No video

Barnaamijka Tacsida Marxuumad Saynab Xaaji Cali (

  Рет қаралды 90,477

SLNTV

SLNTV

Күн бұрын

Fadlan: Subscribe + Like + Share
Website: slntv.tv/
Facebook: / slntvone
Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

Пікірлер: 216
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 3 жыл бұрын
Xusuus: aniga oo caruur ah oo hooyaday gacabta I hayso aan waxaan baxsan ku arkay shirkad furniture oo alla magan la oran jiray waxay ahays qof cad oo afro ah oo caruur ahaan aan kor u eegaayey Anigoo leh woooooooow Ilaahay haw naxariisto saynab xaaji cali baxsan fanaanad qaran soomaali oo dhan baan ka tacsiyaynayaa 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@suneexnasax4932
@suneexnasax4932 3 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto shirkada allamagan waxaa iska lahaa nin dhintay oo ilaahay ha u maxariistee mar saygeeda ahaa ama qabay saynab cali baxsan Allah yarxam oo ina khaawi la odhan jiray kana mid ahaa saraakiishii hore ee ciidanka qaranka lixdameeyadii
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 3 жыл бұрын
@@suneexnasax4932 Ilaahay labadoodaba haw naxariisto aamiin mahadsanid wll
@yuusufxusniismaaciil1025
@yuusufxusniismaaciil1025 3 жыл бұрын
💗
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 3 жыл бұрын
"Allahayoow maxay silic u martey ,guusha sahankeeda". Waan ilmeeyey walaahay, Baxsan Naxariistii janno illahay ha siiyo .Amiin
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 3 жыл бұрын
Saynab X Cali Baxsan Allah ha u naxariisto
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
somaalidu meel joogto waa isku mid waayo qofku marka uu nool yahay ayaa laga warhayaa oo wax lataraa shacbi iyo madaxba laakiin qofku marka uu dhinto ayaa la amaanaa oo laga hsdlaa
@hyassin4276
@hyassin4276 3 жыл бұрын
insha allah marxumada allah ha u naxariisto ,xaga allahna waxan uga rajeyneyna janatul fardowsa wbt
@aminaali6892
@aminaali6892 3 жыл бұрын
Ax mandeeq waay iga ohiisaay saynab alle ha unaxariisto
@alisomali3687
@alisomali3687 3 жыл бұрын
Abwaan Dacaroow, mowhibada Alle ku siiyay ha diidin! Soomaali waxay kuu taqaanaa abwaan taariikhdeeda sharaf iyo maamuus ku leh. Baxsan Allaha unaxariisto; dhammaanteena samir iyo iimaan Allaha naga wada siiyo.
@xaredoabukar784
@xaredoabukar784 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin Maanteeq Samir Alla ha naga siiyo walaasheen Jannatul Firdoos insha Allah
@mustafaaden736
@mustafaaden736 3 жыл бұрын
Faadumo C.Kaahin Maandeeq, Ilaahay qalbiga ha kuu adkeeyo maamo. Walaashaana qabriga Ilaahay ha nuuro.
@nuuradiinmohamud8754
@nuuradiinmohamud8754 3 жыл бұрын
Maandeeq wallee waa maamo wadi somali dhalad ah rabbi ha u naxariisto
@Glydh
@Glydh 3 жыл бұрын
Walaahi waa ilmeeyay maadeeq hadalkeedii Ilaahey waxaan ka baryayaa dhamaanteen in janatul firdowsa nagu kulansiiyo yaa rabi aaaaamin
@abdulqadiraj
@abdulqadiraj 3 жыл бұрын
Eedo Maandeeq Aamin Aamin Runtii Maama Qaaliya Tahay Ee Ilaahay Aaqiro Iyo Aduunba Alaha Ku Xafido Eedo Adiga Dhamaantiin Qaaliba Igu Tihin Waabari
@xkhaalid798
@xkhaalid798 3 жыл бұрын
Wan ilmeeyey maandeeq eedo sidaa aad ugu ooyday wa naxariis aad u hayso walaasha eedo alle sidaa aad isku jeclaydeen akhiro isku arka fardowsa
@losblancoz7513
@losblancoz7513 3 жыл бұрын
ILAAHAY NAXARIISTIII JANO HASIIYO HOOYO SAYNAB X CALI BAXSAN
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
زينب حاجي علي بحسن فنانه من الزمن الجميل والفن الأصيل.... نسأل الله تعالي ان يغفرلها ويرحمها
@Hooda36
@Hooda36 3 жыл бұрын
Inalilahi waina illaahi rajucun illaahay hau naxariisto dhamaan fanaanitii inaga dhintay illaahay jannatul fardawsa haka warabsho intaa Noolna illaahay Haugargaro amiin 🤲🏽 horaa looyidhi rag waaragii hore Hadalna waaintuu yidhi fanaaniin waa kuwii hore🤷‍♀️ SLNTV 💚⚪❤ thank you for sharing your time with as 👍
@aminahasan1394
@aminahasan1394 3 жыл бұрын
waan ooyay ilaahoow unaxariiso hadalka maandeeq waa meel dheer hadal keeda waa qof qabyaldu ku yardahay weye
@nailsissak3207
@nailsissak3207 3 жыл бұрын
Ilaahay ha naxariiso Sanab
@maxamedibraahimmurbay2153
@maxamedibraahimmurbay2153 3 жыл бұрын
Wallahi waa la tegey allaha u naxariisto inta dhimatay khaas ahaan maamo saynab
@rahmaali2050
@rahmaali2050 3 жыл бұрын
Illahay hawnaxaristo mamo Baxsan Hinda sawtan afsomali wacan kuhadlaysa
@zakihajji1960
@zakihajji1960 3 жыл бұрын
Awalba Somali ayee aheed ee Way Jili jirtay uun Af Oromada
@caydarousdheeg9078
@caydarousdheeg9078 3 жыл бұрын
Maamo maandeeq walhy way iga ilmaysiisay allah ha unaxariisto maamo saynab.
@ailyabdi3368
@ailyabdi3368 3 жыл бұрын
Illahayoow uu naxariso saynab xaji cali siigale( baxsan )waxay ahayd fanand laa jecelyahay illahayoow akhirana uu naxariiso oo uga jecloow sidi ifka loga jecla fadumo cabdillahi kahin (mandeeq) walahi waad igaa ohisaay hooyo samir iyo imaan alle haka siiyo walasha illahayna waxan ka baryayaa anigaa oo an kula kulmin inan midkeena wadku uu imaan waxad tahay shakhsii an aad uu jeclahay amiin ya'allah
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Alah u naxaristo baxsan
@hsdhhddndkdk9997
@hsdhhddndkdk9997 3 жыл бұрын
Allha unaxariisto wllaasheen seynab Qabrigeena allha u waasiciyo
@ahmedabusaad4705
@ahmedabusaad4705 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto mamo zaynab
@jamalmohamed1910
@jamalmohamed1910 3 жыл бұрын
allaha unaxariisto waxaasaa walaaltinimo ah maashaallaah
@susum9099
@susum9099 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto jannadii Allah ha ka waraabiyo
@willsomaliyeed7095
@willsomaliyeed7095 3 жыл бұрын
Allah u naxaristo
@abdallamoha8978
@abdallamoha8978 3 жыл бұрын
Allah yarxma .geeridu waxaq..Allah ka rabiyo jantul firdowsa🤲🤲👌😥😥😥😥😥🤲
@farahmohamud6681
@farahmohamud6681 3 жыл бұрын
Edo.zaybad.haji.ali.baxsan.she.was.a.brave And.strong.somali Woman
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 3 жыл бұрын
Wallo Qoloma Ayay Ahayd ..Qabyaalad Iga Ma AHA Lkn Waan Ku Garanayaa Bes
@umulkhairahmed168
@umulkhairahmed168 Жыл бұрын
@@bintiahxmedsaleban9682 Beesha Akishe Ee Dir ayay aheed ale haunaxariisste wll Mahadsanid waanaga kuu sheegay Waxan filaya inaad arki doontid Comentigaygan Haduunba arkay Comentigaagani Aad kasoo wareegtay 1 years
@sadiaaden2095
@sadiaaden2095 Жыл бұрын
Allow u naxariisto saynab cali baxsan ilahay ha u naxariisto janada farduwsa ka waraabiyo insha
@dalmarcabdullahi1638
@dalmarcabdullahi1638 3 жыл бұрын
Wlhi wan aamusi la ahay alaha unaxariisto janatul firdoowso alaha geeyo wanjeclahay maamadeyda seynab xaaji
@khamisohalafo4820
@khamisohalafo4820 3 жыл бұрын
Ilaahay naxariistii janno hasiiyo, danbigeedii hore allaha dhaafo.
@mustafenuurdiin2488
@mustafenuurdiin2488 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@cashawarsame6213
@cashawarsame6213 3 жыл бұрын
Ilahay haw naxariisto 😭😓
@aishamuuse202
@aishamuuse202 3 жыл бұрын
Ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo gurigii xaqa ahaa bay tagtay horaa Loo yidhi geeri ba'ay iyo baga waa iskugu mid taasaa Ina wada sugaysee ducada u badiya iyada iyo intii dhimatayba wabilaahi tawfiiq
@saruujaabdi1158
@saruujaabdi1158 3 жыл бұрын
ilaahay naxriistii jano ha ka waraabiyo
@TheNasraabdi20
@TheNasraabdi20 3 жыл бұрын
Aamiin allaha inoo wada naxariisto aamiin aamiin aamiin
@ahmedelmi8177
@ahmedelmi8177 3 жыл бұрын
Hadii in uu qof waddani ahi jiro Baxsan bay ahayd afkeeda ayay waddanka ku difaacday 1964 markii xabashidu ina soo weeraratay waxay sii istaagtay furrimaha waxay guubaabinaysay ciidanka waxay ahayd qof qaddiyad u taagan ilahay haw naxariisto may helin aas u qalma
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 3 жыл бұрын
Haa wlhi zxp hadii Inuun qof wadaniyi jiro baxsan ayey aheyd AHUN lkn macal asaf hadeynu soomali nahay isma qiimayno bal qiyaas hadey umad kale ka Dhalan laheyd saynab x cali ciida dhaqaaqi laheyd lkn somalidu waa tooda heystayaal
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 3 жыл бұрын
Fanaanka labaad oo Wadaniga ahna waa Axmed Naaji.
@ashaoali8020
@ashaoali8020 3 жыл бұрын
Ahmed Elmi walaahi agreed with you
@ashaoali8020
@ashaoali8020 3 жыл бұрын
AAS WAXAA UNOQONAY INAAN DHAMAANTEEN UWDA DUCEYNO .
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
@@Shaarkeey100 Muxuu waddani ku yahay, wuxuu ku heesay, Xamar waa la xumeeyey ee yaa ku xaal siin, Somalia oo dhan intay gubanaysay ee wadaadada xamar lagu leynayey ee jasiira dadka lagu leynayey muu hadal, markii cadcadkii la jiidhay buu wax gartay, adeer Somali maba aha baan ku leenahay, kamana naxayn somalida dhimanaysay
@abdullahifathi
@abdullahifathi 3 жыл бұрын
Amiin Allaha u naxaristo
@sbofficial3140
@sbofficial3140 3 жыл бұрын
Allah u naxriisto
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 3 жыл бұрын
Maba ka dhergo dhegeysiga heesaheeda ilaahey ha u naxariisto qabrigeeda alle ha u iftiimiyo qiyaamahana ilaahey ha u shafeeco jannaddiisa udgoon ha ku martigeliyo ehelkii iyo qaraabada ey ka baxdey ilaahey ha ka sabarsiiyo iyo soomaali weyn gaar ahaan bahda fanka idilahaanteenba laabta alle ha inoo wada qaboojiyo aammiin 🙏🙏🙏🙏
@mustafeaxmed8807
@mustafeaxmed8807 3 жыл бұрын
Heesuhu waa xaaran bls iskadaaa
@dhemanluul9840
@dhemanluul9840 3 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto insha allah
@issahashifarah192
@issahashifarah192 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@macalinkaxisaabta3868
@macalinkaxisaabta3868 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto
@willsomaliyeed7095
@willsomaliyeed7095 3 жыл бұрын
Rest in peace 🙏😭😭😭😭
@abti232
@abti232 3 жыл бұрын
ALLAHA UNAXARIISTO Saynab Xaaji Cali BAXSAN... Waxaa dumay tiir kamid ah tiirarka isjacaylka Soomaaliyeed, waxay ahayd tusaalaha wadaninimada iyo gobananima doonka Soomaaliyeed...
@abdiqafarilyaas1428
@abdiqafarilyaas1428 3 жыл бұрын
Amiin ilahi ha unaxaristo umalayn mayo inay jirto nafkaqimabadan runtii xaga gobanimda
@daahamaama7818
@daahamaama7818 3 жыл бұрын
allaha inaxariisto rabi naxariistii jano rabi haka waraabiyo
@umusabir4121
@umusabir4121 3 жыл бұрын
Allah u naxaristo mamo seynab qabriga allah u wasaciyo marti la jecelyahay allah ka dhigo
@khadijac9841
@khadijac9841 3 жыл бұрын
Aamiin yaa RABI
@Layla6793
@Layla6793 3 жыл бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajucuun Rabiyoow u naxariiso oo qabrig waasac uga dhig
@biggestrenjufan6419
@biggestrenjufan6419 3 жыл бұрын
Inna lillahi wa inna illahi raajacuun illahow u naxariiso janatul fardowsa ilaah ha geeyo amiin 🤲🤲😭😭
@sadamyareofficial3533
@sadamyareofficial3533 3 жыл бұрын
aamiin aamiin alla ha u naxariisto
@atamayste4593
@atamayste4593 3 жыл бұрын
Alle ahw naxarito
@hothandeeqzan7287
@hothandeeqzan7287 3 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto aamiin amiiin yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@abdiabdullahi5838
@abdiabdullahi5838 3 жыл бұрын
Ilahe ha unaxariisto😭
@munaflower4624
@munaflower4624 3 жыл бұрын
Mamo Seynab ilahay ha u naxariisto kitaabkan midigta ilahay ka siiyo. Janadu farduwsa ka waraabiyo insh
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 3 жыл бұрын
😭😭😭allow u naxariiiso Aaamiiin yaa rabbi🤲🤲🤲
@mohamedabdiaar3669
@mohamedabdiaar3669 3 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto janatul Fardawsa na allah haka waraabiyo Mamo saynab xaji cali siigaale baxsan
@naimaabdiraxmaan7063
@naimaabdiraxmaan7063 3 жыл бұрын
wlhi waa run dadka is jecel way iskadaba dhintaan dadka iska jecel qalbiga illahey ha idin ku kulmiyo janadii fardowsa masha allah ducada samada aamiin laga dheh hooyo waxan ahay rer xamar da.yar lkn ilin ayaad iga kenatay ducada alle kuu qaad
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
Aamiin yaa Alaah walaal.
@abdifatahmohamed64
@abdifatahmohamed64 3 жыл бұрын
Aameen 🙏 Yaa Rabi'
@hanadyareyare6378
@hanadyareyare6378 3 жыл бұрын
Waa hoyo somaliyed waxaa kaalii ee. Nogaa Bahantaahy waa duuco Allow kuu naxariso gacanteedaa midig Allah kasiyo kitabkedaa 😭😭🤲🤲
@yasir2771
@yasir2771 3 жыл бұрын
RIP I felt cry although I dont now her
@xaliimolika2149
@xaliimolika2149 3 жыл бұрын
illaahow unaxariiso yaa rabi
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 3 жыл бұрын
الله يرحمها آمين
@AbdelFatah-ws2py
@AbdelFatah-ws2py 7 ай бұрын
Soomaliland ❤
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle 2 жыл бұрын
Illh swtc ha unaxariisto maama zeynab xaaji cali baxsan aloow uraxmo adaa qadiree Runtii qalbigeena kama bixi doonta fanaanadeena soomaaliyeed #baxsan 🤲😭😭
@indhergarad1437
@indhergarad1437 3 жыл бұрын
Allow u naxariis mama mandeeq wan la ilmeeyey
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 жыл бұрын
ilaahay ha u naxariisto
@mohamedelmidable4927
@mohamedelmidable4927 3 жыл бұрын
Alla hau naxariisto qabrigana eebe hau nuuro Alahuma.amiin
@mohomedxashi5286
@mohomedxashi5286 3 жыл бұрын
Hooyo zeynab xaaji Cali siigaale baxsan qabrikaaga allaha kuu waa siciyo hooyo Kitaabkaaga midigta allaha kaa siiyo hooyo Marti la jecel yahay allaha kaa yeelo hooyo 😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdirizakhassandini3625
@abdirizakhassandini3625 3 жыл бұрын
Alla u naxariisto
@niizaibrahim2509
@niizaibrahim2509 3 жыл бұрын
Ilaah ha unaxriisto
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
Wlhi #SOMALILAND❤ waa gob halkay ku dhimatayna xataa meydkediba wadada laga xidhay illaahow u nxariso🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@raewinters8723
@raewinters8723 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭❤️❤️❤️😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭allaahay ha unaxariisto aamiin yaa rabii Aamiin aamiin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@farduusaxmed8980
@farduusaxmed8980 3 жыл бұрын
Alle haw naxariisto fananad wadani ah bay ahaydee
@apdiqani9389
@apdiqani9389 3 жыл бұрын
alle hu naxariisto baxsan
@sahalcali4196
@sahalcali4196 3 жыл бұрын
ilahay hawnaxariisto
@muqtarosman5754
@muqtarosman5754 3 жыл бұрын
Illahay how naxariisto
@NSalah2006
@NSalah2006 3 жыл бұрын
Amiin, ILLAHOW debigeeda dheef.
@xoriyoibrahim1696
@xoriyoibrahim1696 3 жыл бұрын
Ilaahey hownaxariisto inagana haynooga daba naxariisto
@iftiinseheacadmey25
@iftiinseheacadmey25 3 жыл бұрын
😢😢 Allaha unaxariisto
@abdishukribinabdallah5020
@abdishukribinabdallah5020 3 жыл бұрын
Ilaahow u naxariiso
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 4 ай бұрын
Fanaaniintii fankii baa dambi looga dhigay. Wacyi galin bay wadeen fanaaniintu. Baxsan iyo intii dhimatay Alle ha u naxariisto.
@Layla6793
@Layla6793 3 жыл бұрын
Ameen ya Allah
@abdullahimohamed1399
@abdullahimohamed1399 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto marxuud mamo Seynab cali sigale (baxsan ) naxariistii jano alle ha siiyo
@simansaida5677
@simansaida5677 3 жыл бұрын
Aamiiin. Waa wada jecelnahey Kooxda Waaberi iyo dhamaan fanaahniintii xilligii dagaalka sokeeye ka hor.
@CumarxaashiCali
@CumarxaashiCali Ай бұрын
WAXAA. KUGU XASUUSTAA. WAA MAHAD ALLER MADAXEXEN. B ANAAN ADIGA IYO AABE AUN CABDULLAAHI QARSHE IYO RAMADAN BILATAYE BOLKHEYR MAAMO WAAN ILMEYNAYAA
@farahmohamud6681
@farahmohamud6681 3 жыл бұрын
I.pray.allah.to.forgive.edo.zaynab.haji.ali.baxsan.amin.yarabi.allah.yarhamu.aminmyarabi
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Qofka intu nol yahay aya la cawiya baxsan aun dowladi shariif sakaraday sarir jif ahey 8 years maxa wax ugu qaban weysen hoyo qaran ayey aheyd
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Aamiin
@abdulhaji5055
@abdulhaji5055 3 жыл бұрын
Illaahey ha unaxariiste ilahiyow janada ka warabi
@AbdelFatah-ws2py
@AbdelFatah-ws2py 7 ай бұрын
DIR suere mahadi DIR ❤
@shamsoahmed7022
@shamsoahmed7022 3 жыл бұрын
amiin amiin amiin yaallah
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn 3 жыл бұрын
Ahlu jano waaye fanaaniintu, ilaahay ha xafido inta nool, inta dhimatayna suubaneheena rafiiq allah ha uga dhigo.
@farxaddaqoyskafamily5449
@farxaddaqoyskafamily5449 3 жыл бұрын
Janada maadigaaqaybiya
@abdiaziizmustaphe732
@abdiaziizmustaphe732 3 жыл бұрын
Hmmmm iLaHay ba ina og Lkn MaLaHa iLahay ma kla aqaano waa faladagan iyo waa HASSAN adan waa izku danbi uune labaduba naartay ka cabayan
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 жыл бұрын
@@abdiaziizmustaphe732 kkkk ilaahay maa adigaa wax la qaybiya war alle siduu doono ayuu yeelaaa
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn 3 жыл бұрын
Ilaahay idankiis naxariis ayey ku waari donaan, sababtoo ah qofna dambi kama aysan galin.🤙🏾🧡
@laasgalolmedia2614
@laasgalolmedia2614 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto baxsan qof qaaliya ahayd fanka soomaliyeed
@cismaanmohamed363
@cismaanmohamed363 3 жыл бұрын
Alle haw naxariisto haddii qof wadani dhaba la sheego baxsan ayey ahayd waa fanaanada gacanta bidixna mekerigoonka ku haysatey gacanta midigna qoriga ku haysatey waxaan xasuustaa 1986dii markaa oo aan ahaa ardaydii gurmadka qaranka inay noogu timi dugsiga hiilwayne ee duleedka magaalada muqdisho inkastoo laga xukumaayey degmada balcad oo ay ruwaayad gubaabo ah noogu dhigtey iyadoo heesta gayshkayagoow guulaysta noo qaadey oo aanu wada qiiroonay markay heestaa ku dhufatey iyadoo dirayskii melateriga sidata inkastoo aanu kasoo horjeednay dawladda siyaad bare oo aanu taageersanayn ururkii snm haddana qiimaha ay ku lahayd bulshada dhexdeeda iyo siday daacad u tahay ayuun baanu ku qiiroonaynay
@nimcofaraxifiiye9226
@nimcofaraxifiiye9226 3 жыл бұрын
😘👨🏾‍✈️💔✔️
@sacduushabdullah6048
@sacduushabdullah6048 3 жыл бұрын
Alle naxariistii jano haka waraabiyo Hooyo mcn adne alle hanoo kaa xafido Wllnimada saxdaa wataaas wlh
@a.huseini9626
@a.huseini9626 3 жыл бұрын
Allahumma aamin aamiin aamin aamiin aamin aamiin 🤲🤲🤲
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 3 жыл бұрын
allaha u naxariisto😭😭😭😭
@kamsuma91ibra2
@kamsuma91ibra2 2 жыл бұрын
Qaabka u u dhacy Aaskeda lama jcleysan lkn wa adun iyo xalki alla ya rxma mamo seynb iyi dhaman bahdi fanka somaliyd
@kaphizoothmani1117
@kaphizoothmani1117 3 жыл бұрын
Allha u naxariisto qof walba oo muslim ah dambigiisana ha dhaaafo Fanku wax fcn maha allha so hanuuniyo fananiinta
abwan dhiirane oo booqday zeynab xaji cali baxsan
12:13
Dulyar Media
Рет қаралды 33 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 43 МЛН
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 11 МЛН
Taariikhda Faneed Ee Saynab Xaaji Cali (Baxsan)
42:00
SAAB TV
Рет қаралды 15 М.
Naf adaa ududayee afku sawma hadal dayn | 6 September 2024
12:38
Gaduudo Carwo Shamis Abokor  Baarleex iyo Booqashadii Abwaan Guure
17:01
muqdisho films tv
Рет қаралды 133 М.
Qisada Heesta Wabiga isitaa Khadra Daahir
4:02
HAN-IRMAAN CHANNEL
Рет қаралды 163 М.
khudbad uu 1972 kii ka jeediyey Mudisho Ismaaciil Cali Abokor
19:36
Halgan Radio live TV
Рет қаралды 16 М.