Barashada Jarmalka| war oder hatte | ahaa ama lahaa| Casharka 5 - A2

  Рет қаралды 20,738

Baro Af Jarmalka

Baro Af Jarmalka

Күн бұрын

#Barashada#luuqada#jarmalka #Drajada_A2
Ku baro casharo taxane ah halkan aan ku leenahay barta youtubeka.
waxaan idinka caawinayaa inaad luuqadda jarmalka si fudud ku barataan.
Casharkan 5. waxaad ku baran doontaan foomka ka hadlaya wax la soo dhaafay(Vergangenheit- Präteritum) ee luuqadda jarmalka.

Пікірлер: 58
@maysuucabdi2804
@maysuucabdi2804 3 жыл бұрын
Bro cashar kahadlaya kindergarten oo wada hadal ah dadka haya ilmaha iyo waalid ku kuwada hadlayaan tusaale, ilmahayga siduu yahay markuu xanaanada kujiro caruurta kale see ula dhamaa . Khayrna alle hakasiiyo sidaad noocaawiso alle hakuu caawiyo😊
@baroafjarmalka6385
@baroafjarmalka6385 3 жыл бұрын
Insha allah waan ka soo samayn doona wll
@najmomahamud3334
@najmomahamud3334 2 жыл бұрын
Ilaahay aduun iyo aqiraba haku barakeeyo
@nahlahassan1982
@nahlahassan1982 2 жыл бұрын
Wad mahadsantahay Huno casharkan wax badan ayaan ka faaidey
@hayataden6499
@hayataden6499 3 жыл бұрын
Masha Allah wall nosoobadi adigu mahadsan
@umucimraan6061
@umucimraan6061 3 жыл бұрын
Hadi cashiro onlen bixisid isojawab waxan ahay arday cusub
@AminaAbdihirad
@AminaAbdihirad 10 ай бұрын
Danke schön
@seinababdi1835
@seinababdi1835 3 жыл бұрын
Walaalkey qaaali sida waraqaha lo qoro noo soo badi fadlan
@baroafjarmalka6385
@baroafjarmalka6385 3 жыл бұрын
Haye wll
@mohamedshafe5685
@mohamedshafe5685 3 жыл бұрын
Mansha allaah macalin
@aishacud1895
@aishacud1895 3 жыл бұрын
Mahadsanid walalka no so faide cashiro kale too ah nomantiv dativ
@balqiisaabkow4013
@balqiisaabkow4013 Жыл бұрын
1 hatte 2warst 3habe 4hattest 5hattest 6war 7hatten 8waren
@hindaxagaf1350
@hindaxagaf1350 3 жыл бұрын
Walhy waan ku sugnaa marwalba markaa waankugu faraxnaa bto
@nasraismailhassan2571
@nasraismailhassan2571 3 жыл бұрын
Mahadasanid wllo 🌺🌺🌺
@shabcahasan902
@shabcahasan902 3 жыл бұрын
Mahadsaind wll 🙏🥰
@ifrahali6777
@ifrahali6777 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@maysuucabdi2804
@maysuucabdi2804 3 жыл бұрын
Mashabalh wlky luuqada madhigtaaa masha alh siwanaagsan ayaad udhigtaaaa ooo nooga caawise KZbin ka markaaa waxaan jeclaanlahaa inaad online ahaan noogu dhigtid lacag ah
@baroafjarmalka6385
@baroafjarmalka6385 3 жыл бұрын
Maya wll ma dhigo luuqadda Online
@hindaxagaf1350
@hindaxagaf1350 3 жыл бұрын
Wallo masha allh thanks so much 🙏
@hasanisse4160
@hasanisse4160 3 жыл бұрын
1: hatte 2: warst 3: habe 4: hattest 5: hattest 6: war 7: hatten 8: waren
@quruxbadan4094
@quruxbadan4094 3 жыл бұрын
Wllky qalih vielen Dank
@shabcahasan902
@shabcahasan902 3 жыл бұрын
Allah ku xifdiyo macalin buuxa🥰🥰👏👏👏👏👏👏
@luulfarah9883
@luulfarah9883 5 ай бұрын
Danke schön ❤❤❤❤❤❤❤😂
@maanomohammed1269
@maanomohammed1269 3 жыл бұрын
Vielen Dank
@manuelofficialgaming
@manuelofficialgaming Жыл бұрын
waa amaxay xumad?
@baroafjarmalka6385
@baroafjarmalka6385 Жыл бұрын
qandho
@umucimraan6061
@umucimraan6061 3 жыл бұрын
Asc walal gurub cashiro kubixisid maleydahay
@kaltunniciima3358
@kaltunniciima3358 3 жыл бұрын
Danke
@gadidgeedow5558
@gadidgeedow5558 3 жыл бұрын
😍😍
@hibodiamondhirse5420
@hibodiamondhirse5420 3 жыл бұрын
wll xagee jogta cawin baa karabaye
@chelseanewsbridge1833
@chelseanewsbridge1833 3 жыл бұрын
Vielan danke
@mfwadani3254
@mfwadani3254 3 жыл бұрын
codsi ayaan wataa codsikaas neh waxaan rajeynaa inaat ika aqbashaan codsika waxkale neh ma ahan ee waxaan rabaa inaan ii rurjumtaan shan Ereyo Ereyadaas neh waa kuwaan, Weil trotzdem obwohl nämlich wahrscheinlich.
@baroafjarmalka6385
@baroafjarmalka6385 3 жыл бұрын
Weil: lakiin Obwohl: inskastoo Tusaale: Obwohl ich keine Zeit habe, arbeite ich im Garten. trotzdem: sida ay doontaba ha noqotee. Tusaale: Es regnet heute stark, trotzdem gehe ich spazieren. Nämlich : Abdi hat keine Zeit, nämlich weil er arbeiten muss. Wahrscheinlich : malaha Tusaale: Er wird wahrscheinlich erst heute reisen. Waad fahantay ayaan rajaynayaa
@mfwadani3254
@mfwadani3254 3 жыл бұрын
Waad mahad santahay walaal qaali boqol kii boqol markale mahad sanid
@aymanschannel4957
@aymanschannel4957 3 жыл бұрын
LKN HAL SU.AAL gestern war das Wetter schlecht macnaheedu waa cimilo xumo waxaanad kusoqortay way wanaagsaneed,hhhh mahadsanid wllo
@baroafjarmalka6385
@baroafjarmalka6385 3 жыл бұрын
Haday ku qoran tahay waa qalad aniga xagayga ah wll.
@hibodiamondhirse5420
@hibodiamondhirse5420 3 жыл бұрын
kusaabsan passiv
@saediyofarah1102
@saediyofarah1102 3 жыл бұрын
Walal würde wurde wären maxa udhexeya saixdan
@baroafjarmalka6385
@baroafjarmalka6385 3 жыл бұрын
Muuqaal ayaan kaga soo hadli doona
@klhajklhaja1339
@klhajklhaja1339 3 жыл бұрын
Aad bad u mahadsantay wall lkn b1 so geli hadii ay surtagatay
@SharmaakeAbdi-bm2ik
@SharmaakeAbdi-bm2ik 3 ай бұрын
1.ich hatte gestern keine Zeit. 2.wo warst du so lange? 3.ich habe großes Glück 4.hast du Probleme 5.wann hattest du die Prüfung? 6.ich war krank 7.wir hatten noch nie eine Kaffeemaschine. 8.wir waren im Sommer in Somlia.🎉
@Maxameddaahir826
@Maxameddaahir826 Жыл бұрын
Danke schön
@umusafakuunlaroon2701
@umusafakuunlaroon2701 3 жыл бұрын
Vielen Dank
@sagalsayid6162
@sagalsayid6162 3 жыл бұрын
Ich hatte gestern keine Zeit. wo warst du so lange. hast du Probleme ich war krank wir haben noch nie eine Kaffeemaschine. Wir waren im Sommer in Somalia
@farxiydagen321
@farxiydagen321 3 ай бұрын
Mansha Allha geesi sharafale 🇸🇴
@ayaanmohamed3931
@ayaanmohamed3931 Жыл бұрын
Cashirka bilawgiisa intee kahelaa
@maryamasaahid4600
@maryamasaahid4600 3 жыл бұрын
Acs casharadi miyalskday
@abdiali3271
@abdiali3271 3 жыл бұрын
Hatte Warst Hatte Hattest Hattest War Hatten Waren
@ololmuse4559
@ololmuse4559 3 жыл бұрын
Danke schön
@maryanhassan8777
@maryanhassan8777 3 жыл бұрын
Masha allaah idinka la.aantii wlhi wax mafahmi jirin hadana haben iyo maalin dawada dadkan cml losara subsceirab wax laga allaah idin xafido sidaan aniga kuwa ilamid ah damiinka ah luqada ufahansiineysiin 🥰♥️🥰♥️👍🥺 faaiidaya
@munasaladali4497
@munasaladali4497 2 жыл бұрын
Mahadsanid walala ilahey ha ku Abal gudo 👨‍🏫👨‍🏫👨‍🏫👨‍🏫👨‍🏫❤️❤️
@sahroalimashaaallaah9055
@sahroalimashaaallaah9055 3 жыл бұрын
Vielen Dank walal sobadi. Adiigo mahadsan wall
@seinababdi1835
@seinababdi1835 3 жыл бұрын
Manshaa aallah
@leilaabdullahi9208
@leilaabdullahi9208 3 жыл бұрын
Danke
@Harbi.Hussen
@Harbi.Hussen 3 жыл бұрын
Dank
@umuyuraxafsa
@umuyuraxafsa 3 жыл бұрын
Danke
@suldaanhajiabdilahi6255
@suldaanhajiabdilahi6255 3 жыл бұрын
Maclin Allh nookadyo inbadan baad noo faidaysee🙏
@baroafjarmalka6385
@baroafjarmalka6385 3 жыл бұрын
Ameen my bro❤️
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 97 МЛН
The day of the sea 😂 #shorts by Leisi Crazy
00:22
Leisi Crazy
Рет қаралды 1,6 МЛН
Sich vorstellen (Name ,Herkunft..)Barashada Jarmalka| A2
9:37
Baro Af Jarmalka
Рет қаралды 19 М.
Vardagsliv sida 2
6:50
Alexandra Fransson
Рет қаралды 10 М.
Mia muss ins Gefängnis
9:36
Deutsch verstehen
Рет қаралды 386 М.
Barashada jarmalka casharka 13(kalmadaha maalin walba lagu hadlo)
17:12
100 Eray & Jumladood oo Muhiim ah|Luuqadda Jarmalka
39:45
Baro Af Jarmalka
Рет қаралды 34 М.
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 97 МЛН