No video

Barnaamijka Qaraaxo waxaa marti ku ah Liibaan Denmark | Astaan HD 2020

  Рет қаралды 313,884

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Barnaamijka qaraaxo oo uu marti ku yahay fannaanka Liibaan Denmark
Xaalku muxuu ku danbeyn doonaa caawa?

Пікірлер: 2 300
@muxiboooiykaka558
@muxiboooiykaka558 4 жыл бұрын
Hargaisa hada jifka ku dawanayso like dhac dhac igu sii😅😂😂😂i cant wait baruuud iyo kursigisi
@twitterspace5290
@twitterspace5290 4 жыл бұрын
muxiboooiy kaka wll igu caawi subscribe adoo mahadsan
@muxiboooiykaka558
@muxiboooiykaka558 4 жыл бұрын
@@twitterspace5290 wan kuu saray huno so dhawaw
@aragsanmohaa6327
@aragsanmohaa6327 4 жыл бұрын
Fartun maxamed iyo Liiban Denmark intaa Astan ku baratay Ani cml Farta taaga😂☝️Weligay maaba arkiin Labadan fanan
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 жыл бұрын
Anba walhi
@abdulrahmanhassankafi6312
@abdulrahmanhassankafi6312 4 жыл бұрын
Dimple Queen 143 waxaan oo. Dhan wali geeey ma arag ba hada un baaan arkaaa ba kkkk
@akaafikc5047
@akaafikc5047 4 жыл бұрын
Roose cadde iyo shaadiyo sharaf 😂inta kle ma Aqaan runtii Astaan TV ku bartay wllhi 😂😂😂
@asmamoh7395
@asmamoh7395 4 жыл бұрын
Dimple waa reer hargeisa. Halkasan ku ogaa maha fanaan caan ah ama weyn
@AYsar.official
@AYsar.official 4 жыл бұрын
Anaa kubrtay
@abdirazzaqabuubakarofficia4622
@abdirazzaqabuubakarofficia4622 4 жыл бұрын
Ramadan Mubarak ❣️ Plz alle dartis like isaar
@umumushtaqkitchen9036
@umumushtaqkitchen9036 4 жыл бұрын
Abdirizzaq wll subscribe isar fadlan
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 4 жыл бұрын
Fannaan, fannaan dilaya! Liibaan Denmark 😉😉
@cabdicasiis2903
@cabdicasiis2903 4 жыл бұрын
Abdi askari🙋‍♂️
@katezayidmuktarzuuzuuziman6458
@katezayidmuktarzuuzuuziman6458 4 жыл бұрын
Masha Allah ish calaa dabeecad majoogtilee
@mustafi5392
@mustafi5392 4 жыл бұрын
Inta xayeysiiska hore is dhaafisa like iisaara
@mekupartist954
@mekupartist954 4 жыл бұрын
Kkkk ani is dhaafsiyo
@halaaduale5633
@halaaduale5633 4 жыл бұрын
Barnaamijkan inta ku haysato like igu qabtah🙋‍♀️😂😂
@twitterspace5290
@twitterspace5290 4 жыл бұрын
AkhiLa Khan wll igu caawi subscribe adoo mahadsan
@yusrammc8418
@yusrammc8418 4 жыл бұрын
momo hagi dc
@akram2219
@akram2219 4 жыл бұрын
Hadii aad adigoo videoga daawanaayo comentiga aqrineysid like dhac😃❤
@twitterspace5290
@twitterspace5290 4 жыл бұрын
Jaran Nur wll igu caawi subscribe adoo mahadsan
@khadromohammed6874
@khadromohammed6874 4 жыл бұрын
Cameramanku waka baqa nimanka gabdhuhu baacsada yaa ila arkay
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 жыл бұрын
Haa wuu ka baqa ilaa baruud baa ka baaaqa
@sofianoor4776
@sofianoor4776 4 жыл бұрын
Haa wlhi run waye dumarkey boc bocsadan raga weyka yara baqan sas uma dhiban 😂😂😂
@abdisalanalinor
@abdisalanalinor 4 жыл бұрын
Gacan kabaqaaaa ila lafujiyo marabtaa maskinkaa ilay gabdha gacan maqayso
@samiraahmed9328
@samiraahmed9328 4 жыл бұрын
Haa wa fulay hablaha buu si xun ula hadlaa nimanku wuxu is dhahaa waay ku feedhayaan hhh
@deeqyareyare613
@deeqyareyare613 4 жыл бұрын
@@samiraahmed9328 hhh dee wll fuleynimo mahee nimanku hadey xanaqan gacan qaadkoodaa dhow meshana dagaal iyo waxaa lama rabo lkn dee nin ninkle kabaqayaa majiro
@muhiyohummels7457
@muhiyohummels7457 4 жыл бұрын
Inta fartuun balbalarka zugayza like ta dhac 🤣🤣
@mekupartist954
@mekupartist954 4 жыл бұрын
Kkk maku jirtaa hee
@farahmohamed5769
@farahmohamed5769 4 жыл бұрын
🤣🤣
@suleymani1118
@suleymani1118 4 жыл бұрын
Kkkkkkk ana ku saarayo like
@halgan.media.5
@halgan.media.5 4 жыл бұрын
*QORAALKEYGA HADAAD ARAGTO ILAAHAY NAARTA HAKAA XOREEYO, SOONKANA HAKAA AQBALO RAMADAN KARIIM❤ 👉**#LIKE** II SAAR👍* *INTA DAR ALLE II JECEL **#SUBSCRIBE** II SAARA🙏*
@xalimoxasan8977
@xalimoxasan8977 4 жыл бұрын
Amin amin
@xalimoxasan8977
@xalimoxasan8977 4 жыл бұрын
Amin amin
@Qaaxsi
@Qaaxsi 4 жыл бұрын
War allah ka cabso walaal abuuabkar haku qaraaban isku kalsoonow walaal xuman igama ahan Wll abuubakar 168k subuscriber ayuu maraya umadana ha qaldin wll igana raali noqo ramadan kareem
@xamdashoppinggirls1960
@xamdashoppinggirls1960 4 жыл бұрын
Wana ku saraya wll
@MKMuzak
@MKMuzak 4 жыл бұрын
@Abubakar mxa ugu qarabanesa oo aad subscribe u dalbanesa wxa thy adigo aqbala oo mujiya ayaba heer ku gari krta ee dadal samee oo keliya
@abdihakinnuur8988
@abdihakinnuur8988 4 жыл бұрын
CAMIR MANKA INTA JECEL IN LATUSO WAJIGIISA LIKE SOO SAAR
@OMAR-gx3yy
@OMAR-gx3yy 4 жыл бұрын
Walee anaa kow ka eh balayada warka badan🤣🤣🤣🤣
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 4 жыл бұрын
hhhhhhhhh ani kow ka ah dd sugi la a
@somamohamed6422
@somamohamed6422 4 жыл бұрын
Mnshallh Inta ila argty iny gacmihiisu shidnyiin like
@hamdaabdullahiabdi5672
@hamdaabdullahiabdi5672 4 жыл бұрын
waa lagula arkay
@fatoumaabdikadirali2433
@fatoumaabdikadirali2433 4 жыл бұрын
M.a hka ilaabina plz😁
@samiraswety2115
@samiraswety2115 4 жыл бұрын
Wakula arke m.a
@isabella4676
@isabella4676 4 жыл бұрын
😘😘😘👏👏 la arag 😹
@farhiyaaadan1274
@farhiyaaadan1274 4 жыл бұрын
Ildheerida kaligy bn uhystee show walayla arka🤣
@akramawche205
@akramawche205 4 жыл бұрын
AL Fanaan Baaruud gabo la,aan wye 🤣😁 inta iLa argtay like saara 🤣😁🤣🤣
@cayushcadey612
@cayushcadey612 4 жыл бұрын
Wujoga wllhi
@jalaatobubg3130
@jalaatobubg3130 4 жыл бұрын
m brothers nio indha badnida 😬😬
@aminnuradin2642
@aminnuradin2642 4 жыл бұрын
VAR taada weyshaqeyneysa sxb🤣
@amlahassanamla671
@amlahassanamla671 4 жыл бұрын
Styleka boramuu kala yimid viva our nation🥰💪 ninka style wcn masoomarin
@zumaashapdi1113
@zumaashapdi1113 4 жыл бұрын
Borama dharkan lagama xirto 😂😂😂😂
@peskaofficial319
@peskaofficial319 4 жыл бұрын
Liiban,Nin culus inu yahy inta ila aragty LIKE ta haidafin please
@yasminhassanmohamed5824
@yasminhassanmohamed5824 4 жыл бұрын
Qofkii raba inuu arko camera man war ninku wuu inoo dhuuntay waa fanaan asaga iyo wariyaduba heesbaa jirta ey wada qaadaan muna miski iyo abshir zaad aragti haboon dadkii uxiiso qaboow wajiga camera man hhh
@naciimaabdirashiid5589
@naciimaabdirashiid5589 4 жыл бұрын
Mhdsnid👌
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 4 жыл бұрын
Kk waan soo arkey xitaa heesey isla qaadeen
@abdiazizguuled3069
@abdiazizguuled3069 4 жыл бұрын
😂😂😂😂🤣🤣🤣😂 mahadsanid
@aishomohamedabdi9831
@aishomohamedabdi9831 4 жыл бұрын
Heesta magaceed walalo
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 4 жыл бұрын
Waxaad qortaa abashir zaad iyo muna miski
@sharafartshennamekaupsalon6549
@sharafartshennamekaupsalon6549 4 жыл бұрын
Ninka qacmihiisa mcn yaa ila arka 🤣🤣🤣😂😂😂
@maryuuma6907
@maryuuma6907 4 жыл бұрын
Naag waalan😅😅
@rakia143
@rakia143 4 жыл бұрын
Hhh anaa kula arky
@hamdimohamud5869
@hamdimohamud5869 4 жыл бұрын
Ka xishooda ninkan cadaan jeclaa gabdhaha
@suadmalaysia8302
@suadmalaysia8302 4 жыл бұрын
shafrazu hassan 🤣🤣🤣 haa mcn waye
@caaishazack7642
@caaishazack7642 4 жыл бұрын
Walle wa runtàah Careem qasu marsadah
@somalimarine5189
@somalimarine5189 4 жыл бұрын
Rer waqooyga yaasha ilaah caqli ku maneestay😍😍 daganaan iyo caqli iyo labis , qurux , cod masha allah
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 жыл бұрын
Absolutely wlhi wa dad wada maskaxa
@lil-kproduction1109
@lil-kproduction1109 4 жыл бұрын
Mohamed jamac inta u xiistay like dhac kasiiya✌
@nageeyeali2503
@nageeyeali2503 4 жыл бұрын
Qofta Cunugaan kasoo tage dheheysa into samirkeda ka heshay like ii saar cml
@captianmuniirofficiall4844
@captianmuniirofficiall4844 4 жыл бұрын
Inta ila aragtay baarud inuu kaba la an yhy like dhac ha igu siiso wa bilhi towfiiq 😂👍
@naciimaabdirashiid5589
@naciimaabdirashiid5589 4 жыл бұрын
AdaH itusey wllhi ma arkeen🙈🙈
@captianmuniirofficiall4844
@captianmuniirofficiall4844 4 жыл бұрын
Naciima Abdirashiid hhhhh first isheyda horey ka qabatay
@ayaanmohamud4635
@ayaanmohamud4635 4 жыл бұрын
Baaruud cwa magaladeydii uu ka imaaday kismaayo😂🤩reer kismayo is muuujiya❤
@yasminali74
@yasminali74 4 жыл бұрын
Liibaan dulqad kiisa waa 100% sida Nin weyn ayu u hadlay Muran La.an ayu mesha ka istagay👏👏👏👏👏👏
@abdikadirabshir2884
@abdikadirabshir2884 4 жыл бұрын
Yasmin Ali ma sagaba ilmo ah
@SHUTTERCOMEDIAN
@SHUTTERCOMEDIAN 4 жыл бұрын
Yaa dhahaa ereygan "Cameraman baad tahay ee camerada lee ku ekaaw"
@ahmeyfilmsvlogs5669
@ahmeyfilmsvlogs5669 4 жыл бұрын
Baarud ,,Shutter xagan mxaa kasoradhise
@najiibcosople478
@najiibcosople478 4 жыл бұрын
Shutter mambo ndogu yangu
@CMCyare
@CMCyare 4 жыл бұрын
Shataa
@cumarzaygaofficial405
@cumarzaygaofficial405 4 жыл бұрын
Baruudd
@ajjunior9503
@ajjunior9503 4 жыл бұрын
😁😁bidhare kumbe unatembeaga aztaqfirulh burale ako wapi kkkk team bidhare
@qadarofficial1707
@qadarofficial1707 4 жыл бұрын
Adooo aamusan hda aqrineyso subscribe ii sar like ma rabi cafio😂
@mekupartist954
@mekupartist954 4 жыл бұрын
Kkkk walee yaab waaye qof asigoo amusneen o wax dawanayo xagee ku aragtey lakin adigoo soman o 6 subax nimo ku tahay wa fahmi karta
@qadarofficial1707
@qadarofficial1707 4 жыл бұрын
@@mekupartist954 hhh iga heysa aku arko 😂
@qadarofficial1707
@qadarofficial1707 4 жыл бұрын
@@mekupartist954 sacudiya mku nbd qapta pal😂
@mekupartist954
@mekupartist954 4 жыл бұрын
@@qadarofficial1707 kkk alhamdulilah
@faysalbakaal
@faysalbakaal 4 жыл бұрын
Inta Baaruud taagerto like dhac ku sii
@cirjoogetv9611
@cirjoogetv9611 4 жыл бұрын
Barnamijkan waan ku haysta inta ila midka farta taaga Qoftii kabta labaxday saan usugaayo hadaa ogtihin like aad igu ridilahayden
@baaziyare
@baaziyare 4 жыл бұрын
baaruud baaruud iyo kursigisa inta jecel like😅😅
@ugbaadqurux42
@ugbaadqurux42 4 жыл бұрын
Dadka wiilka gacmihiisa ku mashquuley Liibaan walalkey ayey saxiib ahayeen waa ciyalki borama wuxuu u dhashey cadaan lakin wajigu kayara qayirmey wuxuu aha nin casaan ah
@ajjk4012
@ajjk4012 3 жыл бұрын
Kudar waa nin habar gidir 🤣
@mahdimohiadinshali6749
@mahdimohiadinshali6749 4 жыл бұрын
Wlhi barnamijkan wa iga gadmay Muna Thanks
@ebyanabdi4981
@ebyanabdi4981 4 жыл бұрын
Fanaaniin aan horay u arag ayaa staan ku arkaaa inta ila aragtay like isara😍
@gaazyare3278
@gaazyare3278 4 жыл бұрын
Niyow camera manka bal na tusa umadeena ma aha 🤣🤣🤣🤣
@bintu_issa7281
@bintu_issa7281 4 жыл бұрын
Haaaa wlhi
@mohamedfarah7101
@mohamedfarah7101 4 жыл бұрын
Barnamijkaan midka xiga Cameraman waxaan ka sugaa inuu dhaho surwaalka siib stilka aan kaa saxaa cml🤣🤣🤣
@gaazyare3278
@gaazyare3278 4 жыл бұрын
@@mohamedfarah7101 🤣🤣🤣🤣🤣🤣ninkaa wuxuu soo wado wali lama gaarin 🤣🤣🤣🤣
@gaazyare3278
@gaazyare3278 4 жыл бұрын
@asli Moha oo ma fanan baa kk bal haye a an raadiyee 🏃🏃🏃
@yusraabdi-kariim8262
@yusraabdi-kariim8262 4 жыл бұрын
Wllhi been taa ma aha 😅😅😅😅💯
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 жыл бұрын
Ragu raga waay ka dhacan dumarkana waay u booteyaan baal imika parnaamijkan baal u fiirso laba nin oo soo fadhistay way ka yara dhacayaan dumarkan waa u booteeyaan
@amaaljaamac3480
@amaaljaamac3480 4 жыл бұрын
Haaa wlhi Waa run dumarka sixun pey ola dhaqmayan aflagado cay ninkana wey kabaqayan
@burreboiyhaye4870
@burreboiyhaye4870 4 жыл бұрын
xidigaha qarniga waa sax ninika waxaa lagayabaa hadii loobaateeyo inoo feergamo
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 4 жыл бұрын
Dumarku iyagaa muran badan
@nimcomohamed6904
@nimcomohamed6904 4 жыл бұрын
Ninka inuna murmayn o hal mar gacan qadaayo ayuu ogyahy
@jawahirmoha7244
@jawahirmoha7244 4 жыл бұрын
Beenta ma ahn raga wee ka bakhaan kuma dagdagi Karan
@saaidhussien8174
@saaidhussien8174 4 жыл бұрын
NAAGTA kabta sibanaysah ramadan dhamad keda la soo daynayah inta igu racsan like sara
@abdulrazakfarah2478
@abdulrazakfarah2478 4 жыл бұрын
Aar libaan 99 iigu danbeysay. Isagon fanaan ehen isku shaqo ehen long time Borama
@ismaacilxusen3717
@ismaacilxusen3717 4 жыл бұрын
Inta igu racsan astaan iney dib u dhiganeeso kuwa fcn like dhac ku siiya
@teammunish7560
@teammunish7560 4 жыл бұрын
Intaa ka xun lockdown islii like me
@ladanhersi6558
@ladanhersi6558 4 жыл бұрын
Goormee lagudhawaqay wanka dhagaxiranahee baraa iigudaranee
@goodlady5357
@goodlady5357 4 жыл бұрын
@@ladanhersi6558 galabtaa lagu dhawaaqey 15 days waaaye 😒😒😒😒😒
@ahmedzaabir1600
@ahmedzaabir1600 4 жыл бұрын
Wlhi ganacasiga dhan aya langa xiray
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 4 жыл бұрын
Team munish mac so kor isli dhiiqo badan saan unecbhay badan uwar hayn ilahay waa kii iga soo waday
@jamilajesto7978
@jamilajesto7978 4 жыл бұрын
😢😢
@ahmedaarka1276
@ahmedaarka1276 4 жыл бұрын
Him: Shaqada miyuu Ku Cusubyahay Her: May in bdan buu joogay Marmarbuu saa iska yahay😂😂😂
@Amshayy1234
@Amshayy1234 4 жыл бұрын
He iyo she ina si isticmasha qurxan inkastoy isku mid yihin America English
@ahmedaarka1276
@ahmedaarka1276 4 жыл бұрын
@@Amshayy1234 thanks Wallalo isku meel lee wax uwadnaa😍
@MohamedAli-xq9jo
@MohamedAli-xq9jo 4 жыл бұрын
Shawgu waa prank show. Dadkaa laga xanaajiyaa for fun..kkķ
@kaiffayare5
@kaiffayare5 4 жыл бұрын
*Camera manka caawa funny musan ahyn wlloyalow camera manka ma NaTusTaan"* 😂
@abdinajiibkudurduriye9279
@abdinajiibkudurduriye9279 4 жыл бұрын
Fanaan kle waaye isaga xta
@wiilwaalmediagroup5642
@wiilwaalmediagroup5642 4 жыл бұрын
Waa fanaan abshir zaad baa la dhahaa asaga iyo muna miski hees isla qaaden
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 4 жыл бұрын
@@wiilwaalmediagroup5642 🙄🙄🙄🙄😳😳yaa muna miyaa heesta io abshir please mgceeda iisheeg markaa aafuraa geesane🤣
@fadmaabasheik2226
@fadmaabasheik2226 4 жыл бұрын
@@ruwaydiinainasugule73 Wxd Qortaa Muna miski iyo abshir zaad heesbay wada. qaaden weyku soo baxeysa hdd Qorta
@quruxsancdey6630
@quruxsancdey6630 4 жыл бұрын
Hdd rabto ana sawir kisa kuso dira lambarkada isheg
@Ayub_kaarlo
@Ayub_kaarlo 4 жыл бұрын
FanaaN aqOon LeH WeeYe💝
@ayaanmahamud4099
@ayaanmahamud4099 4 жыл бұрын
Asc
@gaaweofficiall8680
@gaaweofficiall8680 4 жыл бұрын
laandherahas wa reer mudug Love dhac kusiiyaH reer astaan tv❤👆
@twitterspace5290
@twitterspace5290 4 жыл бұрын
gaawe officiall wll igu caawi subscribe adoo mahadsan
@MohamedDahir
@MohamedDahir 4 жыл бұрын
inta ila aragtay in baarud uu kabo laáan yahay. LIKE
@fatimaabdilaahi8068
@fatimaabdilaahi8068 4 жыл бұрын
wow tnkz you team astaan tv waxaad nagah mudantihiin wng iyo x sabobto ah waxad nosamaynan waaxan malintayada izku mushqulinlahyn💔👏
@leyla_abdi_Abdullahi
@leyla_abdi_Abdullahi 4 жыл бұрын
Fatima Abdilaahi fatushey kwrn xarifkan lahjada ayu wata
@fatimaabdilaahi8068
@fatimaabdilaahi8068 4 жыл бұрын
@@leyla_abdi_Abdullahi hhhh izla marki baruud sogalayay suqa kaimi baan shiday wuu idhafy qli
@Shortstories59
@Shortstories59 4 жыл бұрын
Subxanallah waqtigu waa cimriga aadmaha qabrigad usi dhawanysa markaa wa qalad inad dhahdo wxaanu isku mashquulino nabigi sharavta lahaa ayaa kuu sameeyay jid iyo waxaad ku mashquusho ood aakhiradaada ku badbaado ee tawba dheh
@lessonsfrombooksandmotivation.
@lessonsfrombooksandmotivation. 4 жыл бұрын
Inta earphone ku dhegeysaneyso like haa isaraan💥🤩
@somaliamedia2074
@somaliamedia2074 4 жыл бұрын
Hersi Quotes la,aantii maba dhagaysto
@abdideeqabdi4584
@abdideeqabdi4584 4 жыл бұрын
Agaasimha ibalamiyey 🤣🤣🤣🤣🤣 Baaruud wa ku wta pro😂😂😂
@deqamohmoud5183
@deqamohmoud5183 4 жыл бұрын
Inta Hargeisa cadey joogta like ta❤❤
@suleymanabdulkadir8775
@suleymanabdulkadir8775 4 жыл бұрын
Liban waa qof dagan masha allah🙏🙏
@ishwaaqabdullahi2299
@ishwaaqabdullahi2299 4 жыл бұрын
Gabdha kabta siibaneyso sugi la ahay 😂😀😂😂 Astaan baranaamishka qaraaxo waan jecelahay keep going Astaan family❤💚💙
@hudamahamed5195
@hudamahamed5195 4 жыл бұрын
Inanku gacmo macana mnchlah from duriyadii weeye❤🔥
@qurbomedia
@qurbomedia 4 жыл бұрын
"Ninkaan ninaa ballamiyee inta bannaanka u baxdi u sheega, ninkaad ballamidaana meesha jooga dhe................Maxaa qaldan yaakh" Maxamed. "Afkeyga see kaaga xiraa?! aa xoog maa igu leedahay? See kaaga xiraa?, afka anaa iska lee" Shaadiyo. Inta hordhaca labadaa qof u daawata Subscribe iyo like.
@quruxlay1894
@quruxlay1894 4 жыл бұрын
Ninka fananka cadi maha wlhi nin amusan wa libaax wlhi👏🏼👏🏼👏🏼
@faadumocabdulaahi3786
@faadumocabdulaahi3786 4 жыл бұрын
Baaruud inta araktay inuu mar dhahay sacuudi sood afrika hadane kismaayo inta ila araktay like dhac
@goldboyofficialchannel5732
@goldboyofficialchannel5732 4 жыл бұрын
😂😂😂😂 wlhi camra manka ka cod macan fananka yaa ila arkay abshiir iyo baruud inay nimanka ka baqan gabdhahay ka ku gobtan 😂😂😂😂😂😂😂
@rakia143
@rakia143 4 жыл бұрын
Sax waaye
@nimconadar3469
@nimconadar3469 4 жыл бұрын
Ani wlhi👆
@shaashaacade4676
@shaashaacade4676 4 жыл бұрын
Ma kabaqayaan ee waxay diidayaan inuu dagaal yimaado wyo raggu ma caytamaan, haduu dagaal yimaatana jawiga wuu bedelmayaa😂😂😂
@faizaluula5318
@faizaluula5318 4 жыл бұрын
Hhhhhh haaaye haaaye beerkukatumaya gbdhu lkn wey caaytneysa
@goldboyofficialchannel5732
@goldboyofficialchannel5732 4 жыл бұрын
@@faizaluula5318 😂 maxay u cay taman gabdhu?
@sarwadofficialchannel7505
@sarwadofficialchannel7505 4 жыл бұрын
Ninkaan kursiga wato sowkii gabdhaha ku dhihi jirey "halkaas oo nin fadhiyo ayaa fiicnaan laheyd" haddana numanku marka ay meesha soo fadhiistaan kuma degdego, inta fahamsan in cabsi jirto subscribe iyo like ha igu boobaan.
@anisaabdulkadir17
@anisaabdulkadir17 4 жыл бұрын
Dagaaal muxu faa'ido leeyahh tankale mesha qosol ba laga rabaye feer dulaya laga raba?
@cabdicasiiscabdulaahi8354
@cabdicasiiscabdulaahi8354 4 жыл бұрын
War wuxu waa kaftandee
@mekupartist954
@mekupartist954 4 жыл бұрын
Kkkkk hayebo
@mohabarbar7243
@mohabarbar7243 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sundusmaxamed8504
@sundusmaxamed8504 3 жыл бұрын
Oo waayo ileen waxa uu og yahy in ayna Gabadhi nin faraha la galayn afka mooye sido kale hadu ninka ku deg dego uu feedh ka soo horeeyo 😂😁🤣😂😁🤣😂😁🤣 yaa igu raacsn liketa ha ila dhaafin
@inayahyeali3433
@inayahyeali3433 4 жыл бұрын
Wlhi Muno I liked sida ay u qosleyn wa gbr adag wlhi😂 Keeb going sister 💕
@fatmina4432
@fatmina4432 4 жыл бұрын
War tan kabta nosoo daaya inta qof ila mid ah like dhac kusii 😆😆✌😎👍👍👍
@jjhh5759
@jjhh5759 4 жыл бұрын
I usually don't watch somali shows but this😂😂I am binge on watching it
@jjhh5759
@jjhh5759 4 жыл бұрын
@Adoonkii Alle eishhh kunichocha😂😂
@yoniscabdirihman476
@yoniscabdirihman476 4 жыл бұрын
Camiramanka inu fadul badan yahay inta ila aragtay liketa
@nemaaabdassalam5111
@nemaaabdassalam5111 4 жыл бұрын
Waxaan sugi lahay naagta 👠👠 kabta siibanaysa
@abdikaroroyalfamily5645
@abdikaroroyalfamily5645 4 жыл бұрын
Waaa loogu talo
@abdikaroroyalfamily5645
@abdikaroroyalfamily5645 4 жыл бұрын
Ku talagal weeyan camiramaanka
@kingnaseer5470
@kingnaseer5470 4 жыл бұрын
Bahruud heesihisa 3 madhafan miya Waa yabeee inta ila'aragty like dhac ku siiya 😆😆😆
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 4 жыл бұрын
Ya ila arka ninka dhaxyalka ah oo so dhax galay barnamujka inu bila kabo yahay kkkk Nadira nayrus soqabta please inta igu racsan like dhac ku siya ❤️✍🏻
@usameabdi9308
@usameabdi9308 4 жыл бұрын
Wlhi barnamijkan hadad kuhesato like 💗 dac igu sii
@a.abdalla3167
@a.abdalla3167 4 жыл бұрын
Qofta kabta wadata iyo 😀😀 iyo qofta leh "Haye anaa kacaayo". Inta sugaysa #subscribe bes saara
@axmedsaadaq8006
@axmedsaadaq8006 4 жыл бұрын
Muno iyo baarud Gacan ayaan idiintaagay Horay usocda
@suldankabe3sha215
@suldankabe3sha215 4 жыл бұрын
Fanan walbo markii la dhaho yaa hees jeclan laheed inaa la qaado ". Khadro Daahir 🤣🤔😳
@topfan4998
@topfan4998 4 жыл бұрын
Xasan adan samatar dumarkana ragana khadra dahir
@WarbaahintaIslaamka
@WarbaahintaIslaamka 4 жыл бұрын
Liibaan Dennmark Fanaankii Ugu Dulqaadka Badnaa Fanaaniinta Ilaa Haatan Kasoo Muuqday Barnaamishka Qaraaxo Ee Astaan tv 🙏🥰✍
@hargeisawi77
@hargeisawi77 4 жыл бұрын
Liban Denmark inuu yahay reer hargiesa like
@abdiraxmangarnayl6699
@abdiraxmangarnayl6699 4 жыл бұрын
Waa reer borama sxb
@jamalabdinasir3272
@jamalabdinasir3272 4 жыл бұрын
Boorame
@fatoumaabdiali6285
@fatoumaabdiali6285 4 жыл бұрын
Borama wa asxabtaydi borama iskolka qasabka
@nimcocali1371
@nimcocali1371 4 жыл бұрын
malinba mel no sheek cawa kismato mana geysay cawana😂😂😂😂😂😂😂🤗🤗🤗🤗🤗😂😂😂😂😂kan indha adegisan ka yabay😂😂😂
@mandeeqahmed3611
@mandeeqahmed3611 4 жыл бұрын
He was so calm mashallah guulayso
@zamzamabdirashid7676
@zamzamabdirashid7676 4 жыл бұрын
Wixi re kismayo eh sideyda cml farta taag ☝️
@Barkhadlemaxamuud
@Barkhadlemaxamuud 4 жыл бұрын
Gabadha Kabta La Baxaysaa Waa Nagu Raagtay E Naga soo dayaaa Fadlan Like Ii saar hadii Aad Fariintaydan Aragto
@bashkaxasanfarweyneofficia6869
@bashkaxasanfarweyneofficia6869 4 жыл бұрын
Hhhh21:05 fashil ayaa ka dhici Rabay inta ila aragtay like replly iigu soo gal
@HayayaabeQowrax10
@HayayaabeQowrax10 4 жыл бұрын
Beenta maha fashil ba dhici gadhay
@WEHLIYE
@WEHLIYE 4 жыл бұрын
Inta baaruud taageerta like ii saara
@MohamedDahir
@MohamedDahir 4 жыл бұрын
HA IGA XASDIN LIKE👍
@kaahiyestories3531
@kaahiyestories3531 4 жыл бұрын
👍
@jey.somali7186
@jey.somali7186 4 жыл бұрын
Intana ma joogtaa
@MohamedDahir
@MohamedDahir 4 жыл бұрын
Adigaba soo ma joogtid
@maalmonews8685
@maalmonews8685 4 жыл бұрын
Kursi weyne aa idin sugaayo
@soomaali3184
@soomaali3184 4 жыл бұрын
Wax fiican soo daaya
@ramlaibrahim1299
@ramlaibrahim1299 4 жыл бұрын
abaayo kableey sugi laahy ani inta ila mida liketa
@xalaalquutemaqasaaro5287
@xalaalquutemaqasaaro5287 4 жыл бұрын
Fanan Kan wa kii ugu fiicnaa waayo duco ayuu kuso afjarey Manshalah
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 4 жыл бұрын
Barnamij aan anigu aad u xiiseyo oo qosol badan Astaan tv Muqdisho. WELL DONE
@Dhowrsan436
@Dhowrsan436 4 жыл бұрын
aniga koley ninka liiban la leyahy o fanan ka ah baruud baan ka horbarty asi waa i cwada kow alfaan baruud iyo kursigisa wan salmyaa 😂😂😂😂😂😂😂
@hiishhavacogemailhavaco564
@hiishhavacogemailhavaco564 4 жыл бұрын
Me too wlhi kkk
@abdiazizguuled3069
@abdiazizguuled3069 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣
@qaalihassan4312
@qaalihassan4312 4 жыл бұрын
Safiya cumar ani xitaa 🤣🤣🤣
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 4 жыл бұрын
Anba ma maql waligay liban denmark 🤣
@maxamedmuxumed5730
@maxamedmuxumed5730 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣anaaa kula mid ah wllhi 😂
@amranahmed8609
@amranahmed8609 4 жыл бұрын
Caawa wee fashilmi rabtay 3 heesodaa la dagaalameysaa teeriyo dorrad kulahaa. Fanaankan ka helay suu u jawabay dorrad miyaad kulanteen yuu yiri👌👍😁🤣
@najiibhalane8743
@najiibhalane8743 4 жыл бұрын
😂😂
@fowziyoabdullahi2894
@fowziyoabdullahi2894 4 жыл бұрын
😀😁😂😃😄😅😆😉😊😋😎😍😘😗😙😚☺🙂🤗😇🤔😐😑😶🙄😏😣😥💓💔💕💖💗💙💚💛💜💝💞💟💌💫🕶🕶😮🤐😯😴😪😫😌🤓😛😜😝🙁😒😓😔😕😖🙃😷🤒🤕🤑😲😞😟😤😢😭😰😬😩😡😧😦
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 4 жыл бұрын
Fashil.com
@Ali.abubakar
@Ali.abubakar 4 жыл бұрын
21:05 waa la fashilmi gaaraay muno: meeqa heesaa wadataa? Baaruud: 3 hees muno: ma 3 heesaa la dagaalameysaa ilaa iyo darraad... Baaruud:haa... liibaan:madraadbaa isku timaadeen? 😅😅😅🤣🤣🤣😂😂
@siqaayehd5024
@siqaayehd5024 4 жыл бұрын
Ali Ali sifiican baad ula socotaa
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 4 жыл бұрын
Kkkkkk fashil
@Ali.abubakar
@Ali.abubakar 4 жыл бұрын
@@siqaayehd5024 😂😂😂😂
@ibraamohan830
@ibraamohan830 4 жыл бұрын
😅😁
@zeynomer8236
@zeynomer8236 4 жыл бұрын
Ali Ali fashil maahee wa afsomaliga ciiyaal xafadeeda, ilaa daraato xaggee ii daba socotaa oo loola jeedoo ilaaa intaa dhan magaratay
@zamzamabdikarin3745
@zamzamabdikarin3745 4 жыл бұрын
Masha allaah gacmahiisa yaa ila arko❤❤❤
@ramlushali5446
@ramlushali5446 4 жыл бұрын
Aniga kula arke😂😂😂
@mohamedabdullahisiad1753
@mohamedabdullahisiad1753 4 жыл бұрын
Inta camera man-ka wajigiisa rpto like dhac. 😂😂🖒🖒
@JEEYGAMING10
@JEEYGAMING10 4 жыл бұрын
Cawa kismyo anoo jooga dawanyaaa baruudna kismyo ka imady🤣🤣
@faadumoaxmed1348
@faadumoaxmed1348 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ayaanmohamud4635
@ayaanmohamud4635 4 жыл бұрын
Reer kismayo wa badanahy cwa
@apo4417
@apo4417 4 жыл бұрын
Wayhan ku cidloday mezha wxan laha kismayo ma tula wx kula waregaya KZbin ka ma jiran miya viva kismayo gar ahan dalxiizka 😂😂😂
@JEEYGAMING10
@JEEYGAMING10 4 жыл бұрын
@@apo4417 hhhhhh viiva kiboora
@apo4417
@apo4417 4 жыл бұрын
wll maan kkk dariz nhay mrkaz kuzo dhawenaa
@sharmakeofficialteam4362
@sharmakeofficialteam4362 4 жыл бұрын
Naagta kabta sibaneso hadaa ilasugeso like bash 👀
@ilyaasfowzi218
@ilyaasfowzi218 4 жыл бұрын
Reer Baydhabo janaay hadaa tahy like isar
@sucdiaragsan61
@sucdiaragsan61 4 жыл бұрын
Aniga Lula joogow🤞🤞🤞
@yasmiinahmed7786
@yasmiinahmed7786 4 жыл бұрын
Waraa ilyaasow meel walbo wAAD joogtaa
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 4 жыл бұрын
Gabdhaha reer baydhabo way Qurux bdn yihiin mid aankuqabsado iisoobaasa
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 4 жыл бұрын
@@yasmiinahmed7786 reerbaydhabo hadaa tahay Qurux kugudhamatay ee masoboosqaataa
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 4 жыл бұрын
@@sucdiaragsan61 reeebaydhabo gbdhahoda Qurux waye masobosqaaata
@nasrocaydrus6615
@nasrocaydrus6615 4 жыл бұрын
Walal jira oo jooga waligiin Walal hormar wacan waan idin taageeraa
@shaiyeabdishaiye766
@shaiyeabdishaiye766 4 жыл бұрын
Astaan TV madadaalada aad noosamaysen waan inkaga mahadcelinayaa
@guuleedomarlsmaaciilyare3137
@guuleedomarlsmaaciilyare3137 4 жыл бұрын
Rer kismaya ahy kulaha rer kismaya hada thy like dhac kusii😆✋
@saadaamlajoya2453
@saadaamlajoya2453 4 жыл бұрын
Baaruud hadaa taageerto like ii saar
@jawaahirhussain2890
@jawaahirhussain2890 4 жыл бұрын
Insha Allah 10 ka dhexe qayrkisa allaha kusoo waafajiyo subscribe iisaara plz
@QEU9
@QEU9 4 жыл бұрын
Libaan Denmark you are a legend...dulqaad iyo daganaan ayaad muujisay.
@wardawarda4102
@wardawarda4102 4 жыл бұрын
Astaan TV please waa codsi barnaamijkaan qaraaxo habeenada noo badiya
@labulkaofficial
@labulkaofficial 4 жыл бұрын
Naagta kabta inta sugeesa plz like igu sharaf allh ku sharfee gacantadana allh barakeeyo 💖🙏🙏
@yusufsheikhahmed6697
@yusufsheikhahmed6697 4 жыл бұрын
Yaa fahmey in makarafonka lo wado baaruud hadaa fahantey like ta 😂❤😂
@halapretty2159
@halapretty2159 4 жыл бұрын
Garyaqaan is watching 🤣😂👈😘
@naajinaajichannel3414
@naajinaajichannel3414 4 жыл бұрын
😂🤣🤣😂😂🤣Garyaqaan intaneh ma jogaaa
@halapretty2159
@halapretty2159 4 жыл бұрын
@@naajinaajichannel3414 haa waxaan ku arkey qeybta live markii laaugaywy hhhh
@fardowsabashiir6618
@fardowsabashiir6618 4 жыл бұрын
Barnaamijkan mid ka fiican wan waaye wlh keep going ASTAN TV 😂😂 naagti kabta wadatay kuso xijiya kan 😂 🥿🥿🥿🔨
@axmedhanad9838
@axmedhanad9838 4 жыл бұрын
Barnamijkan waan ku heystaaa wlhi kedka hala soo fasaxo reer astan
@kafisaabdullahi9793
@kafisaabdullahi9793 4 жыл бұрын
Waaaley naagta gabta wadato i can,t Wait wllhi🥿🤣🤣🤣🥿🥿🥿🥿
@amaaljaamac3480
@amaaljaamac3480 4 жыл бұрын
kapleyda xiiso goniya ayey wadata
@aragsanyusufofficial5563
@aragsanyusufofficial5563 4 жыл бұрын
Barnaamijka qaraaxo inta umaleyneeso in ay qarsoonyahiin qadar keeyow & dayax dalnuurshe oo ay kamid yahiin fananinta qaraaxo like saar
@najmomaxamed7724
@najmomaxamed7724 4 жыл бұрын
Camera maanka waa nin iga yaabiyey 🤣🤣
@zamiirlyrics6447
@zamiirlyrics6447 4 жыл бұрын
Fanka afkeyga ku joga fanka mxa lagu jogi laha😂😂😂 inta ka heshy like sara😂😂😂
@quendafna1494
@quendafna1494 4 жыл бұрын
Baaruud dacas la,aan inuu yahy qafka ila arkay like😂
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН
Is Music Halal? | Q&A | Shaykh Dr. Yasir Qadhi & Imam Ibrahim Bakeer
7:41
QAACI SHOW DJABOUTI 2024(Najma Nashaad)
4:41
NUUN 24 TV
Рет қаралды 2 М.
HARGEYSA BOQORKII GABOOYE OO BUUDKA LAGULA TUNTAY (4430)
32:46
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 6 М.
BARNAAMIJKA GUNGAAR IYO MACALLINKII DILAAGA PART 2
35:52
Somali National Television
Рет қаралды 2 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН