No video

BARO SIDA TALEEFONKA LOOGU SAMEEYO MUUQAALADA KINEMASTER (PART 2) VIDEO EDIT AFSOMALI | AMIR LAFOLE

  Рет қаралды 13,031

Amir Lafole

Amir Lafole

Күн бұрын

Casharkii 2 aad ee Barashada KineMaster (Video Editing for Beginners) Afsoomaali, Baro sida taleefonka loogu sameeyo Muuqaalada #VideoEdit Adigoo isticmaalaya taleefonka #KineMaster.
Sidaan horay idiinka balan qaaday waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa Casharo taxane ah oo ku saabsan barashada muuqaal sameynta, oo aan ku bilaabi doono barnaamijka moobaylka lagu isticmaalo ee kine master, af soomaali. Waxaan idinka codsanayaa inaad la socotaan taxanaha.
- Halkan kala soco qaybaha casharka
▶️ Chapters (Cutubyada Casharka)
_________________________________________
0:00 | Intro (Hordhac)
2:10 | Last lesson rev. (Casharkii 1 aad)
3:41 | Terms (Eray-bixinta)
3:56 | Clip (Muuqaal, video )
5:00 | Layers (Laayeriska)
7:00 | Undo/Redo (ka/ku-Noqoshada)
8:39 | Next lesson (Casharka Xiga)
_________________________________________
Hadii aad daneyneesid inaad baratid habka loo qurxiyo muuqaalada waxaan kuu haynaa koorso bilaash ah oo ku anfaceeysa, kalasoco halkaan Amir Lafole oo ah meel laga barto cilmiga IT oo ku baxa afsomali.
KZbin & Facebook #AmirLafole #VideoEdit
Ku. Xidhnow Channel ka Amirlafole Subscribe saar ❤️ / @amirlafole
➡️ Follow @amirlafole ❤️
______________________________
/ amir.lafole
/ amirlafole
/ amirlafole
/ amirlafole
/ amirlafole
/ @amirlafole
------------------------------------------------------------
How to make a Professional Video With KINEMASTER Facebook and KZbin Video Editing
Baro sida loo sameeyo muuqaal adoo isticmaalaya moobeelkaaga, sida telefoonka loogu sameeyo muuqaalada, sida loo isticmaalo barogaraamka KineMaster.
Barnaamijka ugu fiican ee lagu isticmaalo Video Editing adigoo isticmaalaya telefoon.
Halkaan ka soo degso Kinemaster:
---------------------------------------------------------
➡️ Get Kinemaster App
For Android:
play.google.co...
For iOS (iPhone):
apps.apple.com...
---------------------------------------------------------
Barashada Cilmiga Technologyadda afsoomaali, Barashada Video Editor Af Soomaali.
Ku soo dhowow Channel-kayga, waxaad ka heli kadtaa muuqaallo faaido leh, oo iskugu jira aqoon kororsi, cilmi, barashada aqoonta la xiriirta technologyadda, vloggs, iyo casharro taxane ah. Fadlan ku xirnow, subscribe saar, gambaleelkana furo si uu kuu soo gaaro waxii cusub aan soo galiyo, muuqaalku markuu kusoo gaaro like saar asxaabtaadana la wadaag si ay uga faaideystaan, Mahadsanid
-----------------------------------------------
🎵 Background Music
-------------------------------------------------------
LIQWYD - Escape
• LiQWYD - Escape [Offic...
-------------------------------------------------------

Пікірлер: 31
@amirlafole
@amirlafole 3 жыл бұрын
Wixii Su'aal iyo Fariimo Comments-ka iigu reeb, Sid kaliya ee aad igu Taageeri kartid waa inaad Muuqaalka like saartid Chanalkana Subscribe ku xiratid gambaleelkana furatid si aanuu kuu dhaafin Casharada aan soo geliyo, Casharkana sii faafi si aad dad badan ugu faaideysid mahadsanid, ❤️ 🙏 👏.,.
@ahmedabdikadir5799
@ahmedabdikadir5799 2 жыл бұрын
ASC wrm wll ,ugu horeyn aad baa umahafsantahay lkn wll muqalada sidhey iskugu higaan,nambara usoo yeel sidha ugu daqsaha badhan, fadlan.mahadsanid
@user-xr8pk4zc7t
@user-xr8pk4zc7t 2 жыл бұрын
Helow lpx m.a
@cabdulaahimaxamed1116
@cabdulaahimaxamed1116 Жыл бұрын
Likiga no sonik mudane
@MaxamedCumarcilmi
@MaxamedCumarcilmi 11 ай бұрын
Wa xaanrabaa keen matar
@MohamedAbdi-tc4yx
@MohamedAbdi-tc4yx Жыл бұрын
Mahadsanid bro qof wax laga baran karo ayaa tahay
@rehmaahmed4147
@rehmaahmed4147 2 жыл бұрын
Si fudud baad Noo fahansiisay mhdsanid macalin
@mubaaraksalaad8373
@mubaaraksalaad8373 Жыл бұрын
Wan kugu sobiray sxb wadna mahadsanthy Hore u soco Dadka u faidey Bro
@bulale4495
@bulale4495 Жыл бұрын
Mashallaha macalin allaha kubarakeeyo aqoontada
@user-fl4km3vw6r
@user-fl4km3vw6r 6 ай бұрын
Macalinka ugudaacadsan
@axmedcabdirizaaq6026
@axmedcabdirizaaq6026 Жыл бұрын
Mahadsanid pro
@AbdiRemagal
@AbdiRemagal 2 ай бұрын
Thank-you macalin
@osmankyky6287
@osmankyky6287 3 жыл бұрын
Ustaaad muda badan ban sugeynay cshar kan mahad sanid ❤️✅
@amirlafole
@amirlafole 3 жыл бұрын
Adaa mudan bro ❤️👏
@clsalaanaxmed2463
@clsalaanaxmed2463 3 жыл бұрын
Lkn Xb qli hada dajin fid yawga markaa samaynaysid zxb qli aad baan kuu taageeraa zcb qli hore u soco
@amirlafole
@amirlafole 3 жыл бұрын
Haye bro thanks ❤️👏
@abshirinhoali6586
@abshirinhoali6586 2 жыл бұрын
M.a ustaad
@MaxamedCumarcilmi
@MaxamedCumarcilmi 11 ай бұрын
Asc
@user-nh3br3bx5z
@user-nh3br3bx5z 10 ай бұрын
Zxb ani waxa isheeg taa sida muqaal tiktok adhigaysid ayaad soo qadatay qofkii adkaso qadatay magicisiiba sooracay see loo ga masaxaa
@libancabdi751
@libancabdi751 Жыл бұрын
M.a
@amaarabduleoffechal4712
@amaarabduleoffechal4712 2 жыл бұрын
the best tejr
@axmexcali261
@axmexcali261 2 жыл бұрын
Ya
@rehmaahmed4147
@rehmaahmed4147 2 жыл бұрын
Çashirada wan sugeenaya lasoo dhaqso Macalin thanks
@ramadanxasan1509
@ramadanxasan1509 2 жыл бұрын
Sxp horey usoco
@cumarmaxamedsaciid136
@cumarmaxamedsaciid136 2 жыл бұрын
ما شاء الله
@cabdikariinxasan176
@cabdikariinxasan176 2 жыл бұрын
Horay usoco sxp ee Waxad soo sameey saa Sida loogada looga tirtiro videoga. Fadlan
@bashirxasan1682
@bashirxasan1682 3 жыл бұрын
Sxbow marka videogiisa save la dhahayo logada kenamaster ma laga rebi karaa
@amirlafole
@amirlafole 3 жыл бұрын
Haa sxb waxaa jira mid aan laheen
@rehmaahmed4147
@rehmaahmed4147 2 жыл бұрын
Waxbadan ba ka faiday Maclin jezakalahu lheyr
@soogalintaxaqiiqada823
@soogalintaxaqiiqada823 2 жыл бұрын
sxb sidee fays book peche loo samays taa
@maxamedcabdullahiaamin1016
@maxamedcabdullahiaamin1016 2 жыл бұрын
M.a
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 24 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 24 МЛН
天使救了路飞!#天使#小丑#路飞#家庭
00:35
家庭搞笑日记
Рет қаралды 72 МЛН
The Giant sleep in the town 👹🛏️🏡
00:24
Construction Site
Рет қаралды 18 МЛН
Sidee VIDEO EDITING lacag kaga sameen kartaa 2024
7:13
Mo Rasheed
Рет қаралды 8 М.
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 46 МЛН
English Conversation 27 | Everyday English | Funny English
29:46
English Conversation
Рет қаралды 2,9 МЛН
3 Hours vs. 3 Years of Blender
17:44
Isto Inc.
Рет қаралды 4,5 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 24 МЛН