barnamijkii ila tali part 1

  Рет қаралды 72,868

Zacki & Amal

Zacki & Amal

Күн бұрын

Пікірлер: 356
@zackiamal2212
@zackiamal2212 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/b2Oncq2adr-tfZo hala soo dhaweyo My bro
@zeinabaabdi5675
@zeinabaabdi5675 3 жыл бұрын
My beautiful family mashaallah Allah haa idiin xaafidho 🥰🥰❤❤
@faadumoaadan6506
@faadumoaadan6506 3 жыл бұрын
Part2soo samee
@amouraamoura4863
@amouraamoura4863 3 жыл бұрын
Qaabka oo uso Tahriibay Vedio Documentary kaso sameeya adiga iyo Zaki Magacega nh kaso sheg vedioga 😊
@faatimohusen4526
@faatimohusen4526 3 жыл бұрын
Aniga idinka idinma dhagaysanayo nuunaha dhagaysanaya sheekadisa😂😂😂😂 I love Baby
@saashoyuusuf3828
@saashoyuusuf3828 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂maxaad kafahantay markaa ilmaha
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 3 жыл бұрын
🥰
@muwadah5671
@muwadah5671 3 жыл бұрын
Zaki hadalada qaar babyga ku dhaheeso iskailaali i know kaftan ka thy Lkn waxna wey kudhimi kartaa
@ayanolaw7391
@ayanolaw7391 3 жыл бұрын
Zaki walahi qosol igu dilay 😂😂koxda zaki daren meshsn u badan 😂😂😂
@fardowsaiimaan3351
@fardowsaiimaan3351 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@نونيمحمد-ض1ر
@نونيمحمد-ض1ر 3 жыл бұрын
aan badino saliga xabiibkeena mohamed scw waqti kasto insha allah
@Mohamett72
@Mohamett72 3 жыл бұрын
Aawey dadkii jeclaa xabiibkeena mohamed scw like iisaara
@rukjfr5gikigtr301
@rukjfr5gikigtr301 3 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@afnaanmuhumed4716
@afnaanmuhumed4716 3 жыл бұрын
Scw
@abdirahmanmahadfaraah7946
@abdirahmanmahadfaraah7946 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@AhmedJigga
@AhmedJigga 3 жыл бұрын
Sanad Wanaagsan 1443 H كل عام وأنتم بألف خير بمناسبة حلول سنة هجرية جديدة ١٤٤٣، جعله الله تعالى علينا وعليكم عامًا سعيدًا مليئُا بالفرح والمسرات
@FathimaFathima-ly4cf
@FathimaFathima-ly4cf 3 жыл бұрын
كل عام وانتم بالف خير
@zusuu8412
@zusuu8412 3 жыл бұрын
@@FathimaFathima-ly4cf Amiin yaarb
@FathimaFathima-ly4cf
@FathimaFathima-ly4cf 3 жыл бұрын
@@zusuu8412 وياك يارب العالمين
@samiirosiman3598
@samiirosiman3598 3 жыл бұрын
M,a wali ma arkin dad sanadka hijriga hambalyo iska daye wax shegayo xitaa
@FathimaFathima-ly4cf
@FathimaFathima-ly4cf 3 жыл бұрын
@@samiirosiman3598 weya jiran abayo Lakin ma badano
@queenamiish8541
@queenamiish8541 3 жыл бұрын
😂😂😂😂 zaki fani wye wlhi qosolku iga dhameye amaley mar walpo zaki noso fadhisii😂😂😂
@alishamohan2297
@alishamohan2297 2 жыл бұрын
M.a taladiina wakahele runtii 🥰🦋🥀🕊🙏
@calideq1178
@calideq1178 3 жыл бұрын
Amal wa dhira geliyaha ninketha Masha Allah
@theosantana7750
@theosantana7750 3 жыл бұрын
Wallahi Runtis waye YAZAN wuxuu sheegayo wa fahmay waana qataaay.. ma sha Allah ❤❤
@anisaqueen2105
@anisaqueen2105 3 жыл бұрын
Masha Allah I love you guys the way you understand each other that Somali🤣🤣🤣🤣🤣❤❤❤
@jiialassow2321
@jiialassow2321 3 жыл бұрын
Alla amaleey Ani cml a tahay ,dhuuq farahaaga leen dhahaa ha ooyin bes mama cml
@bintabdalla1727
@bintabdalla1727 3 жыл бұрын
M.a❤🥰 hal cirbid Ama ku duraa kulahaa oo Jiifis ah Zakariye🤣🤣🤣
@usaameosmaanmoallim8197
@usaameosmaanmoallim8197 3 жыл бұрын
ماشاء الله زكي هو الرجل الذكاء،وذو العقل ماشاء الله تبارك الله Waxaan orankaraa zaki waa dhiiri giliye weyn diintana yaqaan oo markaan leeyahay dhiiri giliye waxaan usoo qaadan jaraa markuu lahaa:anaga dhan waxaan ahayn shiid oo majiro quf caloosha hooyadiis ka soo baxay asigoo lacag leh. Tan diintana waxaan ku qaadan karaa markuu leeyahay quf walba waxuu heleyaa wuxuu niyoodo إ نما الأعمال بالنيات Waliba waxa uu ku daray talo saaro allaah بسم الله توكلت على الله Tan kale waxa waaye markuu leeyahay kibirka mafiicno kibir ilaahaa leh وله الكبرياء في السماوات........إلي آخر آية . Ma,aqaano waxaan ku miisaamo aniga wiilkaas zaki ah .maasha allaah. waxaan ilaahey kabaryayaa inuu janada nagu kulmiyo .insha allaahu tacaalaa.
@abdiahmed1885
@abdiahmed1885 3 жыл бұрын
Yaa la celin zaki deen ninka yar alaha barakeeyo amaal aan jafi rabaa camal saqiir saqiir laga dhalay
@Imkoyt
@Imkoyt 3 жыл бұрын
Please make sure another time because zac is very funny how to talk and how to act
@Yujii-m8y
@Yujii-m8y 3 жыл бұрын
Iya
@ilhan7759
@ilhan7759 3 жыл бұрын
Kan hal cirbad oo lagu duro waye oo jifi taan kulahaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@mariaomar1071
@mariaomar1071 3 жыл бұрын
Mshlh part 2 soo sameeya si funny cml aa usameenesiin maba laidiinka caajisaayo wlhi keeep going haba joojinina sifcn aa uga baxsateen
@muneerah4248
@muneerah4248 3 жыл бұрын
Asc❤Waxan ku ahay tagero ad iyo adban ku jecelay walashay Amaal jele gabar fican masha Allh tagero ku ahay 😍
@momostaph3610
@momostaph3610 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣Zaki Imanka cunee san maxa waye meel qalad imaty ku lahaa so funny
@illizabella6337
@illizabella6337 3 жыл бұрын
Zaki daren cawa qosolka iga dhameyse wlh🤣🤣
@oumal3765
@oumal3765 3 жыл бұрын
Halmid baan idi ku darsanayaa amal and zaki family Markaad samaynysaa talo markasta naftiina hakudabaqina iskudaya inaad siguud u eegtaan xaalada
@haldhaadiamond8076
@haldhaadiamond8076 3 жыл бұрын
Zaki dareen waa funny masha Allah ra.igu bixinayo wan ka helay
@fatimabashiir810
@fatimabashiir810 3 жыл бұрын
My favourite couples in the world 😍👸🤴♥️
@simansuraaley1840
@simansuraaley1840 3 жыл бұрын
Kkk zaki dareen qosol igu dilay cwo😂😂😂😂😂 My couple❤
@Malyuunxaashi
@Malyuunxaashi 3 жыл бұрын
Hooyadeyba abahey walagu dry alxamdullilah almost 26 years ee is qabaan waligod iiko isdagalayo ma arkin❤❤
@anasmohamed4695
@anasmohamed4695 3 жыл бұрын
Runta ilahay taqan zaki runoo shegey meelqaladaa imaadeen🤣🤣🤣🤣🤣😅
@salmiilyaas7133
@salmiilyaas7133 3 жыл бұрын
Ninku waa nin caqli badan lkn afsomaligi ku adag
@hawadahir9560
@hawadahir9560 3 жыл бұрын
Masha allah amaal iyo zaki dareen aragtidiina waan ku farxaa😄🥰
@dagandolar9627
@dagandolar9627 3 жыл бұрын
Amal jele iyo sayheda sakariye family 👪 a jclhy wan idin salamay adinkiyo baybiginaba ale hasku dayo wan idin tagera by by
@bintumohamed8886
@bintumohamed8886 3 жыл бұрын
Kkkkk dadka ugu dareenka bdn aan ku jiraa ku laha zaki io amaaal we love you 😍
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 3 жыл бұрын
Masha allaah tabaaraka allah famil qurux badan talo wanaagsan horey u socda amaal iyo zacki 💖💖
@mihiimsalwa2971
@mihiimsalwa2971 3 жыл бұрын
amal iyo zaki maalin wanaagsan waay nii takeer waan jecelahay noolada family amal iyo zaki amiin amiin👌👌🤲🤲❤❤💯💯
@fatimabintujamac7456
@fatimabintujamac7456 3 жыл бұрын
Alla sakariye waa taliyaa wlhy horey usco anaa kula mida far habaar dooran lahaa😂😂😂
@islampeace6606
@islampeace6606 3 жыл бұрын
1:39 zakiyaaa umadeen ma ahan meel qaladaa imaadeen anni maa kula talinaayo kulahaa😂😂😂😂😂👌
@aneefam4990
@aneefam4990 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@queenamran4164
@queenamran4164 3 жыл бұрын
Amaaleey wallhi daacad Ayaa u qosale adi iyo aboowe maran dum waan itin salaame mrka hore magac Amran wallhi wax ma tafaan lakan iyaka ayaa la tafaa magarte xabbti hore u soco in bdan quruxeey taleere labar kow ayaa ku ahay manta ka hor wax ma ku soo garin mcnto hawad ayaan kal soco taa keep going huno abaayodii mcn
@missnaima6873
@missnaima6873 3 жыл бұрын
7:6 mcaruuf yawaye kulhaa alla zakiyaa wo iga qpsliye wlahi😂😂😂
@anuuuabdikariim5265
@anuuuabdikariim5265 3 жыл бұрын
Baby hadalkiisa igu socdo omg😭😂❤️❤️
@nadiyacadey
@nadiyacadey 3 жыл бұрын
Zacki so funny 🤣😆 wlhi
@hanimahad293
@hanimahad293 3 жыл бұрын
Boqoradeyda I love you 😍 ❤ ♥ 💗 💓 💕 😍 ❤ ♥ 💗 💓 💕 😍 ❤ ♥ 💗
@hibaqomar9043
@hibaqomar9043 3 жыл бұрын
Cute mansha allah family 🥰🥰. The baby wants to take part ku soo dara.
@boqoradaceldher9302
@boqoradaceldher9302 3 жыл бұрын
asxabey mise macanto dhaha wlhi wafuray sida uqoslay 🤣🤣🤣🤣
@ifraaxabdullahi9923
@ifraaxabdullahi9923 3 жыл бұрын
Masha allaha walshey iyo dumshi allaha idin xafido ayo mcn sobar cde 🤩🤩🤩🤩
@kawsarmohamuud4778
@kawsarmohamuud4778 3 жыл бұрын
Zack and amal keep going the best family
@casho5657
@casho5657 3 жыл бұрын
Bart 2 mistar kamil noo keen camirada gadhasheda xata hako hatlo is okay 👌
@amuunaragsanmahmoud2963
@amuunaragsanmahmoud2963 3 жыл бұрын
Wlhy qosolkaa igaadhamayseen amal and saki ilove you huuno👍❤💞
@ruweydoyuusuf7588
@ruweydoyuusuf7588 3 жыл бұрын
Amaley zaki afsomali wa brty wlhi😂😂👌👌👌👌👌
@ayaanadan932
@ayaanadan932 3 жыл бұрын
Barnamijkan waka heley soo badiyaa
@alquran8820
@alquran8820 3 жыл бұрын
If I come to Sweden the first thing I will do it is to meet you You are so funny guys I love you so much ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amiiraarale3121
@amiiraarale3121 3 жыл бұрын
Hhhh zaki umad ma aha kulaha kan cirbad suxitaan a lagu dura kulaha😂😂
@asmaabdulkadir8461
@asmaabdulkadir8461 3 жыл бұрын
😂😂😂😂zaki funny weye
@xafsaabdi448
@xafsaabdi448 3 жыл бұрын
Wow m. A famali. Qurux badan
@umuaxlaammaxamedccusmaan9211
@umuaxlaammaxamedccusmaan9211 3 жыл бұрын
Amaleey abyo ruwayad noo soo sameeya please Zaki wlhi is very funny😁
@amiiraarale3121
@amiiraarale3121 3 жыл бұрын
Asxapey mise mcntoo kulahaa qosolka kilyaha madowaday hh abyo ninka xanaqa kula zaki umad ma tihin mcnto ninka xanaqen sidu abyo ugu xana😂😂🤣🤣😂😂😂
@edabsan_irikiba
@edabsan_irikiba 3 жыл бұрын
Maasha allaah tabaaraka raxmaan . Nuunaha codkiisa 🥰🥰🥰🥰
@ubaxabdi6287
@ubaxabdi6287 3 жыл бұрын
Wlhi zacki dareen funny waaye uu iga qosliyay
@hodanqurux8388
@hodanqurux8388 3 жыл бұрын
Amal dumashi waa ka yaawisey 😂😂macroof aa
@khadradhukuro8372
@khadradhukuro8372 3 жыл бұрын
Wllhi saki waa qosol miidhan 😂😂😂
@fatxifanka1576
@fatxifanka1576 3 жыл бұрын
Talada zaki caadi maaha Intiina vedio duubina nuunaha soo seexiya dadki talada idin dhiibtey yeyna xanaaqine 😂😂😂😂
@sadiokulane5914
@sadiokulane5914 3 жыл бұрын
Hhhhhh walhi waa qosalay sacdia ani waye saa ku dawanaye sacdia jogta aaaa hhhhhh
@muhandcabdi5318
@muhandcabdi5318 3 жыл бұрын
Wllhi wuu madhanyahy sxb kay
@maryamadam6932
@maryamadam6932 3 жыл бұрын
Wlhi zack runtu iska sheegay. Animaa talis iga sugeysiin uu dhahay.
@afiifa22daud7
@afiifa22daud7 3 жыл бұрын
Zaki qosol igu dilay wlhi 😂😂😂
@ifraxqurux2933
@ifraxqurux2933 3 жыл бұрын
Abayoy wilka marku hadalayo janis si sidu asiga ku ixtiramo wayo zaki masha allah wuuw hadali e adiga janis si Bas
@axmedgambool7835
@axmedgambool7835 3 жыл бұрын
Dadka aaad la. Tali naysaaan ha ku. Qos lina plz Amal. Saki dareen 😱
@hidaayoaly95
@hidaayoaly95 3 жыл бұрын
Allah ha idin xifdiyo my Queen sister ❤ Amal my king zeki fimil Qurux badan Allah ha idin dhoowro Taagere Labar waan idin ahay
@rahmahussein4964
@rahmahussein4964 3 жыл бұрын
This family is cute 🥰 and funny wlhi I like it
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 3 жыл бұрын
Beautiful family 🥰😍
@ahlamchannel323
@ahlamchannel323 3 жыл бұрын
abaayo channel key soo boo qo ilaahey haku xafide codsi waaye magacis waxa waye احلام بنت محمد
@beelobbe9791
@beelobbe9791 3 жыл бұрын
Mcnto ma dhahaa kulaha zaki waxkle waye😂😂
@noorhanmohmud6882
@noorhanmohmud6882 3 жыл бұрын
hhh zaki caadi maaha sida aniga iyo amaal kulahaa masha allah bravo zaki dareen
@deqomohamudahmed2418
@deqomohamudahmed2418 3 жыл бұрын
Guurka Barako ayuu wataa lkn waxaa jira wiilal waxbo heesan gdaal mrkee wax ka helaan kibir qaarna weku qiraayaan
@muwadah5671
@muwadah5671 3 жыл бұрын
Kibirka sheydan usugnaatay
@fardowsahassan1809
@fardowsahassan1809 3 жыл бұрын
Zaki waba funny wlhi amaley ninkan vedio yadisa noso badi bal😂😂😂
@khadrasharif950
@khadrasharif950 3 жыл бұрын
Wiilkan qosol weeye 😁😁meel qaldan talo usoo doonateen ku lahaa
@laylahassanmohamed7119
@laylahassanmohamed7119 3 жыл бұрын
Zaki dadka mala talin wa ka waashey Amaal babyga ay ku mashquulsaneyd waxaaga funny waye talo mahaa aniga wa iga qoslisey lkn dadkii ma ogi se ku fahmaan 🤣🤣
@falisabdi2866
@falisabdi2866 3 жыл бұрын
Mashaa allah nunaha hadalkisa igu socdo amal and zaki naka amusa baby love ❤ 😍 💖
@zakimoha9381
@zakimoha9381 3 жыл бұрын
Realy daacad wye wllken masha allah meel qaldana so aden ani ma nila taliha
@habooncabdi7274
@habooncabdi7274 3 жыл бұрын
😂😂😂🤣🤣😂😂 sakariiya mceynyo meshan
@waxantawayaa-cidlo2463
@waxantawayaa-cidlo2463 3 жыл бұрын
Si aan u helo jacaylkeyga ayaan oga tagay gurigi abahay waxan aha qof bila hoya edo iyo abo la nool inanki aan labaxsaday jacaylkisii waan kamiradhalay balse gurigi abahay aan kacararay mudo 13sano maanta wali waxa dhextagan edadi carurtedi awoowgod wan kalabaqaya
@Coolgranma
@Coolgranma 3 жыл бұрын
Is ilaali,, Marka aad Canugga la cayaareeysid,, dadaa Qalad ufasiri Doono Gaalada.. #is_Ilaaliya
@marwamohammed1146
@marwamohammed1146 3 жыл бұрын
Zaki dareen amal jeele salaan kal iyo laaba I love you so much family qurux badan
@zusuu8412
@zusuu8412 3 жыл бұрын
Anigu waxan kula talin lahaa gabdha ninku jecel guurso inta midanku jeclayn daba carari laheyd
@fadumoboru2177
@fadumoboru2177 3 жыл бұрын
Manshaallah you did good wonderful
@asmaacabdi8395
@asmaacabdi8395 3 жыл бұрын
M.a my family amal and zaki Dareen 😂 allaha idin xfido love u wlshy
@sagalgatur8734
@sagalgatur8734 3 жыл бұрын
Masha allah whida wn idinke helaa alle ha isku kiin daayo lamaanaha qarniga
@ladanimaan5549
@ladanimaan5549 3 жыл бұрын
Where did you buy the dress sis, its beautiful 🤩🤩🤩
@Fadumobilan790
@Fadumobilan790 3 жыл бұрын
Abyo SHEIN websetka ladhaho ka dlbo
@makeupartisthibo7794
@makeupartisthibo7794 3 жыл бұрын
Saki dhib badana 🤣🤣🤣 kulahaa ninka la talinya magaciisa i sheeg
@iisaqaali2003
@iisaqaali2003 3 жыл бұрын
Aml wlhi nin kaga alha ku dhafo shac daro ayaa ku qabta wo iga qos liyay runtii🤣🤣
@zamzamahmed4654
@zamzamahmed4654 3 жыл бұрын
Xabada kobaad su uga jawaabay dacada 🥰
@sacdiyaosman4649
@sacdiyaosman4649 3 жыл бұрын
Zakariye wallkey u egtahy wlhi😪😪
@zamzamahmed846
@zamzamahmed846 3 жыл бұрын
Aweye hee barte 2 sugene sodaheseneeeee
@axmednuurcade4224
@axmednuurcade4224 3 жыл бұрын
Zaki and amaal wniislmy ila tali gabar madoow ayaa ijecel ani waxan jecelahay gabar cad gabarta cad ima jecela mxn sameyaa ? Isoo jwb
@hipodumi4807
@hipodumi4807 3 жыл бұрын
Wllo aniga xaji aan jeclhay Ayaan haysaa igu duce inoo ilhay ilma xalala nakal siiyo abayo
@farhiyaummuzuhra9561
@farhiyaummuzuhra9561 3 жыл бұрын
Beautiful family 🥰❤️❤️❤️❤️
@bushramohamed6861
@bushramohamed6861 3 жыл бұрын
Amal qosol aaba naga dharjisay mxaan talo qadanaa 😂😂
@aishadheman5154
@aishadheman5154 3 жыл бұрын
Saki qosolki naga dhameyey walhi🤣🤣🤣
@farhiadahir7021
@farhiadahir7021 3 жыл бұрын
Mashallaah 😂😂😂😂 its tooo funny but same time it’s good answers
@ilsanahmed9638
@ilsanahmed9638 3 жыл бұрын
Amal wey walantahy ilhay wuu ku kala kicin karaa kulaha🤣🤣🤣🤣🤣
@qaaliquman.official696
@qaaliquman.official696 3 жыл бұрын
Gabadha islmad mcnta Intee udhahosa zacki 😂😂😂😂😂😂hadaladisa dhn waa wada fanny m.a family qurxon
@anisoelmi1922
@anisoelmi1922 3 жыл бұрын
Mash alh wlhi wa idin jeclhy labadiina💕
Labo daran mid dooro
17:13
Zacki & Amal
Рет қаралды 114 М.
Vlogg iga sugeesen asxaabta
12:27
Zacki & Amal
Рет қаралды 65 М.
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 345 М.
兔子姐姐最终逃走了吗?#小丑#兔子警官#家庭
00:58
小蚂蚁和小宇宙
Рет қаралды 9 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
Horadhac TikTok Xog dhaliyarooy dheesha dhaafa part 1Aad
6:04
Aragtayee maxaad oran official
Рет қаралды 74
Marka igu horesay yazan madaxa loo jaro
11:01
Zacki & Amal
Рет қаралды 51 М.
Waxan tijawiye caleen ama geed bada...
8:03
Zacki & Amal
Рет қаралды 31 М.
Vlogg iyo shopping
10:57
Zacki & Amal
Рет қаралды 80 М.
cawa bashaal ka aduunka baabur wadoo
10:01
Zacki & Amal
Рет қаралды 34 М.
Xasuus goni ah 2018 shukaansi ugu horeye ….
23:03
Zacki & Amal
Рет қаралды 138 М.
ninkeyga Ayaan xadaa ?...
22:01
Zacki & Amal
Рет қаралды 60 М.
Labo Daran Mid Dooro qosolka aduunka
12:41
Zacki & Amal
Рет қаралды 149 М.
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39