Itoobiya maxay uga cabsanaysaa isbahaysiga Masar iyo Soomaaliya?

  Рет қаралды 36,259

BBC Somali

BBC Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 102
@BaasheAxmed-c8p
@BaasheAxmed-c8p Ай бұрын
Asc somalia guul itoobiya ha jabto waa cadowga somalia ee somaliya ha iska celiso
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Ай бұрын
الحشر (وَلَا تَكُونُوا كَالَّذِينَ نَسُوا اللَّهَ فَأَنسَاهُمْ أَنفُسَهُمْ ۚ أُولَٰئِكَ هُمُ الْفَاسِقُونَ) (HA NOQONINA KUWA ILAAHAY ILLOOBAY EE ILAAHAY NA ILLOOWSIIYEY NAFTOODA KUWAAS WAA KUWO XUN XUN (FAASIQIIN) )Surat Al-Xashri Macnaha aayadda : Ha noqon kuwa illoobay wixii ILaahay faray Camalkii wanaagsanaa. Ilaahay na (SWC) Illowsiiyey Naftooda camalkii wanaag sanaa inay sameeyaan. ADEER XUSEEN
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s Ай бұрын
Viva Dowlada dhexe e Somaliya way gulausatay dowlada dhexe e Somaliya
@abuudeeq200
@abuudeeq200 Ай бұрын
Xabashi waligiin qeyliya dheh...Somalia cidna kalama tashaneyso cida sxbka u ah
@Qorane-y7r
@Qorane-y7r Ай бұрын
Doqnimida somalidu wax ay soo duubayaan hubkooda
@HealthyToday24
@HealthyToday24 Ай бұрын
Doqonnimo ma ahn ee waa arka hub ayaan helnay... sawtaa ethopia so bandhigtay hubkii emaradka ay ka heshay
@yusufabdullemahamed8770
@yusufabdullemahamed8770 Ай бұрын
Taa macnaheedu Axmaar ayaad tahay miyaa?
@InaAhmedAwhasan-ut6vf
@InaAhmedAwhasan-ut6vf Ай бұрын
Guul Somaliland ❤ vs guul Somalia ❤
@edrak-v2w
@edrak-v2w 3 күн бұрын
Somalia will be the winner ❤🇸🇴🇪🇬
@سعيدحسن-ب8م
@سعيدحسن-ب8م Ай бұрын
Caaac Cooooc Walo wayn Faqash War waaasha Walahi ictturaafi somaliland waa dhamaad
@edrak-v2w
@edrak-v2w 3 күн бұрын
اكيد اخي
@qarandoon6367
@qarandoon6367 Ай бұрын
It’s time to not reports from Somaliland and rest of Somali states and just focus on what the Federal Government has planned for the country, President Hassan Shiekh says we are uniting Somali to reach harmony and be able to thrive economically, socially and politically. Support your country stay strong 💪.
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Ай бұрын
IN OTHER WORDS, LIE, LIE AND LIE!!!!.THAT YOU GUYS ARE GOOD AT!!!!!.SOMALIYA WILL NEVER, EVER UNITE, BECAUSE THE PEAOPLE WHO LIVE IN THE SOUTH ARE MAFIYA AND ARE MORE INTERESTED IN WHAT THEY THEY CAN KILL, STEAL AND DESTROY!!!!!.THEY DONT HAVE THE ABILITY TO BUILD A COUNTRY FROM SCRATCH!!!!!.THAT IS WHY THEY ARE CRYING AFTER SOMALILAND, AS IF THEY CAN NOT SURVIVE WITHOUT THEM!!!!!.
@faysaldhegajuun3618
@faysaldhegajuun3618 Ай бұрын
First view
@salmanabdi8495
@salmanabdi8495 Ай бұрын
Mapka aad kala goynaysaan joojiya Somalia waa Somalia 🇸🇴 ❤
@MubaraKhadar
@MubaraKhadar Ай бұрын
BBC qaybta English bay ka so qateen waxana so gudbisay naag Itoobiyaan ah
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Ай бұрын
​@@MubaraKhadarSOMALIYA WAA TEE???.BEESHA HAWIYE, SOMALI MA MATASHO!!!!!.
@zakirboss143
@zakirboss143 Ай бұрын
Who is Somalia
@HealthyToday24
@HealthyToday24 Ай бұрын
​@@zakirboss143somalia doesnt care rats
@HealthyToday24
@HealthyToday24 Ай бұрын
​@@mustafahassan2555😂 marka kale dhaha Hawiye waa irisamale. Waan isku dhawnahay
@zakirboss143
@zakirboss143 Ай бұрын
Masar haday naf leedahay Webiga Niil ayey ka difaacan lahayd Ethioianka
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u Ай бұрын
WAXAAAN JOOOGAAA HARGAYSA SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL SHACABKA SOOMALIYEED GUUUUUL IYO GOBONIMOO OF SOMALIA 🇸🇴
@Abdikani_ak_98
@Abdikani_ak_98 Ай бұрын
Zhp anba hargeisa jooga balse aduu xged ka joogta iso qano whatsapp hadaaf istcimasho inader
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Ай бұрын
Car calankaa la soo bax oo sidaasi u hadal nacas isagoo miskiina suuqa mar maraya ayaatahay faqash way noo timaadaa laakiin waa marti Edeby leh comenti ciilka iyo dulininadaa aad dareemaso ku nafisi halkan waa waxa kaliya eed awoodo
@anascade7640
@anascade7640 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂​@@HindaAbdulle-fl2jj
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev Ай бұрын
@@HindaAbdulle-fl2jj🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴guul guul somaliweyn oodhan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev Ай бұрын
Gob iyo gobanimo waba lakugu yaqan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AbdouMed-ob9ne
@AbdouMed-ob9ne Ай бұрын
I totally support my felow brother of somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️ may ALLAH protect the entire souvrainety of somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️💞❤
@MyNOSM
@MyNOSM 20 күн бұрын
Itoobiya oo mudooyin badan bad lahayn macnee wariye Macnaha itoobiya hada bad miyey leedahay!! BBC hay'ad reer galbeed
@DrMurzal
@DrMurzal Ай бұрын
Masar Somaliya uma danaynayso waaa wado ay ku garayso hadafkeeda oo kaliya.
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 Ай бұрын
Anagane hadaf keena kaliya an ku gareyna Oromo itobiya waa bur burtay 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Ай бұрын
​@@nimoislawo2143 Waa meeshaad kgariuradaba laga bixikahaydeen Somaliland hadefkeedu soo shaqeeyay kusiisocda waa noo dan
@edrak-v2w
@edrak-v2w 3 күн бұрын
​@@nimoislawo2143 u are not Egyptian
@maxamadcalawi-e3b
@maxamadcalawi-e3b Ай бұрын
guul soomaali
@amirsheikh691
@amirsheikh691 Ай бұрын
Viva somalia masar iyo Eretiriya down 👇 itoobiya iyo goojacade family lol
@hafsanoahibraheem
@hafsanoahibraheem Ай бұрын
Yaaab 🤔🤔🤔🤔🤔
@AbdihakiimMohamed-m2z
@AbdihakiimMohamed-m2z Ай бұрын
Viva Ethopia. Faqasheey adkaysta
@maxamuudjimale
@maxamuudjimale Ай бұрын
Oromow qofka oynaayo waa idinka hada laidiin yaabaa
@AlinoorSheikhAli
@AlinoorSheikhAli Ай бұрын
Oo faqash Soo Ethiopian maha. Wad iska hadashan EE horta waxa odhaneysan macnahooda barta
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 Ай бұрын
😂😂😂😂 war looma baahnee koonfurey soo soco siraaday
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 Ай бұрын
Somalia is sovereign country and no longer under arms embargo! Ethiopian Somalia meddling are ending. Stop 🛑 using Egypt as excuse to further your agenda
@AydidBouh
@AydidBouh Ай бұрын
Asc B b c somali Hambalyo
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Ай бұрын
AFAR CISHOBA REER KOONFUREED WAX HA ISKU MASHQUULIYAAN!!!!!.MAALINA WAA TURKI BAA NA DIFAACAYA!!!!!!.MAALINA WAA MASAR!!!!!.WALEE DAD LA OG YAHAY BAAN XAARKOOFA KA KICIN!!!!!.
@thegreatnormad3424
@thegreatnormad3424 Ай бұрын
Maxa naga galay Aidsababa? Somalia waa sovereign state mana hostagta Ethiopia, ayaga miyan weydina halkey hub kalasodegan. Marakib aya kasodejin on daily base.
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 Ай бұрын
Somaliland maaha meel looga baahan yahay ciidamo ka socda UN iyo UA. Horena looma keenin tan 1991kii. Weriye ha iskaga darsan qaar baa la gaynayaa Somaliland. Somaliland waa wadan madaxbanaan oo isku filan haddii ay Masar ama Somaliya ku soo xadgudubtana way iska celinaysaa!!. we are ready to fight aganist Egypt and the coutry exist in media-Somalia. We, Somalilanders, who are fighting for our independence.
@sakariyecabdi3183
@sakariyecabdi3183 Ай бұрын
Waxay cbasii wayni haysaa masra iyo somali oo is bahystay hadii anay cabsi ku jirin maxay isku bahaysteen
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u Ай бұрын
SOOMALI CADOWGA WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA CADOWGEEENAAAA WAA ITOOBIYA QUSHAAASH 1960 1977 2O24 CADOWGEEENAAAA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev Ай бұрын
GUUL DOWLADA SOMALIA GOB IYO GOBANIMO CADOWKANE ALLAH JABIYO DUCADA AN BADINNO MARWALIBA CADOWKASTO ALLAH NAGA QABTO AAMIIN AAMIN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MohamedAden-vo5lj
@MohamedAden-vo5lj Ай бұрын
Qalad weeyn beey sameeyeen dowlad isku sheega reer ISAAQ LAND iyagoo amxaar sheeganaya waa kuwaa inoo keenay yuhuuda madoow ee africa Etiopía
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 Ай бұрын
Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifacen manta waa malin teena wana dhifaceeyna dadkeena iyo dalkeena manta waa malin teena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@thegreatnormad3424
@thegreatnormad3424 Ай бұрын
Ethiopia ayada nasodonatay
@OglaMohmed
@OglaMohmed Ай бұрын
Guuul somalia♥️🇸🇴🇸🇴
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s Ай бұрын
Guul.Dowlada dhexe e Somaliya Cadawga umada Somaliyed iyo kabo qadka itoobiya iyo Abiy illahay ha jabiyo insha Allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahimabdirahman8685
@sahimabdirahman8685 Ай бұрын
Etobiya somalida iney dowlad iney noqoto marbato Lkn dadkeena wali waxaad mowda iney dad aqli laheen adeer etobiya iney idin liqado aye rabta dad aan waxbo qabsan inaad noqotan etobiya Somalia lacag badan aye ka sameysa sidaa dartee marbaan inan nabad helo wey iska cadahay taa dadkeena wali waxaad modaa ineysan jedin ila gormee aan wax qabsaneynaa waa yab waxey rabta iney etobiya qabsado qariirta laga masaxo somalia Lkn dadkeena anka aan is aamino dhulkeena aan u kacano qabylad aan iskadeyno taas baa noo muhim ah anka
@MJ-vt4lw
@MJ-vt4lw Ай бұрын
Masar ma caawin Falastiin oo daris la ah. maxay qof kale u qaban kartaa?
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h Ай бұрын
Masar deq kale oo wax utara may ukenta bada anagale somaliya iyadasisay itopiya marhore lakin wabigolaidin xidha idinkufulan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@siciidsaxane8893
@siciidsaxane8893 Ай бұрын
@abdiraxmanadam7646
@abdiraxmanadam7646 Ай бұрын
Wariyaha bbc waxaad sheegtay 10000 askari masaari ah, in qayb la gaynayo s/land warkaa miyaad hubtaa mise waa qalad aad u badheedhay ??????????
@CamuudAwed
@CamuudAwed Ай бұрын
Ethiopia waa in ay si degdeg ah u Aqoonsato Jamhuuriyadda Somaaliland si ay Somaliland u noqoto Dal Aqoonsi haysta Oo Xulufo Adag la noqda Ethiopia
@SalimMohamed-c2n
@SalimMohamed-c2n Ай бұрын
😂😂😂😂
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 Ай бұрын
FR réveil… je suis Somalie Land 😂
@Cabdiraxmanka
@Cabdiraxmanka Ай бұрын
Somaliland waa dad soomaliyeed dhibkooda ma jeclin- walalo- soomaliyeed balse ha joojiyaan Saxiixay bada
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 Ай бұрын
😂😂😂 mida aan ognahay waa haddii aad itaal heshaan in aad anaga noola imanaysaan. Xasuuso 1988
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t Ай бұрын
I988 mid ka daran so socoto midas waa xaqiqo
@abdulmohamud3991
@abdulmohamud3991 Ай бұрын
Quality sida loo duubay was zero
@QodarAbdulahi
@QodarAbdulahi Ай бұрын
Etobiya wey u dhamatay dhimatay Neef gowracan geed kama waabto
@Gyyhir1134
@Gyyhir1134 Ай бұрын
BBc idaacada wasaqaysan
@Lionel-messi-30
@Lionel-messi-30 Ай бұрын
Mabka somalia saxa. Khaainul wadan u shaqeeya shisheeye iyo calooshooda ayaad tihiin.
@Hamza00001
@Hamza00001 Ай бұрын
waar reer somaliland walahi waa daad somali jeceel barina haday somaliland ay hor noqoto somali uma noqonayso ajanib lakin waxay yelanayaan dhul labaad
@AbdirizakOmer-nf6se
@AbdirizakOmer-nf6se Ай бұрын
BBC somali way macno beeshay kadib markaan dàawaday wariyayaasha ku matala afka somalida
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p Ай бұрын
Bucuuc bacaac dhexdhexaad noqda haka dhigana radio muqdisha ama radio wajeer
@Clkariin_1234
@Clkariin_1234 Ай бұрын
Viva Ethiopia 😂
@Cayshaxasan-rn5jl
@Cayshaxasan-rn5jl Ай бұрын
gobal maha somaliland aryaa😎
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 Ай бұрын
Hhh 😂ok wan ognahay Oromo somaliya waa hal dal hal dad hal diin hal dhaqan wax walbo waa hal labo maha waa hal guri 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Ай бұрын
​@@nimoislawo2143 Oron ayaanu wadanahay maxaad ka badalikartaa Somaliland oromads laga rabaa adna xabad baa inoo balan ah
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t Ай бұрын
Oromo qof rabto ma jirto oromo tihin filin kina damada waye
@sahranur1642
@sahranur1642 Ай бұрын
Heee
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 Ай бұрын
dadkan reer koonfurku waa dad xanuun qaba waar somaliland mapkeeda makala qaybinkartaan waa woqooyi waa maxmiyadii ingiriisku haystay waxaana mara xuduudihii africa oo dhan ay dhigeen rer galbeedku
@mustafemk829
@mustafemk829 Ай бұрын
😂😂😂
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Ай бұрын
Skrot from egypt
@Ahmed-v6g8g
@Ahmed-v6g8g Ай бұрын
Viva Somaliland Republic
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h Ай бұрын
BBc maha kkkkkkkk
@FAAD21
@FAAD21 Ай бұрын
Wee ogtahay waxa ku dhici doono
@zeidkeytoon
@zeidkeytoon Ай бұрын
BBC du shaqo malaga helayaaa ?
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Waar maapka sidani waaxay konfurna majirtin bad ka jartay somaliland dhulbhnte ka jartay ma xudud qabilba ka dhex samynysa somaliland iyo somalia inta daroodku ka dagan labada meelod bad ka jarysa 😂😂😂
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 Ай бұрын
Je suis juif😂
@mohamuddahir5772
@mohamuddahir5772 Ай бұрын
adigaba waa lagaa dhax hadlahayaa hhhhh
@abdi7932
@abdi7932 Ай бұрын
Somaliland yaa iman karadee ilma fircoon waaloo yaaba wlhi, sidii sudan !Guul Ethiopia and Somaliland 🎉
@axmedayro9926
@axmedayro9926 22 күн бұрын
BBC ciyaal faqash
@DaahirAfgooye
@DaahirAfgooye Ай бұрын
hooyadaa iiyo soomaliy iyo masar ba was eey eey dhalay 😂😂😂😂carbal iimadan soomalilnd yaad mooden soomalilnd ma siilka hoyadabad moodaa soomalilnd😂😂😂😂
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 Ай бұрын
Somalie land 😂
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Ай бұрын
الحشر (وَلَا تَكُونُوا كَالَّذِينَ نَسُوا اللَّهَ فَأَنسَاهُمْ أَنفُسَهُمْ ۚ أُولَٰئِكَ هُمُ الْفَاسِقُونَ) (HA NOQONINA KUWA ILAAHAY ILLOOBAY EE ILAAHAY NA ILLOOWSIIYEY NAFTOODA KUWAAS WAA KUWO XUN XUN (FAASIQIIN) )Surat Al-Xashri Macnaha aayadda : Ha noqon kuwa illoobay wixii ILaahay faray Camalkii wanaagsanaa. Ilaahay na (SWC) Illowsiiyey Naftooda camalkii wanaag sanaa inay sameeyaan. ADEER XUSEEN
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Ай бұрын
الحشر (وَلَا تَكُونُوا كَالَّذِينَ نَسُوا اللَّهَ فَأَنسَاهُمْ أَنفُسَهُمْ ۚ أُولَٰئِكَ هُمُ الْفَاسِقُونَ) (HA NOQONINA KUWA ILAAHAY ILLOOBAY EE ILAAHAY NA ILLOOWSIIYEY NAFTOODA KUWAAS WAA KUWO XUN XUN (FAASIQIIN) )Surat Al-Xashri Macnaha aayadda : Ha noqon kuwa illoobay wixii ILaahay faray Camalkii wanaagsanaa. Ilaahay na (SWC) Illowsiiyey Naftooda camalkii wanaag sanaa inay sameeyaan. ADEER XUSEEN
TOOS: Dunida iyo Maanta
59:20
BBC Somali
Рет қаралды 12 М.
Walking on LEGO Be Like... #shorts #mingweirocks
00:41
mingweirocks
Рет қаралды 6 МЛН
ТЮРЕМЩИК В БОКСЕ! #shorts
00:58
HARD_MMA
Рет қаралды 1,3 МЛН
Xog Culus: Khilaafka Ethiopia, Soomaaliya iyo Masar ee arinta Biyaha
14:04
SHİDAALKA SOOMAALİYA XOGO KU SAABSAN
16:46
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 78 М.
Maxaa ka cusub xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya | Qubanaha VOA
29:46
Walking on LEGO Be Like... #shorts #mingweirocks
00:41
mingweirocks
Рет қаралды 6 МЛН