German Tenses| Zeitformen|Wakhtiyadda Naxwaha| Si fudud u fahan| Casharka 4- A2

  Рет қаралды 23,078

Baro Af Jarmalka

Baro Af Jarmalka

Күн бұрын

Casharkan wuxuu ka kooban yahay wax walba ood rabtid inaad ka ogaato lix naxwe wakhtiyeed ee Luuqadda Jarmalka. dhamayso casharkan, waxaan kuu balan qaadayaa inaad wax badan ka fahmi doontid
Mahadsanid.
Nasiib wacan
Si aad noogu xidhnaatid
Subscribe fadlan.

Пікірлер: 71
@YasmiinRooble-iw8xg
@YasmiinRooble-iw8xg Ай бұрын
Aadigun wad mahad santahay 🎉🎉
@aliismail9247
@aliismail9247 3 жыл бұрын
Waaw Masha allah Dieser video habe ich heute genau viele Wörter gelernt. Aber wir vermissen dich so sehr. Ich bedanke mich bei dir.
@baroafjarmalka6385
@baroafjarmalka6385 3 жыл бұрын
Masha allah. Waan idinka mashquulay malmahan
@aliismail9247
@aliismail9247 3 жыл бұрын
Bro aduunkaa mashquulkaa iska ah ee markaad anagana jaanis noo hesho noogu so tuur 😀
@NuurOdowaa-sg7zk
@NuurOdowaa-sg7zk Жыл бұрын
​@@baroafjarmalka6385 😢
@YasmiinRooble-iw8xg
@YasmiinRooble-iw8xg 2 ай бұрын
Wad mahad santahay ❤❤❤🎉🎉
@YasmiinRooble-iw8xg
@YasmiinRooble-iw8xg 2 ай бұрын
Aadiga mudan 😮
@maryanahmed7395
@maryanahmed7395 2 жыл бұрын
Mashaallah walala mahad sanid 🥰🥰👍
@daahiyecali2253
@daahiyecali2253 Жыл бұрын
❤❤❤🎉masha allaha Allah kubakeeyo waxbadan an gaabartay
@muqtaarmaax3897
@muqtaarmaax3897 6 ай бұрын
Dankshön sxb
@nadeera971
@nadeera971 Жыл бұрын
Okay wad mahdsan tahy wll
@Itzz_Ella_rOblox1
@Itzz_Ella_rOblox1 2 жыл бұрын
Wilkan waqtigu kubixinayo iyo sidu usharaxayo umasharaxan macaliminta Deutschland fahan ama hafahmin labajerbay kudulmaraya bes
@abdirahmanabdulkhadirabdir9410
@abdirahmanabdulkhadirabdir9410 3 жыл бұрын
Masha alh tabarak lah wllo ilahay khayr badan haku siiyee noosoo vari isha alh keep going hno
@ifrahmohamedabdillahi6473
@ifrahmohamedabdillahi6473 3 жыл бұрын
Masha allah vielen danke huno
@anabweheliye1023
@anabweheliye1023 2 жыл бұрын
Masha Allah
@maanomohammed1269
@maanomohammed1269 3 жыл бұрын
Waad mahadsantay
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaale
@ayanhoodo9462
@ayanhoodo9462 3 жыл бұрын
Ad iyo ad ayaad u mahadsanatahaye
@ikranabdille7203
@ikranabdille7203 3 жыл бұрын
Insha Allah
@FartuunAbdullahi-o4h
@FartuunAbdullahi-o4h 4 ай бұрын
Dank
@Itzz_Ella_rOblox1
@Itzz_Ella_rOblox1 2 жыл бұрын
Waa sida carabiga okale afka carabiga wargeysyada TV yada waxa lo isticmaala carabiga fusxa ah ee quraanku kuso dagay lomaisticmalo carabiga lahjiga fisiixa ama fusxa ah
@AsmaAhmed12-g6j
@AsmaAhmed12-g6j 11 ай бұрын
Vielen Danke
@AmiraMaxamed-j7n
@AmiraMaxamed-j7n 6 ай бұрын
Danke🎉
@mubarikmohamed6376
@mubarikmohamed6376 3 жыл бұрын
Markaan Buug ku wareejistay wuxuunoqday 10 seite waandarimikarna wakhtiga kaagalay Viel dank🙏❤
@baroafjarmalka6385
@baroafjarmalka6385 3 жыл бұрын
Adiga mudan wll. Waxaan rajaynayaa inuu wax badan kaa caawiyay Mahadsanid
@filsanmohamed7142
@filsanmohamed7142 3 жыл бұрын
Tnx mclin
@mohammedleon2415
@mohammedleon2415 3 жыл бұрын
hi
@nimcohassan2731
@nimcohassan2731 3 жыл бұрын
Danke schön wll
@filsanmohamed7142
@filsanmohamed7142 3 жыл бұрын
Macalin fadlan numberkgA isi wax bdn ayan rbaa ind iga caawiso plzzz
@maryanhassan8777
@maryanhassan8777 2 жыл бұрын
Warqad qorid A2 naga dhis
@cuulocabdi736
@cuulocabdi736 3 жыл бұрын
Danke schön
@idirisak7134
@idirisak7134 3 жыл бұрын
Vielen Dank
@ololmuse4559
@ololmuse4559 3 жыл бұрын
Danke schön 🤗
@amalismail9559
@amalismail9559 3 жыл бұрын
schön
@duceyzane6028
@duceyzane6028 3 жыл бұрын
Danke😍
@amalismail9559
@amalismail9559 3 жыл бұрын
Danke
@amiiraali3823
@amiiraali3823 9 ай бұрын
Wall wiilkii codkan laha away ma noshahay mise KZbin ayad iska daysay
@baroafjarmalka6385
@baroafjarmalka6385 9 ай бұрын
Wllo wuu joogaa wiilkaas
@amiiraali3823
@amiiraali3823 9 ай бұрын
Ok wallo alle haydin xafido haday macquul tahay sualaha leban Deutschlandka inoso geliya wallo
@mn.3901
@mn.3901 2 жыл бұрын
Hey Digga aufpassen: Er saß auf dem/einem Stuhl. Im Akkusativ nicht im dativ. Kapiert?😎
@ziradmanshaallahmahamedali6987
@ziradmanshaallahmahamedali6987 3 жыл бұрын
Ich Danke Ihnen für deine Hilfe.
@anisaali6666
@anisaali6666 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@raxamoabdi6372
@raxamoabdi6372 Жыл бұрын
Wax badan oo aan macalink ka so fhmi wayay ayan ka fhmy Mahadsanid
@umuyuraxafsa
@umuyuraxafsa 3 жыл бұрын
Masha Allah
@umalindho1277
@umalindho1277 9 ай бұрын
Danke🙏
@fadhamohamed9141
@fadhamohamed9141 3 жыл бұрын
Viele Danke
@ibrahimmohammed4647
@ibrahimmohammed4647 3 жыл бұрын
Danke schön
@amalhusen9176
@amalhusen9176 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@mametamein5119
@mametamein5119 3 жыл бұрын
ich werde nächste jahr auf ein andre schule gehen 🙄😂😂😂
@mohamedyaasiin6521
@mohamedyaasiin6521 2 жыл бұрын
richtig
@hiboabdiyasin4472
@hiboabdiyasin4472 3 жыл бұрын
Aaad iyo aad ayaa u mhdsantay bwe Qali jaza akalaah adun iyo akhiira ba alle ha ku xifdiyo
@baroafjarmalka6385
@baroafjarmalka6385 3 жыл бұрын
Ameen adna sidoo kale. Ramadaan kareem
@FartuunAbdullahi-o4h
@FartuunAbdullahi-o4h 5 ай бұрын
Asc qeyr badan Allah ku siyo
@hasankadar2224
@hasankadar2224 4 ай бұрын
Aad aad ayaad u mahadsantahaya
@SabaCumar-d6s
@SabaCumar-d6s 21 күн бұрын
mahadsnid
@mahadmuse9108
@mahadmuse9108 3 жыл бұрын
Online miyad wax ku dhigtaa marka KZbin ka laga tago
@baroafjarmalka6385
@baroafjarmalka6385 3 жыл бұрын
Maya wllo. KZbin waa meel aan wakhtigayga free-ga ah wax soo galiyo inta badan .
@mahadmuse9108
@mahadmuse9108 3 жыл бұрын
Mhdsanid Bro
@YasmiinRooble-iw8xg
@YasmiinRooble-iw8xg Ай бұрын
Aadigun muudan 🎉
@NuurOdowaa-sg7zk
@NuurOdowaa-sg7zk Жыл бұрын
Benale
@SaidNoor-v8l
@SaidNoor-v8l 5 ай бұрын
😢
@nastahanurabsiye7383
@nastahanurabsiye7383 9 ай бұрын
Danke schon
@marwomeyrane7020
@marwomeyrane7020 3 жыл бұрын
Masha allah cashiradan ban umahanahay mahadsanid
@ugbaad48
@ugbaad48 3 жыл бұрын
Jazaaka ALLAAH
@mubarikmohamed6376
@mubarikmohamed6376 3 жыл бұрын
Participles ka Deutsch ka noosoogali wll waliba markay Perfekt yihiin iyo macnahoodu suunoqonayo🙏
@baroafjarmalka6385
@baroafjarmalka6385 3 жыл бұрын
Hye wll
@abdulahimakiji75
@abdulahimakiji75 3 жыл бұрын
Vielen Dank.🙏
@cuulocabdi736
@cuulocabdi736 3 жыл бұрын
Vielan danke macalin
@chelseanewsbridge1833
@chelseanewsbridge1833 3 жыл бұрын
Vielan danke
@samaanbadan1163
@samaanbadan1163 3 жыл бұрын
Danke 🙏
Barashada Jarmalka| war oder hatte | ahaa ama lahaa| Casharka 5 - A2
9:15
70 Jumladood oo gaagaaban muhiim ah| Short German sentences
14:25
Baro Af Jarmalka
Рет қаралды 30 М.
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,9 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 55 МЛН
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 5 МЛН
Über Meinungen Sprechen A2|| Af-somali
37:37
Naxwaha jarmalka
Рет қаралды 431
Learn the Top 100 German Verbs in Different Tenses - A1/A2 [with Jenny]
57:43
Baro Af Jarmalka - Verb: Sein (noqosho/ahaansho)
22:30
WAZIIRKA FILMS
Рет қаралды 20 М.
Leben in Deutschland | 41 - 60/300 | Qaliiji
24:36
Qaliiji
Рет қаралды 2,3 М.
65 Jumladood oo Luuqada Jarmalka ah  | 65 Sätze für Anfänger | A2
23:21
Sich vorstellen (Name ,Herkunft..)Barashada Jarmalka| A2
9:37
Baro Af Jarmalka
Рет қаралды 19 М.
Habka lo dhiso jumladaha adigoo ficilada adeegsanaya sein und haben
16:37
Barashada Af ka Jarmalka A1 , A2 , B1 und B2
Рет қаралды 8 М.