NUUX TAANI XILKII LAGA QAADAY HABARJECLO SAMAROON XANAAQAY

  Рет қаралды 119,088

waridaad TV

waridaad TV

Күн бұрын

Пікірлер: 549
@Afeeye
@Afeeye 10 күн бұрын
Abti anigu samaroon ayaan aheyn hadana walhi wiilkaaa lamagacaabey waan ku faraxsanahey waaayo wadanka ninkii mudan ee wadi karaba waaa kaaaayagii uun
@AhmedMohamed-zi9hl
@AhmedMohamed-zi9hl 9 күн бұрын
Alah haku sharfo
@Araweelo74
@Araweelo74 9 күн бұрын
Hobonimo❤❤❤
@mohammedhassanademadem
@mohammedhassanademadem 9 күн бұрын
WA KAFTAN ❤
@FaysaJamac-z1m
@FaysaJamac-z1m 9 күн бұрын
Masha allh wll alle ha ku xafido waa ruunta guul somalilan ❤❤❤💪💪💪
@Nimcoahmed33-z5f
@Nimcoahmed33-z5f 9 күн бұрын
Nin wadankiisa jecel guulaysto wall from Arab
@amiirkhalid4888
@amiirkhalid4888 10 күн бұрын
Somaliland waa ceeb in jananka Qarranka lagu magacaabo Qollo please Qabyalada inaga daaya somaliland waa Qarran ee Qabiil maha!! One ☝️ love ❤️ somaliland guul iyo gobanimo 🟢⚪️🔴💯👌
@fadumoadan6957
@fadumoadan6957 10 күн бұрын
Hhhhhhhhhhhhhh❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@khaalidcarab1403
@khaalidcarab1403 10 күн бұрын
Ninkan waridad shaqadii uu qaranka u hayay wuu ilaaway.xaaji basar aya imaka badalay.
@MaxamedFuad-tg8xi
@MaxamedFuad-tg8xi 10 күн бұрын
Cuqdad iskadaa
@HaboonDucale-k2d
@HaboonDucale-k2d 10 күн бұрын
Dadkeenu waa jahiliin aduunyada 3 bay ku jiraan
@khaalidcarab1403
@khaalidcarab1403 10 күн бұрын
@@MaxamedFuad-tg8xi zhp cuqdad igama aha lakin waridad isaga dib uguso noqday qabil.barigi hore wuxu difaci jiray cid kasta o qaranka cadaw ku ah qabiil afkiisaa masoo marin jirin.
@abdikadirsaed2446
@abdikadirsaed2446 10 күн бұрын
Sareeye Guuto Nimcaan Yuusuf Gaaxnuug Hambalyo wll 🙏❤💯
@Abz65
@Abz65 10 күн бұрын
Wa qolamaa?
@mahamedjamaahmed6405
@mahamedjamaahmed6405 9 күн бұрын
Waa Muse Celi Arab Sheikh Isaxaaq....
@Hooda36
@Hooda36 10 күн бұрын
Habarjeclo illaahay baajecel😂😂 Enywy guul iyo gobanimo ciidanka qaranka soomaaliland love you ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@Ahmed5166
@Ahmed5166 10 күн бұрын
Dhalinyarada ha la soo dhaweeyo Manshallah ❤❤❤❤❤❤❤
@SabaadRashiid
@SabaadRashiid 10 күн бұрын
Guul arab mansha allh ❤❤❤
@AsmDah
@AsmDah 9 күн бұрын
Warya inadhilo aamus
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 10 күн бұрын
Waan soo dhaweenayaa taliyahaa dhalinyarta ah dhaliyarada haloo magacaabo xilalka NO qabiil qarankaa na deeqa❤❤❤❤❤❤❤❤ Plz isaaqoow hayskala gurina cadaw badan ayaynu leenahe❤
@SaadoCali-n4q
@SaadoCali-n4q 10 күн бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@MustafaOmar-i5n
@MustafaOmar-i5n 9 күн бұрын
You are just a legend bro you make every subject so interesting and entertaining 🤐🤐🤐🤐🤐
@IsraJaamac-n5u
@IsraJaamac-n5u 9 күн бұрын
Guuul habar jeclo ilhy hadaayo from sacad muuse 😂❤❤❤❤🎉🎉🎉
@drs.yusrabile6023
@drs.yusrabile6023 10 күн бұрын
Habar jeclo iyo samroon wixii helay baan la yaabay 😂😂😂
@Seynap-o5v
@Seynap-o5v 9 күн бұрын
Munaafaqnimo ayaad wadaa e Ilaahay ka baq waxan aad ku hadlaysaa waa denbi iyo isku dir Subxaanallah waxaanu leenahay guul Somaliland meesheedii buu dhigay 🎉🎉🎉❤❤❤maasha Allah ❤❤❤.
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 8 күн бұрын
Geesi geesi dhalay waridaad
@FarasColaaded
@FarasColaaded 9 күн бұрын
Cirro, congratulations 🎉🎉🎉🎉👏👏 its true habarjeclo, waa derbi issaq... La'aantod waa cuduud la'aan. .. kadaa umada haykudhufan...issaq wa issaq
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 9 күн бұрын
Futo jeclo kkkkkkkk your nathing guys futo jeclo waa lagu shaqaystaa dagaalka la galiyaa siday u dhamadaan goojacade 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Mo_Daud
@Mo_Daud 8 күн бұрын
​@@farhiamursal7256 Awal yare qacbaa kayeedhayb sidii afka dhulka loogu dhuftay way dawakhen😂
@yasirfarah399
@yasirfarah399 10 күн бұрын
Shalom Shalom waridaad ❤🎉
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 10 күн бұрын
Arab waa mataanka garxajis ❤❤❤
@abdikarimmahmoud3063
@abdikarimmahmoud3063 10 күн бұрын
Mntankgya my dhiiga 🩸❤️🫡
@SarahDahir-j6e
@SarahDahir-j6e 10 күн бұрын
ARAB MASHEEGTO YUSRA HARTI GARXAJISOW CDAWGAAD DABADA UDHAQDAAN LAAKIIN ARAB HALKUUKAAXIGO GUULBAA KAAXIFTA VIVA ARAB GEESIYADA SOOMAALILAND
@hiboahmed4819
@hiboahmed4819 10 күн бұрын
Waxa aan hambalyaynayaa taliyaha ciidanka qaran ee arab loo magacaabay waa halyayada reer sheekh isaxaaq ilaahay ha guuleeyo arab iyo somaliland guul
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 10 күн бұрын
Dolaal nuux taaniba kayaro karkarti badane ninka dhaliyaeta waanku hanbalyeynaya iyo taliyaha boolisaba hanbalyo allah haku asturo xilalka loodhiibey❤❤❤
@UgaasoDhool
@UgaasoDhool 10 күн бұрын
Kkkkkkk waridaadow kugu xiintey
@IbrahimFarah-gh5cf
@IbrahimFarah-gh5cf 10 күн бұрын
@@nimcocabdi-ij9vu nuux taani wuu dalacay wasiirka difaaca ayaa laga dhigay
@YacquupMaxamed-p3n
@YacquupMaxamed-p3n 10 күн бұрын
ماشاءالله تبارك الله Arab aad aad ayaan ugu faraway furintii gacgjarna halkaasay ku soo af godly waa bishgara wanaagsan gadheer sidaasy sax ku tahay
@gurmadabiib5504
@gurmadabiib5504 10 күн бұрын
Madaxwayne habar madaago awal garxajis Arab ayuub ha mogaan
@Dekadjama-jc1dn
@Dekadjama-jc1dn 10 күн бұрын
Guul guul guul hanbalyo hanbalyo hadaan nahay .habaar jeclo.waanku kalsoonahay
@OmerAlice
@OmerAlice 10 күн бұрын
U u qalma xilka dhalinyaraduna ha helan fursadoda qabilkana inaga daya aqoon ha lagu xusho wixi la magacabayo[congratulations 🎉] taliye🫡
@anabali8433
@anabali8433 10 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤
@RaaxoYuusuf-w6x
@RaaxoYuusuf-w6x 9 күн бұрын
Ragii dacawaley wax ku soo cunay arab ❤❤
@KhaliidCabdi
@KhaliidCabdi 10 күн бұрын
Habar jecely hhhhhhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@DeeqCali-n9t
@DeeqCali-n9t 10 күн бұрын
Waryaa jooji waxad wado
@muwelid2089
@muwelid2089 10 күн бұрын
4 kurtin gagaban​@@DeeqCali-n9t
@somalilandnew
@somalilandnew 9 күн бұрын
U got the next president
@ridwaanxasan7207
@ridwaanxasan7207 10 күн бұрын
Cirro markii uu doolaal ayaa jananka ii ah lahaa wuu riyoonayay malaha 😂😂😂
@ApdiraxmaanLegend
@ApdiraxmaanLegend 10 күн бұрын
Masha allaah guul somaliland ❤❤❤❤
@gemstar416
@gemstar416 10 күн бұрын
General Cusub magaciisa waxaa la yidhaa Taliye Reerless 🙏
@nimcanmohamed578
@nimcanmohamed578 10 күн бұрын
War idaadow sawtii habar jeclo sawtii ugbaad aragsan u heestay maxaa ka maqan 😂?
@avoidcruel744
@avoidcruel744 10 күн бұрын
Maa shaa allaah taliyaha cusub❤
@MaxamedCabdi-bv3tj
@MaxamedCabdi-bv3tj 10 күн бұрын
Masha.allah❤
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 10 күн бұрын
Kkk arab shaqadiisii ayaa loo dhiibay dabagale waan ka xumay iyo afhayeenkii warka macaanaa cabdi dheere
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 10 күн бұрын
Dabgale waa taliyaha booliska
@Ifraax-h5l
@Ifraax-h5l 10 күн бұрын
Cudur
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 10 күн бұрын
taliya police umayinan baahnan waayo Dana gale waa the best man walahi
@sulekhaali5086
@sulekhaali5086 10 күн бұрын
Mansha allah hambalyo arab wey u qalmaan 😊 rag arg ah geesiyada. Qaranka guuul😊
@aminamusa5517
@aminamusa5517 9 күн бұрын
Waar saamigani waa kii qaranka ninkan la doortay waa geesi ku koray nuux taani hoostiisa sir oo dhanna ka bartay qofka qudha ee la doortay ee istaahila waa mutacalim maaha qabiil waa qaran ninkani arabna,waa qabilka qudha ee daacad wadanka u ah guuul somaliland
@samalehmohamed8529
@samalehmohamed8529 10 күн бұрын
Maashallh waanku faa raxsanahey in inaadeer key taliyehabalyo dhamaan tolkey reeshekh isaxaaq kalasaareyn ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉loomagacaabo
@MustafaOmar-i5n
@MustafaOmar-i5n 10 күн бұрын
Together we are one let's work shoulder to shoulder and defend our country love and peace Somaliland 💓💓💓💓💓💓💓💓💪💪💪💪💪💪💪✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️
@khadrafarah9023
@khadrafarah9023 10 күн бұрын
mansha allah ❤❤congratulations 🎊
@AbdiMukhtaar-v8y
@AbdiMukhtaar-v8y 9 күн бұрын
M.a waaryaa arab iyo habar awal ilmadeerayaal inagu waxaynu nahay mucaarad sareeye muxu sheega wasiiro maxy sheegan
@guledjirde2818
@guledjirde2818 9 күн бұрын
Aslaamucaleykum inaadeer Kaften isbadel Haberjeclo HABERJECLO ISBADEL .??.? ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤ Habarawai ❤Habarawai Habarawai Guuleysta ciidanka qaranka umada Reer soomaaliland alxamdu lilaah Alxamdu lilaah
@MaxamedAxmed-w4k
@MaxamedAxmed-w4k 9 күн бұрын
Fariid
@SaynabJamal-v6u
@SaynabJamal-v6u 9 күн бұрын
Waraa idaad nin jiira waku taagera ❤😂😂😂😂
@somalilandsocotay3257
@somalilandsocotay3257 10 күн бұрын
Hambalyo Waan soo dhaweynaynaa Taliyaha cusub ee ciidanka. Waana fikrad fiican in rag dhalinyaro ahi hogaamiyaan ciidanka👍
@MohamedAliyare-j4h
@MohamedAliyare-j4h 10 күн бұрын
WAAR MUNAAFAQ QABIILAYSTE AH AYAAD TAHAY QARANIMO AYAAN JCLY FROM R ISAXAAQ
@gamemodesecret
@gamemodesecret 10 күн бұрын
Dheh from yura buura fuul ileen markii hore garxajis imikana waxad tidhahda from Isaaq
@hindaaa_ali
@hindaaa_ali 10 күн бұрын
Masha Allah congratulations 👏👏👏👏
@Updiqanimohamedupdilahi
@Updiqanimohamedupdilahi 9 күн бұрын
WAAR NIO CUQDADA DADKA KALA TAG NEEF YOHOW BILA CAQLIGA AHI
@FaysaJamac-z1m
@FaysaJamac-z1m 9 күн бұрын
Masha allh labaad taliye ee cusubo congratulations 🥰🥰🥰🫡🫡🫡👏👏
@FaaraxClahi-r1t
@FaaraxClahi-r1t 9 күн бұрын
Waridad❤❤❤❤❤❤❤
@faizam523
@faizam523 9 күн бұрын
Adeer nuux taami waa raq wadankana tuugtii baabiiyey buu ka mid yahay ha dhaafo dadka tuuga tuugu dhaley mana dagaalami karo oo laascaanood waakii ka soo cararey ciidankiisa ee hala bedelo tuuga gaboobey. Dhslintarta haloo baneeyo boosaska odayaashan ku dul gaboobeen, saleebaan gaalna hsla bedelo, adeer meeshu dee maaha nursing home. 🏡
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 10 күн бұрын
very good Guul bithmillahi kareem taliyaha cusub
@gureyboon
@gureyboon 9 күн бұрын
awr ka danbe awrka hore ayuu socodkiisa leeyahay dhinyarada wadankaaga hadanu nahay maxan kaaga dayanaa wll sxb inader
@ahmad6967
@ahmad6967 10 күн бұрын
Saaxiib waan ku tageera maanta see waxbaad is ku dirasaa
@AbiibColaad
@AbiibColaad 10 күн бұрын
Waa kafdamayaa waridad Wle manta
@sacadismacil1834
@sacadismacil1834 9 күн бұрын
Hj ha degdegina hees shidan ayey ugbad aragsam soo wadaa
@ShaaficimahadBanday
@ShaaficimahadBanday 10 күн бұрын
Umada qabyaalada iyo isku dirkaa ka daa hadaanu habarjeclo nahay dawldaa wasiiro nuugu Milan baanu haysaana iyo saddexdaa xisbi qaran
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob 10 күн бұрын
Masha Allah Arab inla siiyo waa soo dhawaynayaa hj sadex xusbi bay haystan madaxweyne Ku xiga ciro waa hj Insha Allah
@AyaanWaano
@AyaanWaano 10 күн бұрын
Guuuuuuul somaliland somaliland viiva viiva viiva somaliland viiva somaliland viiva
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 8 күн бұрын
Réer walen kursi raadisi ba ku walenteene baa nabad ku joogkho somaliland ilaanahi daaqaka ok
@abdirizakahmed6880
@abdirizakahmed6880 9 күн бұрын
Waridaad saxiib maanta ayaa halkan noogu horaysee sabir jamiil
@HaboonDucale-k2d
@HaboonDucale-k2d 10 күн бұрын
Ilaahow Ku Astur Xilka dhe waa janaraalka iyo Ciidanka police ka labadaba 🦁🦁🦁🌹❤️❤️
@NadiaAbdi-lm6qr
@NadiaAbdi-lm6qr 10 күн бұрын
Mashallah ilmaderayal ❤❤ arabo
@CraxmaanMaxmed-h4x
@CraxmaanMaxmed-h4x 9 күн бұрын
Ina walaw nosheg dawarsidihi kudhalay E burco kaguranjiray Halkad dhumalahay Ayad tagantahay 😊ueayew kuma eka in ad cudcaydo dhumo
@nimoyusuf3627
@nimoyusuf3627 10 күн бұрын
Masha Allah waan u hambalyaynayaa inankaa dada yar ee laga dhigay taliyaha ciidanka
@suusmagaalo1991
@suusmagaalo1991 9 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂MAJEERTEEN KA WARAN GAFUUR DUUBOOW😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ubaxflower2230
@ubaxflower2230 9 күн бұрын
Waa soo dhaweybaynaa
@Cabdi-ho1ro
@Cabdi-ho1ro 10 күн бұрын
Wanku farxnahay in ARAB Lasiiyo Taliyaha ciidamada hambalyo hmblyo from hjeclo
@RaaxoYuusuf-w6x
@RaaxoYuusuf-w6x 10 күн бұрын
Arab hambalyo. Guul 🎉🎉🎉
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 8 күн бұрын
Habar jecyllo iyo samaron somaliland ba jecyllihi baa waakutareh musse ku iloho ok 😂😂😂😂
@engdalmaraxmed728
@engdalmaraxmed728 10 күн бұрын
Nin adag waan kutaageeraamar walba
@SakarieShacayb
@SakarieShacayb 9 күн бұрын
Ader. Hadanunahay. Besha. Nuxtani. Wanuhanbalyaynay. Taliyahacusub. Waridad. Waxankuleyahay. Rergabilay. Wanutagernay. Ekadamunafaqada
@RasheedKhalif
@RasheedKhalif 10 күн бұрын
Ciiro sowkiilaha markii taliiyah booliska lamagacabay ciiro lahaa ciidan baadalkii qabsaday maxuu maanta magacabay? taliye saqadhi waa nin daacad ah wax badana ka bedeley ciidka booliska oo maniga adkeeyey illahay ha xafido
@wardiliverpool8525
@wardiliverpool8525 10 күн бұрын
Guul iyo gobanimo somaliland anaga somaliland ayaa iga badan
@XirsiMahdi-vf2sd
@XirsiMahdi-vf2sd 10 күн бұрын
Masha Allah il iyo cawriba LA aw taliye u qalma weye alle haku asturo
@MaxamedAmo-z5q
@MaxamedAmo-z5q 10 күн бұрын
Kkkkk waan hambalyaynayaa taliyaha cusub waa sax taliyahayaasha cusub waa dad wadanka lagu aamin karo anagu arab waa mataankayagii hadaan nahay subeer awal dib xasuuso isbahaysigii habar awal iyo habar awal hambalyo xisbigii kulmiye iyo cabdilaahi Darwal ee horseed kkkkkk guuil guuul qaranka soomaaaliland
@hi9464
@hi9464 9 күн бұрын
Kkkkk wll wlhi qosol bay naftii iga baxday😅😅😅
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 10 күн бұрын
Waar war idaaddoow niyoow maxaad ujeeddaa sxb adeer dalku wuu midaysan yahay walaallo insha allah
@CabdikariinMaxamuud-p5t
@CabdikariinMaxamuud-p5t 10 күн бұрын
Nin adag❤❤❤
@safiyaxuseen97
@safiyaxuseen97 10 күн бұрын
Hambalyo arab iyo albaabada adag taliyaha cusub soo dhowow🎉🎉hambalyo ciise muse taliyaha cusub so dhawow 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@saynabahamed7148
@saynabahamed7148 9 күн бұрын
Somaliland guul nacasow iska seexo adiga somaliland midniimo
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 10 күн бұрын
Waa bashe farax oo kale guutadii gamadiid ee buurta sayidka lagu cunay
@hodanibrahim1059
@hodanibrahim1059 10 күн бұрын
Wan so dhoweyna taliyaha e arab sheeqisaxqaaq guul iso gobobimo
@samalehmohamed8529
@samalehmohamed8529 10 күн бұрын
Maashallh guul iyogobanimo soomaalilaand waaguul qaran soomaalilaand horeusoco❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@RunRaadis
@RunRaadis 10 күн бұрын
Waar nio naga xishood o qabiilkan baas naga dhaaf. HJ iyo Samaroon waxa Somaliland deeqa uun baa deeqda. Guul Somaliland anagoo derbigii ah baa ku leh. 😂
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 10 күн бұрын
Hablyo Araboow ilaadeerayaal🎉🎉🎉
@Tabiye466
@Tabiye466 10 күн бұрын
Hj xilka lasiiyo Habar jeclo waligayow kamanaan xumaanine dee inaga da ku qaylinta
@SekeriyeDhuux-o5j
@SekeriyeDhuux-o5j 10 күн бұрын
Allah abar jeclooyheedhe😊😊😊
@mohamedbahdon2772
@mohamedbahdon2772 9 күн бұрын
Samaroon dabashiir la,aanteed ma noola karanaa 1000 sano ka hore ayey sida somalida maanta u firkiraan ayey u fikir jireen oo boqortooyo guuna oo reer galbeedku halkaasi ku xiray intood badanan maantaa reer kale ayey noqodeen.kkkk dabashiirta ama jeeesada wajiga ku cadaysata dhen hhhj😊
@ahashi7828
@ahashi7828 10 күн бұрын
Ina Dhilo Nuux Taani isagaa is casilay isagaana Doortay ciyaalkii uu so tababaray masha Allah.Doolaana waa la taliyahiisa Viva Somaaliland.
@souhailaelmi3606
@souhailaelmi3606 10 күн бұрын
Masha alllah waan ugu farxay Arab from Awal
@MustafeAhmed-po3uo
@MustafeAhmed-po3uo 10 күн бұрын
Habar awal walal ciro meel kaga dhacay
@sahramohamed3380
@sahramohamed3380 10 күн бұрын
Cirro asagaa cad ah ee ma cad kale ayuu keeni? Waa markay ciidanku gurigiisa qabsan lahaayeen
@hodanibrahim1059
@hodanibrahim1059 10 күн бұрын
Manshallah waa habar awal ciise Muse guul somaliland guul gobanimo❤❤❤❤❤❤❤
@Charkherad
@Charkherad 10 күн бұрын
Inshaa allahu ayuu yidhi Madaxweynuhu, markaa hadii laga dhigi waayey ilaahay ma doonin dee. Mida 2baad waa in dhallin yarta fursad lasiiyo ! Ta ugu dambaysa, qof hadii la magacaabay , reer lama magacaabin !
@Munasagal
@Munasagal 10 күн бұрын
Wllo sow Gaashaan dhiga lama sin Habarjeclo
@Idiris-t2t
@Idiris-t2t 8 күн бұрын
Guul somaliland
@maama1235
@maama1235 10 күн бұрын
HABARJECLOY HEEE DHEH 😂😂😂😂😂😂😂
@ruushacabdi235
@ruushacabdi235 10 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤habarjeclo,fartaada,eerso,waa,abaalkaa
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 9 күн бұрын
Futo jeclo idinka dagaalada ayaa la idiin adeegsadaa hadhawna 5000 baa idin kaga dhimatay goojacade. Maraaga birta anteenada yagoori maydkaad kaga cararatey soo guro 8/25/23 kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkk
@Adamyare-ii7jd
@Adamyare-ii7jd 10 күн бұрын
Manshllh Arab aadban ugu farxay wlhy in la siyo jananka cidanka qaranka way u qalman
@gureyboon
@gureyboon 9 күн бұрын
sxb wll ma chenel waxaa aad kaga hadlayso ayaad caruurtaada siisaa waxay lamidtahay xoolo agooni leedashay oo aad cunasyso caruurtaada siinayso ayay lamid tahay inader maxaan kaaga daydaa iley wlll kaybaa thyee ma cayda madaxweynaha ma cala gurka ma burburinta ma qabalada ma dacayada keebanu kaaga dayanaa iley nin wayn oo wadan kasoo wada jeednaa tahayee oonaga waynee maxan kaaga dayana hadanu nahay dhalinyaro wll xumaan kuuma lihi waa canan wll nimo
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 10 күн бұрын
H jeclo miyaan wasiirka gaashaandhiga loo magacaabin
@AhmedHassanAli-w7b
@AhmedHassanAli-w7b 10 күн бұрын
Waar anagoo hj ah baa ku leh jananka dada yar wn so dhawaynayna wanan taagersanahay
@sihaam9103
@sihaam9103 10 күн бұрын
Somaliland oo dhan waxba lama gaadhsiin lkn mihiimadu waxay tahay Somaliland oo nabada qabyalada Naga daaya
@Rashiidacabdikariin1205
@Rashiidacabdikariin1205 10 күн бұрын
HAMBALYO HAMBALYO TALIYE🎉🎉🎉🎉
@Araweelo74
@Araweelo74 9 күн бұрын
ALAA H.JECLOOY HEEDHE😂😂😂😂❤
@shucaybqawrax6686
@shucaybqawrax6686 10 күн бұрын
Asc sxb samaroon iskuma jiree Awdal oo kulmiye mucarad dhiiran ayaan nahay sxb teamkii saajin ee xisabta ha khaldin, wakusidee.
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
CAAWA DAGAAL CEERIGAABO BUHOODLE LAASCANOOD 💪
13:10
waridaad TV
Рет қаралды 44 М.
Deg Deg Xildhbaan indho Indho Oo Xog-cusub daboolka ka qaaday
5:38
NINKAN KURSIGA KU SEEXDAY YAA DOORTAY ACUDUBILAAH BAL EEG
9:54
waridaad TV
Рет қаралды 57 М.
CIRO KULAHA MUUSE WAAN JECLAHAY MUXUU IMAN WAAYAY ASTAQFURULAAH
8:58
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН