Barnaamijka suaalaha 20 MARCH 2016

  Рет қаралды 368,011

Cabdimaalik muse coldoon

Cabdimaalik muse coldoon

8 жыл бұрын

nagala soo xidhiidh:
cabdimaalig3@hotmail.com
cabdimaalig@gmail.com
sindibaad,
+252634431955 ama +252659300984
twitter: abdilmaalik
Skype:abdilmaalik
facebook page:cabdimaalikmuusecoldoon

Пікірлер: 466
@marwanboy8480
@marwanboy8480 5 жыл бұрын
عند العطس تقول (الحمد لله ) اما صاحبك فيقول (يرحمك الله ) ومن ثم ترد عليه وتقول (يهديكم الله ويصلح بالكم ). .... لايك اذا اعجبتك هذه الفاءدة
@user-yp3wo3sm7k
@user-yp3wo3sm7k 7 жыл бұрын
diinta barashey rabtaa rabbina garashuu rabaaa allaha nooziyaadsho cilmi
@AhmedAhmed-ez6nz
@AhmedAhmed-ez6nz 6 жыл бұрын
Sax sax sax wlhi
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 4 жыл бұрын
Cawa oo ar Ramadan Kow Tahay baan Burco ku daawanaya wariye Coldoona uu Hargaysa ku xidhan Yahay. Yaa 2020 22 April daawanaya
@shakirmohamed3466
@shakirmohamed3466 Жыл бұрын
War mnta oo ramadan kow thy ban daawanayaa 22 march 2023
@shakirmohamed3466
@shakirmohamed3466 Жыл бұрын
23 march 4/2023 bisha marakaysan ee ramadaan lgu jiro inta daawanoyso farta✋😂
@daacadmuuse7967
@daacadmuuse7967 4 жыл бұрын
Reer burco oo kaliyaata maahaee waa Soomalida dhan in kastooy Hada reer burco wacan yihiin. Runtii waana Arin laga naxo o laga murgo maaha Arin lagu qoslo. Waana barnaamij baraarujin ah oo fiican runtii. Diinta xageeda aynu u jeesano oo aynu u kacno. Allahna SWT tawfiiqda ha ina waafajiyo. 🤲❤️☝️wa bilaahi Tawfiiq
@qalax123
@qalax123 8 жыл бұрын
Xaqiiqdii maha arin, aan ku qosli karo ee waa marxalad naxdin leh. waxaan ka codsanayaa culumada iyo inta diinta si fiican u garanaysa in ay barnaamij wacyi galin ah oo ku saabsan Islaamka laga soo daayo Somaliland, iyo Soomaaliya oo dhan. Fadlan, waan codsnayaa ano qof muslim ah.. mida kale hadii laheli karo (waaba la karaaye) ha lagu daro iskuulada hoose dhexe iyo sare intaba siradii Nabiga (SCW). Waad mahadsantihiin dhamaantiin.
@ibraahiimibs
@ibraahiimibs 5 жыл бұрын
Alamuuu xamar imado
@aliibrahim2385
@aliibrahim2385 4 жыл бұрын
Salaam dhamaan akhristayaal, sidaa uu LAFOLE yidhi ayaan ku racsanay kuna talinlaa , wadanka guud cilmiga wa iin hoosta lagaso dhisaa
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 8 жыл бұрын
Cilmigu ma yaraane barnaamijka looguma talo gelin in jawaabta loo helo si degdeg ah, waa entertainment at the same time waa educational. Dabcan Soo Saaruhu wuxu Aad u danaynaynayey Dadka uu u arkayey inaysan garin Karin jawaabta, Procedure kaasi wuxu u saamaxayaa inuu Saacadiisa buuxsado kahor intaanu dhamayn abaal marinta uu ugu talk galay inuu bixiyo. Wa billahi tawfiiq.
@ruweydaosman1682
@ruweydaosman1682 7 жыл бұрын
kkkk ilaahow Mogadishu aan ku dhashay walalahey burco haiga qaadin aad an ugahelaa kkkkkkkk
@user-on8he8gs7z
@user-on8he8gs7z 4 жыл бұрын
Mhdsanid wll reer muqdisho meel baad nagaga talaaan runtiii💓
@hamda620
@hamda620 8 жыл бұрын
aad iyo aad ayaad caruruta yaryar u dhiiri gelinaysan manshallah
@muxiyadiinabiibakarabiibak4095
@muxiyadiinabiibakarabiibak4095 7 жыл бұрын
cabdi maalig walaahi waxaan jeclaa in aad inantayar ee garatay waxay garan waa yeen ciroolayaashii in aad iyada abaal gudka wada siiso
@dahaar29
@dahaar29 7 жыл бұрын
Kkkkk qofku marku hindhiso maxa yirahda 9:43 odayga sharks guduudan alxamdulillah kan kulla taagan maxu oranaya kulaha asalanu calaykum Anna waxan ugu jawabi wacalaykuma salam kkkkk qosol badana
@abdisalamfarah9344
@abdisalamfarah9344 6 жыл бұрын
Kkkkkk.... Wallaahi, anna odaygaas iyo ninkan kale ee markii ''Nebi Aadan ugu horrayn muxuu yidhi?'' la yidhi ''dee AAbbooy'' yidhi baaba aad iiga sii qosliyay.
@yuusufahmed1621
@yuusufahmed1621 6 жыл бұрын
mohamed yusuf hhh aniga waxa igu qosol badna mid dhahaayo qofka ku agtagan muxu dhaha war Naga daa hindhisada uu dhaha kulahaa hhhh
@ahmedhassan7870
@ahmedhassan7870 6 жыл бұрын
Hh wlhi niyada ka qosly
@imanshegow7204
@imanshegow7204 8 жыл бұрын
ilaahay diinteena hana barao sabbna hanooga dhigo in uu dadka baro ameen
@KornelAbdi
@KornelAbdi 8 жыл бұрын
Qofka Kale Muxuu Yiraahda War Inagada Hindhisada Kulahaa
@yuusufahmed1621
@yuusufahmed1621 6 жыл бұрын
Kornel Abdi hhhhh
@updisamedupdisamed4206
@updisamedupdisamed4206 4 жыл бұрын
Waaga cidi kumy aqoon
@yanyreyes9201
@yanyreyes9201 3 жыл бұрын
Cabdimalig waxaad leyahay walalo badan oo aan ka mid ahay
@saadkhadar108
@saadkhadar108 4 жыл бұрын
Abdimaalik waxa uu ahaa somali u horeysa ee youtuber aha
@rahmoahmed1580
@rahmoahmed1580 7 жыл бұрын
Odayga caanaha uqeylinaya aad iiga qosliyay wllh
@hamda620
@hamda620 8 жыл бұрын
mashallah barmamijkan aad ayuu u fiican yahay ilahay kahyr ha idinka siiyo
@osmaa014
@osmaa014 8 жыл бұрын
Masha Allaah waa barnaamij oo qof kasta ku dhiirgalineyso in ee diinta sfcn u bartaan. Isku daya magaaloyin kaladuwan in aad booqatan siiba dhinaca muqdisho.
@zamzamqueen4033
@zamzamqueen4033 7 жыл бұрын
maasha allah cabdimalik allah haku xifdiyo waxan ka helay ilmaha yaryar sidad uga farxinaysid. noloshada farxad ku nollw
@sadoahmed29
@sadoahmed29 4 жыл бұрын
Qofku marku hindhisooda wuxu odhanaya allxamdulilah.qofka ag jogina wuxu ugu ceelinaya yarxamakallah. Isna wuxu dhahay yahdiyakallah wa yaslah baalak.2 nabi Adam kalmadi ugu horaysay u dhahy waxay aheed(allhamdulilah)
@sarakhalif1202
@sarakhalif1202 7 жыл бұрын
alhamdulillah then yar hamakallah then yahdikumullah wa yuslix balakum
@hassanissak857
@hassanissak857 8 жыл бұрын
malintii 20 times ka. badan waan daawadaa nabi aadam bilaa abo miulyuu lahaa
@khadrasalebaan2080
@khadrasalebaan2080 8 жыл бұрын
mansha allaah Allah hakucafido Cabdimalig
@koosduale8475
@koosduale8475 8 жыл бұрын
Masha allah waa Barnaamijka aad u fiican keep it up
@dhalinyaradanawadajacel5121
@dhalinyaradanawadajacel5121 8 жыл бұрын
maasha.alaah waxaa tahay weriya aad u fcn waxaan kugu bogaadinayaa inaa barnaamijyada noocaan ah aa sii kordhisid
@abdulahiinjar1954
@abdulahiinjar1954 3 жыл бұрын
2021 baan dawanaya walahi barnamijkaan aad baan ujeclahay
@abdiaziz.2326
@abdiaziz.2326 8 жыл бұрын
waa intaa qabiil ka shakenayno ayaa diintii labaranwayay reer burco keliya mah soomaalo dhan baa sidaa ku mashquulsan
@cariifmohamudmohamed4112
@cariifmohamudmohamed4112 7 жыл бұрын
waali Ee qabaan Reer burco diinta Si Wacan U Bart a qosalka Ee iga dhameyeen wlh
@fkandhj
@fkandhj 8 жыл бұрын
cabdimalik waxaan kacodsanaya show gaada in uu magalooyinka badan tago oo kamid ah ceergabo bosaso iyo galkacyo muqdisho ,this show is the best show in all qarada seven ka compine for real keep doing it
@yasminmaow5536
@yasminmaow5536 8 жыл бұрын
Asc wr wb walaalkey c/malik jazaakillahu kheyren
@salmaanabdi457
@salmaanabdi457 8 жыл бұрын
MAKARKAD HINDISTU ALX AYAD ODHAN RUXA KU DHAW RAXMAKALAH WAXAD UGU JAWABIN YAH DIIKUMULAH
@HealthyMacaan
@HealthyMacaan 8 жыл бұрын
mashalaah waa barnaamij aad u wacan wallal bulshada wA in wax laga ogaadaa
@hudaagaariabdulahi9432
@hudaagaariabdulahi9432 6 жыл бұрын
Ati ninkaasaa wacnaa!!!! Cabdimaalikoow shukran walal hhhhhhhhhhhh
@daacadmuuse7967
@daacadmuuse7967 4 жыл бұрын
Suqra yar ManshaAllah ha xafido iyada iyo walidkeedii sida wacan u barbaariyey
@hasogymhasan4018
@hasogymhasan4018 8 жыл бұрын
masha allah jizaa akalaah aqii kuwad su aalaha see ugartaan inee waxka maqan yahiin
@egalali750
@egalali750 8 жыл бұрын
War ka murqaansan odayga ka danbeeya ee la waydiinayo Walaahi aad buu iga qoslisay waan ilmeeyay sidaan u qoslayay
@farxiyacali6775
@farxiyacali6775 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh wallaahi waaku qos lay ilaahay haku xifdiyo c/maalik muuse shiikh coldoon
@baashaalkaxamar
@baashaalkaxamar 4 жыл бұрын
27/4/2020 Ramadaan shan tahay hada iga danbesid liketa ha ila dhaaafin
@abdisaid1934
@abdisaid1934 4 жыл бұрын
J’adore 😍 elle est tellement belle et mignonne 🥰😘
@aliadam180
@aliadam180 4 жыл бұрын
اول كلمة نطق بها ادم عليه سلام الحمد لله
@faadumonuur8734
@faadumonuur8734 5 жыл бұрын
Mnsha allaha tabarkallaha wey uqalanta inanata yara abala marinta somaliyeye ilmaha dinta hala baro illlahow na hanuuni
@xabiibaaxmed531
@xabiibaaxmed531 7 жыл бұрын
maashaa allaah allaha noo kaadaayo waa noo faa iideesaa marwalba
@TOPSOMALIeventsdaily
@TOPSOMALIeventsdaily 5 жыл бұрын
13:44 yaa maqlay midka xaga danbe ka leh "Ninkii u horreeyey ee naag wasay waa kee?" 😂😂
@iamsomali5529
@iamsomali5529 4 жыл бұрын
Kkk
@abdinasirali3460
@abdinasirali3460 4 жыл бұрын
Fac Kadeed Anigah aya maqlay kaasi wa mid aqlaaq xun Subhanallah
@abdifetahabubakar882
@abdifetahabubakar882 6 жыл бұрын
Cabdimalik wll maxaad u joojisay barnaamijkii suaalaha
@qadarsaciidcalicaabi2379
@qadarsaciidcalicaabi2379 4 жыл бұрын
Muqdisho baan joogaa Ilaahow c.maalik itus intaan noolahay
@aboodymire4951
@aboodymire4951 6 жыл бұрын
ereygii ugu horeyay nabdi aadan u ku dhawaaqo waxu ahaa ..marki ilaahay u ku afufay nafta ruuxdu waxy ka gashay madax waxa usoo degtay hoos dhanka sanka saa waa u hin dhisay ka bacdi malaaiktu waxay ku trii dheh al xamalxmdu Lillaah markaas ayu yiri alxamdu lillaah ...wa ta kalmdi ugu horeysay u ku dhawaaqay asc..
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 8 жыл бұрын
24 Nabi ka dambaysay kuwaas wax naga waydiya kulahaa hhhhhhhhhhhhhh walle reeku waa funny waa wada oday cabdulle iyo abuu_Kuukuu
@15kbeforesubsmay37
@15kbeforesubsmay37 4 жыл бұрын
20:10. Wuxuu yidhi 9 baan ka ciyaraaa 9kayga waan ku qanacsanay😂 Beautiful❤
@bestones8480
@bestones8480 5 жыл бұрын
11:20___12:35 still watching 19 july 2019
@ikranabdullahi3146
@ikranabdullahi3146 5 жыл бұрын
MashllaH masjidka saalixiyada ee madarisadii igu horaysay ee ee laygeeyey anooyar walaahy taariikh ahayd mailaabi karo iyo macalinkaygii saleebaan alle hanabad qab wadankayga igu sooceli
@samatarabdi7214
@samatarabdi7214 8 жыл бұрын
cabdi maalik waan ku salamay wll marka hore lknse wax yar oo fikrada bankugu darsanayaa adoo raliya wll taas oo ah sxb markad qofka wax waydiinayso codsi ka qaad in uu qofku su,aasha diyaar u yahay iyo in kale waa iga intaa fikradaydu mahadsanid sxb qali
@aishakuus60
@aishakuus60 4 жыл бұрын
Watching till now 2020
@HealthyMacaan
@HealthyMacaan 8 жыл бұрын
waan yara laqsanahay iyo maaqaaan wax aad u wanaagsan wallee
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 жыл бұрын
Allhammddullilllaahi Rabbiill Caallammin. Yahddimmukkullaah. Yarxammakullaah.
@sacadhassan9184
@sacadhassan9184 8 жыл бұрын
thanks cabdi.maalik sxb
@abdullahiyare1904
@abdullahiyare1904 7 жыл бұрын
hadii la hindhiso waxaa la oranayaa alx qofka kula jogana waxu kugu jawabaya yarxamajumulaaah yahdikumulah wayuslixa balahum waa sidaa deee
@yaziinqarboozhe3349
@yaziinqarboozhe3349 8 жыл бұрын
KuLahaa AsaLaamu Caleekum
@khadarhory1639
@khadarhory1639 5 жыл бұрын
Mahadsanid c/maalik m coldoon khayr hel
@caashom624
@caashom624 8 жыл бұрын
asc walahi qosolki baa iga dhamaday, reer burco waxan ku tirin jiray dadka ugu diin badan somaliland waxase lagu bariiqday wixii ugu fududaa walaahi culumada masuuliyad baa ka saaran arintan waa inay dadka dhex galaan oo meesha ay ku shaahaeeyan, ku qayilan loogu tago saa masjid tagi mayaane. cmaalik adna ajar Alle ha kaa siiyo fidinta diinta islaamka.
@raabiixmiiniyaarasaaqu6718
@raabiixmiiniyaarasaaqu6718 8 жыл бұрын
runti aad iyo aad baan u qosley hasa yeshe,waxan la yaabbey dadkan yaa waax barashada kaa hoor taagaan subxanalah 80% waa jaahilin ,,inanti yareyd ban marna ku farxay marna qirodey aale haa xaafide,,,,,,,,,cabdimalik muuse colon iyo asxabtaba waan ini salamey ee sibaa caabdimalik walalo is ilaali waa ku baaqaa in qof dadkan nabar kugu dhufte ,,,aaalah ya xafidukum kulukum
@qalbiwaxjecek4297
@qalbiwaxjecek4297 7 жыл бұрын
reer burco luv ayan ku ahey wa dad fanny ah jirro joogo❤❤❤✌ from jowhar
@cabdikariinaxmedcllaahi2288
@cabdikariinaxmedcllaahi2288 6 жыл бұрын
Wariye cabdi maalik barnaamij yadiisa waan taageera
@hudaagaariabdulahi9432
@hudaagaariabdulahi9432 6 жыл бұрын
Maashaa Allah nasri yare waa fariid
@Jaahweyn
@Jaahweyn 8 жыл бұрын
Weldone program wariye coldoon
@rahmamohamed1157
@rahmamohamed1157 8 жыл бұрын
Alxm rahmakalaah yahdiikumulaah
@sadiomohamed9753
@sadiomohamed9753 8 жыл бұрын
mashaalaah waa barnaamij qiimo leh
@asmafarah720
@asmafarah720 7 жыл бұрын
This video is my favorite video
@blackmail9136
@blackmail9136 7 жыл бұрын
nasri adeero jir oo joog hadal yaqaan yar alle haku xafido
@ajaajapuntlnder4646
@ajaajapuntlnder4646 8 жыл бұрын
kkkkkkk wlhy rer waqooyiga wan jeclhy wa dad funy qosol bdn
@amowamineta5834
@amowamineta5834 8 жыл бұрын
ajaaja I love reer waqooyi. iilaahoow aynaga goin. Waa dad aad u wanaagsan saqiir iyo kabiir.
@muntaskiki2946
@muntaskiki2946 7 жыл бұрын
billan mohamoud oo wanagu ducaysanaysaye
@muuminhaaji
@muuminhaaji 7 жыл бұрын
billan mohamoud amin abayo Allah soo malida dhan hamideeyo
@hoodomohamed2145
@hoodomohamed2145 6 жыл бұрын
ajaaja puntlnder jnkjgbbdfha
@qooryarestudio
@qooryarestudio 6 жыл бұрын
+Hoodo Mohamed 10:04 siii bu yirahdaa kkkkkkkk
@yaxyeyaxye8314
@yaxyeyaxye8314 5 жыл бұрын
C/maalik muuse coldoon tawaaduc u daa daacadnimo na u daa sidoo kle
@maankacade8292
@maankacade8292 4 жыл бұрын
Rer waqoyiga fan ayey ku faanaan aaway diintii
@raabiixmiiniyaarasaaqu6718
@raabiixmiiniyaarasaaqu6718 8 жыл бұрын
yaa salaam aaxlaa barnamij ,good steal mansha aalaah ,,,,,
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 4 жыл бұрын
Diinta barasho ayey rabtaa
@eissafadumo
@eissafadumo 8 жыл бұрын
MashaAllah very good program. very educational and beneficial. at least the people are cooperating with sense of humor. i am very proud of them.
@yywvy7025
@yywvy7025 8 жыл бұрын
mashaallah good children allow in barkeh dham walal mahadsanid
@SuperMANUNITED13
@SuperMANUNITED13 8 жыл бұрын
amazing wallahi
@jamaalhasan2892
@jamaalhasan2892 7 жыл бұрын
SXbkay nuurdo difaacuu kaciyaara anigoo naynka taagay ayay iitimaada ana aadyar ayaan kuqabtaaaa hhhhhhh madaxa afsooomaaliga reer burco
@djxabiipofficial8328
@djxabiipofficial8328 6 жыл бұрын
black boys hhhh
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 жыл бұрын
Allhammddullillaahi Rabill Caallammin ❤️✊
@barudhazard348
@barudhazard348 8 жыл бұрын
masha allah bro waa barmamij fcn
@abdikanimohamed587
@abdikanimohamed587 8 жыл бұрын
kkk War inagu maxey inasiiyey abo iyo toona malahan markii Lugu dhahey odaygaa caadi ma ahan
@muntaskiki2946
@muntaskiki2946 7 жыл бұрын
kulaha masoo imtixanba lagu yiri ader maxxa nagula hadashay
@khadrajama5650
@khadrajama5650 8 жыл бұрын
waa su'aal waa jawaab ku bedel walaal waa (weydiin iyo wercelin)
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 Жыл бұрын
Maansha allaah tabaarakallaah
@shirecbdilahi9025
@shirecbdilahi9025 6 жыл бұрын
war burco xaga diinta waa kadayacan tahay wllhy waa reer miyi caadiya
@koosduale8475
@koosduale8475 8 жыл бұрын
We can't wait the next
@iamhappywithyou6525
@iamhappywithyou6525 7 жыл бұрын
hhhh reer burco dad kaygii ilove you so much
@mohanadhassan7241
@mohanadhassan7241 6 жыл бұрын
Illahow jahli hanaga dhigin aameen
@jirfe
@jirfe 8 жыл бұрын
9 kaan ka ciyaaraa saaxiibkaay nuurto difaacuu ka ciyaaraa ayarbuu ii keenaa Ana waan ku qabtaa
@amiin666ahmed4
@amiin666ahmed4 6 жыл бұрын
agaasimaha rooxaanta hhhhhhhhhhhhhh kayare fariidkaa
@Last_King2023
@Last_King2023 8 жыл бұрын
*_Somaliland ha noolaato_*
@ibraahiimibs
@ibraahiimibs 5 жыл бұрын
Mexee nolaata waxba mataqano
@ASAD_108
@ASAD_108 4 жыл бұрын
@@ibraahiimibs 😂😂😂
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 6 жыл бұрын
Hhhhh wlhi mar wan Qosla marna waa yabba lkn xaqiiqda wax lagu qosla ma ahan
@umurayan1
@umurayan1 8 жыл бұрын
Alxamdullilah ayey ahayd ayan filayaa
@adgh8036
@adgh8036 8 жыл бұрын
subxana allah
@adnancamariofficial9934
@adnancamariofficial9934 6 жыл бұрын
Al xamdu lilah wa yarxamu kalah wa yahdi kuma llah Wayas luxu bala kum
@fiicanmohamed8933
@fiicanmohamed8933 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkk tibishiii kulaha duqa ala mesha diinta kuyara war diinta ukoco barta aduun wuu dhamn dadka hidisada kajawaabi wayay ilama aha wax kabadana iney garanayan subxana laah
@BURCO2010
@BURCO2010 5 жыл бұрын
fiican Mohamed Waxa la raadinaya dadka dintu ku yar tahay. Inta garata Waa laga jira video Waa shaqo KZbin meel ka Diin badan burco umalayn maayo
@odaykasheekee6929
@odaykasheekee6929 4 жыл бұрын
@@BURCO2010 waa runta oo waa laga jaraa kuwa garta
@hibonuuro1972
@hibonuuro1972 8 жыл бұрын
nice musig
@seynablibeko
@seynablibeko 8 жыл бұрын
Maxaan qoslay reer burco funny, ka yidhi markaan hindhiso waxaan idhah acudi bilaah ba u daran 😃😃
@icegameryt5919
@icegameryt5919 5 жыл бұрын
Jawaabta Saxda ah. Nabi adam wuxuu dhahay Alhamdulillah.
@hanadimohamed3675
@hanadimohamed3675 8 жыл бұрын
Liin dhanantu waa caafimaad in shaaha lagu darsado
@sacadhassan9184
@sacadhassan9184 8 жыл бұрын
waa barnaamijkii.igu qosolka badnaa
@abdidarwiish740
@abdidarwiish740 3 жыл бұрын
Ciyaalkaan ka helay masha Allah
@rayanahmed1748
@rayanahmed1748 8 жыл бұрын
hhhhhhhhh alle berka wlhy ma nooli sidan uu qoslayaye
Barnaamija Suaalaha 3 march 2016
38:21
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 73 М.
Barnaamijka suaalaha 10 march 2016 Hargaysa
40:25
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 148 М.
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 30 МЛН
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
barnaamijka suaalaha 12/03/2015
47:56
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 97 М.
SIR CULUS OO XUUTIYIINTU AY FASHILEEN IYO WARAYSI XASAASI AH
13:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
Daawo Waxa kala Qabsaday Wariye Coldoon Iyo Abwaan Murtiile.
14:20
Qarri Jiqood
Рет қаралды 146 М.
riyoraac
11:38
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 95 М.
suaalaha somsat 1 may 2013
59:35
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 84 М.
suaalaha somsat 11 dec 2013
56:43
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 136 М.
Reeer Burco Iyo Shekoyinka Murqaanka😂 Praty 1
9:31
Buurdhaab media 1
Рет қаралды 31 М.
Arooskii ugu quruxda badnaa ee aan ka qaybgalo waligay
20:01
Dhakhtarrr
Рет қаралды 856 М.
И пусть весь мир подождёт 💞 «Постучись в мою дверь в Москве»
0:37
Попади пиццей по столу и получи пиццу (2024)
1:00
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 2,3 МЛН
А СКОЛЬКО У ТЕБЯ ХОМЯКОВ?🐹#shorts
0:22
INNA SERG
Рет қаралды 1,2 МЛН
Must watch new special comedy wait for end 😆🤣
0:49
Athar Hussan
Рет қаралды 13 МЛН