Baybalka maxaa ka run ah? Baaderi danbe dhegaysan maysid.

  Рет қаралды 28,395

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Maalmahan waxa soo badanaya dad Kiristaamoobay oo baraha bulshada ku baahinaya, marka aad buuggaas daraasadda ah akhrido, hadalkoodu wax ka soo qaad kula yeelan maayo.

Пікірлер: 184
@yahyesaed.....9967
@yahyesaed.....9967 3 жыл бұрын
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك _____آمين يارب العالمين 😙😚
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 3 жыл бұрын
Eebbe ha ina amaansado diinteenana haynagu dilo
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 3 жыл бұрын
aamiin aamiin
@boqoradasomaliland6351
@boqoradasomaliland6351 3 жыл бұрын
Amin amin
@elmiroble4608
@elmiroble4608 3 жыл бұрын
إن الله وملائكته يصلون على النبي يا أ يها الدين أ منو سلو عليه وسلمو تسليما
@abdiqaniomar985
@abdiqaniomar985 3 жыл бұрын
Aadan wll nala wadaag buugaagta taariikhaha, eed akhrisato ,جزاك الله خير .
@cabdi_gaxarbe
@cabdi_gaxarbe 3 жыл бұрын
It is an important book, thanks brother.
@Abdishakur_mohamed
@Abdishakur_mohamed 3 жыл бұрын
Waxaa iigu qosl badnaa Habeen baan waxaan maqlay tu Christian ah oo wax kasheegaysa islaamka oo leh "islaamka qofkii kabaxa waa ladilayaa xadka ridadu wax fiican maaha diinteena masiixiyadu waa naxariis iyo jacayl hadaad kabaxdid xad-riddo laguguma fulinayo.." kadib waxaan kuiri wallal malaha waxaad moodaa inaynu diinta Christian aynu aqoon bal kawaran hadaan kutuso aayado bibleka ah oo leh qofkii diinta masiixiyada kabaxa haladilo.. kadib intay qososhay bay tiri " car iga tus challenge weeye ayada oo dhaaranaysa " waxaan waydiiyey bibleka mahaysataa waxay tiri haa .. Waxaan kuiri dadka oo nawada maqlaya kor uakhri :old testimony deuteronomy 13-6 Kadib waxay bilowday inay akhriso sidaan ayeyna aayadu udhigneed "Shar 13 (SOM) ¯¯¯¯¯¯¯¯¯¯ ⁶ Oo haddii walaalkaa oo ah wiilkii hooyadaa, ama wiilkaaga, ama gabadhaada, ama naagtaada laabta kaaga jiifta, ama saaxiibkaaga sida naftaada kula mid ahu uu si qarsoodi ah kugu sasabo oo uu ku yidhaahdo, Ina keen aynu u adeegno ilaahyo kale kuwaasoo aadan aqoon, adiga iyo awowayaashaa toona, ⁷ ee ah ilaahyada dadyowga hareerihiinna ku wareegsan ha ahaadeen kuwa kuu dhow ama kuwa kaa fog ee jooga dunida geesteed iyo xataa tan iyo geesteeda kale, ⁸ kaas waa inaadan la heshiin, oo isaga ha dhegaysan, hana u nixin, hana u tudhin, hana qarin isaga, ⁹ laakiinse kaas hubaal waa inaad dishaa, oo gacantaadu ha ahaato tan ugu horraysa oo isaga disha, dabadeedna dadka oo dhammu ha u gacan qaadeen." Markay dhameesay wixii meesha kujiray oo nadhageesanayey oo dhan baa kuqoslay 😁😂 oo yiri soo adigi lahaa anagu madilno wixii kabaxa diinteena. Kadib waxay iskudayday inay sheekada badasho oo waxay tiri anagu hadaan Christian nahay kuma dhaqanno old testimony ee new testimony baan kudhaqanaa kadib waxaan iri laakiin ciise waxa uu yiri qofkii old testimony beeniya waa in ladilaa .. say tiri itus meel uu kuyiri kadib .. new testimony baan waxaan katusay aayad uu ciise leeyhy qofkii sharciyada hore ama old testimony beeniyaa waa in ladilaa .. intay isleheed dhiiqaa lugaha kulajirtaa ee kalabax ayey dhiiqo kale lasii gashay😂 Marka Christian ku diintooda iyo kitaabkooda mayaqaanaan ..maalinba ayaad bay kunaxaan Sidoo kale waxaa iigu qosol badneed nin Christian ah oo kudoodaya in nabi daauud uusan nabi ahayn asaga oo dhaaranaya oo leh car iga tusa bibleka meel uu daauud nabi kuahaa kadib waa laga tusay wixii meesha kadhacay indhahaaga kusoo arag😂😂 waakan muuqaalku👇 kzbin.info/www/bejne/jHTEqXlnmpJ2aKs Alaha soo hanuuniyo wixii xaq-doon ah
@basracabdi9745
@basracabdi9745 3 жыл бұрын
Christian waa waali cad been badanaa🤣🤣😂 mid soomaali ah oo UK jooga ayaa diintii Islam ka baxay markaa sootagay Christian isagoon fahansanayn Christian ka markii la waraystay buu idhi tanaan ku qanac sanahay 🤣🤣 intuu iska xanaajiyey buu idhi ikhtiyaar Baan lee yahay 🤣🤣horta maxay iskaga xanaajiyaan Christian ka markii la waydiiyo su aalaha dhamaan dadka muslin ahayn 🤣🤣Alhamdulillah we are muslin
@mohamed-re8qo
@mohamed-re8qo 3 жыл бұрын
Waan daawaday wiilka leh daauud nabi maaha ee kadib kitaabkiisa lagatusay🤣🤣🤣 muuqaalka markaan xasuustaba qosol buu berku ilaxanuunaa🤣🤣
@Abdishakur_mohamed
@Abdishakur_mohamed 3 жыл бұрын
@@basracabdi9745 😂😂 waan kuqanacsanahay bay kumarmarsiyoodaan Alaha hanuuniyo wll haduu xaqdoon yahay
@Abdishakur_mohamed
@Abdishakur_mohamed 3 жыл бұрын
@@mohamed-re8qo lol😂
@basracabdi9745
@basracabdi9745 3 жыл бұрын
@@Abdishakur_mohamed amiin Allah soohanooniyo🤲🤲🤲
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
M.a aad ayaan ugu farsanahay in qof soomaaliyeed daraasada inta leeg wax ku kashifo daahana kaga qaado Shucayb xaaji ciise
@smartsignals3311
@smartsignals3311 3 жыл бұрын
MISKIIN DHUUBAN OO AAN RABIN IN UU NAAXO 😂 GUULAYSO SAAXIIB 😊
@kaafiyelyrics1018
@kaafiyelyrics1018 3 жыл бұрын
😂😂
@gabrielagrest9739
@gabrielagrest9739 3 жыл бұрын
😄😁
@boqoradasomaliland6351
@boqoradasomaliland6351 3 жыл бұрын
😅😅
@abdullahiabdihakiimmohamed2083
@abdullahiabdihakiimmohamed2083 3 жыл бұрын
😂😂😂
@Dekhaaji
@Dekhaaji 3 жыл бұрын
wan kagadhsiin doona salaantaadad insh Allha.
@caydaruuscalimuuse4984
@caydaruuscalimuuse4984 3 жыл бұрын
Aadan sahan legend wax badan og ayaa tahay ✔☑✅💚💭❤❣❗
@Iamnaazir67
@Iamnaazir67 3 жыл бұрын
Zxp buugan taxane ahaan manoogu dhaystiri kartaaa🙏🙏
@yuusufaah130
@yuusufaah130 3 жыл бұрын
Yeey waan ni wada salaamay
@cfitaahccm1cfitaahccm196
@cfitaahccm1cfitaahccm196 3 жыл бұрын
Masha allaah
@apdizamed2825
@apdizamed2825 3 жыл бұрын
adan sahan runti qof anku daydo jasakalaahu kheyr wll🥰
@abdulkaadir_ak9891
@abdulkaadir_ak9891 3 жыл бұрын
Jazakumullaahu Kheer bro
@ahmedcabaydh684
@ahmedcabaydh684 3 жыл бұрын
Alle diinteena haynagu Dillo Hayna nagu nooleeyo
@cabdiqanimaxamed4200
@cabdiqanimaxamed4200 3 жыл бұрын
Legend aaDaM sahaN waxaD thy nin aqooN.Leh pr0
@abdallaabdullahi5942
@abdallaabdullahi5942 3 жыл бұрын
ابي فراس الحمداني عرفت الشر لا للشر لكن لتوقيه و من لا يعرف الشر من الخير يقع فيه Waxaan aqoon u leeyahay sharta anigoo u jeedkeygu aheyn shar sababtoo ah haddaan sharta iyo kheyr kala saari garin waxaa fudud inaan ku dhaco sharta.
@boyboy8436
@boyboy8436 3 жыл бұрын
Muxaadirooyinka shaykh axmed diidat hadaa dhgysati kugu filan 3daqiiqo buu baadir dhan kusoo afjary
@ibrahimxuseyn6693
@ibrahimxuseyn6693 3 жыл бұрын
ad iyo ad
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 3 жыл бұрын
Aadanoow, codsigaygan bal ila eeg: Hal muuqaal nooga soo samee "Yoga-da"
@apdiwahapcabdi7672
@apdiwahapcabdi7672 3 жыл бұрын
Mahadsanid aadan khadar Ali
@suldaanxikmo8001
@suldaanxikmo8001 3 жыл бұрын
Keep a goin pro
@ogaaladunyoofficial5762
@ogaaladunyoofficial5762 3 жыл бұрын
Thanks macalin
@abdiyare6155
@abdiyare6155 3 жыл бұрын
Mcalin wlaahi respect ku hayaa 2018 ilaa hda wax bdan akaa faa ide wlaahi wr xitaa hal video ikafakade Mjiro wlaahi mcalin
@muxamad8022
@muxamad8022 3 жыл бұрын
Waa buug aad u muhiim ah, Mahadsanid
@axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg
@axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg 4 ай бұрын
Allhu yaa muqalibal quluub sabit qalbanaaa cala diinik amin amin ❤
@Podcast_avenue
@Podcast_avenue 3 жыл бұрын
Horay u soco wx badan oo xiiso leh ka sugayna
@xasanibrahim3552
@xasanibrahim3552 3 жыл бұрын
Adanow buugan baybalka miyaad noogu soo gudbin kartaa isaga oo taxane ah fadlan hanagala habsaamin
@worldfootballfootball6405
@worldfootballfootball6405 3 жыл бұрын
Aadan sahan wll xageee kaheli karaaa buugaas waxaaan joogaaa ethiopia
@maryamcraxmaan2315
@maryamcraxmaan2315 3 жыл бұрын
Adan Sahan wll mahadsanid
@abdirahmanabdisamad9190
@abdirahmanabdisamad9190 3 жыл бұрын
ilaahay haku barakeeyo
@mukhtarahmed8416
@mukhtarahmed8416 3 жыл бұрын
Shucayb Xaaji Ciise waxuu joogay dalkii Itoobiya markii iigu danbaysay, markii uu buugan soosaaray waxay ahayd sanadkii hore 2020 maalmaha uu soo saaray waxaan ahaa dadkii ku degdegay dhaliisha buugan oo dood naga dhexmartay qoraaga laakiinse markii dambe waxuu iimuujiyey inuu yahay buugan mid wax ku ool u ah ummada Soomaaliyeed inkastoo aan isweynay markii dambe.
@nimcocawil1608
@nimcocawil1608 3 жыл бұрын
Keep going wall
@fatushbbe689
@fatushbbe689 3 жыл бұрын
Txn ♥️♥️♥️
@captainmo77
@captainmo77 3 жыл бұрын
Guuleyso ustaadow.
@xogahasayniska6566
@xogahasayniska6566 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb Aadan, Alle haku sharfo Aakhiro iyo adduunba.
@abduxalim882
@abduxalim882 3 жыл бұрын
Imisa jeer baad kusoo noqotay channelka si aad u eegtiD video cusub Me 100000 🤣😂😍
@aishalanch6174
@aishalanch6174 2 жыл бұрын
Thank u prother 😍😍
@aydarokhabiib9097
@aydarokhabiib9097 3 жыл бұрын
Ma baadiriban dhagysana
@zalwabintuabdalah4630
@zalwabintuabdalah4630 3 жыл бұрын
Waxad hiigsanayso allh kuu dhipyareeyo ustaad adam wax kudhipana alle Kuma tuso wax badan baan kaa barty oo ana waxba kala socon
@cfitaahccm1cfitaahccm196
@cfitaahccm1cfitaahccm196 3 жыл бұрын
Waa aniga
@exmarshwer4676
@exmarshwer4676 3 жыл бұрын
Asc wll nairobi ayan kunolahay bugas na wan ubaxna ee sen kuheli kraa reply please
@osameabshir7533
@osameabshir7533 3 жыл бұрын
Buugan hargeisa xaruntee ka helayaaa adaan khader?
@saabiriin1232
@saabiriin1232 3 жыл бұрын
Nebi Ciise CS markuu dhashay waxa ugu horeeya ee uu ku hadlo waxay eheed قال إني عبدالله آتاني الكتاب وجعلني نبيا.. Waa adoonkii ilaahey iyo rasuul. Dadkaas soomaida ah ee kirishtaanka noqdeen hunguri uun baa u heyse iney diintaas qaataaan.. Alle ayaa la xisaabtami doona Wax kale oo dhoho garan maayeee allaha soo hadeeyo wixii lunsan
@abdiazizyousuf3562
@abdiazizyousuf3562 3 жыл бұрын
Aadan adi maad barnamij noga so dirasiid dulucda guud ee buuga iyo dhamaan suaalha jawaabohooDa..
@useimsharif7983
@useimsharif7983 3 жыл бұрын
Adiga maiyaad daalanthy walalo ee aqriso buugga
@th0maszhalpy791
@th0maszhalpy791 3 жыл бұрын
ADAN SAHAN WLL + WHL INTA IGA DAM BAYSA LIKE DHACKUSIIYA 👍👍
@salmancgaas6744
@salmancgaas6744 3 жыл бұрын
Adanow buga xagee Ka Heli Kara bwe
@kaali7450
@kaali7450 3 жыл бұрын
Sxb waxankurajaynayaa guul horay usoco
@kingpower6909
@kingpower6909 Жыл бұрын
Zxp halkee aan ka helaa
@saamabdi2808
@saamabdi2808 3 жыл бұрын
M.shAlaH waxa kizi fiican inaad noo turjumto mhdsnid.
@SeerabtaaSubscribe
@SeerabtaaSubscribe 3 жыл бұрын
Sxboow lehjaddaa way adag tahay marka halkoo mar imaaw koofurta somalia 🇸🇴 deegaanada shaleenbood marka baraawe iyo kismaayo jannaale baydhabo iyo xudur bal saa u barato lehjadda jilacsan ee lafahmi karo
@abdi6307
@abdi6307 3 жыл бұрын
Adigay kuu adag tahay de 🤣 somalilanders ku way fahmayaan ee iska soco
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 3 жыл бұрын
Taas aya somaalida 70 % fahmayaaan ee ma aha maymayga
@abdi6307
@abdi6307 3 жыл бұрын
@@promahamedaxmed1274 horta maymayga waan maqla uune ma af somaali ba
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 3 жыл бұрын
@@abdi6307 waa wakan lagaga hadlo baydhabo iyo qolada raxanweynta ku hadlaan
@cabdiateeye3693
@cabdiateeye3693 3 жыл бұрын
Ama adiguba wll allah ka khayr siiye madaama aan ku walaalow nay janalkaga noga dhig taxane fadlan
@muniirmousa7153
@muniirmousa7153 3 жыл бұрын
Aaden khader ali🥰
@crmane8594
@crmane8594 2 жыл бұрын
Sxp Adan khadar Ali Ka soo hadal diinta mormon_ka Mhdsnid sxp.
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@m.xujaalemuqtar8896
@m.xujaalemuqtar8896 3 жыл бұрын
Wll meel lagu iibiyo buugaan isheg adigoo raali iga ah wll
@idiriesomar9580
@idiriesomar9580 3 жыл бұрын
Mahadsanid khadaroow
@maaxfxacademy4060
@maaxfxacademy4060 3 жыл бұрын
Buuggaa dhallinta Soomalidu meel kasta oo ay joogtoba waa aan ku boorrinayaa in ay akhriyaa. Saaxiibkay qoraa Shacayb na Ilaahay ha u gargaaro.
@qumanosmaan4001
@qumanosmaan4001 3 жыл бұрын
Wall sideen ku heli karnaaa buuga? Dhalinyarada qurbaha joogto sidee ayey ugu faaideesan karaan ama ay u heli karaaan? Internetka ama playstore malaga helaa? Nosoo sheeg wall.
@cabdimajiidkhadar1120
@cabdimajiidkhadar1120 3 жыл бұрын
Isagoo muuqaal ah ayaad helaysaa oo waxa soo.gudbiya kanaal ay ku qorantay waayo sheeg
@ibrahimmaxamed4229
@ibrahimmaxamed4229 3 жыл бұрын
Xgee laga helaa wll buugan
@maryam2308
@maryam2308 3 жыл бұрын
Walal Adan buugan xageen ka heli karnaa?
@azuzhaji5929
@azuzhaji5929 3 жыл бұрын
Iqra online academy wlll.
@ciraxmanmohamed3293
@ciraxmanmohamed3293 3 жыл бұрын
Buuga Xagen ka heli kara Wll
@mohamedrajaab1641
@mohamedrajaab1641 3 жыл бұрын
Asc ustaad aden waxaan jogaa dalka kenya sidee kuhalikaraa
@ogaaladunyoofficial5762
@ogaaladunyoofficial5762 3 жыл бұрын
Xagee kahelaa zxp buuugan wa ubahanahee
@xafzayar5322
@xafzayar5322 3 жыл бұрын
Inshallah wanu ibsanayna🖤
@hamdiahmed767
@hamdiahmed767 3 жыл бұрын
Buugan saaan kuheloba waaa inaaan hela idinka Alle maxaaa yelay aaad buu iiga anficin dhanka su aalaha aybadankaba dadka weydiiiyan hadaaad diidntada kudhaganatid waxaadan maro uhelayn su aalahooda badan garanaysidne inay khaldanyihiiin lkn waxaaad ku aamusin kadhaaa cadaymo isla iyaga waxay aaminsan yihiin ah. Badana waxay dhalinta musliminta kuracana mahan Diin eee waaa dhaqaale markay wax islawaayan lana arko inay duruuf ladaala dhacayan baaa dhanka loga fa idaysta. Deedne inta Allah badbadiyo mooye saasey salaanka uga daatan Mahadsanid wlll
@cabdimajiidkhadar1120
@cabdimajiidkhadar1120 3 жыл бұрын
Buugan isagoo muuqaal ah ayaan youtube ka ku arkay kanaal ay ugu qorantay waayo sheeg ayaa soo gudbiya
@maxamuudyuusuf1233
@maxamuudyuusuf1233 Жыл бұрын
Wll xagee ka helps buugaan
@ABUCADOOD77734
@ABUCADOOD77734 3 жыл бұрын
USTAADKA AAD BAAN MAHADSANID WAXAAN FILYAA INAYA DIB ISUGU NOQON DOONAAN KUWAAS
@yahyamohamed9877
@yahyamohamed9877 3 жыл бұрын
M.a waa fikrad wngsan
@khaludizuldaan6893
@khaludizuldaan6893 3 жыл бұрын
Thanks
@armaan97pro17
@armaan97pro17 3 жыл бұрын
Shiine iyo shaani .kuwaasa qaabilsan somali kiristan.aniga jaarbanu nahay wlhi inan islahay bisidbay tashkiil karan.
@fatushbbe689
@fatushbbe689 3 жыл бұрын
Yeyhiiin kuwaaas
@boyboy8436
@boyboy8436 3 жыл бұрын
@@fatushbbe689 waa kuwo face book page ka cabaada
@fatushbbe689
@fatushbbe689 3 жыл бұрын
@@boyboy8436 haaa kuwaas mar hore AHYD
@armaan97pro17
@armaan97pro17 3 жыл бұрын
@@fatushbbe689 waa laba qof oo is qab ...somali kiristaan TV 📺 islewyahiin wllo..diinta ayay fidiyaan kiristaan ah.
@fatushbbe689
@fatushbbe689 3 жыл бұрын
@@armaan97pro17 Sax shukran
@dekaali9655
@dekaali9655 3 жыл бұрын
inte laga heli kara walaal waan rabay
@vandhaboy3789
@vandhaboy3789 3 жыл бұрын
Aadanow qolo cusup baan haben haben arka iyagoo live soo galaya waxana oogu qoran SOMALI CHRISTIAN TV hadadan arkin waad booqan kartaa bage koda ay ku leyihin Facebooka
@FactCuriousYT
@FactCuriousYT 3 жыл бұрын
Ma cusba Wll 2018kii baa Laga Badiyay Doodo badan Oo Lala Galay Kadib Muddo Ayay Qarsoomen hadda Inta Badan Lama Ark9
@nagmamohmet
@nagmamohmet 3 жыл бұрын
Aadanow wll meshan umadi diinta islamka laGaga lexinaYo kaso hadaL clup house laGu sheGo ilaHy sharkOda haynaGa qabtE
@abdiwahab77
@abdiwahab77 3 жыл бұрын
Thanks bro
@najimamohamudhassan1634
@najimamohamudhassan1634 3 жыл бұрын
Anigu waxan layabay dadka kabaqaya in dintoda labadalo oo ayagi iimankoda la baqaya war idinku badala dadka o imankina adkeya
@mahadlunay9601
@mahadlunay9601 3 жыл бұрын
Maxad sheegta mana fahmin
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 3 жыл бұрын
qeeeb kle inoogu soo diyaari sxp like saara inta rabta
@hamzaabdinasir4842
@hamzaabdinasir4842 3 жыл бұрын
Zxb qolyahanaga qurbaha jooga waxa jira buugaag aad u tiro badan oo aan ka qatanahay ama aanan heli kareyn hadii aad garanayso qaabka ugu macquulsan ee ay nagu soo gaadhi karan inad naga caawiso ayan Rabay mahdsanid.
@abdilaahihajji5903
@abdilaahihajji5903 3 жыл бұрын
Oo xge laga helaya buuga
@Eegapoi
@Eegapoi 3 жыл бұрын
War ZhP Cilmiga Aad barateY IlaaHay Hakuu siyaadiyo Mida Kle ArinTan Cristan Ka Kan Aan Aqoon Fara badan U Laheyn Waaa dhibaato Kale ________Adiga Aden SaHan Keep Going Mar walPa Sida aad NooLa Talineysid🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐
@abdihakimhajifarah6838
@abdihakimhajifarah6838 10 ай бұрын
Buugan Xagee laga Helayaa?
@nastexocabas6511
@nastexocabas6511 3 жыл бұрын
Wll inteee ka helaaaaa
@salahibrahim5417
@salahibrahim5417 3 жыл бұрын
Maxad uka meeraysanaysa waa somali gabay cajib ah réaction ka sobixi
@cabdixayimohamed5319
@cabdixayimohamed5319 3 жыл бұрын
Walla buugan taxana ahan manogadhigikartaa🙏🤝🤝🤝🤝🤝🤝
@JACAYLKAABBEJK
@JACAYLKAABBEJK 3 жыл бұрын
Aadan Sahan waxad noo sheegta mesha laga helayo buugan ama isago qoral ah internet ka ma laga helaya ?
@aqoonsahmiye6699
@aqoonsahmiye6699 3 жыл бұрын
Marnaba suurtagal mayna iga noqoteen inaan diin aan muslim ahyn qaato waayo waxaaban kuxirnahy Channelka maognahay
@mahmedabdi4061
@mahmedabdi4061 3 жыл бұрын
Walal buugan taxane kasoo same mhdsanid
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 3 жыл бұрын
Buugaan hala geeyo Clubhouse
@cabdiateeye3693
@cabdiateeye3693 3 жыл бұрын
Buuga sideen ku heli karaa wll aadan
@abdirisakahmed3648
@abdirisakahmed3648 3 жыл бұрын
Asc
@ahlanwasahlan3492
@ahlanwasahlan3492 3 жыл бұрын
Wcs
@عمرعليإبراهيم-و3ص
@عمرعليإبراهيم-و3ص 3 жыл бұрын
Wll halkeen ka hela hadan ku suganahay meel ka baxsan dhulalka somalida
@cabdimajiidkhadar1120
@cabdimajiidkhadar1120 3 жыл бұрын
Isagoo muuqaal ah ayaad helaysaa
@Suldaansaid
@Suldaansaid 3 жыл бұрын
Keep going my bro
@Quranrecitation1345
@Quranrecitation1345 3 жыл бұрын
m....a
@jamaadmahmed3212
@jamaadmahmed3212 3 жыл бұрын
❤barakow walaal.
@muztafeali8058
@muztafeali8058 3 жыл бұрын
Wll buuga maad noo soo galin karta isago taxane ah
@dalmaralihussein5216
@dalmaralihussein5216 3 жыл бұрын
Buugaan waan u baahanay halkeen ka helaa wall bal igu caawi
@cabdimajiidkhadar1120
@cabdimajiidkhadar1120 3 жыл бұрын
Isagoo muuqaal ah ayaad helaysaa searchingta ku qor
@ubahnaziib9144
@ubahnaziib9144 3 жыл бұрын
Clup house ayaa lagaga bahan yahay adanow halkaas somalidii diinta laga saraya kuwa aan diinta aqoona shakiba lagalinaya kadibna hadalka lagu xira kuwa kasoohorjeesta halkas sheekhyo yaryar ayaa logabahan yahay kuwasoodiinta dhalinyarada fahansiiya dooda medha kasocotana dhankooda kagala
@maxamedali3718
@maxamedali3718 3 жыл бұрын
Sxb enternetka makaheli karaa 📖 buugan aad haysid
@azuzhaji5929
@azuzhaji5929 3 жыл бұрын
Aadan khadar caliyooooW 😘😘😘😘
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 67 МЛН
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 14 МЛН
Maxay muhim u tahay in aad 4 xaas guursataa.
11:35
Sahanka
Рет қаралды 37 М.
Shakhsiyaddii Sayid Maxamed Cabdille Xasan.
9:15
Sahanka
Рет қаралды 11 М.
Siyaasadda isbeddelka nolosha.
9:58
Sahanka
Рет қаралды 66 М.
Jacaylka & Soomaalida | Jacaylka Dhabta Ah Sidee Ku Hellaa?!
14:01
Muu Akhriyo Waalidkay | Tarbiyadda ka xumaatay Soomaalida.
11:48
Maxay doonaysaa gabadhu?! Sirta hanashada dumarka.
8:05
Sahanka
Рет қаралды 73 М.
Maxaa Gadaal u dhigaya Noloshaada? #xaliye
21:15
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 127 М.
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 67 МЛН