barnaamijka suaalaha 12/03/2015

  Рет қаралды 97,730

Cabdimaalik muse coldoon

Cabdimaalik muse coldoon

Күн бұрын

nagala soo xidhiidh:
cabdimaalig3@hotmail.com
cabdimaalig@gmail.com
sindibaad,
+252634431955 ama +252659300984
twitter: abdilmaalik
Skype:abdilmaalik
youtube:abdilmaalik
facebook page:cabdimaalikMuuseColdoon

Пікірлер: 76
@abdiqanicaano7608
@abdiqanicaano7608 Жыл бұрын
2023 ayaan daawanayaa, MASHA ALLAH ❤
@daacadmuuse7967
@daacadmuuse7967 4 жыл бұрын
Su,Aaal Aalaha qaar baa ay tahay in aad waydiiso dadka Aqoonta leh sh Cabdi maalik Coldoon Intaa baan kugu soo kordhin lahaa waana barnaamijka dhiira galin buu ahaa runtii umada Allahna wax aan kaaga baryey in aad xoriyadaadi aad hesho.
@hooyosahra6612
@hooyosahra6612 9 жыл бұрын
waxan u hanbalyena gabadha yar ee ku guuleysatay masha allah inti garan weysana wan rajeynaa in ay su alo kale ka jawabi doonan tana ay baran doonan insha allah
@abdifatahgas
@abdifatahgas 9 жыл бұрын
Maashaallah odayga ugu dambeeya caqli ayuu hayaa Ilaahay ha usiiyaadiyo
@nasrasaid172
@nasrasaid172 9 жыл бұрын
Ninkaa odayga ah ee Xasan abdi walaahi waa nin caqli fiican, somali raga sidaasa ah ayaa ka buuxa laakiin cidina waxba ma waydiiso, kuwo badan oo wasiiro sheegto ayuu ka caqli fiican yahahy.
@SummerSissle
@SummerSissle 9 жыл бұрын
Nasra Said Muxuu ku caqli fiican yahay, ma masaakiinta biilkooda la dhibaataysan in uu TV yada ka ceebeeyo isaga oonan u aananyn dadkan dhibta ay ku jiraan.
@nasrasaid172
@nasrasaid172 9 жыл бұрын
fahankaa qaaliyee anigu waxaan ka hadlayaa odaygaa 35:49 kujira mikskiinka ah ee hal xidhalaha furay baan ka hadlayaa, talentka ilaahay siiyay
@SummerSissle
@SummerSissle 9 жыл бұрын
Nasra Said waan gartay
@samiir6297
@samiir6297 8 жыл бұрын
+Nasra Said waa runtaa isla wayni iyo jaahil nimaa isku darsanay hadaan soomaali nahay indha adeeg baan aduun ku ridaynaa kuligood u fiirso ma yaqaanaan jawaabaha suaalaha hadana waxay rabaan inay xoogsadaan taas ayaa sababaysa iyagoo waxba garanayn inay noo taliyaan oo xil loo dhiibo illahay ha naga badbaadsho hadaan aduunka sii saarnaadan ENG_XASAN ABDİ waan raadinayaa waa nin maskax badan
@maxameddeeq223
@maxameddeeq223 9 жыл бұрын
Cabdi maalik muuse coldoon noolow tabti nabi Khadar brother waanu u bahneen barnamika in badana waanu sugaynay
@abdicj2795
@abdicj2795 9 жыл бұрын
abdimaalik way kaa khaldan thy waraysigu dad waaweyn oo xoolo dhaqato iyo qax ku jiray oo masaakiin ah ayaad waydiinaysaa suaalo diini ah way dii dhaqanka iyo waxyalahaas kuwaas ayey takhasus ku qabaan marka intaasaan kugu soo kordhin lahaa thanks abdimaalik
@leylomohamed4818
@leylomohamed4818 8 жыл бұрын
masha allh walhi waan jeclahay suaalihisa wana lasocdaa walaal halkaa nooka wad alha ku xafido cabdi maalik
@saraarmedia5192
@saraarmedia5192 9 жыл бұрын
Thnkz bro coldoon halkaaaa kasiii wad barnaamijkaaa anaguna cilmi ayaaan kaaa faa iidaynaaa
@leylacadeeyxusseen2312
@leylacadeeyxusseen2312 9 жыл бұрын
oday abyan baan gacanta u taagay mansha allah hadii duruuftu u saamixi lahayd bal ka warama qofku noqon lahaa hambalyo oday abyan anoo gab gab leh buu soo tuuray
@abdirisaqabdi4040
@abdirisaqabdi4040 5 жыл бұрын
Waxaan filayaa ma hubee in ingiriisku diinta noo keenay?
@barashowacan978
@barashowacan978 6 жыл бұрын
Ducada suuliga lukukala waa bismilah alaahuma inii acuudu bika minal khubsi wal khabaa is marka laka soo baxayana waxa ladhahaa quf raanaka
@nasramohamed1668
@nasramohamed1668 8 жыл бұрын
subxanallah laxowla walaa quwata ilaa bilaah war diinta barta oo kudhaqma oo aduunyo inid raacimeysaa illaahay kabaqa
@falisabdulqadir6115
@falisabdulqadir6115 8 жыл бұрын
ökpöñääöå. kl n m låöå ö öö möåmöķo777ööĺåĺ g
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
لغسدؤرين Runtii su,aasha labada wadaamood aad ayay u adkayn caqli ayay ubaahan tahay *Xassan Cabdi Cali Abyan* ilahay Caqliga haw barakeeyo walhi waa nin aad u maskax badan
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 9 жыл бұрын
Maash alah walalo mahad sanid cabdimalaik sheekh muuse inan qaliya baad tahay halkaas ka sii wad mahad sanidna
@ifraaxcabdi9009
@ifraaxcabdi9009 4 жыл бұрын
umul khayr waan ka ilimeeyay taariiqdeeda allow ku kori agoon aan la ogayn geerida aabaheed😭
@cabosheikh2453
@cabosheikh2453 9 жыл бұрын
maasha ALLAH cabdi maalik muuse coldoon aadbaad u mahadsnthay wll waa wax lagu farxo
@abdisamadsuleiman6159
@abdisamadsuleiman6159 9 жыл бұрын
maansha allaah gabadha yar umal khayr ilaahay hakuu barakeeyo cilmiga adeer
@maxameddeeq223
@maxameddeeq223 9 жыл бұрын
Good job cabdi maalik muuse coldoon halkaa kaga sii hay wllhi waa aqoon korodh si
@abdirahmansulayman8235
@abdirahmansulayman8235 9 жыл бұрын
Asc abdulmaalik muse coldoon sxb salaan sare aad ayaad ugu mahad santahay barnaamajka aadka u fiican aniga waligay waan daawan jiray barnmaajka suaaalaha Lkn maanta kan xooga cilad ayuu leeyahay cilad kle maaaha ee codka uun ayaanan maqlayn waa bilaaa cod Waxa la maqlayaaa uun marka xayaysiiska mar kle maya ma maqlayno pls hadaad awoodo bal naga hagaaji Mahad sanid abdimalik sh muuse coldoon
@nooledhame6427
@nooledhame6427 4 жыл бұрын
Gabadha yar wan ka heley iga walee❤️❤️💯👊🏿
@maameyare3169
@maameyare3169 7 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂odeygu kulahaa bisinkaan qabsadaa markan kasoo baxayana qulwallahaan akhriyaa
@safiyacabdi125
@safiyacabdi125 8 жыл бұрын
mansha allaah alle ha ku xifdiyo wllo wllhyi su aalo fican ayaad sodiyaarisaa
@fatiiimasayiiid7370
@fatiiimasayiiid7370 7 жыл бұрын
maaasha allaaaah odaygan horuu ugaranayay miyaa mise maskaxda umbuukashaqeysiiiyay oh aniga halxiralayasha mabafurikaro sikaston isugudayo salansader odayga mansha allaah i liked
@abdisamadsuleiman6159
@abdisamadsuleiman6159 9 жыл бұрын
i enjoyed the clip thanks MR:Abdimaalik for ur effort and the amazing real series TV
@x-tttabdi50cent62
@x-tttabdi50cent62 4 жыл бұрын
2020 Covid19 😢 Coldooon jeel Mursal faladagan lawaa Mama malyun baday ku dabalata Balbalaarka meelksta hysata Yaaab 🤯😳
@nimcocali6839
@nimcocali6839 3 жыл бұрын
Reer burco horta ma jaahiliin baa yaabaye maxay diinta ubaran waayeen war diinta barta👍
@abdirisaqabdi4040
@abdirisaqabdi4040 5 жыл бұрын
Reer koonfureed iyo reer waqooyi keebaa diinta badiya?
@burhanozil3360
@burhanozil3360 3 жыл бұрын
Waa barnamij fcn
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 8 жыл бұрын
aqoonta diinta halagu dadaalo.weliba caruurta ha labaro
@asadburco5966
@asadburco5966 9 жыл бұрын
Rer burco weli way danbeeyaan kkkk aniga caawin laha islaha
@omarN
@omarN 9 жыл бұрын
Adaa in laguu gurmado u baahan lol Maxaad Burco caawisaa
@khadarsalah3153
@khadarsalah3153 9 жыл бұрын
rer burco way ku dhaman
@asadburco5966
@asadburco5966 9 жыл бұрын
Caadi iska dhigaa caruurtaydii anba rer burco waan ahay weliba adinku soo galootigii ayaad u hadal eegtin burcona anaa idinka jecel oo cagaceedi wata idinku is cadeeya ayeeyoyin
@khadarsalah3153
@khadarsalah3153 9 жыл бұрын
iska hagaji afsomaliga duli
@khadarsalah3153
@khadarsalah3153 9 жыл бұрын
se yaa kugu yidhi so galeti ayanu nahay jarer baba the so dawarso
@jimmyali2306
@jimmyali2306 8 жыл бұрын
افتخر اني اصل صوماليلند او صومالي
@aminaadan5779
@aminaadan5779 8 жыл бұрын
As coldoon oow waagiihore wax lama baranaysaa jirin
@ayaanhuseen3995
@ayaanhuseen3995 8 жыл бұрын
maanshaa allaah waawax lagu farxo
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 8 жыл бұрын
waxaad haysataa laba shay mid wuxuu qaadaa 11litir midna 6 waxaa larabaa webiga inaad ka dhaamisid 8 keliya waxaad buuxisaa lixda oo kushub Kan 11litir qaada halkaa waxaad ku haysataa 6 markale buuxi 6 da ku shub 11litir qaadihii ogow la ba goor a yaad 11litir qaadaha kushubtay 6 waalabiyo toban laakiin 11litir ayuu qaadaa mark a Hal ayaa kuugu hadhay 6qaadihii markaa 11litirka daadi markaa 1 kushub 11litir qaadihii dabdeed 6 qaadihii oo maran soo dhaami oo kushub11qaadihii oo Hal kuuguu hadhsanaa waa 7 haddan soo dhaami 6 qaadihii oo kushub11 qaadihii markaa 4ayaa ku darsamaya 7 waxaa 6 qaadaha ku hadhaya 2 markaa 11litir daadi oomadhi haddan labaddii kushub11 6qaadihii soo dhaami oo 11litir qaadihii 2 ku jirto kushub Waa 8
@anwarahmed5342
@anwarahmed5342 4 жыл бұрын
عند دخول الحمام او الزولي نقول:- اعوذ بالله من الخبث والخبائث وعند الخروج من الحمام او الزولي نقول: غفرانك والله اعلم.
@halimamo8953
@halimamo8953 9 жыл бұрын
wali ma ba fahmin suaasha iyadoo laga jawaabay waa adagtahay
@mohadilaawar745
@mohadilaawar745 9 жыл бұрын
Waa dad diintey heestan wexey tahay ogeen midpaa leh anigu diinta kuma fiicni billaaa caleyk wll oo hadaa diinti alle hadaadan ku fiicneen maxaad ku fiican tahay Suasha la waydiiyy xittaa waa mid sahlan war illaah iyo diintiisa aadka siifogaanesan oday baa leh suliga markaa galo qul huwale paan aqriyaa war diinta kumaaadan dhalan miyaaa wamaxay dadkan billaa caleyk alle caradiisa kapaqa oo diinta barta
@SummerSissle
@SummerSissle 9 жыл бұрын
moha dilaawar Jaahil baad tahay, waad aragtaa dadkan in ay yihiin masaakiin, oo haba yaraatee wax dhaqaale haystaan ayna jirin, barashada diinta ma bilaashbaa waa maya waa lacag skooleed, dadkan uu waraysanayona waa dad maasaakiin ah oo noloshooda inta uGu badnaynd qax ku jiray imikana nolol maalmeedkooda qiil ku tahay in ay helaan. Kan isku sheegayaa suxuufi isagaa walaahi jaahil ah, oon sida wa lo waraysto aanan aqoon. Waxuu la mid yahay alshababtii xumayd ee dadka masaakiinta daba geli jirtay ee suaalo ayna ka jawaabi jirtay. Inta uu maskiin suaalan waraysanayo muu is waydiiyo sida umadan meel bilaasha u furi lahaa. Maaha in aad masaakiinta national TV ka ceebaysid, oonan tix gelin dhibaatada ay ku jiraan. Hooyo maskiin ah oo suuqa nacnac ku iibinaysa oona ay jirin cid caawisaa ayuu leey yahay ducada sidaa ah maxaa la yidhaadaa. Walaahi wa doqon baster ah ninkan xun ee soo geliyaya cajaladan.
@nasrahassen3578
@nasrahassen3578 7 жыл бұрын
SummerSissle hamoogaan dadku inuu dad muslim ah yahay diintane kudhashay ayna qasab tahay in diinta labarto waxba dadka ha eedeynin waxaa eedeysan dadka diintooda garan waaye oo xitaa hal qof oo kajawabto lawayo duco aad uyar mida kale xitaa dadka dhalin yarada ah wey kajawaabi waayeen ilaa gabadhaas yar mooyaane lacag iyo lacag la aaan ma aha diintaada adigey qasab kugu tahay inaad barato mida kale dadkan hada sidan ka ah diinta school iyo jaamacad intabo wey bartaan taas miyeynan lacag rabin hailaawin inaad tahay qof Islaam ah diintaaduna ay qasab kugu tahay sxb dadkan kuleh xaga diinta kuma fiicni mexey kufiicanyihiin subxanalaah mida kale dadkan dowlada ayaa laga rabaa iney ufuraan macadyo diini ah Allaah haina wada asturo inshlh
@hananmohamoud8126
@hananmohamoud8126 6 жыл бұрын
Dadkiinan comment yada bixinaya zero ba tihine iska aamusa odeyga yar ee xissabta shegay ba idindhama
@caliyare82
@caliyare82 9 жыл бұрын
allow noo naxariiso bal dadkan jawaabtooda eega ma aqaan waa oran kartaa laakiin waxuu kuleeyihiin kuma fiicni xaga diinta midaa kuleh manchester fiirsanaa su aashu waxee tahay hadaa muslim tahay maxa ku tahay muslim ? allow noo wada naxariiso dhamaanten
@faysammn5648
@faysammn5648 7 жыл бұрын
c
@raabiixmiiniyaarasaaqu6718
@raabiixmiiniyaarasaaqu6718 9 жыл бұрын
mansha alaah walalo c m c aad bad mahadsantey ,,ee sey wax u jiraan caruurta mooye dadka badankoda waay ku yartey aaqonto maaxaa u didey waax baraasho sibaa weyanan in waax lugu baarto ceeb maaahe ,,dintuna waaba muhim ,,sida ducoyinka laa isticmalo ee jogtada wax kastaba haa ahaadane
@basihirbakarbakari3869
@basihirbakarbakari3869 8 жыл бұрын
barnamijka wa ok lkn weriyaha aya rer badiyo ah yacni dadka makrafonka wuka fujinaya lacgta awal marinta so bihi ayu dhaya
@abdisamadsuleiman6159
@abdisamadsuleiman6159 9 жыл бұрын
adoygaa xasan waa nin runtii caqli furan mar haduu gartay hal xidhaaliihii uu sameeyay khawarsimi haduu yaraantiisii ama imikaba waxbaran lahaa dadka iyo dalkuba way ka faa'iidi lahaayeen
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 9 жыл бұрын
Odayga rooble waa rageedi kkkkkkkk markan hubka faysal kaqaado ayaan kuweerarayaa qawdhan kkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk
@oldisgold3053
@oldisgold3053 7 жыл бұрын
Been waynaa dad ka qaarkood 😁😁Magaranayo ladhahaa waxaadan aqoon uleheen
@canabmuktar102
@canabmuktar102 7 жыл бұрын
dhalanyara teenage ah oon garaneyn ducoyinka suuliga marka lagalo sow ceeb ma ahan tlhi
@husseinabdulkadir2409
@husseinabdulkadir2409 7 жыл бұрын
ilhan abdi
@husseinabdulkadir2409
@husseinabdulkadir2409 7 жыл бұрын
baby
@abdirisaqabdi4040
@abdirisaqabdi4040 5 жыл бұрын
Ma aha oo jaadka noocyadiisa bay aad u yaqaanaan
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 9 жыл бұрын
asad burco maxaad ku caawin lahayd ma caydh ayaad qaadataa
@mohamedgreen1163
@mohamedgreen1163 6 жыл бұрын
Burco alow no daaa
@mustaphavlogs3254
@mustaphavlogs3254 8 жыл бұрын
saarkan yaa qaado aqyarta ...
@ahmedabdishirekeyse9438
@ahmedabdishirekeyse9438 8 жыл бұрын
ozzz . waxaaqaday sarkaan abwaan BARLEEEEX SXB .
@mahubofabulous3753
@mahubofabulous3753 9 жыл бұрын
sxb yara qabyaali ayaa kugu jira moye funy weye barmamijku waayo waan wada dawaday oo halka rerkinu dago iyo wale suqaar ayaad ku dulmeray birijka habar jeclana halmid ayaad ka ga soo qabanay
@maryanomar4126
@maryanomar4126 8 жыл бұрын
kkkk qatr
@abdisamadsuleiman6159
@abdisamadsuleiman6159 9 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkk anaku dadka waanu ka danbaynaa kulahaa!!!!! oradoo waxbaro
@hanihappy6061
@hanihappy6061 7 жыл бұрын
Wlh jahilin waye
@selmajr-dm3wm
@selmajr-dm3wm 8 жыл бұрын
haas
@caliyare82
@caliyare82 9 жыл бұрын
Halkee jireen diinta markii labaranayay Dadkan !!! 4 saac dhan dad kajawaabi waayay ducadaa dadka waa weeyn iska daa ayagu waa da laakiin dhalin yarada iyo gabdhaha yar yar maxaa ku dhacay !!! Diinta kaliyah ma ahan xataa af somali ayeey ku sheegi waayee nambarkaada halkui ka sheegay nin carab ah !!! dadkii ma sidaanbaa u danbeeysa !!!
@niciimacumaar4690
@niciimacumaar4690 8 жыл бұрын
dadkaan qaadku maskaxda ka cunaay ayaad wax waydiniysaan
@updyrahmanchama4693
@updyrahmanchama4693 8 жыл бұрын
niciima cumaar hhhhh wa runta
@سنفورغضبان-خ8ل
@سنفورغضبان-خ8ل 8 жыл бұрын
marka hore lugta bidix ayaad ku horeynaysaa waxanaad odhanaysa اللهم إني أعود بك من الخبث ولخبائث markaad soo baxaysidna waxaad ku horaynaysaa midigtaa waxanaad odhanaysaa غفرانك waxan ilaahay uga baryaa dadkaas inay diinta sifiican ubartaan insha allah
@YasinDuale
@YasinDuale 9 жыл бұрын
Burco waa shicibka ugu Maskaxda furan .. hadaaney aheyna 3 madaxweyne kameysoobaxeen
Barnaamijka suaalaha 20 MARCH 2016
39:24
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 369 М.
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 29 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 419 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
WAAR DAG DAG AH
30:55
Habar media
Рет қаралды 686
Safarkaygii dalka Cambodia 🇰🇭  Nolosha soomaalida Cambodia
22:28
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 142 М.
Maxaa ka haleysnaa saacada masjidka
13:08
NuxTek
Рет қаралды 1,4 М.
barnaamijka suaalaha 23 june 2014
53:26
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 132 М.
Dr Cabdillaahi Sh. Maxamed Cismaan.
59:44
National Museum of Somaliland
Рет қаралды 3,3 М.
DAWO DOOD CAJIIB AHAA GADABURSI IYO XALADAHA DAGALKA UU MUSEE BIIXI ABABULAYA
14:04
Barnaamijka suaalaha 10 march 2016 Hargaysa
40:25
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 149 М.
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 29 МЛН