Barnaamijkeena Daljire Qeybta Labaad Taliyaha Ciidamada Cirka Soomaaliya S/G Dable Baylood......

  Рет қаралды 22,294

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 64
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Mashallah nin tariq weyn leh somalinimada kuweyn thay o runsheg ah o dacad o somali asal ah allahayow cumriga ku barakey yarabi ❤❤❤ waxan rajeha inow naqdo madaxweyn jamhuriyada inshallah 😢
@hassantech510
@hassantech510 Жыл бұрын
Waraysiiga wariyaha aya qasaayo ee wariye Degdega jooji oo nidaam ku soco
@updirahmaanizcoh8537
@updirahmaanizcoh8537 Жыл бұрын
Ninkan waraysigiisa halagu celiyo wllhi arimo badan ayu haya
@moe689
@moe689 Жыл бұрын
Mohamoud Sheikh Ali known as “Dable Baylood”. Waa nin Diin, Dadnimo, Somalinimo ku jirto DNA. I wish long and good health Adeer Mohamoud. The last time I met with you was 1989 in Rome, Italy while flying the beautiful Somali-airline.
@abdiqafaralimohamed8605
@abdiqafaralimohamed8605 Жыл бұрын
Were u a captain at that time
@AbdirizakAdenomar
@AbdirizakAdenomar 12 күн бұрын
Wariyaha khibrad ku filan malahan ee fadlan course dag dag ah haloo diro❤
@maxamedibrahim556
@maxamedibrahim556 Жыл бұрын
Warihu khibrad uma laha arimaha noocana
@IlyasZola
@IlyasZola 11 күн бұрын
History ❤
@cabdijaamac9001
@cabdijaamac9001 Жыл бұрын
War kan wariye mahan xirfda mleh . Sargalkan waxuu hayaaa xogo muhiim ah mrka waxaaa wanag saneed in loo diro wariye xirfda leh
@yahyeosmaan3908
@yahyeosmaan3908 Жыл бұрын
Kan wariyo ma ahan
@abdirizackcarab3802
@abdirizackcarab3802 16 күн бұрын
Unetid somali congerss USC
@mahamedabdirahman9613
@mahamedabdirahman9613 19 күн бұрын
War Kan Wariye Ma ahan, Deg deg Badanaa, Maba Sugayo inta Laga Dhameenayo Jawaabta, Waxaan Baa Telefishinka Qaranka Jooga😊
@ismailalimohamad1173
@ismailalimohamad1173 Жыл бұрын
Walaahi Waa Wadani S/Guude Allha Ku xafido ❤
@abdirizaksheikh3610
@abdirizaksheikh3610 Жыл бұрын
War sarkaalka wuxu hya tariqa badhan he needs another beautiful inteview...wariye rug cada ah ha wareysto.
@cismanmaxamed5680
@cismanmaxamed5680 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
Abaalkaaga jank alle hakaga dhigo✊✊🇸🇴🇸🇴
@alidalmar2754
@alidalmar2754 Жыл бұрын
somalidi aan aqan wakan ilahay cumri dheer ha ku siyo adeer
@abdiazizhirsi4799
@abdiazizhirsi4799 Жыл бұрын
Ninkan Waryaha ah aqoon malahan oo tobon meelod ugu yaran taarikhyada dib wuu ugu laabanayay. Haddana Uma ogolanen inu taliyaha hadalka dhameesto oo marba jihada dhinac ayuu u gadinayay. Waad ku mahadsantahay S/ Guuto Maxamud (Dable Baylood) Nin tariikh iyo aqoonba leh lakiin Wareesi aan dhameystirnen laga qaadin waaye.
@Mohamed10-v7o
@Mohamed10-v7o 11 күн бұрын
Ninkaan halaga dhigo madaxweynaha somaliya
@abdiomer1396
@abdiomer1396 Жыл бұрын
Taliyuhu tarikh badan buu hyaa lakin waryaha wa bilaa khibrad
@MotivationRight1
@MotivationRight1 11 ай бұрын
nin kaan wariyaha ah waa mid fiigsan qibradna malahan wareysigana kuma fiicna
@ismailalimohamad1173
@ismailalimohamad1173 Жыл бұрын
Maaha Wariye kan Waa Moriyaan uma Qalmo in u Wareesi kaqaado Gen Allaha Ku xafido Sh Ali
@mohamedwali1793
@mohamedwali1793 Жыл бұрын
Been ta mahan fudeed Ka ayuu Ka batay wax qibrad wariyo nimo malahan
@daauuddaljiroffical8410
@daauuddaljiroffical8410 25 күн бұрын
21:41
@buleolad6978
@buleolad6978 24 күн бұрын
Illahaw cimriga u dheraye Wlhi Cawa wa ilimayey Anigoo an nimcadaas arag ba oyey bal qofkii wagaas nola oo ila hada nool niyadiisa kawarama ? Hadalka iga ilimayeysiyey wuxuu ahaa Somalia wadaniyal ma ahan dadkii dalkoda wax u soo bartay ba Manta hantadii umada iyo dalkii bur buriyey 😢😢
@darulcilmiwanicma2860
@darulcilmiwanicma2860 Жыл бұрын
Wariyahan ma ahan professional
@XamseXashi-ht6wh
@XamseXashi-ht6wh 9 ай бұрын
Ilaahaw somali dib ha usoo celin
@cabdiwahaabceelaabe5698
@cabdiwahaabceelaabe5698 Жыл бұрын
Odaygan waxa wanaagsan in waraysi dhamaystiran laga qaado siiba uu waraysto weriye Ayaanle (Hanoolaato). Wax badan oo uu sheegi lahaa weriyahan bilaa khibradda ah baa ka dhex gelaya kana jooninaya tolow ma Camera daa ka buuxsamaysa? Mooyi.
@highflyer215
@highflyer215 Жыл бұрын
Wareysi xumaa qofkaan war ninka daa sheeko fcn asagoo wado buu su'aal aan macno lahayn weydiinayaa
@SucaadDucaalee
@SucaadDucaalee Жыл бұрын
Qofka khibrada leh ee taariikh laga reebayo waxa fìican inuu waraysto wariye khibrad sare leh markaas ayaa heli karkaa macluumaad xiiso badan
@ahmedsiyad9345
@ahmedsiyad9345 Жыл бұрын
Waa oday waaya arag ah laakiin wariyahaa waraysiga kuciyaaray
@badmaceye1227
@badmaceye1227 3 ай бұрын
Rabiyow wadankena nbd noga dhiga
@anassaalax2633
@anassaalax2633 Жыл бұрын
Wairyuhu waa fiicanyahay masuulkana xog badan ayuu hayaaa lkn wuu kadhax galayaaa
@saidmussa6461
@saidmussa6461 9 ай бұрын
Ciyaal Weero suxufi noqdey cajiib
@somaliman8162
@somaliman8162 8 ай бұрын
Hadalka mxd uga dhex gelysaa taliyaha
@abshirsiraad1225
@abshirsiraad1225 Жыл бұрын
Waa masuul wax bdn og lkn yarka wareysanayo ma ahan nin waryo cml ee qaab sirdon cml ayuu Mela qar cml ayuu uwareysanayo lkn waa masuul wax bdn og illaah Ha dhowro
@cismanmaxamed5680
@cismanmaxamed5680 Жыл бұрын
1:48
@IsmaaciilCnasir-lo4pw
@IsmaaciilCnasir-lo4pw Жыл бұрын
Maxaa sharuude oo a Leyga baahanyahay
@khaalid713
@khaalid713 19 күн бұрын
taasi waa iska cadayd in saraakiishii somaliya ee ciidanka cirka ahaa ay inta ugu nadan ahaayeen s/land iyo ragii isaaqa ahaa siyaad bare ayaa dalka dumiyay xasuuq gaystay s/land inay dib ula noqoto dawlad nimadeediiba isagaa ka danbeeyay
@abdulkadirmohamedahmed6858
@abdulkadirmohamedahmed6858 9 ай бұрын
Weriye, waxa fiicnaa lahayd inaad sugto inta taliyuhu hadalka dhameynayo, su'aal walba intuusan jawaabta dhameyn baad mid kale weydiineysaa, markaa khalad baad gashay. Taliyuhu wax badan buu noo kordhin lahaa laakiin adigaa naga kala goynayo. Hadda kaddib ka fiirso, qofka aad wareysaneyso u sug ilaa uu jawaabta ka dhameynayo.
@boostariigmedia3889
@boostariigmedia3889 Жыл бұрын
Kan Wariyaha Amuuska loo qaatey😂 Waa eber wlhi wareysigu dadka nacsiinayaa
@saleebaansiciidcabdi5905
@saleebaansiciidcabdi5905 Жыл бұрын
Nio taliyaha mid aan xabad garanyn baa helay 100jeer buu hadalka ka dhex galay waraysigiii wuu inacsiiyey
@Zakariajama202
@Zakariajama202 11 ай бұрын
Rag aad uqiimo badan ayaa laga hadlay oo kudayasho mudan ana aan ku daydo
@Nunish340
@Nunish340 11 ай бұрын
War waxan wariya ma aha
@mohamedyussuf-ik7xj
@mohamedyussuf-ik7xj Жыл бұрын
Diyaaradihii qaranka USC siday u cuntay ayay hadana rabtaa inay dalka ucunto ee Allaha kaqabto
@mahdimaxamad8399
@mahdimaxamad8399 Жыл бұрын
Mohamed yusuf. Usc 30 sano ka hor ayee ahayd. Hada ma jirto. Ee taariiqda la soco. Waa jiran tahee
@saidmussa6461
@saidmussa6461 9 ай бұрын
Warye MOORYAN DHIIGYOCAB AH waa midkani ciyaal weero ayaa suxufi noqdey
@IsmaaciilCnasir-lo4pw
@IsmaaciilCnasir-lo4pw Жыл бұрын
Cidanka cirka ayaa waligey ku Jami jiray haddana waxiligii aan ku biiri lahaa Intee ka qorankaraa ama Kala xariirikaraa
@mohamedabdi7033
@mohamedabdi7033 21 күн бұрын
23:38 wariyaha maxa ka khaldan. Warka wa sugi laayahay
@hiirey1
@hiirey1 Жыл бұрын
Waraysigaan waxaa kadhameesan waayay cunugaas wariyaha isku sheegaayo cilbadnaa war wuxu waraysi xumaa odayga waxaa leeyahay Adeer raali ahoow uma aadan qalmin cunugan inaa waraysi siisid waase dhacday
@bulshaawimedia9711
@bulshaawimedia9711 9 күн бұрын
1978 oo korneyl ahaay markaas ilaa hada hal darajo lee kor u kacay waana sareeye guuto hada Sadaq johne 2014 buu xidigta koowaad qaatay 2022 general oo noqday 8 sano bis kkkk somaliya waa nacala abuuk😂😂
@MohamedAhmed-ng9dy
@MohamedAhmed-ng9dy Жыл бұрын
Waxa fiicnan laheed in Taliyahan uu wareesto weriye xirfad leh , saa ooy tahayne waxba kama sheegayo weriyahan balse umuu ogolalin in uu Taliyuhu qibrada uu haay sheego.
@alimahamed6858
@alimahamed6858 Жыл бұрын
Ninkan wariye mahe wa qof shekada un iska dhageysanaya oo an fahansaneynba waxa wareysigu yahay.
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 Жыл бұрын
Khabiirkan camal waxaa larabay inuu wareysto wariye dhisan kan wariye ma aha ankee uma dhowa
@XamseXashi-ht6wh
@XamseXashi-ht6wh 9 ай бұрын
Muuse biixi halyay
@daacadyare396
@daacadyare396 Жыл бұрын
Sorry Waxay eheed inuu wareysto wariye qibrad keh
@updirahmaanizcoh8537
@updirahmaanizcoh8537 Жыл бұрын
Kan noi wariye ma ahan noi
@mohamedabdirahman9469
@mohamedabdirahman9469 Жыл бұрын
Waxan somali ka bartay laba shay inay siday isku laayeen ku faaanan iyo qabiil. 50 sano mar ba la heshiiyaa hadana dagaal uun ba bilaama ama mid qabiil ama dawladnimo somali is wada dulmisee hadana heshiis ma ogala. ilahay bay Lee dahay somali nin wallow wixi qaban karayso qabo ha isku daalin wadankan
@genrichyagoda715
@genrichyagoda715 Жыл бұрын
aad iyo aad sxb
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 Жыл бұрын
Waaryaa Muuse Biixi soo wiil hoog Pilot ah ayuu ahaa siduu sheegay Taliyiihisan sarkaal dhisan oo dagaalkii 77 Qayb libaaxa kaqaatay
@Xaabzade
@Xaabzade Жыл бұрын
Kan wariyo Ma aha wlHi fuck
@najibsiyad1693
@najibsiyad1693 Жыл бұрын
Wariyaha saxaafad ma soo baran miyaa maxaa ka qaldan jawaabaha dhagayso ha dhamaysto bayloodku
@ismailalimohamad1173
@ismailalimohamad1173 Жыл бұрын
Masobaran Waxaa kenay mahad salaad
@cismanmaxamed5680
@cismanmaxamed5680 Жыл бұрын
❤❤
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19
SAACADIHII UGU DANBEEYAY EE NOLOSHII JENERAAL SALAAD GABAYRE
29:44
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 12 М.
GALKA SHEEGOW IYO GARSOORKA CIIDAMADA .
46:41
Somali National Television
Рет қаралды 196 М.
WARIYE CABDULLAAHI XAAJI & SIYAAD BARRE MAXAA KALA QABSADAY?
37:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 173 М.