Mashallah ❤somalia hanolato 🇸🇴 inshallah gusha wa so dawdahay waxey ubahantahay isku dubni umadan mel kasto qabyalada latagan iyo gobalesiga war hoy bararuga jiritankina aya halis ku jiro aduyada qabil iyo gobalesi ma yaqan e dowlad nimada Somalia 🇸🇴 tageero o garab istaga o danta guud ilaliya o gumesi madow gacanta hau kalin ki caday wa iska xureynay umadey tafararuqa wa lagu jaba
Waryee hargeysa waba gobol somali kamid ah walikeed la aqoonsanmaayo ictiraaf hadii adba rabto alle weydiiso Amxaar iyo Oromo ictiraaf kuma siinaayo alle ka raadso ictiraaf Somalia waa Somalia Aduunka oodhan kaasi aya laka ictiraafsan yahay ama diid ama yeel🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MohamedMohamed-os1klАй бұрын
Asc. Akhriste, Waqooyi iyo koonfur miyuu shaki kaaga jiraa, inuu dagaalka Masar iyo Ethopia wadaan ka dhex dhici doono umad somaliyeed dhexdeeda balse Ethopia iyo Masar aanu askari kaga dhiman doonin dagaalkaas ? Waxa dhici doona dagaal u dhaxeeya koonfur iyo waqooyi oo koonfur loo sheegi doono inay waqooyi badda bixiyeen, looguna sheegi doono in Ethopia lalla dagaallamayo halka waqooyina loo sheegi doono inay koonfuri kusoo duushay oo waqooyi difaacdaan xoriyadooda dhuleed, waxad ogaan doonta labada dhinacba inay dagaalka u arki doonaan jahaad xalaal ah, iminkana wataa dacaayadihii lasii bilaabay. Ninka waxa jooga aan garani, ma saadalin karo waxa maqan. Akhriste somaliyeed anigoo adiga kula hadlaya. Haa waa lagaa caqli badan yahay sababtoo ah waxa adiga kaa dhashay, qof somaliyeed oo boqol dollar lasiiyo oo qofkale soo DILLA kadib maxkamadda horteeda ka sheega, wuxu dadka kulayn jiray dhaqaale ahayd! Sidaas waxa lamida siyaasiyiinteena oo qaybo kamid ahi u shaqeeyaan shisheeye. Ama Masar jeclow ama Ethopia jeclow balse Somali iyo dagaal dhexdeeda ahi waa is huran yihiin, kadibna iyagoo itaal yar waa loo talin doona. Wa bilahi Tawfiiq.
@khalidmahamud1756Ай бұрын
Hadal maxuu taraa somaliland hala jooji aqoonsiga miyaa la joojin miyaa taasi ithopia ciidan keeduna way joogaan awooda badalaada aduunka ayaa keenaya danaha ithopia ayaa ka muhiimsan taasi 😂😂 guul somaliland iyo ithopia ❤
@Shaamil-BasayevАй бұрын
Waryee hargeysa waba gobol somali kamid ah walikeed la aqoonsanmaayo ictiraaf hadii adba rabto alle weydiiso Amxaar iyo Oromo ictiraaf kuma siinaayo alle ka raadso ictiraaf Somalia waa Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Aduunka oodhan kaasi aya laka ictiraafsan yahay ama diid ama yeel
@MohamedMohamed-os1klАй бұрын
Askari kama dhiman doono Masar iyo Ethopia balse Waxa dhici doona dagaal u dhaxeeya koonfur iyo waqooyi oo koonfur loo sheegi doono inay waqooyi badda bixiyeen kadib koonfur lagu odhan doono Ethopia ayaa lalla dagaallamayaa halka waqooyina loo sheegi doono inay koonfuri kusoo duushay oo waqooyi difaacdaan xoriyadooda dhuleed, waxad ogaan doonta labada dhinacba inay dagaalka u arki doonaan jahaad xalaal ah, iminkana wataa dacaayadihii lasii bilaabay. Ninka waxa jooga aan garani, ma saadalin karo waxa maqan. Akhriste somaliyeed anigoo adiga kula hadlaya. Haa waa lagaa caqli badan yahay sababtoo ah waxa adiga kaa dhashay, qof somaliyeed oo boqol dollar lasiiyo oo qofkale soo DILLA kadib maxkamadda horteeda ka sheega, wuxu dadka kulayn jiray inay dhaqaale ahayd! Sidaas waxa lamida siyaasiyiinta oo qaybo kamid ahi u shaqeeyaan shisheeye. Ama Masar jeclow ama Ethopia jeclow balse Somali iyo dagaal dhexdeeda ahi waa is huran yihiin, kadibna iyagoo itaal yar waa loo talin doona labada dhinacba. Wa bilahi Tawfiiq.
@khalidmahamud1756Ай бұрын
@MohamedMohamed-os1kl taasaa muhiim ah waa in dhiig cas la kala xidhaa oo Maryo cas la qaataa taasi ayuu aqoonsigu noogu jiraa in dagaal dhaco ayaanu diyar u nhay aduunku ha soodhex galee ka dib hanooloo jaro wadankayaga wayna iman doontaa waad arki taasi
@Shaamil-BasayevАй бұрын
@@khalidmahamud1756 Oromo LAANGAAB Ciilan dhiig iyo dagal waba lakaga adag yahay bal wax keen afwankan meela ka aamee
@khalidmahamud1756Ай бұрын
@@Shaamil-Basayev mar hadaanad I maamulin oo anigu is maamulo oo aanad iman karin wadankayga afkaaga Kuma noqon karo somalia 💪💪💪💪