BARO SIDA MUUQAALKA LOOGA BEDELO DAAHA CAGAARAN REMOVE GREENSCREEN BARASHADA KINEMASTER AFSOOMAALI

  Рет қаралды 7,194

Amir Lafole

Amir Lafole

Күн бұрын

Baro Sida Muuqaalka looga bedelo Daaha Cagaaran (Remove Greenscreen Background ) Sida muuqaalka loo qurxiyo adigoo isticmaalaya Telefoonkaaga. Barnaamijka KINEMASTER. Cashar ku saabsan [Chroma Key] Afsoomaali #kinemaster #VideoEdit #ChromaKey
Baro sida loo sameeyo muuqaal adoo isticmaalaya moobeelkaaga, sida telefoonka loogu sameeyo muuqaalada, sida loo isticmaalo barogaraamka KineMaster.
Barnaamijka ugu fiican ee lagu isticmaalo Video Editing adigoo isticmaalaya telefoon.
Halkaan ka soo degso Kinemaster:
---------------------------------------------------------
➡️ Get Kinemaster App
For Android:
play.google.co...
For iOS (iPhone):
apps.apple.com...
---------------------------------------------------------
Barashada Cilmiga Technologyadda afsoomaali
Barashada Video Editor Af Soomaali.
Ku soo dhowow Channel-kayga, waxaad ka heli kadtaa muuqaallo faaido leh, oo iskugu jira aqoon kororsi, cilmi, barashada aqoonta la xiriirta technologyadda, vloggs, iyo casharro taxane ah. Fadlan ku xirnow, subscribe saar, gambaleelkana furo si uu kuu soo gaaro waxii cusub aan soo galiyo, muuqaalku markuu kusoo gaaro like saar asxaabtaadana la wadaag si ay uga faaideystaan, Mahadsanid
-----------------------------------------------
➡️ Follow @amirlafole ❤️
______________________________
/ amir.lafole
/ amirlafole
/ amirlafole
/ amirlafole
/ amirlafole
/ @amirlafole
------------------------------------------------------------
➡️ Background Music
-------------------------------------------------------
Fredji - Happy Life
▶️ • Fredji - Happy Life (V...
#Kinemaster #Afsoomaali #amirlafole

Пікірлер: 41
@amirlafole
@amirlafole 3 жыл бұрын
Waxa kaliya oo aad nagu taageeri karto waa inaad channel-ka ku caawiso like-ta Subscribe-ta. Mahadsanid 🙏❤️👍👏
@abdulnasibmilano9603
@abdulnasibmilano9603 3 жыл бұрын
Bilaw ayaan rabnaaa
@amirlafole
@amirlafole 3 жыл бұрын
@@abdulnasibmilano9603 wan so wada bro insha alahu, 👏🙏
@Ymc-ep1je
@Ymc-ep1je 3 жыл бұрын
Sxb wlh wa cilmi aan raadinaayey mahadsanid so badi libaaac
@amirlafole
@amirlafole 3 жыл бұрын
Thanks walal ❤️👏
@ustadmahamudtashkiil69
@ustadmahamudtashkiil69 3 жыл бұрын
Ok
@amirlafole
@amirlafole 3 жыл бұрын
Thanks ❤️🙏👏
@abuuzakariya53
@abuuzakariya53 2 жыл бұрын
Masha allh jzkllh
@Abdijalil1
@Abdijalil1 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb.
@amirlafole
@amirlafole 3 жыл бұрын
Ada mudan ❤️👏
@NuurCabdulle-ec9gs
@NuurCabdulle-ec9gs Жыл бұрын
2:25 2:27
@user-nv1no7xc5o
@user-nv1no7xc5o 3 жыл бұрын
Mahadsanid bro
@amirlafole
@amirlafole 3 жыл бұрын
Ada mudan 👏
@fatxicabdi4094
@fatxicabdi4094 3 жыл бұрын
From tik tok
@amirlafole
@amirlafole 3 жыл бұрын
Thanks big fan ❤️👏
@fadxiyaqali1894
@fadxiyaqali1894 3 жыл бұрын
Noso badi
@amirlafole
@amirlafole 3 жыл бұрын
Insha alah walal mahadsanid ❤️👏
@Saedamerica24
@Saedamerica24 3 жыл бұрын
Walaal waxaan ahay KZbinr
@amirlafole
@amirlafole 3 жыл бұрын
Mashallah soo dhowow walal ❤️👏
@saadaq326
@saadaq326 3 жыл бұрын
mahadsanid sxb inbadan waa is tic malayay lkin fa idadan kuma ogeen
@amirlafole
@amirlafole 3 жыл бұрын
Adaa mudan bro, keep going ❤️👏
@mcmuniir568
@mcmuniir568 3 жыл бұрын
Mid dhamestiran kasoo sameeh kan wan ku cusbahaye
@drs.yusrabile6023
@drs.yusrabile6023 Жыл бұрын
Tanks you my dear brother for tips
@Axmaada
@Axmaada 3 жыл бұрын
Sxp mahadsanaid hadii aan kuwaydiiyo su,aal markii aan rabo sawirka iyo background saaran iyo video ga in aan isku waqti kadhigo video gana oodheeyay maxaan sameeyaa ?
@mohammedyusufabdi2803
@mohammedyusufabdi2803 2 жыл бұрын
ustaad waxan ku weydi shirkada waxey adkeysay in kinemasterka asigo watermark laheyn in la helo xita google chroma xita maxa xal ah
@fatxicabdi4094
@fatxicabdi4094 3 жыл бұрын
Sxb
@mohamoudabdirahaman9073
@mohamoudabdirahaman9073 3 жыл бұрын
Wlaal waa kafaidaysanay noo sii wad waa lobahanhyahy in climiga lakala faaido somaalidu bartan waxaan faaido lahayn umada ku wareeriyeen keep going bro
@amirlafole
@amirlafole 3 жыл бұрын
Aad iyo aad walaal mahadsanid. ❤️👏
@FAHADJIKOTA751
@FAHADJIKOTA751 2 жыл бұрын
Masha Allah ustad
@ahmedcirro1405
@ahmedcirro1405 3 жыл бұрын
wad mahdsanty zxb lkn so badi muqaalo sidan oo kle loo samynaYo wll🙏
@amirlafole
@amirlafole 3 жыл бұрын
Adaa mudan walal wan soo wada insha alaahu
@abjad8198
@abjad8198 Жыл бұрын
Logadisa kine mastar maleyka jarikaraa
@hanizajar6693
@hanizajar6693 2 жыл бұрын
Macalina labarakeyga wamsa whatsapkaeyga igaah soqaawo
@munamohamud1555
@munamohamud1555 9 ай бұрын
Noogusoo dhaqso wll asaasiga
@maxamedqalinle7853
@maxamedqalinle7853 3 жыл бұрын
Thank pro wa ku mahasan tahay
@amirlafole
@amirlafole 3 жыл бұрын
Ada mudan bro ❤️👏
@mohamoudabdirahaman9073
@mohamoudabdirahaman9073 3 жыл бұрын
Basic baan kasugaynaa bro wan ucodeeyay
@orduganmohammed9954
@orduganmohammed9954 3 жыл бұрын
ᶠʳᵒᵐ ᵗⁱᵏᵗᵒᵏ
@amirlafole
@amirlafole 3 жыл бұрын
Welcome big fan, ❤️👏
@mohamedadenqawaaf721
@mohamedadenqawaaf721 3 жыл бұрын
subritbe waad iga haysaa sxb
@amirlafole
@amirlafole 3 жыл бұрын
Mahadsanid ❤️👏
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 14 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 16 МЛН
Baro sida Loo Sameeyo Sawirka Ka hooreeya Muuqaalka | Thumbnail
16:14
Sidee VIDEO EDITING lacag kaga sameen kartaa 2024
7:13
Mo Rasheed
Рет қаралды 8 М.
SIDA LOO ISTICMALO GREENSCREEN KINEMASTER | HOW TO USE GREEN SCREEN
13:19
BARO SIDA CODADKA TIKTOK LOO SAMEYO | SI FUDUD|  | 2019 |
7:29
Daljir Osman
Рет қаралды 86 М.