Wax xuduud Benaadi ma jiroo Somalida waa Badaw wali kenya Xuduud Benaad sheegaYsa ma aragtaY Oromada oo xuduud benaad sheegaYsa ma aragtaY Kenya uganda ilaaa Ethiopia waa daganYiine dal walba xuduud ayuu leyahay Ee riYada ka toos waa waxa Asaageen ina reebee
Qofkasta oo somali ah waan salaamaya alle cimriga ha inoo dheereeyo adiga iyo aniba alle ha ina mideeyo allena ha inooga dhigo dhulkeena mid barwaaqo nolol iyo horunar yeeshw❤😢
@Xog_maAL2 ай бұрын
Amin❤
@AaminoGooni-uo1tj2 ай бұрын
Amiin Amiin ❤
@cabdimajiidmaxamed72082 ай бұрын
فلسطين حرة وستبقى حرة
@akraamcade2 ай бұрын
Ofcourse always we will be peace ❤
@IpraahimWadaadyare2 ай бұрын
2045
@NAASIRNaska2 ай бұрын
الله أكبر 🇵🇸
@MohamettIpraahim2 ай бұрын
Team waabari one love ❤😢
@qaysyare48662 ай бұрын
Taliya unisom io caydiid tareyqdii dhaxmarty ka soo waran inta igu raacsan like
@sameco-nv5ce2 ай бұрын
Wllhi alx weyan Zxp Vedioyada dhamantii waan dhamysty wllhi ma qadeeyo Hadan qadeeyana wa inaan vedio aaad leedahy Ku dul daawadaa respect prother 🙏 froM BoraMa❤guulyso walaal 🎉
@Hoggaamiyemaxamedcabdiraxmaan2 ай бұрын
Wn ku salaamay cabdiraxaan cumar ilaahay cilmiga iyo caqliga ha kuu barkeeyo wll
Adeer dulmane dhulkisa lagu dagalamaya noqonaysa ee Dan kuguma jirto dalkaaaga kaliya baa sii bur buraya ooo saxada calamka ka baxaya
@mubaarigcumar92262 ай бұрын
Mxa la jabin dawlda fashilan mar walba ee somalia ayaa xududkedi ufurtay si ay masari iyo itobiyan iskugu layaan dhexdeda
@siciidali40342 ай бұрын
Somalida iyo masaarida wax inaga dhaxeeya ma jirto noqono mayno xaabo lagu shito difaaca biyo dad aan arxan lahayn oo Qasa iyagoo 120 million ah wax u qaban waayey 😢😢😢😢
@ahmedhussein7602 ай бұрын
Somalida waa dhad jahilin wada aah madaxda aya ugu daraan 😢😢😢 Masar meel inaga maa soo qashoo Somalia daan uguma jirto 1% aah wax yar xata 💯💯💯💯
@subeermowliid2 ай бұрын
Yasida aad yasaysid somaliland iska daa berberana ma hoos tagto somalia one day all the world will recognise somaliland انشاء الله
@sakicllaahi5332 ай бұрын
Somaliland waa gobo somalia kamida
@Anwaar.aadan.maxamud2 ай бұрын
@@subeermowliid xama laga yasa wll qalbigaga xoore magac wanagsan bad wadataye
@subeermowliid6 күн бұрын
Xor waa ahay lkn farxadayada ayaad noo diidantiin ma beenbaa😢
@subeermowliid6 күн бұрын
@@sakicllaahi533waxba kaama gelin ee amison aduu iska soo dulqaad😒
@NabilBashir-o6n2 ай бұрын
Diintada nooc kastoo ganacsi ah waa xaraan qof lagama xaji karo loomana xaji karo isagoo dhintay acmaasha qabriga gaadha kali ah waa ducda mida kale xashka hada waxuu noqtay il ganacsi oo dad badan oo qowlisata xashku waa acmaal ku waajibta qof maal ahaan iyo cafimaad ahaan awooda mana ah wax la isku qabsado hadii intaas ayna kugu oofsamin
@AbdiazizYousuf-bd5mk2 ай бұрын
Channel kaaga waxa laga dhandhansanayaa siyaasad aad ku yasaysid dalka jaarka la ah somalia ee(somaliland)
@abdikhadirabdullahi8442 ай бұрын
SOMALILAND goorme ictiraaf heshay ay wadan ku noqoto!
@abdihashi30622 ай бұрын
Attrtaaaaay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdihashi30622 ай бұрын
Wadan mahan somland😂😂 atttaatty😅😅😂😂😂😂😂😂😂 10:41
@CM-fg7rt2 ай бұрын
Failed state 🇸🇴🏳️🌈 dhawaan waxay ka mid noqonaysaa dhul weynaha Ethiopia 🇪🇹 🇪🇹🇪🇹🇪🇹 ✊️😁✅️@@abdihashi3062
@CM-fg7rt2 ай бұрын
@@abdihashi3062Failed state 🇸🇴🏳️🌈 dhawaan waxay ka mid noqonaysaa dhul weynaha Ethiopia 🇪🇹 🇪🇹🇪🇹🇪🇹 ✊️😁✅️
Waqooyi in ay ka go`do somaliya inteeda kale uma ahan faaiido wll. Waqooyina Dan uma ahan koonfurna Dan uma ahan... Caadifad iyo fudeyd marka laga tago oo si miskax furnaan ah loo fiiriyo xaalada bariga Africa 🌍 Qoomiyada somalidu waa tan ugu baahida bada inay dhisaan awood ciidan iyo midnimo umadeed... nacayb siyaasi abuurey iyo kala qaybinta umad wiil, walal, hooyo iyo qoys isku wada ah midna wax ma dhisayaan wll.... Waa Fikirkeyga...
Arintu biyo xidhen kalia maha Ee waa damac guracan oo itobiya ku rabto bad iyo dhul hor leh oo somalia ah
@tewodrosnigussie95502 ай бұрын
Egypt upset because of the Nile dam. The Egyptian don't gave a shit about Somalia.
@isseyalahow83192 ай бұрын
Sheekadan Ethiopia vs Masar in Somalia ma aha, ee waa MASAR VS ISRAEL...
@AbdirahinMohamed-l5i2 ай бұрын
Zxp plz kasoo hadal awooda militry ee ethiopia iyo masar
@AxmedcabdirashidQlada2 ай бұрын
Waber team 1 like❤
@ShaahidPoi2 ай бұрын
Bogaan aad ayaan ula dhacay macluumaadka ku jira waxan dhihi lahaa horay usoco waaberi media 🎉
@siaragali14392 ай бұрын
Qaranimada somaliland waa muqadas arinkaasi somaliland ayuu fursad wayn u yahay sidii ay qaramada midoobay ugu biiri lahayd ❤😎
@diaaahmed67342 ай бұрын
There is nothing I hear about Somaliland Somalia has been one country for thousands of years the gang there will be eliminated Ethiopia itself is facing civil wars and economic bankruptcy and will collapse without mercy
@Amiirka3o2 ай бұрын
Qaramada midow bay ma amaan baad mooday waa gaalo
@Hakime122 ай бұрын
Caqligina intu aday galada wxad moden wllahin wx Somaliland la dhaho ma jirte CDI Iska dhiga😂
@CM-fg7rt2 ай бұрын
@@Hakime12Orodoo dhulkaaga difaaco itoobiya waata la wareegtay Airport luuq. Failed state gabalgeedii wuu dumay wllhi.😂😂😂😂
@Anwaar.aadan.maxamud2 ай бұрын
@@CM-fg7rt bacac war isaaq wu washay nin washayna toolki aya u miyir qaba o xadhko ku xidh.xidhaya anigo nin isaaq ah aya kule waa hal.dal. somaliya e mana jirto wax land ladhoho wanan sababayn kara anigu ma caytamo sida ciyalka prankiga sodonka sano runta u haystaye
@InaAhmedAwhasan-ut6vf2 ай бұрын
HAA SOMALIA WEYGALEYSAA HADDII AY ISDAGAALAAN MASAR IYO ETHIOPIA MARKAA INTAAD HAASIDEYSAAN SOMALILAND WALAAL HA ISKAGA SIIDARINAA IMAKAAD LUG KU SOCOTAANE
@SuhaybhitlerFuaadyuusuf2 ай бұрын
Somalian ❤❤❤ aqoonsi ❤❤❤ insha ala
@issaali60482 ай бұрын
VIVA TURKEY ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕
@MaxamedShire-f6d2 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 dagaal ma ahan ee waa difaac wadankeena ayaana ka difaacaneyna Ethiopian raba iney badeena iyo dhulkeena qaatan insha allah wana iska difaaci doona insha allah masarna waxa ay caawin wayday walalaheen reer Palestine 🇵🇸 anagana caawimaat kama rabno
@@siaragali1439 saan darema waxa tahay wiil dhalin yaro ah oo mustaqbal raadis ah 30 sano ma araktay isaaqland oo ictiraaf helay wali waa maya marka adna sidaas adoo ku hayo ayaad boqol sano ku gaareysa 😁
@AbshirAbshir-1002 ай бұрын
Xabashida ha iska ilowdo damaceeda Badeena iyo Dhulkeena,Cadowgaaga Cadowgiisa waa saaxiibkaa.. Oromada dersin baa u dhigaynaa..
@LIONGRADEWaaberiDuhurgal-zy3ho2 ай бұрын
Waa laga yaabaa balse Alle unbaa ,og wax kastaba
@sallosame62 ай бұрын
Xaysiiska,daa
@msshawaali26532 ай бұрын
Good video
@abdirahmaanmohamed15822 ай бұрын
Muuqaal aan laga fikirin wax macno na aan laheyn
@ApdirashiidEidle2 ай бұрын
12/09/2024 ayaan daawanayA 😂
@hashimtahirsherif21702 ай бұрын
From Ethiopia Addis Ababa 😊😊
@ahmedhussein7602 ай бұрын
We understand were U from Ethiopia ok are you Muslim or Christian ?!!
@kingyaasin85802 ай бұрын
Cadawga cadawgis waa saxibka
@kingabdivatah77452 ай бұрын
Somali ahaan wuxuu noqonayaa ( Biyo xidheenka dib u curashada)
@65nuuryare2 ай бұрын
Somalida danteeda ma taqaano in shicibkooda lagu kor degaalamo mahay ka faaiidayaan waan la yaabay marki la keeney xiidamo masar wadanka mahaa isku soo aadiyey 2024 ayada oo i taano sano ka maqneet somaliya
@kartoonchanel59642 ай бұрын
Waan jeclaa in mar walba Aan dhageysTo chanal kaaga Lakin waxan dareemayaa in aaad wadanka udhexeeya Ethiopia iyo somalia ee jamhuuriyada somalind Aad yaseyso taasi ma wanaagsan
@mogadisho24tv502 ай бұрын
🤔Maya maya Madagaalami doonaan Masar Ethiopia iyo Somalia never ever sababtoo ah keliya Waa goodin hawada la isku marinaayo
@ahmedsurveyor38552 ай бұрын
Biyo xidheenka abay dheeh
@engmohan14232 ай бұрын
Mahadasanid wll c/raxmaan Xuduud beenaadkaasna i,a maalin un waa lasoo wareegi doonaa
ithiopia dhulka somali galbeed bee naga heesata hadana badeena ayeeba rabaa si cad mar cadoow kaaga cadow kiisa waa sxbkaa marka abti faaiido badan ayaa inoogu jirto hadalka si kale ha u dhigin
@zakiabdirahman39962 ай бұрын
😂😂😂😂 riyo
@suhaybmaxamed14792 ай бұрын
Muqaalka xiga ka soo samee awooda urdun vs israel
@hanuuniye2522 ай бұрын
hhhh see wax u wadaa urdun wax awood maleh
@user-dj2rj7gi9v2 ай бұрын
Wa edabdaro
@SiciidApdulahi2 ай бұрын
next vidio wabari medio
@abdi79322 ай бұрын
Dal isagiisiiba lugo yar ku taageen ayey dagaal aan dan ugu jireen lasoo aadaysaa 😢
@Fariin2142 ай бұрын
Somaliland waa u fursad somalia iyo in ay dagaalo ka dhacaan waan ku faraxsanahay ilaahay ha u siyaadiyo dilka qaraxa iyo in laysku dhex dilo يارب أجب دعوتي إنك مجيب الدعوات
Ethiopia iyo masar markay noqoto masar ayaan la jirnaa Ethiopia waa cadowga kowaad ee soomaalida sidii alle nooga adagyahay ayaan Ethiopia uga gadagnahay
@Lijamar782 ай бұрын
Waa saxa hududa hada talo waa hudud beenad wayan hududha itoobiya waxay ku joogsata bada cas
@cabdulaahicabdi-y2e2 ай бұрын
Soomalia waa hub la isu adeegsado dadgaal ayna xaq sunu toona kulahayn
@Abdiya02 ай бұрын
Asc
@HAPPY018-j7k2 ай бұрын
Wcs
@Jawidagan942 ай бұрын
Somalia Dan weyn ayaa ugu jirta in ay cidkasta oo garab ka heleeyso kaashato si wadankeeda uga difaacdo cadow horor ah soo jireena ah fadlan @waberimedia dhaxdhaxaad haka noqon dulmiga dalkaaga lagu hayo
Hal su'aal iiga jawaab oo waliba si cilmiya iiga jawaab adoon difaac iyo dood midna gelin Sareeynta itooboya aad ka heleeysid,oo aad soomaaliya kaweeyday iga jaahil bixi., hana I oran weey I aqoonsanayaan
@arahmaanmaanka58452 ай бұрын
Yaa thy adiga
@arahmaanmaanka58452 ай бұрын
Oromo cid wax ma weydineyso qabil qarn manoqdo dhul bahnte sya didy🇸🇴🇸🇴🇸🇴 kas aya kutalinayo waliga
DAGAALKAAS HADUU BILOWDO WAA INTAAN RABNAY WAAYA UMADDA MUSLIMIINTA AH EE SOOMAALIDA EE ISKU JEESTAT BAA KALA JEESAN LAHAA JIHAAD XAQ AH HADAY ARKAAN
@MohamedRobleh-c6u2 ай бұрын
Soomaliya waa la qaybsaday, Dadkeediina waa holaca Xamar ku dhamaaday,in Badaha ku dhimatay, iyo in La iibsaday, Dhulna warkiisaba daa. Illahay hana badbaadiyo.
@BasraIsmail-s4c2 ай бұрын
Iwaran ma wllo maxaad haysaan
@fitaaxmuxudiin8862 ай бұрын
Nio araktideda waxa waye somaliya waba kamagalin ayad dhahday haddabaeheshiska ee Somaliland lagashay maxu aha horaa waxaloyiri cadowgaga cadowgisa waa sxpka marka aan iskuda esano ladhaha