Abti ha oyin walaahi ruux qalbi fican ba tahay o wali diin leh inad qaldantay o ad ka xuntahay marka abti next time dinta haku kaftamin dadkan wa shayadiin in tas ayey fiyuus ka radinayan waxey cunayan ama ay ilmahoda ay sinayan wada xaran ah ruux la cayo qabiil lacayo ayey qutaan xaranta
@khadijac98418 ай бұрын
Soomaali umada dhib ayay kuhayaan😢
@canabatto33288 ай бұрын
ha ooyin wll ilh baa ku daalacanayo somalin dadka waa walayan
@samowsamale34908 ай бұрын
Wax kasta views ayaa laga raadinayaa si xoolo loo helo .
@SamiraAbdiwahabahmed8 ай бұрын
War ninyahow nin jilcan baa tahay waayo soomaali waa wasaq saas diinta ugma baxaysid ee Kir dheh