Barnaamijka Qaraaxo waxaa Caawa ku marti ah Fannaanka Mukhtaar Social | Astaan 2020

  Рет қаралды 327,708

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Maxaa kala qabsan doonaa caawa fannaanka Mukhtaar Social iyo kooxda qaraaxo?
Nala sug sida uu noqon doono falcelinta fannaanka.

Пікірлер: 2 600
@apdykadirmohamud875
@apdykadirmohamud875 4 жыл бұрын
codka waxan sineyna 100% Dulqaadka waxa sinay 100% Dagananta wxan sinay 100% Hada igu raacsantahay like dhac ku siii😃😃
@Mohmed_luqman004
@Mohmed_luqman004 4 жыл бұрын
100 aan kadhigay like
@suleekhaabdi3630
@suleekhaabdi3630 4 жыл бұрын
Qosol quruxbadan 100%
@ahmedwacdaro3829
@ahmedwacdaro3829 4 жыл бұрын
CodKa BowolkiiPa 80%
@hanaaccofficial3137
@hanaaccofficial3137 4 жыл бұрын
Walee adna like waa xamaalatay nus like i siiya
@sumaiaapdalla1384
@sumaiaapdalla1384 4 жыл бұрын
1200 ayan ku noqdy like😁❣
@mohanedabdi250
@mohanedabdi250 4 жыл бұрын
Dagnan 100% Dabeecad 100% Dulqaad 100% 🌏 Fulll respect
@kahadalwaxakuquseeyoonly4565
@kahadalwaxakuquseeyoonly4565 4 жыл бұрын
Habeenka leylatul qadriga allaha ku aadiyo 👇👇 isaaaar
@hassanaarka6173
@hassanaarka6173 4 жыл бұрын
#fartuun filsan ku saaray wll an a subscribe igu caawi mahadsanid
@ahmednaaji6979
@ahmednaaji6979 4 жыл бұрын
@@hassanaarka6173 iisaar wllshay waa kuusaaray
@ahmednaaji6979
@ahmednaaji6979 4 жыл бұрын
Fartuun Filsan waa kuu saaray wllshay iisaar adna
@abdiali6186
@abdiali6186 4 жыл бұрын
fartuun filsan wan kuu saaray walaal ee ii saar kzbin.info/www/bejne/b2O6lJWdq5mchrs
@sacdiyoxassan4574
@sacdiyoxassan4574 4 жыл бұрын
Amiin yaaa rabiiii
@suldaanka__jaceylka5514
@suldaanka__jaceylka5514 4 жыл бұрын
Reer magaal hadaa maqasho walhi waa Mukhtaar social inta igu raacsan like isara💯
@sacdiyocabdulaahinur4346
@sacdiyocabdulaahinur4346 4 жыл бұрын
Heesta kajinka ah inta sideeda cml kaheshay like dhac🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@nimcohassan155
@nimcohassan155 4 жыл бұрын
Maskiin wlhi wn la ilmeye fanankan maskiinmdisa allow janadada ugu bisharey amen ila dhahaaaaaaa
@hudabashiir4322
@hudabashiir4322 4 жыл бұрын
Wlhy calosha ihuurtay ani xita maskinimo wa dhafay wlhy alle ha sharfo haw raxmado adun io akhiraba
@cowke3293
@cowke3293 4 жыл бұрын
Kulamid ban ahy wlhi 😥😥😥 asigana qsl boojo #muujinayay
@jamaalhasan2892
@jamaalhasan2892 4 жыл бұрын
Miskiin maahan lkn maskaxba kujirtaa
@umalkhayreyusuuf6693
@umalkhayreyusuuf6693 4 жыл бұрын
Wlhi maskiin maha waa geesi
@simbahussein3148
@simbahussein3148 4 жыл бұрын
Amiin
@badriaosman9955
@badriaosman9955 4 жыл бұрын
Mukhtar Social waa Nin Dulqaad badan Ree Magaal iska faraxsan 😁😁 Allow dulqaadkaas nasii
@hanadhassan807
@hanadhassan807 4 жыл бұрын
Badri A Osman wlhi waa nin mudan kudayasho mukhtar heer Magalnimada lagu sheegaa wlhi waa tanoo kale 🙏
@xanaanmaxamed7654
@xanaanmaxamed7654 4 жыл бұрын
Amiina amiin wllo
@khadarwali6641
@khadarwali6641 4 жыл бұрын
Amiin
@hanadhassan807
@hanadhassan807 4 жыл бұрын
Wlahi farxada la ooye waligey isma dhehen biliadan waqtigan jiro aya ficil saan uwaangsan sameynaayo mukhtar social kudayashu mudanyhay wlhi waxaad natuste inuu wali dad wanaagsan ey somali maxamad ujoogaan Legend baatahay waanku aminsnahay wlhi 🙏😰✌🏾🙏🇸🇴❤️
@abukarabdirashid1237
@abukarabdirashid1237 4 жыл бұрын
Weli ma ooynoosaa sxb 🤣🤣🤔🤔😧
@hanadhassan807
@hanadhassan807 4 жыл бұрын
Abukar Abdirashid bro adi intas waxba kulama ahan lkn ani wanaaga sas ubadan markan arko farxada lailmeye wlh coz qalbiga daacad ahay qof insaan ah markan arkana ilmadaba ilama tashato o wey iskaso hoobataa wlh
@ayannaismail158
@ayannaismail158 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhh ooyin dhawidaaa wax sas layab uleh maba uuusan sameeeynine
@hanadhassan807
@hanadhassan807 4 жыл бұрын
ayanna ismail oyinteyda meel majirto wan ogahay lkn wuxu sameye fanaaninti kahoreyse ma eysan sameyn samir iyo Tanasulaad uu isugu daray marka somali maxamad qalbiga dhagax lagawada yahay badigood mid duceeysan ani cml maogiye 😂✌🏾
@ayannaismail158
@ayannaismail158 4 жыл бұрын
@@hanadhassan807 hhhhhhhhhhhhhhh suuuro kuhaayo malaha yaraantadi balaguso garaacine iska oooy oooy bro wakugu bartay bahashe
@tayibabdirahiim6219
@tayibabdirahiim6219 4 жыл бұрын
Cod 100% Dabeecad 100% Dulqaad iyo Xishood 100% Wlhi waa qofkii ugu fiicnaa ee soo fariista❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍
@noorsmah5656
@noorsmah5656 4 жыл бұрын
Wxu aha fnn Codkiza💯💯 Kaftankiza💯💯 Dulqadkiza💯💯 Inta ila aragte like izar
@shankaron4736
@shankaron4736 4 жыл бұрын
Muqtar Shariif Social Fanan weyn Weliba Hobolada Waaberi ka tirsan Qof kii yaqana yaqaan Mr Social Fanaan Buuuxa👌✔
@sakariyaali6910
@sakariyaali6910 4 жыл бұрын
Cayuuni indhooo Ethiopia adis ababa ayaan kubartay 2008kii mukhtaar social Iyo iidle yare & waliba Al fanaan buunis aduun Wye. MAANTANA africa Iyo Europe KU Kala noolnahay DAD WNGSN WAAYE masha allh 😘
@dadirhanas8534
@dadirhanas8534 4 жыл бұрын
Aabahy aan jeclahy in ilaahay indhihiisa dib igu so celiyo iso duceya
@suhaaniiibraahim5359
@suhaaniiibraahim5359 4 жыл бұрын
Alle hausoo celiyo walalo
@mumtaazsuldan383
@mumtaazsuldan383 4 жыл бұрын
Allah ha uso celiyo
@user-ti2gg5xt6y
@user-ti2gg5xt6y 4 жыл бұрын
Allaha usoo celiyo
@ruunjanno9083
@ruunjanno9083 4 жыл бұрын
Allaha uso celiyo indhihisa aabo kasto dhipatysan allaha ka qaado dhipatada
@user-xw1wp1yc9z
@user-xw1wp1yc9z 4 жыл бұрын
Ilaah hausoo celiyo wlll
@amarushakur77
@amarushakur77 4 жыл бұрын
Baruud: "Kajan miyaa heesta" Mukhtaar: "Mar un laisma garab dago, Dad mawada sinaan karo, aduun waa isdaba Maal" Hees baa loogu jawaabay. Wow👌
@naciimoaamir1099
@naciimoaamir1099 4 жыл бұрын
AmaruShakuur haa wlhi
@arafoomar358
@arafoomar358 4 жыл бұрын
Wa hestey ya ku heeso plz ishega
@amarushakur77
@amarushakur77 4 жыл бұрын
@@arafoomar358 Cabdinasir Macalin Heesta Naftu Doqonsana.
@arafoomar358
@arafoomar358 4 жыл бұрын
@@amarushakur77 merci wll
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 жыл бұрын
Kajn mxa la yidha brother ☻
@sadikamed6658
@sadikamed6658 3 жыл бұрын
Walahi reer muqdisho waa dad nasaba,dulqad badan machallah love you from Djibouti 🇩🇯❤🇸🇴
@qarniairagency7769
@qarniairagency7769 4 жыл бұрын
Masha allah dabecadiisa inta ka heshy like ii Saara si aan ugu daydo Nacalaa shaydaan ku yaal
@anuushwacays4883
@anuushwacays4883 4 жыл бұрын
Ala ninkan inta aragtay wanagisa like me😅😅😅😅🖐
@ikraanaragsanikraandugsiiy1257
@ikraanaragsanikraandugsiiy1257 4 жыл бұрын
buurooy odoygii maka dulqaaday xamdi
@suhaylacabdi379
@suhaylacabdi379 4 жыл бұрын
Buuranay ader xbbii mad modaseaa kan maa kaheshy micnah😅😅😅😅
@bahjaabdilaahi3196
@bahjaabdilaahi3196 4 жыл бұрын
Manshaa Allah wlhi waa nin aad iyo aad u degan dabecad fiican dhaqan fiican Allah ishayada iyo tan bila aadankaba hakaa duwo waa reer magaal saxa👍👍👍👍👍👍
@daahircabduqadir9261
@daahircabduqadir9261 4 жыл бұрын
m.A sido kle Adn wll qalb furan
@bahjaabdilaahi3196
@bahjaabdilaahi3196 4 жыл бұрын
@@daahircabduqadir9261 Shugran wll
@laylaaniofficiall2685
@laylaaniofficiall2685 4 жыл бұрын
cawa odaygii baaruud ahaa Nin kawalaaa uyimid 😃😃😃😃heesaba lagu kortuntay intii heestaas kuheysta like iisara
@billowabdi2844
@billowabdi2844 3 жыл бұрын
The behaviour of this man is a true reflection of what Islam teaches as modest behaviour and self control. I like his calmness and personality
@faafiads2414
@faafiads2414 4 жыл бұрын
Nin kaan dagnaantiisa inta ka heshay like ii saar😁😁😄
@Abdikadir1
@Abdikadir1 4 жыл бұрын
Adigo jiifo hadad dawanaysid😅 Comentigan like Saar👍🏾
@aniisaahmed77
@aniisaahmed77 4 жыл бұрын
Alla ninkan cml nimanka dhan yaaka dhiga masha alh Xaga dulqaadka😘😢😢😢😢😢
@umumuslimah5651
@umumuslimah5651 4 жыл бұрын
Maaansha alaaqh
@cabdimadoobe9334
@cabdimadoobe9334 4 жыл бұрын
Hhh anigabo kamid ah
@abdullahigedi9767
@abdullahigedi9767 4 жыл бұрын
Telkisa maku siyaa wala yaqanaa
@ahmedshiine8202
@ahmedshiine8202 4 жыл бұрын
Hhhh ilahow gabadh sida xawo degan u jiljilcan reer moqdishow isiso xilqama 😂
@nasiixachannel5624
@nasiixachannel5624 4 жыл бұрын
Anaba kow ka ah wlhi kkk
@axmedshaakircismaan4851
@axmedshaakircismaan4851 4 жыл бұрын
inta comment aqris soo doonatey please like isaar wll
@khadrahalac1353
@khadrahalac1353 4 жыл бұрын
Wllhi waa qof dhamaystiran mukhtar social like isara ita igula qadacday wanagisa👍👌👌👌
@keyfladan673
@keyfladan673 4 жыл бұрын
Inta rabto inay aragaan camera maanka dhibka bdan like saar 🤣🤣Barnaamijka asiga iyo baarud laantooda qurux manoqdeen📸😍😍👌👌
@juleibibade
@juleibibade 4 жыл бұрын
Inta Ku Qanacsan Mukhtar Social Daganantiisa Like Dhag Kusiya
@wardahassan3156
@wardahassan3156 4 жыл бұрын
Wow ninka cod ku maqan wllhi🙈❤💯inta sideeda oo kle ka heshy like dhac kusii👅
@teamwaayaab4602
@teamwaayaab4602 4 жыл бұрын
Walhi wilkaan wa dagan yahay gabdhi ayuu bareyjo kadhigay masha Allah mukhtaar eebow ii nolow ♥️
@niin128
@niin128 4 жыл бұрын
Mukhtar socialow codsaan wata heesta [naftu doqon sana ]dib noo so cusboonysi wad hysaaye Ya ila qaba🖐👍
@billowabdi2844
@billowabdi2844 3 жыл бұрын
Nasib daro Somalida ninkan camal majeclo waxayna dhahan wa nin codkar lahayn....bulshada waxa fiican inay dhaqankan la barto....Somalida wa in lagahela dad siddan uu degan. Thank you walal Mukhtar....Ilah ku barakeeyo
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 4 жыл бұрын
Baaruud aragiisa hadaa ku qososhid🤣😄😂 Like ta ha iLa dhaafin👍👈
@kaliilproduction2523
@kaliilproduction2523 4 жыл бұрын
So booqo KZbinkeyga si aad qosol ugu dharagtid
@nafisamohamed5817
@nafisamohamed5817 4 жыл бұрын
Barnaaamijkaan farxiya kabayare in lagu cazuumo fiicneed bahda astaan dhan teesto iyo feer lagu xadi lahaa😂😂😂
@xilkascade
@xilkascade 4 жыл бұрын
Kkkkkk 🤣🤣🤣😄😄😄walee waad iga qosliday
@kiinabuukar6857
@kiinabuukar6857 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkk wlhi wa iga qoslisay
@najmocalicabdi5795
@najmocalicabdi5795 4 жыл бұрын
😀😀😀 kkkk wllhi waxbo umadan reban sa waa runtaa
@sawdaabdiahmed8826
@sawdaabdiahmed8826 4 жыл бұрын
Kkkkkkk cashir udhigi lahed magaca prank ilobi lahayen 😂
@updullahyali6218
@updullahyali6218 4 жыл бұрын
Kkkkkk daacda iiga qoslise
@amiirabdallachannel6212
@amiirabdallachannel6212 4 жыл бұрын
Inta baaruud ila sugaysa like dhac kusii✔✔✔✔
@mohamedmohamud6654
@mohamedmohamud6654 4 жыл бұрын
Kamir manka in ladharbaaxo ayoow mudan yaahy
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 4 жыл бұрын
M.a soomalida dad dabeecadas leh ba laga helaa alle haku xafido fanaane♥🙏 Mideeda kale *Astaan* ku adkaynta naga daayoo tan Kabta laso baxaysa noso daaya next bal wacdaraha aan aragnee😂😂
@umumalapzan4220
@umumalapzan4220 4 жыл бұрын
waaaaw masha Allah dulqad badan dagnan badan dabecad bdn xishmad badan masha Allah 100% inta ila aragtay like dhac igu si plz
@khadraqaranchannel1107
@khadraqaranchannel1107 4 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰 ibnu aadamka la sheego waa kan mansha alaaah Mukhtaar social waad dulqaad badan tahay ilaaah ha ku siyaadiyo
@sumayanuur7305
@sumayanuur7305 4 жыл бұрын
Baaruud kors i la bode waa in la gudonsiya abalmatinta kowad ee barnaamijka! Asaga dartis ayan u firsadaa, waxan dalbaneynaa in nala tuso kamiristahan dhibka badan, fadlan
@sucaadmacalincilmi5731
@sucaadmacalincilmi5731 4 жыл бұрын
Malija hadaad rabto inaad aragto camera manka asagoo heesaya fiirso kuqor yuotupka abshir zaad
@aishachannel7098
@aishachannel7098 4 жыл бұрын
Hortaa aya niyada kadhahay Abaalmarintiisa waa bananka kursi weyne😂
@zakariyemohamed6085
@zakariyemohamed6085 4 жыл бұрын
Gawadha kabta siibanayso inta ila sugi la like ta haila dhaafin😍😍🙏
@ugbaadqurux42
@ugbaadqurux42 4 жыл бұрын
Masha Allah waa qof degen fanaan kuma wacno ilaahey haka masaxo khayr ha ugu badalo
@eg4l719
@eg4l719 4 жыл бұрын
Somalis are noble and virtuous people i am happy to be born somali people 🤗😍😘 i love somaal
@hadaaftimonews1550
@hadaaftimonews1550 4 жыл бұрын
Thanks
@muhannetmahdi1444
@muhannetmahdi1444 4 жыл бұрын
*Mar uun laysma garab dego* *Dad ma wada sinnaan karo* *Adduun waa is daba maray* 😂😂😂😂 wryaa Baaruud maanta dhulkaa lala dhacay😂😂😂 Bravo social👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
@nadarcali2379
@nadarcali2379 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 taas aan been aheen
@muhannetmahdi1444
@muhannetmahdi1444 4 жыл бұрын
@@nadarcali2379 😂😂😂 sxbkaa maanta nooc walba waa loogu dhigay 😂
@deeqdarajo8507
@deeqdarajo8507 4 жыл бұрын
Heestan magacade itawo legend
@muhannetmahdi1444
@muhannetmahdi1444 4 жыл бұрын
@@deeqdarajo8507 Naftu Doqonsanaa baa la yidhaahdaa bro👍🏿
@giiigianagiigianalozy2622
@giiigianagiigianalozy2622 4 жыл бұрын
Adnaan Mahdi ad io aad😎
@kaltunabdi2252
@kaltunabdi2252 4 жыл бұрын
Viva rer xamar cuqdad mayaqanan 💓💓
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 жыл бұрын
Kaltun Abdi cuuuqqd ahh Dhiiiguuu biyow mahaa huno kkkkkkkk
@axmadcali6501
@axmadcali6501 4 жыл бұрын
Heebeen ka leey tu qadriga allaha ku gaarsiiyo
@safiaabuukar7674
@safiaabuukar7674 4 жыл бұрын
Aamiin yarabi kuligeenba wll jizaka alahukheyr
@queenmuniramanka9334
@queenmuniramanka9334 4 жыл бұрын
AMEEN WALAL..DAMANTAYNA ALLAH HANAQARISO ...
@DiyaanaAmal
@DiyaanaAmal 4 жыл бұрын
Amiin yarapi dhmanteyna👏
@naimadaganofficial8540
@naimadaganofficial8540 4 жыл бұрын
Aamin yarabi dhamanteenba isha alah 😍😍
@fatushsalathajir817
@fatushsalathajir817 4 жыл бұрын
Aamiin yarabi dhamantenaba Allah hanagarsiyo
@cicfantastic6699
@cicfantastic6699 3 жыл бұрын
Mar labaad ayaan vediogaan dib udaawan waxaana usababa daganaanta iyo dulqaadak al fanaan muqtaar social owgeed masha allah dulqaad iyo dagaan illaahay woo udhameeyay fanaankaan
@jannadoon7675
@jannadoon7675 3 жыл бұрын
3dii Biloodba Mar Baan ku Ceshadaa Vediogan What a Legend.😍 Cod Dulqaad Ixtiraam Degenaan Raganimo
@ahmedshariif1553
@ahmedshariif1553 4 жыл бұрын
16:30 Yaalaga rabay qadarinta Dadka fadhiya Ama dadka ku dul yimid 😂waawareey Fanaanka Waa xigmad socoto
@cabdimaxed1768
@cabdimaxed1768 4 жыл бұрын
Hadaa aniga meeshaas fadhin lahaa camera manka hada isbitaal martiini jiifi lahaa baaruudna Turkiga loola carari lahaa 😎😏🙄😁😁😁😂😂
@abdifatax9127
@abdifatax9127 4 жыл бұрын
Bisinka
@abdifatax9127
@abdifatax9127 4 жыл бұрын
Wx kle thy wllhi
@abdirahmanuk7654
@abdirahmanuk7654 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣😂😂
@shukrimohammed7682
@shukrimohammed7682 4 жыл бұрын
😂🤣🤣🤣
@mohaa123keeper3
@mohaa123keeper3 4 жыл бұрын
Aloore mooryaan baad tahay marka bisinkee🤣
@safaabuubakar9325
@safaabuubakar9325 4 жыл бұрын
MASHA Allah ❤️🤲🇸🇴✍️👌💎 Allah hakuxafido muqtaar waad dulqaad tadantahy ♥️♥️🤣🏆🏆😔
@adancade205
@adancade205 4 жыл бұрын
Ie9ejr
@qamarfarah8194
@qamarfarah8194 4 жыл бұрын
Wlhi nin culus dabeecad allah ukudeeqay iyo dagnaan..allah hasoohadeeyo booska heesta Qur'an allah haku badalo
@faaizwood2762
@faaizwood2762 4 жыл бұрын
Inta iLa Sugoso Kenyow Iyo Dalnurshe like Saar 😁😁
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 4 жыл бұрын
Kuma jiraan dadkaas
@sportsworld923
@sportsworld923 4 жыл бұрын
Inta rabto in camera manka fer lagu xado like dac kusi😂😂😂
@abdikhadiribrahim90
@abdikhadiribrahim90 4 жыл бұрын
Wlh sxb ciil igu dilaya niyada ka fer
@fatmamohammed7696
@fatmamohammed7696 4 жыл бұрын
Kkkkk walee ben maahan
@brothermohamettshorts6397
@brothermohamettshorts6397 4 жыл бұрын
So Funny Wlhi Tnx Bro🤣🤣
@Dhowrsan436
@Dhowrsan436 4 жыл бұрын
m.a dulqad ayuu leyahy wayo qof an xanaqin majiro lakin ad key si baa la is dheer yahy dulqadka laguu shega waa in xanaqada ad u badsho qosl afka ah good 👌👍
@abdulrazakbashir3285
@abdulrazakbashir3285 4 жыл бұрын
Ar caawa baruur wey heleen "noo fadhi daawada noo tahay" Well done broo 17
@umunajaadbeauty
@umunajaadbeauty 4 жыл бұрын
illaahayow habeenka laylatul qadriga Nagu, aadi Aniga & in tii muslimiinta Ah 🤲🤲
@yasminmohamed383
@yasminmohamed383 4 жыл бұрын
Masha Allah mukhtar waa rageedi qosolkiisa ayaanba caadi ahayn xaaskiisa waxay heshay nin akhlaaq & dul badan👏🏽
@mohamedshiine3835
@mohamedshiine3835 4 жыл бұрын
Wlhi wiilkan waa wiilka ugu dulqaadka badan fanaaniinta keep going bro😍❤😍
@elmarwaanfellani7042
@elmarwaanfellani7042 4 жыл бұрын
Rooos Cadde ma hilmaanty? Ninka aanba hadlin o juuqda galay.🤣🤣
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 4 жыл бұрын
Maashaa Allah waana dulqaad badanyahay dadka saan laysaga cayaaraayo dulqaad badanaa yaab
@aaminaali2390
@aaminaali2390 4 жыл бұрын
Hhhhhh baaruudow wax kaa raayo kan leenba ka arky hhh wllhi waan qosly 😭😭😭 sida heesta lugugu soo dhaweeyay😂😂😂
@caishacuud1140
@caishacuud1140 4 жыл бұрын
Cod mansha allah buu leyahy wilka lkn kuma dhiira geliyeen fanan nimo Allow codkisa u xifdi Intas markay maryso baruud igso dhex galay caku iyo kursi jiidkisa
@hage1831
@hage1831 4 жыл бұрын
"Ana hees baan iska camirtay reer magaalnimo". Reer maagalinimada saxda ah waataa. Muqataar ii sheega meel aan kala xiriiro hees baan u dhiibayaaye.
@maizaqulqul9060
@maizaqulqul9060 4 жыл бұрын
cabdiqani hlkan ma iga horeysa
@maizaqulqul9060
@maizaqulqul9060 4 жыл бұрын
gorma abwanka noqtey malin dhanba sadex sheeko iqor ka kari waye
@hage1831
@hage1831 4 жыл бұрын
@@maizaqulqul9060 🤣 Yaa Abwaanimada igu heysta
@fatimaabdirisak74
@fatimaabdirisak74 4 жыл бұрын
Wlhi dabeecad way dhaaftay dabeecadiiisu hambalyo hambalyo wlkay qali mukhtaar hore usoco dulqaad baa lagu meel maraaaye sido kalena codkaaagu waa macan fanaan buuxa ayaad tahay
@anisashire9044
@anisashire9044 4 жыл бұрын
Heesta lagu dile wlhi mar un lesma garab dago Msha Allah waa masuul aad udagan u dulqad badan msha Allah magacada ayaba ah social rux walbo waa fahma
@anisashire9044
@anisashire9044 4 жыл бұрын
@@ahmednaaji6979 wanku saare wll
@ahmednaaji6979
@ahmednaaji6979 4 жыл бұрын
@@anisashire9044 mhadsanid wllshay qali 🙏🙏
@qoysqurxoon7997
@qoysqurxoon7997 4 жыл бұрын
@@anisashire9044 walal iisaar waan kuusari kzbin.info/www/bejne/a6LVhn97aJmmn5o
@qoysqurxoon7997
@qoysqurxoon7997 4 жыл бұрын
@@ahmednaaji6979 walal iisaar waan kuusari jawbkzbin.info/www/bejne/a6LVhn97aJmmn5o
@kingleovlogs1383
@kingleovlogs1383 4 жыл бұрын
Asxaabta isoo booqda aan idin soo booqdee
@Zeyanb
@Zeyanb 4 жыл бұрын
Abti dulqaadka waaan kugu ogaaaa masha alah abti mcn
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 жыл бұрын
Naagta Kabta wadata xiiso wayn bay igu haysaa 😠😂😂😂
@dalxa1436
@dalxa1436 4 жыл бұрын
Ma inay kudishaa rabtaaaa. Hhhh
@ramlamahamed
@ramlamahamed 4 жыл бұрын
Habeenka ciida waye taas 🤣
@zahramohamed9869
@zahramohamed9869 4 жыл бұрын
Wey nagu ciilayaan😂
@fahmomaxamed4058
@fahmomaxamed4058 4 жыл бұрын
ramla mahamed bisinkow markii wx la so dhigo iyada ayab umaleyo 😂😂😂😂
@rahmaahmed4317
@rahmaahmed4317 4 жыл бұрын
@@zahramohamed9869 wlhi way nagu ciileen
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 4 жыл бұрын
MashaaAllaah waa wiildegan Astan abaalgud ayuu idiinka mudanyahay.
@nimcohodan2350
@nimcohodan2350 4 жыл бұрын
Wuu dulqaad badan yahay wlhi ilaxad ilaa uukacayna inuu xanaaqay lama dareemin Masha Allah walal ilhay hakusiyaadsho ❤
@quruxkudhigleshorts8230
@quruxkudhigleshorts8230 4 жыл бұрын
Ma aqan Cida hada aqrineysa Commntigeyga Lkn qof walbo waxaan alle uga baryayaa inuu janadii Hooyada io aabaha geeyo Wall alle dartiis iigu saar subscribe 😰🙏
@kingleovlogs1383
@kingleovlogs1383 4 жыл бұрын
Saabir Officiall vlog waan kuu saarey walal iisaar subscribe
@fadumoabdullahi6603
@fadumoabdullahi6603 4 жыл бұрын
Kkkk sabirow inta ma jogdaa😁
@user-qj8wj9cd2h
@user-qj8wj9cd2h 4 жыл бұрын
u saar subscribe bn damcay mise mar hore bn ba kuu saaray qosol walahi😅😅
@khadiijaabdirashiidaadan5240
@khadiijaabdirashiidaadan5240 4 жыл бұрын
Balaayo qabahaan gadaal ka hadlaayaba ka daran kan kursiga so jiidanaaya
@criazaqmusa1308
@criazaqmusa1308 4 жыл бұрын
walahy waa iga qoslisay khadija thnks yaa khay kkkkkkk
@boqoradainaabukar5828
@boqoradainaabukar5828 4 жыл бұрын
Khadiija Abdirashiid Aadan wa ku hesta
@cabditooko5754
@cabditooko5754 4 жыл бұрын
Mxaa kunaceee
@thekolestking5622
@thekolestking5622 4 жыл бұрын
Ha wlhi waxyabaha uku hadlayo kaftan ma ahan
@abdirahmaanburhaan5302
@abdirahmaanburhaan5302 4 жыл бұрын
Adiga sooma ogid inee sheekda la laisla ogyhay Inta fanaanka ka aheen Mise social mediaha ku cusub tahay 😂😂😂😂
@kifayaabdi661
@kifayaabdi661 4 жыл бұрын
Next waaye kableey inta igu raacsan like
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 4 жыл бұрын
wey inoo macaneeyeen gabadha haba haystaan hada
@kifayaabdi661
@kifayaabdi661 4 жыл бұрын
@@rahmaahmed1836 haaa lkn waxaa faayaa arbacada inee iyada tahay
@imabdullah3538
@imabdullah3538 4 жыл бұрын
Qoftaas wa sugooyaa
@hamse33muhumed79
@hamse33muhumed79 4 жыл бұрын
Inta mar walba xiisaysa BARNAAMIJKA QARAAXO LIKE Dhac kusii 🙏❤️
@Idileey9
@Idileey9 4 жыл бұрын
M.a waa qof wng bdn o ixtiraam dulqaad wlhi mashaAllah 🔥❤
@faamiinmuqtaar6459
@faamiinmuqtaar6459 4 жыл бұрын
Camermanka maskiin asaaba lagu shitay iskaa dhaaf ha ii baashaalee aaaaaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@fatushmohamed4200
@fatushmohamed4200 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@faadumoaxmed1348
@faadumoaxmed1348 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@samira1439
@samira1439 4 жыл бұрын
Waa lgu dhooqeystay si reer magaalnimo😂😂
@samaaraacadey9741
@samaaraacadey9741 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@sacdiyoxassan4574
@sacdiyoxassan4574 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@zeynaaahmed6077
@zeynaaahmed6077 4 жыл бұрын
Farxaani wye wlhi Masha Allah 👌🥀🥀🥀
@naciima6215
@naciima6215 4 жыл бұрын
Qalbiga dadka lamadhawaco hada inaga dholacadayntiisa ookaliya ayaan aragnaa lkn gudihiisa culays wlhi kajira
@zeynomer8236
@zeynomer8236 4 жыл бұрын
julia abdi sax wallahi 🥺
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 4 жыл бұрын
Waraa ninkaan waaba ka hellay bismilaaah dulqaad badanaa😋 waraa ma igursanee 😂😂🙈
@monetaalwaax4723
@monetaalwaax4723 4 жыл бұрын
Mash allah wilkan wajigisaba bash bash mukhtar social adiga iyo magacaga waa isleediheen 🥰🥰🥰🥰
@osmanofficial1253
@osmanofficial1253 4 жыл бұрын
Mukhtaar Waa nin reer magaal ah run ahaantii waana nin adag
@allownoodambidhaaf5501
@allownoodambidhaaf5501 4 жыл бұрын
Waaaaw wlhi Caadi baa loogu Akshimeeyy 16:07 Dad mawada sinaankaro war ninkani waaa fanaan io badh ❣❣❣
@zamzamsharafindhadeero7319
@zamzamsharafindhadeero7319 4 жыл бұрын
Maasha allah ninkaan wakahelay dulqaadkiisa🥰
@xeyd2817
@xeyd2817 4 жыл бұрын
masha alaah caadi mahaan muqtaar wuu dulqaad badanyahay dawadaa tahay ayaa lagu dhahay gursi jiite
@sawdaweheliye8851
@sawdaweheliye8851 4 жыл бұрын
My favourite episode so far 🤣🤣😂😂 he made my night wallahi👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
@boqolgeelechannel2961
@boqolgeelechannel2961 4 жыл бұрын
mashallah wlhi fanankan daacad ah waaye muqtar social waana iska qoslaa hadana waa booteenaa wan ku wataa sxb fanan dulqad badan waaye 👏 LIKE igu hiliya
@maxdar11
@maxdar11 4 жыл бұрын
Mr time kayga ayaan ku imaaday inta taagerta ismuujiya bal😀😀
@axmedkalluun2912
@axmedkalluun2912 4 жыл бұрын
Masha Allah muqtaar waa nin dabeecad fiican 👊👍
@bisharoqaali960
@bisharoqaali960 4 жыл бұрын
Habeenka laylatul qadriga allah haku gaarsiiyo wll mcn👍🙏🤲👎👇
@qadanbisle5261
@qadanbisle5261 4 жыл бұрын
Wlhy dadka xamar kunool waa xadaariyiin rer magalnimadu biyo dhugty manshalaha xamareey ilahay nabad buuxda hakusiiyo ala maxaa dad bisil kunool
@queennn4901
@queennn4901 4 жыл бұрын
Adi hada mainaad wax ammaaneysid bey kula tahay
@zuhuuradem3392
@zuhuuradem3392 4 жыл бұрын
ManshallaH tabarakallaah dulqaad iyo dadnimo alle wuu ku siiyay Manshallah Codkaaba i deeqay ani Heesaha bilaa musiga wan ka helaa
@fartuunrooble9549
@fartuunrooble9549 4 жыл бұрын
Int ila raacsn inu karaye ninka dhaamntod like isaar wllhi sificn u ugle wxwlpo kftn ahn ula wde🤣🤣🤣🤣
@waayahadunidalyrics5283
@waayahadunidalyrics5283 4 жыл бұрын
Max,ed siyaad barre baa la yiri Yaa kuu taliyay Markaasuu yiri ninka timaha ii jara😃😃😃 Camera maanka siduu ugu talinaayaa layaabay 😃😃
@ayaankoosmedia450
@ayaankoosmedia450 4 жыл бұрын
Aad iyo aad kkkkk
@user-zz1nl9nj4p
@user-zz1nl9nj4p Жыл бұрын
al fanaan wiilkeey xasuus dheer aan gelaa ((wllky kiiler,allayarxamu raaximiin,warka waa iga goay ,xasuus iga raali noqda thanks
@husnihajji5344
@husnihajji5344 4 жыл бұрын
Ninkaan wuu idinka badiyay, libax 😍
@aragsanmohaa6327
@aragsanmohaa6327 4 жыл бұрын
Waale Meeshan fananiin cusub ban kubartay😊... Lkni camera Manka Abshir lagu haayo maa Naala tuso Wajigiisa mise Camerada umaroono Waji waxkale miya😂😂🙈
@nimcocabdi3432
@nimcocabdi3432 4 жыл бұрын
Waji wax kale iga dheh hhhhh
@queenruun9709
@queenruun9709 4 жыл бұрын
Instagram aad wajigiisa ku arkeee 😁😁😁😁😁
@fardowhassan5738
@fardowhassan5738 4 жыл бұрын
You tube kisa abshir zaad
@shankaron4736
@shankaron4736 4 жыл бұрын
Muqtar Shariif Social waa Fanaan ka midah Fanaaniinta Hobolada Waberi wiliba kuwooda ugu cad cad cidii taqanaa taqaan
@aragsanmohaa6327
@aragsanmohaa6327 4 жыл бұрын
@@fardowhassan5738 waaso arkay ileyn Waa Fanan Asaga iyo muna weey iga Qarsonayeen🤔🤔
@arjantiinmedia8689
@arjantiinmedia8689 4 жыл бұрын
Gawadhi allaahumajjcal Kheyr Halheyskedy aha illa hdda wax so dhaweeyo lamahayo inti illa Garatay like blz
@abdikhadar9313
@abdikhadar9313 4 жыл бұрын
Muqtar wlhi rerr magal sax ah waye ad buu iga qosliyay intan barnamijkan qaraxo dawanayay qofka iga qoslliyay muqtar hore usoco
@abdirahimabdilahi1607
@abdirahimabdilahi1607 4 жыл бұрын
😢ninkan wlHi waa aabo wanaagsan dabeecd daganaan leH dunida dad la mida wey ku yaryihiim😢😢😢😢😢
@zuzuahmet8055
@zuzuahmet8055 4 жыл бұрын
Maanshaallah tabaarakallh dabeecad wanaagsanaa❤️wllhi bilaahi dabeecadiisa dahabigaa allah baaa bixiyo ilaahoow usiyaadi🤲
@sabirinsapnasapirinsapna7669
@sabirinsapnasapirinsapna7669 4 жыл бұрын
Omg😘😘ala wilkaa dulqad bdnaa mashallah o rer magaalsanaa bisinka wlhi wkaa helaay❤❤❤❤
@ibrahimsaidmohamed8195
@ibrahimsaidmohamed8195 4 жыл бұрын
Qodolka madax washkax inuu leeyhy inta ila aragtah like kkk
@sucdifaaqid6043
@sucdifaaqid6043 4 жыл бұрын
ma ila aragta horta hhhh
@hamdaadam819
@hamdaadam819 4 жыл бұрын
Mansha Allah waa fanan dabeecd wangsan oo dulqad badan waxuu uqalmaa abaal mariiin
@sabriinasabna5406
@sabriinasabna5406 4 жыл бұрын
Masha allah wlhi waa qof bini aadana waaye farxadiisa kahelay wlhi masha allah fanaan hadaa tahy saasa laga rabaa wuxu dabeecad fiicanaa waaaw😢❤😍
@nastehodahir2775
@nastehodahir2775 4 жыл бұрын
Muqtar masha allah talow maa single baaa iso sheega an ku qabsade 🙏😪😘❤muqtar igeeyaa wangsana wilka💋🥀🥀
ARRINKA BAYDHABO WUU ADQGYAHAY AMAR ALLE LAAKIIN 12 September 2024
30:10
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 27 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 16 МЛН
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Russo
Рет қаралды 22 МЛН
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 83 МЛН
Koox loo diyaarinayey inay Falal argagixisanimo ka geeystaan Goballada Woqooyi ee Somalia.
26:31
ASTAAN TV OO MARKALE KAWAALAY FANAAN KING CK REACTION
27:05
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 228 М.
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
Goray Podcast
Рет қаралды 112 М.
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 200 М.
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 27 МЛН