8345 Жыл бұрын
M.a intan barnamijka intan dawanaayi ma arkin qof ka asturan nadiiro nayruus
@cabdinaasirsiidcalicabdina7951
@cabdinaasirsiidcalicabdina7951 Жыл бұрын
Barnamijkan intuu socday dadka ugu dhiiga fcn waxay ahayen nasro abtidoon iyo Abdullah kashka
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤
@sadiomane7849
@sadiomane7849 Жыл бұрын
Inte kasoraca
@hudanuur6374
@hudanuur6374 Жыл бұрын
Walalo xage laga so xiidhidha
@xayaatxafsa3402
@xayaatxafsa3402 Жыл бұрын
intee kaso raacna wll👍
@abdiramanugas7239
@abdiramanugas7239 Жыл бұрын
By how sz
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Жыл бұрын
@@abdiramanugas7239 subscribe Isaar
@nafisafarah7
@nafisafarah7 Жыл бұрын
Nadira naag nole yaa dhahaye diig maleh ❤😢
@fadumacali3145
@fadumacali3145 Жыл бұрын
Alla wiilasha masha Allah dumar aktoda walagugu cunaa
@miskisheikh4294
@miskisheikh4294 Жыл бұрын
nadiira mashallah Asturnanta qurux kutahay mcny
@qadanhoodo3577
@qadanhoodo3577 Жыл бұрын
Cunuga waa kudydyna idiriska itaabo hhhhh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@raxmacaday727
@raxmacaday727 Жыл бұрын
Mash lah nadiira nayruus saan Mar walba u xijaabo
@leeylomaxamed3031
@leeylomaxamed3031 Жыл бұрын
Nadiiro nayruus waa maskiin dulqaad badan
@nuurafarax8558
@nuurafarax8558 Жыл бұрын
Hdada jeceshahy sidyda commentigan in aad akhridko like ii sar mhd sanid ❤❤❤
@sabirinmoha4456
@sabirinmoha4456 Жыл бұрын
Dadnimo waa ledihin reer Somaliland salmaa❤
@miskisuldaanabuntucali
@miskisuldaanabuntucali Жыл бұрын
Somaliland xagee weeye sxb qabiil qaran noqon waa Somalia Somalibaa leh 🇸🇴 🇸🇴 ♥
@maxamedsiciidcismaan
@maxamedsiciidcismaan Жыл бұрын
​@@miskisuldaanabuntucali😂😂😂 somalia qaran miya hada
@miskisuldaanabuntucali
@miskisuldaanabuntucali Жыл бұрын
@@maxamedsiciidcismaan Pro Somalia haday qaran tahy iyo hadii kaleba somaliland waa kamida 🇸🇴 jaw jaw
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Жыл бұрын
@@maxamedsiciidcismaan subscribe Isaar
@juweeriyamahamed5915
@juweeriyamahamed5915 Жыл бұрын
​@@miskisuldaanabuntucali comment kazta waxan bad ku qoraysa qoraal kaga mad kaga dhigi somalilnd somaliya adoonyow😅😅
@munna9537
@munna9537 Жыл бұрын
Nadira nayrus naag nool hore u soco
@zamkamohamed4994
@zamkamohamed4994 Жыл бұрын
Shaadiyo sharaf next time ❤
@asmiinaa343
@asmiinaa343 Жыл бұрын
Wee iska istaagte wllhi maskiin nadiiro😅😅
@abdiwelimuse1696
@abdiwelimuse1696 Жыл бұрын
Hhh nadiira kat lee iga dheh kulaha 😂😂
@xamdaxariir1108
@xamdaxariir1108 Жыл бұрын
Waa dhiig midhan gabadhan❤️
@Qezah-b7t
@Qezah-b7t Жыл бұрын
Asturnaanta ceeb noqotay miyaaaa oo mxaa xijaab usooxiratay Maa laguhaystaa nadiiro😊
@awilosman1271
@awilosman1271 Жыл бұрын
Xaga iga fadhiiiso kulaaha waji maleh ar lacagaaaaa 😂
@hipakkhadar5845
@hipakkhadar5845 Жыл бұрын
Iga leexo kulahaa 😂naaag ciidgale ah oo yoonisa weeye
@glti12
@glti12 Жыл бұрын
Xijaabka gabadha in aad aflagaadeesaan qalad waaye astaaney qaladka qaata oo ka xaal bixiya
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 Жыл бұрын
My nadiira I daaya qayeey ❤ she is good lady
@queenesra9427
@queenesra9427 Жыл бұрын
Nadiiro isn't easy😂
@AFRICANITV24
@AFRICANITV24 Жыл бұрын
ilahay idmadkii gabadhahana cadhaan jiq noqdaaa raggana wan ku qosla un
@khalidali4780
@khalidali4780 Жыл бұрын
Nadiira waa Geesiyad 😂
@najaxabdi8578
@najaxabdi8578 Жыл бұрын
Marwo dagan nadiira💞
@yusufmohudein2787
@yusufmohudein2787 Жыл бұрын
C/fitax(mr cut) baahal dharbaaxsho ah baa ku dhacday, ar nadiiraa gacan kululaa.
@AbdirazaqAbubakar-uv1fh
@AbdirazaqAbubakar-uv1fh Жыл бұрын
Idiriska cant wait 😂😂😂😂
@sumayasamaax6118
@sumayasamaax6118 Жыл бұрын
Ani xitaaa😂😂
@muniiraqurux77
@muniiraqurux77 Жыл бұрын
asturnanti gormay noqotay wax xun😢
@saciidaxmed6935
@saciidaxmed6935 Жыл бұрын
Waxay tiri iyada xitaa kuma qaylin kartid nadra nayruus isn't easy realy
@Sjukt639
@Sjukt639 Жыл бұрын
Eeraay cunsuuriyaad ku jiirto ina tv kaso deeysan waa laga fiican yahay sidaa Boon oo kale iyo xiiabka alle qaladkiin iska saxaa plz
@MoMaaMe1991
@MoMaaMe1991 Жыл бұрын
nadiira ciyaalkii hore
@sosbaska4366
@sosbaska4366 Жыл бұрын
Nadiro qof nool my dear sister
@faadumaomar-hv7dl
@faadumaomar-hv7dl Жыл бұрын
Alla nadiiro isku daweecad ayn nahni
@samriinahmohammed8181
@samriinahmohammed8181 Жыл бұрын
Manooli nadiiRo caT eeba ku Qoslosah😭😂
@inamaxamuud4339
@inamaxamuud4339 Жыл бұрын
Nadiira naag nool War shadhaab kulahaa 🤣🤣🤣
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu Жыл бұрын
Xijaabka waa ayad Allah ciyaar magalo ayaad kitaabka alle ka mid ah weya
@fardowsaiise6141
@fardowsaiise6141 Жыл бұрын
si looga xanaajiyon lee loodahy side ilathy 🫡
@husseinahmed8108
@husseinahmed8108 Жыл бұрын
6:32 😂😂😂😂nadiira dacad waaye wey iska qosleyda gadal dambe ayee shekada iska bdali doonta😂😂😂
@farxiyoqoyste3865
@farxiyoqoyste3865 Жыл бұрын
Masha alllah Nadiira ❤❤❤
@munamuse8188
@munamuse8188 Жыл бұрын
Naag reer waqoyiye qosol wxba lagagama helo
@ayaanleahmed9819
@ayaanleahmed9819 Жыл бұрын
Kulaylkii isaaq waa leeday gabadhu😂🔥🔥
@Amin-rx2wl
@Amin-rx2wl Жыл бұрын
Nadira Nayrous legend🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@faadumaomar-hv7dl
@faadumaomar-hv7dl Жыл бұрын
Kkkk fuur kulahaaaa kkk waa lagen abdi fataaax
@Baadil12
@Baadil12 Жыл бұрын
Qofka ugu wanagsan oo dagan nadiira nayruus
@nastehonadar6813
@nastehonadar6813 Жыл бұрын
Nadiiro umadeena maaha😂😂
Barnaamijka Qaraaxo waxaa marti ku tahay Miss World.
23:21
Astaan
Рет қаралды 215 М.
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,8 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2 МЛН
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 33 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Digaaga cooska maxuu utaraaa  waxaan usoodeynay banaanka
4:23
Dr Mohamed Nana
Рет қаралды 11 М.
PRANK AAN KU SAMEEYAY ABDULAHI HAGIO FEER IIGU DHICI RABTAY
13:46
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 535 М.
Ismaaciil C Ubax iyo Hibaaq Larry - Waraysi xiise badan.
1:24:39
Hilin Show
Рет қаралды 88 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,3 МЛН
DEG DEG: ISRAEL OO DUQAYSAY IRAN IYO DAGAALKII OO  QARXAY
13:52
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 88 М.
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,8 МЛН