GURYAHA RIBADA,DOOD KULUL OO DHEX MARTAY SHEEKH BASHIIR SHIIL IYO SHEEKH FAGARE.

  Рет қаралды 30,110

Horyaal TV

Horyaal TV

6 жыл бұрын

Пікірлер: 82
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 3 жыл бұрын
Nin kaan Allah soo xanuuniyo, wax aan ka ahayn buur buur qoys kama fa’ideysid ribada, sheikh bashir Allah haku barakeeyo. Wax somalia diinta kaaga ficaan majirto ummaada islamka. Taasa ku cadayn waayo riba kuma degdegaan ilaahay khayr baad ha siiyo Manshaallah
@sareedo8184
@sareedo8184 5 жыл бұрын
Allaah ka baq daruuro mahan 30 sano ayan ku jirnaa guryo kiro ah wax nagu qasba ma jirto barwaaqo ayaan ku qabnaa masha allaah Ribo waa xaraan allaah ayaan ka magan galay Sheikh Bashiir allaah haku xafido akhiro iyo aduunba xaq baad ku jogta
@Aminatt31828
@Aminatt31828 6 ай бұрын
Sheikh bashir ilaahey ha ku barakeeyo ribo bataatan ma banaana sax
@aliabdiiid2
@aliabdiiid2 6 жыл бұрын
sheeq bashiir alaha ku xifdiyo wax waa ino shegtay hadeeynu qaadaneyno jazaakalaah wsc warxmtlhi wabrktu
@zeinabhassan2380
@zeinabhassan2380 5 жыл бұрын
أستغفرالله أستغفرالله أستغفرالله سبحانك لاعلم لنا إلا ما علمتنا إنك أنت العليم الحكيم .
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 3 жыл бұрын
Allah ( SWT ) says in his Hadith leave that which makes you doubt for that which does not makes you doubt. Therefore buying a property with mortgage is haram. Alhamdullillah, I will rent or leave the country with my kids in other Muslim countries or my mother land instead of taking mortgage. There no excuse for that.
@deeqa2700
@deeqa2700 3 жыл бұрын
Sheekhan aad buu u mahadsanahay dhabtii illahay cilmiga ha u barakeeyo hadalkiisa uu cad yahay illahay ha asturo hana xadido cimrigiisana alle ha u barakeeyo
@kingsadik1143
@kingsadik1143 4 жыл бұрын
Shiekh shil Waan nin aqontisaa fadiso Mid kale aqoon badan iigama muqato runti
@laascaanood539
@laascaanood539 2 жыл бұрын
SUBXANALLAH CABDI XIRSI ALLAH HASOO HANUUNIYO because this guy is something else! I’ve seen him many times UU FAHANKU KU QALOOCDAY. ISAGOO AAN IS OGAYN BUU DIINTII DUMINAYAA- WAA ARIN ALLAH LAGA MAGAN GALO!
@shadaliabdullahi840
@shadaliabdullahi840 2 жыл бұрын
Waa munaafaq aan waxba qarsan waxuu Lee yahay shiikh jooga maraykanka ayaa ii fadwooday anigana waan aminsana " DARUURI ayay noqotay in ribada la xalaa laysto."
@makalaango
@makalaango 6 жыл бұрын
umadda xaaraanta ka daaya ilaah ka cabsada daruuro wax la yiraahdo ma jireee
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 6 жыл бұрын
Wadaadku wax cusub ma sheegin ee wuxuu ka hadlay wax jira oo culimada galbeedka ku nool majaamicdooda ay inta badan isku waafaqsan yihiin.
@loveyourself1712
@loveyourself1712 6 жыл бұрын
Daruuro ayaa xaraan baneyso aa subxaanallah. YAA ALLAH xaqa nagu sug Amin
@suadahmed1290
@suadahmed1290 6 жыл бұрын
Ribo xalaal maahe warkale maa haaysa wadaadow
@ahmedmohamed-gf4gj
@ahmedmohamed-gf4gj 6 жыл бұрын
Subxaanalah, xaaladdu meelaan fiicnayn bay ka dagaysaa, illahay tawfiiqda hanna waafajiyo,war soomalaay ribada ka carara waa iga tallo
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 2 жыл бұрын
wadaadkaan bashiir la dhaho weli waxa uu sheegayaa in aan sugno ilaa maalinta lagaa saaraayo guriga aniga waan yaabay ee culimadaan somalida ah ee aan dunida kale waxba ka goyn oo ardayda ah
@qalanjadaqaranka6171
@qalanjadaqaranka6171 2 жыл бұрын
Dadka kale ee muslimiinta ilma badana ma dhalaan qaraabo gaaja ahna maku xiriirto marka soomaalida dhibaatooyin badan baa haysato laakiin ilma wax loo sheego. Sheikha wax fadwoonaayo qabrigiisa buu leeyahay anagana keena. Xaraamtana ha layska ilaasho.
@zizowali7178
@zizowali7178 4 жыл бұрын
WADAADKAAN FOREX XATAA WAA XALAALEEYEY WAA KALIGII AQOON YAHAN KALI SHEIKH AF ENGLISHNA WUU KU DHASHAY 💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾
@maxamedjaamac4682
@maxamedjaamac4682 3 жыл бұрын
War ma allaa wax banneeya mise wadaad ,haddad wareertay, intaadan falastiiniga ka qalin daaran
@swalehsaid7085
@swalehsaid7085 6 жыл бұрын
Subxaaanalah alah kabaq ribo xalal ma ahane
@somali7851
@somali7851 3 жыл бұрын
Great sh Abdi Hirsi
@Adam-rg2gt
@Adam-rg2gt Жыл бұрын
Gurigii aan gatay 2008, waxan ku gatay 220,000 doolar. Maanta oo la joogo 2022, wuxu guriga joogaa 500,000 doolar. Xasfadda aan degganahay waa meel aad u amaan badan, ilmahaygu guriga kama baxaan, laakiin waa igu madax adagyihiin, intarnatkana waa ku waalanyihiin. Waxa kale oo jirta in ijaarkii kor u kacay, guri aan $800 ku daganaa wuxu joogaa $2,200. Guriga deynka ah ee aan ku jiro waxan ka bixiyaa $ 1,200. Waxan ku daraa 300 si uu dhakhso iiga dhammaado. Haddii aan guri ijaar ah ku wareego iskama bixin karno. Culimo Soomaaliyeedee maxaa xal ah.
@aasiya3882
@aasiya3882 6 жыл бұрын
Subxaanalaah ilaahow soo hanuuni
@abuuayaan6956
@abuuayaan6956 3 жыл бұрын
Subxaanallaah Ciraaq soo lama qabsan xiligii Cumar bin khadaab. Kani ma Nabig scw ayuu ku been abuuranayaa????
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 3 жыл бұрын
Anigu waxaan amiin sanahay walaalkey sheikh bashir inu sax Saan yahay oo ribada guuriga Ineey Raram tahay oo ninka guuriga ribada ku gaatey uu guuri kireeysan kaarey. Waxaan waa aduun tahay.
@somaliboy37
@somaliboy37 3 жыл бұрын
Sh bashiir waa nin ilaahey iyo maalinka aakhiro aaminsan. Halka ninkaan cabdi xirsi la leeyahay uu mar walbo wax alle xaaraan ka dhigey ayuu xalaal ka dhigaa. WAA FIRCOONKA CASRIGAAN MA JIRO QOF ILAAHEY DIINKIISA LA DAGAALEY SIDA UU ULA DAGAALEY CABDIXIRSI
@rodaali7761
@rodaali7761 4 жыл бұрын
War jaahiil kan yaa sheekh ka amuusiiyo
@makalaango
@makalaango 6 жыл бұрын
ciraaaq goormee la furtay nabiga scw ma uusan nooleen waqtigii cumar baa la furtay
@araweelocali5421
@araweelocali5421 6 жыл бұрын
dadka ma inay ribo qaataan bay dulinimada kaga bixi karaan adigoo doonaaya wanaagooda?
@Aminatt31828
@Aminatt31828 6 ай бұрын
Riba ilaahaan ka magangalnay soomasliya la geeyey ribadii gaalada ku baa ba day bangida soomaalida hada wey isticmaalaan subxaanalaa
@yalibana6172
@yalibana6172 Жыл бұрын
It is not necessity, It optional You have a choice Do not make excuses for involving in Riba People who want to protect their Deen have no choice but to follow the command of Allah Read Surat Al Baqarah You will find the severe punishment for involving in Riba transaction The Deen is not up for debate The Deen is following the command of Allah and his prophet Peace be upon on him Jazakum Allah kheyer Sheikh Bashiir for clarifying the Islamic position on Riba
@somaliboy37
@somaliboy37 3 жыл бұрын
CABDI XIRSI WAJIGIISA CARADA ILAAHEY AYAA KA MUUQATA
@somaliboy37
@somaliboy37 3 жыл бұрын
CABDI XIRSI WAJIGIISA CARADA ILAAHEY AYAA KA MUUQATA OO WALAAHI AH WAA MUNAAFAQ WEEYN MAR WALBO WUXUU DAGAAL KULA JIRAA ILAAHEY
@somaliboy37
@somaliboy37 3 жыл бұрын
CABDI XIRSI WAA FIRCOONKA CASRIGAAN. SIDUU ALLE IYO DIINKIISA ULA DAGAALEY MAJIRTO CID ULA DAGAASHEY CARADA EEBE DUSHIISA HA AHAATO...
@ifraxmaxamad4196
@ifraxmaxamad4196 4 жыл бұрын
Ribadu waxaraan yarabi alowdiinta nagusug
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 3 жыл бұрын
Amiin ya Rabi, ka deraada ribaada walaalayaal
@shuriyahali4491
@shuriyahali4491 6 жыл бұрын
subxanalaah wadaadkaan ha maqlina ribbo waa ayaad ku cad quraanka kariimka jahanama iska ilaaliya
@rodaali7761
@rodaali7761 4 жыл бұрын
Sheekh loo fadwoonaayo ayaa manta cuuliimada haysta
@Aminatt31828
@Aminatt31828 6 ай бұрын
Ribo dad badan aa ku rogmaday runtii ha laga dheeraado
@abdulazizd
@abdulazizd 6 жыл бұрын
kan sheekh maha nin carbeed warkisa miyaa diina war ilahay ka baq balaayo kugu dhacdee isaga ku jira guri ribo calgery
@abdisaid5107
@abdisaid5107 2 жыл бұрын
Caamooy comments kina ka fiirsada cidna hala safanina idinkoo si dhab ah u fagansaneyn cid walba daliiljeeda, waa iga waano
@maxamedjaamac4682
@maxamedjaamac4682 3 жыл бұрын
Kanna ma caruurtii dr cadnaan buu ka mid yahay.
@abdirashidahmed3499
@abdirashidahmed3499 5 жыл бұрын
Kolley yurub ninka guriga gata lacagta uu bixiyo oo dhammi jeebkiisa ayey ku noqotaa. Gurigana bilaash buu ku deggan yahay. Lacagina gurigey ugu kortaa. Labaatan sano ka bacdina waa milyaneer. Qolyihii kirada ku jireyna sidii qof hoteel deggan oo kale ayaa loola dhaqmaa.
@dhuleceeydhuleceey6444
@dhuleceeydhuleceey6444 2 жыл бұрын
Shiikha waa runtiis carabtu way iska qaataan uma joojiyaan
@makalaango
@makalaango 6 жыл бұрын
umadda xaaraanta ka daaya sheikh muritaaniya jooga ayaa fadwoodey diin ma noqoteee waxaa iga sii daran waxuu yiri daruuro waaye buu leeyahay dadka guryo la;aan may u dhimanayaan ilaah ka cabsada
@baazimufti5807
@baazimufti5807 6 жыл бұрын
Masha allah
@AbdihamidSalah
@AbdihamidSalah 6 жыл бұрын
Sh.Bashiir Shiil wadaadada Somalia jooga u ku dhaganaan jirey lkn Allah wuxu ku saliday nin jaahil ah oo Sheekh isku haysta waa fitno cusub. Waa taas Bashiir shiil markii uu Sh.takar ceebaynaayey waa laga jarey.
@zund4
@zund4 6 ай бұрын
نعوذ بالله من لوي اعناق النصوص
@mohamedshuriye1369
@mohamedshuriye1369 3 жыл бұрын
Mr therefore hhhhh gabgable waaye shiikha afka ka leexi
@marianosman2515
@marianosman2515 4 жыл бұрын
walee waayaab sheikh habar cayr qaadta lacag ka cunaa inuu hadla ma ahan
@somaliboy37
@somaliboy37 3 жыл бұрын
ILAAHEY HORTIISA AYAAD KU KALA BIXI DOONTAA SHEEKH BASHIIR WAJIGIISA NUURKA IYO JACEEYLKA ALLE AYAA KA MUUQDA HALKA NINKA AAD BAADILKA KU RAACEEYSID WAJIGIISA NACALAD EEY KA MUUQATO
@rodaali7761
@rodaali7761 4 жыл бұрын
Niin kaanii waa ikwaan baan uu malaynii
@abdigah5364
@abdigah5364 3 жыл бұрын
Sheekh waxaad tidhi kirada guryaha Nebi Mohamed ayaa reer Ciraaq u xalaaleeyey. Sheekh Ciraaq Muslimku maba haysan markuu Mohamed noolaa. Ciraaq waxa Muslimku qabsadeen beri dambe waqtigii Cumar bn Khatab amma Osman bn Affan
@hassanchufef3336
@hassanchufef3336 6 жыл бұрын
shiekh fadwadiisa yaan lagu deg degin
@MrShucaac
@MrShucaac 6 жыл бұрын
Brada ilaahay ka Cabso, Because the Image Muqaalka Mesha ku Saaran iyo waxa Mesha ka soo Baxay is "Totally Different" Waa iga Waano. Waayo qaf su'aal waydinayo Me she Majoogo balse Asagaa isa su'aalayo hadana isla Asagii un baa isu jawaabayo and that's Riba adiga naftigaa a yaa ribo ku jiroo. Waxaad Sawirkaad Mesha saarta been ah. So that's you want some viewers. Warr Ale ka Cabso Bilaa Calayk. Sorry!! Brada from another mother. Kkkkkkk
@saidali1361
@saidali1361 6 жыл бұрын
Soomaaliada waxay banaysataan in ey ilmo ku dhalan aabe la.aan iyo been waliba waxaa ugu been badan kuwa wadada sheegta ee yurub jooga maxaa diiday in runta lagu noolaado
@sayidomaraden8455
@sayidomaraden8455 3 жыл бұрын
Ribada Maxaa loo xaraantimeeyay? In aan Miskiin ka lagu dulnoolaan. Ma ka 30 aan kugubdulnoolaado ayaa kuu daran, mise ka ku yidhi abidkey aan kugu dulnoolaado? Muslimiin badani nicmada caqliga ey ka kufriyeen.
@MohamedOmar-uh7rp
@MohamedOmar-uh7rp 6 жыл бұрын
Wadadkan okiyalaha xiran moriyan camalu ugu darana wadadka kale midasa cadeyneyso inu hadalkisa badil yahay aniga ka cilmi badan ayu tagan yahay qofka cilmi badan weligis kuma yirahdo waka cilmi badanahay
@ahmedwarsame4538
@ahmedwarsame4538 4 жыл бұрын
Labanin oo faransiis ku hadlaya oo murmaya ayaa habar soomaaliyeed tiri labadaa nin kaasaa khaldan marka adigu habartaas baa la mid tahay aqoon adoon u lahayn oo jaahil ah baa sh.bashiir shiil aflagaadaynaysaa
@somaliboy37
@somaliboy37 3 жыл бұрын
CABDI XIRSI WAJIGIISA CARADA ILAAHEY AYAA KA MUUQATA OO WALAAHI AH WAA MUNAAFAQ WEEYN MAR WALBO WUXUU DAGAAL KULA JIRAA ILAAHEY
@HassanMohamed-hy9so
@HassanMohamed-hy9so 6 жыл бұрын
sh boocle shirkadaha dadka ribada siiyo maa lasoo heshiisay mise jaahilnimay kaatahay 1 daruuro maba taqaanid daruurada waashay hadaadan samayn nafsada kaa baxayso oo loogu talagalay badbaado nafeed culimada qaarkood waxayba qabaan dhul gaalo xaaraan tahay lugu noolaado adigana daruuro iigaysay guri deen kusoo qaato soomaaliya nabadbaa kajirto maad aadid mida labaad ilaahay suuratul baqara wuxuukudhahay ilaahay wuu xalaaleyey ganacsiga ribadana waa xaaraantimeeyey hal aayat iyo hal xadiith makeenin sh bashiir masaladaan wuu kaaga saxanyahay sh boocle xaqa oo loo noqdo baa ka kheyr badan baadil lugu adkaysto
@ahmedwarsame4538
@ahmedwarsame4538 4 жыл бұрын
Sxb soomaalida waxay faqri la tahay waxa weeye daynta looga fadwooday inaysan isticmaalin debt is used to get rich. Billionaires iyo millionaires aa maqashid mashaariicda ganacsi iyo dhismee ee waawayn mortgage iyo commercial debt bay ku dhiseen sxb waligeen faqri baan ahaanaynaa haddaanun danteena ka fakarin.
@aliabdiiid2
@aliabdiiid2 4 жыл бұрын
Asc war xanaaqa iyo sheeydaanka yuunaan kugalin dambi ee caadi bileeyso
@cusleyeciltire1008
@cusleyeciltire1008 6 жыл бұрын
Sheikhyaada rer koonfured ee somaliyeed koolba siday doonan ayaay uu xadiisa
@fadumosaid114
@fadumosaid114 4 жыл бұрын
Subxaanallaah adi dad ka dhan haysku qaadin.
@mohamedelmi5991
@mohamedelmi5991 6 жыл бұрын
Riba laaan laguma noolaan karoo ha laga guuro wadanadan
@mohamedmohomoud5830
@mohamedmohomoud5830 6 жыл бұрын
Mohamed Elmi waa ku noolnahay bilaa ribo Alhamdulillah
@ahmedwarsame4538
@ahmedwarsame4538 4 жыл бұрын
Qofka maraykan iyo yurub jooga ee shaqaalaha ee dakhli xoogan soo galo 40% cashuur dakhli baa dowladu uga goosataa 10% cashuur alaabta la saaro baa qarash uga baxaya 50% soo haray noloshaada ayuu ku laaban see u hormari marka meesha soomaaliya oo saarabtid dakhligaaga ka yeelaysid maaha dayn bay dhaqaalaha ka tabcaan gaalada billionaires ka ah
@fadumosaid114
@fadumosaid114 4 жыл бұрын
@@mohamedmohomoud5830 Sxb gacaliye dhaqaale ma ka tabci kartid western society haddaadan dayn isticmaalin dayntana ribaa saaran tusaale ahaan ragga professional Investors ka ah markay guri gadanayaan waxay ku gataan 100% dayn waxayna ka sameeyaan dakhli la yiraahdo infinate return. Halka dadkeenu shaqaale subixii shaqa taga habeenkii soo dhaca ayagoo daalan.
@maxamedjaamac4682
@maxamedjaamac4682 3 жыл бұрын
Waa wadaad mudug xiniinyo ayaa gubaya,ee daliil ma jiro
@FreemanV99
@FreemanV99 6 жыл бұрын
Ama Somaalidaa diinta si kale u aaminsan, ama ummada kale ee Muslimiinta ah ayaa qaldan. Why I'm saying this? Qurbaha Somaali keli ah ayaan guryo ku qaadan dayn, waxayna badanaa kiraystaan guryo Muslimiin kale leeyihiin oo mortgage ama dayn ay ku qaateen iyagaana bixiya daynta gurigaas ee baanku rabo. Markaas, Qur'aan iyo axaadiista la xiriirta wey ka nahyoodeen by advising against. So, is there a middle ground in this? I think, the answer to this, is pretty clear. Culimada fatwoodaa waxa kale oo ay leeyihiin wax loo yaqaan "Ijtihaad" ama inay fasiri karaan masaa'ilka aan daliil ku fulan loo hayn xaga diinta. Lkn, arrinkan ma shaki ayaa ku jira xaga diinta? I doubt. Markaa, Eebbe ha ina garansiiyo sida toosan ee xaqu ku jiro. Thx
@alwalaawalbaraa5675
@alwalaawalbaraa5675 3 жыл бұрын
Odeygaan wa isla weyn yahay xaqanna ma rabo inu aqbalo wa jaahil.
@sayidomaraden8455
@sayidomaraden8455 3 жыл бұрын
Sh shiil waaqaca wuu ka dhacsanyahay. 2 qof 30 sano, Bil walba 1000 dollar ayuu guri ku bixinayaa. 30 sano ka bacdi, qof na guri buu leeyahay, qofna halkii sii buu joogaa oo waligii, Inta uu nool yahay 1000 iyo wax ka badan ayuu Bil walba bixin doonaa. Hadii uu kariwaayona, qerkii buu marti u noqon. Ninka kale guribuu leeyahay, Wixii ALLEH siiyana wuu ku dhexcuni. Ninna cimrigiisa ayaa 1000 baad ah laga qaadayaa, Ninna 30 sano oo qudh, ayaa 1000 baad ah laga qaaday. Kee baa naftii sa dulmiyay.
Fashilkii Bashiir Shiil (2)
1:36:19
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 22 М.
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 106 МЛН
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 14 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 31 МЛН
Sheekh Bashiir Shiil OO ka hadlay  Ribada guryaha
43:58
Bakri Media
Рет қаралды 61 М.
1. Kitaabka Tahdiibul Akhlaq ~ By: Sh. Bashiir Shiil | Khalid Bin Al-Walid Mosque
43:07
Ribada Iyo Waxyaabaha la xidhiidha Sh.Dirir 2014
1:15:36
Baraarug Media
Рет қаралды 10 М.
Sheekh Cusmaan: Soomaalida qurbaha guryaha ha iibsadaan
6:40
Ribada Amaahda Gasha Dr.Khadar
16:24
Baraarug Media
Рет қаралды 2,5 М.
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 106 МЛН