No video

BARNAMIJKA DHAQALAHA . KAYD MA LEDAHAY ??

  Рет қаралды 50,668

Hamda Home Decor

Hamda Home Decor

Күн бұрын

Пікірлер: 308
@maryankeyf4017
@maryankeyf4017 Жыл бұрын
Mashllh xamdiyey waa ku farxanhy ilhy noka caafiyey inta xanunsanayd caajis wax hormara ma sameyn agoon camal mel fadhiyey🤣🤣🤣istaqfurulaah
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Жыл бұрын
Qalbi 😍😍😍
@ummuintisaarchannel3655
@ummuintisaarchannel3655 Жыл бұрын
Maryan abayo sabiscarab isar
@hodansheekh3137
@hodansheekh3137 Жыл бұрын
@@yuuuuga1 xbbti wan ku faraxsanhy caafimaadkaaga allaha kuugu wado waxad nootahy dhurigalisadeena
@aminaabdullahi8194
@aminaabdullahi8194 Жыл бұрын
G 6
@FaraxCali-bf5lq
@FaraxCali-bf5lq 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@umualmaas1132
@umualmaas1132 Жыл бұрын
Dhiragaliso wlhi bisha hore 15 mel dhigay bishan 100 helay 100ki io 15 aa isku daray dahab ku so gaday farantii 2 garam ah thnkz qali
@kaaba8249
@kaaba8249 Жыл бұрын
Fariid.
@user-rc9bo3xr4o
@user-rc9bo3xr4o 9 ай бұрын
kayd wan leeyahay waliba xaafadayada ayaa kusaa ciyaa aqalkayga ayaa ku quruxsadaa wana shaqeeyaaa alhamdulilah
@azizaozman3357
@azizaozman3357 Жыл бұрын
Waa mahadsantahay habar yar wax badanaa ka barte gabar yar 19 jir aroos cusuba ahay hooyana malihi lkn adigaa hooyo ka dhigtay o kugu xirnahay taloyinkaga masha Allah ilahay haku xafido waku jeclahay adiga ma ogid boska igu jirtid lkn ilaaha og lov u❤
@deegaabdinaasir5146
@deegaabdinaasir5146 Жыл бұрын
M.a abyo qorlka waa kufxray wlhi sbbtna wxaa Wye gbr yr thy hdna m A gbr krti Io fahm alle siiyy thy saasa laga rawaa abyo isku filnow wx Mel dhgo sxbada iska ilaali wqti lumis mooyane io iney gurigada kadumiyan sdy hdba meel kugu wad wadaya sxbaa aqaNaye mrka abyo gbr adg nqo allah kuxfdio melksta jgto
@allowiirumeeriyadayda3710
@allowiirumeeriyadayda3710 Жыл бұрын
Anigu bishii 300 ayaan ku shaqeeyaa oo macallinimo ah hooyaday waan caawiyaa aabbahy waxbuu iga sogaa laba wiilna wax barasho ayaan kaga bixiyaa 50 dollar ayaan had bad ku galaa mana qado rabbi ayaa ii barakeeyey alx waan isku filnahay markasta ilaahay ayan umahad celiya
@xagsoabdikadir6728
@xagsoabdikadir6728 Жыл бұрын
Masha alah baarakalhu fiik wll
@allowiirumeeriyadayda3710
@allowiirumeeriyadayda3710 Жыл бұрын
@@xagsoabdikadir6728 mahadsanid abaaayo
@abdalemohamed7342
@abdalemohamed7342 Жыл бұрын
Masha allh waxa thy qof illhy barakeyay wan la qirooday qoralkaga . Masha allh barakallh
@shamimabdille5218
@shamimabdille5218 Жыл бұрын
Mashalh 300 boqol barekeysan mashalh
@allowiirumeeriyadayda3710
@allowiirumeeriyadayda3710 Жыл бұрын
@@abdalemohamed7342 mahadsanid
@iqronuur9335
@iqronuur9335 Жыл бұрын
aniga runtii waxaan qaataa 100$oo qudaar iyo hilib bisaa la ii siiyaa alx 50baan kadhigaa runtii bishii 5aad baan marayaa alx wan ku faa iday 15 bakaaro qudaar ugu soo gataa fariijkaa kuhabaystaa 20$ninki hilibka udhiibtaa 5doolar gbr walaashay baan wax barasho ugu bixiyaa 10doolar waxii igu soo baxo baan u isticmaalaa hadi wax soo kordhaan asaa kaqaada dahabaa kugataa
@salmajaamac9034
@salmajaamac9034 Жыл бұрын
Masha Allah ale baa kuu barakeeyay Xamar nolasheedu wayjabanthay
@umumaxamed2149
@umumaxamed2149 Жыл бұрын
Masha allah sida kuwad
@iqronuur9335
@iqronuur9335 Жыл бұрын
@hamdi daahir hamdi abaayo cunug yar bisaa haystaa oo 6bilood jirto
@muxyidiincabdulaahi2808
@muxyidiincabdulaahi2808 Жыл бұрын
Abyo masha allah irsaaqa allah hano wasaciyo 6caruur iyo 6 qofo oo waaweyn ku jogna 2dor ayan yowmi uqadana muhiimada in aad hilib malinwalbo cunta ma ahan wuxuu alla hkusiye waa ina basaresataa
@sarahjohnson2096
@sarahjohnson2096 Жыл бұрын
Salaam alaikum Hamda I love your blogs it's always very interesting. Keep up to date advice and down to earth only Somali in this KZbin . That speaks from the heart and the brain .
@munishfarah5470
@munishfarah5470 Жыл бұрын
Masha alaaah best motivation ❤
@farhiyaali8426
@farhiyaali8426 Жыл бұрын
Mashallah tabaraka Allah sis very beautiful advice
@fardowsoabdibarre3070
@fardowsoabdibarre3070 Жыл бұрын
Mansha allah xamdaay horay ayan kula socday oo asxaabtaada ayan kamid ahaye akownki hore aya iga xumaaday quruxey xiis you xabiibti
@sadiyaahmed2148
@sadiyaahmed2148 Жыл бұрын
Hamda barnamishga iku naafis Oo sulekha kula qabaneyso ino so degdeji 😂😂 yaaqey ❤️❤️
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Жыл бұрын
100k coming soon Insha allah ❤
@canabeeyfruitplatter8859
@canabeeyfruitplatter8859 Жыл бұрын
MashaAllah tabaraka Allah ❤
@asiyadegan8704
@asiyadegan8704 7 ай бұрын
Thnks xbbti
@fardowsaabdullahiibrahimfi4724
@fardowsaabdullahiibrahimfi4724 Жыл бұрын
Mashllh abayo hore usoco wax bdn baan kaa faaiidnay gabdho aan is wada dhiirigalino si aan uwada hormarno abaayayaal
@Edebsan893
@Edebsan893 Жыл бұрын
Masha Allah
@fathiyamohamedfathiyamoham7473
@fathiyamohamedfathiyamoham7473 Жыл бұрын
Hg gabdhohodu waa nago karti badan rer ma iska dhiba tolow masha allaha dhoor gabdhood baan ka arakay masha allaha ♥️
@ubaxabdulahi4586
@ubaxabdulahi4586 Жыл бұрын
Gormay hg noqoqotay
@sabaadabdilahi1760
@sabaadabdilahi1760 11 ай бұрын
Gadha ha qabyaaladyne dawo qabyald baa ku indho tirtee somali inay tahay ba naga badan
@fihimasiciid7302
@fihimasiciid7302 Жыл бұрын
Xamda dheeman luula ad ban kuu salaamey my role model queen keeg going 😍😍😍
@amiiraibrahim5800
@amiiraibrahim5800 Жыл бұрын
Mashaallah good topic sis
@sundusabdiomar7033
@sundusabdiomar7033 Жыл бұрын
Isku filan Ina warsame Ani sonkortii wan daayey 6kg ayaa iska riday farxad tarteed dhulkaa isku garaacaayaa
@umuu1333
@umuu1333 11 ай бұрын
Alhamdulillah.
@sadiaadam4030
@sadiaadam4030 Жыл бұрын
Shukran abayo wan ku gudajiraa inan hormar dhaqaale sameeyo insha allaah guul baana ka rajeynayaa
@abukarbadal415
@abukarbadal415 Жыл бұрын
Markaan arko gabar aan isku damiir nahay ama isku fakar nahay waan ku farxa masha allah
@umucaashamaxamad9536
@umucaashamaxamad9536 Жыл бұрын
Mansha.alah doon issheegin inaad reer mudugtahay baan xayinimadaada gartay aadbaan ogahelay dhiirigalin taad a noosoobadi maantaan usoo biiray 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@hodanomar6133
@hodanomar6133 Жыл бұрын
Mashallah ❤well done
@juwaahmed7536
@juwaahmed7536 Жыл бұрын
Xamdaay like kabadan waad uqalantaa heedhaha gabadha 100k ku dhooba shukran qaali
@Edebsan893
@Edebsan893 Жыл бұрын
Kusaliyo rasuulka scw
@ikranquruxchannel9540
@ikranquruxchannel9540 Жыл бұрын
Walal isoo booqo Allah daartis
@hoodoeprahim2683
@hoodoeprahim2683 Жыл бұрын
Gabadhan maalin dhaw ayaan ku so biiray channelkeeda wlh aad baan kaaga hely sis gabadh cod kar ah baa tahy hore u soco wlshyeey❤
@faadumojamacafaadumojamaca4292
@faadumojamacafaadumojamaca4292 Жыл бұрын
Mnshlh alluma baarik wllshy qliya xaqiiqdii wxn isku dayi waayey ayaad igu boorisay goaan cad baana kuqaatay midaas mahadsanid xbbti
@farhiaqoran2496
@farhiaqoran2496 Жыл бұрын
Wlhi maalinkat naga xanusatay meel dheer ayaan kala xanusanay duco majojin alle nosoo kaa cafiyay alxm alle hanoo kaa xifdiyo adiyo ubadkaga iyo xaajigaga ku xananeyay markad xanusaned
@hamdanuura3960
@hamdanuura3960 Жыл бұрын
Xamday Allhamdulilah cala salamatik Barnamiyadan noo soo badi xbt dadka kaydinta ku fiicnayn ayaan ahay pls talada xaga dhaqaalaha noo so badi
@umalkhayraadanoficial696
@umalkhayraadanoficial696 Жыл бұрын
Masha Allah illahay haku xiftiyo Qali ❤illahay dartii bn ku jecelhy Qali
@elitlanguagecentre-ahmed4493
@elitlanguagecentre-ahmed4493 Жыл бұрын
Great content 😊
@asmabashiir3829
@asmabashiir3829 Жыл бұрын
اللهم بارك رب يحفظك حبيبتي
@susujama8081
@susujama8081 Жыл бұрын
Abyo bil kahor ayan halkan ka bartay video ugu horeyey an kadwaday ayaa ad ifacay waad mahadsanty mamleysaneyd lacgta bishan kaliya an sevgareyey markasta an wax gadanyo adaan ku so xasusta markas ayan alabta watey celiyaa mababa gato waxan ahaa qof marku suqa ubaxaba waxan kahelaba wan gataa lkn hda wan isbadaly thanks quruxey
@farxiyoaxmedceer5544
@farxiyoaxmedceer5544 Жыл бұрын
Abaayo aada iyo aad ayaa ku gu xiranahay isdaan ku baritone nolosheyda waxa badan ayaa ka bedeshay waa mahadsan tahay hore u soco abaayo
@leilaabdullahi2026
@leilaabdullahi2026 Жыл бұрын
Masha Allaah abaayo waad mahadsan Tahay dhiiri galintaada , aniga waxaan ahey qof wixii meel dhigtaba hadana isticmaalo waxaan joogaa USA 🇺🇸 Sanadkan waxaan dib u cuney isticmaaley $8000. aan sticmaaley ma aqaan waxaan sameeyo ,hadana waxaan lee yahay dukaamooyinka kaararkooda oon aad u istimaalo hada waxaa ii yaalo $600. Oo Bilal ah dukaamooyinka waa weyn waxaana ahey hooyo kaligeed ah korsaneyso afar ilmood mar walba waan isla hadlaa isbadel ayaan is dhahaa hadana ma sameeyo ,fadlan maxaad igu caawin laheyd oo dheeringalin ah ,jazakallaah kheyr abaayo ❤️🙏
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Mrka kasta in yar meel dhigo mrky xoga ku noqty wx ku samee business yar oo guriga ah
@kadraibrahim6746
@kadraibrahim6746 Жыл бұрын
Manshallah welcome adoo caafimaad qaba. By the way. Wajigaaga isku Mid baan nahay waxaan isticmaalaa skin care Aad ii caawiyay hadaad xiisaynayso inaad tijaabiso diyaar baan kuu ahay❤ insh.
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 Жыл бұрын
Nala wadag sis
@sacdamaxamed7104
@sacdamaxamed7104 Жыл бұрын
Wll wajiga saliid ayuu leyahay nala wadaag
@kadraibrahim6746
@kadraibrahim6746 Жыл бұрын
@@indhouronindhouron7992 ok Saan u soo swiro oon halkan u soo dhigo garanwaayaye what’s ii reeb wll
@kadraibrahim6746
@kadraibrahim6746 Жыл бұрын
@@sacdamaxamed7104 mahadsanid xagee kuugu soo diraa
@najmanujuumchannel8966
@najmanujuumchannel8966 Жыл бұрын
Ileen kartidada masha Allah isku tol ayan ahayn ani gabar yar ayan ahay o hada guursatay ninkaygana maqanyahay igu ogthay inaan karti yeesho hada ayan jamacad dhameyay shaqana mahaysto 🥰
@soleeqocaaqil2
@soleeqocaaqil2 Жыл бұрын
M.a waxad heshid mel dhigo naftada hailobin abayo
@najmanujuumchannel8966
@najmanujuumchannel8966 Жыл бұрын
@@soleeqocaaqil2 mahadsanid mcny 😘😘🥰
@hafsohassan1405
@hafsohassan1405 Жыл бұрын
@@najmanujuumchannel8966 iskumid aan nahy abyo
@Nasrashiilaofficial3146
@Nasrashiilaofficial3146 Жыл бұрын
Haduu ninkaaga dibada jiro chance ayaad heysataa aniga kula mid ayan ehe wan shaqeya biil wuu iso diraa misharkeyga waxan rerka ku celiyo wixi iiga so haro iyo biilka iiso diro ayuuto ku galay Alxamdullilah hormar balaaran Ayaan gaaray
@mariyakulane4324
@mariyakulane4324 Жыл бұрын
Aby intaa sheegtaa ahay lkn waa shaqestaa alx
@saaraaxmed2764
@saaraaxmed2764 Жыл бұрын
Masha allah wll shukran wan ubahanahay arimaha dhqalaha xbbtii nasoo badi wan farxaa markan arko adiga oo dhqalaha wx noga shegaya wll
@kafiitahassan6996
@kafiitahassan6996 Жыл бұрын
Masha allah ❤
@cookcleanwithamina
@cookcleanwithamina Жыл бұрын
Masha Allah
@umuabdullahiofficial1575
@umuabdullahiofficial1575 Жыл бұрын
Xamdi wan ku jeclahay illahey haku xafido caruurta Allah ku barakeyo ❤️💝🌹
@ikranquruxchannel9540
@ikranquruxchannel9540 Жыл бұрын
Walal isoo booqo Allah daartis
@samsamweydow
@samsamweydow Жыл бұрын
Gabdhahena quruxda badan waxa soo boqatan gabar waleshan o waxabadan aad k faidesan wa rumi channel soo boqda insh Allh
@ifrahyassin8991
@ifrahyassin8991 Жыл бұрын
Wllo waa gabadh wanagsan wlhi ruumi waan dawadaaa
@samsamweydow
@samsamweydow Жыл бұрын
Haa wl
@sumadqaran
@sumadqaran Жыл бұрын
Haaa illahay ha noo barakeeyo 🙏
@ifrahali5863
@ifrahali5863 Жыл бұрын
Alhmdulillah Haddan Mar Ku arkayo abayo Wax Badanan Allah Baryay Inaad Cafimaad Dam Ah Allae Kusiiyo Alhmdulillah Xbbt Nolow Oo Nolol Badan Joog
@munaalio1853
@munaalio1853 Жыл бұрын
mashaallah good idea thanks abayo
@juweriaapdi9934
@juweriaapdi9934 Жыл бұрын
Mzch allh wllo inch Allha wan ku guda jiraa horma waad mahadsan qali
@arafodjama2604
@arafodjama2604 Жыл бұрын
Hamdiyay hadaan abodoo 100 milyaan ayan ku gadh siin laha illahay haku hafido hbbti
@fardowsaahmed859
@fardowsaahmed859 Жыл бұрын
Masha allah
@neyruuscadey208
@neyruuscadey208 Жыл бұрын
Xamdi alha ku siyadiyo caafimadka wa ku xisy❤
@fawsiyohashi395
@fawsiyohashi395 Жыл бұрын
Mnsha allah byo xamdiyey Arin muhiina ahaa baa ka hadashay
@sacduushxaji6384
@sacduushxaji6384 Жыл бұрын
Masha allh abayo allha ku bara keeyo alle dar tii ban ku jeclahay wana la soc da bar nami yada da dhiragalin ta rabi cim riga iyo cafimad ka iyo carur tada allaha ku bara keyo alle ha idin xif diyo
@amalkhalid822
@amalkhalid822 Жыл бұрын
Thank you xabibti ilahay haku xafido wanku jecel haya ❤
@fartunsaid6312
@fartunsaid6312 Жыл бұрын
Masha allh caafimaadkada ayaaaa na afaceyso xbbt
@MuslimahTiktok
@MuslimahTiktok Жыл бұрын
Masha'Allah sister.
@ifraahmuhumed5395
@ifraahmuhumed5395 Жыл бұрын
Mansh allha walashey xamdi cafimad alle haidin siyadiyo
@farhiaqoran2496
@farhiaqoran2496 Жыл бұрын
Hamdi qurxux qaymo badaney mar hore ayaan kula baxay xamdi dheyman wlhi mawduuc aad nogu muhiim ah ayad manta kahadashay shugran ina adeer mcn
@raxiimaabdi5641
@raxiimaabdi5641 Жыл бұрын
Qofki ubaahan qur aanka ama tafsiirka iyo naxwada qaab online ana diyaar ah
@zuhursharaafinamowlid1889
@zuhursharaafinamowlid1889 Жыл бұрын
Masha Allah Allah Haa idiin siiyadsho cafimada adiiga iyo carurteena
@nimcoaadan8834
@nimcoaadan8834 Жыл бұрын
Alxamdulilaah xbbti cafimadkaga waa keena Xamdiyeey mcney saas igu farax Sanoow waligaa ❣😘
@bintunor4941
@bintunor4941 Жыл бұрын
Thanks apyo video gan wlhi anigoo ubahan talo buu illahy itusay shugran abaayo mcn illahay haku barakeyo😢😢❤
@dgfb73Bd88-qu4ft
@dgfb73Bd88-qu4ft 7 ай бұрын
Xamdi abayo walhi wadna dhiiri galisay 4 sano ayan shaqeya 100 dolar on lehyhyna Mel ima yalo lkin sanadkan inan is qabto ayanraba guuleyso abayo ❤
@lakiaxmed1040
@lakiaxmed1040 Жыл бұрын
Maashaalla tabaarklla shukrn sisterey
@hamdiyabuh344
@hamdiyabuh344 Жыл бұрын
Asc wlshy i am really proud of you, horey usoco.
@layloibrahim6479
@layloibrahim6479 Жыл бұрын
Aniga bishii hore ayaan bilaabay maraa iisoo duceeya illahey ha iigu kaalmeeyo keeyd la aan waa abaar wlhi waa run qof nool ayaa tahay wax ayaa lagu weeydiisanaa waalid walaal qaraabo hadaadan wax yaahn waa murugoneysaa
@fartunshire5394
@fartunshire5394 Жыл бұрын
Mansha allh abayo mcn aad bad u mahadsan tahay waana qaatay taladada waana leeyahay kayd alx inkastoo aan dhowaan bilaabay runtii maalintaan kugu soo biiray xaaladaha ijexjeexay aad bn uga faaiiday wlhi talooyinkaaga waana ka gudbay dhibkaan dareemay alx abayo abaal bn kaga hayaa abayo maanta oo aan ku daawanaayo waxan la xanuun sanahay wlhi walac ayaan ahay xanuun bn dareemayaa iyo caajis wlhi sanifaad abayo isoo dheerigeli igu caawi wixii ku saaciday markaad walacday wan ku jecel nahay abayo
@halimasadiaabdisalama6335
@halimasadiaabdisalama6335 Жыл бұрын
Magalo kale tag abyo hada awoodo waxa dhibsato iska dhaaf waxa jeclaato cun
@luley7452
@luley7452 Жыл бұрын
Abaayo aniga walaca aad baan ula xanuunsan jiray walacyadi igu danbeyay wan ka ficanahay kuwi hore Abaayo labolabo markaa darento wax cun baahida iska ilaali abaayo matag lakin wax cun
@fartunshire5394
@fartunshire5394 Жыл бұрын
@@luley7452 Haye abayo qli wan samaynayaa insha allh skukaran
@fartunshire5394
@fartunshire5394 Жыл бұрын
@@halimasadiaabdisalama6335 mahadsanid qli kuwii hore magaalo kale ayaan aadi jiray lkn hda xaas bn noqday oo safar ayaa dhib igu ah marka qli ilaaahay ayaan talo saartay amuuraha rabi haynoo sahlo insha allh
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 Жыл бұрын
😂😂 masha allah 👍
@mssmarlarag85
@mssmarlarag85 Жыл бұрын
Masha allah hamdaa 💯♥️
@canab8981
@canab8981 Жыл бұрын
Maha allha
@farax6361
@farax6361 Жыл бұрын
Wll xamdi waad mahadsanthy 100kiba 100 waa xaqiiq jirta taasi intaad tabcankarto intaad wax dhigankarto siiba hablaha wadanka jooga duruufbay kuwada jiraan biilkay qaataan kuma filna inta shaqaysaana ma badna balse wllshyda soomaliyeedey intaad wax dhigankarto wax tabcan karto is ogow hays ilaawin hagbad ama ayuuto gal si aad wax u urursankarto ood maalintaad ubaahato aad kubaxsankarto si uga maaranto nin iyo gacan biliaadan
@ayaanawil2956
@ayaanawil2956 Жыл бұрын
Mansha allaah ilahay cafimadka haku siyaadsho xamda sister qali
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 Жыл бұрын
Mashallaah tabaarakallaah Barnaamijyada noocana waaka helaa wallaahi.
@umuikraan9508
@umuikraan9508 Жыл бұрын
Maasha allah waxaa tahay kaftankiyo luga leh allah noo kaa daayo adeer faarax allah unaxariisto waxaa tihiin aqoonta iyo aragtida fiyow ee umada kkkkk horumar wacan insha allah iyo caafimaad taam ah
@sagalayan5992
@sagalayan5992 Жыл бұрын
Alhmdulilah rabil calamin waxan ahay gabadh hada reer leh ayan ahay dhamaysaty jamacadi lkn imakan bilabaya dhaqalaha wad i diri galisay
@fardawzashidane4806
@fardawzashidane4806 Жыл бұрын
Mashaa Allah abayo mcn ilaah Haku siyaadiyo caafimaadka caruurta sidee yihin walshy alhamdullah keyd waan leyahy waxbdna Wan ku faaiday waxkstana go'aan bay rabtaa hada noloshda go'an yelatid waxksta waad qabsan kartaa Ana taa Aya ku dhaqaqay waqti waa ay isoo martay an faatlo ahaa oo waxwlba an guriga loga bahnen ama qorshahaba igu jirin Ina so gado blse hada waxs dhan daaqada ka saaray keliya bisha inta aysan dhaman Aya qorsheya lacgta isoo gasho iyo waxa an ubahnahay oo bishan ku qabanayo taasna waa ay ihirgashay oo bil waliba lacag cayiman Aya Mel is kaga Rida oo xitaa hdii lacgta iga dhmato an Dib ugu laabanen midas qaali dumar ilaah Haku xafido adi iyo reerkadaba ilamha allah ku caafiyo 🤲🤲😘😘😘❤️❤️❤️💐💋💋
@zahramahamet4827
@zahramahamet4827 Жыл бұрын
Mashaallh. Shugran. Qali
@hibofarxiyo4956
@hibofarxiyo4956 Жыл бұрын
Asc Masha Allaha
@deeqocabdullaahi-dk2qh
@deeqocabdullaahi-dk2qh Жыл бұрын
Hamid kher alle ha ku siiyo abaayo❤
@hudaelmi7695
@hudaelmi7695 Жыл бұрын
Masha Allah xamdi. Congratulations 💐💐😍😍🎊🎊
@aminaxasan2605
@aminaxasan2605 Жыл бұрын
Masha allh abaayo xamdiyeey dhiirigalisadeena waan kufarxay markaan ku arkay adoo cafimaad qaba
@halimahassan4376
@halimahassan4376 Жыл бұрын
ما شاء الله
@shukrimustaf9537
@shukrimustaf9537 Жыл бұрын
masha allh quruxy wan ku tagare wana ku jeclhy
@kawsarismail3951
@kawsarismail3951 Жыл бұрын
So good ❤❤❤❤ sister 🙏👍🌺☺️
@farxadmustafe9626
@farxadmustafe9626 Жыл бұрын
Asc mashal Allah
@user-vz9tw1sb6s
@user-vz9tw1sb6s 8 ай бұрын
Waad mahadsanthy qaaliyey
@xasansalad2157
@xasansalad2157 Жыл бұрын
Wlh abaayo ilaahey dartis ban kuu jeclahey❤
@sulkhaabdi9382
@sulkhaabdi9382 Жыл бұрын
Welcome back sis ❤️
@roodceiieceiie7863
@roodceiieceiie7863 Жыл бұрын
Thanks
@user-ch5ch5wj5x
@user-ch5ch5wj5x 11 ай бұрын
Masha allh abyo allaha ku caafiyo
@umuaxmedcabdi7908
@umuaxmedcabdi7908 Жыл бұрын
Mahadsanid walaasheen qaaliga ah
@safiyaowbacdi7097
@safiyaowbacdi7097 Жыл бұрын
Masha allah qaali
@asmacali2506
@asmacali2506 Жыл бұрын
MashaaAllh wllo waxa tahy dhiiri galisadyda
@ladanhagi33
@ladanhagi33 Жыл бұрын
Masha allah sister Allah ku xafido dear🥰
@sagalhappy_hassan
@sagalhappy_hassan Жыл бұрын
Maasha Allaha wllshy qaali allaha kuu siyaadsho caafimaadkada
@haaruunmaxamed1563
@haaruunmaxamed1563 Жыл бұрын
Mnsha alllh wallshyy gbrr noo hgr bxdaaa thyyy mahdsnid
@maxmedsharef6575
@maxmedsharef6575 Жыл бұрын
Masha allaah 👍
@roodceiieceiie7863
@roodceiieceiie7863 Жыл бұрын
👍👍👍👍
@drramloelmi3162
@drramloelmi3162 Жыл бұрын
Aniga 500 biil ahaan u qaata oo kira kujirto iyo koronto biyo iyo raashin lkn bisha intee dhaman deenba raadiya ball tala iso siiya
@hanideeq9482
@hanideeq9482 Жыл бұрын
Inte jogta abayo Nairobi hadey thy nolosheda wa qalii
@hodancabdinuur3295
@hodancabdinuur3295 Жыл бұрын
Mansha Allaah Abaayo Alaha ku xifdiyo
@fardousaabdi1938
@fardousaabdi1938 Жыл бұрын
Many Allah sis Allah kuu siyaadsgo caafimaad ka
@hanaqueen90
@hanaqueen90 Жыл бұрын
Masha allah hor mar wacn
@YurubcadayCabdilaahi-dn3nx
@YurubcadayCabdilaahi-dn3nx Жыл бұрын
Mashaallh waad mahsantay wllo
@ducaysanmahad650
@ducaysanmahad650 Жыл бұрын
Alxamdullah qali hadad noo cafimaday
NAAG MIYAA LAYLA GURSADAY.   ??
18:25
Hamda Home Decor
Рет қаралды 52 М.
HOYO KASTA HADEY INTAN KU FAKARTA WAA TAAJIRAD. (DHAQALAHA iyo Ruumi)
15:22
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 6 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 11 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 21 МЛН
CODGISI DADKA . HOYADA GULEYSAN KARTA PRT 2
25:03
Hamda Home Decor
Рет қаралды 43 М.
Dhaqaalaha guriga side loo maareeya ?💴🤔
1:05:40
Fatima Muna channel
Рет қаралды 21 М.
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Jama Dafac
Рет қаралды 72 М.
Lacagta aad save gareyso ma ku noqota oo cunta?? Qorshaynta dhaqalaha
21:54
Dhaqale iyo dhiirigelin Channel
Рет қаралды 24 М.
NOQO RUUXAN BARI MEEL CIDLA KU SO DHACIN.  DHAQALAHA .
13:18
Hamda Home Decor
Рет қаралды 34 М.
Waar dag dag Ah
37:15
DIFAACA QARANKA
Рет қаралды 88
DHAQALAHA IYO ISKU FILNANTA GABARTA SOMALIYED 🍑🧡
20:12
Hamda Home Decor
Рет қаралды 26 М.
JACELKAN LOGO QASARIN WAA KAD NAFTADA U QADO ??
12:29
Hamda Home Decor
Рет қаралды 20 М.
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 6 МЛН