Barnaamijka Sanadka Cusub 2014 Nimco Samriye Iyo Cawke Part One

  Рет қаралды 121,326

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

10 жыл бұрын

Barnaamijka Sanadka Cusub Nimco Samriye Iyo Cawke Part One

Пікірлер: 59
@mowlosahan
@mowlosahan 10 жыл бұрын
Sanadakan sanadkiisa Allaha NaguGaadhsiiYo Bashbash iyo Barwaaqo ayaan leeyahay And I really love it this Show Masha Allah
@kamalhassan9031
@kamalhassan9031 9 жыл бұрын
Wåcdi
@tacabirahmed9463
@tacabirahmed9463 10 жыл бұрын
ikraan jama ismail nice song waalhi wad la heeshay walal hawdo barwaaqo ah
@hassanabdisalah3901
@hassanabdisalah3901 2 жыл бұрын
Maasha allah Xasan gacan mar.uun ila.sug caashaqa amba waa igu maran yahay
@asmamohamed9955
@asmamohamed9955 10 жыл бұрын
Happy New year 2014 Allah hakadhiga ku barwaqo iyo cafidaam badan HCTV Nimco , Cawke, Sooran, Jawan iyo fanainta kalaba hambaliyo sanaad wanagsan
@anissahassan804
@anissahassan804 6 жыл бұрын
Woo safia and ladaan keep going mashaallah
@anissahassan804
@anissahassan804 6 жыл бұрын
Woo amina and the group are very amazing keep going mashaallah somaliland people
@harguees
@harguees 10 жыл бұрын
Thumb up for the 14 years young AbdiRazak at 1:06:50. 1derfull to see!
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 4 жыл бұрын
28 December 2019 Sanad baa si dhmaanaya
@mustafeyusuf4381
@mustafeyusuf4381 10 жыл бұрын
Cawke iyo CabdiSalaan wa legends.
@xerogeeltv
@xerogeeltv 10 жыл бұрын
Hambalyo cawke iyo nimco iyo walibana aamina muuse weheliye dhalinyaradan heesaysana waxan.leeyahay ha ku daba xiiqina xidigaha geeska fanka hoygii fanka hargaysana ha ceebaynina
@mowlosahan
@mowlosahan 10 жыл бұрын
“May the New Year bring you courage to break your resolutions early! My own plan is to swear off every kind of virtue, so that I triumph even when I fall!”
@kamalhassan9031
@kamalhassan9031 9 жыл бұрын
W
@dhuule1
@dhuule1 10 жыл бұрын
waan in la ganaaxo HCTV sababtoo ah waxuu baabiya dhaqankii wanaqsanaa ee dadk af somaaliga ku hadla lahaayeen,bal eeg dumarkan qaa' qaawan ee uu mesha keenay.. waxaan ka codsanyaa dawalada Somaliland iyo culumada xumaan reebida iyo waanga farida inaay wax ka qabtaan ficilda xunxxun ee HCTV
@maxamedgaballaax3127
@maxamedgaballaax3127 3 жыл бұрын
Xasan gacan legend.
@marwacrossfit
@marwacrossfit 10 жыл бұрын
waa tv isaaq hal qofe oo af reer xamar kuhadalaayo ma joogo meshaan
@anissahassan804
@anissahassan804 6 жыл бұрын
Nice song for hood
@axmedxassancali1892
@axmedxassancali1892 10 жыл бұрын
Meshan waha jooga nacasin badan o qaba cudurka idoor neceb..walaweyn weligin necbada idoor lakin waxba qamaqadi kartan Viva somaliland viva horn cable tv
@kawsarabokor9891
@kawsarabokor9891 3 жыл бұрын
allawo ku naxariso cawke
@drGacayte
@drGacayte 10 жыл бұрын
Gabadhaa Qadan Olalaa waa manshallah, Tolow ma single baa? lol
@askarguure77
@askarguure77 10 жыл бұрын
waaa dhaanto khatar aheeeeeeeeeeeee wooooooooooo
@FeedMeMore123
@FeedMeMore123 10 жыл бұрын
idoorka muxuu gumaystey dad badan ,sida daaroodka ,iyo qabiilobadan ...
@marwacrossfit
@marwacrossfit 10 жыл бұрын
ahahahaha kaamilotv nuux ismaciil
@Dstar4422
@Dstar4422 10 жыл бұрын
CAwke Iyo Sannadka Cussub Wax Baa KA Dhac Meesha.
@rahmanoura8064
@rahmanoura8064 7 жыл бұрын
niiiiiiimcooooo ku maaaaayeyyyyyy☺☺☺😄😄😄😄👑👑👑👑🎶🎶🎶🎵🎤🎤🎸🎸🎺🎺🎺🎻🎻🎻📺📺📺📈📈📈📈📈
@omarqoraxeey8701
@omarqoraxeey8701 10 жыл бұрын
Waa Yaab!! Ma ba ogayn IIDOORKU inay RAGOODU sida dumarka u buraanburaan!! fiiri 1:05:37 ----- war wuxu ma ninow naagbaa?? mise dhaqanka iidorkaa saas ah?
@daadproduction6574
@daadproduction6574 2 жыл бұрын
Waar maxaad ka hadashay
@SAL-xj6vk
@SAL-xj6vk 10 жыл бұрын
At 11:48 > Jacayl inuu cudur yahay curuuqda iyo lafaha galo inuu cuno halbowlaha ilaa beerka caydhiin>>>>>>>>>> bes,bes bes beerka hayna dhaafin ku lahaa cawke hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh waan raftay walahi
@khalidaxmed4755
@khalidaxmed4755 5 жыл бұрын
Sorn jwn viva
@abdullahiumal5489
@abdullahiumal5489 4 жыл бұрын
Safwaan Fanaan Jira
@anissahassan804
@anissahassan804 6 жыл бұрын
Ahmed hassan rest peace
@DahirAhmedgurey
@DahirAhmedgurey 10 жыл бұрын
qofka markuu duqoobo waxaa dhib ah in masraxa lagu sii dayo sida cowke oo kale marka waxaan oran laha cowkoow tusbax qaado oo safka hore gal sidaas baa kuu qeyr roon intaad hablaha yar yar ee qaaqaawan aad sii duleyn laheyd intaad ku dhiirin laheyd in ay is asturaan ebelba reer waqooyiga ninkooda wareero safka hore uu galayay adna waad wareertaye safka baa kuu wanagsane iska gal
@danielmohamoud8887
@danielmohamoud8887 10 жыл бұрын
at 1:08 love somali folk Dance :)
@djabdimalik
@djabdimalik 10 жыл бұрын
THanks man we have much more than this dance
@adduahmed1824
@adduahmed1824 10 жыл бұрын
if u want to learn u can find somali girl friend lolz # she can teach u very well
@ahmedabdi9705
@ahmedabdi9705 10 жыл бұрын
Ty
@harago300
@harago300 10 жыл бұрын
show hargeysa waa wada fanan kii iibsami waayaba ma hargeysuu ka iibsamaa
@ruweidemohamed4859
@ruweidemohamed4859 8 жыл бұрын
+Siciid Maxamuud hhhhhhh inader wad iga qooslisay walle
@abdallanagi79
@abdallanagi79 10 жыл бұрын
Salaan ka dib waxaan idiin sheegaa in ay cadaatay in uu fanka soomaaliyeed ka yimid waqooyi galbeed tan ayaa cadaan u ah
@ganey72
@ganey72 10 жыл бұрын
hore umaad maqal in hargeisa lagu magacaabi jirey hooyada fanka somaliyeed? aanan kula kaftamee ma waxaad ka mid tahay kuwa aaminsan in fanka somaliyeed laga soo gaadhay qaasin hilowle wixii libin somaliyeed ahina ay taalo muqdisho kkkkkkkkkkkkkk
@abdallanagi79
@abdallanagi79 10 жыл бұрын
Maya waa ogaay ee markii dagaalada sokeeye dhaceen kadib wax fan saan oo kale madhicin baan kawadaa ee hooyadii fanka iyo suugaanta waqooyi ayey ka timid
@FeedMeMore123
@FeedMeMore123 10 жыл бұрын
maxaa nacas meeshan ka hadley .waa dakuu qaar awoowyadood dilay cudurkii idoor la odhan jirewy ,qaarna waa xaasid nacas nimo biyo dhigtey ,viva hargaysa iyo dadkeeda ,waligeedba waalaga daba ooyi jirey uun .ilahow reer hargaysa maad iga dhigtid
@Cabdinuurwidhwidh
@Cabdinuurwidhwidh 10 жыл бұрын
waaw
@lionofsomaliland9
@lionofsomaliland9 9 жыл бұрын
waar wuxu xagay joogaan miyaanay hargeysa ahayn waa maxay umada soomaaliyeed what the hell mid umadda somaliland yidhahda maan maqal waa in lawada musaafuriyaa dhamaantood
@DahirAhmedgurey
@DahirAhmedgurey 10 жыл бұрын
hadii soo wariyayaashii universal isugu tageen horncaple si qabiileysan ogaada universal wa tvii tagay oo an la loodin karin
@ganey72
@ganey72 10 жыл бұрын
sxb waxaa ku haya cudurkii qabiil ee somali diloodey horn caple in badan buu soo shaqeynayey maxay hore ugu biiri waayeen haday qabyaaladi waddo mise haday is ogaadeen ciddey yihiin adigoon ogeyn sababta ay uga tageen untv ha iska xukumin oo waa qabyaalad ha iska odhan ta kale labada tv waxay u dhexeeyaan ummada somaliyeed ragganina way danaysteene macnahu maaha sidaad u fasiratay
@DahirAhmedgurey
@DahirAhmedgurey 10 жыл бұрын
sxb said meesha kama marna qabiil waana dareemi karnaa waxa meesha ka socdo marka waxa aan shegayo waa sax cowke waa qabiiliiste mida kale waxba ma soo siyaadinayo waana nin bood bood badan hadee soomaali wa soomali waxa in ay daawadaan la rabo waa dadka afsoomaliga ku hadlo oo idil hadii laga daareemo in tvga uu yahay mid dhinac u janjeero suuqa uu ka baxayaa hal isaaq kaligii tv laga raba in wax laga helo ma bahi tiri karaan marka intee iska deysan somalilander iyo isaaq isaqa soomaali wax la qeybsada waa mahadsan tihiin
@khalidaxmed4755
@khalidaxmed4755 5 жыл бұрын
Sorn jwn viva
@khalidilkacase1462
@khalidilkacase1462 10 жыл бұрын
(Y)
@dhuule1
@dhuule1 10 жыл бұрын
waan in la ganaaxo HCTV sababtoo ah waxuu baabiya dhaqankii wanaqsanaa ee dadk af somaaliga ku hadla lahaayeen,bal eeg dumarkan qaa' qaawan ee uu mesha keenay.. waxaan ka codsanyaa dawalada Somaliland iyo culumada xumaan reebida iyo waanga farida inaay wax ka qabtaan ficilda xunxxun ee HCTV
@darmaanheis8916
@darmaanheis8916 10 жыл бұрын
beer ooooooooof alle ha ku dhawro masraxii waad lusheee
Barnaamijka Sandka Cusub HCTV 2014 Nimco Samriye Iyo Cawke Part Three
1:18:00
cowke iyo cadar maxa kala qabsaday
6:14
Kii Koobad
Рет қаралды 46 М.
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 38 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 111 МЛН
2005-tii, Qanyare iyo Cabdisalaam Hereri oo aan waxba iskula harin
7:21
Waar Bal Kalaya Xasan Shiikh Oday Kaahin iyo Beesha Habar Jeclo Bari
24:51
Awdal media Dailly topic
Рет қаралды 1,1 М.
Kaftanka Siyaasada 507 oo aad u xiisa badan
47:44
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 5 М.
Barn Ciida HCTV Hotel Imperial Nimco Saamriye Iyo Axmed C. Heello
1:24:49
Daaw Hees Cusub Jirid Fanaaniinta Ciro iyo Yurub Geenyo
6:14
Miyir Production
Рет қаралды 623 М.
CAABUDWAAQ IYO XASAN SHIKH 24 July 2024
22:54
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 4,6 М.
Barnaamijka Sanadka Cusub HCTV 2014 Part Five
27:50
Horn Cable Tv
Рет қаралды 66 М.
مناظرة القرن بين الإسلام والمسيحية
3:38:31
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 495 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 46 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 18 МЛН