No video

Barnaamijka Qaraaxo waxaa marti ku ah Xaawo Dagan | Astaan HD 2020

  Рет қаралды 671,554

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Maxaa kala qabsan doonaa caawa fannaanadda Xaawo Degan iyo kooxda qaraaxo?
Nala sug siday noqon doonto falcelinta fannaanaddu

Пікірлер: 3 400
@haaruunmohamud515
@haaruunmohamud515 4 жыл бұрын
" Alla Aboowe waa 10-Saac ilmaa igu Xariiraa Free Maad ii Maleysaa" Emotional words 😥. inta igu Raacsan in Hablaheena Soomaaliyeed yihiin Kuwa Ugu Dulqaadka Badan Hablaha Dunida like Dhac-Dhac ku siiya
@LAYLAOFFICIAL
@LAYLAOFFICIAL 4 жыл бұрын
Brother subscribe isaar plz
@Hassansheikh-se7oc
@Hassansheikh-se7oc 4 жыл бұрын
Kayga waa iga heshay😁
@zainabsalah7299
@zainabsalah7299 4 жыл бұрын
Haaaa walahi
@aishamuqtaarahmed2626
@aishamuqtaarahmed2626 4 жыл бұрын
Hadal qiiro leh😓
@galaydhyare4940
@galaydhyare4940 4 жыл бұрын
Brother Haaruun M. Nin rag ah ayaad thy oo dareensan qiimaha dumarkeena 🙏🙏🙏🙏🙏
@nimcanyusuf8096
@nimcanyusuf8096 4 жыл бұрын
Inta Aabohood ama hooyadood dhimatay janada allah hakulla kulmiyo😢😢😢😢
@mustapheugaas3849
@mustapheugaas3849 4 жыл бұрын
Idil Abdi Aaaaaamiin sistr
@naimaalli1230
@naimaalli1230 4 жыл бұрын
Aaamiin
@marwaabdi6566
@marwaabdi6566 4 жыл бұрын
@@farxiyomakiofficiall9681 ilaahy ha uu nxriisto
@saciidchannel4779
@saciidchannel4779 4 жыл бұрын
Abaayo subscribe isaar 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@qadroahmedcabdiqadrodheyma6030
@qadroahmedcabdiqadrodheyma6030 4 жыл бұрын
aamiin aamiin yaa rabi
@abubakertezmoofficiall7631
@abubakertezmoofficiall7631 4 жыл бұрын
hablaha muqdisho wada samir badanaa machaa allah wlalahy aadban idinsalamaya from borama
@nacfichannel9310
@nacfichannel9310 4 жыл бұрын
Abubaker tezmo officiall wll subscrube ii saar
@annedzie2853
@annedzie2853 4 жыл бұрын
Ilaa hda kuwo maskiin by soo qbnyan Dad anookle wey jogn mcla ngta korso lfda kdina 😂😂😂😂😂
@abubakertezmoofficiall7631
@abubakertezmoofficiall7631 4 жыл бұрын
Nacfi Channel haye wllo
@abubakertezmoofficiall7631
@abubakertezmoofficiall7631 4 жыл бұрын
Hani Mohamuud hhhhh Adi hada lagu yeedhi maayo
@hazankaafi4473
@hazankaafi4473 4 жыл бұрын
Kuwan masakiin wye
@adenabdikarin4131
@adenabdikarin4131 4 жыл бұрын
xaawo dagan waxaad tahay inan wanaaagsan oo Dabeecad, Dulqaad iyo Dun wanaag isku darsatay. waxaan ku oran lahaa adoo raaliya fanka waad ka qaalisantahy ee isaga bax, Mahadsanid ⚘🍀🌹
@Amirajamac
@Amirajamac 4 жыл бұрын
Sax wlhi
@nacnaciinkacadey6268
@nacnaciinkacadey6268 4 жыл бұрын
Wlhi wa runtada alle hka so hanuuniyo 😢
@user-us5vz4cr8d
@user-us5vz4cr8d 4 жыл бұрын
Sax kugu raacsanahy m, a
@mursalmohamed9487
@mursalmohamed9487 4 жыл бұрын
Gabadh reer mudisho Hakaa ahaato Nina reer waqooyi Haka ahaado
@nacfichannel9310
@nacfichannel9310 4 жыл бұрын
aadam abdikarim wll subscrube ii saar
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 4 жыл бұрын
Xaawo degan quruxley iney tahay maigu raacsantahy
@juweriamohamood9353
@juweriamohamood9353 4 жыл бұрын
yesss
@faidochannel7486
@faidochannel7486 4 жыл бұрын
ha
@amirabukar2913
@amirabukar2913 4 жыл бұрын
dhiiday media masha allah Haa aad iyo aad wll wey qurux badan tahay
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 4 жыл бұрын
Wlh aragtida ugu horeysan jeclaa deganaanteda iyo koox la xeeseyso
@umusaidsalmansaid5828
@umusaidsalmansaid5828 4 жыл бұрын
masha allh u dheh
@sihaamabdirashiid5336
@sihaamabdirashiid5336 4 жыл бұрын
Hadii aad jeceshay nabiga scw like iisaara walaalayaal ramadaanna waalagu jiraa
@muwahiibmaxamed1285
@muwahiibmaxamed1285 4 жыл бұрын
Inta nabiga jecel iyo inu illhy inaga dul qado Corona virus amien ino raciya wa ramadane like dhac igu zi 😭👏
@LAYLAOFFICIAL
@LAYLAOFFICIAL 4 жыл бұрын
Amiira qaali subscribe isaar plz
@hindamohamed409
@hindamohamed409 4 жыл бұрын
Amiira Nuurshe amiin
@seynabhassan7050
@seynabhassan7050 4 жыл бұрын
Aamiin
@milomohamed2338
@milomohamed2338 4 жыл бұрын
Roblox trans formors
@queensafa9adan851
@queensafa9adan851 4 жыл бұрын
Amiin yaa rabi
@moabdihafid3677
@moabdihafid3677 4 жыл бұрын
Wlh Reer Xamar Apti Hablo Xishood Iyo Akhlaaq leh Baa Leedhiin Allaha idiin barakeeyo
@yartashidan2602
@yartashidan2602 4 жыл бұрын
Aamiin bowe thankz
@bella-xb1ug
@bella-xb1ug 4 жыл бұрын
Shukran walaalo
@shukriabdi5446
@shukriabdi5446 4 жыл бұрын
Amin
@maryanabdulle3989
@maryanabdulle3989 4 жыл бұрын
Shukran walaaalo
@nacfichannel9310
@nacfichannel9310 4 жыл бұрын
Moe Khatal wll subscrube ii saar
@haniyaxye4537
@haniyaxye4537 4 жыл бұрын
inta hooyadod dhimatay allah unaxaristo 😭😭 xawo Dareen hooyo aye igalisay 👩‍👧😭
@mohamoudfaysal5421
@mohamoudfaysal5421 4 жыл бұрын
Amen hunno qlih ilso xidhidh
@haniyaxye4537
@haniyaxye4537 4 жыл бұрын
@@mohamoudfaysal5421 ok wllo
@mohamoudfaysal5421
@mohamoudfaysal5421 4 жыл бұрын
@@haniyaxye4537 OK wll
@khadijahassan7058
@khadijahassan7058 4 жыл бұрын
Aamiin😭😭
@naciimanalkah9522
@naciimanalkah9522 4 жыл бұрын
Illahey ha unxarizto HoYo mcn AbaYo😥🤲🏽
@abdirisaqbuux5750
@abdirisaqbuux5750 4 жыл бұрын
Gabadhana inda kanaxdy miskiinimadeeda like💆
@fartuunxuseen3392
@fartuunxuseen3392 4 жыл бұрын
Haaaa wlh maskiin waye ilme kaso tagtay ayaa fikir kuhaayo waa hooyo ilahey haku xafido xppti
@LAYLAOFFICIAL
@LAYLAOFFICIAL 4 жыл бұрын
Abdiraaq aboowe subscribe isaar plz
@LAYLAOFFICIAL
@LAYLAOFFICIAL 4 жыл бұрын
@@fartuunxuseen3392 subscribe isaar qaali
@mohamedhassanjeilani2259
@mohamedhassanjeilani2259 4 жыл бұрын
@@LAYLAOFFICIAL anaa kuu saaray qaali thanks ma i dhehaysid miyaa layla 🎀🎀
@LAYLAOFFICIAL
@LAYLAOFFICIAL 4 жыл бұрын
@@mohamedhassanjeilani2259 mahadsanid waa hurdayay sorry wall qaali
@Abdikadir1
@Abdikadir1 4 жыл бұрын
Baaruud hada taageerto like saar Commentigan😅👍🏾
@abuubakarsheikh5309
@abuubakarsheikh5309 4 жыл бұрын
🙂🙂🙂
@LAYLAOFFICIAL
@LAYLAOFFICIAL 4 жыл бұрын
ABDIQAADIR abdi subscribe isaar plz wall
@LAYLAOFFICIAL
@LAYLAOFFICIAL 4 жыл бұрын
@@abuubakarsheikh5309 subscribe isaar plz wall
@cabdiraxmaanismaaciil7908
@cabdiraxmaanismaaciil7908 4 жыл бұрын
Hablaha xamr k hesa walhi waa dad degen dhanka dabeecad badankoodu Wn idin slamay boqortoyadi muqdisho From hrgysa💚💬❤
@burhaanfelru1266
@burhaanfelru1266 4 жыл бұрын
thanks wllka
@shukriabdi5446
@shukriabdi5446 4 жыл бұрын
Wn ka qadnay wll
@manaldhalgobeed4255
@manaldhalgobeed4255 4 жыл бұрын
istusnimo 🙄
@razmijcyl4324
@razmijcyl4324 4 жыл бұрын
@@manaldhalgobeed4255 miyaad kaxuntahy wll inuu salaamo
@manaldhalgobeed4255
@manaldhalgobeed4255 4 жыл бұрын
@@razmijcyl4324 ka xuntay kuye 😁😁😁istusnimo hadii lasheego ma waxbaa laga xumada edo
@somalifilms4k62
@somalifilms4k62 4 жыл бұрын
Xaawo inay cod macaan tahay intii ila aragtay like dhac igu sii ❤🌙🤞💯👌
@nacfichannel9310
@nacfichannel9310 4 жыл бұрын
Somali Films 4k Wll subscrube ii saar
@zeydronaldo5419
@zeydronaldo5419 4 жыл бұрын
@@nacfichannel9310 k
@ubahladanibrahim768
@ubahladanibrahim768 4 жыл бұрын
Haawa degan fanaanada muqdhisho ugu qurxoon Masha Allah
@kimow999
@kimow999 3 жыл бұрын
Gabadha quruxbadana Masha'Allah... Xaawa Degan barasha wanaagsan Walaaley adigaaba ah kuwii loo heesi jirey oo Wallahiya.. Caruurta Allah ku xifdiyo..🙏🏼
@jibiso4491
@jibiso4491 4 жыл бұрын
Inta dulqaadka ku yar ee is cun cunaayo like dhac dhac ku siiya 😆😆😆aniga gacanta leeba ka ciyaari lahaa 😆😆😆😆
@najmoasad8171
@najmoasad8171 4 жыл бұрын
Mar walpo dulqad ficn xabbti hadlikale dhip imanaya
@hibocabdullaahiofficial8935
@hibocabdullaahiofficial8935 4 жыл бұрын
Dulqadka walama huran lakin meshan cml dulqadkeyga wuku dhamada
@miskiahmad4666
@miskiahmad4666 4 жыл бұрын
Apyo kulamida ahay dood majecli lawa hdl kdib kcanaa ku xigto
@jibiso4491
@jibiso4491 4 жыл бұрын
miski ahmad ani cay dhan Ma aqano wlhi ano qofka ku bilaway lee arkaa muranka aduunka u necbahay
@hamseabdimuuse9926
@hamseabdimuuse9926 4 жыл бұрын
@@jibiso4491 waa la yaabay
@ayaan-177
@ayaan-177 4 жыл бұрын
hooyo waa hooyo ilmaheeda ayeey ka fikiree 😥😭
@zamiirasulaimanraxaab9944
@zamiirasulaimanraxaab9944 4 жыл бұрын
Gabadhan kuma fiicna fanaanimo wa gabadh akhlaaq iyo xishood badan. mnsha allaah.
@shiinebeatsofficial1597
@shiinebeatsofficial1597 2 жыл бұрын
Oo Wll Fanka Ma Dadka Xun Baa Kujira Kaliya
@amharmiharbi4394
@amharmiharbi4394 2 жыл бұрын
@@shiinebeatsofficial1597 waa meel macsiyo huno 😩
@hibodahir7161
@hibodahir7161 2 жыл бұрын
@@amharmiharbi4394 naya mada arkey
@saidlucky4087
@saidlucky4087 4 жыл бұрын
Kamira manka qofkii rabo in mar fer lagu xado Like hasaro
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@updisamedupdisamed4206
@updisamedupdisamed4206 4 жыл бұрын
🤣
@makeupbynihaa5945
@makeupbynihaa5945 4 жыл бұрын
Wllo anaa mardhow ku xadi rabo feer😂😂😂
@drsbushraibrahimali2293
@drsbushraibrahimali2293 4 жыл бұрын
Xadis mahe toos ayan sanka uga jabin laha😂😂😂
@makeupbynihaa5945
@makeupbynihaa5945 4 жыл бұрын
Burshara abyo waiga boto badan tahe bye😂😂😂😂😂
@ahmedmohamoud4547
@ahmedmohamoud4547 4 жыл бұрын
Inta muna ‘wahh ’ siday utidhaah jecel like isaara.
@tufaahsiciid6671
@tufaahsiciid6671 4 жыл бұрын
Gabdha waa dhmystiranthy mnsha allh xaawo degan Qurx dulqaad samir iyo ixtiraambah🧡🧡🧡😘💔 ilhy haku xiffiyo mcnto
@kingmuzze2125
@kingmuzze2125 4 жыл бұрын
Wlhi waa hooyo wngzn ubadkeeda ayay ka fikirysaa mncha allha illhyow hooyo kasta janada geli
@shukriabdi5446
@shukriabdi5446 4 жыл бұрын
Amin
@nacfichannel9310
@nacfichannel9310 4 жыл бұрын
King Muzze Wll subscrube ii saar
@muzhisofe7616
@muzhisofe7616 4 жыл бұрын
Xaawo degan cajiib weeye mancha allah marwo qiimo leh 👏 ramadaan kariim ☝️
@aziaarawelo7964
@aziaarawelo7964 4 жыл бұрын
Magaca xaawa igu waynyhy qof degan waaye magacii hooyaday Hooyo mcn xaawa alle janada ha kugu casuumo 😭
@mapruka
@mapruka 3 жыл бұрын
Amiin ya rabbi ilahay haw naxariisto wllo 😔
@aziaarawelo7964
@aziaarawelo7964 3 жыл бұрын
@@mapruka thnkz hbbtih 🤦‍♀️
@kingxarithfitness5778
@kingxarithfitness5778 4 жыл бұрын
War hadaa baahi uqabtid nagtii kabta tuureyse like igu weheliya😁😁😂
@fowziyoabdullahi2894
@fowziyoabdullahi2894 4 жыл бұрын
Marsha and a few
@nacfichannel9310
@nacfichannel9310 4 жыл бұрын
barbaarid studio wll subscrube ii sar
@kingxarithfitness5778
@kingxarithfitness5778 4 жыл бұрын
@@nacfichannel9310 isaar adigana😁
@tiyaamoofficial
@tiyaamoofficial 4 жыл бұрын
Kursi wate inta tageerta like dhac ku sii😂😂😂😂
@mohamedali-yd6nt
@mohamedali-yd6nt 4 жыл бұрын
Gbdhan xawo dagan cidii tagerta like isar
@nacfichannel9310
@nacfichannel9310 4 жыл бұрын
mohamed ali wll subscrube ii saar
@al-madaniomar3142
@al-madaniomar3142 4 жыл бұрын
Daganaan iyo qoftaan kala fogaan 😂😂😂😂😂😂🤓🤓🤓🤓😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤓🤓🤓🤓🤓🤓🤓🤓🤓🤓🤓🤓🤓🤓🤓🤓
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 4 жыл бұрын
Hadaa jiif ku daawaneyso Like ta ha iLa dhaafin👍👈
@an4s.0a
@an4s.0a 4 жыл бұрын
_______😂😂😂_______
@ismacilabuukar4317
@ismacilabuukar4317 4 жыл бұрын
maye gar gurat ayan gufirsoyaa
@mohamedhajiali2849
@mohamedhajiali2849 4 жыл бұрын
Hhhhh i like this am watching while asleep
@abdiwaliabdullahguduud6231
@abdiwaliabdullahguduud6231 4 жыл бұрын
Anoo xajiyadeyda barkan ayaa daawana ee inta coupleka ah reply kaa sugayaa
@husseinali8485
@husseinali8485 4 жыл бұрын
xawo iska celi
@husseinhaji9746
@husseinhaji9746 4 жыл бұрын
Magac Dhayal uma Baxo Wow Xawo Degan walhi waa Qofkii ugu deganaa ee aan barnaamijkan aan ku arko
@Srashid143
@Srashid143 4 жыл бұрын
Xaawo dagan, abaayo adiga marwo nimo ayaad ku qurxoon tahay 🥰, waxaanba ku heestay sida aad baby uga fikireyso masha Allah. Waadna qurux badan tahay,
@AbdoAhmed-ee3mo
@AbdoAhmed-ee3mo 4 жыл бұрын
Gabdhaha la wareestey xaawo xaawo dagan ugu quruxbdn inta igu raacsan like dhac dhac cml
@ikraamnuur4079
@ikraamnuur4079 4 жыл бұрын
Haa mnsha allah wa quruxley alle ha xafido
@habonsaed4047
@habonsaed4047 4 жыл бұрын
Haah macha allah waa quruxlay
@faraxleeybooboob2615
@faraxleeybooboob2615 4 жыл бұрын
Waligay like ma helin igu sharfa qaraabo
@khaldancarlos9859
@khaldancarlos9859 4 жыл бұрын
jannah maa Kuheli???
@abukaryareabuukaryare9330
@abukaryareabuukaryare9330 4 жыл бұрын
Kusaarnay wll
@mohamedmukhtar2755
@mohamedmukhtar2755 4 жыл бұрын
kudhimo hoo😂😂
@isbaheysishow5363
@isbaheysishow5363 4 жыл бұрын
Walal subcribe Isar wan kusari ee Isar
@daruurofficialtv
@daruurofficialtv 4 жыл бұрын
@@abukaryareabuukaryare9330 Wll qaali SUBSCRIBE ii saar inshallah igu caawi
@buzzerpoi825
@buzzerpoi825 4 жыл бұрын
Xawa dagan Dulqaaad mnsha Allh Yaaa ila arkay gbdhaheena Somaliyed In ey dulqaad badanyihiiin 99% Like dhac_______dhac
@kukushanow1040
@kukushanow1040 4 жыл бұрын
Xawa dagan xanaqeda ma ahan dawecad xumo ee waa hooyo canugeeda kaso tagte 😭😭😭😭😭
@deeqomaxamedali1997
@deeqomaxamedali1997 4 жыл бұрын
Inta ila aragtay iney xishod bdntay like isaara🥰😂😂
@mohamedhassanjeilani2259
@mohamedhassanjeilani2259 4 жыл бұрын
Sidaada oo kale masha alaah lkn gabdheheena oo dhan ayaa wada xishooda allah inoo daayo boqorad yaasheena aan ku faano 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖✌
@deeqomaxamedali1997
@deeqomaxamedali1997 4 жыл бұрын
@@mohamedhassanjeilani2259 mhdsanid bro❤🙏
@mohamedhassanjeilani2259
@mohamedhassanjeilani2259 4 жыл бұрын
@@deeqomaxamedali1997 waad u qalantaa inaan wanaaga sheego anyway take care of your self and stay save abaayo madaxaa ii saarantahay 💖💖💖💖💖farxad ku noolow waligaa
@abbimahad3781
@abbimahad3781 4 жыл бұрын
T
@lifewithsadiyah
@lifewithsadiyah 4 жыл бұрын
@@abbimahad3781 kalayaa like ga ma biiilku ayuu iniii bixiyaa, qof walbe like i saara muxuuugu haaaya??
@aliabdullahi751
@aliabdullahi751 4 жыл бұрын
Gabdhaan inta ka naxday miskiiin nimadeyda like👨🏼‍🎓
@abdirizaqaliaadan4354
@abdirizaqaliaadan4354 4 жыл бұрын
Xaawo Sagan
@sulthanahmett1193
@sulthanahmett1193 4 жыл бұрын
Cusbo ku shubto inta kasoo maqashay ck like ✊
@mohamedjama41
@mohamedjama41 4 жыл бұрын
Soomaalidu inay xaraabe jeceshahay waxaad ku garanaysaa inta sugaysa gabadha kabta labaxaysa hhhh 🤣🤣🤣 inta igu raacsan like ta.
@xuseencalixuseencali6300
@xuseencalixuseencali6300 4 жыл бұрын
😀😀😀😀🤣
@quraxsanasidiihooyyaded7085
@quraxsanasidiihooyyaded7085 4 жыл бұрын
Kkkkkkk ha
@mohamedhassanjeilani2259
@mohamedhassanjeilani2259 4 жыл бұрын
Sidaan u raadinaayay waan daalay in uu youtubka ku jiro moodaayey
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 4 жыл бұрын
Dulqaad Badanaa Gabadhani Mansha allah Alle Fanka Hakaa Madoobeeyo Walahi Kumasoo Baxaysid Walal waad Ka Weyn tahay Fanka
@quruxbadan1437
@quruxbadan1437 4 жыл бұрын
Abaay kableey inta sugeeyso like👢👢👢👢👢😂😂👍👍👍
@habiibochannel7512
@habiibochannel7512 4 жыл бұрын
Aniga☝☝☝☝sugayo
@wardaqueen5997
@wardaqueen5997 4 жыл бұрын
Kal iyo laab hhhhhh
@hibocabdullaahiofficial8935
@hibocabdullaahiofficial8935 4 жыл бұрын
Aniga kow ah
@quruxbadan1437
@quruxbadan1437 4 жыл бұрын
@@habiibochannel7512 😂😂😂😂
@quruxbadan1437
@quruxbadan1437 4 жыл бұрын
@@wardaqueen5997 😂😂😂😂
@walashiininantooda647
@walashiininantooda647 4 жыл бұрын
Quruxleeey weeyi gabadhani Masha Allah
@nacfichannel9310
@nacfichannel9310 4 жыл бұрын
walashiin inantooda Wll subscrube ii saar
@abdulmohammed7039
@abdulmohammed7039 Жыл бұрын
I still watching on first night of holy Ramadan ....23th march 2023. Al-hamdullilah
@kingnasrudeen3245
@kingnasrudeen3245 Жыл бұрын
Alx and this is the last day of the holy month of ramadan😢😢
@sadaqceelaabe9263
@sadaqceelaabe9263 4 жыл бұрын
Waliyeey like mahelin manta isaar like walaal
@fuslahhs3630
@fuslahhs3630 4 жыл бұрын
Nagta kabta inta ila sugayso manta 1k oo like igarsiya somaliyeey
@muhanadupdul3554
@muhanadupdul3554 4 жыл бұрын
Hhhhhhh sugi laahay
@istahilmoha1861
@istahilmoha1861 4 жыл бұрын
Wlhi wa sugaya mcn
@fiizaanalidhoon1155
@fiizaanalidhoon1155 4 жыл бұрын
tas san u sugey nsy wanba dalnay hh
@abdulhakimsaid5131
@abdulhakimsaid5131 4 жыл бұрын
Xawo Dagan Waa gabar Dagan hala taageero asxaabeey🙌🙌👌👌👌
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 4 жыл бұрын
She is a queen masha allah quruxley wayye 😍😍😍hawa dagan
@nasteehohenna9082
@nasteehohenna9082 4 жыл бұрын
Inta aabahoood dhintay Allah ha u naxriisto 😢🤲
@safiyayasin3305
@safiyayasin3305 4 жыл бұрын
Aamin yaa rabi
@princesssimanliibaan4372
@princesssimanliibaan4372 4 жыл бұрын
Amiin yaa rabi
@ahmeddahir8184
@ahmeddahir8184 4 жыл бұрын
Aamiin yaa Allah
@sabnasuraley7736
@sabnasuraley7736 4 жыл бұрын
Aaamiin yaarabe😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@sacdiyoxassan4574
@sacdiyoxassan4574 4 жыл бұрын
Amiiin yaaa rabiii
@HassanMohamed-rl3mz
@HassanMohamed-rl3mz 4 жыл бұрын
Masha Allah intan hawen lagu soo Marti qaaday barnamijka waxan odhan kara waa gabadhi ugu codka macanayd waa gabadha dagan dulqad leh quruxbadan xataa leh jiniyad masha Allah keep going sister
@iqrahussein9263
@iqrahussein9263 4 жыл бұрын
Barnamijkaan baba karahsady markaan arky gabadha codkeeda inee noo heesto ama wareesiga run run loo wadaa jecleyty wlh 😍gabadhaan waanba ka hely qabkeeda m.a💕
@ninmacaan5997
@ninmacaan5997 4 жыл бұрын
BAARUUD INTA SUGAYSA GACANTA HA TAAGTO 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😀
@fandhuuxmedia2189
@fandhuuxmedia2189 4 жыл бұрын
Naagtaan dulqaadkeeda naag leh ilaahey ha ii sahlo😭
@khadarabdullahi9325
@khadarabdullahi9325 4 жыл бұрын
Maasha Allah gabadha magaceeda iyo ayadaba way isleeyihiin liketa hailadhaafin soomaliwayn
@nacfichannel9310
@nacfichannel9310 4 жыл бұрын
Khadar Abdullahi Wll subscrube ii saar
@yaassercabdisalan6770
@yaassercabdisalan6770 4 жыл бұрын
Xaawo dagan magaca way ku banaan tahay sida ay udulqaad ufiican tahay Maansha allah Hablaha somaaliyeed hooyannimo iyo shaqo ayay isku wadaan Xaawo dagan 😍😍
@munahusen3477
@munahusen3477 4 жыл бұрын
Magaca xaawo dagan walahi iyaday katurjumaysaa Daganaaan dabeecad akhlaaq manshallah walahi fanka wad kaqaalisantahy ilahay haku nacsiiyo
@shegow055
@shegow055 4 жыл бұрын
Xaawo Dagan wlhi waa fanaanad dagan oo macquul ah inta aan uga jeedo ✔️
@yaaskaabdi8052
@yaaskaabdi8052 4 жыл бұрын
Intii diinta islaamka JCL like subccrbis dhac ku siya
@Labadhako
@Labadhako 4 жыл бұрын
Waa kusaaray wll isaar
@duqowacademy7426
@duqowacademy7426 4 жыл бұрын
FITAAX SHOW sxb channel kayga booqo aniga ne waan boqanaaya
@Labadhako
@Labadhako 4 жыл бұрын
@@duqowacademy7426 .waa kusaray wana booqdey bro Subscriber me please
@24calaf
@24calaf 4 жыл бұрын
Xaawo Dagan love 💕 ban ku ahay , inta love 💗 ku ah gabadha like pls Xaawo Dagan qosolkeeda ayan ka helay wlh she is so beautiful
@bahjobuja535
@bahjobuja535 4 жыл бұрын
Inta camera manka wajigisa ila sugeeso farta taga😂🤣🙏
@saabirayusufhassan7103
@saabirayusufhassan7103 4 жыл бұрын
👆
@nimconadar3469
@nimconadar3469 4 жыл бұрын
👆
@PRIME686
@PRIME686 4 жыл бұрын
☝️
@mohamedhassanjeilani2259
@mohamedhassanjeilani2259 4 жыл бұрын
Waa midka ugu eeysan ee sheekada bilaaba dabkoo sii shidaa wariyadana marna way afuuftaa marna wey dajisaa
@labulkaofficial
@labulkaofficial 4 жыл бұрын
Naagta kapta inta sugeesa like ha igu sharafto💖✌
@isbaheysishow5363
@isbaheysishow5363 4 жыл бұрын
Walal subcribe Isar wan kusari ee Isar
@daruurofficialtv
@daruurofficialtv 4 жыл бұрын
@@isbaheysishow5363 Wll qaali SUBSCRIBE ii saar inshallah igu caawi
@cabdallacabdi1849
@cabdallacabdi1849 4 жыл бұрын
Xawo dagan Waxan leyahy gabar Masha allh sabar iyo iman Ilahey siyey waye Waxan leyahy walshey Ilahey ha ku ziyadiyo
@maankagoldenboy1327
@maankagoldenboy1327 4 жыл бұрын
Xaawo naag HG oo ka dulqaad badan ma arkin wlh, 👏👏👏
@ayanabdirahman9654
@ayanabdirahman9654 Жыл бұрын
haawo amaysan hg ahayn hg gabr ah dulqaadkas malahee
@dogopresso5407
@dogopresso5407 4 жыл бұрын
Hada kaheshe barnamijkan All somali like dhaac kusi 😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@dou7aomar995
@dou7aomar995 4 жыл бұрын
The best barnaamiij in the ramdaan on the youtube😂❤️👏🏾
@abdirahmanahmed2547
@abdirahmanahmed2547 4 жыл бұрын
Runtii aad ayey u ixtiraan badan tahay fanaanadan , mar noo wada bilow waa fanaanada keliya ee sidaas tiri... Full respect Hooyo Soomaaliyeed.
@mohameddeeq6393
@mohameddeeq6393 4 жыл бұрын
Wax waliba waxaa iga daran gabadha fanaanadda quruxdeeda wey ii dhineyd qof sidaan u qurux badan war tan xageey ku nooleyd 😂
@mahadisack4834
@mahadisack4834 4 жыл бұрын
Bro makeup waaye quruxdaas
@mohamedgurhan1694
@mohamedgurhan1694 4 жыл бұрын
Mansha Allah dheh gabadha
@nimcoinaabdullahibarrode8714
@nimcoinaabdullahibarrode8714 4 жыл бұрын
Mohamed Deeq mnshllh Allah ha dhowro gabada
@dagankartibadan3572
@dagankartibadan3572 4 жыл бұрын
@huda love yes realy fiska isku ekyihn wailaa arkteh
@ikraamnuur4079
@ikraamnuur4079 4 жыл бұрын
@huda love xawo dagan way qurux badantahy mnsha allah fiska iyada ka shidan
@jeeymaanbilow2587
@jeeymaanbilow2587 4 жыл бұрын
Xaawo Deggan dulqaad la aan mahaysee ilmaha yarka ayeey zaaid uga walwaleysaa Wlhi 😢 ruxan cml miyaa sidan layeela shit!!!
@ibrahimcaddow4451
@ibrahimcaddow4451 4 жыл бұрын
JEEY MAANBILOW wlhi gebedhaan fanaan kuma fiicneyn waayoo waa quf akhlaaq iyo Aadaab badan dulqaadkeeduna zaa id yahay waa quf iga gadmay kkk,
@sacadmohamed9680
@sacadmohamed9680 4 жыл бұрын
Walahi waa lagu qaldamay gabadhaa, aad iyo aad ayan uga naxay runtii, waa qof hooyo ah oo ku xisaabtamaysa gurigeedii ito awlaadeedii, hadana iyadoo barnaamijka ixtiraamaysa ayay xumeeyeen aaaax
@akramyare5444
@akramyare5444 3 жыл бұрын
@asli mohamed walal gbhdn wil fanan ahan jiray aya qaba oo Bussines man ah lcg hesta ee iayada Aya faanka jacel
@kingmohanjacelow6248
@kingmohanjacelow6248 4 жыл бұрын
Illhey waxan ka barya hoyo kasta iilhey ha nodesto wllhi wey idam qisay kal iyo lab manta dhan gabadheyda ayey ku heysa 🙏🙏🙏👑
@lababaarmedia7681
@lababaarmedia7681 4 жыл бұрын
I couldn’t wait the lady with shoes 😂😂😂😂
@hafsahirsi5393
@hafsahirsi5393 4 жыл бұрын
Hhhhhhh same
@mo_omar5377
@mo_omar5377 4 жыл бұрын
Me Tooo Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@sihaamabdla943
@sihaamabdla943 4 жыл бұрын
Even me I can't wait 🤣🤣🤣
@ucasugasnggyybvbbj6fu5emoh48
@ucasugasnggyybvbbj6fu5emoh48 4 жыл бұрын
Walahi xawo dagan dulqad badaan
@nagmamohamed6280
@nagmamohamed6280 4 жыл бұрын
Lmao I thought it was out 😭😭
@abdiazizselad
@abdiazizselad 4 жыл бұрын
Camirakaan dhipka Badan wajigiisa in aan aragno waaye 😅🤣
@abdaleahmed9718
@abdaleahmed9718 4 жыл бұрын
Alla haweenkeenu qalbi jilicsanaa oo naxariis iyo dulqaad badnaa waa janno janno kusug😭
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 4 жыл бұрын
Wlhi hoyo waye ilamaa igu xariiro abowe free maad ii maleysay nacas waye waxba ha iisabrin kulahaa anaba berka ixanunay gabadha hadalkeda tan in aan nasiib uyeshaa igu wacnaan lahed
@suldankabe3sha215
@suldankabe3sha215 4 жыл бұрын
Is daji hee wa prank adi xitaa run aya u malesaa miyaa 😂
@naagadagofficial3744
@naagadagofficial3744 4 жыл бұрын
@@suldankabe3sha215 kkkkkkk
@fartuuncabdi7324
@fartuuncabdi7324 4 жыл бұрын
Waa runtaa wll hooyo meel bay La ,ahay
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 4 жыл бұрын
@@suldankabe3sha215 Maya run Uma maleen ee prank kiga xitaa soow Uber adagyahan kayabay qafta sey uqosleysey ooysay
@emem3711
@emem3711 4 жыл бұрын
Inta caawa qosol diyaar u ah like dhaha lacak la.an waayee saa like dhc dhc igu sii neysaan burta kilminjaaro haleysaaro
@feiswalabdi6198
@feiswalabdi6198 3 жыл бұрын
The only somali woman with respect kindness and humble
@hasseaouled6032
@hasseaouled6032 Жыл бұрын
only?!
@ismojama
@ismojama 4 жыл бұрын
Masha allah gabadhan waa gabadh qiimo badan 1. Ubadkeeda ayay xoog uga warwaraysaa 2. Wiilka kursiga sita marwalba raali noqo ayay leedahay Ugu danbayn iyadoo loo sheegay ayay kursi site ku tidhi wali Ma qoslaye Gabadhan waa gob masha allah 💔
@fadumoabdi4199
@fadumoabdi4199 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk yaa ila arkay camera man 👨 inuu hablaha uun ka adagyahy hhh Maxamed Jamac waakii ka cabsaday lol 😂 caawa xaawu rifaya 😂
@fatimaabdiaziz9347
@fatimaabdiaziz9347 4 жыл бұрын
hhhh maca baarud maxamed jamc inuu feero by ka baqayen
@lulabdi9180
@lulabdi9180 4 жыл бұрын
Soomahan , gabdhuhu u war dheryahay 😂
@hamdajama5119
@hamdajama5119 4 жыл бұрын
Dumarka uun bu ka adagyahay hhh
@fatimaabdiaziz9347
@fatimaabdiaziz9347 4 жыл бұрын
@@hamdajama5119 hhhh naftisa waraba sis ciyar ciyar inlgu feero ma rabo lkn gabdhuhu inysn gcan uqadyn bu ogyhy
@fadumoabdi4199
@fadumoabdi4199 4 жыл бұрын
Hamda Jama kkkkkkk haa wlhi
@farhanalihalane2457
@farhanalihalane2457 4 жыл бұрын
Oh She is so beautiful tolerent and so innocent indeed❤
@yahdinadal1829
@yahdinadal1829 4 жыл бұрын
Masha Allah Gabadh Qurux Badan, Misana Degenaan Ku Darsatay Hadana Hooyo Wanaagsan Ah Oo Ilmaheeda Ilaashanisa. Masha Allah Alle Ha Ku Siyaadsho Dulqaadka Walal.🙌😍
@YouTube_Sacad
@YouTube_Sacad 4 жыл бұрын
👊👊 Yaa sidaan sameyn karo oo aan reer Xamar Aheyn 👊👊✊👊✊✊✊😃😂😀😀🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fatxidaauud5178
@fatxidaauud5178 4 жыл бұрын
reer xmar guul iyo gobanim0 💪💪💪💪
@dalxa1436
@dalxa1436 4 жыл бұрын
Ader adigu dadka waxbadan aad ka dambaysa. Allaha ku caafiyo Bulashadu waa isku mid.
@safamarwachannel9186
@safamarwachannel9186 4 жыл бұрын
ader askartena ayad habenki ku sexata maxad iska wali yax👎👎miskine iga dheh 😤😤from djibouti abti
@princessemilliana4727
@princessemilliana4727 4 жыл бұрын
@@safamarwachannel9186 jabuuti kulaha waan qosley 😂😂😂😂😂
@dalxa1436
@dalxa1436 4 жыл бұрын
@@safamarwachannel9186 Muhiim mahan inaad bulsho dhan u qabato qof aan aragti fog lahayn. Oo bulshada nooca liidata ah. We are the one.......
@dahirhagiabdi9590
@dahirhagiabdi9590 4 жыл бұрын
walalow rali ahow🤣🤣🤣 wllhi 10 mr ka bdn halahas ku ceshtay🤣🤣Dagantii lashegay waye wllhi tan masha allah Hoyo somaliyed💗💗🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maslahmohamed1206
@maslahmohamed1206 4 жыл бұрын
Astaan tv WalaalaYaaLoow Ku Xumeenta intaa Naga Deeysaan isLaantii Kabta La baxeeysaY Noo Keena plz
@aaminamucalimsiidaadam4527
@aaminamucalimsiidaadam4527 4 жыл бұрын
Kkkk dharar camal yaah😋kuAdkeen ayay nagu wadaan🙈😃🙈😃🙈😃🙈🙈⏱⏰⏰🕰😃🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️
@sacdiyojilal6878
@sacdiyojilal6878 4 жыл бұрын
Maslah mohamed 😂😂😂😂😂😂 wax u sheeg yaqi
@katrinamohaosmaaani9476
@katrinamohaosmaaani9476 4 жыл бұрын
hhhhhh tasa ciil uqabaa lhi wn sugi la'ahay
@iftinsuudi8931
@iftinsuudi8931 4 жыл бұрын
Maslah mohamed Haaa tas sugu la ahay
@maslahmohamed1206
@maslahmohamed1206 4 жыл бұрын
Aamina Mucalim siid Amuunaa Ahhh haa wllhi waxooda Ku Adkees Wee dhaaftay Markaan islaan Lafteeda Codsi U dirsaneenaa 😊
@kingnakhlan674
@kingnakhlan674 4 жыл бұрын
Aan kusalino xapiipkena moHamed sçw🌹♥️🙏
@munirayusuf9505
@munirayusuf9505 4 жыл бұрын
Xaawa inan qaaliya wllhi❤️alle haku xiftiyo manshallah fanka alle hakaasoo hadeeyo uma qalantide
@user-wt3uq1iw7f
@user-wt3uq1iw7f 4 жыл бұрын
Illaahow gabadhaaso kallaa iisahal, wlh Real-woman hadaad maqashaan misa Shankaroon waa tanna, abyo Masha Allah ku dhahay. Iyadoo fanka ku jirtaa hadane aqlaaq iyo daganaan iyo sidee caruurteeda uga fakireyso ka helay. Hablow ku deeysada gabadhaas ilma dayaca Iska dhaafe waliba hablaha qaar waaye dhamaan ma ahan
@sagalyusuf7806
@sagalyusuf7806 4 жыл бұрын
Hayeh wll thanks
@hamdaliza9067
@hamdaliza9067 4 жыл бұрын
Habluhu areeboyin maahe hadaad wax u sheegayso cay la'aan u sheeg🙏
@user-wt3uq1iw7f
@user-wt3uq1iw7f 4 жыл бұрын
@@hamdaliza9067 ok thnks wll waan qaattaa hdlkaga🙏
@adnanasir4160
@adnanasir4160 4 жыл бұрын
Mashaaa Allah runta gabadhu caadi maaha
@Rufaifx
@Rufaifx 4 жыл бұрын
Hhhh inta so afurtay😬😜commentiganna aqrinayo liketa ha ila dhaafin😋😋👈👌👀👀
@LAYLAOFFICIAL
@LAYLAOFFICIAL 4 жыл бұрын
Ahmed wallkey subscribe isaar plz
@nawaalizmaaciil9833
@nawaalizmaaciil9833 4 жыл бұрын
Mansha allaah gabadhaas xaawo waa gabadh akhlaaq u dhalatay dhaqankeeday kamuuqataa runtii aqoon uma lihi lkn xishoodbaaka muuqda xitaa qosolkeeda waa qarinaysaa wllhaltalaan kusiin lahaa qaali matihid qof fan kabax baan ku oranlaah wll adoo khalad hadalkayga u fahmin
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 4 жыл бұрын
Muna Miski hambalyo barnamij aad u xiiso leh ayaad so daysay Masha Allah👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Zia-Apdy
@Zia-Apdy 4 жыл бұрын
Masha allah dheh wll Mansha allah ha dhihin (N) ka saar
@zusanaxmed6185
@zusanaxmed6185 4 жыл бұрын
@@Zia-Apdy mushqulka nocana maxay eheeed aniga wnpa yabe🤔
@hersiofficial7340
@hersiofficial7340 4 жыл бұрын
@@zusanaxmed6185 qaraaxo lee kawada BARNAMIJKA kamid tahay Qofki wuu badalay adinka caadi iska dhiga Yaa la xanaaqin AXBAABI 😂😂😂😂
@abdirahmanahmed1939
@abdirahmanahmed1939 4 жыл бұрын
Gabadhu way idinka saxantahay ,kalmadu mansha maaha ee waxa weeye maashaa Allaah ,mansha hadad tidhaahdid maco kale bay yelanaysa walalayaal
@ubahmohamedali6998
@ubahmohamedali6998 4 жыл бұрын
Naagta kabta nooso daayo😨😨😨
@ahmedtiger3809
@ahmedtiger3809 4 жыл бұрын
Ilaa hada ninka kursiga wato qofki aan wajigiisa si fcn u arkin oo kaliya arko waji madoow gacnta ha taagaan 😂
@xuseencalixuseencali6300
@xuseencalixuseencali6300 4 жыл бұрын
Aniga wlh wajigis si fcn uma aqaan
@nimconadar3469
@nimconadar3469 4 жыл бұрын
👆
@ifrahupdy49
@ifrahupdy49 4 жыл бұрын
Kula midaa ahy 😂😂
@maryamhasssan8330
@maryamhasssan8330 4 жыл бұрын
Ahmed mohamed abdikadir Aniga wlhi hhhh
@ikraamnuur4079
@ikraamnuur4079 4 жыл бұрын
Ahmed mohamed abdikadir aniga xita kula mid ban ahay wijigiisa sifican uma arag 😂😂😂😂😂
@abdeek_.othman
@abdeek_.othman 4 жыл бұрын
Waa wx lagu farxo iney #hooyO welipa ay ilmaheda io wakhtigega ka fikirtO.💖 #M.allaH🥰 hanbalyO #xaawo #degan ❤👑wayka muqata habo dabecada io deginadadu sido kle #m.allah🥰 allah alleha ku barakeeyO wad qurxoontahay wanad samir badan tahy 🥰💖🙏. Aad ban u salamaya bahda #astaan tv special #munna miski ❤✋
@aaminaahmed4233
@aaminaahmed4233 4 жыл бұрын
Fadlan walal caruur in Ilahey isiiyo igu soo duceeya plz 🙏🙏
@juweyriyomaxamedmuuse7697
@juweyriyomaxamedmuuse7697 4 жыл бұрын
Ilhey haku siiyo wll owlaaad baari ah
@maryanabdi9140
@maryanabdi9140 4 жыл бұрын
ilaahy haku siiyo caruur baariya
@ugaaskagabdhisaa7954
@ugaaskagabdhisaa7954 4 жыл бұрын
Ilahay kuwo kheyr badan haku siyo
@maryanmumin7950
@maryanmumin7950 4 жыл бұрын
Illaah wax walbo oo jeceshahay oo caruur ugu horeyso allaha ku siiyo walaal
@nimcofaraxifiiye9226
@nimcofaraxifiiye9226 4 жыл бұрын
Allha ku siiyo adiga iyo intii islama ah
@abdikadirbile5998
@abdikadirbile5998 4 жыл бұрын
Hawa Dagan composed with humility and much respect
@elmiyare382
@elmiyare382 4 жыл бұрын
Xaawa dagan gabadheeda yar iney qaylineyso inta ila maqashay LIKE ha ii saarto
@sharmakhaliif1231
@sharmakhaliif1231 4 жыл бұрын
naagta kabta tuureyso inta sogeyso like saar
@hyomcn6636
@hyomcn6636 4 жыл бұрын
Hooyo wye ilmaa kaso tagay bey dhahdey ma ahi qof free ah aygana iney ku ciyarn ama ka xanjiyan rpen lkn taa ma dhcn , 🧭Waqtiga aan soo daahey ka raali ahow bey mar wlba ku celineysa Sorry sorry sorry hooyo mcn 😭😭😭😭😭😭
@daganxaashi1025
@daganxaashi1025 4 жыл бұрын
Wlhi anigaba murug murug daremay inta ila darentay murugta hooyo eydaremeyso like dhac isiyaa
@princessfilsan9834
@princessfilsan9834 4 жыл бұрын
Inbaayda Carleee hadal danbo igu so celi Baaruud: kabaaaa🤣🤣🤣 i can't wait wlhi
@wiishdowlo1495
@wiishdowlo1495 4 жыл бұрын
Sido kale hadad video u malesay like saar😂
@gabarsomaliyed4439
@gabarsomaliyed4439 4 жыл бұрын
Anaa u maleyey. Afurka intaa bilaabin qosol aan is dhahayey
@wiishdowlo1495
@wiishdowlo1495 4 жыл бұрын
Caviyo✋
@hirgalofficial778
@hirgalofficial778 4 жыл бұрын
😂😂waan yabay wlhi
@wiishdowlo1495
@wiishdowlo1495 4 жыл бұрын
Cavio ana kula mid 🙈
@quruxbadan1437
@quruxbadan1437 4 жыл бұрын
Maxa no fashilee jabkena wan qarsan rabnee
@mukhtaarismaaciil6561
@mukhtaarismaaciil6561 4 жыл бұрын
Dul Qaad dheer waaa Aan daawan kari waayay Gapadha zi umay galin Ilma yar izugaya tidhi Ka xumahay anuuh ax wada Dul qaad gabadhu weeyeh ❤HOOYOH ILAHAY JANADII ❤ HA GEEYOH AaMIIN ❤❤
@abdirahmannurafgy2625
@abdirahmannurafgy2625 4 жыл бұрын
inta vidiowga ushaqayn waaysanyahay like iisara
@sadaammohamed8256
@sadaammohamed8256 4 жыл бұрын
Videoga 3 saac aya ka dhiman
@samiyahumu8215
@samiyahumu8215 4 жыл бұрын
Yara sug 50 mirirkadib bu sodhacaya
@zahraali414
@zahraali414 4 жыл бұрын
5 minutes kaga harty
@saciidchannel4779
@saciidchannel4779 4 жыл бұрын
Zxp subscribe isaar 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@brokemillionaire1500
@brokemillionaire1500 4 жыл бұрын
The most gorgeous singer I have ever seen
@mesutozil5649
@mesutozil5649 4 жыл бұрын
She was ex crush
@suaadmohamed141
@suaadmohamed141 4 жыл бұрын
Yes you’re right she’s beautiful and amazing 😉 person Mashallah
@habooniid7302
@habooniid7302 3 жыл бұрын
Xawo degan boqoradii haweenka sorry wlhy waa qofka ugu dulqaadka badan intaan arkay 😍😍😘
@najmogalmudug6619
@najmogalmudug6619 4 жыл бұрын
nagta kabta siibane baa raba😂 intaa ila sugyso like isaar😁❤👍
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 12 МЛН
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 674 М.
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 50 МЛН
Prank vs Prank #shorts
00:28
Mr DegrEE
Рет қаралды 11 МЛН
Xaawo Dagan - Heesta - Is Afgarad - Astaan Music 2022
11:23
Astaan Music
Рет қаралды 118 М.
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 12 МЛН