Shiishka iyo basasnimada aad baan ugu wanaagsanahay, waxana rajaynayaa in dalkayga somaliya aan u dhiso sirdoonka ugu awooda badan geeska afrika iyo barigaan dhexe ee rabi uu nagu abuuray ❗
@Sayidkhaliifa10 ай бұрын
Waad guulaysanaysa inshallah
@Abusaliim3010 ай бұрын
Qof basaas ah isma sheego
@bintuzahraa10 ай бұрын
Walaaloow shiishka inaad ku ficantahay see ku ogaatay ma dadbaa soo dishay
@FardoussaDahir-o2z10 ай бұрын
Allaha.kufududeeyo
@maryanabdi149810 ай бұрын
@@Abusaliim30 ma shegee marka😂
@FeysalCabdi-g9d10 ай бұрын
Noosoobadi aadio aad ayaan uga helaa maracade ilxun io afxunba alle swt kama tuso wllhen falastii wey guulaysan alle swt naxariistisa ha siiyo yaarabi yaa allaah🤲🤲 hoog ayaa u danbeyso yahuuda
@amuunkhali314810 ай бұрын
Shekoyinka san lo tabiyo wan jclhy please saan nogu wad ku ll qali wadna ku mahadsantahy ina iga modantahyna wan ku sameya guul wacan Inshallah 🦁💪🤴❤️
@khalidupdyrahman408110 ай бұрын
Afur wacan dhamantin alle ha inaga aqbalo soonka walalehn falsantina dhipta haka dulqaado😢🎉🎉🎉
@Cazoweoffical10 ай бұрын
Aamiin
@ClraxmanXasan-h2l10 ай бұрын
Taxane Farhad ku dheexantahay waaye ❤❤❤keep going pro maxamed ciise marcade
Mahadsanid wll Maracadde Show Sirdoonka waan ku daqranahay wllhi 🥰❤
@DhawarsanАй бұрын
12/17/2024 malin salada ah ayan dawanaya sacaduna waa 4 :45 galabnimo alle ha midoyo dhamn musliminta guul ayan u rajaynaya insha allah markle wan rajaynaya inan zo booqdo qoralkayga haddi wadka aan ka nolahay❤
@shamsoyussuf9872Ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ما شاء الله ما شاء الله تبارك الرحمن جزاك الله خير خير الجزاء وأحسن الله إليك الله يحفظك
@AhmedAli-k1b9p10 ай бұрын
❤❤❤❤nosobadi
@Abdulkadir-bd1tc10 ай бұрын
Noosoo badi barnaamij yadan oo kale.. Thank you my blood 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇲🇵🇲🇵🇲🇵🇲🇵
Asc med ciise waanu sugaynay ee wararka iyo sheekooyinkaba waa loo baahanyahay goodlucky
@FilsanCumar-p8n10 ай бұрын
Qebta 2 baad wll ku soodar
@Shaakaal25210 ай бұрын
Wxn Jclahy sirtonka lkn wadankygu sirdon maleh
@Daynuuja1010 ай бұрын
So naqso plz abowe maracade part 2 waa sugit la,ahaye❤
@engmuuseofficial151910 ай бұрын
Zxp Nosoobadi😂😂😂Barnamijka Yaah Kuu Sheegay Inaan Jecelahay
@usrabdi2 ай бұрын
Adan sidokale zxp❤
@Charlo096Yacoub10 ай бұрын
I am the first today
@HousteoVerrati10 ай бұрын
Welcom
@yaxyeclnuur868710 ай бұрын
Mahadsanid maracade show
@ZakariyeGaraad-y7i10 ай бұрын
Welcom Bac sirdon
@Shuuke73610 ай бұрын
inoosoobadi marcadow aniga shaqsiyadeyda waxan aad u xiiseyaa marxaladaha sirdoonada taarikhda sirdoonada waxan aad u dhageystey oo aan dhameystey marcadow qisadii amiina al-mufti iyo cali xasan salaama amiirka cas ayan aad u dhameystey lakiin waxa ay ka kooban yihii 18 xalqadood intaasley miyaa mise xalqado kale ayaa jiro marcadow
@mohametdacar656810 ай бұрын
War waa intaas shoodhe
@AyuzhRoti10 ай бұрын
Omg saa ufarxay😂😂❤ ilaahy haka abaaliyo
@aadancabdiWali-h5y10 ай бұрын
Noosoi badi sxb bilis❤❤❤❤
@Husainmoha10 ай бұрын
Mahadsanid mudane
@awilAbshir-k7kАй бұрын
❤❤❤❤❤ zxp noosoobadi
@adelzaed316410 ай бұрын
Soo badi sirdoonka zhp
@Shuuke73610 ай бұрын
Basaasadii urdun kasoo jeedey oo Israel wax u basaasi jirtey iyo sirdonkii falastiinyiinta cali xasan salaama amiirka cas xalqadahoodii 18xalqad ley miyaa mise waxkale ayaa kudhiman marcadow sirdoonada iyo basaasyada falastiinyinta xogo kale inooga keen marcadow sxbow falastiin iyo Israel sirdoonadooda inoo soobadi mida kale ankuweydiinaayo waxa ay tahay cali xasan salaama amiirka cas iyo sirdoonadii isla shaqeynaayeen ee falastiiniyinta qisooyinkooda iyo wixii kale uu dhaxmarey Israel iyo ayaka oo aysanka aheyn tii amiina iyo tii cali xasan salaama aysanka aheyn inoo sooraadi dadkaasi qisadooda waa xasaasi walaahi marcadow kuwaas inoo sooradi saaxibow
@Xasanmaxamedisaag-q1h3 ай бұрын
Bal sheekada sirdoonka noo soo badi walaakey adabaan u gu helaa aniga
@Najiib11410 ай бұрын
Asc walaal Marracade shekoyinkan wan u xisne waxan u bahanahay wax badhan o kamid ah documentary sirdoonka...bring it more...xisadaan u qaba keli xita markan comment qorayo farax Ayan ka gariiraya....sxb inoso badhi
@abdiwaliahmed686310 ай бұрын
Aad baad u mahadsantay maracaddow shoodhe hadaaan islahaa aad la soo hadashid
@AbdinasirAbdi-pn4kj10 ай бұрын
❤asc rabadaan kariin wlo dh mtin
@maxamedbashir649610 ай бұрын
Masha alaah waataxanaha aan sugaynay
@maxamedisxaaq656010 ай бұрын
Mahasanid sxp waa barnaamij aan sugaayey 2 aawe soo dedeji ❤🙏
@qeysbadmaceeye.8.2410 ай бұрын
Waan u xiisay wllhy saxiib sobobsii😮 iaamin
@NafisoMaxamud-ty8kq10 ай бұрын
Anfur wanagsan mida kle anfur kasta barnamijyo sidan ah noo soo fasax mahadsanid ❤
@SafiyoXubi-y5z10 ай бұрын
Wanku slmy marka hore sxp marna wll 2 aad iyo aad ayan uga helay qisadan wxna ku dari dona bookgeyga 🎉