No video

Barnaamijka Waydiinta Bulshada [Su'aalo Cajiiba] by Umalkhayr Cawad.

  Рет қаралды 124,661

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 100
@muusedaahir2575
@muusedaahir2575 3 жыл бұрын
Hhhhhh wllihii barmaamujkan waa isoojiitay weriye umakhayr aadbaad umahadsantahay abti horay usoco
@maxamudibraahm5539
@maxamudibraahm5539 Жыл бұрын
Soo hor weeye❤😂
@apdisalaanmohamed8100
@apdisalaanmohamed8100 4 жыл бұрын
Waa dacalka ceelka tusaale so,daa waxaa leh reer hebel
@abdilahifarah3632
@abdilahifarah3632 3 жыл бұрын
Jaamac madoobe waa garan waayay🤣🤣
@AliDhuh-ts5jc
@AliDhuh-ts5jc Жыл бұрын
Waa.soodhur
@KhadarAxmed-vb4zm
@KhadarAxmed-vb4zm Жыл бұрын
Waamarkaxooluhu biyahaduljoogaan
@amhmed2430
@amhmed2430 4 жыл бұрын
waa aabahaa
@zeinabisse1157
@zeinabisse1157 4 жыл бұрын
Waa maxay dameerkan kaa dhex ciyayaa meesha ee leh oo noo kaa joojiya waxa barnaamijka
@user-il4vj5js7u
@user-il4vj5js7u 4 жыл бұрын
Laascaanood oo london u eekaatay masha allah
@maxamuudibrahim8873
@maxamuudibrahim8873 3 жыл бұрын
Waa ceel biyu kagudhan waa kasal guraan biyuhu
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 3 жыл бұрын
@Difaac qaran dhulbahante dhistee jabhad SNM waxbo uma dhisin haday london noqto hadii kle
@cabdisalaanadan4061
@cabdisalaanadan4061 3 жыл бұрын
@@awdal_landtv9275 isla yaaba nio somalind baa idin qabte maraky buntuland idinfurtay somslind ba idin asturtay marka xishoda 😂
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
@@cabdisalaanadan4061 adiga soomaaliya ku furiwayday kuna dhiqiwayday
@siciidcawil8069
@siciidcawil8069 3 жыл бұрын
waa agaga gaarka ceelka
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Magacu wuxuu kaaga yaal labada dhegood
@ipraahinyayaa8884
@ipraahinyayaa8884 3 жыл бұрын
WAR NIO DADKANI XILIMAY MAGAALADA YIMAADEEN 2 NINBAAN KAGARTAY DADKANE JAWAASE IYO CABDIXAKIIN TAKLE DADKAN CAQLIXUMAA REERLAASKU WAXAY AHAANJIREEN DADXIGMADLEH WAXISKAFUDUDU WEEYE
@historynerd7549
@historynerd7549 3 жыл бұрын
Ooh no ka bedela
@maxamuudyasiin3226
@maxamuudyasiin3226 3 жыл бұрын
Gabadhaa weriyaa ee suaasha dhihisteda aan kuu saxo Soda ceelka waa waxay biyuu uga salguureene
@aminaugaaso8884
@aminaugaaso8884 2 жыл бұрын
Waa abahay
@abdinur4242
@abdinur4242 4 жыл бұрын
Suaashii kelmada soda maxaa loo yaqaanaa anigaa ka gartay miyaa gobolka oodhan
@xeylezakikpp7001
@xeylezakikpp7001 3 жыл бұрын
Waa soomaaxad biyihu subiyan
@muktarabdi9736
@muktarabdi9736 3 жыл бұрын
If it is def what can we cal by your name
@xirsi.ducaale
@xirsi.ducaale Жыл бұрын
Sodu waa biyo a aanta kadib sool waa lagu guuray
@gigachad9879
@gigachad9879 Жыл бұрын
Reer laascaanood 100/98 waa shaqqo la aan ilaahaa u maqqan
@ahmedhasan4534
@ahmedhasan4534 Жыл бұрын
So du waa goobta biyo qabatonka ah
@farahmacalinadan6688
@farahmacalinadan6688 3 жыл бұрын
Ninka dhahay wa musbar warya ninkas caadi ma aha
@osmanmusa2909
@osmanmusa2909 Жыл бұрын
Magacaygu waxa igag yaala abtirsiintayda
@hamseabdi7764
@hamseabdi7764 3 жыл бұрын
Ceeleeye ayaan ka gartay
@mohamedadan5230
@mohamedadan5230 3 жыл бұрын
Gabayadii Qaasim So,da ceelka waawaxay biyuhu Uga salguureene (saadada cadhootee midgaha laga sareysiiyey Waa waxa abaar lagu salidaey sun Mareebto ahe)so na waa isha biyuhu Kasoo baxayaan
@mohamedisak1267
@mohamedisak1267 3 жыл бұрын
Waaaa
@mohamedisak1267
@mohamedisak1267 3 жыл бұрын
Aaaabahey
@adenhashi4027
@adenhashi4027 3 жыл бұрын
Waa Abahay
@Ubahdahir1229
@Ubahdahir1229 3 жыл бұрын
Waa aabahaa
@ruqiyaabdulle4618
@ruqiyaabdulle4618 Жыл бұрын
Geela ama xoolaha
@ruqiyaabdulle4618
@ruqiyaabdulle4618 Жыл бұрын
Abaarta
@abdifataxlabamadax7134
@abdifataxlabamadax7134 Жыл бұрын
Kkk
@ahmedyaqub7161
@ahmedyaqub7161 Жыл бұрын
Sodhur
@ahashi7828
@ahashi7828 Жыл бұрын
Waxa madaxa laga garaaco oo aan socon ? Waa musbaar ✅ anigu waxaan qabaa qalad inay tahay waayo maanta musbaarka madaxa laguma garaaco ee waa lagu riixaa oo machine ayaa ku riixa
@hussein3078
@hussein3078 3 жыл бұрын
Magacaagu waxa uu kaaga yaala dhagta waayo dhagtaad kamaqashaa
@wiillgarre8294
@wiillgarre8294 3 жыл бұрын
So wxn u aqana (Hilib)
@jaylaaninuuri5442
@jaylaaninuuri5442 Жыл бұрын
So, waa gunta ceelka
@cabdiraxmaandigaale139
@cabdiraxmaandigaale139 3 жыл бұрын
So iyo saantoona maleh waa hilibka so
@daudamin2616
@daudamin2616 3 жыл бұрын
Haa wll so iyo saan weye
@hassanhalane1520
@hassanhalane1520 3 жыл бұрын
waa aabahay
@mohammedabdi8172
@mohammedabdi8172 3 жыл бұрын
Soda waxaa la dha haa jiidh ka hilibka so iyo saan ayaana loo qaybiyaa
@abdihaybe7010
@abdihaybe7010 2 жыл бұрын
Soo doolka.ceelka.duldaga.biyaa.wuu.kamadhiyaa
@anwarcabdi7504
@anwarcabdi7504 Жыл бұрын
Laas caanood af somligu waa KU yaryay
@Hassan-tr5ph
@Hassan-tr5ph Жыл бұрын
Magacaygu wuxuu igaga yaala dhagaha
@mushtaqsaeed8773
@mushtaqsaeed8773 4 жыл бұрын
So,du waa kelmed loo istimaalo ceelka Tusaale so.daa waxaa la caba reer hebel ama so.tuulada so.daa waxaa degan reer hebel markaa so.du waa meel tilmaan bixin ah oo cid ugaar ah Soohdin So,
@cabdinaasirmaxamed3193
@cabdinaasirmaxamed3193 3 жыл бұрын
So'du waa ceelka dushiisa ama agagaarka ceelku xooluhu ka cabayaan
@awkemohamed5324
@awkemohamed5324 3 жыл бұрын
Waa wadaanta
@jirfe
@jirfe 4 жыл бұрын
Waa aabahaay
@maxamuudibrahim8873
@maxamuudibrahim8873 3 жыл бұрын
Waa galibax waa guran biyuhu
@user-qs8bc6lt7f
@user-qs8bc6lt7f Жыл бұрын
Sosocodka sooyee
@xariirxajiabdi9046
@xariirxajiabdi9046 Жыл бұрын
Soda ceelka waawaxay biyuhu uga salguureene markaa sodu waa dixda biyaha laga qodo
@qabyaaladimaxaykuuqaban3825
@qabyaaladimaxaykuuqaban3825 3 жыл бұрын
Hadii aan isku dayo waa wadaanta ceelka biyaha lagaga sii saaro So.duna waa Haraga ama saanta wadaanta laga sameeyey
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
So waa dacalka ceelka
@ahashi7828
@ahashi7828 Жыл бұрын
So’da ceelka biyaha waa waxay uga Sal guuraane
@salaadruqiyo9081
@salaadruqiyo9081 3 жыл бұрын
Waa muruqa
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 3 жыл бұрын
Magacaygu dhagaha ayuu igaga yaala hadaan isku dayo
@abdishakurmohamedyusuf6910
@abdishakurmohamedyusuf6910 3 жыл бұрын
Si
@MahdiaGuediMahdiaGuedihersi
@MahdiaGuediMahdiaGuedihersi Ай бұрын
Waa sabada ceelka biyaha digada kudhacdaa xoolah diida waa lag guu raa wakaa faslku
@Jaouvn
@Jaouvn 3 жыл бұрын
Magacaagu waxa uu kaagayalaha dhagaha ilen waa kamaqalehe
@maxamuudcabdi8118
@maxamuudcabdi8118 Жыл бұрын
kkkk iyada ayan garanayn gabaga soda ceelka waa waxay biyii ogasal gooren marka dhiiga dadka ladadiyo ceelkii biyo ka godhan
@cabdiraxmaandigaale139
@cabdiraxmaandigaale139 3 жыл бұрын
Xiniinyaa buu kuyaal maca raga
@cabdiraxmaandigaale139
@cabdiraxmaandigaale139 3 жыл бұрын
Waa hilibka
@cabdiraxmaandigaale139
@cabdiraxmaandigaale139 3 жыл бұрын
Kkk kanu waa nimankii fududaa
@hussein3078
@hussein3078 3 жыл бұрын
11:15 so'du waa meesha ay biyuhu iskugu yimaadaan ama hilinka marka lasaafo
@caqligaabaashaalsii8038
@caqligaabaashaalsii8038 3 жыл бұрын
Gabadhaan.wax.kasuu.aal.xun.majiraa.mayabee
@dhaqandhowrpand7383
@dhaqandhowrpand7383 3 жыл бұрын
so,da waxa layidha halka hormada lagu hakiyo
@mcdrama4559
@mcdrama4559 4 жыл бұрын
Ereyga so,da hadaan isku dayo waa meelaha reeruhu degaan ama jaarka
@abdialimohamed2874
@abdialimohamed2874 3 жыл бұрын
sodu waa agagaarka ceelka sida sabada oo ah guriga agtiisa
@rooneaaabaaaaba5145
@rooneaaabaaaaba5145 3 жыл бұрын
Magacaygu waa ragnimada ilaahey isiiyay
@abdizizsaleban1398
@abdizizsaleban1398 3 жыл бұрын
111111111111111111111111111111qq111
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 4 жыл бұрын
Waar sawnigii moodayey reer laascaanood suugaanyahan Afsoomaaligiibaaba ku sii daba yare so bey garan laayiin
@davidwillium371
@davidwillium371 4 жыл бұрын
Af somali ma yaqaanaan, reer laasku. Wey iska faanaan, sida reer hawdkuba u badan yihiin.
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 3 жыл бұрын
4:00 hhh adeerkay day sucuudiyaan weeye ka wareejiya
@deeqocaanoley2633
@deeqocaanoley2633 3 жыл бұрын
Soda waa hilibka
@user-ky7gs8js6h
@user-ky7gs8js6h Жыл бұрын
Hadduu ceelku maran yahay
@usameasad7359
@usameasad7359 3 жыл бұрын
Odaygu waa cajayibad 😂
@calimire7928
@calimire7928 3 жыл бұрын
Dhegta inoow iiga yaallaan filaa
@axmedceebe4961
@axmedceebe4961 3 жыл бұрын
Magacaygu waxa uu iiga yaal labada lugood hoostooda hhhhhhhhhh waxay kajawabiwayeen wax fudud
@hassanhalane1520
@hassanhalane1520 3 жыл бұрын
dhoobada
@deqaabdi9740
@deqaabdi9740 3 жыл бұрын
Wa forarka
@asadcabdi3660
@asadcabdi3660 3 жыл бұрын
Warakicusunb
@adansaid961
@adansaid961 4 жыл бұрын
Dadku.ingiriisada iyo.af.tawaynta.bay.aad.u.bartaan.runtii.afkoodii.hore.way.ilaaween
@afyarelassol3659
@afyarelassol3659 3 жыл бұрын
Mgcaygu wuxuu igaga yaala dhegta
@alinur9544
@alinur9544 3 жыл бұрын
Waa maxay oooo noooo maxaa idiin dii day luuqadiina af soomaaliga ah oooo noooo ma afkeeniibaa
@akramdiriye2813
@akramdiriye2813 3 жыл бұрын
Sodhurcelka
@raasamaalfurniture9513
@raasamaalfurniture9513 4 жыл бұрын
So.da waxa layidhaa sabada ceelka ee tusaale ahaan darka xoolahu ku cabayaan loo ladhigo
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Runtaa waa qarka ceelka
@warsameahmed1501
@warsameahmed1501 Жыл бұрын
Taad ku qaldaysaa waa SOHDA, SOdu waa wax kale
@fH-to8rl
@fH-to8rl 3 жыл бұрын
gabaygu sidaa ma aha weedhaha ka maqan ayaa macnaha erayga so,da badalaya waana waxa af soomaaligu u lumayo sida saxda ah waa SO,DA CEELKA IYO BAYAHABA WAA WAXAY UGA SALGUUREENE))) SO,DA=WAA BIYO _FADHIISIN AMA MEEL BIYO QABATN AH
@fH-to8rl
@fH-to8rl 3 жыл бұрын
fadlan hakaa aan saxo SO,DA CEELIYO BIYAHA WAA WAXAY UGA SALGUUREENE))) =GABAYGU WAA GUUBAABO
@aliyusuf3810
@aliyusuf3810 3 жыл бұрын
waa cuno
BUUNDO | EP7 |  Xildhibaan Mohamed Abiib
48:39
Mohamed Omer
Рет қаралды 70 М.
Yum 😋 cotton candy 🍭
00:18
Nadir Show
Рет қаралды 7 МЛН
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 77 МЛН
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 9 МЛН
Sheeg wax isagoo qalalan ku galaya isagoo qoyana kaa soo baxaya?
6:24
Iqra Quen Official
Рет қаралды 142 М.
Somaliland oo Chine Heshiis cusub la gelay  si Aqoonsigu   arinta Tawain oo iyna
31:26
SIDA SAAMEYN LOOGU DABAQO HADALKAAGA
24:14
BARAARUJIN
Рет қаралды 4,5 М.
Yum 😋 cotton candy 🍭
00:18
Nadir Show
Рет қаралды 7 МЛН