War weyn Isra O loo fasaxay iney weerarto Nuklyelka Iran & Ruushka O so carara yri dadkiisa isr joga

  Рет қаралды 154,561

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Пікірлер: 205
@DulmiDiid
@DulmiDiid 3 ай бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@Saleban_farah
@Saleban_farah 3 ай бұрын
Ilaahay ka cabso oo sheekh beenta iyo fulaynimada naga daa Muqaalka layma ogala iyo wax la mida ayaad sheegtaa inta badan hadana al Jazeera way so daysaa iyo chanalada gaarka loo leeyahay Marka sh rucbiga iyo beenta naga daa
@TechAzhaar
@TechAzhaar 3 ай бұрын
Sheikhow Lacagtii wan bixiyay balse wax jawaab ah kama haayi ee sey wax ujiraan wll
@CabdiraxiinCabdisalaan
@CabdiraxiinCabdisalaan 3 ай бұрын
Ciil badanaa! gaaladu way is baheysteenee muslimiinta illaa intee sugnaa inay la saftaan REER QAZA.Walee Carab waa baranbaro sababtoo ah dhiig ma lahan Allow muslimiinta Quluubtooda midee oo u gar gaar Aamiin
@thegunner971
@thegunner971 3 ай бұрын
Carabta madaxda somalido kala haysata.
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 3 ай бұрын
waa jabkoodii yuhuuda insha allaah
@marianali6233
@marianali6233 3 ай бұрын
Balaayo ayaa socoto Allah sahlo umuuraha muslimiinta
@somalilandnew
@somalilandnew 3 ай бұрын
Carabti meeday
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw sheikh wcs Hamas yamene xiisbuulaah Iran Iraq Pakistan souria victoire ❤❤❤
@saidxade5136
@saidxade5136 3 ай бұрын
Ascww walaalka dulmi diid la baxay waxan ku xusuusinayaa waxad taytalka aad ku so qortay isra marka inaad ula jeedid Israel wan fahmi karaa lkn isra waa SUURAD QURAANKA KAMID AH marka inaad yuhuuda so qortid ayaa ka fiican Israel wa magaca NABI YACQUUB CS dhib ha uqaadan thanks again
@hawayassin7172
@hawayassin7172 3 ай бұрын
Allah diyaradahaas freezers ka dhigi insha allah Guushu wa muslimka .
@Shukri-o1s
@Shukri-o1s 3 ай бұрын
Ilaahay idiinma sahlo weraarkaas idinkuma guuleeyo
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 3 ай бұрын
Allah dilaadhinta iiraan waala daandaasanayey marka horeba Allah ayaa ujooga fula ulabadan
@owsedguresuul8794
@owsedguresuul8794 3 ай бұрын
Mahadsanid sh dulmi DD Howsha wey adagtahay dulmi Alle nama tuso
@adammohamed5339
@adammohamed5339 3 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@Abdullahideeq-h7s
@Abdullahideeq-h7s 3 ай бұрын
Sheekh ilaahay khayr Haku siiye waxyaabaha sirta ah ee yuhuuda lagu weer arayo ka gaabsada sbbto ah waa sir aad bixinaysaan
@ElmiGutale-p1e
@ElmiGutale-p1e 3 ай бұрын
Leyskuma haayo ma la weerarayaa ama lama weeraraayo,Aragtideyda waa lagu Qaadayaa Weerar magac kasta hayeesho, Laakiin haddey wax iska celin karto Weerar &Difaacba kolba maantawar ma seegana oo kuma marmarsoon Doonaan waa nala gaaday.Thanks.
@Bilkayr-i9w
@Bilkayr-i9w 3 ай бұрын
Waa namaadki alyahoodiyiin isra iilin iyo xulufadooda. Victory for GAZA soon wa bi idnillah ameen yarab
@MahamadAbdiAbeey
@MahamadAbdiAbeey 3 ай бұрын
Ilaahow rabiyoow yahuuda dhulka lagoy aduunkana katirtir eberkadhig yaarab yaarab yaarab yaarabiyoow raxmaanow raxiimow yahuuda aduunka katirtir oodhulka lagoow
@Ilhansweet
@Ilhansweet 3 ай бұрын
Maraykanaka iyagaaba kadanbeya arinkaa waaxase wax laga xumaado oo aad u liita in wadama islam laga duqaynayo Iran inshaa Allah way ku jabaayan nacaladu
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 3 ай бұрын
Kawaran qabiilada itoobiya u hiilinaya oo aad kasoo jeedid😂😂😂
@amanijama9597
@amanijama9597 3 ай бұрын
Allahu Akbar, Allahu maa azaal Islama waal Muslimin
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 3 ай бұрын
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 ай бұрын
DADWEYNAHA ADDUNKA WEY OGSOON YIHIIN, IN REER GALBEEDKU, SUGAYEEN JAANIS AY IRAN ISUGU TAGAAN, MADAAMA AY TAHAY, QOWADDA KALIYA OO YUHUUDDA LOOGA CABSANAYAY.
@shamsamohyadin8223
@shamsamohyadin8223 3 ай бұрын
allaaahu.akBar❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@HajiwaliTahir
@HajiwaliTahir 3 ай бұрын
Allaaahu akbar❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MakoCawaaleMILATARIYO
@MakoCawaaleMILATARIYO 3 ай бұрын
sh maxamed waanku salaamay walaal casharada ayan rabaa inaan ka faaiidaysto talo isii fadlan
@muscabmohamedmohamud7416
@muscabmohamedmohamud7416 3 ай бұрын
Isr waxeeda biyo ayay noqon doonaann insha Allh iraan waa isdifaacaysaa
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 3 ай бұрын
Ilaahey baa ka wayn gaalo dhamaantood
@shijo2055
@shijo2055 3 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا المستضعفين في غزه 🤲 🤲 🤲 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸
@JimcaleJimcale-p5d
@JimcaleJimcale-p5d 3 ай бұрын
أمين أمين ❤😢
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 3 ай бұрын
Alaaha unaxaristo janatul fardowso allaha ka warabiyo inta muslimiinta ku dhimatay inta nool Alaaha badbaadiyo amiin guul insha Alaah iraan guul insha Alaah
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 3 ай бұрын
Allh haka qabto sharkooda mar hore ayaa loo tashaday iraan
@SahraCali-gk4pc
@SahraCali-gk4pc 3 ай бұрын
Ilaahow yahuda jabi iyo xulufadooda yaarabi 😢 oo muslimiinta guulay
@SacdioHassan-i4x
@SacdioHassan-i4x 3 ай бұрын
Aamiin yaa rabi 🤲🤲
@sakiamino1261
@sakiamino1261 3 ай бұрын
Allah ha jabiyo cadowgeda Muslim 😮😮😮😮😮😮😮
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 3 ай бұрын
Sheekh allegedy wey siiyen Us go ahead
@abdifitahali8522
@abdifitahali8522 3 ай бұрын
Warkaada waan ku faraxsanahay akhbaaraadkaada alaha ku dhowro
@MahamadAbdiAbeey
@MahamadAbdiAbeey 3 ай бұрын
Dulmidiid asalaamacaleykum masha alaah
@CraxmaanAadan-c3j
@CraxmaanAadan-c3j 3 ай бұрын
Israa il waa jabkeedii haday adeegsato hawada dalalka carbed inshaallah❤❤❤
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 3 ай бұрын
Yuhuudi. Awoodmalehee. Maraykanka. Iyo. Reer galbeedka alle. Hajebiyo
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 ай бұрын
WA HUBKI UGU CASRISANA AY MAREYKAN, KU TIJAABISAY BEIRUT.
@Nuur107
@Nuur107 3 ай бұрын
Dhagarta iyo shirqolka ey malegayan yahuuda xasidiinta ah ilaahey hala rogo ayaga in Sha Allah guuul palastine 🇵🇸
@ASHAAHMEDFARAHASHAAHMEDFARAH
@ASHAAHMEDFARAHASHAAHMEDFARAH 3 ай бұрын
Takbir❤❤❤
@ubah-tb5wl
@ubah-tb5wl 3 ай бұрын
Masha Allah, I love your intro look nine.
@zainababdi781
@zainababdi781 3 ай бұрын
Rabbiyaw u hiili muslimiinta jihaadka ku jirta
@AHMEDALI-yw2oq
@AHMEDALI-yw2oq 3 ай бұрын
waa sebenkii Yuhuudda ay jebisay, iyadaa belaayo isku doontay. Muslimiinta Qasa iyo kuwa caalamka habaarkoodii ayaa ku dhacaya. Allah (sw) marka ay kibraan Yuhuuddu waxa uu ku salido mid kale oo xoog ah, maantana shiicdaas ayaa lagu salidayaa oo burburinaysa Insha Allah. Inbadan ayay kibrayeen waa dhamaadkoodi. Arrin Allah wato cidna ma joojin karto.
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 3 ай бұрын
Illahay. Ha jebiyo yuhuuda iyo maraykanka iyo reer galbeedka oo dhan
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 3 ай бұрын
Dadku. Markay. Kibraan. Way jabaan. Illahay. Hajebiyo
@shakibabdi6330
@shakibabdi6330 3 ай бұрын
Sheekh suriya waxba lagama turin lkn waxay raban inay wareerka ay ku qadi raban xalashadan illahay ha cawiyo umada islamka ah
@NajmaAli-mb9uv
@NajmaAli-mb9uv 3 ай бұрын
Xaqa unbaa sareen doono insha'Allah
@somalilandnew
@somalilandnew 3 ай бұрын
Meeday Carti
@DiinoCabdiraxman
@DiinoCabdiraxman 3 ай бұрын
Asc adigu wararka yadad dawata miya wayo iyaga unbad bunbunineysa oo iraan amaa musliminta war kafarxiya maba shegeysid oo iyagad lajirta miyaaa mise waside warkagu dhinac ayuu ubadanyahay shekh ee nagada yahuda
@CamirCamir-oq7pw
@CamirCamir-oq7pw 2 ай бұрын
Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah akbar akbar akbar akbar akbar akbar akbar akbar Allah Allah Allah akbar Allah akbar akbar Allah akbar
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 3 ай бұрын
Maraykan wa aabaha xumanta
@degaghedi1738
@degaghedi1738 3 ай бұрын
Awalba yaa karumaystay inay diideen baabi inta iran kufaar waxii rimaysta ayaa kadaran insha Allah isreal qasaaro wayn haka qadaan dulmigay wadaan
@master_som
@master_som 3 ай бұрын
Adiga iyo yahuuda iyo mareykanka isoo raaca afayeenka reer galbeedka
@ZakiyaElmi-f3c
@ZakiyaElmi-f3c 3 ай бұрын
Shekhow sheekada oo cabsi cabsi ah ayaad cod cabsi cabsi ah kusodartee😮
@abuujihaan2466
@abuujihaan2466 3 ай бұрын
Bal Allah ayaa lacanaday Ilaa Yoomul qimaha laga gaarayo
@alimahoureh
@alimahoureh 3 ай бұрын
Allahu akbar
@maxamuudcumar3589
@maxamuudcumar3589 3 ай бұрын
israiil waxeey jawaabi doontaa qamiista soo socoto iyo waxii ka dabeeyo lkn iiraan hub ayeey tijaabin doontaa oo horay loo arag shuukada waxoow si cad uula safandoonaa iiraan kadibna laga yaabo iney cabsato israiil kadib waxeey ku ciilfuri doontaa xisbiyada gobalka ama dilamaasiyiin reer iiraan ah 👌👌👌👍
@abuujihaan2466
@abuujihaan2466 3 ай бұрын
Israei waxay fasahaadisaa Addunka Qur'aanka kariimka ayaa sheegay eeg Aayadda 64aad ee Surat Maidda lkn Allah ayaa fasahadkooda qabanaya isago adeegsanaya Addomadiisa
@LaylaLaylahassan
@LaylaLaylahassan 3 ай бұрын
Sheik dulmidid waxaladahaa sheikh rer- galbeed tagero
@master_som
@master_som 3 ай бұрын
Haa waa channelka reer galbeedka ee afka somaliga
@Maamulgobaleedmarabno
@Maamulgobaleedmarabno 3 ай бұрын
Walaalayaal waxaan idiinwadaa fursad maalgashi dhanka aakhiro waa masaajid kuyaalo dagmada ceelcali ee gobalka hiiraan oodabaq 3biyaano kudarso waxii karankaaga waxii macluumaad intaas dhaafsiisan soobooqo janalkeyga waxaad kaheleysaa vidio fiidiyoga masaajidka oolayaboohaayo
@IsaldinaBriggeman
@IsaldinaBriggeman 3 ай бұрын
Thank you so much for this amazing video! I need some advice: I have a SafePal wallet with USDT, and I have the seed phrase. (behave today finger ski upon boy assault summer exhaust beauty stereo over). How can I transfer them to Binance?
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 3 ай бұрын
Machaallah
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 3 ай бұрын
Waa maya saaxibadood aya la socda
@dr.abdurahmanali9177
@dr.abdurahmanali9177 3 ай бұрын
Qofkii shaki uga jiro inuu maraykanka iyo saaxiibadiis inay weerarayaan iiraan ma dhalan ama waa doqon ??
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 3 ай бұрын
ani shaki iigama jiro israa.iil kaliged hadii iiraan lagu fasaxo waa halaa goodii marka israa.iil mareekan iyo saxibadis ayey ku tasha naysaa israa.iil iyada xitaa way ogtahay iney iiraan waq tigaan lajoogo aysan iska dhici karin
@AbdulrahimSufi-q3s
@AbdulrahimSufi-q3s 3 ай бұрын
Allahu akbar ❤❤
@AMURIDIH55
@AMURIDIH55 3 ай бұрын
Sheqoow ad ayaan ku dawada, sii qurux badan ayaa uso tabisaa aqbaaraatka , Wanku duceena xayesinta naga daa oo video 📷 waliba soo gilisid , KZbin ayaa nugu filan xasiin😂😂
@master_som
@master_som 3 ай бұрын
Waa Chanelka guul guulka islaamka ee reer galbeedka
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 3 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@abdikadirsalat6841
@abdikadirsalat6841 3 ай бұрын
PAKISTAN 🇵🇰 AYANA WEY DARATAY
@mousamooge8228
@mousamooge8228 3 ай бұрын
Marka iirraan ma waxay sugayaan inta lasoo weerararyo may hanjabaado dirto iyaduna oo ay dhahdo weerar labaad ayaan qadayna
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 3 ай бұрын
Dulmidiidoow waxa tahay Nin sheekh ah waxaan Ku leehay ina adeer nagadaa israil ayaa tidhi illaahay muxuu Ku sheegay sahuuniyada allaha awoodale ayaa inooga waramay walaal hanoqon nimankan soomaaliyeed ee wadhaq wadhaqle waxaayi madhici karo
@SafiyaMacalin-rz7mf
@SafiyaMacalin-rz7mf 3 ай бұрын
Meeshaen Isra ma joogoto ee maraykn ka baa raba inquiète weero Iraaan.
@ZakiyaElmi-f3c
@ZakiyaElmi-f3c 3 ай бұрын
Huuhaada iiraan iyo yuhuuda marabnee nagadaaya kuwaas waa sxb hoosaade walleysa isdagaaleyne.
@MaxamedCali-ue4cz
@MaxamedCali-ue4cz 3 ай бұрын
Waa macquul dowlada carab ah in ay caawiyaan srael wexeyna ku cawin karaan sida sucudiga masar iyo urdun in ay ufasaxaan hawadooda diyaaradaha srael duqeymaha ka fulin doono gudaha Iran
@mohamedgabow7650
@mohamedgabow7650 3 ай бұрын
Sawariq kaimaday Syria malaha, waaxay kuxalaalinayan gardarada ay filing raban.
@ADAN-XSN
@ADAN-XSN 3 ай бұрын
0:58 yaah B2-bomber miya mise wa indha heyga vedio 144p ku daawan hoyaye
@SalahMohamedHussein-h6g
@SalahMohamedHussein-h6g 3 ай бұрын
Ruuushkaba wuu haystaa hanobuunbuunin maraykan iyo yahuuud
@khaledfllo
@khaledfllo 3 ай бұрын
Gantaalada in suurya laga soo tuuray waxba kama jiran sabab hadii suuriya laga soo tuuray waxay ka soo gali lahayeen dhinaca goland blse Jordan ayay soo dul mareen muuqaaladii waa lahaya laga duubay markay dulmaraueen.
@fatima-c5s9q
@fatima-c5s9q 3 ай бұрын
waayahaye iiraan hadii ay udhaaratay xataa tii ay hawadeeda la,isticmaalo inay ula midtahay iisra,iil cayaartu ma,isbadalaysaa
@FaadumoMaxamad-z8m
@FaadumoMaxamad-z8m 3 ай бұрын
habay iiraan weeraran walee aduunka waxbaa kadhicidoona
@HajiwaliTahir
@HajiwaliTahir 3 ай бұрын
Dulmi diiid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NadirYusuf-ym4po
@NadirYusuf-ym4po 3 ай бұрын
B-52 and B-1 Lancer, Both are US Heavy Bombers.
@somalilandnew
@somalilandnew 3 ай бұрын
How that work against taliban😂😂😂
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 3 ай бұрын
Hasocoto ciyaartu waanudaawanaynaaye sh
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 3 ай бұрын
Waxkalood haysaaba iskayar
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 3 ай бұрын
YUHUUDDU AWOOD UMALAHA INAY WEERERTO JAMHUURIYADDA IIRAAN
@AdenMohamed-dx3fx
@AdenMohamed-dx3fx 3 ай бұрын
Asc iraan waxa weerari israail maha waamaraykan waaafgoobaabsi ogaada wamRaykan hadiilaweeraro iraan Narayan oyaaweeraray lasocda
@itzManha125
@itzManha125 3 ай бұрын
Carab cadho hadeee maanta xiran badroolka oo eey u hiilin biri iyagaa la maqaar siibah waxaan
@AyaanaliAwabdi
@AyaanaliAwabdi 2 ай бұрын
🎉🎉
@cirjiidh77
@cirjiidh77 3 ай бұрын
Iraan waxay haystaa hub nukliyeer waa sababta ay ugu dhiiratay weerarka Ruushkanu waa og yahay 2 sano ee ugu dambeysay ayey dhameystiratay ruushka ka cawiyey
@mohamedahmed2675
@mohamedahmed2675 3 ай бұрын
Af english iyo carabi ma taqaanid yaa israaiil u faraway nukliyeerka Iran
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 3 ай бұрын
Ilaaliyo ayaa awood let
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 3 ай бұрын
Israel waxay rabtaa iney Nukleer isticmaasho.
@calishaakir1
@calishaakir1 3 ай бұрын
SUURIYA AYAA LAGU DOONDOONAYAA. WARARKA ISKA HUBI JAALLE...!!!!
@LaylaLaylahassan
@LaylaLaylahassan 3 ай бұрын
Sheikh dareensheeg
@haa8793
@haa8793 3 ай бұрын
Surah dukhan akhri macnehedana fahan markaa kadib sheikha usonoqo chanelka ogansho kabar 2024 mxaa dici dono nin Muslim ah sudani iyo midkle oo dintay ayaa kawaramay digalka manta dunida kasocdo sida loga bixi karo ka insan ahan sobaar sheikh dulmi diid wama kahadlee
@Darwiish777
@Darwiish777 3 ай бұрын
Waa Laga Yaaba In iran Wax Laga Gaarsiiyo Xarumaha shidaalka Lkn Xarunta Nuclearka Wa La Adkeeyay
@ahmedsofi-r3l
@ahmedsofi-r3l 3 ай бұрын
markad,soo gashid kabilab malinta rariqda bisha sanadka
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 3 ай бұрын
SHEIKH 50 F 30 O ISRAEL BASE AYAA DAMBAS LAGA DIGEY Nairobi
@NasteexoCasable
@NasteexoCasable 2 ай бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪
@BaladweenBuulabarde
@BaladweenBuulabarde 3 ай бұрын
Cadowgaada lama sugo inta uu kusoo weerarayo hadaad sugto jug culus buu kugaarsiin karaa waxaa fiican inaad uga hormarto
@AmenaAs
@AmenaAs 3 ай бұрын
Keligeed maxaa kadhigay sodigan leh maraykan kay isku halaynaysa io rr yurub siba maraykanka io intay cagakuqadato
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 3 ай бұрын
taraam wa eey duqoobay cunsuri sii ah
@CamirCamir-oq7pw
@CamirCamir-oq7pw 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😮😮😮😮😮😮😮😮🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢
@calishaakir1
@calishaakir1 3 ай бұрын
IIRAAN WAXAA LAGUMA CABSIIN KARO OO MAAHA CARABTOO KALE.!!!
@isaachagimohammed5713
@isaachagimohammed5713 3 ай бұрын
Iiraan waa muslim run ah, ay ka dhabtahay islam nimada. Ma jabeeyso ee waxa jabaabaayo ,kuwa bilaa diinta ah sida American , israail reer galbeedka iyo kuwa amisan ee islaamka sheegtay. Waad halaagmeeysaan idinka macal qurunkiina.
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 3 ай бұрын
Iraa iil noqonmayso kaligeed waalasooraacidoonaa
@bashkaamiin514
@bashkaamiin514 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
SIRTII ABID UGU WAYNAYD OO UU FASHILAY WARIYE ISRAELI AH 🔥
15:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 106 М.
WAR DEG DEG AH  WEERARO KADHAN ISRA | IRAN OO SOO ROGAAL CELISAY
11:33
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 59 М.
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН